Guddiga Doorashooyinka oo 3 maalmood u qabtey in ay doortan Aqalka hoose maamul goboleedyada

0
Monday November 07, 2016 - 10:44:58 in Wararka by
  • Visits: 548
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga Doorashooyinka oo 3 maalmood u qabtey in ay doortan Aqalka hoose maamul goboleedyada

    Guddiga Hirgelinta doorashooyinka dadban ee Soomaaliya ayaa Maamul goboleedyada kale ee aan weli qaban doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ugu baaqay iney 3 maalin ee soo socota iney ku qabtaan doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Hirgelinta doorashooyinka dadban ee Soomaaliya ayaa Maamul goboleedyada kale ee aan weli qaban doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ugu baaqay iney 3 maalin ee soo socota iney ku qabtaan doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya deegaanadooda.

Guddiga ayaa sidoo kale sheegay In ay muhiim tahay in maamul goboleedyada dhiman iney dadajiyaan qabashada doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose.

Afhayeenka Guddiga Hirgelinta doorashooyinka dadban ee Soomaaliya Maxamed Keynaan ayaa Warbaahinta u sheegay in Maamul goboleedyada Jubbaland, Galmudug iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya iney dadajiyaan dhismaha Aqalka Hoose isla markaana ay ergooyinkooda doortaan Xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya deegaanadooda.

gudiga-doorashada

Waxa uu sheegay in waqtiga uu yar yahay loona baahan yahay in 3 maalmood ee soo socota lagu dhameeyo qabashada doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip