
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 22-KA OKTOOBAR 2016-KA
Sidoo kale Madaxweynaha ayaa shee gay in Soomaaliya ay u bilaabatay taari ikh cusub "waa taari ikh cusub oo Soomaa liya u bilaabatay. Madasha Wadatashiga Qaranka ayaa horey u go’aamiyey in ugu yaraan 30% xubnaha labada Aqal ay noq daan dumar, sidaas daraadeed, waan soo dhoweyn ayaa sida dimoqraadiyada ah oo ay baarlamaanada dowlad gobolle edyada u soo xusheen dumarka ka mid noqday xubnaha Aqalka Sare” ayuu yiri Madaxweynaha.
Md.Xasan Sheekh Maxamud ayaa ugu dambeyntii ugu baaqay dhammaan shac abka Soomaal iyeed inay door muhiim ah ka qaataan doorashada 2016ka oo ay Dowladda, Dowlad Goboleedya da, Guddiyada Doorashooyinka ee heer Federaal iyo heer Dowlad Gobolleed ay kala shaqe eyaan inay doorashooyinka dib u dhicin is la markaaan u qabsoomaan si dii loogu talagaley
MAXAA KA SOO BAXAY KULANKII DHEX MAR AY MADAXWEYNAHA HIRSHABEELLE IYO UGAAS XASAN
Madaxweynaha cusub ee Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ay aa shalay M/Bele dweyn kula kulmay Uga as Xasan Ugaas Khaliif oo ka mid ah duu bab dhaqameedyada ugu caansan Soomaaliya, iyadoo kulankn looga hadlay sidii Ugaaska u taageeri lahaa Maamulka cusub ee Hirsh abeelle. Kulankan oo labo jeer dhacay ka hor salaadii jimca ha iyo ka dib ayaa kulankii hore waxaa uu ahaa mid kooban oo labadooda ku keli ahaayeen, halka kulanka kale ay goob joog ka ahaa yeen siyaasiyiin iyo Xildhibaano, iyadoo aanay wax is afgarad ah laga gaarin kula nka. Saxaafada ayaa dib ad joog ka aheyd kulankan, loomana ogolaan in wax muu qaal ama sawiro ka qaadaan kulanka dhe xmaray Ugaaska iyo Madaxweynaha Hir shbeelle. Ugaas Xasan ayaa diiday in ra smi ahaan uu u taageero Maamulka Hirsh abeelle, isagoo ku adkeystay mow qifkiisa, waxaana uu xusay in aanu Saxaafad ka hadli doonin.
"Aniga idinkama hor imaanayo mana idin taageerayo, saxaafadna kama hadla yo, laakiin bul shadiina hadaa wax wan aa gsan hadaa u qabataan waa la arki doo naa, hal booli nirig xalaal ah ma dhasho”ayuu u sheegay Ugaaska Madaxwey naha Hirshabeelle iyo xubnihii la socday.
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa markii uu soo dha maaday waxaa uu keligiis la hadlay saxaa fada, ugana warbixiyay waxyaabihii isaga iyo Ugaaska ka wada hadleen
"Ugaas Xasan waa ugaaskeyga, waa ugaaska beesha aan aniga ku abtirsado, si weyn oo qurux badan ayuu isoo dhowe eyay, waa is aragnay, waa kulanay, waa wada hadalnay, wixii jiray waa ka hadal nay, wax kale nama oran waxqabadkiina fiirineynaa ayuu dhahay, waana intii laga fili lahaa qof walba, hadii maamul la sam eeyo wax laga fiiriyo waa waxqamad, waa na intii laga fili lahaa qof walba waxqabad kiina iyo tallaaba qaadkiina fiirineyna in umadan xaqooda heshi wax kale oo uu dii dan yahay ma jirin, degmo iyo gobol uu gooni u diidan yahay ma jirin”ayuu yiri Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle.
Mr Cosoble ayaa sheegay in Guddoo miyaha Baarlamaanka Hirshabeelle, kuxg eenadiisa iyo isa ga oo ah Madaxweynaha ay dhamaantood ka soo jeedaan Gobolka Hiiraan, isagoo meesha ka saar ay in wax is afgarad la’aan ah ka soo baxday kulan kii ay la yeeshaan Ugaas Xasan.
"Maamulka dhismay hirshabeelle, gud doomiyaha baarlamaanka waa reer beled weyn, guddoom iye kuxigeenada waa reer beledweyn, aniga Madaxweynaha ka noq day waa ku abtirsadaa,oo dee gaan ahaan uga soo jeedaa, wax laga shakiyo iyo iyo wax laga didayo, cid walba waa ku qana csan tahay maamulkaas, Ugaaskana waa uu ka horeeyaa dadka”ayuu yiri Madaxwe ynaha Hirshabeelle. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in kulan kale uu jiri doono oo ay wada yee lan doonaan Madaxw eynaha Hirshabeelle iyo Ugaas Xasan oo wali ku adkeysanaya mowqifkiida. Md. Cosoble ayaa lagu wadaa in maanta uu ka soo ambabaxo M/Be ledweyn, si uu u ga qeyb galo xaflada cal eema saarka ee Caawana ka dhici doon ta M/Jowhar
XAASHI: DOWLADDU KAMA GEYSAN WAX GACAN AH SII DAYNTAYDA BALSE SHACAB KA IYO SAXAAFADDA...
Xaashi Cumar Xasan oo ah Muwaa ddin Soomaliyeed oo 18sano ku xirnaa dalka Talyaaniga ayaa wareysi uu Laanta Afka Soomaaliga ee Radio SBS ee dalka Australia, ayaa sheegay in sii dayntiisa ay gacan weyn ka geysteen saxaafada iyo shacabka Soomaaliyeed, balse aysan jirin wax ay Dowla ddu waxba u qaban.
Muwaadinkaan Soomaaliyeed ayaa muddo 18sano ah ku xirnaa Talyaaniga, ka dib markii lagu eed eeyay inuu ku lug la haa dilkii Suxufiyad Talyaaniga u dhalatay iyo wariye kale oo Muqdisho lagu dil ay Sannadkii 1991kii oo dalka ay ka soc deen dagaallo sokeeye.
Xaashi Cumar ayaa Wareysiga ku she egay in Dowladda Soomaaliya aysan wax ba u qaban, balse ay gacan ka geysteen siidayntiisa Dadweynaha iyo Warbaahin ta Soomaalida.
Sidoo kale, Xaashi ayaa ku sheegay Wareysigaan in dhallinyarada Soomaaliy eedee inta la isk aqabsado lagu xirxir ayo Waddamada Calaamka, inay cad deyn u tahay in daciifnimada Dowladda Soomaaliya ka jirta xilligaan.
Isagoo ku sheegay hadalkaasi Wareysi uu bixiyeyXaashi Cumar oo Toddobaadk an lasii daayay;
Mar wax laga weydiiyay Xaashi, Dhal inyaro Soomaaliyeed ee lagu eedeeyay in ay burcadbadeed yihiin oo ku xiran Hind iya, isla markaana beeniyay in ay Burcadbadeed ahaayeen, ayaa wuxuu ku ja waa bay. "Arrintaasi waa mid sharcidarro ah, Waayo waxaa laga soo Qabtay Xeeb aha Soomaali ya, waxayna ahayd in hal waddan lagu maxkamadeeyo, balse had dii dal walba uu iska qabsado oo uu wux uu rabo ku sameeyo waa arrin si aad ah u dhib badan. Dowlad awood leh haddii ay jirtana wa xay ahayd inay tiraahdo innaga ayaa dadkaan mas’uul ka ah, maadaama uu waddankeenu yahay nabad.”
Ugu dambeyn, Xaashi Cumar Xasan ayaa ka hadlay Sababihii uu Talyaaniga ku tagayiyo sidii la gu xiray, waxaana siidayntiisan go’aan ka gaartay maxkamad da ugu sarreysa dalka Talyaaniga.
Ibraahim Baafo, Hiiraan Online Baafo@hiiraan.com Melbourne, Australia
WAR SAXAAFADEED HANNAANKA DOORA SHOOYINKA 2016 GUDDIGA FEDERAALKA HIRGELINTA DOORASHADA DADBAN (GFHDD)
waxaa uu soo dhaweynayaa dowlad go bale edyada Puntland iyo K/Galbeed oo ku guulestay inay soo doortaan Xu bnihii u matala yey aqalka sare wuxuuna guddigu ugu amba lyey nayaa sida ay ugu dadale en inay qondada ha weenkana soo buxi yaan. Guddigu sidaas oo kale wuxuu soo dhaweynayaa dowlad gobaleedka Jub bal and oo ku gulaysatay inay doorato xubni hii u matali lahaa aqalka sare.
Guddigu waxaa uu soo dhawey nayaa dhismaha dowlad goboleedka Hir Shabee lle waxaana uu ugu baaqa yaa inay soo dedejiyaan magacaabista musharraxiinta u tartamaya aqalka sare iyagoo dhowraya guud ahaan shuruu daha ay madashu u dajisay ma gacaabista musharraxiinta aq alka sare sida in 30% kuraasta aqalka sare ay haweenka si gaar ah ay ugu tarta maan.
Guddigu waxaa uu hoosta ka xari iqay aa in afar (4) dowlad goboleed oo kala ah:GalMudug, Juba land, Koofur Galbeed iyo Puntland in ay soo dhameystireen do orashadii xubnihii u matali lahaa aqal ka sare, taas oo ka dhigey sa xildhibaanada aqalka sare ee ilaa hada la soo doortay 35 xildhibaan oo u dhiganta 65% ee tir ada guud ee xub naha aqalka sare oo ah 54.Dhammaad
KOOFUR AFRIKA OO ISAGA BAXEYSA XUBINI MADA MAXKAMADDA CAALAMIGA EE ICC
K/ Afrika ayaa isaga baxeysa xubinima da Maxkamadda Caalamiga ah ee damb iyada ee ICC, si da ay shaaciyeen Warba ahinta dalka Koofur Afrika oo helay nu qulo ka mid ah qoraal ay dowladda qortay, kaasoo ay Qaramada Midoobey kaga dalbaneyso ka bixitaanka Maxkamadda ICC. Warqad uu ku saxiixnaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Koofur Afrika ayaa mu ujineysay hanaanka ay dooneyso in Joo fur Afrika kaga baxdo Maxkamadda ICC.
K/Afrika ayaa ku eedeysay Maxkamad da ICC inay ka xagliso dalalka Afrika, isla markaana dacw adaha inta badan Maxk amadda qaado ay tahay mid ku eg kaliya dad Afrikaanka oo kaliya. ah. Tall aabada ay Koofur Afrika isaga baxeyso Maxkam adda ICC ayaa timid, todobaad kaddib markii Madaxweyne Jacob Zuma uu bo oqday dalka Kenya, lana kulmay Uhuru Kenyatta oo horay dacwad ay Maxkamad da ICC u heysatay ku weysay.
Sanadkii hore ayay aheyd markii Koo fur Afrika ay diiday codsi ka yimid Maxka madda ICC oo la gu dalbanayay in lagu xiro Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan AlBashiir oo dalkaas kaga qeyb gala yay shir madaxeedka Afrika. Maxkamadda ICC ayaa horay ugu eedeysay Koofur Afri ka inay diiday in ay xirto Madaxweynaha Sudan, waxaana dacwad ay u gudbisay Q/Midoobey.
NABADON XAAD:HESHIISKA ITOOBIYA ANA GU MA NAQAANO MEEL UU KA SHAQEEYAY
Nabaddoon Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ah Odayaasha Golaha Dhaqanka Soomalaida, ayaa sheegay inaysan arkin heshiisay Itoobiya kala dhex dhigtay Ma amulada Puntland & Galmudug, had dii ay weli taagan tahay dhiillada M/Gaalk acyo.
Nabadoon Xaad, ayaa sidoo kale sheegay inaysan Itoobiya wax xal ihi u ha yn dagaalka M/Gaalk acyo, inay sii huriso mooyee.
Nabadoonka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Mgaalada Muqdisho, ayaa sheegay inay aa minsan yihiin in Xukuum adda Addis Ababa ayba qayb ka tahay hu rinta colaadaha Somaliya. Waxaa uu Maamulada Galmudug & Puntland uu ugu ba aqay inay la yimaadan xal ka baxsan dag aalka mud ada labada toddobaad ku dhex maraaya Xarunta Gobolka Mudug.
Maxamed Xasan Xaad, ayaa labaduba ugu yeeray bal inay ka wada hadlaan xii sadda u dhaxey so, si loo ogaado cidda dabka ku shideysa dagaalka Gaalkacyo, iyadoo markaasina farta lagu wada fiiqaayo cidaasi. Nabadoon Xaad, ayaa qaba in dagaalka M/Gaalkacyo looga gudbi ka ro, wada xaaj ood ay gaaraan dhinacyada ku hardamaya magaaladaasi.
Puntland iyo Galmudug, ayaa u muuq da inaanay diyaar u ahayn joojinta Dagaal ka Gaalkacyo, iyadoo midba midka kale uu ku eedeynayo in uu dagaalka hurin ayo.
DAACISH OO WEERAR LAMA FILLAAN AH KU QAADAY MAGAALADA KIRKUK
Xoogagga Ururka Daacish, ayaa sha lay subaxdii weerar qorsheysan ku qaad ay Magaalada Kirk uk ee Waqooyiga Wad anka Ciraaq, iyadoo uu weerarkaasi u mu uqdo mid jawaab u ah duullaanka ballaaran ee lagu qaaday M/Mosul, oo Ururka asi uu ka arrimiyo.
Ciidamada Militariga Ciraaq oo kaasha naya Xoogagga Kurdiyiinta Ciraaq, ayaa Isniintii usbuucii hore weerar dhinaca dhul ka ah ku qaaday M/Mosul oo ku taala Wa qooyiga Ciraaq, waxaana dhi naca cirka ka taageeraya isbahaysiga uu hogaamiyo Mareykanka. M/Kirkuk oo 236km u jirta M/Baqdaad ee Xarunta Ciraaq, ayaa wax aa markeliya shalay subax laga maqlay qaraxyo ismiidaa min ah, oo ay Xoogagga Daacish la beegsadeen Xarumaha Dowl adda, oo ay ku jirto Xarunta Boolis ka.
Warbaahinta Ciraaq, ayaa qoreysa in dagaalyahanada Daacish isu qarxiyeen Saldhiga Booliska iyo Xarunta Korontada ee magaaladaasi. Warbaahinta ku hada sha afka Ururka Khilaafada Islaam ka), ay aa waxaa lagu baahiyay in mintidiintu ay la wareegeen Bartamaha M/Kirkuk, islamarkaana ay gudaha u galeen Xarunta Maamulka.
Xoogaggan, ayaa iska horimaad fool ka fool leh la galay Ciidamada Dowladda Cir aaq iyo Xoog agga Kurdiyiinta, iyadoo la soo sheegayo in ay halkaasi ku dileen 6 askarta ka tirsan iyo 16 ruux oo rayid ah, halka Daacish laga dilay 12 nin.
Dhanka kale Xoogagga Daacish, ayaa weeraray warshad ku taalla meel qiyaastii 40km waqooyi galbeed kaga toosan M/Kirkuk, waxayna ku dileen ugu yaraan 12 qof.
Weerarka lagu qaaday warshadan, ay aa waxaa uu ku soo beegmayaa, xilli Dor raad ay Daacish dab qabadsiisay warsh ad kiimikada samaysa, oo ku taala meel dhinaca koonfureed kaga toosan M/ Mosul, xilli ay ka guranayeen magaaladaasi.
Dowladda Ciraaq, ayaa ku dhawaaq day bandow ay ku soo rogtay M/Kirkuk, ill aa iyo amar dam be, haddii ay jiraan warar sheegaya in xoogag ka tirsan Daacish ku sugan yihiin meel aan ka fogayn magaaladaasi. Weerarka ay shalay Daacish ku gashay M/Kirkuk, ayaa dadka reer Ciraaq layaab geliyay, maadaama la fillaayay in laga fara maroojiyo Mosul.
HAL XIRAALE Iyo GOOGAALEYSI
1-Googgaa Cigalle.Sheeg xayawaanka ugu Cimriga dheer xayawaanada iyo kan ugu dheer
2-Googgaa Cigalle Keen labo tiro oo is ku darkeedu yahay 1001 kala jarkeeduna yaha 101
3- Googgaa Cigalle waxaad sheegtaa Waa lix sheey:labo hortaada ayey soco taa labo gadaaley kaasocotaa,labana har eeraha ayey kaasocotaa?
4- Haraaga Avc Pluska Hooyadaa haddii laga jaro kan Aabbe waa $100,
Isla markaana haddii laga jaro shan u laabka haraaga Aabbe , Duqa waxaw
Heestaa $ 8 haddaba sheeg Duqa inta oow heesto?
5- Haddow maqan yahay waa la rabaa ha ddow joogana waalaga Cararaa waa kee?
Qore:C/qadir Salaad Maxamed
WAKIILKA CUSUB EE XAFIISKA TAAGEE RA DA QM EE SOOMAALIYA OO SOO GAARAY MUQDISHO.
Wakiilka Cusub ee QM ee Soomaaliya, Mr.Michael Keating, Wakiilka M/Afrika ee Somaliya, Mr.Fr ancisco Caetano Madeira iyo saraakiil kale oo ka tirsan AUda iyo QM,ayaa kusoo dhaweeyay Muqdi sho Er gayga cusub ee loo magacaabay dhawa an Xafiiska Tageerada QM ee Soomaal iya UNSOS, Hubert Price, isgaoo la ware egi doona xilka loo magaaabay.
Danjire Hubert Price, ayay Hawshiisu noqon doontaa isku xirka Hawlgallada wadajirka ah ee QM, Hawlgallada Midow ga Afrika ee Somaliya iyo Ciidamada Qar anka Soomaaliyeed, wuxuuna kala wa re egi doonaa Hawlaha xafiiska QM ee Som aliya UNSOM, Danjire Amadu Kamara oo sii waday shaqooyinkaan.
"Waxaan rajeynaynaa in Mr Price uu sii wadi doono hawlaha xafiiska UNSOS ee Somalia, waana mas’uul khibrad u leh xoojinta xiriirka wadashaqeyneed ee QM aanu la leennahay, gaar ahaan dardar gelinta hawsha ciidanka AMISOM,” ayuu yiri Danjire Madeira.
Xafiiska Taageerada QM ee Somaliya [UNSOS]. Ayaa waxaa la sameeyay San nadkii hore ee 2015kii, markaas oo ay dhammaadeen Hawlihii Xafiiskii Qiim eynta Hawlgalka QM ee Somaliya, iyad oo wixii xilligaas ka dambeeyay loo aqoon sa day xafiiskan inuu gacan ka geysto Ta age erada Hawl galka Midowga Afrika iyo Wel iba Xafiiska QM ee UNSOM.
Ugu dambeyntii, Mr. Price ayaa horay uga tirsanaa ciidanka dalka Mareykanka, isagoo leh khibrad 20 sanadood ah oo ku aaddan hawlaha nabadilaalinta QM ee Caalamka, Wuxuuna horay kasoo shaq eeyay Waddamada; Mozambique, Ango la, East Timor, Cote d’Ivoire and Liberia.
MAAMULKA KOOFUR GALBEED OO CIIDAMO FARA BADAN U SOO DIRAYSA SH/HOOSE
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Ko ofur Galbeed Xasan Cabdi ayaa sheegay in Ciidamo dheerad ah geynayaan Gobol ka Sh/Hoose, wuxuuna sheegay in arinta asi looga Gol leeyahay in AlShabaab aysan Weeraro ku soo qaadin Gobolka.
Maamulka Koofur Galbeed ayaa shee gay in Ciidamo aad u badan ay geyneya an Gobolka Shab ellaha Hoose, si loo Xoo jiyo Ammaanka Gobolka loogana hortago Weerarada AlShabaab.
Dhanka kale AlShabaab ayaa Maal mo ka hor Weerar ku qabsaday Degmada Afgooye ee G/Sh/ Hoose, iyadoo Dowlad da Soomaaliya ay markii dambe meesha asi la wareegeen.
IMAARAADKA CARABTA OO SALDHIG CIIDAN KA SAMEYSANAYA SOMALILAND
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa qorsheyneysa inay saldhig ciidan ka sam eysato M/Berbera, waxaana dekedda Ber bera soo gaaray qaar ka mid ah qalabka ay isticmaalayaan ciidamada degaya saldhig ku dhow dekeddaasi.
Wararka ayaa sheegaya in agab ciidan oo ay leeyihiin ciidamada ka socda UAE uu Badda ku soo ji ro,iyadoo tallaa badaa sina ay ka hadleen aqoonyahano iyo dibl omaasiyiin reer Somaliland ah oo sheeg ay in Dowladda Imaaraadka oo markii u gu horeysay saldhig ciidan ka sameysan eysa gudaha Somaliland.
Afhayeen u hadlay machadka daraas aadka CBA oo lagu magacaabo Guuleed Axmed Jaamac ay aa VOA u sheegay in xiriirka maalgashi ee Dowladda Imaaraad ka Carabta uu faa’iido u leeyahay.
Waxa uu sheegay in haddii Imaaraad ka uu si toos ula xiriirayo Dowladda Soma liland ay wax ka tareyso horumarka mad ax bannaanida Jamhuuriyadda ka go’day Soomaaliya inteeda kale.
XUBNAHA SOMALILAND U MATALAY DORASH ADA DADBAN OO MUQDISHO LAGU DHISAYO
M/Muqdisho waxaa ka socota qaban qaabada iyo isku duba ridka kulan ballaa ran oo lagu doon ayo in lagu soo xulo xub naha Somaliland u matalaya doorashada dadban, iyadoo dadaaladaasi ay wadaan madaxda DF,odayaal iyo bulshada ka soo jeeda gobolada Waqooyi.
Wasiirka arrimaha gudaha DF ee wa khtigu ka idlaaday C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa sheegay in hanna anka doorashooyinka dalka ka dhacaya ay ka dhiman yihiin xubnaha matal aya Somaliland.
"Aqalka sare Soomaaliya inta badan waa la soo gudbiyay waxaana dhiman da dka matalaya Soma liland oo Muqdisho la gu dhisayo” ayuu yiri Wasiir Odowaa oo sheegay in Wasaaradiisu door muhiim ah ka ciyaartay sidii dalka looga hirgelin la haa nidaamka federaaliga ah. Hadalkaan ayaa ku soo bee gmaya xilli maamulka Somaliland uu si cad u diiday doorashoo yinka dadban ee ka dhacay Koonfurta Soomaaliya, isagoona ku tilmaamay in arrin taasi ay horseed kan tahay Dowladda Mu qdisho.
Dhinaca kale qoondada Somaliland ay ku leedahay doorashooyinka dadban ay aa horaan waxaa siyaabo kala duwan u dhaleeceeyay xildhibaano, Wasiiro iyo bul shada asal ahaan ka soo jeeda go bolada ay maamusho Dowladda Madaxwe yne Axmed Maxamuud Siilaanyo, iyagoo na ku doodaya inay iyagu xaq u leeyihiin saami qeybsi cadaalad ku saleysan.
HRW: XORRIYADA SAXAAFADA OO HALIS KU JIRTA GUDAHA SOOMAALIYA
Hayada xaquuqul insaanka u dooda ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in xorriyada saxaafadu halis ku jirto gudaha Soomaaliya. Waxay Human Rights Wa tch (HRW) sheegtay in Talaadadii la soo dhaafay xaalad adag ay mar kale soo food saartay saxaafada ka dib markii hay adaha ammaanku xir een Xamza Maxa med oo ah wariye Soomaaliyeed oo Alja ze era u shaqeeya walow ay sii daayeen tafatirihii Xogogaal Cabdi Aadan Guul eed.
Cabdi Aadan Guuleed ayaa hayadaha ammaanku xireen saddex maalmood wax aana la sii daayay asagoon wax max kamadeyn ah la marin. Sidaa waxaa sheeg tay HRW.
Xamza Maxamed ayaa asaga waxaa lala xiray saddex qof oo kale oo ay isla shaqeynayeen markaa. Khamiistii la sii daayay ayaga.
Si kastaba ha ahaatee HRW ayaa she egtay in hayadda nabad sugidda dawlad da ee NISA ay ugu cudr daartay in xirita ankaa ay u samaysay danta ammaanka Qaranka darteed. NISA ayaa ku eedeys ay warbaahinta inay fursad u siiso AlSha baab in warar wax kama jiraan ah ay gud biyaan. QM ayaa sheegtay ayana in 30 wariye lagu dilay Soomaaliya intii u dhe xeysay Agoosto 2012 ilaa Juun 2016.
Xigasho:Hiiraan.com
CIIDAMADA AMISOM OO RAALI GALIN KA BI XIYAY DIL AY U GEYSTEEN QOF RAYID AHAA
Ciidaamada AMISOM ayaa Raalli galin ka bixiyay dil ay u geysteen qof rayid ah aa. Ciidamada AMISOM ayaa dorraad Raalli galin ka bixiyay dilka qofkaa aya goo dhawaan qofkaa ku dilay saldhig AMI SOM ay ku leeyihiin Muqdisho. Waxay sidoo kale raali galin ka bixiyeen dhawaac ay u geysteen labo qof oo kale oo rayid ah.
Dilka ayaa ay ciidamadaasi geysteen doraad Arbacadii markii qandaraasleyaal gawaari watay ay halkaa u istaageen in labaaro. "Nasiib darro mid ka mid ah askr ta ayaa si kama ah u toogtay darawal asagoo sidoo kalena dhaawacay labo qof oo kale." AMISOM ayaa sidaa sheegay.
Ciidamada AMISOM ayaa sidoo kale sheegay in baaritaan qotto dheer ay dhac dadaa ku samayn doonaan.
Xigasho: Hiiraan.com
DONALD TRUMP IYO HILLARY CLINTON OO DHEX MARTAY DOOD LUGAHA LA GASHAY ASAASKA MAREYKANKA
2da musharax ee u tartamaya xilka Mad axweynaha Dowladda Mareykanka Don ald Trump iyo Hil lary Clinton oo soo mar tay heerar kala duwan oo aan horay dalka asi uga dhicin dalkaasi ayaa doo doodii u gu dambeysay waxay lugaha la gashay asaaska dalweynaha Mareykanka.
Doodaan oo ka dhacday Jaamacadda Nevada Khamiiskii aynu soo dhaafnay ay aa labada mush arax waxay siyaabo kala duwan uga hadleen caruurta la iska soo ri do, qaxootiga, dhaqaalaha, xir iirka caala miga ah iyo arrimo kale.
Musharaxa xisbiga Jamhuuriga Donal ad Trump ayaa mar uu ka hadlayay caru urta la iska soo rido waxa uu sheegay in canuga marka uu sagaal bilood yahay uu yeelanayo xuquuq gaar ah, haddii ay hooyada iska soo rideyso caruurta calooshe eda ku jira aanay daw ku ahayn.
Dhinaca Hillary Clinton ayaa iyadu taag eertay in haweenku ay iska soo ridi kara an caruurta, iya doo labada musharax ay si weyn isugu khilaafeen arrimaha dastu urka Mareykanka, iyadoo Donald Trump uu aaminsan yahay in dastuurka loo raa co sidiisii hore oo aan isbedel lagu same ynin.
Dooddaan oo ahayd midkii ugu dambe ysay ayaa xiiso gaar ah yeelatay, iyadoo shacbi weynaha Mareykanka ay ka bixi yeen aragtiyo kala duwan, halka qaarko od ay kala taageerayaan 2 musharrax.
KENYA: HOGGAAMIYEYAASHA MANDHEERA OO DOONAYA IN LA DADAJIYO DHISMAHA DERBIGA XADKA
Hoggaamiyeyaasha degmada Man dhe era ee G/W/Bari Kenya ayaa doonaya in dawladda Kenya ay dadajiso dhisida gida arka u dhexeynaya dalka Kenya iyo Soo maaliya si ammaanka loo adkeeyo.
Waxay ku eedeeyeen dawlada dhexe ee Kenya in aysan ka dhabayneyn ama xil aad ah iska saar eyn dhisida derbigaa oo dhawaan la bilaabay. Hadese hogga amiyeyaashaasi waxay sheegayaan in wax hawl ah oo dhisme aan laga wadin xadka oo ku saabsan arinka gidaarka.
Haatan ayaa ay codsanayaan hogga amiyeyaashaasi in la dardar galiyo mashr uucaa si amniga xadka loo horumariyo.
Gobernatooraha degmada Mandheera Cali Roba ayaa sheegay in sidii mashruu caa loo bilaabay dhowr tiirar oo shub ah un laga taagay 1.8km. ‘Waxay qaadatay hal iyo bar sano in intaa la sameeyo. Waxay ku qaadaneysaa qarni ka hor inta aan darbi laga taagin 360 km hadii xawliga ay haatan ku socdaan ay kusii wadaan ha wsha deyr ku wareejinta xadka ah'. Sidaa ayuu yiri Cali Roba.
Wuxuu intaa ku daray in marar badan ay hoggaamiyeyaasha asagu ka mid yah ay ay sheegeen in kooxo uu ugu yeeray argagixiso ay xadkaa ka soo gudbaan. As buucii la soo dhaafay lix qof ayaa we erar lagu dilay dabley ay soo qaaday M/Man dheera.
Dhacdadaa habeynkii ay dhacday maa lmo ka dib is rasaaseyn booliska iyo dab ley loo maleeyay Al-shabaab dhex martay ayaa waardiye iskool uu ku dhintay. Ken ya ayaa waxaa soo wajahay we eraro ka ga imaanayay xarakada AlShabaab laga soo bilaabo sanadkii 2011 markii ciidam ada Kenya loo diray daakhilka Soomaali ya.
QAREEN YAXYE SH.CAAMIR: "WAXAAN DA DAAL ADAG U GALNAY SIDII LOO SII DAYN LAHAA DHIBANE XAASHI CUMAR XASAN OO KU XIRNAA XABSI KU YAALLA TALYAANIGA”
Dhibane Xaashi Cumar Xasan ayaa Laga sii daayey Xabsi ku yaalla caasimad da dalka Talyaa niga ee Rome, adib, markii uu irnaa mud do 18sanno.
Dhibanahaasi ayaa lagu waayey Dembigii loo haystay ee ahaa inuu ku lug lahaa Saxafiyad Taly aani ah oo bishii March 20dii ee sannadkii 1994kii lagu dilay magaalladda Muqdisho. profyaxye Qar een Yaxye Sheekh Caamir oo ka mid ahaa Qareenadii difaacaysay Dhib anahaa si ayaa Radio Dals an u sheegay inay ku faraxsan yihiin Juhdi dheer kadib inuu Xaashi Cumar Xasan dib u helo Xor riyadiisa.
Qareen Yaxye waxa uu ku nuuxnuuxsa day inay Maxkamadaha Talyaaniga baarit aankooda ku oga adeen inuusan Dhibana ha wax lug ah ku lahayn dilkii Saxafiyad da Talyaaniga ee la oran jirey Ilaria Alpi iyo Sawirqaadaheedii Miran Hrovatin.
Qareenka waxa uu u rajeeyey Dhiba naha inuu ku noolaado Nolol Mustaqbal leh iyo inuu ku soo laabto dalka hooyo.
Dhibanaha Xaashi Cumar Xasan ayaa isagana rajo ka muujiyey inuu Dowladda Talyaaniga ka heli doono Kharaj Ma gdhow ah, maadaama uu in ka badan 18sanno uu si xaqdarro ah ugu xirnaa Xabs iga Talyaaniga.RAI Dhinaca kale, Warbaahinta Talya aniga waxay qoreen in Saxafiyada Ilaria Alpi iyo Sawirqaadihii la socday oo ka tirsanaa Telefishinka iyo Raadiyaha Dow ladda Talyaaniga ee RAI inay Muqdisho u yimaadeen sidii ay Warb ixin Muuqaal leh uga diyaarin lahaayeen Dagaalladii Soke eye ee Somaliya iyo Haraagga sunta Kii mikadda ee lagu daa diyo Xeebaha Somal iya iyo Fadeexad dii Hay’adda Gargaarka Talyaaniga ee FAI.
Kooxaha Maafiyadda Talyaaniga ayaa na u hanjabay Saxafiyadda oo iyagdu she egtay inay Hara agga Wasaqda ee Toxic Waste ku aragtay Badda M/ Bosaaso.
MAHAAN KA AQRISO: MAGACYADA IYO QABIILADA 11 XUBNOOD EE AQALKA SARE PUNTLAND
Baarlamaanka Maamulka Puntland aya a M/Garawe waxa ay ku doorteen xubna ha maamulkaasi ku talaya aqalka sare ee Baarlamaanka FS oo gaaraya 11xubno od. Xubnaha Baarlamaanka Maam ulka Puntland ay doorteen waxaa ku jira Siya asiyiin caan ah ay ku jiraan Ra’usul Wasa araha Xuku umada Soomaaliya Cumar C/r ashiid Cali, Madaxweynihii hore ee Puntl and Cabdiraxmaan Faroole iyo Siyaasiyi in kale.
Xubnaha Puntland ku matalaya aqalka sare ee BF waxaa sidoo kale ku jira Sad dax haween ah ku waa oo ku soo baxay Doorashadii khamiista ka dhacday M/Gar awe
MAHAAN KA AQRISO MAGACYADA XUBNAHA PUNTLAND KU MATALAYA AQALKA SARE
1-Cumar C/rashiid Cali .(B/ Majerteen)
2-C/raxmaan Maxamed M/uud (faroole). (B/ Majerteen)
3-Cabdirizaaq Cismaan Xasan (Juri ille) (B/Dishiishle)
4-Farxaan Cali Daahir (B/ Leelakase)
5-C/salaan X.Maxamuud dhee re.(B/ Dhul bahante)
6-Mahad Daahir Sh.Nuur,(B/Awrtable )
7-Hodan M/muud Cusmaan(B/Dhulbah ante)
8-Bootaan Barre Samatar,(B/Jambeel)
9-Maxamud Axmed Maxamud Mashruuc (B//Majerteen)
10-Siciido Xasan Cismaan(B/Warsangali)
11-Shukri Aadan Maxamed.(B/Majerteen)
QABAN QAABADA XAFLADA CALEEMA SAAR KA MADAXDA HIRSHABEELLE OO KA SOCOTA JOWHAR
Qaban qaabada Xaflada caleema saar ka Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxi geenka Hirshabeelle ayaa ka socota M/Jo whar, iya doo ammaanka si weyn loo adk eeyay. Xaflada Caleema saarka oo lagu wa do inay caawa ka dha cdo hoolka shi rarka magaalada Jowhar ayaa waxaa ka qeyb geli doona wafuud kala duwan oo ka la kala ima anaya mag aalooyinka dalka.
Afhayeenka Maamulka Gobolka Sh/Dh exe Daa’uud Xaaji Ciiro ayaa sheegay in ay soc oto qaban qaabada xaflada calee ma saarka, ayna rajeynayaan inay ka soo qeyb galaan Madaxweynaha D/F, Madax da qaar ka mid ah dowlad goboleedyada iyo mas’uuliyiin kal e. Wafuud kala duwan ayaa ku qul qula ya ma gaalada Jowhar, waxaana M/ saac adihii la soo dhaafay aheyd mid mashquul ah oo hote lada ay buux dhaafiyeen.
Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirsh abeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa lagu wad aa inuu saaka dib ugu laabto M/Jowhar, is agoo M/Beledweyn u joogay 2dii cisho ee u dambeeyay qancinta Uga as Xasan Ugaas Khaliif.
Waxaa lagu wadaa in madax dhaqame ed yada ugu caansan Koofurta Soomaal iya ay ka qeyb galaan caleema saarka xaf lada, wa xaana warar aan la xaqiijin ay sheegayaan in laga yaabo in caleema sa arka uu ka soo qeyb galo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo wali si adag u diidan maamulka Hirshabeelle.
Kulamo shalay dhex maray Madaxw ey naha Hirshabeelle iyo Ugaaska ayaa natiijo la’ aan ku dhamaaday, kaddib mar kii Ugaaska ka gaabsaday inuu taageero maamulkiisa, isa goo diiday inuu saxaa fada ka hadlo, si uu u muujiyo taageerada uu u haayo.
Ciidamo kala duwan oo ka yimid M/Mu qd isho ayaa ka qeyb qaadanaya sugida amma anka wafuuda ka qeyb galeysa xafl ada calee ma saarka Madaxda maamulka Hirsha beelle. Sidookale Ciidamada gaaray M/Jowh arayaa waxaa ka mid ah ciidanka sida gaarka ah u tababaran iyo Ciidamada Ko ofiyo casta ee Ilaalada Madaxtooyada.
Jawiga M/Jowhar oo ah xarunta Maam ulka Hirshabeelle ayaa ka duwan sida ma almihii la soo dhaafay, iyadoo ciidamada ka qeyb qa adanaya sugida amniga ay xir een waddo oy inka laga soo galo iyo halka ay ka dhacey so xaflada caleema saarka.
U DABBAAL DAGIDA DADAALADA ISBADDAL DOONKA
Waa xaflad fantasiyo ah oo aflaan lagu soo bandhigi doono hijrada, xagjir ka dhigida dad ka iyo hoggaanka dumarka. Waxaa aflaantaa lagu daawan doonaa Na yrobi bisha soo soc ota wixii loo gaaro 14 keeda. Aflaanta la daaw an doono ayaa ku saabsan dadaalada isbad dalka lagu doon ayo ee bulshada dhexdeeda waxayna gaarayaan shan filin.
Waxaa filimadaa soo qaban qaabisay hay ada caalamiga ah ee u dooda xaqu uqul insa anka ee Human Rights Watch (HRW). Waxaa aflaantaa oo socon doona min 14ka ilaa 19ka Nofember ay khaas ahaan ku saabsan yihiin hawlaha ay qab taan dadka u dhaqdhaqaaqa xaquuqul ins aanka si ay uga gudbaan caqab adaha soo wajaha.
Filimadaa ayaa waxaa lagu soo bandhigi do onaa Alliance Française de Nayrobi, xarunta machadka The Rift Valley Instit ute iyo PAWA 254 waxaana marka la da awado mid walba laga niqaashi doonaa waxa uu ka kooban yahay.
ABAARO KA JIRA DEEGAANADA JUBBALAND
Qaar ka mid ah Deegaanada Jubbala nd ay aa waxaa xilligan ka jira Abaaro xoo gan, ku waas oo saameeyay Dadka iyo Duunyada ku dhaqan Deegaanada Jubb aland. Waxgarad ka iyo Odayaasha Deeg aanada ayaa waxa ay codsi ujeediyeen m aamulada kala duwan ee dalka ka jira iyo beesha caalamka, iyagoo ka codsaday in loo gar gaaro dadka ku dhaq an Deega anadaasi. Dadka Deegaanka ayaa sheegay in dhowr jeer oo hore qeylo dhaan ku aadan Abaaraha ka jira Deegaanadooda maam ulka Jubbaland u direen, iyagoo shee gay in dadka ay halis ugu jiraan in ay u dhin taan biyo la’aan. Meelaha ugu badan ee aba aruhu ay ka jiraan waxaa ka mid ah degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Dhexe si ay warbaahinta u sheegeen Qa ar ka mid ah dadka deegaanka.
GANACSATO LAGU EEDEEYAY IN AY TAAGEE RAAN ALSHABAAB
Maamulka Degmada Mandera ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegay inayjiraan xogo ay heleen ciidan ka ammaan ka dowladdaKenya,ku waa soo ku aaday in qaarka mid ah gan acs atada gobolka Waqoo yi Bari ay taageero u fidiyaan xarakada AlShabaab.
Taliyaha Ciidanka Booliska degmada Mand era Fredrick Shisia oo la hadlaayay war baahinta ayaa sheegay in ay gana csatada uga digaayaan in ay sii wadaan falkaasi. Tal iyaha ayaa sidoo kale sheeg ay inay jiraan ga nacsato ay ku wadaan baaritaano, kuwaa soo lagu tuhmaayo in ay taageero dhaqaale ku ta ageereen Xa rakada AlShabaab ee ka dagaa lanka gudaha dalka Soomaaliya.
Fredrick Shisia ayaa digniin culus u dir ay Ganacsatada kunool gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya , waxaana uu sheeg ay cidii lagu helo in ay taageerayso AlShabaab in ay ka qaadi doonaan tilaabo waafaqsan Sharc iga. ”Waxaan ka digey naa in la taageero AlShabaab, arintaasi ma aqbali doono ciidii lagu helana waxa ay muteysan doontaa ciqaab cul us” ayuu yiri Fredrick Shisia Taliyaha ciidanka degmada Mandera ayaa sidoo kale yiri ” Qof kaste oo lagu helo inuu la xariiray AlSha ba ab, waa la xiri doonaa waana la max kama deyn doonaa.
BARNAAMIJ XASUUSTII KACAANKII 21 OKT 1969 OO KU
SHALAY KU BEEGNEYD IYO TAARIIKH KOOBAN.
Ummad kasto waxa ay leedahay soo yaal taariikh iyo maalmo gaar ah oo leh xasuus gaar ah u leh sammaan iyo xu mmaanba leh sannad kii 1969kii waa ma alintii uu dalka soom aaliya la wareegeen saraakiishii milateriga 21/Oktoobar afge mbi yay xukunkii markaa jiray lagaga tuu ray.
Waa taariikh ka had alkeedana aan hal kan lagu soo koobi karin qoraalo ama bar naamijyowaxaa se si kooban ko oban toonaxitaa ay tahay mid ku dheeraaneyso qof kastaaba oo is tir aahdo wax ka qor ama ka dheh maadaa xilliga dowladdaasi ay jirtay ay ahyed muddo ku dhawa rubac qarni wax bana oo wanaag ahan sa meysay halka ay jiraan waxyeelo ay ka geystay dalka laakiin haddii la is bara bar dhigo dadka aysan ku wada qanceyn waxaase dhab ah in wax badan uu qabntay taliskaas oo uu hoggaaminayey madaxwenihii hore ee dowladda dhexe ee soomaaliya Jalle Maxamed Siyaad Ba rre haddana waxaan wax ka ifintiimin doo naa soo ifbixii inqilaabka, wa xyaabaha ku riixayay saraakiisha inay dalka qabsada an iyo qaabkii uu u dhacay 21 oktoobar subaxnimo talaado ah sanadkii 1969kii.
Waxay ahayd goortii saraakiil uu hogaa minayay gen/Maxamed Siya ad Barre go ortii ay dalka kula wareegeen afgembi aa nu dhiig ku daa dan maalmo ka dib markii madaxweynihii hore ee soomaaliya Alla ha u naxariistee Cabdirashiid cali sharma ke lagu dilay M Laasc aanood ee G/Sool xili uu booqasho ku marayay dhul ay Abaaro ka jireen.
Marka taliska Dowladdii Siyaad Barre waxyaabo badan ayuu same ey waxaan ka mid ahaa in dalka laga hir geliyey qoraalka afka sooma aliga,dhimaha dalka,habka iskaa wax u qabso, kor u qaadidda dhaqaal aha dalka, awoodda ciidmada qaranka, dhimaha warshado badan ee uu dalka yeeshay. Tacliinta oo lacag al,aan aheyd ilaa dugisi hoore il aa jaamaca waliba gaari raac la siin jiray dhallinyarada jaamacadaha dhiganeysa, in dalka uu gaaray bilseyl siyaasadeed oo looga doortay 1974tii in ay soomaaliya madax u noqtay midowga afrika iyo wax ya abo badan waxaan lagu dhalilaa xasuuqii wadadaadda iyo simidda rag iyo dumarka iyo waliba xasuuqii beesha isaag iyo dagaalka uu la galay kooxihii kacdoonka sameyey oo uu ku xasuuqay markii waan waan lala galaya uu ku laayey rag wax gala ah oo lagu laayey muqdisho
Waxayna talada laga tuuray 26ka jannaayo 1991dii isagoo ka dib madaxmaweynihii hore uu ku geeriyooday dalka M/Laagos Nayjeeriya isagoo lagu Aasay deegaanka uu ku dhashay ee gobolka Gedo 1996dii shalay oo kale fantasiiyaha fagaaraha 21ka oktobar ee magaalda muqdisho waxaa lagu soo bahdigi jirayqeybaha kala duwan ee heyad aha dowladda iyo ciidamada oo dabaabado iyo cududooda ku muujin ji ray halkaa isagoo salaan ka qaadan jiray ,waxaana dalka imaan jiray marti caalmka ka soctaxuskaa 21ka oktoobar la waayey 26ka Jenaayo.21991dii ka dib in la xuso iyadoo dadka qaar ay leeyihiin wuu wanagsanaa qaarna ay leeyihiin ala ayaa naga dulqaaday talsik aas rubaucqaringa na gumeysanayey MOGTIMESDAILY NEWSP PAPER AFHAYEENKA MADAXTOOYADA GALMUDUG OO LA MAGACAABAY
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Maamulka Galmudug.
Afhayeenka Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa loo maga caabay C/laahi Xaashi Faarax.
Xeer Madaxweyne LR:107 tAARIIKH:-21/10/2016-
Magacaabis Af-hayeenka Madaxtooyada Galmudug.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug.
Markuu Arkay Qdobka 50-aad ee DastuurkaDowlad Goboleedka Galmudug.
Markuu Tixgeliyey sida loogu baahan yahay in la magacaabo Af-hayeenka Madaxtooyada Galmudug
Markuu la tashaday Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug.
Wuxuu Xeeriyey
1-in Cabduulaahi Xaashi Faarax, uu noqdo Af-hayeenka Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug.
2-Xeerkaan waxaa uu dhaqan galayaa, Marka uu Saxiixo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galm udug. laguna soo saaro Faafinta Rasmiga ah ee dowladda G/ Galmudug.
Waxaa ku saxiixnaa Cabdikariin xuseen guuleed
madaxweynaha maamul goboleedka galmudug iyadoo astaanta maamulka iyo waliba
timbaraha maamulkaasi ay laheyd warqadaasihooska akhriso:-
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 22-KA OKTOOBAR 2016-KA
MADAXWEYNAHA OO UGU HAMBALYEEYEY DOWLAD GOBOLLEEDYADA DOORASHOOYIN KA AQALKA SARE Md.Xasan Sh. Maxamud ayaa ugu ha mbalyeeyey Madaxda iyo Baarlamaanada Dowladda Goboll eedyada, Galmudug, Ko onfur Galbeed, Jubbaland iyo Puntland ta llaabadii dimoqr