Daacish oo 30 qof oo shacab ah "ku dhishay" Afghanistan

0
Wednesday October 26, 2016 - 12:29:12 in Wararka by
  • Visits: 601
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daacish oo 30 qof oo shacab ah "ku dhishay" Afghanistan

    Sida uu sheegay sarkaalkaasi, dadka la dilay waxay ahaayeen rayid horraantii bishan la afduubtay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida uu sheegay sarkaalkaasi, dadka la dilay waxay ahaayeen rayid horraantii bishan la afduubtay.

Qaar ka mid ah dagaal yahanadii Taliban ayaaaasaasay daacish ee dalka Afghanistan.

Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Afghanistan ayaa waxa uu sheegayaan in ururka la baxay khilaafada Islaamka uu 30 qof ku dilay bartamaha dalkaasi.

Gudoomiyaha gobolka Ghor wuxuu BBC-da u sheegay in taliye ka mid ahaa daacish la dilay kaddib is ku dagaal dhexmaray booliska iyo dagaal yahanada kooxda.

Ciidamada amniga ee dalkaasi ayaa waxay isku deyayeen inay badbaadiyeen la haystayaasha la dilay.

"Mintidiinta ayaa dilay shacabka si ay u aargutaan”, ayuu yiri gudoomiyaha gobolkaasi.

Daacish ayaa aad ugu xoog badan bariga dalka Afghanistan, balse awood kuma laha gobolka Ghor.

Dadka ka faallooda arrimaha amniga waxay sheegayaan in ururka la baxay khilaafada Islaamka ee Afghanistan ay aasaaseen dagaal yahanadii hore ee Taliban.

daacish




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip