
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 3-DA
Safaaradda Swiden ee Somaliya Kirs ten Yo ung, Madaxa Xaquuqulda Aadanaha UMSOM Coroline Rusten ,Maareeyaha Dalka ee Bar naamij ka UN Women Somalia ,Kajsa Tor nroth, Ma areeyaha Bar naamijka IMS-Fojojo Somalia , Sidoo kale Munaasab adaasi ayaa waxaa dor raad ka ha dleen Gab dhaha sax aafadda soomaaliya ka shaqe eya iyagoo dhi baat ooyinka shaqo ee heys ta iyo wax yaab aha ay awoodaan iyo waxa ka dhiman halkaa ka soo jeediyeen, iyo waliba caqabadaha ay la kulma an howlahooda shaqo Waxayna she egeen qaar ka mid ah inay kala kulmaan goobto oda shaqada caqabado badan kuwaasoo keena inay ku adag tahay in ay mih nad daas ku sii jir aan ama ku sii horumaraan. Xubnaha ka qeyb qaada nayey dood cilmiyeeda yaa ugu doodayey waxay na sheegeen inay ku jiraan how adag
Dhinaca kale xaflada lagu xusayey 250 sano guuradii ka soo wareegtay sharciga saxaafadda da lka iswiidhan ooku beegneyd 1-da dicembar haat an laga joogo 250 sano lagu qabtay xarunta xala ne ee Magaalada muqdisho munaasabadaasi ayaa waxaa soo abaabulay safiirka dalka iswiidhan soo maali ya u fadhiya siyaabaha ay ugu gudbi karaan caqabadaha jira isla markaana door muhiim ah u gu qaa dan lahaayeen saxaafadda soomaaliya .
Xubnaha ka doodayey ayaa kala ahaa :- Nasriin Maxamed Ibraahin,madaxa waaxda wax soo saar ka idaacadda mustaqbal C/laahi Xirsi Kulmiye Ma areeyaha Guud ee TV-ga Universal, Farxiyo Maxa med Kheyrre Guddoomiyaha Ururka Suxuufiyiinta Haweenka Soomaliyeed {SWJ},Fardowsa Barre soo saare Brnaamij ka baxa Radio Ego,Xabiibo Ax med Jimcaal Maareeyaha W/M/Timise Daily, Abu kar Albadri IMS-Fojo madax barnaamijka muna asabadda asi iya doo ay xiriinineysay xubin Zoe Flo odo ah Saxuufi yad madax bannaan oo ka soc ot ay dal ka Ingari iska Waxaana munaasabadasi ka hadashay wasiiradda wasaaradda haweenka iyo xuquuqul aadahanaha soomaaliya marwo. Sahro Ma xamed Cali samatar sidoo kale Fatuma maalim soo saare barna amij radio ergo,nafiso xirsi radio cen tral asaasime ka ah iyadoo qeybta 2aad ay xiriirineysay faadumo cali agaasimaha guud eesomali yo uth vition xiriye iyo xubin Zoe:-flood,suxuufiyad madaxbanaan ee ingariska ee u shaqeysa BBC, CNNiyo The Guardian waxaana munasabadaasi doodad aheyd looga hadlay sanagurada 250 aad ee sharciga saxaafadda dalka iswidan iyadoo ay ka qeyb galayaasha koox koox ugu doodeen doorka ha weenka saxaafadda ugu gudbi karaan caqabadaha heysta iyadoo shegeen sida ugu fudud ee looga bi xi karo inay in saxaafiyiinta aqoontooda kor loo qaado, in xaquuqda gabdha shaqeeya muhiimad la siiyo in la dhiso mooralka, in qalab iyo qibradba loo kor dhiyo inay ka midnoqd aan kuwa maamulka go obahooda wax ku leh go’aankas gaarista shaqo ee hey’ada , maadaama ay yihiin haweenka kuwa dal iyo dadkaba l af dhabar u ah waxaana soo gabagabeeyey safiirka dalka dowladda iswindhan u fadhiya dalka soomaaliya iyo ra/Iisawasaare ku xigeen ka ahna wasiirka wasaa radda qorsheynta iyo iskaa shiga caalamiga ah Mss .Isabella Lovin oo ah ku xigeenka waxaan la kul natay dhammaan qeybaha ka doodayey doorka haweenka saxaafadda soomaaliya oo ay qeyb kastaaba kala sheekeysaneysa hadba sidii dhibaatada loo ga bixi karo,
dhinaca kale wasiiradda iyo masuuliyiin la socotay ayaa shalay soo booqdeen xarunta dhalinyar ada soomaaliyeed ee gobolka Banaadir waxaayna aheyd imaadashadii ugu horeysay oo ay dalka tim aado wasiiradda waxaana bogaadisay dadaalka dalka soomaaliya ka socdo iyadoo dhalinyrada hal kaa ugu soo bahdigeen ciyaaraha hidda iyo dhaqanka soomaaliyeed waxaana waliba ciyaartaasi ka qeyb qaatay oo ciyarayey dhaantada wafdiga wasiiradda la socday qaar ka mid ah iyagoo aad ula dhacay
dhinaca kale K/Xigeenka dhallinyarada G/Banaadir C/Kaafi Maxamuud Makaraan oo halkaasi khud bad ka jeediyay ayaa sheegay in dhallinyarada ay yihiin kuwo ka soo dhalaali kara howlaha horya ala, isagoona sheegay in xarunta cusub ee dhallinyarada ay muhiim u tahay.
MADAXWEYNAHA GAMBIYA OO LA SHEEG AY INUU AQBALAY IN DOORASHADA LOOGA GUULEYSTAY
Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Gambia, Alieu Momar Njie, ayaa shalay sheegay in ma dax weynihii Gambia Yahya Jammeh uu qirtay in lo oga Guulaystay Doorashadii Madaxnimo ee shalay ka dhacday dalkaas. Alieu Momar, ayaa had aliisa ku daray in ay ahayd Waxaan la saadaalinay inuu qir an doono Hoggaa miyaha Gambia qirto in looga guulaystay doorashada ka hor intaan natiijada ka ma dambeysta ah la shaacin.
Madaxweynaha Gambia Yahya Jamm eh oo talada dalkaas hayay tan iyo sanad kii 1994-kii, ay aan isagu weli toos uga ha dlin Natiijooyinka hordh aca ah ee sheega ya inuu ka codad yar yahay Hog gaa miya ha Mucaaradka Adama Barrow oo ah Ho gaamiyaha Mucaaradka Dalka Gambia.
"Waa tallaabo guul ah haddii uu aqb alo ma daxweyne muddo dheer dalkan soo xukumayay in loo ga adkaaday doora shada,” ayuu hadalkiisa ku daray Guddoo miyaha Doorashooyinka Waddanka Ga mbia, Alieu Momar. Yahya Jammeh oo Awo od da kula wareegay Af-gambi ayaa la sheegayaa in Ho ggaamiyaha mucaarad ka uu helay codadkii u gu badnaa ee mag aalada xarunta ah ee Banjul oo awo od uu ku leeyahay Jammeh.
Ugu dambeyn, boqollaal shacab ah ay aa isugu soo baxay magalooyinka waa-weyn ee dalka Gam biya shalay oo ay door asho socotay, iyadoo Xukuu maddu la ja ray Internet-ka iyo Sidoo kale Taleefo onn ada Dibadda.
XALIIMO AADAN OO AYADOO XIJAABAN KA QEYB QA ADATAY BANDHIGGA QURUXDA EE MISS MINNESO TA
Xaliimo Aadan oo ah gabar Soomaali ah oo ku nool gobolka Minnesota ee Mar eykanka ayaa ayad oo xijaaban ka qeyb qaadatay bandhigga quru xda ee Miss Minnesota. Gabadhaa ayaa taariikhda ba al ka gashay ka dib markii ay ayadoo xija aban ka qeyb qaadatay bandhiggaa aya doo dadka hor too da ayadoo laafyooneysa oo xijaaban soo mar tay. Waa gabadhii u gu horeysay abid oo bandhig gaa quruxda ayadoo xijaaban ka qeyb qaadata.
'Waxaan ku fakari jiray muddo dheer inay tahay inaan u hoggaansamo wixii la yeeli jiray amaba aan baddalo sida aan u ekahay ama in xijaabku daciifinaayo qur uxdeyda". Sidaa ayay tiri. " Waqti aya an qaatay waxaana ogaaday inay jiraan hab lo badan oo xijaab xidha kuna qurxoon. Wali wuxuu iga sii dhigay mid sidii hore si ka badan isugu kal soon'. Sidaa ayay tiri Xaliimo.
Waxay tiri sidee ayuu aduunku ahaan lahaa hadii dadka oo dhan ideylkood ay is ku mid ahaan la haayeen? Markii hore in badan oo bulshada Soo maalida ah ee Mi nnesota ayaa ka soo horjeeday in ay ka qeyb qaadato bandhiggaa laakiin in bad an ayay taageero ka heshay markii ay xij aabka uga qeyb gashay xataa hooyadeed ayaa sidaa ay ca jab galisay.
DAGAAL KU WAJHAN DAACISH-TA SOMALIYA
Wararka ka imaanaya degaanka Isku shuban oo ka tirsan gobolada uu ka taliyo maamulka Puntland ayaa waxaa ka jirta cabsi xoogan, ka dib markii ay halkaasi gaareen ciidamo aad u hubey san oo fara badan. Ciidamadaan oo tiradooda lagu sheegay 1500-Askari ayaa la sheegayaa inay yihi in kuwa la dagaalama kooxaha ar gag ixisada ah ku dhowaaday degaanka Isku shuban, halkaasi oo ay ku sugan yi hiin maleeshiyaad ka tirsan kooxda la bax day khilaafada Islaamka ee Daacish loo ya qaano.
Wararku waxay intaasi ku darayaan in qoysas fara ku tiris ah oo halkaasi degen aa ay bilaabeen in ay halkaasi ka barak ac aan, iyadoo ciidamada duulaanka ku ah dagaalyahanada uu hoggaamiyo She ekh C/qaadir Muumin fariisimooyin ka sam eysteen halkaasi.
Dhinaca kale markii ugu horeysay oo degaanada Puntlan lagula dagaalamo ma leeshiyo ka tirsan Daacish, iyadoo wee rarkaan cusub uu ku soo beegamayo dag aallo ka dhacay buuraleyda Galgala halk aasi oo khasaarooyin kala duwan ay ka dhaceen.
GUDDIGA DOORASHOOYINKA OO KA HADLAY JOOJINTA DOORASHADA PUNTLAND
Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Dadan ee Dalka Maxamed Keynaan oo marti ku ahaa Barn aamijka kulanka Todo baadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadl ay Doorashooyinka Dadban ee ka socda Dalka.
Maxamed Keynaan Afhayeenka Gudd Iga Doorashooyinka Dadan ee Dalka ay aasi gaar ah waxa uu u faah faahiyay Do orashada Aqalka Hoose ee Maamulka Puntland oo hakadka ku jirta. Waxa uu sheegay in ay socdaan wada hadalo lagu dhameynayo khilaafka yar ee ka jira Do orashada Garowe, isagoo sidoo kale she egay wada hadalada in ay maray aan me el gaba gabo ah. Dhanka kale Afh ayeen ka Guddiga Doorashooyinka Dadan ee Dalka Maxamed Keynaan ayaa waxa uu sheegay in ay jiraan Musuq maasuq iyo Tabashooyin, sidoo kalena ay wadaan da daalo lagu xalinyo dacwadaha loo soo gudbiyay.
RA’IISUL WASAARE SHARMA’ARKE OO KULAN LA QAATAY XILDHIBAANADA LAGA SOO DOORTAY JUBBALAND
Ra’iisul Wasaaraha XF/Soomaaliya Cu mar C/rashiid Cali Sharma’arke oo shalay kulan kula qaa tay magaalada Kismaayo Xildhibaannada labada Aqal ee laga soo doortay dowlad-goboleedka Jubba land ayaa kala hadlay Aayaha iyo horumarinta dalka. Kulanka oo ay saxaafadda dibadda ka joogeen ayaa markii uu soo dhama ad ay waxaa warbaahinta la hadlay Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashadii, isa goo mar kale ku celiyey inuu yahay Musharrax u ta agan xilka Madaxweynenimo, wuxuuna dhanka ka le faahfaahin ka bixiyey waxya abihii ay ka wada hadleen mudanayaasha kasoo jeeda Jubbaland
"Waxaan Xildhibaanada kala hadlay si dii Barlamaanka soo socda uu uga foga an lahaa is qabqabsi iyo sidii Ummadda Soomaaliyeed dib u heshiisiin loogu sam eyn lahaa isla markaasna Amniga loo adk eyn lahaa iyo sidii nidaamka Federaalka looga dhigi lahaa mid u shaqeeya dalka iyo dadka” ayuu yiri Ra’iisul wasaaraha oo dhanka kale sheegay iney muhiim ta hay in la hormariyo dhaqaalaha dalka, isla markaasna dhallinyarada shaqo abu ur loo sameeyo.
Ra’iisul Wasaaraha oo muddo laba ca sho joogay magaalada Kismaayo ayaa dhanka kale wuxuu kulan la qaatay xub naha maamulka Jubbaland. Wuxuuna gel inkii dmabe ee maanta u ambabaxay M/ Nayrobi ee xarunta dalka Kenya.
SAABIR NUUR SHUURIYE OO KU SOO BAXAY KURSIGII UU QAADACAY C/QAADIR CALI CUMAR
Saabir Nuur Shuuriye ayaa ku guule ystay doorashada Aqalka Hoose ee Bee sha Saleeb aan/Heesow, kaddib doorasho goor dhow ka dhacday degmada Cada ado. Mr Saabir Nuur Shuuriye ayaa helay 45 cod, isagoo ka guuleystay Musharax kale oo lagu magacaabo Cali Sheekh Do on. C/qa adir Cali Cumar oo ka mid ahaa Musharaxiinta u tartamayay Kursigan ay aa ka haray Tartanka, ka dib markii uu sheegay in ergadii saxda ahaa laga saar ay, isla markaana ergo kale oo been abu ur lagu be delay, taas na ay tahay doora sho musuq maasuq la rabo in bulshada been loo gu sheego Madaxto oya da Soomaaliya iyo Galmudug ayaa door ku laheyd soo bix ida Sa abir, iyagoo diidanaa inuu soo baxo C/qa adir Sheekh Cali Cumar oo loo arkayay nin u janjeera dhinaca Sheekh Shariif.
Saabir ayaa ka mid ah xubnaha Xisbiga Daljir, balse ay isbaheysi iyo heshiis qars oon ay wada galeen iyaga iyo Madaxto oyada. Kursiga uu ku guuleystay Saabir ayaa noqonaya kursigii labaad Beesha Sal eeb aan oo la doorto,iyadoo muran iyo is qab qabsi ka jiray, waxaa ka hor eeyay doorashadii Abtidon Yare oo isna la doort ay,markii ay qadacdayCaasho Xaaji Cilmi
DONALD TRUMP OO WASIIRKIISA G/DHIG GA U MAGACAABAY JEN.JAMES MATTIS..
Madaxweynaha Mareykanka ee la doo rtay Donld Trump ayaa ku dhawaaqay in Janaraalka howlgab ka ah ee James Mat tis uu noqon doono xoghayaha cusub ee Gaashaandhigga Mareykanka.Jan. Mat tis oo sidoo kale loo ya qaan "Mad Dog” ay aa horay uga tirsa na an jiray ciidammada marineska Mar ey ka nka waxuuna sum cad ku leeyahay fik irkii sa istiraatiijiyade ed,hadal adag iyo in Iira an uusan aam insanayn.
Wuxuu khibrad ballaaran ka helay daga allada ka soconaya Ciraaq iyo Afghan ist an. Donald Trump ayaa u sheegay dad fa ra badan oo qaylinayay oo isugu soo ba xay M/Ohio in James Mattis uu noqon doono Xoghayaha cusub ee Gaa shaandhi ga Mareykanka. Trump ayaa sheegay in uu doonayo in uu wax ka badelo siyaasad da arrimaha di badda ee Washington, si doo kale wuxuu u sheegay dadkii is ugu soo baxay M/Ohio in wax walba oo awo oddiisa ah uu u sam eyn doono sidii uu argagixisada uga saari lahaa Mareykan ka.
Waxa uu xusay weerrarkii Isniintii la soo dhaafay uu Jaamacadda Ohio ku qa aday wiilkii Soomaaliga ahaa ka hor inta uusan carabka ku dhufan in maamulkiisa uu soo bandhigi doono isbadello ballaar an oo uu ku sameyn doono sharciga socdaalka ee haatan jira.
KENYA OO QORSHEYNAYSA IN AY DIYAARA DO KU WEERARTO XARUMAHA ALSHABAAB
Dowlada Kenya ayaa qorsheynaysa in ay diyaaradaha qumaatiga u kaca ee hel icopterka ay ku du qeyso fariisimada urur ka Alshabaab ay ku leeyihiin gudaha dal ka Soomaaliya.Qorshahan oo dowl ada Kenya muddo dheer soo waday ayaa u muuqda haatan mid gabagabo ah ka dib markii ay dowl ada Maraykanka soo gaarsi isay 3 dayuuradaha dagaalka ee qumaati ga u kaca ay dowlada Kenya.
Madaxweynaha Maraykanka ee haatan talada ka sii dagaya ayaa hore ugu balla nqaaday dowlada Kenya inay ka taageer ayaan dhinaca diyaaradaha dagaalka ha se yeeshee waxaa dib u dhac uu ku yimid 2 diyaaradood oo kuwa dagaalka ah kuw aasoo la sheegay in la soo gaarsiin doo no dowlada Kenya bartamaha sanadka soo socda.
Xoghayaha difaaca xukuumadda Ken ya Raychelle Omamo ayaa ku tilmaantay diyaaradahan inay yihiin kuwo door weyn ka qaadan doona la dagaalanka ururka Al-shabaab. Diyaaradahan ayaa lagu qiimeeyay lacag gaareysa 106 Milyan oo Dol lar taasoo u dhiganta 11 billion oo lacagta Kenya ah. Ur urka Alshabaab ayaa dagaal kula jira ciidamada nabad ilaalinta eek a socda dalka Kenya kuwaasoo ku sugan gobolo ku dhow xadka dalka Kenya, si doo kale ururka Alshabaab ayaa weeraro ku qaada deegaano ku yaal G/ha kenya
MADAXWEYNAHA HIRSHABELLE OO KULMAY WAKIILKA MIDOWGA AFRIKA MADEIRA
Wakiilka M/Afrika ee dalka Soomaaliya Mr.Francisco Madeira ayaa dorraad boo qasho ku tegey M/Jowhar ee xarunta ma amul goboleedka Hirshabeelle. Wafdiga uu hogaaminayay Wakiilka M/Afrika Mr.Made ira ayaa waxaa xafiiskiisa ay ku bo oqdeen Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Co soble waxana ay ka wadah adleen arrimo ay ka mid ahaayeen amma anka,horumarinta iyo arrimaha doora sho oyinka.
Madaxa AMISOM oo ka hadlay kulank an ayaa sheegay in uu soo gaarsiiyay qor aal uu ka siday madaxda AMISOM kaas oo loogu hambalyeynayo qaabka ay u so cdaan doorashada. "Waxaan soo dhowey neynaa qaabka ay u socoto doorashada Aqalka Hoose gaar ahaan in 11 kursi oo ay lahaaye en dumarka 9 kamid ah la bu uxiyay,waxaan ka rajeyneynaa in doorash ada ay ku soo dhamaato wan aag.”ayuu yiri Madeira.
Sidoo kale waxa uu sheegay in AMIS OM ay diyaar u tahay in dowlad goboleed ka Hirshabeele aan ka taageerno sidii loo horumarin lahaa ammaanka iyo weliba si dii dayactir loogu sameyn lahaa kaabaya asha dhaqaale sida wadooyinka si ay be eralayda si sahlan ugu geysan lahayd su uqyada wax soo saarkooda.
Agaasimaha guud ee madaxtooyada Maamulka Hirshabeelle C/dir Cabdulle Xo oshow oo saxaafa da la hadlay ayaa wax aa uu sheegay in ay AMISOM ay bilaabi doonto dhismaha qaar ka mid ah wa doo yinka Hirshabelle iyo weliba horumarinta beeraha.
"Waxa ay AMISOM ballanqaaday in ay gacan ka geysanayso dayactirka 87 km oo ka mid ah wad ooyi nka Hirshabeelle isla markaana gacan weyn ka geysato si dii looga saari lahaa Alshababa deeg aana da ay weli maamulaan ee Hirshabeele” ayuu yiri Ambassador Xooshow.
C/QAADIR CALI CUMAR OO QAADACAY TART ANKA DOORASHADA KURSIGA AQALKA HOO SE EE BEESHIISA
C/qaadir Cali Cumar ayaa shakay ku dhawaaq ay inuu isaga haray door ashada Tartanka Kursiga Aqalka Hoose ee Be eshiisa Saleebaan/ Heys oow oo ay ku tartami lah aayeen isaga iyo Musharax ka le oo tag eero ka heysta Madaxtooyada.
Mr C/qaadir Cali Cumar oo qadka tale efanka kula hadlay Wariyaha Jowhar.com ayaa sheegay in uu tartanka isaga baxay, markii uu ogaaday inay jiraan musuq ma asuq iyo ergooyin been abuur ahaa oo la qortay. "Muddo 30 maalmood ayay wad een sidii ay u bedeli lahaayeen ergooyin kii sax da ahaa, waxaa jirtay 34 ergo oo ahaa ku wo sax ah, waxaa lagu bedelay ergooyin kale ee been abuur ah, hadii me esha wax doorasho oolin oo ku shubasho ay jirto, waa in aan bulshada been loo sheeg in”ayuu yiri Sheekh C/qaadir Cali Cumar.
Sheekh C/qaadir Cali Cumar ayaa sheeg ay inuu jiro go’aan Madaxtooyada ka soo baxay oo ay fuli neyso Galmudug, kaasoo ah in aan isaga ku soo bixin kursiga Xil dhibaannimo, sidaas darteed uu ya hay qorshe isaga looga hor-joogsanayo, maa daama uu taageero ka heysto dadka dee gaanka.
Waxaa uu sheegay in aan iyaga haba yaraatee lagu soo wargelin doorashada ka dhaceysa Madaxt ooyada, sidaas darte ed la rabo in meel cidlo ah laga qaato, isa goo tilmaamay in Tartanka doorash ada la gu soo beegay xilli maalin jimco ah oo sal aada khudbada la aadayo sida uu yiri.
Waa kursigii labaad oo ka tirsan kura asta soo gaaray Beesha Saleebaan oo in ta aan tartankiisa dhicin la qaadaco, maa lin ka hor ayay aheyd markii Caasha Xaaji Cilmi oo ka mid aheyd Musharaxiin tii u tartamayay Kursiga Beesha Saleebaan/ Gaabane ay qaadacday, kaddib markii la diiday in kursig an u tartamaan Haween kaliya.
Tartanka u dhaxeeyay C/qaadir Cali Cumar iyo Saabir Nuur Shuuriye ayaa ahaa mid aad loo hadla hayay, waxaana dad badan ay tartanka kursigan la xiriiriy een inay si hoose ah ah ugu loolamaya an Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamu ud iyo Madaxweynihii hore ee Sheekh Shariif.
Saabir Nuur Shuuriye ayay u badan ta hay inuu Kursiga banaanka ka helo, ka dib markii uu qaad acay C/qaadir Cali Cumar Saabir Nuur Shuuriye ayay u bad an tahay inuu Kursiga banaanka ka helo, ka dib markii uu qaadacay C/qaadir Cali Cumar
SHAN XILDHIBAAN OO LAGU DOORTAY MAGAALADA JOWHAR.
Doorashada Golaha Shacabka Soom aaliyeed ayaa wali si habsami leh kaga socota M/Jowhar iy adoo isla dorraad la door tay ilaa iyo Shan Mudane oo ka mid noqonaya baar lamaanka cusub ee Soo maaliya.
Xildhibaannada ku soo baxay kuraasta Aqalka hoose ayaa qaarkood waxay yihiin kuwo muddo dhe er ka tirsanaa baarlam aanka, halka sidoo kale ay jiraan xubno cusub oo doorashadaan kusoo baxay, waxaana ay kala yihiin xildhibaanada la door tay.
1. Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre, oo ku soo baxay 32 cod.
2.Maxamed Cumar Ceemooy, oo ku soo baxay 26 cod.
3. Mina Xasan Shibis, oo ku soo baxday 27 cod.
4.Farxiyo Maxamuud Dhaqane oo ku soo baxday 43 cod.
5. iyo Dahabo Suusow oo ku soo baxday 27 cod.
Doorashada golaha Shacabka ee ka socota Qaybo badan oo ka mid ah dalka ayaa haatan maray sa meel aad u wanaa gsan waxaana dhowaan loo diyaar garoo bayaa xildhibaanada cusub ay yeesh aan fadhigooda ugu horeeya.
DUNIDA OO KHAMIISTII LAGA XUSAY MAALIN TA AIDS-KA
Ururada Caafimaadka iyo Hayadaha gar gaarka ee caalami ga ayaa dorraad xusa ya maalinta AID-ska ad duunka, iya doo la samaynayo Munaasaba do lagu dhiiragalinayo ogaanshaha cudurka AIDS -ka.
Soomaaliya bukaanada qaba virus-ka dhaliya cudurka AIDS-ka waa la tako oraa, taas oo adkaysa in bukaanku helo dawo,iyagoo inta badan qarsada cudurk an, wa xaana ay ka baqayaan in lagu ogaa do taa sina waxa ay ka qayb qaadataa faafida cudurka oo aan laga haynin xog rasmi ah gudaha So ma aliya.
Q/Midoobay ayaa waxa ay sheegtay in cudurka hadda ay bilaabanayso in laga hortago, Laakiin wa xa ayka digtay in ay wali jirto inaan laga hadli karin, iyo ink ira ad. in ka badan Afartan Milyan oo qof oo ku nooladduunka ayaa qaba cudurka Viru ska HIV/AIDS. waxa ay ku beegan tahay 1-dabisha Dec ember, oo loo asteeyay ma alinta AID S-ka adduunka, waxaana laga hadlaa dhi baatooyinka uu ku ha yo cudu rkan Malaa ayiin qof oo dunida ku nool.
AL-SHABAAB OO GAARI QAAD SIDAY KU –GUBEEN G/GEDO
Wararka ka imaanaya gobolka gedo ayaa ku waramaya in shalay iska hor im aad uu ka dhacay dul eedka degamda gar bahaarey ee gobolka gedo. Dagaalka ay aa yimid ka dib marki ay la shabaab is hor itsaag ku sameeyeen gadiid qaad us iday degmada garabahaarey waxana arintaa ay keentay ila alo la sheeg in ay la socde en gaadiidka qaadka siday in ay isku dhaceen ciidamada al shabaab.
Dagaal mudo daqiiqado badan qaatay oo 2da dhinac uu dhex maray ayaa waxa uu sababay qasa are isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Inta la xaqiijiyay hal qof ay aa dhintay tiro inta ka badana dhaa wacyo ayaa soogaaray, waxana dagaalka si toos ah uu kaga dhacay Tuulo-Barwaaqo. Al shabaab ay aa la sheegay inay ka itaal ro onaadeen ragi ilaalada ka aha gadiidka is lamarkaana waxaa la xaqi ijiyay in al shab aab ay gubeen gadiidki siday qaadka.
KHILAAF SOO KALA DHEX GALAY GUDDIGA FEDERAALKA HIRGELINTA DOORASHOOYINKA DADBAN
M/Cadaado waxaa laga soo saaray wa rqad ay ku xusanyihiin magacyada laba kamid ah xubnaha Guddiga doorashada Federalka ugu xilsaarteen Deegaanada Galmudug taas oo lagu diidanyahay War qada Gudoomiyaha guddiga doorashooy inka dadban ee Dalka.
Qoraalka oo warbaahinta loo qeybiyay ayaa waxaa lagu sheegay in si Cadaalad ah ay ku dhacday doorashadii Shalay ee Cadaado taas oo lagu doortay Maxamed Axmed Abtidoon oo noqday Xildhib aanka 29-aad ee Galmudug ku yeelato Baarla maanka Somaliya. Kursiga abtidoon ayaa sida qorshu hu ahaa waxey eheyd iney ku tartamaan oo kaliya Haween, balse taas ma dhicin waxaana ku tarta may Mushari xiin siugu jirtay rag iyo dumar.
Qoraalka oo ay ku xusnaayeen Maga cyada Yaasiin Cabdi Jaamac oo ah Xogh ayaha Guddiga doorashad dadban iyo C/llaahi Salaad Yaroow oo isna Guddiga uqaabilsan qorsheynta iyo howlgalin ta Gu ddiga doorashooyinka Dalka ayaa lagu soo bandhigay qodobo ay ucuskadeen in uu Sax ahaa si dii ay ku dhacday doora shadii shalay iyo musharixiintaba.
Waxey sheegeen inaan xiligan loo ba ahneyn in doorasho si cadaalad ah u dha cday dood lagaliyo iyagoona baaq ujeedi yay Gudoomiyaha Guddiga doorashooyin ka dadban ee dalka Cumar Maxamed Cabdulle Cumar Dhageey.
Si kastaba waxaa durbaba soo ifbaxay khilaaf xoogan oo soo kala dhexgalay gu ddiga doorashooy inka dalka taas oo laga cabsi qabo ineyba hakiso gabi ahaanba doorashada hada ka socoto Maga alada Cadaado. Saraakiil ka mid ah madaxtoo yada Galmudug ayaa soo sheegaya in ha dda uu soc do kulan ay ALbaabada uxiran yihiin oo ay wada qaadanayaan Madax weynaha Galmudug iyo guddi yada doora shooyinka heer federal iyo Dowlad Gobo leed waxaana laga xaajoonaya kursiga Abtidoon oo dood xoogan xiligan dhali yay.XIGASHO:-DHACDO.COM
SOMALIYA OO KA MID NOQOTAY 13-KA WAD DAN EE UGU KHATARTA BADAN CAALAMKA.
Qiimeyn ay soo saartay Hay’adda La-talinta Khataraha ee Verisk Maplecroft ay aa lagu muujiyey khataraha sare ee ka jira dalalka ugu khatarta badan Caalam ka. Hay’adda waxay walaac ka muujisay sida ay u sii kordhayaan Falal Dembiyee dyadda ay ka midka yihiin Tahriibinta Daroogadda, Afdu ubka, dhaca iyo Dhaq dhaqaaqyadda kale ee horseeda Colaa daha. Warbixinta ayaa lagu tilmaamay inay dalalka ugu khatarta badan ku kala yaallaan Bariga Dhexe, Afrika iyo Latin America, halkaasi oo ay ka jiraan Horuma rin aad u yar iyo Nidaam Siyaasadeed oo aad u abuura Colaadaha.
Hay’adda Verisk Maplecroft waxay tilmaamtay 13 Waddan oo ay ka jiraan Khatar Xagjir rr dhinaca Dembiyadda.
Dalalka qiimeyntaasi lagu xusay ayaa wa xay u kala horreeyaan sidatan:
1-Afghanistan -2-Guatemala
3-Mexico -4-Iraq
5-Syria -6-Honduras
7-Venezuela -8-El Salvador
9-Somalia -10-Pakistan
11-Libya -12-Colombia
13-Nigeria
Dhinaca kale, Qiimeyn ay soo saar tay Hay’adda La-talinta Khataraha ee Ver isk Maplecroft ayaa lagu muujiyey inay Somaliya ka mid tahay Dalalka ugu Deg an aansho La’aanta badan Caalamka,
DACWADDA 3 NIN OO QORSHAYNAY AY QARXINTA MASJID AY SOMALIDA KU LED AHAY GARDEN CITY OO DIB LOO DHIGAY
Maxkamadaynta seddex qof oo ka soo jeeda Kensas loona haysto qorshayn ta weerar bambaano oo lalal eegan lahaa Masjid ay Somalida Kensas leedahay ay aa mar kale dib loo dhigay. Qaadiga Maxkamadda ee Kensas Eric Melgren ayaa sheegay in maxkamddu ay go’aanka ka ma danbaysta ah ee kiiskan ay gaari doo nto 25-ka bisha Afaraad ee sanadka dan be ,iyadoo dhagaysiga dacwad-dan uu ka dhici doono maxkamad Federaali ah oo ku taala Wichita.
Patrick Stein oo 47 jir ah , Gavin Wrig ht oo 51 jir ah iyo Curtis Allen oo 49 jir ah ayaa la sheegay in ay ka tirsan-yihiin ma leeshhiyo lagu magacaabo ‘Crusaders ‘ ,kuwaasi oo aad uga soo horjeeda jogit aanka ajnabiga muslimiinta ah ee ku nool gudaha dalkaas. Dowladda ayaa sheeg tay in seddexan la soo qabtay xili ay qor shaynayeen in ay qarxiyaan masjidka ay Soomaalidu ku tukato oo ku yaala mag aalada Garden City ka dib muddo dheer oo daba-gal lagu hayay.
Ugu danbayn,Raggan ayaa la sheeg ay inay ku doodeen in aysan wax danbi ah ku lahayn istic maali-da hubka wax bur-buriya oo ay doonayeen in ay la eegtaan 120 qof oo Somali musliimiin ah, waxaa na kiiskan uu mar kale dib u furmayaa 20-ka bisha 12-aad ee sanadkan.
MAXAA UGU YAAB BADNAA MUSHARAX MA DAXWEYNE FAADUMA DAYIB?
Faaduma Qaasim Dayib waa hawe eneyda 2-aad ee isu soo sharaxday xilka madaxtinimada Somaliya ee sanadkan (2016), marka laga soo taggo Canab Max amed Daahir. Musharax Madaxwey ne Fa aduma Qaasim Dayib oo wareysi siisay BBC, ayaa wax laga weydiiyay waxyaabi hii ugu yaab ka badnaa, ee ay la kulantay, tan iyo markii ay ku dhawaaqday inay ta hay musharax u taagan xilka madaxtinim ada ee dalka, waxayna sheegtay tan ugu yaabka badan ay tahay cago juglaynta kaga ima aneysa ragga Somalida, ee ku aadan xilka ay isu soo taagtey.
"Tan iigu yaabka badneyd waxay ah ayd rag ii caga juglaynaya. Anigu rag wax aan arki jiray sharaf lahoo, dumarka shar foo, si waayo aragnimo ku saabsan ula xa ajoodoo, ula dhaqma.” Ayay tiri Faad uma Qaasim Dayib.
Waxa ay intaa ku dartay "Waxa iga ya abiyay waxay ahayd qof rag ah oo ii caga juglaynaya oo dha haya waan ku dilayaa, haddaad gurigaaga ka soo baxdid, oo aa dan gurigaaga joogin, kaw baan kaa siina yaa. Taas runtii waxay igu noqotay wax mucjiso ah, sababta keliya oo qofkaasi igu cago jugla ynaya ay tahay, sidee ku ke entay hamiga heerkaas sare aad lahaatit ama aad damacdid jegadaas in aad u tart antit?”
Faaduma Qaasim Dayib oo la weydii yay su’aal ahayd in hanjabadahaasi baq din geliyan, ayay meesha ka saartay inay cabsi geliyan, balse ay taasi bedelkeeda ka qaado dhiira-gelin."Maya ee way i dhiira-gelisay, sabab too ah waxaan u arkay, haddii qof rag ah aniga ii caga juglaynaya inayba ii ark aan ragga inaan ka awood ba danahay oo aan ka caqli badanahay. Run tii aad bay ii dhii ra-geliyeen, waana ku mahadsan yihiin, waxaana rajeynaya inay sii wadaan caga juglayntaas, sababtoo ah waxa an ka qaa dayaa fir fircooni iyo dhii ra-gelin.” Ayay tiri Ina Dayib.
GEN.DIINI OO NASIIB-DARRO KU TILMAA MAY IN CIIDAN SHISHEEYE LAGU TASHADO
Gen/C/qaadir Sh.Cali Diini, W/Difaaca Somaliya, ayaa nasiib-darro ku tilmaamay in ciidan shishee ye lagu aamino inay xaqii jiyan nabadgelyadii dalka.W/Difaaca So maliya oo Arbacadii gaaray M/Kism aayo, ayaa si doo kale wax laga xumaado ku tilmaamay, iyadoo ay jooggan dhalin Somaliyeed oo dal kooda difaaci kara, in difaacii dalka looga seexdo ciidanka shisheeye ee dalka ku sugan.
Wasiirka, ayaa waxaa uu hoosta ka xar iiqay in ciidamada shisheeye caawinaad laga heli karo, isla-markaana ay tababari karaan ciidamada Somaliya, balse aan la gu halayn karin inay xasilooni ku soo dab aalan dalka.
Waxaa uu intaa ku daray inay lagama maarmaan tahay in ciidamada Somalidu, ay gacanta ku dhig aan, xasiloo ni buuxdana ka dhaqan-geliyan dalka.
KHADIIJO MAXAMED DIIRIYE OO ISU SHAR AXDAY XILKA G/KUXIGEENKA 1AAD EE BAARLAMAANKA
Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka mid ah Xildhibaannada cusub ee BFS ayaa noqotay musharaxii ugu horeey ey ee isku soo sharaxa qabashada xilka Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Gola ha Shacabka. "Waxaan doonayaa inaan halkan uga caddeeyo guud ahaan shacab ka Soomaa liyeed iyo wakiilladooda Xildhi baannada Golaha Shacabka inaan ahay Murashax u taagan qabashada Xilka G/ku xigeenka 1aad ee G/shacabka oo aan qof ahaan u arkay inuu yahay xil aan guda shada wa ajibaadkiisa si hufan uga soo bi xi karo haddii la ii doorto, isla markaana aan leeyahay waaya aragn imo iyo aqoon ku filan oo aan ku qaban karo” ayay tiri Xil dhibaan Khadiijo oo si rasmi ah u shaaci say musharaxnimadeeda xilka Guddoomi ye kuxigeenka 1aad ee BFS.
Xildhibaan Khadiijo oo hadalkeeda sii wadata ayaa sheegtay inay u aragto in la gaaray xilligii ku ha booneyd oo ay qibra deeda dhanka siyaasadda iyo doorkeeda hogaamineed uga faa’ideyn laheyd sha cabka Soomaaliyeed, isla markaana ay kalsoonida ay ku qabto Xildhibaannada BFSoomaaliya ay ku dhiiri gelisay inay is ku sharaxdo qabashada jagada Guddoom iye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka FS ,nkastoo Xildhibaan Khadiijo Maxa med Diiriye ay noqoneyso musharaxii ugu horeeyey ee si rasmi ah u shaaciyey in uu taagan yahay qabashada xilka Guddoomi ye kuxigeenka 1aad ee B/ka 10aad ay aa waxaa murashaxnimadeeda ay imaaney saa xili Haweenka ay doorashada Golaha Shacabka ee sanadkan 2016 xubno bad an ka heleen Baarlamaanka taasi oo qe yb ka ah waxyaabaha u fududeyn aya ku guuleysashada xilkan.
Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa 15-kii sano ee ugu dambeeyey ka mid ah aheyd Xildhiba annadii kala duwan aa ee dowladihii dalka soo maray, waxaa na ay si rasmi ah uga mid noqotay san ad kii 2000 Baarlamaankii KMG ee lagu soo dhigsay dalka Djibouti waxaana xiligaasi wixii ka dambee yey ay aheyd Xildhibaan xilal kala duwan ka qabtay hogaaminta guddiyada Golaha, sidoo kalena wa xa ay xilal heer Wasiir kasoo qabatay dowladihii ugu dambeeyey ee dalka soo maray wa xaana ka sok ow xildhibaannimo hadda ay tahay wakiilka Haweenka Soomaaliyeed u metelaya Golaha Haweenka Xildhibaa nnada urur goboleedka IGAD IPU-IGAD Women CAUCUS oo ay si rasmi ah u noq otay bartamihii sanadkan 2016.
CHINE OO KENYA KA TAAGEEREYSA DAGA ALKA KA DHANKA AH AL SHABAAB
Dowladda Chine ayaa ka taageereysa Dowladda Kenya Dagaalka ka dhan ah Xarakada Al Shabaab oo mararka qaark ood weeraro xoogan ka fulisa qeybo ka mid ah Dalkaasi. Safiirka Dowlad da Ch ine, Liu Xianfa ayaa waxuu sheegay in loo baahan yahay in labada Dowladood ay xooga saar aan sidii loo wiiqi la haa Xo ogaga Al Shabaab.
Dowladda China ayaa inta badan taa geero kala duwan siiya Ciidamada Xooga Dalka Kenya, kuwaasi oo qaarkood how lgallo ka wada qeybo ka mid ah Dalka Soomaaliya. Safiirka ayaa waxuu xu say in Gaadiid kala duwan ay ugu deeqeen Dowladda Kenya, waxaana deeqdan ay qeyb ka tahay taa geerida Dowladda Chi na ay la garab taagan tahay Kenya.Dalka Kenya ayaa waxaa inta badan ka dhaca Weeraro u badan gaadmo, kuwaasi oo ka dhasha khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, iyadoona xusid mudan in Wee raradaasi ay dhabarka u ritaan Al Shab aab.
CIIDANKA SOMALILAND OO ODAYAAL KU XIR XIRAY GOBOLKA TOGDHEER
Ciidanka Maamulka Somaliland Ee G/Togdheer ayaa sheegay in ay Gacanta ku soo dhigeen Dad lala Xariirinayo Dilal ka dhacay Gobolkaasi. Sargaal ka tirsan Ciidanka Somaliland oo la yiraado Ax med Maxamed Guutaale oo la hadlay Warbaa hinta ayaa sheegay in illaa 19 Qof oo Sad dex Oday ay ka mid yihiin lagu soo qab tay Howlgal Ciidanka Somaliland ay ka sa meeyeen Duleedka Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer.
Dadka la soo qabtay ayaa loo haystaa Dilal ka dhacay Gobolka Togdheer,iyadoo Odayaasha la ha ayo lagu Eedeeyay in ay soo Abaabuleen kuwa wax dilay.
MUKHALASIINTA TAHRIIBISA SOOMAALIDA OO LUGOOYO CUSUB BILAABAY
Mukhalasiinta Tahriibisa Soomaalida ayaa lug gooyo cusub bilaabay taas oo ay meelo kale ugu sii safrinayaan dhallinya rada Soomaalida ah ee qaxootiga ku ah dalka Yemen. Dalka Yemen ayaa haa tan waxaa ka jira dagaalo u dhexeeya Dow ladda Yemen iyo xulufada Sacuudigu hor boodayo oo dhin ac ah iyo fallaaga Xuuti yiinta ah ee shiicada dalkaasi Yemen.
Dhallinyaro badan oo Soomaali ah oo jeclaan lahaa in ay dalkoodii hooyo qabta an ayaa mukhala siintu qasab ku keenaan Sudan iyagoo dabadeedna u jiheeya dhankaa iyo saxaraha Liibiya. Mukhala si Inta ayaa marka hore u sheega in ay ka kaxeynayaan Dalka Yemen oo ay geyna yaan Soomaaliya balse sidaa ayay u hod aan.Dhanka kale dalka Djabuuti ayaa wu xuu isku diyaarinayaa inuu qaabilo qaxo oti cusub oo ka imaanaya wadamada jaarka ah sida Yemen oo dagaalka u dhe xeeya Dowladda Yemen iyo xulufada Sac uudigu hor boodayo oo dhinac ah iyo fall aaga Xu utiyiinta ah ee shiicada dal kaasi Yemen uu dhawaan soo labo kacleeyay.
Dawlada Djabuuti ayaa shalay sheegtay in ay diyaarinayso xeryo cusub oo qaxooti gaa lagu qaabilo.
QM OO KA HADASHAY ABAARAHA KA JIRA SOOMAALIYA
QM ayaa ka codsatay deeqbixiyeyaasha caalamka in sare loo qaado gargaarka Ba ni’aadamnima da ee la siiyo dadka ku nool Geeska Afrika , madam ay haystaan dhiba atooyin ay ka mid yihiin Abaa ro baahsan oo soo wajahay. Xiriiriyaha Bani’ aadamnim ada ee Qaramada Midoobey ee Soomaali ya Peter de Clercq ayaa ka sheegay Nay robi Jimcihii in xaalada adag oo dhanka nol asha ah ay haysto dadka kunool Soomaali ya , islamarkaana ay ha boon tahay in wax laga qabto arintaasi , madam dad kaasi ay u nugul yihiin in ay dhintaan.
"Waa Waqti looga baahan yahay de eq bixiyeyaasha caalamka in ay bixiyaan dhaq aalo dheeraad ah,si aan wax uga qabano xaalada sii xumaanaysa ee So omaaliya, abaaro daran ayaa ku dhuftay in ta badan Soomaaliya , waana arin loo baahan yahay in lagu bixiyo dhaqaalo ba dan marka wax aan codsanaynaa in nala taageero” sidaas waxaa yiri Peter de Clercq
Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in kumanaan qof ay qarka u saaran yihiin in ay u dhintaan abaaraha ka jira Soomaa liya. Sidoo kale Qaramada Midoobey ay aa xustay in dhaqaalihii caalamku ay ugu tala galeen in ay ku caawiyaan dadka kunool So omaaliya aysan wali bixin cad adkii loo baa hnaa.
Hadalka kasoo baxay QM.ayaa kusoo beegmaya xilli abaaro sameyn ku yeesh ay dadka iyo duun yada ay ka taagan yi hiin qeybo badan oo ka mid ah Soom aaliya.
CIIDANKA PUNTLAND OO XALAY WEERARAY SALDHIGA GALMUDUG EE GAALKACYO
Wararka ka imaanaya M/G/kacyo ee ay aa sheegaya in Xalay Ciidan la sheegay in ay ka tirsan yih iin kuwa Puntland ay Weer ar ku qaadeen Saldhigga dhexe Ee Galmu dug oo ku yaalla Koofur Galb eed M/ G/k ac yo. Taliyaha Saldhiga Dhexe ee Galmudug Cawil Nuur Rooble ayaa sheegay in Xal ay Ciidamo ka tirsan Puntland ay Weerar ku soo qaadeen Saldhiga Galmudug isla ma rkaana Weerarka Xalay lagu soo qaad ay Galmudug uu ka badan yahay illaa 10 jeer tan iyo markii Heshiiska la wada galay.
Weerarkaan ayaa imaanaya Xilli M/G/Kac yo Maamulada Puntland iyo Galmudug ay Heshiis Beesha Caalamka iyo Dowladda Fe deraalka ay Goobjoog ka ahaayeen uu ka dhacay. Saraakiisha Ciidanka Puntland weli kama hadlin Warka Galmudug ka soo bax ay ee sheegaya in Ciidankooda ay Xalay We erareen Saldhigga Galmudug.
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 3-DA
MUNAASABADA HAWEENKA SAXAAFADDA SOOMAALIYEED LOOGA QABTAY XARUNTA XALANE EE M.MUQDISHO Photo0678Munaasabaddasi looga hadalayey xorriyadda saxaafadda Qarniyo hore soo jiray waliba wad naha nabadda iyo dhismaha dalka waxaana masuuliyiintii ka hadash