Drs. Mina Xasan Shibis ayaa saddex cod kaliga kaga adkaatay Musharaxii kale ee tartanka kala dhaxeeyay oo lagu magacaabo Bakiin Maaxi Macalin oo heshay 24 kursi.
Guusha Mina Xasan Shibis ayaa ka dhigeysa in kursigii ugu horeeyay ee haweenka ay ku lahaayeen beesha Abgaal ay ku soo baxday, iyadoo labadii kursi ee ka horeeyay loo diiday inay haween ku matalaan.
Inkastoo Mina ay ku guuleysatay codad kooban ayaa hadana loo arkaa inay tahay qof ku haboon guusha ay gaartay.



0 






Drs. Mina Xasan Shibis oo ku guuleysatay Kursiga Aqalka Hoose ee Baarlamaanka
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in doorashada kursiga Aqalka Hoose ee Beesha Galmaax ay ku guuleysatay Drs Mina Xasan Maxamed, kaddib markii ay heshay codad gaaraya 27 wareegii ugu horeeyay ee doorashada.