WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 8-DANOVEMBAR 2016-KA

0
Tuesday November 08, 2016 - 10:39:22 in Wararka by
  • Visits: 956
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 8-DANOVEMBAR 2016-KA

    WASIIRU DOWLAHA CADAALADDA EE SOOMAALIYA OO LA KULMAY WASIIRKA CADAALADDA EE SUDAN Wasiiru dowlaha Cadaaladda dowla dda Soomaaliya Jen. Xasan Max amed Xuseen (Muungaab) ayaa M/Khartoum kula ku lmay Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Sudan Dr. Cawad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WASIIRU DOWLAHA CADAALADDA EE SOOMAALIYA OO LA KULMAY WASIIRKA CADAALADDA EE SUDAN Wasiiru dowlaha Cadaaladda dowla dda Soomaaliya Jen. Xasan Max amed Xuseen (Muungaab) ayaa M/Khartoum kula ku lmay Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Sudan Dr. Cawad Al Xasan Al Nuur, iya goo ka wada hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin iska ashi ga 2d wasa aradood. Jen.

Muungaab ayaa ugu horeyn warbixin ka sii yay Wasiirka Ca daaladda Sudan xaalada Soomaaliya iyo horumarada ay sameysay dowladda Soomaaliya. Wasiirudowlo Muungaab aya a sheegay in dib u dhis ballaaran ay dowladda ku sameysay He y’adda ha Garsoorka dalka, maa daama uu dalku galay marxalad heer feder aal ah, iyadoo Wasaaradda ay ay bilowday sidii Gar soo rka dalka la is ku xiri lahaa heer Gobol iyo xeer Qaran. axaa uu ka codsaday Was iirka Cadaaladda Sudan inay ka qeyb qaataan dib u dhiska Hey’adaha Garsoorka Soomaaliya iyo tababarada sha qaalaha iyo garsoorayaa sha, maadaama Sudan ay khibrad u leeyihiin ku dhaqanka nidaamka Fed eraalka oo muddo sodon sano uu ka jiro deegaanadadooda.

Dhinaca kale Wasiirka Cadaalada Sudan Dr. Cawad AlXas an AlNuur ayaa sheegay inay Wasa aradda Cadaaladda Soo maaliya ay dhan walba ka taageeri doonaan, isagoo balan qaad ay in wixii ay uga baahdaan ay shuruud la’aan ugu qaban doon aan. Sudan ayaa ka mid ah wadamada sida tooska ah u taageera dowla dda Soomaaliya, wa xaa dalkeeda wax ku barta boqolaal Arday Sooma aliyeed oo deeqo waxbarasho u fidisay, waxaana Jaamacado ku ya ala dalkaas ka soo baxay aqoonyahano Soomaaliyeed oo xilligan dow ladda Soomaaliya xilal ka haya.

DOORASHADA AQALKA HOOSE OO SAAKA KA BILAABANEYSA KISMAAYO IYO BAYDHABA

Magaalooyinka Baydhaba iyo Kismaayo ayaa saakay waxaa ka soc onaya diyaargarowga la xiri ira doorashooyinka Aqalka Hoose ee Barla maanka cusub ee Soomaaliya, iyadoo ammaanka mag aalooyinkaasi na si weyn loo adkeeyey. Wararka ka imaanaya magaalada Baydhaba ayaa shee gaya in sad exda maalmood ee soo socota la qaban doono doorashooyinka ilaa iyo 23kursi, kuwaas oo 8da kursi ee ugu horreysa doorashad oo da maanta la qabanayo, sida ay sheegeen guddiga door ashada ee do wl ad goboleeda K/Galbeed ee Soomaaliya.Tirada guud ee kuraasta Aqalka Hoose ee xubnaha ka imaanaya K/ga lbeed ayaa ah 69 kursi. Dhinaca kale, wararka ka imaanaya mag aala da Kismaayo ayaa sheegaya in maanta loo tartami doono 7 kursi, iyadoo si weynna loo adkeeyey ammaanka magaalada. Waxaana tira de guud kuraasta Aqalka hoose xunaha ka imaanaya dowlad gobole edka Jubbaland ay yihiin 43kursi.

AMIIR CHARLES AYAA KU SOO BANDHIGAYA QURAAN HORE OO LA HELAY BOOQA SHADIISA UAE

Amiir Charles ayaa siinaya nuqul digital ah oo ah baalal Quraan hore oo laga hel ay Jaamacada Birmingham, booqasho uu ku tagay Isutaga Imaaraadka Carabta.

Nuqulka Quraanka ayaa noqon doona waxyaabaha ugu muhiimsan xiriir dhaqan oo soconaya sanad oo u dhaxeeya Britain iyo waddamada Khaliijka. Qaybta asalka ee Quraanka oo noqon kara an ugu da’da wayn adduunka, ayaa yaalla Jaamacada Birmingham ee Britain. Quraanka oo ah u gu yaraan 1,370 oo sano, ayaa lagu tilma amay inay ahayd wax wayn oo la helay.

Jaamacada Birmingham oo heshay Qu raanka sanadkii hore, ayaa haysay Qura anka tan iyo 1920 meeyadii waxaana la ogaaday inuu ka horeeyay waqtigii loo malaynayay. Soo noqosho muh iim ah Wa qtiyo kala duwan, oo la qiyaasayo in la qo ray Quraanka ayaa baaritaan ay samays ay Jaamacadda Oxford, ay muujinayaan Quraanka inuu ahaa Qayb ka mid ah Qur aankii ugu horeey ay. Baalal Quraan

Quraanka laga helay jaamacada Birmi ngham ayaa ka mid ah baalashii ugu hor eeyay adduunka Baalasha ay ku qoran yihiin Quraanka, ayaa lagu qoray maqaar ido ama riyo ayaa lagu soo bandhi gay me el ay dadka ka arkaan Jaamacada Bir min gham.Laakiin markii ugu horaysay, nuqul ka digi talka ee Quraanka ayaa laga qaad ay Britain oo dadka lagu tusayaa mu naas abado lagu qabanayo Isutaga Imaa raad ka Carabta.

Arrintan ayaa ka mid ahaan doonta wa dashaqayn iyo horumarin xiriirka dhaqan ka iyo dhaqa alaha ee ka dhaxeeya Britain iyo UAE, ee dhinacyada waxbarashada, sayniska, isboortiga iyo farsh axanka. Wax ay kaloo tahay soo noqosho muhiim ah, ee nuqulka Quraanka, oo lagu sameeyay Bari ga Dhexe sanadihii ugu horeeyay di inta Islaamka. ‘Muhiimad wayn’ Quraan ka ayaa waxaa helay 1920 meeyadii Alph onse Mingana, oo ahaa Assyrian, oo la or an jiray dhulka Ciraaq. Safaradiisa uu wax ku soo aruuriyay ee uu ku tagay Bari ga Dhexe ayaa waxaa maalgaliyay reerka Cadbury.

Gudoomiye ku xigeenka jaamacada, Sir David Eastwood, ayaa sheegay in Qur aanka laga helay jamacada Birmingham uu muhiim u yahay "taariikhda muslimiinta iyo waxbarashada cilmiga Islaam ka”. Laa kiin wuxuu dhahay waxaa jiri kara waxyaa bo kale oo aan la ogayn ee ku jira waxyaa bihii uu soo aruuriyay Mingana ee jaama cada yaalla, taasoo ah waxa ugu badan ee la soo aruuriyay ee noocan ah ee Yur ub yaala.

Jamal bin Huwaireb, oo ah agaasimaha Mohammed Bin Rashid Al Maktoum Fou ndation, oo ah urur waxbarasho oo uu aa saasay hogaamiyaha Dubai, ayaa sheeg ay inuu aaminsan yahay in baa lasha Qu raanka ee laga helay Birmingham uu ka yi mid Quraan uu dalbay in la qoro Abu Ba kir Al Siddiq, oo ahaa khaliifkii ugu horeey ay Nabi Maxamed ka dib, oo is casilay in ta u dhaxaysay 632 iyo 634. "Waan baar ay qoraalkan. Fikradayda, baalashan Qu raanka waxaa lagu qoray wax gaar ah waxaana loo sameeyay qof muhiim ah sida khaliifka. "Waxaa gaar ahaan muhiim ah qo raalka Qura anka ee waqtigaas la qoray ay aa la mid ah qoraalka Quraanka ay Muslimi inta ay hadda aqrist aan”ayuushegay Mr. Bin xigasho:dayniile.com

R.WASAARE SHARMA’ARKE "WAXAAN MADAXDA PUNTLAND IYO GALMUDUG ISKU AFGARANAY IN AY DHAQAN GELIYAAN XABAD JOOJIN DEG DEG AH”

R/Wasaaraha XFS Md.Cumar C/rashiid oo kulan qadka teleefonka kula yeeshay Madaxweynay aasha Puntland iyo Galm udug ayaa sheegay inay isku afgartay in M/G/kacyo laga dhaqan geliyo xabadjo ogin deg deg ah, iyadoo Taliyaasha Ciid amada Galmudug iyo Puntland lagu am ray inay kala qadaan ciidamada ku daga alamay M/G/kacyo. R/Wasaaraha Shar ma’arke ayaa tilmaamay in dhawaan ku lan la isugu keenayo madaxda Galmud ug iyo Puntland la qaban doono, si loo dhameeyo colaadda M/G/kacyo ee xar unta Gobolka Mudug.

"Waxaan Madaxda D/G/yada Gal mu dug iyo Puntland uga mahad celinya si da ay iiga aqbaleen in xabad joojin qaata an, ka dib markii aan qadka telefonka ku la xir iiray, runtii aad baan uga xu nahay kan Xu kuumad ahaan colaadda soo noqnoqatay ee M/Gaalkacyo, waxaana ku rajo weyna hay inay dhaqan gasho heshiis ka aan shalay garwadeenka ka ahaa” ay uu yiri R/Wasaaraha Soomaaliya.

Md.Cumar Cabdirashiid ayaa xusay in xilligan aan la joogin waqti colaad la huri yo, Soomaaliya waxa ay soo martay marx alado kala duwan, waxanaa hadda ku jir naa marxalad doorasho iyo isb adal horu marineed, waxaana bulshada Soomaaliye ed, gaar ahan kuwa M/G/kacyo ku baaqa yaa inay ka qeyb qaataan horumarka Gob olka isla markana la joogin xilli colaadeed

MADAXDA MAXKAMADAHA CIIDAMADA Q/ SIDDA OO FAAH FAAHIN KA BIXIYAY SOCDA AL SHAQO AY KU TEGEEN MASAR

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad ee C/Q/Sida ee Soomaaliya Gaasha anle Sare Xa san Cali Nuur "Shuute” oo shalay Xafiiskiisa kula hadlay Warbaahin ta Qaranka Soomaaliyeed ayaa faahfaah in ka bixiyay Socdaal Shaqo oo Isaga iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee C/Q/Sida Gen Liibaan Cali Yaroow ay ku tageen M/ Qaahir ee Dalka Masar.

G/Sare Shuute ayaa Sheegay in kulan gaar ah oo fikrado la isku dhaafsaday ay la qaateen G/Hay’adda Garsoorka Ciida mada Qalabka Sida Sareeya Gaas Cama ad Cabdalcasiis oo ay wehliy aan Xeer ila aliyaha Guud Maxkamadda Ciidamda Qal abka Sida Masar iyo guddoomiyaha Max kamadda Sare ee Ciidamada Dalka Masar.

"Socdaal Shaqo oo qaatay hal Isbuuc ayaan aniga iyo Gen Liibaan Cali Yaroow ku tagnay Qaahir ka dib markii aan casu umaad rasmi ah ka helnay Dowladda Ma sar, wuxuu ahaa kulankeenii ugu horreey ay ee dhexmaray madaxda ugu Sarreysa Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Sooma aliya iyo Masar, si wanaagsan ay ay noogu soo dhaweeyeen garoonka Diy aaradaha Magaalada Qaahir, sida taariik hda ku xusan Masar waxa ay safka hore uga jirtaa dalalka ugu horreeya dhin acaya da xeerarka garsoorka madaama Xeerar ka u dagsan Masar la dajiyay 1882Kii, ha lka Xee rarka Soomaaliyana la dajiyay 1963Kii, waxaan ka wada hadlanay sidii aan isku dhaafsan laheyn aragtiyo la xiri ira qaabka maanta ay u shaqeeyaan Gars oorka 2da dal” ayuu Yiri G/Sare Shuute.

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad ee C/Q/Sida G/sare Shuute oo hada lkiisa sii wata ayaa sheegay in Guddoom iyaha Hay’adda Garsoorka Masar uu ku lanka ka ballanqaaday in Qub arro Garso orka ku xeeldheer ay u soo diri doonaan Soomaaliya, si Garsoorka Maxkamadda Ciida mada Qalabka ay tababaro u siiya an, islamarkaana Masar ay gacan uga ge ysato talooyin la xariira haddii wax laga badalayo qodo ka mid ah xeerarka u da gsan Maxkamadda Ciidamada.

"Dowladda Masar oo ah dal Islaam ah meelo badana aan iska waafaqsanahay xeerarka u dagsan waxaan ka codsanay inay gacan dhinaca farsamada ah naga siiyaan waxkabadalista Xeerarka Gar soor ka Maxkamadda C/Q/Sida ee Soomaaliy eed si aan ula jaanqaadno xeerarka casri ga ah ee maxakamada Ciidamada duni da, maadaama xeerka u dagsan maxkam adda ciidamada aan wax laga badalin tan iyo wixii ka dambeeyay 1963kii, wey na ga aqbaleen in howshaas gacan ay naga siiyaan, sidoo kalana noo tababaraan sha qaalaha loo qaadanyo in ay ka shaqeeya an maxkamadda ciidamada kahor inta ay san shaqo galin” ayuu Yiri Gaashaanle Sa re Shuute.

Ugu dambeyntii Guddoomiyaha Maxk amadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qa labka Sida Ga ashaanla Sare Xasan Cali Shuute ayaa sheegay in Madaxdu ay isku raaceen in lasii joogteeyo kula mada 2da dhinac, ayna isdhaafsadaan warbixinada la xiriira waxyaabaha casriga ah ee kusoo kordha Xeerarka lagu maamulo maxkama daha Ciidamada Qalabka Sida.

SOMALIYA OO TAAGEERTAY MUSHARXNIMAD DA WASIIRKA ARRIMAHA DIBEDDA KENYA EE XILKA UGU SARREEYA URURKA M/AFRIKA.

Tallaabadan ayaa timid iyadoo Dowlad da Kenya olole Taa geerodoon ugu jir to sidii Wasiirka Arrima ha Dibedda Kenya, Amina Mohamed Jib ril loogu codeyn laha a Xilka Guddoomiya ha Ururka Midow ga Afrika. Afhayeenka Aqalka Dowladda ee Kenya, Mano ah Espisu ayaa hadalk aasi sheegay ka dib markii Kulan la isugu ye eray Dan jirayaasha Kenya iyo Ergooyin ka Sa re ee ka jooga dalalka kale.

Afhayeenka ayaa tilmaamay inay Wa fdiga ka yimid Somaliya sheegeen inay Dow ladda Somaliya oggolaatay codsiga loogu codeyn doono Amina Maxamed.

Wuxuuna intaasi ku daray inay Somaliya noqotay dalkii ugu horreeyey ee sameeya Bal lan qaadkaasi Codbixinta.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa la sheegay inuu Ma dax Afrikaan ah kala hadlay sidii ay codko oda u siin lahaayeen Amina Mohamed.

Doorashadda Guddoomiyaha cusub ee Ururka Midowga Afrika ayaa la filayaa in dabayaaqadda bi sha Jannaayo ee sann adka soo socda lagu doorto Xarunta Dhe xe ee AUda oo ku taalla caasima dda dal ka Itoobiya ee Addis Abeba.

Guddoomiyaha xilligan ee Ururka Mid owga Afrika ayaa ah Nkosazana DlaminiZuma oo u dhal atay dalka Koonfurta Afri ka, taasi oo xilkaasi loo doortay bishii July 12dii ee sannadkii 2012kii.

CIIDAMADA BURUNDI OO LAGA YAABO INAY ISAGA BAXAAN AMISOM

Ciidamada Burundi ee qeybta ka ah ha wlgalka AMISOM ayaa laga yaabaa inay isaga baxaan AMISOM bacdamaa aysan helin wax mushaar ah muddo dheer. Dha nka kale ayaa waxaa dawlada Burundi ay sheegtay in wax xilal ah oo dhanka hogga aminta ah ciidamadeeda loo diiday. Labo waz iir oo dawlada Burundi ka tirsan ayaa arinkaa ka dhawaajiyay caasimada dal kaa ee Bujumbura.

"Ciidamada Burundiyaanka waxaan la ga siin jagooyin AMISOM. Dhibaato kale waxay ka jirtaa qorsheyaasha wax lagu sii yo ciidamadeena nabad ilaalinta' ayuu yiri mid ka mid ah waziiradaa, Emmanuel Nta homvukiye. Si kastaba ha ahaatee, wux uu kaloo sheegay in arinkaa ay wadaxaa jo od kusaabsan la leeyihiin midowga Afr ika (AU).

Inkastoo ciidamada Burundi ay Sooma aliya iyo J/Afrikada Dhexe u joogaan na bad ilaalin dalka Burundi qudhiisa ayaa ra bshadi ka dillaacday bishii 4aad ee kal ho re ka dib markii madaxweynaha dalkaa Pierre Nkurunziza uu xilka madaxweyne nimo isku dhajiyay.

FAROOLE "HADDII DOORASHO LA DOONAYO INAY DALKA KA DHACDO HALA JOOJIYO DAGAALKA GAALKACYO”

C/raxmaan Maxamed Faroole oo ka mid ah xubnaha aqalka sare ee baarlama anka ayaa baaq na badeed kasoo saaray dagaalada ka dhacaya magaalada Gaalk acyo ee u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug. Cabdiraxmaan Faroole madaxweyn ihii hore ee Puntland, ayaa dagaalada Ga alkacyo ku taliyay in si dhaqsi ah loo jooji yo haddii la doonayo in doorasho sanad kaan ka dhacdo dalka Soomaaliya.

Dagaalada u dhaxeeya labada ma amul ayuu sheegay inay caqabad kale ku noqon karaa door ashada dadban ee san adkaan la qorsheeyay iney guud ahaan dalka ka dhacdo. Sidoo kale wuxuu sheegay in dhankooda ay xubnaha aqalka sa re ee Galmudug kala shaqeyn doonaan sidii dagaala da loo joojin lahaa.

Dowlada Soomaaliya madaxdeeda ay uu ugu baaqay iney tagaan magaalada Gaalkacyo haddii la doonayo doorasho ka dhacdo Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay.

M/Puntland ayaa aamisan in DS ay door ku leedahay dagaalada G/Mudug, iyadoo madaxweyne Xa san Sh uu sheegay in marnaba dowlada door ku yeelan doonin xiisad colaadeed oo Soomaaliya ka tagan in la xaqliyo mooyaane.

NIN SOMALI OO KA GANACSANAYEY XASHII SH OO LAGU XIRAY JESIIRADDA MALTA.

Xabiib Salif Saciidu oo la sheegay inuu u dhashay Somaliya ayaa lagu helay in uu Ganacsi aha an u tahriibinayey 40 gar aam ee Daroogadda nooca Xashiishka.

Wargeyska Malta Today ayaa qoray in Eedeysanahaasi oo 32 jir ah la amray in lagu sii hayo Xabsiga, ka dib, markii lagu helay kaganacsiga Xashiishka iyo inuu beertay Xashiishka, waa sida ay Baaraya asha ka hor sheegeen Maxkamadda.

Eedeysanaha ayaa la filayaa in mar kale la soo taagi doono Maxkamadda isbuuca soo socda.

BOQOLAAL TAHRIIBAYAAL OOSHALAY LA SOO BADBAADIYEY OO GAARAY TALYAANIGA.

Kudhawaad 700 Tahriibayaal ayaa shalay si nabad ah ku gaaray Dekedda M/ Augusta ee Jesii rdda Sicilia ee dalka Talyaaniga. Tahriibayaasha ayaa la shee gay in laga soo badbaadiyey Badda Medi terranean Sea, iyagoo ku safray dooni aan ammaan ahayn. Maraakiib laga leeya hay dalalka Talyaaniga iyo Spain ayaa la sheegay inay soo daadgureeyeen Tahri ibayaashaasi, iyagoo ugu dam beyntii gee yey Jesiiradda Sicilia.Maalintii Sabtiga ee la soo dhaafay, Ilaaladda Xeebaha Talya aniga waxay she egeen inay in ka badan 2,200 Tahriibaya al ka soo badbaadiyeen Badda, kuwaasi oo doo nayey inay soo ga araan Xeebaha Talyaaniga. 10 mayd ay aa laga dhex hel ay Doonyahaasi. Dhin a ca kale, Hay’adda Muhaajiriinta Caala mka ee IOM ayaa she egtay inay 4,220 Tahriibayaal sann adkan ku geeriyoodeen Badda Mediterraneanka.

SOMALILAND: GARSOORAYAAL LAGU EEDEEYAY FAAFIN DACWADO DHAN KA AH GARSOORKA OO LA XUKUMAY

Maxkamada Go bolka Hargeysa ay aa shal ay Xuku nno ku ridday afar qareen oo hore loo gu eedeeyey Inay Bara ha bul shada ee Facebo ogga ku faafiyeen dacaay ad do ka dh an ah garsoorka Somaliland iyo iska hor keen bahda garsoorka.

Garsoorayaashan Maxkamadda la horkeenay ayaa lagu eedeeyey inay buuq iyo sawaxan ka bilaabay maxkamadda dhex deeddi, isla markaana la sheegay inay qa sayeen wakhtigii maxkamadda dhexdee da lagu jiray, taasina waxay keentay in hal sanno oo xadhig ah lagu xukumo sida uu ku dooday garsoorihii xukunka ku fuli yey.

Gudoomiye Axmed Dalmar ayaa shee gay in 4ta garsoor sameeyeen fal liddi ku ah anshaxa ha bsami u socodka maxkam adda, kuwasoo is hor istaag ku sameeyey wakhtigii maxkamadda lagu ji ray,isla mar kaana buuq iyo sawaxan ka dhex abuur ay maxkamadda dhexdeedda, taasina ay keen tay in xukun degdeg ah lagu xukumo oo min hal sanno oo xadhig ah.

Garsoore Dalmar ayaa sheegay in 4ta eedeysanayaaasha ahaa dadkii dhagay sanayey ku amre en inay ka baxaan maxk amadda, isla markaana aflagaado u geyst een garsoorihii xukunka qaada yey, Wax aanu sheegay in lagu qaaday qodob shee gaya hadddii eedeysanuhu ku kaco an shaxa ka baxsan nidaamka lagu qaaadi karo.

4ta Qareen ee xukunka xadhiga ah lagu riday ayaa kala ahaa Daahir Max amed Faarax, Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud, Jaamac Cali Ismaaciil, Xasan Maxamed Fadal. hase yeeshee, Guddoo miyaha xarunta xuquuqal Insaanka somal iland Guuleed Dafac ayaa difacaay gars oor ayaasha la xukumay, waxaanu sheeg ay inay ka kaceen wax ay xaq u leeyihiin oo uu ku tilmaamay is hortaageed ka dhan ah, isla markaana sheegay inuu sharcigu dhigayo.

MAXAA SAAKA KA CUSUB MAGAALADA GAALKACYO ?

Wararka inaga soo gaaraya Saaka M/Gaalkacyo ee xarunta G/Mudug ayaa waxa ay shee gayaan in xaaladu ay tahay mid deggan, ka dib markii shalay halkaasi ay ka dhaceen Rasaas goos goos ah.

Wariiyayaasha ku sugan M/Gaalkacyo ayaa soo sheegaya in xaalada Saaka ay tahay mid degg an, welina 2dhinac ay isku hor fadhiyaan goobihii lagu dagaalamay.

Shalay M/Boosaaso waxaa gaaray Wakiilka QM ee arrimaha Soomaaliya Mic heal Keating, isag oo kulan la qaatay Ma daxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas, waxaana ay ka wa da hadleen sidii loo joojin lahaa colaada Gaalkacyo.

Madaxweynayaasha Maamullada Punt land iyo Galmudug oo ku wada hadlay qa dka telefoonka ayaa ku heshiiyay in maa linta Jimcaha ah M/Gaalkacyo lagu qabto shir dib u heshiisiin ah. Maga alada ayaa waxaa soo gaaray burbur xoogan ka dib dagaalo ka socday muddo ku dhow hal bil.

DOWLADDA TURKIGA OO MUQDISHO KA FUR TAY XARUN TII LABAAD EE LOOGU MAGAC DA RO MADAXWEYNE ERDOGAN

Dowladda Turkiga oo ka mid ah wadamada caawiya dalka Soo maaliya ayaa xa runtii 2aad ee ay ugu magac darto Mada xweynaha dalkaas Recep Tayyip Erdog an waxay ka furtay M/Muqdisho, iyadoo munaasabadaasi ay ka soo qeyb galeen madax ka tirsan XF, Safiirka Turkiga iyo xubno ka socday qeybaha bulshada. Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya M/ Muqdisho oo halkaasi ka jeediyay khud bad ayaa sheegay in jaamacadaan cusub ee ku dhex taala Isbitaal Digfeer lagu bar anayo cilmiga caafimaadka ay qeyb ka ta hay ballanqaadyadii Madaxweyne Erdo gan. "Waa jaamacadii ugu horeysay oo dowladda Turkiga ka furto dalalka dibad da, waana tallaabo lagu farxo” ayuu yiri safiirka Turkiga oo sheegay in howlahaan ay ka mid yihiin mashaariicda Turkiga ka wado dalka Soomaaliya.

Xaruntaan oo ah dugsigii hore ee Fars amada ayaa horay dayactir aan dhameys tirneyn waxay uga fuliyeen hay’adaha Tur kiga ee ka howlgala M/Muqdi sho, iyadoo munaasabadda dorraad ka dhacday hal kaasi ay noqoneyso xaruntii labaad ee caafimaadka lagu baranayo.

Dhinaca kale waxaa halkaasi ka hadlay Wasiir K/Xigeenka caafimaadka Dowlad da xilligeedu dhammaaday ee Federaalka Soomaaliya Cusmaan Daallo, Wasiirka Arrimaha gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo iyaguna tilmaamay baahida xilligaan ka jirta dalka inay ka mid tahay arrimaha caafimaadka, waxay na uga mahad celiyeen Turkida doorkoo da ku aadan taageerada Soomaaliya ay la garab taagan yihiin.

Shirkadaha Turkida ayaa ku soo bad anayay tan iyo wixii ka dambeeyay markii Madaxweyne Recep Tayyib Erdogan uu ka soo degay M/Muqdisho, hal kaasi oo uu ka qeyb qaatay taakuleynta qoysas ay la degeen abaarihii xilligaasi ka jiray dal ka. Hay’adda NILE Akademy ee laga leey ahay dalka Turkiga ayay ahayd markii la gu soo eedeeyay inay taageerto argagixi sada, taasi oo sababtay in albaabada loo laabo gebi ahaanba mashaariicdii ay dal ka ka waday, taasi oo siyaabo kala duw an looga hadlay isla markaana shaki we yn gelisay shacabka Soomaaliyeed tag eerada Turkiga inay tahay mid madma dow ku jiro.

DOORASHADA MADAXWEYNAHA MAREYKAN KA OO SAACADAHA SOO SOCDA BILAABAN DOONA

Dadka Mareykanka ah ayaa saacadaha soo socda u dareeri doono goobaha cod bixinta, si ay ugu codeeyaan Madaxweyn ihii 45aad ee uu yeesho Mareykanka, waxaana labada Musharax ee ku loola maya xilkaas ay ku guda jiraan saacadihii u dambeeyay ee ololahooda.

Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump iyo Musharaxa Xisbiga Dimoqraadi ga Hillary Cli nton ayaa taageerayaashoo da kula hadlay fagaare kala duwan, iya goo weydiistay in codkooda sii yaan.

Illaa 46 milyan oo ruux ayaa lagu wa daa inay ka qeyb qaataan codeynta doora shada Madaxweyn aha, iyadoo xarumaha cod bixinta la furi doono subaxnimada hore ee Talaadada waqtiga Mareyk anka.

Saadaal la sameeyay ayaa la ogaaday in Hillary Clinton ay ka horeysay Musharaxa kale ee la loo maya Donald Trump.

FBIda Mareykanka ayaa axadii shaaci yay inaanay wax caddeyn oo dambi ah u aheyn fariimihii emaillada gaarka ahaa ee ay isticmaali jirtay Hillary Clinton, xilligii ay aheyd Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, taas ayaana la rumeysan inay sare u qaaday rajada Ms Hillary Clin ton. Hill ary Clinton ayaa haddii ay ku guu leysato doorashada Madaxtinimada Mare ykanka ayaa noqoneysa haweeneydii u horeysay ee taariikhda xilkaas ku guuleys ata.

Sidoo kale Musharaxa kale ee Ganac sadaha ah, Donald Trump oo ah nin khud badihiisa ay murano dhaliyaan ayaa had dii isna uu ku guuleysto waxaa uu noqona yaa ninkii u horeeyay oo siya asada ku cu sub oo ku guuleysta xilka Madaxweynaha Mareykanka. Si kastaba ha ahaatee wax aa isha lagu hayaa natiijada doorashada Madaxweynaha Mareykanka, waxaana 2da musharax ay ku jiraan waqtigii u dam beeyay ee ay ololahooda ka wadaan gobolada Mareykanka.

G/DOORASHOOYINKA OO 3 CISHO U QABTAY IN LAGU SOO GABA GABEEYO DIYAARGAROW GA DOORASHADA AQALKA HOOSE

Guddiga Hirgelinta doorashooyinka da dban ee Somaliya ayaa Maamul Gobole edyada kale ee aan weli qaban doora sha da Xildhibaanada Aqalka Hoose ugu baa qay inay 3 maalin ee soo socota inay ku soodhameeyaan waxyaabaha ka dhi man Diyaargarowga qabsoomida Doora shada Xubn aha Aqalka hoose taasoo ka bilaabaneysa shalay. Gudd iga ayaa sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in maamul Goboleedyada dhiman inay de dejiyaan qabashada doora shada Xildhi baanada Aqalka Hoose.

Afhayeenka Guddiga Hirgelinta dooras hooyinka dadban ee Somaliya Maxamed Keynaan ayaa Warbaahinta u sheegay in Maamul goboleedyada Jubbaland, Galm udug iyo K/Galbeed Somaliya inay dadaj iyaan dhismaha Aqalka Hoose isla marka ana ay Ergooyinkooda doortaan Xildhibaa nada Aqalka Hoose ee ka imaanaya deeg aanadooda.

"Guddiga wuxuu ku boorinayaa Guddi yada kale ee D/Goboledyada ee haray, in ay soo dhameys tiraan Diyaargarowgooda si Doorashada ay uga dhacaan Deegana dooda, D/Goboledyada Galmud ug, Jubb aland iyo K/Galbeed, ayaa la filayaa 3 ci sho inay ku soo dhameeyaan Doorasha da ka dib marka ay soo buuxiyaan Shur uudaha looga baahan yahay, Shuruudaha haray waxaa waaye Erg ooyinkii waa diya ar Musharaxiinta tartamaya inay soo gud biyaan Kuraasta Haweenka oo qoon deys an inay soo gudbiyaan.” Ayuu yiri Afhaye enka Guddiga Doorashada.

Waxa uu sheegay in waqtiga uu yar ya hay loona baahan yahay in 3 maalmood ee soo socota lagu dhamaan waxyaaba ha dhiman ee Diyaargarowga ah. Ilaa ha da Maamulka Puntland ayaa soo doortay Xildhibaano gaaraya 12 Xildhibaan, kuwa asi oo hada la xaqiijiyay inay yihiin Xildhib aano ra smi ah oo Afarta sano ee soo soc ota ah. Maalmaha soo socda ayaa la fil ayaa xarumaha Maamul Goboledyada dal ka ka ji ra inay si rasmi ah uga bilaabato Doora shooyinka Xubnaha Aqalka hoose. M/Go boledyada qaar ayaa waxaa ka jira murano ku aadan sida Jufooyinka ay u ka

la qaybsadeen Xubnaha Ergooyinka ah.

MADAXWEYNE XASAN OO KA HADLAY DAGA ALKA M/GAALKACYO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soma liya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay dagaalka mudada bisha ah ka soc onaya M/Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Madaxweynaha oo wa reysi siiyay Universaltv, waxna laga weydiiyay waxa uu kaga jawaabayo eedeymaha Puntland, ee ah in Dowladda Somaliya ay hurinayso dagaalka Gaalkacyo, ayaa si adag u bee niyay eedey mahaasi.

"Waxaa la yiri dagaal hadduu dhaco wa xa ugu horeeya ee dhinta waa runta. Dag aal hadduu dha co runta way dhimana ysaa, dagaalkaas uun baa xoogga saara ya.” Ayuu yiri Madaxweynaha Som aliya.

Madaxweynaha, ayaa yiri "Dowladda Fe deraalka ee Somaliya meel ay uga shaq ayso horin col aado ma jirto, laakiin waxaa la taaban karaa oo marqaati leh meelo ba danoo uga shaqaynay colaad da inay dan to. Wax doora iyo wax qalbiga kala jir ah oo Dowladda Somaliya ay u hayso colaad da meeshaasi ka jirta, haba yaraatee ma jirto.”Waxaa uu intaa ku daray "Walaalah aas waan ka codsa nay, waan kala shaq aynay, horeyna waan uga shaqaynay. Bi shii December heshiis beesha caa lamka iyo Madaxda Somalida oo dhan ay goobjo og ka ahaayeen, ayaa lagu heshiiyay M/Gaal ka cyo, dhaqangelinta heshiiskaasi uun baa dib nooga dhacay. Dhaqan gel inta heshiiskaasi dib u dhic iisii ayaa keen ay gocashada mardambe in colaadda soo cusboonaato ee wax cusub maaha.”

Dhanka kale Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud, ayaa hoosta ka xariiqay in co laadda Gobolka Mudug ay jirto muddo hal qarni ka badan, islamarkaana aysan aha yn wax shalay uun la bilaatay Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Dagaalka horaantii bishii October ka soo cusboonaday M/Gaalkacyo, ayaa sab abay khasaaro dhimasho, dhaawac iyo burbur maaliyadeedba leh, iyadoo dadkii magaalada ku noolaana ay intoodu bad an isaga carareen guryahooda.

AXMED MADOOBE "G/KACYO NABADEEDA ILAA IMAARADKA U TAGNAY INUU DAGAAL KA SOCDO WAAN KA XUMAHAY”

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Isla am (Axmed Mado obe) oo la hadlaywarbaahinta M/Kismaayo ayaa wa xa uu ka hadlay Dagaalka dib ugu soo cusboonaad ay M/Gaalkacyo ee xaru nta G/M udug, halkaasi oo ay ku Dagaa laayaan Ciidamo ka kala socda Maamul ada Puntland iyo Galmudug. Md.Axmed Madoobe) ayaa wuxuu sheegay in uu aad uga xun yahay falkan Dagaalka ah, sidoo kalena ay cambaarey anayaan, waxaana uu sheegay in muhiim ay tahay in la dhowro heshiiskii Magaal ada Dubai ay ku kala saxiixdeen Mada xda Maamullada Puntland iyo Galmudug C/wali Maxamed Cali Gaas iyo C/kariin Xuseen Guuleed. Waxa uu sheegay Nabadda Gaalkacyo inay u ta geen ilaa Imaaraadka Carabta, hadana Gaalkacyo dagaal uu ka socdo, taasina ay tahay ay aan darro weyn. "Waxaan mar ka hore cambaaraynaya oon waliba ka xumahay in Gaalkacyo oo na badeeda aan ilaa Im aaradka u tagnay in uu dagaal kasocdo maha wax la aqbali karo.” Ayuu yiri Md. Axmed Madoobe . Ma daxweyna ha ayaa sheegay inay Gaalkacyo u diray aan waf di dhex dhexa adin ah, waxaana uu xusay in Shirkii Ima araadka wajigiisa 2aad uu 20ka Bishan Kismaayo ka furma ayo. Colaadda ka taa gan M/Gaalkacyo oo no qotay mid soo laa laabata ayaa dhibaata da ugu badan waxa ay ka soo gaarta Bu lshada ku nool Magaaladaasi oo ka salkacay aqaladoda.

MADAXDA MAAMULADA GALMUDUG IYO PUNTLAND OO MAALINTA JIMCAHA KUWADA KULMAYA M/GAALKACYO

Ergayga gaarka ah ee Xogyaha Q/M u qaabilsan Arrimha Soomaliya Michael Ke ating oo shalay socdaal ku gaaray M/Boo saaso ee G/Bari ayaa sheegay in madax da DFSiyo kuwa M/mulada Puntland iyo Galmudug ay isku afgarteen in xabad joo jin laga dhaqan galiyo M/G/kacyo ee ee G/ mudug. "Waxaan aad isula soo qaadn ay dhibaatada kasoo cusboonaatay M/G/ kacayo, waa arrin xanuun badan, waa ar in cid kasta ay tahay inay ka damqato, loo na baahan yahay in xal waara loo helo G/kacayo iyo mudug, waxaanu intaan wa da joognay khadka telfoonka ku xariirnay R/Wasaraha Soomaaliya Cumar Cabdira shiid iyo Madaxweynaha Galmudug Cab dikariim Xuseen Guuleed, waxaanuna isla qaadanay in la sameeyo xabad joojin kab acdina madaxdu ay isugu yimaadaan Ma anlinta jimcaha M/G/kacayo”. Ayuu yiri Mi chael Keating

Denjire Michael Keating ayaa Sidoo ka le sheegay in wax laga xumaado ay tah ay colaada kusoo laabatay M/Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, isagoo Gal mudug iyo Puntland ugu baaqay inay u naxaan shacabka Magaaladaasi ku nool HAWADA CAASIMADDA HINDIYA OO WASAQ NOQOTAY

Wax dhado iyo qiiq oo kala ah, ayaa meel walba ceyriyaamo geliyay, iyadoona culeys ku keentay nolosha bulshada ku dhaqan qaybaha kala gedisan ee M/De lhi. Dadka deegaanka, ayaa ka cabanaya hawada wasaqeysan, iyadoo xitaa ay ku adag tahay neefsashada, mana wanaags an baa la leeyahay araga.

Dadka, ayaa waxaa la arkayaa iyagoo ay afka iyo sankuba u duuban yihiin, kol ka ay guryahoodu ka baxayan. Taa oo muujinaysa sida aysan ugu neefsan karin hawada magaalada. Wasiirka Deegaanka Hindiya Anil Dave, ayaa Axadii ku dhawa aqay xaalad deg deg ah oo lagu soo ro gay Caasimadda India, waxaana saddex maalmood oo Isniinta maanta ka bilaaba nayso la xiray goobihii waxbarashada.

Wasiirka, ayaa sidoo kale iclaamiyay in la mamnuucay dhismayaasha guryaha iyo dumintooduba, muddo shan maalmo od ah, si wax looga qabto buu yiri hawada wasaqeysan. Heerka wasaqda ee hawa da M/Delhi, ayaa waxaa la leeyahay wax ay gaartay in ka badan toddobaatan jeer, midkii ay dejisay Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO. Wasaqdan, ayaa wa xaa lagu sheegay inay ka dhalatay bal la gu gubaayo Gobola da Haryana iyo Pun jab.shalay ayaykulan ka yeelanyeen amu urtaasi Wasiirada 2daasi Gobol. Boqolaal ka mid ah shacab ka reer Delhi, ayaa Axadii isugu soo bax ay bannaanbaxka dhan ah hawada wasa qeysan, waxayna dalbanayaan in wax la ga qabto. Delhi

MAXKAMADDA SARE EE KENYA OO GO’AAN KA GAAREYSA XERADA DHADHAAB

Dhadhaab ayaa waxa ku nool nus mal yuun qof oo u badan qaxooti Soomaali ah. Maxkamadda sare ee dalka Kenya ay aa shalay dhageysan doonto dacwad ka dhan ah go’aanka dowladda Kenya ay ku xireyso xeryaha qaxootoga ee Dhadhaab.

Hay’adda xaquuqul insaanka dalka Kenya ayaa sheegaysa in xiritaanka xerada Dhadhaab ay masiibo ku tahay kumman aanka qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool halkaasi, kuwaasi oo ay sheegtay in aysan haysan meel ay ku laabtaan.

Mas’uuliyiinta Kenya ayaa sheegaya in ay doonayaan in dhammaadka bishan ay albaabada yu laabaan xeradaasi Dhadh aab.

Waxa ay ku eedeeyeen qaar ka mid ah dadka qaxootiga ah ee deggan Xeryaha asi in ay u adeegaan AlShabaab si weer arro looga gaysto gudaha dalka Kenya.

Xeryaha Dhadhaab oo loo arko in ay yi hiin kuwa ugu ballaaran caalamka ayaa waxaa la aasaasay kaddib colaaddii soke eye ee Soomaaliya si hooy loo siiyo Soo maalida ka soo qaaxaya dalkooda.

SOMALI KU EEDEYSAN BURCADBADDD ENIMO OO LAGU XUKUMAY MARAYKANKA.

Saddex nin oo Somali ah ayaa shalay la soo taagay Maxkamadda Rafcaanka ee Maraykanka, iyagoo lagu soo oogay inay bishii April ee sannadkii 2010kii weerar ku qaadeen Markabka Dagaalka ee USS Ashland oo xilligaasi marayey Gacanbiyo odka Cadmeed ee u dhexeeya Somalia iyo Yemen.

Garsoore Raymond Jackson ayaa ku dhawaaqay in Labo ka mid ah Eedeysa nayaasha lagu xukumay Xabsi Daa’im, halka Eedeysanaha 3aad lagu xukumay xabsi 33 sanno ah, kadib, markii uu Bar aayaasha Maraykanka ka taageeray Kiis kale oo Burcadbaddeednimo ahaa.

Eedeysanayaasha lagu xukumay Xabsi Daa’imka ayaa lagu kala magacaabaa C/r isaaq Abshir Cusmaan iyo Maxamed Cab di Jaamac. Eedeysane kale oo lagu maga caabo Maxamed Cali Saciid ayaa lagu xu kumay xabsi 33sano, waxaana la sheeg ay in Eedeysanaha uu Baarayaasha Mar aykanka ka taageeray Dacwad ku socota Eedeysane kale oo Dhexdhexaadiye u ahaa Burcadbaddeeda.

Dhinaca kale, Eedeysanayaashaasi ay aa xukunkaasi ku muteystay waxay bishii April ee sannadkii 2010kii weerareen Markabka Dagaalka ee USS Ashland oo ay u qaateen inuu yahay Markab Gana csi.

DOWLADDA IIRAAN OO WADAXAAJOOD KULA JIRTA BURCADBADDEEDDA SI LOO SII DAAYO KALLUUMEYSATO IIRAANIYIIN AH.

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dib edda ee dalka Iiraan, Bahram Qaasimi ay aa hadalkaasi ku shjeegay mar uu Suxu fiyiinta kula hadlay Caasimadda dalkaasi ee Tehraan. Waxa uu sheegay inay socd aan Dadaal Diplomaasiyadeed oo lagu doonayo in lagu soo daayo 23 Kalluum eysato Iiraaniyiin iyo Doonidooda oo ay Burcadbaddeed ku haystaan gudaha dalka Somalia.

Afhayeenka waxa uu tilmaamay inay socdaan dhaqdhaqaaqyo Diplomaasiyade ed, balse aan Saxafadda loo soo bandhigi doono heerka uu marayo Dadaalkaasi la gu soo dayn doono Kalluumeysatada Iira an ee lagu haysto gudaha Somalia.

Dhinaca kale, Afhayeenka waxa uu qir ay inaysan xirrir la samaynin Dowladda Somaliya, maadaama uusan jirin wax Xiri ir Diplomaasiyadeed oo ka dhexeeya 2 Waddan. Wuxuuna taasi bedelkeeda she egay inay la kaashan doonaan Hay’ad daha Caalamiga, iyo inay si toos ah ula xiriirayaan Burcadbaddeeda si waanwa an looga galo Dadaalka lagu doonayo in lagu sii daayo 23ka Kalluumeysatada Iiraan oo horey looga qafaashay Xeebaha Somaliya.

SHARIIF XASAN OO WADA QORSHE UU JAWA ARI KAGA ILAALINAYO INUU KU GUULEYSTO KURSIGA XILDHIBAANIMO (WARBIXIN)

Madaxweynaha K/Galbeed Shariif Xa san Sheekh Aadan oo maalmo ka hor Ba ydhabo kaga dhawaaqay inuu yahay Mu sharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya, ogolaanshana ka helay Xild hibaanada Koofur Galbeed ayaa bilaabay qorshihii ugu horeeyay ee uu doonayo in hal tallaab ugu qaado damaciisa kursiga Madaxweynaha Soomaaliya.

Shariif Xasan oo saameyn iyo awood ballaaran ku dhex leh Beelaha Digil iyo Mi rifle ayaa doonaya inuu ka ilaaliyo Prof. Jawaari kursiga Xildhibaanimo ee Beeshi isa, si aan mar kale dib isugu soo sharax in xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Qorshaha uu wato Shariif Xasan ayaa ah in aanay markan Beelaha Digil iyo Mirifle isku soo sharaxin xilka Guddoomiyaha Ba arlamaanka, taa bedelkeedna ay beel ka le hesho xilkaas, si ay Beelaha Digil iyo Mirifle markan u helaan xilalka Madaxw eynaha ama Ra’iisul Wasaaraha midk ood.

Sidoo kale Shariif Xasan ayaa xilka Gu ddoomiyaha Baarlamaanka u diyaarin aya inay isku soo sharaxaan siyaasiyiin ay gacan saar leeyihiin oo ka soo kala jeeda Beelaha Daarood iyo Hawiye.

Ilo wareedyo ku dhow dhow Shariif Xasan ayaa sheegaya in dadaal badan uu ugu jiro sidii aan Jawaari ugu guuley san laheyn kursiga Xildhibaanimo ee bee shiisa, waxaana ergooyinka dooranaya kursigaas ay yihiin kuwo uu gacanta ku haayo. Wararka ayaa sheegaya in oday aasha Digil iyo Mirifle uu hordhigay qo rshe ah in Jawaari aanu ku guuleysan kursiga, si aanu mar dambe isku soo sha raxin xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la hadal haayo in mar kale uu doonayo inuu qabto.

Guddoomiye Jawaari oo maalinimadii shalay gaaray magaalada Baydhabo ay aa sheegay in kursigiisa Xildhibaanimo uu yaalo halkan, isla markaana uu rajo bad an ka qabo inuu ku guuleysto Xildhiba anim. Jawaari ayaa kulamo gaar gaar ah la lahaa Beeshiisa iyo xubnaha ergooyin ka ee wax dooranaya, isagoo ka dhaadhi cinaya in aanay eegin damaca Shariif Xas an oo aanu noqon mid seejiya awoodii ay ku lahaayeen Saddexda kursi ee ugu sar eeya dowladda, taas oo la micno ah in ha dii xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka ku guuleysto cid aan aheyn Beelaha Hawiye iyo Daarood.

Guddoomiye Baarlamaan ayaa waxaa isu soo sharaxi oo kaliya nin ah Xildhib aan, sidaas darteed Xildhibaanada 275ta Xildhibaan ayaa laga doonayaa inay ka soo baxaan Musharaxiinta u taagan xilka Guddoonka Baarlamaanka. Doorashadii dhacday sanadkii 2012kii ayuu Shariif Xa san ku fashlmay Musharxnnimadiisa Mad axweynaha Soomaaliya, kadib markii Gud doomiyaha Baarlamaanka loo doortay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ta as ayaana meesha ka saartay damacii Shariifka ku doonayo inuu kaga weeciyo beelaha Digil iyo Mirifle xilka Gudd oomiyaha Baarlamaanka oo tan iyo san adkii 1960 ay heli jireen.

SAFIIRKA MARAYKANKA U JOOGA NAIROBI OO LAGALA HADLAY FALKII LAGU DILAY NIN SOMALIKENYAN AH.

Danjiraha Maraykanka u jooga Kenya, Robert Godec waxa uu Nairobi kula kul may Koox Dhallinyaro SomaliKenyan ka timid magaalada Wajeer, waxayna ka wa da hadleen Falkii uu Sarkaal ka tirsan Boli ska Kenya oo ilaalo ka ahaa Safaaradda Maraykanka ku dilay Nin SomaliKenyan ah oo la oran jirey Cabdi Mahad Ibraahim Xasan.

Danjire Robert Godec ayaa waqti adag ku qaatay sidii uu Dhallinyarada ugu faa hfaahin lahaa qaabka uu dhacay dilka Marxuumkaasi oo bishii October 27dii la gu hor dilay Safaaradda Maraykanka ee Nairobi.Danjiraha waxa uu beeniyey inuu jiro qorshe lagu qarinayo qaabkii uu u dha cay dilkii Marxum Cabdi Mahad Ibraahim Xasan oo 24jir ahaa.

"Waxaa bixinaynaa Taageero, waxa ana idiin ballan qaadi karaa inaysan jirin wax ay Maraykanka qarinayaan” ay uu yiri Danjiraha oo ay su’aalo badan wey diiyeen Dhallinyarada Qiiraysan ee ka timid Wajeer Dhallinyarada waxay ka cod sadeen Danjiraha in la baahiyo Muuqaal ka ay duubeen Kamerooyinka Qar soon ee ku rakiban Safaaradda Maraykanka ee Nairobi. qorey ayey Saraakiisha Boliska Kenya u sheegeen in Marxuumka la dilay uu Tooreey ku dooxay mid ka mid ah Sa raakiisha Boliska ee Ilaaladda ka ahaa Dhismaha Safaaradda Maraykanka ee magaalladda Nairobi

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip