
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE EE MAANTA OO AH TALAADO 22-KA
Madaxweynahu waxuu yiri " Macallimiintu waxey aasaas adag u dhigeen mustaqb al ka dadka soo koraya oo helay waxbar as ho tayeysan, oo ay ka hortageen fikir ka xagjirka ah, isla markaana ay diyaar u yihiin inay bulshada ku hoggaamiyaan no lol wanaagsan.”
Ugu dambeyntii, Madaxweynaha ayaa ammaanay doorka geesinimada ah ee macalimiinta Soom aaliyeed oo ay uga qe yb qaadanayaan in carruurta Soomaaliye ed in laga wacyigeliyo fikirka xagj irnimada ah iyo ku abaabinta carruurta tubta too san ee dowladnimada iyo wadan jaceyl ka.
AHLUSUNA OO SHEGTAY IN AY LA’WAR EGTAY MAAMULIDA ISKULADA.
Gudoomiyaha dagmada DhuusoMar eeb ee gobolka galgaduud C/laahi Maxa med oo la hadlayay radio Dalsan ayaa waxa uu kahadlay wararka sheegaya in laxiray isku kuyaala dagmadaasi iyo in ay jirto dibad baxloga soo horjeedo arinkasi oo ka dhacay Dagmada DhuusoMareeb
Gudoomiyaha ayaa shegay wararkaasi in ay yihiin kuwo been abuur ah islamar aha antaana ay jirin iskuul la xiray
”Waa been abuur in laxiray iskuul iyo in ay dibad bax ka dhaceen gudaha dag ma da laakiin waxaa jirto in aan mideenay iskuulada halmanhajna aan ka dhignay anaga ayaana waxa hada kadanbeeya maamuli doono” ayuu yiri gudoomiyaha dagmada DhuusoMareeb C/aahi Maxam ed. hadalka gudoomiyaha ayaa imaanya xili dagmada DhuusoMareeb uu ka dha cay dibad baxlooga soo horjeeday xirida iskuulka Daljir oo kamid ah iskuula kuya ala Dagmadasi.
MAGAALADA TOGWAJAALE OO UU KA DILLA ACAY CUDURKA SHUBAN KA OO DAD BADAN SOO RITAY
Magaalo xudeedeedka Togwajaale ee ay wadaagaan Somaliland iyo Itoobiya ay aa la sheegay in uu ka Dillaacay Shuban aan wali noociisa la garan, isla markaana dad badan soo ritay. Dadka dee gaanka ayaa sheegay in shubankani uu baryahan dambe ka jiray xarunta dawlad deegaan ka Soom aalidda Itoobiya iyo nawaaxige edda, markii dambana uu ka soo gudbay xadka, maadaama oo ay tahay magaala da Wajaale xuduud furan oo 2da shacab mar walba iskaga kala gudbaan. Agaas imaha isbitaalka Wajaale Cumar Cabdi Guuleed ayaa sheegay in cudurkan Shub anku ka jiro mag aalada, isla markaa na ay dad badan la soo dhigay Cisbitaal ka Togwajaale qaybteedda Somaliland.
"Wuu jira shubankani laakiin wali baa dhitaankiisa socda oo waad ogtihiin inuu Itoobiya ka jira, marka wali lama ogaan, la akiin dadka cisbitaalka noogu yimid ee uu ku dhacay waa illaa 28 ilaa 30 qof inta aa nu aragnay, laakiin way jiraan dad iyagu Hargeysa ama Gabiley u tagay xaaladan oo kale”ayuu yidhi Agaasimaha cisbitaal ka Wajaale Cumar Cabdi.
Xaaladdan shuban biyood ah ayaa war arka qaar sheegayaan inay jiraan dad u geeriyooday, inka stoo wali la cadeyn dha khtarkuna uu cadayn kari waayey, maad aama oo aanu wali cisbitaalka dad shuban ku dhacay ku geeriyoon. Sidoo kale, Xaaladdan shubanka aan wali la garan no oca shuban ee uu yahay ayaa halis bad an ku abuurtay dadka Wajaale, madama oo M/Jig jiga iyo nawaaxig eedda ay jiraan dad farobadan oo usoo ritay cudurkan Shubanka ahi.
XUSKA MAALINTA MACALINKA SOOMAALIY EED OO LAGU QABTAY MUQDISHO
Munaasabad lagu xusayay maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21ka November oo shalay ku beegan ay aa lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Munaasabadda waxaa ka qeybagay Wa siiru dowlaha wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacli inta sare ee DFS xogaha yaha joogtada ah iyo Agaasimayaasha Wasaaradda, aqoon yahano iyo Kooxda Iftin ee Wasaarda waxbarashada oo goob ta ku soo banhdigay suugana ka tarju me ysay qiimaha macalinka uu u leeyahay bu lshada.
Agaasimaha Guud ee W/ Waxbarasha da, hiddaha iyo tacliinta sare Soomaaliya mudane Maxam ed Cabduqaadir Nuur oo ugu horeyn munaasbadda ka hadlay ayaa sheegay in macalinka uu door muhiim ah ku leeyahay bulshada loona baahan yah ay in la dhiirigaliyo macalimiinta Soomaa aliy eed. "Hadaan macalin jirin aqoon la ma furi karo lamana baran karo hadii layiri waxba rashada fura ha nolosha macalinka na waa furaha aqoonta haduusan asiga kor u qa adin iftiinka cidna koru ma qaadi karto marka waa inaa macalinka dhiiri ga linaa oo tagaeernaa kaliya munsaabadda maa han inaa ku xusno mana soo koobi karno abaalka macalinka Somaaliyeed” ayuu yiri Maxamed Cabd uqaadir Nuur.
Axmed xasan Yuusuf oo ah xoghaya ha joogtada ah ee Wasaaradda Waxbara shada, hidaha iyo tacliinta sare ee DF ay aa xusay in wasaaraddu si ay dhiirigaliso macalimiinta ay mishaar u qortay ilaa 1, 300 oo macalimiin ah oo kamid ah baray aasha magaalada Mqudisho.
"Iyadoo aad ogtihiin duruufaha dhanka dhaqaalaha ah ee jira ayaa wasaarddu waxabarashadu waxay bishii june ee san adkan mishaar u qortay ilaa kun iyo sad dex boqol oo macalimiin ah oo lad oonayo in mishear lasiiyo hadana lacagihii ay xa qa u lahaayeen baa lasiinayaa” ayii yiri Ax med xasan Yuusuf Wasiiru Wasaaradda Waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare ee dowla dda federaalka ah mudane Cabdulaahi Bile Nuur oo gaba gabadii munaasabdda ka hadlay ayaa sheegay in wasaardada ay qo rsheyneyso in tabbaaro loo sameeyo ma calimiinta si kor loogu qaado tayada mac alimiinta iyo in la sameeyo manhaj Soma ali ah oo laga dhi gayo dugsiyada waxbar ashada. "Anaga haddaan nahay wasaara dda waxbaarshada wax aa no qorsheysan 2 arrin oo ah in la sameeyo manhaj mide ysan oo Soomaali ah iyo in la tayeeyo macalimiinta waxaana noo qorsheysan in tababaro la siiyio macalimiinta” ayuu yiri
WIIL 12SANO JIR AH OO ABAAR UGU DHINTAY TOGDHEER.
wararka naga soo ga araya G/Togdheer aya a ku warama in wiil yar oo jira da’da 12sano in uu abaar dartiis iyo har aad ugu dhintay deegaanka Coodanle oo hoostaga gobolka Togdheer
Gudoomiyaha G/Togdheer ee Maamu lka Soomaaliland Maxamed Ibraahim Aa dan xaiijiyey in Wiil 12 Sano jira uu Har raad ugu dhintay deegaanka Coodanle. Abaarta ka jirta qaar badan oo ka mid ah gobollada dalka soomaaliya ayaa waxa la ga soo sheegayaa xaalada adag iyo wal iba mac luul iyo geeri maadaama aysan ka da;in roobabkii ka xiliyadoodii baqde en taasoo keentay inloo dhinto oon
NIN REER MIYI AH OO IS DILAY KA DIB MAR KII AY DHAMAADEEN XOOLIHII UU LAHAA
Wararka ka imaana ya Gobolka Galgadu ud ayaa ku warama ya in Nin reer mii ah aa oo xoolihiisu ay ku le’edeen abaarta ka jirta Gobolada dalka Soomaliya uu isku dil ay deegaanka Baxdo ee Gobolkaas.
Alla Ha u Naxariistee Cumar Xasan ay aa la sheegay in uu mudooyinkii dambe la gu hayay Isbitaal ku yaala deegaankaas islamarkaana uu la niyad jabsanaa sida xoolihii ay ugu la’deen abaarta ka jirta Gobolada dalka Soomaliya gaar ahaan G/ Galgaduud.
"Daraad ayaa isbitaal la geeyay oo ku yaala deegaanka Baxdo ee Gobolkaas, daa wooyin ayaa la siiyay kistoo waa uu soo caafimaadayay, habeen hore isagoo fiican ayaa ka tagnay shalay aroortii ayaa nagula soo wargaliyay Inuu is marjiyay sidaas ayuu u dhin tay,runtii sababaha u gu weyn uu isku dilay ayaa ahaa in xool ihii ay ku le’edeen abaarta ka jirta gob olada dalka, ma aysan jirin waxyaalo kale oo xiligan ku kalifayay inuu isu dilo”, ayuu yiri mid kamid ah Ehelada.
Dhanka kale deegaanka coodanle ee ka tirsan Buuhoodle waxa la soo sheegayaa inuu hal qof u dhintay Haraad. Qofka dhin tay ayaa waxa ay wararku sheegayaan in uu ahaa nin baadi doon ah islamarkaana raacdo ugu jiray geel uu lahaa oo ka lum ay. Qeybo kamid ah Gobolada dalka So omaliya waxaa haatan ka jira abaaro sam eeyay dadka iyo duunyada galaafanaya
GUDDOOMIYAHA GDD EE DALKA, AYAA SHAA CIYAY TIRADA XILDHIBAANADA CUSUB EE KU BIIRAY BAARLAMAANKA SOMALIYA EE ILAA HADDA LA DOORTAY.
Waxa uu sheegay Aqalka hoose in loo doo rtay Xildhibaano gaaraya 112 Xildhi baan, halka Aqalka sarena loo doortay 43 Xildhib aan,waxaana wadarta guud ee Xil dhibaana da la doortay ay noq onaysaa 155 Xubnood oo isugu jira Aqalka Sare iyo Aqalka hoose. Abukaate Cumar Cabdulle, ayaa sheeg ay 20 ka mid ah Xildhib aanada la door tay inay yihiin haween, taa si oo uu ku ti lma amay inay tahay guul u soo hooyatay GD oo si rasmi ah u xaqiijiyay Qoondada Haw een ka ee Baarla maanka.
Md. Dhageey wuxuu sheegay Xarumaha M/Goboledyada dalka ka jira inay si wana agsan uga socdaan arimaha la xiriira Doora shooyinka dalka. Weli waxaa jira in Doora shooyinka dadban ee dalka Xubnaha Aqal ka hoose ay socdaan, inkas too ay jiraan murano ku aaddan Musuq maasuq la tab anaayo.
GUDDOOMIYIHII GUDDIGA DOORASHADA MAAMULKA PUNTLAND OO SHALAY KU DHAWA AQAY INUU ISCASILAY
Guddoomiyaha Gudiga Doorashooyin ka Puntland ee Nadaamka Axsaabta ba dan, Axmed Maxamed Cali (Kismaay o), ayaa shalay Shaaciyay in uu iskacasi lay xilka. Axmed Kismaayo ayaa sheegay in war qaddiisa iscasilaadda uu u Gud biyay Ma daxweynaha Puntland, C/weli Maxa med Cali Gaas oo uu sheegay in uu ka aq balay iscasilaadiisa.
Sidoo kale, Axmed Kismaayo ayaa shee gay in iscasilaadiisan aysan jirin mu shki lad si gaar ah ugu riixaysa, wuxuuna tilma amay inaysan jirin cid kale oo saam ayn ku leh banaynta Xilkiisa blse uu bane yay dar uufo isaga u gaar ah. Dhanka ka le, Axmed Kismaayo ayaa Madaxwey na ha Puntland uga Mahadceliyay Aqbala addiisa shaqo ka tagidda iyo magacaabi stiisa hore ee ka mid noqoshada xubana ha guddiga Doora shooyinka KMG ah ee Puntland.
Axmed Kismaayo ayaa ka mid ah Wari yaasha Rugcadaaga ah ee ku nool Punt land,wuxuu hor ay uga so shaqeeyay mud do 13 Sano Laanta Afka soomaaliga ee BB C.wuxuuna markii uu ka tag ay Agaa simaha ka noqday Puntlandtv oo markaa la,aas aas ay,iyadoo Markii danbe uu xilka ka qaaday C/weli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Puntland.
Dhinaca Kale,Xogo ay helayaan HOL Team ayaa sheegay inuu sii xoogaysa na yo Khilaaf ka dhexjira Gudiga KMG AH ee Doorashooyinka Nadaamka Axsaabta Ba dan ee Puntland ,kuwaaso Madaxwey ne Gaas iyo Gudoomiyaha Baarlmaanka Puntl and ay so magacaaben Bishii labaad ee Sanadkan.Ugu Danbayntii Ilo Lagu ka lsoonaan ka ro ayaa sheegaya in Gudiga KMG ah Door ashooyinka Nadaamka Ax sa abta Bad an ee Puntland ay Haystaan Caqb ado ba dan oo kaga imaa naya Siyaasiin Mucaar ad Qarson ah ,kuwaas oo doonaya in do orashada 2019 ee la filayo in Punt land ka dhacdo inay dib ugu laabato Nadaamka codaynta Baarlamaanka Puntl and oo ka kooban 66 Xildhibaan.
DAGAAL CULUS OO SHALAY GALAB KA DHACAY DEEGAAN GALBEEDKA M/ BELEDWEYNE
Dagaal culus oo u dhaxeeya maleeshi yada 2bellood oo wadda dega gallabeed G/Hiiraan, ayaa shalay galab ka qarxay dee gaan lagu magacaabo DoonMaleyka 11km dhinaca galbeed uga beegan M/ B/we yne. Sida ay inoo sheegeen dad go ob joo gayaal ah & qaar ka mid ah waxga radka beelaha dagaallamaya, iska horima adka ayaa salka ku haya dilal siyaabo ka la duwan uga dhacay deegaannada miy iga ah iyo gud aha M/Beledweyne, kuwaa oo dhamaanto od salka ku haya colaada 2 beelood.
Dagaalka ayaa lagu waramayaa inuu ku fiday degano markii uusan gaarsiineyn taa soo keentay inay halkaa isaga carar aan dadkii xoola dhaqatada ahaa ee ku noolaa. Mas'uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan iyo waxgaradka gobolka ayaa ho wlan siddii loo joojin lahaa dagaalka oo in ta la ogy ahay geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Maalin ka hor ay eey aheyd markii maga alada lagu dillay ganacsade la sheegay in dilkiisa lala xir iirinayo siddoo kale qof kale horay male eshiyaad ugu dill een meel dulleedka ah Magaalada, iyadoo 2da ruux ee la dill ay ka soo kala jeed aan beelllaha dagaa lamay.
XEER ILAALIYAHA QARANKA OO LAGU WARE EJI YAY BAARITAANKA SHAQAAQADII KA DHACDAY X/DOORASHADA HIRSHABELLE
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Ax med Cali Daahir ayaa lagu wareejiyay ba aritaanka shaq aaqadii habeenkii Jimcaha ka dhacday Xarunta Doorashada Maamu lka Hirshabelle, xilli ay socotay Doorasha da Xubnaha Aqalka hoose. Shaqaaqadii ka dhacday Xarunta Doorashada Maamul ka Hi rshabelle, ayaa waxa ay ka dambe ysay, ka dib markii Wasiirka Dhalinyarada iyo Ci yaaraha Xukuu madda Somaliya Ma xamed Xasan Nuux uu muran ka keenay Wareegii 1aad ee Doorashada Aqalka ho ose oo lo oga codbatay, iyadoo loo baah day wareeg 2aad.
Xilligii la geli rabay Wareega 2aad ayaa Koox dhalinyaro ah oo sii diyaarsaneyd wa xaay damiy een Korontadii Xarunta Do ora shada, iyadoo Wasiirka uu banaanka uga soo baxay Xarunta, wax aana xigtay in ilaa ladiisa ay rasaas ku fureen Ergadii Doora shada. Dhacdadaasi oo noqotay mid culus ayaa dorraad waxaa gaaray M/Jowhar wa fdi culus oo Saraakiil ciidan iyo Xeer ilaal iyaha Qaranka uu ku jiro, wa xaana laguda galay Baaritaanka la xiriira amuurtaasi.
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyin ka Dadban ee dalka Abukaate Cumar Ma xamed Cabd ulle ayaa Saxaafadda u she egay in Kiiskaasi Xeer ilaaliyaha lagu war eejiyay wixii baaritaano ah ee ka soo bax ana la sugaayo. "Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo Ku xigeenadiisa oo arintaasi Baarit aanadooda u soo baxay iyaga oo ka ashanaya Booliska, waxaan ka sugey naa natiijada ka soo bax day Baaritaanka, taasi oo noqon doonta mida aan go’aan ku qaa dano.” Ayuu yiri Guddoomiyaha Gu ddiga Doorashooyinak Dadban.
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa do rrad durba bilaabay baarista dhacdadii ka dhacday Xar unta Doorashada Maamu lka Hirshabelle oo hakad gelisay habsami u so codkii Doorashada.
MADAXWEYNAHA SOMALIYA OO XARIGA KA JA RAY WADADA SHAQALAHA OO DIB LOO DHISAY
Madaxweynaha JF/Soomaaliya,Md. Xa san Sh. ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray waddada Shaqaala ha ee G/Banaadir oo dib u dhis la gu sameeyey. Wadadaan ayaa lagu dhis ay mashruuca dalkaaga dhiso ee uu maa mulka gobolka Banaadir hormuud ka ka yahay.
Madaxweynaha Soomaaliya, Md.Xas an Sh.ayaa xarigga ka jaray,isagoo ay lu wehl inyeen gud doomiy aha gobolka Banaadir ah na Duqda M/Mu qdisho, Md.Yuusuf Xuse en Madaale iyo talieyeya asha ciidanka Amn iga Qaranka, wadadaanna waxa ay isku xirta isgoyska KPP iyo daarta Shaqaa laha ee degmada Hodan.
Md Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa she egay inuu guuleystay mashruuca dalk aaga hal Dollar ku dhiso, waxa uu sheeg ay in ay soo kabaneyso caasimadda. Mad axweyne Xasan Sheekh Maxa muud, ay aa ugu baa qay dadka Soomaaliyeed ee gobollada dal ka deggan iyaguna in ay ka faa’ ideystaan mashruuca waddooyinka ca asimadda lagu dhisayo ee dalkaaga dhi so, waddooyinku waa kaabayaasha Dha qaalaha dalka, ayuu raaciyey madaxweyn uhu
Waddada Shaqaalaha ayaa in ka bad an 25, sanno aheyd mid inta badan xiran oo burbursan, waa waddo si weyn ay u garan ayaan shacabka caasimadda Soo maaliya ee Muqdisho, hasa yee shee wiji cusub aye ey la timid kaddib markii maam ulka G/Ba naadir uu gaarsiiyey dalk aaga hal Dol lar ku dhiso, kaas oo noqdey mashruuca ugu guul aha badan ee gobo lku uu hirgaliyey afarta sanno ee dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamu ud ay jirto.
WAJIGA 2AAD EE SOO DAAD GUREYNTA SOO MAALIDA KU XANIBAN DALKA YEMEN OO BILAABANEYSA
Qunsulka guud ee Soomaaliya u fadhi ya dalka Yemen Axmed Cabdi Suudaani ayaa sheegay in wajiga 2aad ee lagu soo daad gureynayo muwaadiniinta Soomaali yeed ee ku xaniban dalka Yem en.
Axmed Cabdi Suudaani oo la hadlay War baahinta Qaranka ayaa sheegay in uu bilaa banayo waj iga 2aad ee soo daad gureynta muwaadiniinta Soomaaliyeed ay dagaalada ku qabsadeen Yemen, si dalk ooda Hooyo dib loogu soo celiyo Dalkooda Hooyo
SOOMAALI LAGA SII DAAYAY XABSIYADA DALKA MASAR
Xabsiyada dalka Masar ayaa waxaa laga sii daayay 15 ruux oo Soomaali ah kuwaa soo habeeno ka hor ay xireen cii danka am maanka dalka Masar. Ciidanka ayaa dadk aasi waxa ay kasoo qabtay gudaha M/Qaa hira , waxaana ay ku eedeey een in ay si sharci darro ah ay ku joogeen dalka Ma sar. Dadka laga sii siidaayay Xabsiyada dalka Masar ayaa la sheega ya in qaarkood ay ahaayeen arday wax ka baran jirtay Jaam acadaha dalka Mas ar.
Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee kun ool dalka Masar oo dadaal dheer ku bix iyay sii deynta dadkaasi ayaa waxa ay sheegeen inay ciidanka Booliska ay u ge eyeen aqo onsiyadii ay ku jog een dalka Masar dad kaasi. Ciidamka ammaanka ay aa ku eede eyay in dadkaasi qaarkood ay Isku diy aarin aayeen inay ka baxaan M/Q aahira , si ay u tahriibaan.
Xabsiyada dalka Masar ayaa waxaa ku xi ran dad badan oo Soomaali ah, kuwaasi oo ciidamada ammaanka ay qabteen, xilli ay is ku dayayeen inay ka tahriibaan dalka asi. Ciidanka Masar ayaa inta badan wa xa ay sameeyaan howgallo lagu soo ab qabana ayo dadka sharci darada ku jooga dalka asi oo ay Soomaalidu ka mid yihiin.
MADAXDA SARE EE DALKA SOOMAALIYA QO RAALO KALA GAAR GAAR AH UGU TACSIYADY EY MARXUUM XILDHIBAAN DAAHIRXAAJI MAXAMUUD GEELLE OO KU GEERIYOODAY GAROOWE
Madaxweynaha JFS, Md.Xasan Sh.R. Iisulwasaare Cumar Cabdi Rashiid ,R/ Wasaare Ku xig eenka Xukuumad da Soo maaliya Md.Max amed Cumar Ca rte ayaa si kala gooni gooni ah ugu tacsiyadeeye en ummada soomaaliyeed iyo ehelka iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marx uum Daahir Xaaji Maxamuud Ge elle oo hab een hore ku geeriyooday Magaalda Garo owe ee gobolka Bari. In naa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Anigoo ku hadlaya magaca JFS, waxaan shacabka, qoyska, ehaladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allah ha u naxariistee Marxu um Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle la wad aagayaa tacsidan mur ugada leh. Waxaa marxuumka lagu xus uusan doonaan do orkii wanaagsanaa iyo sida hufan ee uu u gu ade egay shacabk iisa ” ayuu yiri Mad axweynaha.
Ugu dambeyntii, Madaxweyne Xasan Sh. Ayaasheegay in Marxuum Daahir oo ka mid ahaa xildhi baannada cusub ee dhow aan la doortay iyo xildhibaannadii hore All aah uga baryey inuu Jannatul Fardowsa ka waraabiyo. Sidoo kale R/Wasaaraha Soomaaliya Md.Cumar Cabdi Rashiid ay aa isag an ka Tacsiyeeyey Geeridii Xildhib aan Daahir Xaaji Geelle oo habeen hore ku dhintay Garowe. Ra’ iisul Wasaaraha XFS,Md.Cumar Cabdira shiid Cali Shar marke, ayaa tacsi Qaran u diray qoyska, ehelada, qaraabada iyo shacabi weynaha Soomaaliyeed geeridii ku timid alle u naxariistee Xildhi baan Daahir Xaaji Gee lle. "Xildhibaan Daahir wuxuu ahaa shaqsi dadaal badan oo howlaha Qaran kana si sharciga waafaqsan u guta, wax ana alle baryeynaa inuu jannadiisa sidoo kale Ra’iisul Wasaare kuxigeenka XFS Md. Maxamed Cumar Carte ayaa uga tac siye eyay qooyska, ehelka, asxaabta iyo dad ka Soomaaliyeed geeridii ku timid Xil dhi baan Marxuum Daahir Xaaji Geelle Faar ax oo Habeen hore xilli dambe ku geeri yooday M/Garoowe.
Md.Carteh ayaa sheegay in marxuum ka uu si hufnaan ah dalkiisa ugu soo shaq eeyay asago ona Alle uga baryay inuu Jan adiisa Fardoowsa ka waraabiyo. "Inaa Lil aahi Wa Inaa Ileyhi Raaji cuun, runtii aad ayaan uga naxay geerida Marxuum Daa hir Geelle, waxuu ahaa shaqsi dalkiisa u soo shaqeeyay muddo badan asagoona xubin ka ahaa Baarlamaanka Carabta dhawaana loo doo rtay xildhibaan ka tir san Baarlamaanka 10aad ee Jamhuuriy adda Soomaaliya, Alle ha u naxriisto marxuumka”. –DHAMAAD—–
MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO KA QEYBGA LAY ROOBDOON KA DHACDAY
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr;Cabdiweli Maxamed Cali Ga as ayaa shalay ka qayb galay isu soo bax Roob doon ah oo ka dhacay duleedka Magaalada Garoowe. Madaxweyna ha Pu ntland ayaa Salaadda ka dib wuxuu Alle laahay uga baryay inuu ummaddiisa ka dul qaado Abaarta iyo Colaadda, isla mar kaana uu Caafimaad siiyo inta xanuusan.
C/wali Gaas, ayaa tilmaamay in loo baah an yahay in dhammaan umadda Muslim ka ah ay Ilaahay u noqdaan isla markaa na ay ka tanaasulaan wax kasta oo looga fogaan karo wanaagga iyo khayrka, wu xuuna Alle ka baryay Roob aan wax ye elin Dadka iyo Duunyada.
”Waxaan isugu nimi roob doon iyo ilaahay inaan barino,waxaana loo baahan yahay inaan ilaahay ka baqno, inaan is ca fino, in aanu towbad keeno, inta nugul ee jilicsan ee dhibaatadu hays ato aan u nax ariisano oo aan ugu gargaarno wixii aan awoodno si deg deg ah, ilaahay waxaan ka baryaynaa inuu na cafiyo, ilaahayoow khatumada noo suubbi, ilaahow beddel khayr qaba ayaanu kaa barinay, ilaahow nasii roob khayr qaba oo aan dhibaato noo geysan, ilahow abaarta iyo colaadda nagasaar” ayuu yiri Madaxweynaha Puntl and. Degaannada Puntland ayaa in dhow aalaba waxaa ka taagnaa Abaaro Lixaad leh oo saameeyay Dad iyo Duunyo, wax aana haatan soconaya gurmadyo ku aad dan sidii loo samata bixin lahaa.
R/WASAARE KUXIGEENKA DALKA OO HAMB ALYO U DIRAY MACALIMIINTA SOMALIYEED
R/ Wasaare kuxigeenka X/F/S. Md.Ma xamed Cumar Carteh ayaa ka hadlay xus ka maalinta Ma calimiinta Soomaaliyeed ee 21 November. Md.Carteh ayaa u ham balyeeyay barayaasha Soomaa liyeed me el kasta oo ay joogaan asagoona tilmaa may in ay muhiim u yihiin dalka.
"shalay waa maalinta Macalinka Soo maaliyeed u asteysan, waxeyna ka shaq eynayaan howl mu hiim u ah Qaranka oo ah in ay ubadkeena wax baraan; dugsiga la amaano wuxuu ku amaanan yahay Ma calinka wanaagsan”.
Ugu dambeyn Ra’iisul Wasaare kuxigee nka ayaa ugu baaqay Macaliimiinta Soom aaliyeed in ay ku dadaalaan soo saaridda jiil aqoon leh oo dalka horumariya.
MUWAADDINIIN SOOMAALIYEED OO KU GUBTAY MEHERAD AY KU LAHAAYEEN K/AFRIKA
Afar ka mid ah Muwaadiinta Soomaaliy eed ee ku dhaqan Dalka Koofur Afrika ay aa geeriyootay markii uu Deb ka kacay Dukaan ay dhex hurdayeen oo ku yaalla tuulada Injolli duleedka Magaalada PE ee Dalka Koofur Afrika. Warar is khilaafs an ayaa kasoo baxaya dhimashada Wiila shan Sooma alida ah,waxanay wararka qaar sheegayaan in Debka uu ka kacay gudaha Dukaanka halka Wararka qaar ay sheegaan in Debka laga qabadsiiyay Du kaanka.
Muwaadiintan geeriyootay ayaa lagu kala Magacaabi jiray, Axmed Xooshow, Xuseen Cali, iyo Labo kale oo Magacyad ooda lagu soo gaabiyay Aweys iyo C/ra shiid. Muxyadiin Jiley oo ka mid ah Ganacsatada Somaaliyeed halkaasi ku dha qan ayaa warbaahinta u sheegay, inay arrintani ay wal aac badan ku abuurtay Soomaalida ku nool Koofur Afrika. "Wii lashan waxaa ay mashaqadaan ku dhacday xilli saq dhexe ah iyagoo Hurdo ku jiro waxa ayna u dhinteen Qaaca Deb ka , Laba ka mid ah iyagoo nool ayaa banana ka la keenay ka dib ayay dhinteen wa ana ka xunnahay” ayuu yiri, Mux yadiin Jiley. Todobaadkii hore ayay ahayd markii mu waaddin Soomaaliyeed u geeriyooday Deb ka kacay Dukaankiisa isagoo meyd ahna laga soo saaray goobtiisa ganacsi.
Dhanka kale, waxaa Xaafadda Mayfair ee Johannseburg ka dhacay banaanbax xooggan oo ay soo qabanqaabiyeen qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaladaasi. Mudaharaadkaas oo Dowla dda Hindia loogu dalbanayay inay xorriya ddooda siiso muwaadiinta ku xiran Dalk eeda muddo Sanado ah, iyadoo Dowlad da Soomaaliyana ugu baaqay inay xoog ga saarto sidii Dhallinyaradaasi loogu soo celin lahaa Dalkooda.
AMISOM OO KA HADASHAY LA DAGAALANKA ALSHABAAB
Saraakiisha ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxa ay sheegeen in ay bi laa bayaan howgal cus ub oo ay ku doonaya an in ay AlShabaab ay kala wareegaan dega an ka iyo degmooyinka ay ka gacan ta ku haya an ee ku yaalla gudaha Soom aaliya. Ka dib kulan ay yeesheen Sa ra akiisha ugu sareeysa ciidanka AMIS OM ayaa sidoo kale waxaa looga hadlay sidii dib u eegis lagu sameyn lahaa how galka la dagaalanka Xarakada AlShaba ab ee ay wadaan ciidanka AMISOM.
Qaar ka mid ah Taliyeyaasha ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa warba ahinta u sheegay in ciidanka la dagaalan ka Shabaab ee AMISOM Istiraatiijadooda waxbadan laga badan ,isla markaana ay ku rajo weyn yihiin in ay dhawaan qaada an howgalka ka dhan AlShabaab oo la doon aayo in looga saaro degaanada ay gacanta ku hayaan.
Waxaa sidoo kale kulanka ay yeeshe en Saraakiisha ciidanka AMISOM looga hadlay sidii loo xo ojin lahaa tababarada la siiyo ciidanka xoogga dalka Soomaa liyeed. Qaar ka mid ah Saraakiisha cii dan ka AMISOM ayaa sheegay in ciidanka AMISOM iyo ciidanka xoogga dalka Soo maaliyeed ay si wadajir u wada shaqeyn doonaan. Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika ee Soomaaliya, Francisco Caet ano Madeira ayaa sheegay inuu ku amaa naayo howgalada ay wadaan ciidanka AMISOM iyo sidoo kale geedi socodka do orashooyinka Soomaaliya sida ay uga qeyb qaateen ciidanka AMISOM
Taliyaha ciidanka AMISOM General cusmaan Nuur Subagle ayaa kulanka ka sheegay in howgal ka la dagalaanka AlShabaab ciidanka AMISOM waxbadan laga badeli doono. Ciidanka AMISOM ay aa inta badan waxa ay yeesheen kulamo kala duwan oo looga hadlaayo la dagaa lanka Xarakada Al-Shabaab iyo sidoo ka le ammaanka Soomaaliya.
WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DALY NEWS PAPER OO 24 JIRSADAY SHALAY OO 18KA NOVEMBAR 2016KA AHEYD
Q/4aad
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE EE MAANTA OO AH TALAADO 22-KA
MADAXWEYNAHA "MACALLIMIINTU WAXEY AASAAS ADAG U DHIGEEN MUSTAQBALKA DADKA SOO KORAYA" Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed eraalka Soomaaliya Mudane Xasan She ekh Maxamud ayaa ugu hambalyeey ma calimiiinta Soomaaliyeed munaasabadda maalinta ma