WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 29-KA OKTOOBAR 2016-KA

0
Saturday October 29, 2016 - 09:44:56 in Wararka by
  • Visits: 1159
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 29-KA OKTOOBAR 2016-KA

    MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO XARIGGA KA JARAY DHISMAHA WASAARADDA MAALIYADDA Madaxweynaha J.S, Xasan Sh. Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha wasaaradda Maaliyad da oo ka kooban dhowr dabaq oo si casri ah loo dhisay, isagoo kormeerray qeybaha xar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO XARIGGA KA JARAY DHISMAHA WASAARADDA MAALIYADDA Madaxweynaha J.S, Xasan Sh. Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha wasaaradda Maaliyad da oo ka kooban dhowr dabaq oo si casri ah loo dhisay, isagoo kormeerray qeybaha xaruntaasi ay ka koobantahay. Munaasabadda waxaa ka qeybgalay wasiirro,Duqa Muqdisho, taliliyeyaasha ciid anka iyo ganacsato Soomaaliyeed oo ah kuwa bixi yay qaar ka mid ah canshruucta lagu dhisay dhism aha. Agaasimaha guud ee W/Maaliyadda iyo agaasi maha mashaariicda wasaaraddaasi ayaa qiray in ho rumar weyn oo dhanka dib u habeynta shaqaal aha iyo xarumaha shaqo ee W/Maaliyadda la sa mee yey, tallaabadaasina ay daliil u tahay dhisma ha uu madaxweynaha xarigga ka jaray.

Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise, ayaa hoosta ka xariiqay in nidaam maa liyadeed oo deggan isla markaana la jaanqaa di kara kuwa caalamka Soomaaliya ay yeelatay.

Wasiirka Maaliyadda Maxamad Ibraahin "Fargeti” ayaa tilmaamay in wasaaraddu ay dadaal balaaran ugu jirto sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha dal ka, wuxuuna dhismaha xarunta wasaaradda ku til ma amay guul isoo hoyatay ummadda Soomaaliy eed.

Guddoomiyaha G/ Banaadir Ahna duqa Muqdi sho Yusuf Xuseen Jimcaale, ayaa ugu baaqay shac abka Soomaaliyeed inay ku dadaallaan bixinta canshuurta, waxaa la dhisay waddooyin laami ah oo ay ku baxday Afar Milyan oo dollar oo ka timid mashruuca dalkaaga dhiso waa hantidada dadka Soomaa liyeed ee gobolka Banaadir.

Madaxweynaha JS,Md.Xasan Sh, ayaa sheegay in mid ka mid ah Lixdii tiir ee ay ku dhisneyd dowla ddiisa uu yahay horumarka iyo dib u habeynta siyaasadda Maaliyadda Md.Xasan Sh,ayaa sheeg ay in Soomaaliya ay gaartay nidaamka Tiknoolaji yadda Maaliyaddeed ee dunida ay ku shaqeyso, waxa uu tilmaamay in Soomaaliya ay soo gaboga beysay tijaabadii uu caalamka geliyey oo haddii ay dham maato dalka laga cafin doono lacago deymo ah oo gaaraya Shan Bilyan oo dollar.

Ugu dambeyntii Md.Xasan Sh, ayaa mar kale u gu baaqay shacabkiisa in ay isku tashadaan oo ay u midoobaan sidii ay dalkooda u dhisan lahaayeen.

FBIDA OO KU BIIRTAY BAARTITAANKA SOMALIKEN YANKA HABEEN HORE LAGU DILAY AGAGAARKA SAFAARAD DA MARAYKANKA EE NAYROOBI.

Saraakiisha Ammaanka ee Kenya iyo Baaray aal ka socda Dembibaarista Boliska Maraykanka (FBI) da ayaa la sheegay inay bilaabeen baaritaan ka maydka Nin ay Boliska Ilaaladda ka ah Safaara dda Maraykanka ku toogteen meel ku dhow Dhism aha Safaaraddaasi oo ku taalla Xaafadda Gigiri ee M/ Nayrobi. Marxumka la dilay oo 22jir ahaa wax aa toogtay Sarkaal ka tirsan Boliska Kenya oo la shee gay in Tooray looga dooxay Madaxa iyo Laab ta.

Dhinaca kale wararka neryoobi ka imaanaya ayaa sheegaya in safaaradda dalka mareykankaee mag aalda neroobi la xiray ilaa 31ka busha oktoo bar iyadoo la sheegay howlaha safaaradda ee dal kaasi in aanay joogsan doonin hase yeeshee xari unta safaaradda ay xirnaan doonto

MAS’UULIYIIN HOR LEH OO KU SOO BIIRTAY MUSHA RIXIINTA XUBNAHA HIRSHABELLE EE AQALKA SARE.

Qabanqaabadda Doorashadda xubnaha Ma amulka HirShabelle ayaa waxay weli ka socotaa Caasi madda Maamulkaasi ee Jowhar, iyadoo la fil ayo inay 7baadka soo socdo la doorto 8da Xubn ood ee Maamulka HirShabelle ku yeelanayo Aqal ka Sare ee Barlamaanka soo socda.

Musharixiin miisaan ku dhex leh Siyaasadda Somaliya ayaana ka mid ah Xubnaha ku loolami doona Kuraasta HirShabelle ee uu ku leeyahay Aqalka Sare ee Barlamaanka. Ra’isulwasaarihii hore ee Dowl addii KMG, Prof. Cali Maxamed Geed di, Xildhibaan hore Xaaji Muuse Suudi Yalaxow, Ganacsade Ba shiir Raage Shiiraar iyo Diplomaasi xil ka soo qabtay Safaaradda Somaliya ee Nayrobi oo aanan maga ciisa weli naloo xaqiijinin ayaa la sheegay inay ka mid yihiin xubnaha rajada wanaa gsan ka qaba inay ku soo baxaan Doorashadaasi.

Madaxweynihii hore ee Somaliya, Cali Mahdi Ma xamed oo horey loo shaaciyey inuu ka mid yahay Musharixiinta u taagan Xubnaha Hirshabeele ee Aqalka Sare ee Barlamaanka soo socda ayaa haat an la sheegay inuu la laabtay Musharaxnimadiisa.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Maamulka Hir Shabelle, Cali C/llaahi Cosoble ayaa dadaal ugu jira sidii ay Doorashadaasi ugu dhici lahayd Xaq iyo Hufnaan, iyadoo ay Haweenka saami ku leeyih iin Ko ontada Xubnaha HirShabelle uga mid noqon doono Aqalka Sare. Xigasho:radiodalsan.com

R/WASAARE KUXIGEENKA DALKA OO KULAN LA QAA TAY KUXIGEENKA MADAXA USAID IYO DANJIRAHA MAREYKANKA

R/wasaare kuxigeenka XFS Md.Maxamed Cu mar Carteh ayaa la kulmay ku xigeenka Madaxa US AID ee Xafiiska u qaabilasan arrimaha Dimuqr aadiyada, Khilaafaadka iyo Gargaarga Bini’aadann ima da (DCHA) Mr..David Harden,Safiirka Mareyk anka u fadhiya Soomaaliya Amb Schwartz, iyo wa fdi la socday, waxaana kulanka RW KuXigeenka ku wehliyay Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Qor sheynta.

Md. Carte ayaa kala hadlay Mr. David Harden iyo Amb Schwartz sidii dowaladda Soomaaliya iyo US AID ay uga wadashaqeeyn lahaayeen horumarka, xasiloonida iyo dimuqraadiyada. "Waxaan diyaar u nahay in dalkeenu uu gaaro horumar waara oo ku saleeysan hab loo dhanyahay, xasilooni amni iyo di muqraadiyad, tasoo fursad weyn siineysa dha linyarada si loo yareeyo kuwa aaminsan aragtida xagjirn imada, Waxaan haatan leenahay Qorshaha Horumarinta Qaranka oo dhincayada waxbarshada iyo caafimaadka muhiimad gaar ah siinaya; waa mi daa waxa aan dooneyno inaan USAID kawada shaqe eyno”.

Md Carteh ayaa sheegay in dowladda Mareykan ka ay tahay saxiib muddo badan garab taagneyd Soo maaliya. "Dowladda Mareykanka waa saxiib muhiim ah oo ay leedahay Soomaaliya oo ku garab taa gan horumarka iyo la dagaalanka arga gixisada”. Ugu dambeyn RW KuXigeenka ayaa u ga mahad ce liyay dowladda iyo shacbiga Mareykan ka taageerada joogtada ah ee ay siiyaan Somaliya.

XILDHIBAANAD DRSA. MARYAN CARIIF QAASIM OO CADAADO LAGU SOO DHAWEEYAY

Waxaa Maalmahaan M/Cadaado Ku Qul Qula yay Xildhibaanada Waqtigoodii Dhamaaday, kuwa as oo Cadaado u Tagayay Doorashada Xildhibana da Cusub oo Ka Dhaceysa M/G/ Galmudug.

Drsa.Maryan Cariif Qaasim oo Ahayd Gudoomi yaha Gudiga Distuurka Ayaa Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyay M/Cadaado,Soo Dhawen taas oo Ay Ka Soo Qeyb Galeen Masuuliyiin Xilal Kale Du wan Ka Soo Qabtay Dowladihii Soo Maray Somaliya Iyo Masluuliyiin Ka Socotay Iyo Xildhiib ano Ka Tir san Maamul Goboleedka Galmudug.

Drsa Maryan Cariif Waxa Ay Ka Mid Ahayd Xil dhibaanada Ugu Mudada Dheeraa Ee Soo Mara Bar lanaaka Somaaliya,Taas oo Ay u Soo Xusheen Beesheeshda In Ay Mar Kale Isu Soo Taagto Xilka Xildhibaan Ee Sanadka 20162020 Maadaama Ay Beeshu u Arkeen In Ay Tahay Ruux Gudan Kara Xil ka Loo Igmaday.

3 ASKARI OO LAGU DILAY MUQDISHO

Wararka inaga soo gaaraya Degmada Hiliwaa ayaa waxa ay sheegayaan in shalay halkaasi lagu dilay 3 Askari oo ka tirsan Ciidanka DF Soomaal iya. Kooxaha Dilka geystay oo maleynayo inay ka tir san yihiin ururka Alshabaab ayaa dilkan fuliyay, waxaana dilka ka dib ay horey u qaateen Hubkii ay wateen Ciidamadaasi.

Xilliga la dilayay Askartan ayaa waxa ay ku sug naayeen goob maqaaxi ah oo lagu shaaxeeyo, oo ku taalla Isgoyska Excontrol Balcad ee Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banadir. Ciidamo ka tirsan Ma amulka Degmada Hiliwaa ayaa waxa ay gaareen goobta uu ka dhacay dilka, waxaana ay halkaasi ka sameeyeen baaritaano ku aadan sida uu dilka u dhacay. Xigasho:shaaciye.com

VLADIMIR PUTIN: RUUSHKU KALAMA XIGSAN DOO NO MUSHARRAXIINTA XILKA MAREYKANKA U

Madaxweynaha Ddalka Ruushka, Vladimir Putin ayaa ku tilmaamay eedeymaha ku aaddan in dal kiisu faragelin ku hayo doorashada Marayka nka kuwo aan macno lahayn oo been abuur ah, wuxuuna intaas ku daray in Moscow aysan kala xigsanayn Musharraxiinta u tartamaya doorashada Aqalka Cad ee dalka Mareykanka.

Putin, ayaa hadalka sheegay xilli xiriirka u dhe xeeya Moscow iyo Washington uu aad hoos ugu dha cay, Wuxuuna raaciyay inuu diyaar u yahay inuu musharraxii doorashada dhacaysa bisha dam be dam be ku guuleysta la shaqeyn doono. "Wax fa rageln ah oo uu Ruushku ku hayo doorashada Mareykanka ka dhici doonta bisha soo socota ma jirto, Wararkaasna waa been abuur aan sal iyo ra ad lahayn,” ay uu yiri Putin oo warbaahinta la had lay.

Sidoo kale, Madaxweynaha Ruushka ayaa ka hadlay Donald Trump oo hore u sheegay inay hab oon tahay in la furo Wadahadal lagu hagaajinayo xiriirka ka dhexeeya Mareykanka iyo Ruusha, isag oo ku tilmaamay hadalkaas tallaabo ay tahay in lasoo dhaweeyo. Ugu dambeyntii, Ruushka iyo Ma reykanka ayaa isku khilaafsan colaadaha ka taag an dalka Suuriya oo ay labada dal faraha kula jira an, iyadoo uu ka soo horjeestay Ruushka Qorsh aha Mareykanka ee dagaalka Suuriya.

QM. OO KA HADASHAY SAAMEYN TA BIXITAANKA CIIDAMADA ITOOBIYA

Hay’ada gargaaraka ee QM ee OCHA ayaa war bixin kasoo saaray xaalada bani aadnimo ee ka dhalatay ka bixitaanka ciidamada shisheeye ee gobolo Soomaliya ka tirsan. Waxaanay sheegeen in laga soo bilaabo July 2016 , ciidamada Shaba abka ay la wareegeen sideed meelood oo ka tirsan Gal gaduud, Hiiraan , iyo Bakool kadib markii halka asi ay ka baxeen ciidammadii shisheeyaha ee joog ay, taasina waxay keentay in dad badan ay lasoo gudboonaato xaalad adag oo xaga amniga ah isla mara kaana ay adkaato kaalmeeynta baniaadninmo iyadoo awalba dhulkaasi ay ahayeen qaar ay adag tah ay sida lagu gaadhaa.

Meelaha ay ciidamada shisheeye ka bxeen ee ay la wareegeen kooxo hubaysan oo aan dawlad ah ayni waxaa kamidda Rab Dhuure, Bur Dhuxel ne, Garasweyne iyo Tayeeglow oo Bakool ah. Bud bud iyo Galcad Oo gobolka Galgaduud ah. Moqo kori, Ceel Cali iyo Halgan ayaa iyana ah. Hiira an , kuma anan qof ayay cabsi lasoo daristay iyadoo qa ar badana oo dadkii goobahasi daganaa barakac.

AFHAYEENKA AMISOM OO CARO KA MUUJIYAY IN C/ITOOBIYA AY KA BAXAAN DEEGAANO DHOWR AH.

Ka dib markii ay soo ifbaxday in Ciidamada Itoob iya ay ka baxeen Degmooyin iyo Degaano ka tirs an Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa bixit aankooda waxaa ka hadlay Taliska Guud ee Ciid am ada AMISOM ee howlgalka nabad ilaalinta ka wada Soomaaliya. Afhayenka amisom col joekibet

oo la hadlay VOA ayaa sheegay inay ka Xun yihi in Ciidamada Itoobiya ee ka baxay qeybo ka mid ah Soomaaliya, wuxuuna sheegay in Ciidamada baxay aysan ka mid aheyn Howlgalka AMISOM oo ay ka madax banaan yihiin, balse ay Soomaaliya ku joogeen Heshiis Labada Dowladood dhex mar ay.

Afhayeenka ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiya ay shaqo fiican hayeen islamarkaana ka bixitaanko oda Soomaaliya ay dhaawaceyso Dagaalka lag ula jiro AlShabaab, wuxuuna sheegay in Ciidama da AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ay ku Dadaali doonaan inay tagaan Goobihii ay Faaruji yeen Ciidamada Itoobiya.

JACOB ZUMA OO BAARLAMAANKA KU DHEX HURDAY

Indhaha dadka reer Koofur Afrika ayaa ku sii jeeday khudbad uu baarlamaanka ka jeedinayey Wasi irka Maaliyadda ee waddankaas Pravin Gor dhan. Wuxuu ka hadlayey miisaaniyadda oo aad loo wada sugayey, ayadoo uu dalkaas ka jiro cada adis dhaqaale, iyo su’aalo ka taagan lacagaha wax bara shada lagu bixiyo, iyo wasiirka oo qudhiisa mu ran siyaasadeed lugaha la galay.

Maalintii ku xigtay dadku waxay ku soo toose en akhbaarta ah in ma daxweyne Jacob Zuma uu jii fay intii ay socotay khudbadaas oo dheer. Xafiiskii sa weli wax hadal ah kama usan soo saarin arrinta.

GUDOOMIYE JAWAARI OO DOWLADDA QADAR UGA TACSIYEEYAY GEERIDA AMMIIRKI HORE EE DALKAASI

Gudoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Md Maxamed Sh.Cismaan "Jawari” oo M.Muqdisho ku la kulmay Danjiraha Qadar u fadhiya dalkeena So omaaliya Hassan Bin Hamza Asad ayaa ugu tacsiy adeeyay Dowladda iyo dadka Qadar Geeridii ku timid Amiirkii hore ee dalka Qadar Sh. Khaliifa Bin Xaa mid Althaanii. GB Md. Jawaari ayaa saxiixay Buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qadar ahaana awoow ga amiirka Qadar ee waqtigan, isagoo All uga baryay naxariistii Jano inuu ka waraabiyo.

Cabdikariim Xaaji Cabdi Buux xoghayaha Barlama anka Soomaaliya ayaa warbaahinta Qaranka uga warbixiyay Kulanka Tacsida ahaa ee GBS uu la qaatay Danjire Hassan Bin Hamza Asad.

"Maanta waxa uu gudoonka Barlamaanka u diray tacsi dowladda Qadar, taasoo ku aaddan geerida Amiirkii hore ee dalkaasi, ahna awoowga amiirka waqtigan ee dalkaasi Al sh.Khliifa Bin xamad Althaa nii, GB Md. Jawaari ayaa saxiixay guuga tacsida Ami irkii hore, isagoo ugu tacsiyadeeyay golaha shac ab ka, xukuumada iyo dadka Qadar” ayuu yiri xogh aye Buux. Amiir Alsheekh Khaliifa bin Xamad Altha anii Allaha u naxariistee ayaa dalka Qadar ka talinayay 1972 ilaa 1995 waxaana uu ahaa awoo wga Amiirka Qadar ee Waqtigan Tamiim Bin Xam ad althaanii.

SOOMAALIYA OO SAXIIXDAY CAHDIGA KA MID NOQ OSHADA URURKA IORA

W/Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta M/Gashiga ee JFS H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer waxa uu saxiixay cahdiga Ururka mideeya wadamada dha ca badweynta Hindiya ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan (IORA) intii lagu guda jiray Shirka Golaha Wasiirada ururkaasi oo ku qabsoomay Jaziiradda Bali ee dalka Indonesia. Saxiixidda heshiiskan wa xa uu micnihiisu yahay in JFS ay si rasmi ah xubin u ga noqotay dalladda ay ku midoobeen wadamada ay hareyso badweyn ta India ee loo yaqaan (IORA) taasi oo dhiirigeline ysa ganacsiga iyo iskaashiga dhinacyada badan oo ay ku jirto badbaadada bad da, ammaanka , gan acsiga, maalgashiga, maamu lka kheyraadka bad da, dalxiiska iyo is dhaafsiga dhaq anka.

Hadal uu Wasiir Dr. Abdusalam H. Omer uu je ediyay, waxa uu diiradda ku saarray in Soomaaliya ay tahay xubin muhiim u ah Ururka (IORA), ayna xi riir xoogan oo wax wadaagid ah ay la leedahay inta badan wadamada xubnaha ka ah dalladan, iyada oo aan u mareyno xubinnimadeena waxaanu hiigs aneynaa inaanu sii xoojinno , yagleelno xiriirro cu sub oo wax wadaagid ah oo dhinac kasta ku shaqa leh oo ah dan wadaag. Wasiirku waxa kale oo uu intaasi ku daray in Soomaaliya ka xubin ahaan wa xa ay kala xaajoon doontaa dhammaan xubnaha (IORA) ka qeybqaad asho iyo dano wadaag horu kac balaaran ka geys an kara dhaqaallaha Soom aaliya bad iyo beriba. JFS waxaay dhowreysaa ma baadi ida cahdiga (IORA) ee ku dhisan wax wadaa gid iyo hiigsi guud oo isku xiran, is ogol iyo barwaa qada gobolka bad weynta Hindiya .

R/WASAARE KUXIGEENKA DALKA OO TACSI U DIRAY DOWLADDA QADAR

R/wasaare Kuxigeenka XF/ Soomaaliya Md.Ma xamed Cumar Carteh ayaa saxiixay buugga Tacs ida ee Amiirkii hore ee dalka Qadar Sh. Khalifa Bin Xamad Al Taani oo uu Alle uga baryay inuu Jan atul Fardowso ka waraabiyo. Md .Carteh oo kulan la qaatay safiirka dowladda Qadar u fadhiya Soom aaliya ayaa uga tacsiyeeyay geeriidii naxdinta laheeyd ee ku timid Amiirkii hore ee dalkaas.

"Waxaan uga tacsiyadeynayaa Caa’ilada xukun ka heysa, dowladda iyo shacbiga Qadar geeridii na xdinta laheyd ee ku timid Amiirkii hore ee dowlad da Qadar Sh.Khalifa Bin Xamad Al Taani, Waxaa na Alle uga baryayaa inuu Janatul fardowso ka wa raabiyo”.

Ugu dambeyn, R/Wasaare ku xigeenka oo sax iixay buugga tacsida ayaa ka codsaday Safiirka D/ Qadar inuu tacsi ka gaarsiiyo madaxda ugu sare eysa dalkaas, asagoona kala hadlay sidii loo sii kor dhin lahaa xiriirka ka dhaxeeya labada dal.

BOQORTOYADA SACUDIGA OO SHEEGTAY IN GANTAAL NOOCA RIDADA DHEER LAGU SOO WEERARAY M/ MAKA

Boqortooyada Sucuudiga ayaa ku eedeeysay dagaalyahanada Xuutiyiinta ee Yemen inay ganta al nooca riddada dheer ah ku soo rideen dhanka

M/ barakeysan ee Makka. Wakaaladda wararka u faafisa boqortooyada Sucuudiga ayaa sheegtay in gantaalka lagu soo riday meel dhexe oo lixdan kiil oomitir u jirta M/Barakaysan ee Makka, iyadoo xaqi ijisay in gantalkaasi uusan geysan wax qasare ah.

Wakaaladdu waxa kale oo ay sheegtay in mid ka mid ah diyaaradaha dagaalka ee xulufada Suc uudigu hogaaminayo ee ka dagaalamaya Yemen, ay daqiiqado ka dib duqaysay goobtii laga soo ga nay gantaalka. kooxda Xuutiyiintu ayaa sheegtay in gantaalka ay ku rideen oo ay la beegsanayeen gar oonka caalamiga ah ee magaalada Jidda oo qiy aastii boqol kiiloo mitir u jirta magaalada Maka.

XAREED CALI :MOOSHINKA GUDDOOMIYAHA BAARL AMAANKA GALMUDUG WAA MID SHARCI AH

Iyadoo dhowaan xildhibaanno ka tirsan maamul ka Galmudug ay mooshin ka gudbiyeen guddoomi yaha baarlamaanka maamulkaasi Md.Cali Gacal Casir ayaa waxaa ka hadlay mooshinkaasi G/ xigeen ka guddoonka baarlamaanka. G/xigeenka 1aad ee baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xar eedayaa saxaafadda isagoo kula hadlayay M/Cada ado sheegay inuu sharci yahay mooshinka ka dha nka ah G/B/ Galmudug Cali Gacal Casir.

Mooshinkani oo dhowaan ay saxiixeen 34 mu dane oo baarlamaanka Galmudug ka tirsan waxay ku eedeynayaan inuu ku xadgudbay qodobo kamid ah dastuurka dowlad goboleedka Galmudug. Wax ay kaloo ku eedeeyeen inuu horey u wadi waayay oo socod siin waayay kala fadhiyadii baarlamaan ka Galmudug iyo inuu diiday la xisaabtanka xuku umadda Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed.

"Waxaan rabaa inaan haatan halkan ka soo jee diyo warsaxaafadeed kooban kaasoo ah mooshin la ga keenay guddoomiyaha baarlamaanka Galmu dug Cali Gacal Casir, markaan aragnay mooshinka sharciga ah oo xildhibaannadu keeneen taariikhdu markii ay ahayd 24kii bishaan waxaan go’aansan ay daruufaha gobolka ka jira dartood in ka doodista guddoomiyaha mooshinkiisa inaan dib u dhiganno” ayuu yiri Xareed Cali Xareed.

Dhanka kale, G/B/Galmudug Cali Gacal Casir ayaa 3 Maalin ka hor M/Cadaado ka sheegay inuu xir an yahay kalafadhiga labaad ee baarlamaanka.

M/Cadaado waxaa ka soconaya diyaargarowga do orashada aqalka hoose ee DS arrintaas iyo howlo kale ayaana dib loogu dhigay ka doodista mooshin ka ka dhanka ah guddoomiyaha baarlama anka ee maamulkaasi Galmudug.

CPJ: DAWLADA SOOMAALIYA LAGAMA YAABO INAY CIQAAB MARISO DADKA LAAYA WARIYEYAASHA

Qaraabada iyo wariyeyaal sida meydka wariye Maxamed Maxamuud Timacadde,sanadkii 2aad ee oo isku xiga ayaa Soomaaliya waxay noqotay nam bar 1aad dalalka wariyeyaasha loogu leyn badan ya hay. Sidaa waxaa yiri ururka udooda saxafiyiinta ee caalamiga ah ee CPJ. Warbixin uu soo saaray dor raad ayaa ururkaasi CPJ ku xusay in dalalka le ynta suxufiyiinta Soomaaliya ku xiga ay yihiin Cira aq iyo Suuriya.

"Iskala xisaabtan la'aanta dilalka wariyeyaashu waxay keeneysaa in warbaahintu ku shaqeyso ca bsi arintaasoo iyana xadida xogta dadku heli karo,” Elisabeth Witchel oo CPJ ka tirsan ayaa sidaa tiri.

"Dawladuhu waa in si dagdag ah ay wax uga qabt aan xaaladaan ayagoo adeegsanaya habab adag oo lagu badbaadinaayo wariyeyaasha, wax lagu soo baarayo laguna soo taagayo maxkamad dadka u hanjaba ama weerara wariyeyaasha.” Dalalka ka le ee caanka ku ah ku tacaddiyida xaqu uqda war iye yaasha waa Philippines, Mexico, Braz il, Ruush ka iyo Hindiya.

85 KUN OO QOF OO LA SHEEGAY INAY KU BARAKACE EN DAGAALKA GAALKACYO

Hay’adda qaxootiga Norway ee NRC, ayaa wax ay shaaca ka qaaday in 85 kun oo qof ku barakace en dagaalka horaantii bishan ka soo cusboona aday M/Gaalkacyo.Hay’addu waxay walaac ka mu uji say nolosha qoysaska ka cararay Xarunta G/Mu dug, ee gaaray deegaanada ka baxsan M/G/kacyo.

C/qaadir Axmed, Agaasimaha Hay’adda NRC ee Somaliya, ayaa wuxuu sheegay inay ka sii darey so xaaladda bani’aadanimo, ay ku sugan yihiin qoysaska isu deyaaya inay ka baxsadaan colaadda Ga alkacyo. Agaasimaha, ayaa tilmaamay in xiisad da ku soo korortay M/G/kacyo, ay sii murjisay xaa lad da nololeyd ee shacabka reer Gaalkacyo.

 Agaasimaha, ayaa wuxuu Maamulada Galmud ug & Puntland ugu baaqay inay joojiyan dagaalka Gaalkacyo, ayna ka shaqeeyan hab lagu xalin karo dhiilada u dhaxeysa. C/qaadir Axmed, ayaa qaba 2-da maamul oo xalka gaara dagaalka G/kacyo, in ay suurtagelin doonto in bulshadu ay noloshooda dib u yegleesho.Dadka faraha badan ee ka cararay

SARKAAL LA SHEEGAY INUU KA TIRSANAA CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED OO LAGU DILAY DEGMADA WAABARI EE M/ MUQDISHO

Wararka naga soo gaaraya Degmada Waabari ee ee M/Muqdisho ayaa ku soo waramaya in kooxo hubeysan ay gudaha degmadaas ku dileen Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Magaca Sarkaalkaan ayaa lagu soo gaabiyay Ismaaciil waxaana lagu dilay agagaarka Suuqyaraha Sar gaduuda ee degmada Waaberi ee G/Banaadir sida dad halkaas ku sugan ay u sheegeen idaacada simba.

Dilka ka dib waxaa goobta gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soom aliya oo halkaas ka sa meeyay baaritaano lagu baadigoobayay ragii ka damb eeyay dilka Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa ciidanka Booliska Sooma aliyeed.

Dhanka kale warar soo baxaya ayaa ku waramaya in Ala Ha u Naxaiistee Ismaaciil uu ka mid ahaa Milkiilayaasha mid ka mid ah Shirkadaha luuqada Soomaaliga ku Turjuma aflaamta Hindiga taasoo la gu magacaabo ISMAYUU,

Ilaa hadda ma jirto cid si rasmi ah u sheegatay Mas’uuliyada dilkaan, iyadoo dhowrkii maalin aynu soo dhaafnay ay dilal qorshaysan ay ka dhaceen gudaha M/ Muqdisho ee Caasimada Soomaliya. Xigasho:dayniile.com

 

ICRC OO RAASHIN GAARSIISAY 60 KUN OO BARAKACEYAAL AH

 ICRC ayaa raashin u qeybisay 60 kun oo dagaaladii dhawaan Gaalkacyo ka dhacay ay barakiciye en.ICRC ayaa dadkaa gaarsiisay raashin isugu jira bar iis, digir iyo saliid. Qaar ka tirsan 34 kun oo dadkaa ka tirsan ayaa iyana lasii yay maro kaneecooyin, maacuun iyo jirgaano iy o weliba agabyo kale oo muhi im ah. Dhanka ka le Bisha Cas ee Soomaaliya ayaa iyana caawi maad dhanka caafimaadka ah u fidisay qoysas barakacay.

ICRC ayaa sidoo kale darafyada dagaalama ya ee Puntland iyo Galmudug kala had ashay in ay wada xaajoodaan si gargaar loo gaarsiiyo dadka tabaa leysan.Dagaalada Ga alkacyo ayaa qarxay 7dii bishaan waxaana

ICRC iminka sheegeysaa in dagaaladaasi barakiciyeen in ka badan 90% dad kii M/daganaa. Dadkaa ayaa ku barakacay duleedka magaalada iyo tuulooyin Mku hareereysan. Sanadkii hore mar dagaalo ay ka dhaceen isla Gaalkacyo waxaa barakacay in ka badan 70kun oo qof.

 

CIIDAMADA DOWLADDA OO SHEEGTEY IN AY KU DILEEN 10 ALSHABAAB AH DELEEDKA BAARDHEERE

 Saraakiisha Ciidanka Militariga DF/Soomaaliya ayaa sheegay Dagaal ka dhacay Deegaan Duleedka ka ah Degmada Baardheere ee G/Gedo inay ku dileen 10 Dag aalyahan oo ka tirsan Shabaab. Dagaalkan oo dhacay habeen hore saqdii dhexe ayaa waxa uu u dhaxeeyay Ciidanka DF/Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Kenya iyo Dagaalyahano ka tirsan Shabaab.

Dadka Deegaanka ayaa sheegay in Dagaalka uu socday muddo saacado ah oo 2da dhinac ay isku adeegsadeen Hubka nuucyadiisa kala duwan.

Sidoo kale Dadka Deegaanka ayaa sheegay Dagaalka inay ka qeyb qaat een Diyaaradaha Dagaa lka ee Kenya, kuwaas oo la arkayay inay duqeynaye en fariisimo Shabaabka ay halkaasi ku lahaa yeen.

Alshabaab ayaa inta badan Gobolada Dalka waxa ay kula dagaalamaan Ciidanka DFiyo kuwa AMI SOMee qeybta ka ah Howlgalka Soomaaliya.

Xigasho:Dayniile.com

SHACABKA KU DHAQAN DEEGAANKA CEEL BARAF EE GOBOLKA SH. DHEXE OO KA CABANAYA BIYO LA'AAN

 Dadka ku dhaqan deegaanka Ceel Baraf ee G/ Sh/dhexe, ayaa dalbanaya in lala gaaro biyo nadiif ah, ka dib markii ceelashii ay ka cabi jireen dadka iyo duunyada qarxiyeen xarrakada Alshab aab.

G/deegaanka Ceel Baraf Muuse Sharwey Gaabo ow ayaa sheegay in deegaan ka ay ka jirto sidda uu hadalka u dhigay dhibaato weyn oo dhinaca biyaha ah, ka dib markii la qarxiyay ceelashii ay biyaha ka helli jireen. ''Dhibaato weyn ayaa soo food saartay dadka iyo duuniyada deegaanka ku dhaqan, inta badan dadkii halkan ku noolaa waa ay isaga cara reen, ka dib biyo la'aan soo food saartay, wa xaan codsaneynaa in arintaa sidda ugu dhaqsiyaha bad an wax looga qabto oo biyo lala soo gaaro dadka deegaanka'' ayuu yiri guddoomiyaha.

Saraakiisha ciidamada AMISOM ee deegaanka ka howlgala ayaa halkaa u kaxeeyay koox wariyay aal ah si ay u soo arkaan dhibaatada ka jirta deega anka , waxaana ay saraak iisha AMISOM dalbade en in dadka deegaanka Ceel Baraf laga caawiyo dhinaca biyaha. Tuullada Ceel Baraf oo ka tirsan G/Sh/dhexe, ayaa ku caanbaxday ka ganacsiga xoollaha.

CIIDAMADA PUNTLAND IYO KUWA DAACISH OO ISKU HORFADHIYA GOBOLKA BARI

Wararka ka imaanaya duleedka degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa sheegay in xiiisad dagaal oo u dhaxeyso ciidamada puntland iyo koox shee gatay in ururka Daacish.

 Dad ku sugan qandala oo la hadlay idaacada simba balse diiday inaan cod odkooda baahino ayaa inoo xaqiijiyay in ciidamo hubeysna oo ka tirsan maa mulka puntland islamar kana saaran doonyo qoryo ay ku rakiban yihiin ay tage en xeebta Qandala. Buuraha ku xeeran Qandala waxaa la rumeysan yahay inay ku dhuumaaleys anayaan rag ka tirsan kooxda daacish. Dhawaan waxaa Qandala gaaray muddo kooban la wareegay koox sheega tay in ay xariir la leeyihiin Daacish. Maamulka puntland waxa uu sheegay inay u diyaar garoobeen dagaal ka dhan ah daacish oo weerar ku soo qaaday dee gaano ka tirsan gobolka bari waxa ayna haatan puntland u muuqaneysaa inay dooneyso in ay daacish raggaan sheegtay inay la shaqeeyaan kala dagaalan to dhanka badda.

HAY’ADDA CULIMADA OO BAAQ U DIRTAY PUNTLAND IYO GALMUDUG

 Iyadoo weli xiisado colaadeed ay ka jiraan qe ybo ka mid ah Gobo lka Mudug gaar ahaa Galbeed ka M/Gaalkac yo ayaa Hay’adda Culi mada Soo maaliyeed waxa ay ku cel celi nay saa in la joojiyo Da gaala da Gaa lkacyo. Ciidamada Ma amulada Puntland iyo Galmudug ayaa weli wa xa ay isku hor fadhi yaan Galbeedka M/Gaal kacyo, waxaana Culim ada ay ku baaq ayaan Ci idamadaasi in la kala qa ado, kadibna ay wada ha dal isugu yimaadaan Gud diyo matalaya labada dhinac.

Sheekh Bashiir Axmed Salaadoo ka mid ah Hay’adda culimada Soomaaliyeed oo la hadlay Wa rbaahinta ayaa sheegay xilligan wixii ka dambe eya Gaalkacyo in ay san xamili karin Dagaal labada dhinac u dhaxeeya.Xaalada M/Gaalkacyo ayaa maan ta waxa ay tahay mid degan inkastoo weli la fi lan karo Dagaal maadaama weli labada dhinac ay is hor fadhiyaan

MADAXWEYNAHA GALMUDUG OO LA KULMAY SAFIIRKA INGIRIISKA

Madaxweynaha MaamulGoboleedka Soomali yeed ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ay aa kulan la qaatay Safiirka Wadanka ingr iiska u fadhisa Soom aaliya Ms Harriet Mat thews.

 MdGuuleed iyo Saf iirka ayaa kulankooda looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin Colaa dda Galkaca yo, Wax aana Safiirka Dalka Ingiriiska u fadhisa Soomaali ya Ms Harriet Matthews ay ka codsatay Md/Guleed in Si Sharuud la’aan ah loo joojiyo dag aalka Gal kacayo.

Madaxweyne Guleed ayaa safiirka u sheegay in Galmudug mar waliba diyaar u tahay inay si sharu ud la’aan ah ku soo fadhiisato miiska wadahadal ka, balse dhinaca kale ay diyaar u noqdaan damin ta colaadda. Wararka ay Wakaaladda SONNA ka helayso kulankaasi ayaa til maamaya in sidoo kale Guuleed ay Safiirku kala hadashay arrimaha Door shooyinka, ugu Dambeynti ina uu kulankaasi uu ku soo dhammaaday jawi is fahan.

MADAXWEYNAHA " WADDADA WADNAHA WAXAAA LAGU DHISAY CANSHUURTA SHACABKA SOOMAALIYEED"

Madaxweynaha JF/Soomaaliya, Md.Xasan Sh. Maxamud ayaa khamiistii xarigga ka jiray Wadda da Wadanaha ee M/Muqdisho oo ay dib u dhis ku sameysay dowladda Soomaaliya . Guddoomiyaha G/Banaadir Ahna Duqa M/Muqdisho Yusuf Xuseen Jimaale ayaa sheegay in dib u dhiskaan lagu same eyey waddada Wadnaha ay ka qeyb ka tahay baa qii Madaxweynaha Soomaaliya Md.Xasan Sh oo ah aa dalkaaga dhiso.Madaxeynaha JFS Md. Xas an Sh.oo ka hadlay furitaanka waddada ayaa shee gay in waddada Wadnaha lagu dhisay canshuurta a bixiyaan shac abka Soomaaliyeed .

"Waddadaan oo muddo dheer aanan helin dib u dhis, waa la dhisay sidaad aragtaan , waxaana la ga dhigay waddo qurux badan . Wadadaan waxaa lagu dhisay hanti iyo xoog Soomaaliyeed, tani waa biloow tusaale u ah inaan isku tashanay, waxna qa bsan karno. Dhammaan dadka Soomaaliyeed wa xaan leeyahay hambalyo hana arkeen awoodda ay leeyihiin oo ay dalkooda ku dhisanayaan. Qorsha heenu wuxuu yahay inaan dhisno dhammaan wad dooyinka ku yaala magaalooyinka iyo kuwa isku xir ay gobollada dalka oo dhan” Ugu dambeyntii, Mad axwenaha JF/Soomaaliya, Md.Xasan Sh. ayaa uga mahadceliyey shacabka Soomaaliyeed sida ay uga qeyb qaadanayaan dib u dhiska dalkooda.

KENYA ” DERBIGA 75 MAALMOOD AYAA LAGU DHAMEYSTIRI DOONAA”

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay si deg deg ah u dhameystiri doonto derbiga ay ka dhisayso xadka ay la wadaagto Soomaaliya , si looga baaq sado weerarada ay geysanayaan Xarakada Al-Shab aab.

Dowladda Kenya ayaa qaadaysa tilaabo lagu dhameystiraayo 30 Km derbiga ay ka dhisay so Soo maaliya , sida ay sheegeen madax ka tirsan D/Kenya Jimcihii shalay. Guddoomiyaha Gobolka Mandh eera Fredrick Shisia sheegay in derbiga xad ka ammaanka la dha maystiri doono January 2017 si loo xoojiyo dagaal ka ka dhanka ah AlShaba ab."Dhismaha derbiga ammaanka xadka Soomaal Iya ayaa dib u bilaaban doona sida ugu dhaqsiy aha badan, ka dib markii ay kordheen weerarada joogtada ah ka Xarakada AlShabaab ee Gobolka Mandheera waxaana ku dhameystiri doono 75 ma almood laga bil aabo Maanta,” ayuu yiri Shisia.

D/Kenya ayaa sheegtay in ciidankeeda ay ka hortagi doonaan in dagaalyahanada AlSha baab ay ka soo gudbaan xadka Soomaaliya. Dowladda Kenya ayaa walaac xoogan ka qabta weera rada ay ge ysanayaan AlShabaab ee ka dhacaaya gobolka Waqooyiga Bari ee dalka Kenya. Maalmo ka hor ayay aheyd markii weerar ay AlShabaab ku qaadeen degmada Mandheera ay ku dileen 12 qof oo u badnaa macalimiin.

XEER ILAALIYE KU XIGEENKII MAXKAMADA CQS OO MUQDISHO KU GEERYOODEY

Allaha unaxariistee Xeer Ilaaliye ku xigeenkii Ma xkamadda Ciidanka Qalabka Sida C/laahi Xuseen Mayoonge ayaa shalay M/ Mu qdisho ku geeryo odey, ka dib mu ddo bil ah oo uu la xan uunsana yay dhaawac ay Deg mada War tanabadda ugu gey ste en kooxo hubeysan.

Geerida xeer Ilaaliye ku xig eenkii Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida C/la ahi Xuseen ayaa wax aa Idaacadda Risaala u xaqij iyay mid ka mid ah Ehelada Marxuumka. Dowlad da Soomaaliya weli ka ma aysan tacsiyeen geerida Xeer Ilaaliye ku xig eenkii Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida C/la ahi Xuseen. 26kii Bishii September ee sanadkan ay ay aheyd markii kooxo ku hubeysnaa Bastoola do ay ku dhaawaceen Degmada Wartanabadda ee G/Banaadir, ka dib markii Gaari uu watay lagu hor jaray Gaari kale, sidaasina rasaas loogu furay. Xigasho:adiorisal.com

WARBIXIN KA HADLAYSA DARUUFAHA NOOLALEED EE HAYSTA DERBAJIIFTA MAGAALADA BAYDHABO

Inkastoo ay sahalan tahay ku dhawaaqista Ur uro magacyadooda iyo hal kudhigoodu ka turjam ayo daryeelida iyo wax u qabashada darbijiifta ay aa haddana waxaa indhaha laga qarsan karin dar uufaha adag oo ay wehliyaan baahiyaha noolal eed ee haysta Derbijiifta magaalada Baydhabo

In kastoo dhalintan ay kala simanyihiin daruufaha ahaysta darbijiifta kale ee kunool magaalooyinka ka le ee waaweyn ayaa hadana kuwan waxaa u sii dheer halitaan la’aanta Xaruumo lagu xanaaneeyo iyo fursado Waxabarasho oo bilaash ah

Xiligu Waa afar sac Habeenimo Wakhtiga geeska afrika Waaxaana Goobtan oo Dhoortala abo Ujirta Afar irdoodka M/Baydhabo aan kula kul may Carruur aad u yar yar isla markaasina isticmaalaya doroogada Midda ugu saameenta bad an oo ay kamid tahay Koolada Sar dheer oo laami ga saaran ho ostiisa ayaa carruurtan hooy u ah, wa xaa sidii roobka uda’aya qabow, balsee iyagu wax aa iila muuqa deen Kuwa si dhaw ugu bartay dha xanta,

FBIDA OO BAADHITAAN LABAAD KU HAYSA HILLARY CLINTON

 Agaasimaha hay'adda dambi baadhista Maray kanka ee FBIda, Jam es Com ey, ayaa sheeg ay in hay'addu dib u fur ayso baadhitaankii ay ku haysay emaillada Hillary Clinton, wa xaana uu sheegay in baadha yaashu heleen emaillo cusub. Warqad da agaasima ha FBIdu u diray xubnaha Congressku may ah ayn mid faahfaasan. Wa xa keliya ee uu ku she egay ay aa ahaa in emaillo cusb la helay kuwaasoo xidhiidh la yeelan kara baa dhitaanka.

Waxa la sheegayaa in emailladan si lama filaan ah ay uga soo baxeen baadhitaan kale oo lagu wa dey Anthony Weiner oo ah ninka ay u dhaxday Huma Abedin oo ah haweenay kaaliye u ahayd Hillary Clinton. Agab leeyihiin Ms Abedin iyo ninkeeda We iner oo aha xubin eedo dul hoganayaan oo hore uga tirsanaan jiray Congresska lagana soo dooran jiray New Yok, ayaa ay FBIdu la wareegtay si ay u baadhaan bal inuu uga diray emaillo shukaansi ah gabadh yar oo shan iyo toban jir ah oo ku nool gob olka North Carolina.

Iyadoo haddaba ay xaaladdu sidaa tahay oo qor aalladan la helay aanay si toosa uga soo bixin ema illada Mrs Clinton, ayaa Donald Trump wuxu hadd an ammaanay baadhitaankan cusub ee ay FBIdu wa daan waxaanu u sheegay taageerayaal xamaa sadaysan oo uu la hadlayey in hab dhaqanka haweena yda ay loollamayaan halis geliyey nabadgelya da Maraykanka. Haddaba waxa muuqata in iyadoo 11M/ mood oo keli ahi ka hadheen maalintii doora shada, in uu isku dayey inu ka faa'iidayso fadee xa ddan u gu dambaysey ee soo baxday si uu bal u ya reeyo farqiga u dhaxeeya isaga iyo Clinton ee ah ti rada taageerayaasha.

Q/MIDOOBAY OO GACAN KA GEYSATAY SOO DAYNTA CARUUR NIGERIAN AH

Caruurta ayaa sida la sheegay la xidhay markii ciida nku dib uga qabsadeen Boko Xaraam deeg aan kooda QM.ayaa sheegtay inay sanadkii hore gacankageysatay sii deynta ku dhawaad 900 oo carruur ah, kuwaas oo ay gacanta ku hayeen ciid ammada nabadgelyada Nigeria. Waxaa carruurta asi lagu ha yey xeryo milaterigu ku lee yihiin M/Maid uguri ee ku taal waqooyi bari Nigeria, hal kaasi oo lagu baa dho dadka looga shakisan yahay inay xidhiidh la leeyihiin kooxda Boko Xaraam.

QM.waxay sheegtay in carruuntaasi ay ka mid aha aye en kumaan qof milatarigu ka soo furteen goob ahaa ay ganta ku hayaan mitidiinta Islaamintiita ahi.Laakiin isla markii ciidanku soo furteen ba ha ddana waxa xidhay xo ogaga nabad gelyada oo da lka ay qabtaan ka baadha taageerayaasha dagaal yah annada Boko Xaraam hal kaas oo dad bandan na ay isla markiiba sii daayaan hal ka ay kuwo kal ena u xidhnaadaan bilo.

Q/M waxay sheegtay in bishii Sebtember ay ciida mada nabad gelyadu sii daayeen in ka badan af ar boqol oo caruur ah oo ay xabsiga ku hayeen. Sara akiisha Nig eria ayaa defaacay sidan ay wax u wadaan ciidamada nabadgelyadu, waxaanay sheege en in dadkaa la xidho laga shakisanyahay in ay duufsadeen Boko Xaraamtu markii ay gacanta ku hayeen goobaha dadkaasi degany ihiin. Mitidiinta islaamiyiinta ah ayaa iyaguna badanaa caruurta ku qasba in ay u dagaalamaan, oo gabdhaha na yaryarna waxay ku dirqiyaan inay is qarxiyaan. Laak iin kooxaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa iyaguna sheegaya in ay waajib tahay in la garowsado in caruurta qudhoodu yihiin dhibbaneyaal colaaddu saameysay oo aan la xidhin balse ay tahay inay helaan taageero. Mas kaxeed oo lagaga dawey nayo dhibta maskaxda iyo jidhkoodaba soo gaadhay.

LIIRAHA RAG BAA XAMAR U TAGAY



Liiraha rag baa Xamar u tegay oo u xeeb maraye,

 

Niman baa dayuurado ku xidhan xiima samadaase,

 

Niman baa xijiga iibsadiyo xabag dhunkaale ede.

 

Tuducyadani waxay qeyb ka yihiin gabaygii Xoogsi oo uu Gabyaagii weynaa ee

Ismaaciil Mire kula dardaarmayay wiilkii sii Cali inuu xoogsado oo uu shaqaysto sida asaaggii oo kale.

Elbert Hubbard na waxaa laga hayaa inuu yiri ‘diyaargarowga fiican ee loo sameeyo sha qa wanaag san oo berri (mustaqbalka) waa in shaqo wanaagsan ma anta la qabtaa.’ 6.7% tirade guud ee dadka adduunka ku nool ayaa heysta sha haado jaamacadeed; daraasad ay wada sameeyeen Bangiga Hor umarinta ee Aasiya iyo Jaamacadda Harvard ayaa sidaa tilmaamaysa.

Nolosha casriga ah ee maanta waxay dad aad u fara badan qabaan in horu marka qofeed uu ku xir an yahay waxbarasho. Macnaha in qofka waxbarasho nidaami ah galo, shahaado uu jaamacad ka qaa to ka dibna wixii uu bartay ku xoogsado. Taa beddelkeeda waxa jira dad kale oo maa caddadnaa wal aa xis aab ah oo noloshooda ka soo saara xirfad ay ku shaqeystaan iyagoon welig ood buug iyo qalin qaadin.

Nolol iska daaye xataa shaqadoodaas ka sameeya adduun lacageed oo fa ra badan. Haddaba, ma la iswaafajin karaa in qofku inta uu wax baranayo uu yeesho xirfad dheeri ah, xirfad aan qasab ahayn inay la xiriirto takhasuska uu baranayo?Waalid aan tiro yareyn oo Soomaaliyeed ayaa ubadkooda ku koriya waxna ku bara lacago ay ka soo saareen xirfado iyo shaqooyin kala kaan ah. Waxaa dhacda, in ta badan, in waalidku uu ilmihiisa kula dadaalo waxbrashada balse uu ka ilduufo in uu baro xirfadda uu waalidku yaqaan.

Arrintaasi waxay dhashay in ay soo baxaan jiil dhallinyaro oo ku tookhaya heysashada shahaadooy in jaamacadeed illowse aan u hollaneyn, sinnaba, in ay ka shaqeeyaan meel aan xafiis ahayn. Taasi waxaa ugu wacan iyaga oon shaqeyn ama aanba ku qasbanaanin in ay shaqeeyaan sannadihii ay dug siga ama jaamacadda aadayeen.

Waxaa qumman in ardayda lagu dhiirrigeliyo , xitaa haddii dhaqaalo ahaan ay ka maarmaan, shaq ada iyo kasbashada xirfado u suurtogelin kara in ay kas badaan lacag iyaga oo da’ yar sidaasna ay ku bartaan qaadidda mas’uuliyad iyo in qofku isdabbaro. Haddii aad tahay aabbe faryaame (najaar) ah, alxamii ste,kalluumeyste, harqaanle, beeraley, ganacsade, kabatole, dukaanle, maka aniko, darawal iw mama hooyo ka xoogsata cillaansaar, harqaan, cunto karin, dermo falkin, dhar buufin iwm waxaad bari kartaa ilmahaaga, gaar ahaan xilli yada uu fasaxa yahay xirfadda aad ku shaqaysato.Dhallinyaradu in ay shaqee yaan xilligi ay wax baranayaan waxay ku taageereysaa xoogsashada lacag, maareynta wa qitgooda, maareynta lacagaha ay kasbadeen iyo koolkoolinta dareenka shinsashada hanti

. Waxaa Qoray: Shaakir Maxamed


             JEES IYO MASALLE – QEYBTA 1AAD: QALINKII YUUSUF GARAAD

Kacaanka Oktoobar wuxuu qaban jiray dabbaaldeg sannadle ah oo ku beegan maalintii militerigu uu xukunka la wareegay waa 21ka Oktoobar. Waxay Dowladdu qa banqaabin jirtay dabbaaldeg iyo fantasiyo aad uga weyn kan maalinta Gobonnimada. Ilaa yaraanteydii arrintaa si uun ayaan u dhibsan jiray.

Ilaa carruurnimadeydii waxaan u qabay in maalinta Xorriy adda aanay jirin maalin Qaran oo ka mudan. Markii aan gara adsadayna waxaan u arkay Kacaanka laftiisa inay u roonayd in uu maalinta Xorriyadda xoogga saaro maaddaama ay tahay mid isu keeni karta dadka oo dhan Kacaan, Kacaandiid iyo Mo ogayaashaba. Haddii aan isku qalbi la noqon maalintaas, ugu yaraan ma jiro qof ku dhaca in uu dhaliilo damaashaad ka la dhigayo. Malahaa intii aan yaraa waxaa saameyn igu lahaa maalinta dhalashade yda oo ku bee gan 26 June iyo in hooyadeey ay taas faan iiga dhigi jirtay. Naanyesta ay iila baxday waxay ahayd Gaa laErisidii inaan anigu dalka xoreeyay.

Dabbaaldegga Oktoobar wuxuu u badnaa gaardi ay qeybaha bulshada, hey’adaha Dowladda iyo noocyada ciidanku ay ka qeyb qaataan. Waxaa intaa dheer bandhig hub ka ciidanka lugta, dabbaabba do, madaafiic, gantaallo iyo dayaaradaha ciidanka cirka. Waxaa jiray qeyb kale oo ah Mashaariic ad eeg ama wax soosaar oo la dhagaxdhigay sannadka horraantiisii ama ka sii hor si furitaankooda loogu soo beego maalinta loo da bbaaldegayo curashada Kacaanka. Waa xusuusin sannadle ah oo horuma rinta dalka ku wajahan.

Siddeetamaadkii ayaa Madaxweynuhu soo saaray wareegto lagu dhagaxdhigayo mashaariic badan oo qorshuhu yahay in dhammaystirkooda lagu soo beego Oktoobar si xarigga looga jaro.Madaxda sare ee dalka ayay wareegtado mid kasta u cayintay mashruuc kana dalabtay in uu dhagaxdhigo. Ma shaariicda kuwooda caasimadda laga hirgelinayo dhammaantood isku hal galab in la dhagaxdhigo ay ay wareegtadu sheege ysaa. Intaa ka dib Madaxweynuhu dibadda ayuu u dhoofay.

Madashu waa Galabta Radio Muqdisho iyo Wakaaladda Wararka SONNA waxay diya ariyeen weriya yaal si ay mashaariicdaas uga soo warramaan. Ka mid ayaan noqday koo xda shaqada loo ratibay. Maaddaama mashaariicdu ay tiro badnaayeen, weriya yaal ku filan una gacan bannaan ma aanay haysan labada hey’adood ee Radio Muqdi sho oo warbaahinta ugu weriyayaal badnaa iyo SONNA.

Madaxda kuwii ugu derejada sarreeyay ayaa mid kasta weriye ama laba loo qoond eeyay. Aniga wa xaa la igu qoray in aan raaco Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cumar Jees oo ka tirsanaa Golaha Sare (waa 25kii Sarkaal ee xoogga kula wareegay tal ada dalka) ahna xubin Golaha Dhexe ee XHKS (Xis biga talada haya ahna Xisbiga siyaasadeed ee keliya ee dalka ka jira).

Wuxuu u xil saaran yahay in uu dhagaxdhigo Bukaansocodeegto laga dhi sayo Degmada Cabdic asiis.

Weriye SONNA ah ayaan ku wada qoran nahay in aan Wasiir ka raacno. Qado ka dib ayaa ciidan keennii ku hubeysnaa qalmaanta, xaashiyaha, mi krafoonnada, rikoorrada iyo kaamerooyinku aan is wada raacnay oo aan mar wada tag nay Aqalka Ummadda oo ay Madaxdu ku ballameen si isku mar loo dhaqaaqo. Gur iga Ummaddu waa magacii loo bixiyay markii la dhisay Xarunta Baarlamaanka ee hadda jirta. Mar wuxuu ahaa Guriga Ummadda, mar wuxuu noqday Xarunta XHKS, ka dib na wuxuu noqday xarunta Goalaha Shacbiga. Waa markii Xisbigu uu yeeshay xarun weyn oo isaga u gaar oo ku taalla Degmada Wardhiigleey meel dhinaca ku haysa Tuu lada Sportiga ee Muqdisho.

Guriga Ummaddu inta badan wuxuu ahaa Xarunta lagu qabto shirarka Qaran iyo kuwo caalami ah ba.

1989 waxaan uga qeyb galay shirka Caalamiga ah oo Culuunta Soomaaliya oo ay casharro ka jeed iyeen doodocilmiyeedna ay uga qeyb galeen aqo onyahanno Soomaaliyeed oo dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba ka yimid iyo aqoonyaha nno ajnebi ah oo dhammaantood wax ka qoray Soomaaliya ama hadda ay u socota daraasad isla mowduucaas ku saabsan.

Aqalka Ummadda ayay Madaxda iyo weriyayaashu ku kulmeen. Annaga gaadiidka na geeyay halkaas ayuu ku egyahay. Weriye kastaa waa in uu gaariga la raacaa Was iirka ama mas’uulka kale ee uu la shaqeynayo.

Madaxda qaar waan ugu nimid goobta, qaarna annaga oo joogna ayay yimaadeen. Maxamed Cumar Jees ma imaan goobta. Madaxda iyo weriyayaashu waxay billaab een inay laba laba iyo saddex sad dex isu raacaan oo aadaan mashruuca loo qoonde eyay. Anigu kursi ayaan fariistay si aan u sugo bal haddii uu Wasiirku yimaado waa in taas oo uu soo daahee. Weriyaha SONNA ee aan wadaraaci lah ayn Jees, wuxuu ah aa nin haddii aan soo koobo iga dhaqdhaqaaq badan. Nooc firfircooni ah oo ber igaas dadka qaar ku badneyd ayuu ka shidaal qaadanayay.

Isaga oo karkabeysan oo aad arkeyso in uu wax damacsan yahay ayuu ii yimid. Wuxuu yiri Jees ma joogo ee maxaan yeelnaa? Waxaan ku iri aan sugno. Wuxuu yiri masugeyno ee na keen aan raacno Duqa Magaalada oo aan weriye ku qornayn isaga.

Waxaan ku iri anigu go’aankaas ma lihi oo waxaan sugayaa Wasiirka. Haddii uu Wasiirku imaan waayo maxaad sameyn? Raadiyaha ayaan ku noqonayaa ayaan ugu jawaabay. Wuxuu igu yiri war ninyahow fursad ayaan heysannaa ee ha naga lumin. Xasan Abshir ayaan dhul ka soo dhammeysane ynaa. Waxaan ku iri anigu dhul ma soo doonan. Adigana kaama hortaagni haddii aad adigu sidaa go’ aansato. Intaa ka dib wuu iga tegey. Wax yar ka dib ayuu igu soo laabtay. Wuxuu igu yiri, Wasiirku ma imaanayo oo xaaskiisa ayay gaari wadaqaateen marka dabcan halkan uma soo socdo ee na keen. Su’aasheydii xigtay wuxuu uga jawaabay, gurigiisa ayaan telefoon u diray oo sidaa la iiga sheegay. Wa an la yaabay in uu haysto telefoonka guriga Wasiirka.Waan ogahay sababta uu u rabo in aan anigu raaco. Waa marka horee isagu waa we riye SONNA oo qoraal uun buu ka soo sameyn karaa. Wuxuu marka is leeyahay had dii weriye Raadiyuhu kula socdo cod ayaad ka soo duubi kartaan, taas oo Mad axda qaarkood ay aad u jecel yihiin.

Marka labaad wuxuu ka yara baqdin qabaa in Wasiirkeennu yimaado oo hadhow isaga lagu qabs ado inuu shaqadiisii dayacay, taas oo laga yaabo inay ka khafiifto, sida uu is leeyahay, haddii aan la badeennu wadajir u qaadannay go’aanka ka dib mar kii aan Wasiirka weynay. Laakiin taa kalamaan hadal ee waxaan u sheegay in shaqa dii la ii soo diray mid aan ahayn aanan aadi doonin.

Duqa Magaalada oo aan u maleynayo inuu soo dhagax dhigayay mashruuc Degm ada Heli Waa’ laga hirgelin rabo ayuu raacay.

Masalle Goobtii ayaan kaligeey ku soo haray. Welwel waxaan ka qabay in Wasiir ku uu toos u aa do mashruuci loogu talo galay in uu dhagaxdhigo. Muddo markii aan fa dhiyay ayaa waxaa soo galay Cabdulqaaddir Xaaji Masalle oo howshiisii soo gutay. Waxay wada socdaan mas’uul aan u maleynayo inuu ahaa Jaamac Gaas Mucaawiye, weriyihii awal raacayna malahaa idaacadda ayuu ku soo dejiyay oo hadda lama socdo.

Wuxuu igu yiri, maxaa meesha ku dhigay? Yaad ku qornayd? Markii aan u sheeg ay wuxuu yiri xag gee buu ku qornaa in uu tago? Degmada Cabdicasiis, ayaan iri. In yar ayuu isaga oo aammusan oo hoos fiiranaya fekeray. Ka dibna inta uu i soo eegay ayuu ku tiraabay kelmado aan isla socon. Su’aal ima weydiineyn, waxna iima sheeg eyn. Waxaan is irir waxay ahayd qeyb fekerkiisa ka mid ah oo ay dibnihiisu soo tufeen si aan ku talogal ahayn.

Sida Jees, Cabdulqaaddir wuxuu ka tirsan yahay Golaha Sare ee Kacaanka, wa ana Xubin Golaha Dhexe ee XHKS. Weliba waxaan tuhunsan ahay in uu markaa ahaa Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Xisbiga. Markii uu go’aan qaatay ayaan is raacnay. Qaddar yar ka dib waxaan tagnay degmada Cabdi casiis oo ay joogaan dad aad u tiro yar oo Guddoomiyaha Degmada ag taagan. Cabdulqaaddir wuxuu ku xanaaqay ama uu isu xanaajiyay Guddoomiyaha.

Wuxuu ku yiri Degmo dhan ayaad madax ka tahay oo laga furayo mashruuc bul shada anfaca. Sida muuqata ma aadan wargelin Dadweynaha Degmada. Dhowr ruux anigu mashruuc uma dhagax dhigayo ee dib ayaan u laabanayaa …Marka aaad diya ar garowdaan shacab iyo Madax Allah ha ina gaarsiiyo. Guddoomiyuhu si aan cabsi lahayn laakiin aan xushmadda ka tegin ayuu isu fasiray.

Wuu u sheegay in haween eey halgamaa ah oo ka mid ahayd dadka howlkarka ah ee howlaha mut adda wacnim ada ah Degmada ka fuliya ay geeriyootay oo Galabta la aasayo. Maaddaama aynaan iya da mushaar siin jirin, ugu yaraan waa in aan aaskeeda quweyno. Sidaa darteed dadkii kale ee mutad dawaciinta ahaa iyo kuwii ila shaqeynayay waxaan u diray aaska.

Cabdulqaadir markaas ayuu qushuucay. Guddoomiyaha ayuu garabka ka taabtay oo ku yiri Allah ha u naxariisto. Go’aan sax ah ayaad qaadatay. Magaca Islaanta geer iyootay ayuu weydiiyay, markii loo sheegayna aniga ayuu igu yiri qoro magacaas oo Barnaamijka aad sameyn doonto waxaad ku dar taa in aan halgamaagaas qoyskeeda tacsi u dirayo iyo degmadaba. Kuna ammaanayo shaqadii ay dal ka u qabatay. Halka as ayuu mashruucii ku dhagax dhigay.

Ka dib Cabdulqaddir wuu i soo qaaday oo wuxuu i dhigay goobteyda shaqada. Ra dio Muqdisho Weriyayaashii si habqan ah ayaa midba mar ugu soo noqday War faafinta. Mas’uulkii markaa howsha Radio Muqdisho noo diray wuxuu soo jeediyay in cajaladaha la soo duubay oo dhan aniga la igu ware ejiyo. Waxaa lagu heshiiyay in caa wa uu baxo war ay SONNA qortay oo aan codad wadan. Berrina aan anigu diyaariyo oo sii daayo barnaamij ay ku jiraan codadka Madaxda oo dhan.

Aniga oo cajaladaheygii isku duwaya oo midba gooni u suntaya dadka qaarna ay iska sheekeysanay aan oo aan fadhinno jalbeebka barxadda Wasaaradda Warfaafinta kuraasta dhagaxa ah oo uu dhigay Cabdi Xaaji Gobdoon markii uu ahaa Agaasimaha Guud, ayaa waxaa soo galay gaari cad oo Mer cedes ah.

Waxaa gacantiisa ku wata Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cumar Jees. Waa keli giis. Intuu aayar noo dhaafay ayuu soo kala fireeyay markii uu ku tegi rabo derbiga gadaale ee Guriga Wasaaraddu ay leedahay ee ku sii jeeda Madaxtooyada ee hadda ay deggan tahay safaaradda Ethiopia. Waxaa uu gaariga joojiyay inta aanuu soo gaarin jaranjarooyinka laga galo dhismaha Xafiisyada Wasaaradda. Ba abuurka wuu dem



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip