
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NRWS PAPER EE MANTA OO AH SABTI 15-KA OKTOOBAR 2016-KA
Waxaa uu xusay in nidaamka baahinta xukunka ee dalka ka socda uu yahay mid adeegyada kala duwan ee bulshada u dhoweynaya shacabka.
"Dowladda FS waxay idin la
qeybsaneysaa farx adda horumarka la taaban karo ee laga gaaray dhameystirka
dhismaha maamulka HirShabeelle. Waxaan idin caddeynayaa in DF ee Soomaaliya ay
idin garab taagan tahay. Dhismaha maamulkan wa xaa uu idin sahli doonaa inaad
heshaan dhamm aan xuquuqaha ay leeyihiin maamullada kale ee dalka ka jira''. Madaxweynaha
ayaa ugu dambeyn ugu baaqey maamulkan cusub ee HirShabeelle in uu kaalinta kaga
aaddan ka qaato hannaanka doorashada 2016ka ee dalka ka socda. DHAMMAAD
UGAAS XASAN "HALKAN WAXAA KU FADHINAY SIDE ED ODAY, ANIGA KALIGEE AYAA KA JOOGO
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble ayaa qiray inuu kaligiis ka soo haray Oday aashii reer Hiiraan ee fadhigooda ah aa magaalada Beledw eyn, ka dib markii 7baadkan odayaashii kale ee ku mowqifka ahaa ay ku biireen Shir ka Jowhar.
Ugaaska oo ah nin mayal adag ayaa sheegay in 8dii oday dhaqameed ee ay ku joogeen M/Bele dweyn la kala fur furay, 7 ka mid ahna ay ka tage en. "Meeshaan waxaa ku fadhi jirnay 8eed oday, 7badii kale waa tagtay, anaa ka jooga, intii kale aa way, waa su’aal u baahan inaa is weydiisaan, max aa dhacay, sidee loo kala fur furay, yaa ka shaqe eyay, ma taqaaniin cida ka shaqeysay, hadaad re er Hiiraan tihiin wixii in la fur furo oo saan la yeelo yaa ka dambeeyay”ayuu weydiiyay Ugaas Xasan dadweyne uu kula hadlayay Beledweyn, iyagoo u gu jawaabay "Xasan Sh., balse Ugaaska ayaa she egay in aanu Xasan Sh.ka dambeyn, oo ay mas’u ul ku ahaayeen shaqaale hoose sida uu yiri.
"In sidaan naloo kala fur furo Xasan Sh. kama dambeyn, shaqaale hoose ayaa jira, waxaa ka sha qeeyay dad ku nool Hiiraan oo caanaha reer Hii raan cabba, Hilibka Hiiraan cuno, ayaa ka dambee yay”ayuu yiri Ugaas Xasan oo aan si toos farta ugu fiiqin cida ka dambeysay kala fur furida odayaashii isaga ku mowqifka aheyd.
BOQOLAAL QAXOOTIGA SOMALIDA DEGGAN MARAY KANKA OO NOQDAY BUKAANO LA NOOL CUDDURKA QAAXADDA.
276 Qaxooti Soomaali ah oo ku nool dalkaasi ayaa la xanuunsan Cuddurka Qaaxadda (TB) sida la ga soo xigtay Waaxda Caafimaadka ee Gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka. Dadkaasi ayaa la sheegay in cuddurkaasi la noolaayeen muddadii u dhexeysay sannadihii 2010kii ilaa 2014kii.
71 ka id ah waxa uu Cuddurkaasi haleelay mud do hal sanno gudaheeda, markii ay tageen Marayk anka, halka 225 kalena anuunkaasi qabatimeen Qaaxadda muddo 5 sanno ka dib Tegitaankooda dalkaasi. Tirada Kiisaska Qaaxadda ee laga soo weriyo Qaxootiga yimaada Gobalka Minnesota waa uu 10 jeer ka sarreeyaa Warbixinada kale ee 14ka Gobal ee kale ee la dejiyey Qaxootiga ku nool Maraykan ka.
Tirada Guud ee Qaxootiga Dibudejinta ka hel ay Maraykanka ee uu la nool cuddurka Qaaxadda waay haatan gaareen 468 qof balse 36 Gobal oo ku yaalla Maraykanka ayaan weli soo gudbinin Wa rbixintooda ku aadan Tiradda Qaxootiga la nool Qaaxadda ama TBda. Si kastaba ha ahaatee, 29% ee 593ka Qaxootiga shisheeyaha ku dhash ay Cuddurka TBda waxay ku nool yihiin Gobalka Minnesota, ama 161 ayaa ah Soomaalida Qaxoot iga ee Dibudejinta ka helay Maraykanka. Xigasho: breitbart.com
MADAXWEYNAHA MASAR OO BEENIYEY IN AY TAAGEE RAAN MUCAARADKA KU KACSAN DOWLADDA ITOOBIYA
Madaxweyne C/fataax Alsisi ayaa arrintaasi ku sheegay Khudbad uu u jeediyey Ciiddanka dalkii sa, wuxuuna xusay inaysan Masar marnaba lid ku ahayn Itoobiya "Waxaan doonayaa in Walaa laha Itoobiya hubaal uga dhigo inaysan Masar marnaba taageero u fidinin Mucaaradka ku kacsan Itoobiya”
ayuu yiri Madaxweyne Alsisi, wuxuuna intaasi ku daray inaysan Masar qaadi doonin talla abo ka dhan ah Itoobiya.
Hadalkiisa ayaa yimid, kadib, markii uu Afhayeenka Dowladda Itoobiya ku eedeeyey Dowladdaha Masar iyo Eritrea inay taageeraan Kooxaha Mucaaradka ku ah Dowladda Itoobiya.
Masar iyo Itoobiya waxaa ka dhexeeyo wadaagista biyaha Webiga Niil, iyadoo Itoobiya dhisanayso Biyoxireen laga dhalinayo Koranto awoodeeda dhan tahay lix kun oo megawaat.
XARAKADDA ALSHABAAB OO ISKA CAABBIN KAGA HOR TEGTAY DAACISH INAY KA HAWL GALAAN SOOMAALIYA.
Sida ay baahisay Xarunta Wararka QM (UN News Center), Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ee Artrimaha Siyaasadda, Jeffrey Feltman ayaa ha dalkaasi ku sheegay Warbixin uu habeen hore u gudbiyey Golaha Ammaanka ee QM oo kulan ku yeeshay Xarunta QM ee M/New York.Waxa uu tilm aamay in Cabsida sii kordhayso ee Kooxda Daa cish ee Iraq iyo Syria khatar ku tahay Ammaanka iyo Nabadda Caalamka, iyadoo Hawlgalladda Caa lamiga ee ka dhanka ah Daacish weli sii socdaan.
Mr.jeffreyfeltmanJeffrey Feltman waxa uu War bixintiisa 3aad ee uu u jeediyey xubnha Golaha Ammaanka ee QM waxa uu farta ku fiiqay inaysan Daacish kasbanin Taageeradda dadka ku nool De egaanadda ay ka hawl galaan.Kaaliyaha Xoghaya ha Guud ee QM ee Artrima ha Siyaasadda, Jeffrey Feltman waxa uu carrabka ku dhuftay inay Unugyo Cusub oo Daacish ka soo muuqdeen gudaha Somaliya. "Xubno cusub oo Da acish ayaa ka soo if baxay gudaha Somaliya, bal se, waxay Alshabaab kala kulmeen Iska caabbin xooggan” ayuu yiri Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ee Artrimaha Siyaasadda.
Daacish Hadalkiisa ayaa waxa uu ku soo beegm ay iyadoo uu R/wasaaraha XFS, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo dhaawan Wareysi siiyey War geyska (NEWSWEEK) waxa uuka digay inay Ko oxda Daacish noqon karto Khatarta mustaqbalka ee SomaliYa. Tiro kooban oo Dagaalamayaasha Kooxda Daacish ayaa ku sugan Buuraha Galgala ee Puntland, kuwaasi oo uu Madax u yahay Sh.C/.qaadir Muumin oo isagu horey u deganaa dalka Britain.
Xarakadda Alshabaab waxay gacan bir ah ka ga hor tageen xubnaha sheegtay inay ku biireen Kooxda Daacish, si ay uga hawlgalaan gudaha SomaliYa. Xigasho: UN News Center
SAAXIIBADDA SOMALIYA OO WALAAC KA MUUJIYEY DAGAALKA GALMUDUG IYO PUNTLAND KU DHEX MARAYO GAALKACYO.
Qoraal Wadajir oo ay Muqdisho si wadajir ah uga soo saareen QM,Miodwga Afrika, Midowga Europe, Maraykanka iyo IGAD ayaa ku baaqay in la qaado Tallaabo si degdeg ah loogu joojinayo col aadda ka soo cusboonaatay Gaalkacyo, laguna dil ay ugu yaraan 6 qof. "Waxaan ugu baaqaynaa Hog gaamiyayaasha Galmudug iyo Puntland inay istic maalaan Awoodooda sidii degdeg loogu dhameeyn lahaa Dagaalkaasi, lana kormeero Heshiiska Xabb adjoojinta ee ay Hoggaamiyayaasha Beelaha iyo Hoggaamiyayaasha Diinta wada gaareen bishan October 9da” sidaa waxaa yiri Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM ee Somaliya, Michael Keating.
Waxa uu intaasi ku daray in 2 Maamul ee ka tir san Dowladaha xubnaha ka ah Federalka in lagu imtixaami doona sida ay Isku xakameeyaan iyo in ay Ciiddankooda Ammaanka ka saaraan Gaalkac yo iyo hareeraheeda, si loo dhiso Tallaabooyin abu uri kara Kalsooni wadajir ah. Hadalka Qoraalka ee ay soo wada saareen Saaxiibadda Somaliya wax aa lagu soo dhaweeyey dadaalka Odayaasha Dee gaanka, Culumaa’udiinka iyo Hoggaamiyayaasha kale ee Bulshadda si loo joojiyo Dagaalka Gaalkac yo iyo in la yareeyo Xiisadaasi.
Qoraalka ayaa lagu sheegay inay 2da Dowladgobaleed waxay dagaalameen mar hore, kaasi oo sababay dhimashp, Barakac, Burbur Hantiyeed, iyadoo Boqolaal qof oo Rayid ah horey uga barak aceen Dagaaladaasi. Wararka Deegaanka ayaa sheegay in kudhawaad 40 qof lagu dilay dagaal la gu hoobtay oo sannadkii hore dhacay, kaasi oo soo cusboonaaday markii la dhisay Maamulka Gal mudug State.
Dhinaca kale, Saaxiibadda Caalamka waxay u gu baaqeen Madaxda Galmudug iyo Puntland inay dhaqangeliyaan Heshiiskii Nabadda ee ay kala saxiixdeen bishii December ee sannadkii hore ee 201kii, kadib, dagaalkii dhacay dabayaaqadii bishii
November ee sannadkii hore. ©Radio Dalsan
CIIDAMO CUSUB OO LAGU WAREEJIYAY XARUMAHA MUHIIMKA AH EE GALMUDUG
Ciidamo boolis ah isla markaana si gaar ah u ta babaran ayaa lagu wareejiyay xarumaha muhiimka ah ee maamulka galmudug uu ku leyahay maga alada Cadaado. Cumar macallin cali oo ka mid ah saraakiisha ciidamada galmudug ayaa wareysi ga ar aha oo uu siiyay Idaacadda simba ee M/ Muqdi sho waxa uu kaga hadlay kuna sifeeyay ciidammada la geeyay madaxtooyada galmudug iyo si doo kale garoonka cadaado inay yihiin ciidamo bo oliska ah oo isla markaana si toos ah loogu war eeji yay amniga magaalada cadaado.
Taliyaha ayaa sheegay in xarumaha ciidamada lagu wareejiyay ay hore u joogeen ciidamo ka tir san kuwa nabad sugidda galmudug.
Sidoo kale Taliye cumar ayaa sheegay in ciida mada booliska ee sida gaarka ah u tababbaran ay yihiin kuwo dhawaan la tabwabaray
DONALD TRUMP: EEEDAHA HAWEENKU AY II SOO JEEDINAYAAN DHAMMAANTOOD WAA BEEN ABUUR
Musharrax Donald Trump ayaa ku gacan sayray eedo ah inuu Dumar u gaystay Anshaxxumo Wa qti uu la hadlayay TTageerayaashiisa ku sugan Go bolka Florida ee dalka Mareykanka, ayaa wuxuu shee gay in gabi ahaanba eedeymahaas ay yihin kuwo been abuur ah.
Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Jamhuuri ga Mareykanka, ayaa sheegay in dumarkaasi ay yihiin kuwa been badan, warbaahintana ay la safa naayeen haweeneyda la loolameeysa ee Hillary Clinton. Dhowr Haween ah ayaa sheegay in Trump uu fara xumeeyay ama uu xoog ku dhunkaday.
Xaaska Madaxweynaha Mareykanka, Michelle Obama ayaa hore u sheegtay in Arrimaha Dum arka ee Trump ay yihiin kuwa naxdin iyo liidid leh.
Sidoo kale, Obama ayaa sheegtay in hogaamiye yaasha looga baahan yahay inay yeeshaan Waxy aabaha Aasaasiga u ah Damiirka bani'aadmiga. Hadalkaasi ayay ka jeedisay xilli ay ka qeeb qaada neysay olole siyaasadeed oo ka dhacayay New Hampshire.
Inkastoo magaca musharraxan aysan sheegin haddana waxay u muuqatay in hadalladaasi oo dhan ay Michelle ula jeedday Mr Trump. Ugu damb eyn, Muuqaal Toddobaadkii lasoo dhaafay la baa hiyay ayaa wuxuu muujinayay Musharrax Trump oo hadalo anshaxdaro ah ku oranaya haween Ha weeney, muqaalkaasi oo uu raaligalin ka bixiyay ayaa dad badani ay ka caroodeen, kuwaasoo ay ka mid yihiin masuuliyiin sarsare oo ka tirsan xis biga uu u loolamayo. XIGASHO: BBC
MADAXWEYNAHA NIGERIA OO LOO DIGAY IYO KOOX DA BOKO HARAM OO SII DAYSAY GABDHO U AFDUUBNAA
Xaaska Madaxweynaha Nigeria, Caasha Buhari ayaa sheegtay in aysan Taageeri doonin saygeeda Mohammedu Buhari haddii uu mar kale isku soo taago xilka madaxnimo ee dalkaas, haddii uusan sameyn isbedel muuqda. Dhanka kale, Kooxda Bo ko haram ayaa 21gabdhood oo ka mid ahaa kuwii ay afduubeen sannadkii 2014kii sii daayay, kaddib markii ay ku bedesheen Sidoo kale, Caasho Buhari oo la hadashay BBCda ayaa waxay sheegtay in madaxweynaha Nigeria uu xilal u magacaabay sha khsiyaad aan rumeysnayn afkaarta xisbiga talada dalkaas haya ee APC.
Caasho Buhari ayaa waxay hadalkeeda raacis ay in Madaxweyne Buhari laga doonayo inuu dhag eysto Taageerayaashii ka caawiyay inay Madaxtini mada dalka laba sano ka hor ku guulaysto.
"Madaxweynuhu wuxuu xilal badan u magacaa bay xubno aan taageersanayn xisbiga talada haya ee APC, kuwaasoo afduub ku qabsaday Xukuum adda oo dhan,” ayay hadalkeeda ku dartay Caasho Buhari. Wariye ka tirsan BBCda oo ku sugan Xar unta Nigeria ee Abuja, ayaa sheegaya in Xaaska Madaxweynaha dalka Nigeria ay u muuqato inay u hadlaysay dad taageersan Madaxweyne Muxama du Buhari oo Filayay inay xilal ka qabtaan Xukuum adda, kaddib markii la doortay madaxweynaha ba lse aan xilalkaasi helin.
Ugu dambeyn, Kooxda Boko Haram ayaa shee gtay inay sii daysay 21gabdhood oo ka mid ah ku wii ay horay u qafaasheen, kaddib markii ay ku be delatay afar sarkaal oo kooxdooda ka mid ah oo Dowladda u xiran, inkastoo xukuumadda Abuja ay ku gacansayrtay inay sii daysay xubno ka tirsan Kooxda Boko Haram.
CIIDAMMO LA WAREEGAY XARUNTII SHIRKA DHISMA HA MAAMULGOBOLEEDKA HIRSH/LLE EE JOWHAR
Wararka ka imaanaya M/Jowhar ee Xarunta G/shabeellada Dhexe, ayaa sheegaya in Ciidammo hu beysan oo ka tirsan militariga dowladda Soomaal iya la wareegeen xaruntii shirka dhismaha maamul ka Hirshabeelle. Musharaxa madaxweyne kuxigeenka Cali Xassan Taakoow oo Hoggaaminaya ci idamadan la wareegay Xarunta Shirka, ayaa warb aahinta u sheegay inuu jiro musuqmaasuq baah san oo ka soconaya siduu hadalka u dhigay xarun ta shirka, isagoo eedeyn ballaaran u jeediyay mad axda ugu sareysa dowladda federaalka oo sidda uu sheegay faragalin ku haya doorashada kuraas ta sare maamul gobolleedka Hirshabeelle.
"Waxaa ka cabaneynaa Xildhibaanad ka keen tay Madaxtooyada Somalia, lacag tiro badan wa xay arrintaas keentay musuq maasuq iyo cadaalad daro inay meesha ka dhacdo,” ayuu yiri Musharax Cali Xasan Taakow. doraad ayay Xildhibaannada Maamulka Hirshabeelle doorteen Guddoomiye Ba arlamaan, labadiisa kuxigeen, waxaana doorasha daa laftirkeeda ka taagan dood adag.
"Wixii shalay ka dhacay ma aqoonsanin shirka na waan joojinay illaa laga helaayo hanaan hufan oo ummada u siman atahay dadka labada gobolna ku heshiiyaanhaddii la isku dayo in dib loo bilaa bana wixii kasoo baxa mas’uuliyadeeda waxaa qaa daya dowlada.”ayuu yiri Musharax Taakow.
Dhanka kale, Illaa iyo hadda ma jiro war kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maamul ka Gobolka Shabeellada Dhexe iyo Hay'adaha Am manka ku shaqada leh sugida ammniga shirka.
Ugu dambeyn, La wareegista Xaruntii Shirka dhis maha Maamulgoboleedka Hirshabeelle ayaa ima neysa xili maalinta berri ah loo ballansanaa in halkaas lagu doorto M/weynaha m/ulka Hirshabelle
62-KA MILYAN EE DADKA REER TAYLAND OO SHALAY TO KU SOO TOOSAY BOQOR LA’AAN IYO BAROORDIIQ.
Boqorkii dalkaasi xukumayey muddo 70sanno ayaa gelinkii dambe ee dorraad ku geeriyooday Isb itaalka Bankok Hospital, waxaana lagu dhawaaqay Baroordiiq socon doonta muddo hal sanno ahBoqor Buibol Adulyadej oo 88 jir ahaa ayaa noq day Boqorkii ugu xukunka dheeraa Caaalamka.
DhaxalsugeFajirolongkorn oo 63 jir ayaa lagu wadaa inuu noqdo Boqorka Cusub ee dalkaasi. Tal iyaha Dowladda Milliteriga ee Tayland ahna Ra’ isulwasaaraha dalkaasi, Prayuth Jan Oja ayaa tiir aanyo ka muujiyey geerida Boqorka dalkaasi wuxu una xusay inuu mudnaanta Koowaad siinayo Ama anka, wuxuuna Ganacsatada ugu baaqay inay dar dargeliyaan Hawlaha Maalgashiga dalkaasi.
Dhinaca kale Boqorada dalkaasi, Queen Sirikit oo 84jir ah ayaa la sheegay inuusan wanaagsan ayn Caafimaadkeeda sanooyinkii la soo dhaafay,
RAISULWASAARAHA XUKUUMADDA SOOMALIYA CUMAR C/RASHIID OO GAARAY MAGAALADA CADAA DO EE GALMUDUG
Wafdi uu Hogaaminaayo R/W/raha XS Md. Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa galabnima dii shalay gaaray M/Cadaado ee caasimada Kmgga ah ee Maamulka Galmudug. Ujeedka Wafdiga an uu Hogaaminaayo R/wasaaraha XS ayaa lagu sheegay madaxda Galmudug ay kala hadli lahaa yeen dagaalada maalmihii dambe ka socday M/ Gaalkacyo iyo qaabka ugu Haboon ee xal loogu heli karo.
R/wasaaraha XFSoomaaliya Md. Cumar Cabd irashiid Cali Sharmaarke ayaa wuxuu kula hadlay Warbaahinta M/ Cadaado wuxuuna sheegay inay la kulmi doonaan Masuuliyiinta kala duwan ee Galmudug. Sidoo kale R/wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa waxaa lagu wadaa inay u gudbaan M/ Gar owe halkaas oo iyana ay kula kulmi doonaanMad axda Puntland si xal loogu helo dagaalada M/Gaa lkacyo.
PUNTLAND”MA JIRAAN CIIDAMO QARAN OO SOOMAA LIYA KA DHEXEEYA”
Shir Golaha wasiiradda Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ay ku yeesheen M/Gar owe ayaa looga hadlay Arrimo ay ka mid yihiin Dagaalka M/ Gaalkacyo. Shirka wasiiradda Punt land waxaa Shir Guddoominayay Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxmed Cali Gaas, wa xaana Warmurtiyeed ka soo baxay Shirka Golaha wasiiradda Puntland lagu sheegay in aysan jirin Cii damo Qaran oo Dalka Soomaaliya leeyhaay isla markaana ka dhexeeya Soomaaliya.
Warmurtiyeedka ka soo baxay Puntland ayaa lagu Xusay in Ciidamada Xoogga dalka Soomaali ya ay qeyb ka yihiin Dagaalka ka socda M/gaalka cyo islamarkaana ay ku Garab yihiin M/mulka G/mudug.
"Shirarkii Madasha ee dhacay Xilliyo kala duwan ayaa Dhowr jeer looga hadlay in ay Muhiim tahay in la helo Ciidamo Qaran oo Soomaali oo dhan ka dhexeeya”ayaa lagu yiri Warka ka soo baxay Puntl and. Hadalkaan ayaa imaanaya Xilli XS ay shee gtay inay Ciidamo kala dhex dhigeyso Puntl and iyo gal mudug si dagaalka loo joojiyo,iyadoo Punt land ay horay u sheegtay in Ciidamada DFS ay qeyb ka yihiin Dagaalka Gaalkacyo.
HAWEENEY KA MID NOQOTAY GUDDONKA B/LAMAN KA HIRSHABEELLE
Waxaa Hbeen hore M/jowhar lagu soo afmeer ay doorashada gudoonka sare ee baaralamaanka Maamulka hirshabeelle. Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa u tar tamayay xildhibaan Canab Axmed Ciise,xildhiba an, Mahad Xasan Cismaan iyo Aadan Maxamed Muuse waxaana wareegii hore uu ku dhamaaday 46 cod oo ay heshay Xildhibaan Canab Axmed Cii se halka uu ka helay xildhibaan Mahad Xasan Cis maan 27 cod waxaana 13 cod helay xildhibaan Aa dan Maxamed Muuse. Sidaa awgeed waxaa ware egii hore ku haray Xildhibaan Aadan Maxamed Mu use.
Gabagabdi wareega 2aad ee lagu tartamay xilka guddoomiye ku xigeenka 2aad ee baarlamaanka Hirshabeelle ayaa waxaa ku guuleysatay xildhib aan Canad Axmed Ciise oo heshay 47 cod halka uu xildhibaankii la tartamayay ee Mahad Xasan Ci smaan uu ka helay 41 cod. Xilibaanada baarlama anka maamulka Hirshabeelle ayaa lagu wadaa in ay dhawaan doortaan madaxweynaha maamulka hirshabeelle iyadoona ay jiraan musharaxiin u ta agan qabashada xilkaasi.
DUQA G/KACYO EE PUNTLAND OO BOOQDAY MAX JARKA DHISMIHIISA LABADA M/UL AY ISKU HEYSTAN
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka M/gaalkacyo ee gobolka mudug ee puntladn ayaa maanta boo qday xarunta maxjarka xoolaha ee dhimihiisa pun tladn ay wado bal;se labada maamul ay isku hay aan. Maxamuud yaasiin Yumey oo ah duqa M/gaa lkacyo ee puntladn oo ka mid aha mas’uuliyiinta go obta gaartay ayaa sheegay in dhimaha xaruntaan uu soconayo islamarkana aysan joojin doonin pun tland waxkasta oo kala soo gudboonaada.
Tumey ayaa waxa uu sheegay in galmudug ay ka soo horjeedo hormarka M/ gaalkacyo isagoona carabaabay in dagaalka M/ka socdo ay galmudug mas’uul ka tahay.
MADAXWEYNE UHURU OO LOOGU BAAQAY IN UU HUB EEYO CIIDAMADA LA DAGAALAMA AL SHABAAB
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Dalka Ken ya ayaa ugu baaqay Madaxweyne Uhuru Kenyatta inay kordhiyo Ciidamada Booliska ee ku sugan Xar umaha ku dhow Xaduudka, si looga hortago Weer arada Al Shabaab. Mudaneyaashan oo booqasho ku tagay Degaanka Hamey oo dhawaan Weerar xo ogan ay ku qaadeen Al Shabaab ayaa waxey shee gen in loo baahan yahay in Ciidamada la soo kor dhinayo laguna qalabeeyo hub casri ah.
Xildhibaanadan oo shir jaraa’id ku qabtay Deg aanka Hamey ayaa waxey sheegeen in Dagaal ya hanada Al Shabaab inay beegsanayaan Xarumaha Boolis ee ku yaalla Xadka ay wadaagaan Dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Dhinaca kale, Saraakiil ka tirsan Booliska ayaa u sheegay Wargeyska The Star in dhaabatada ugu weyn ay ka cabanayaan ay tahay in aysan gurmad heleyn markii lagu soo weeraro Xarumaha Ciidan ay ku sugan yihiin.
Waxaa Saraakiishan ay sidoo kale tilmaameen in Al Shabaab ay heystaan hub ka wanaagsan mid ka aan kula dagaalameyno markii Weerar ay soo qaadaan Xarakada Al Shabaab. Inta badan Weer aro geysta khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaa wac ayaa Xubno ka tirsan Xara kada Al Shabaab waxey ku beegsadaan Xoogaga Dowladda Kenya ee ku sugan G/Waqooyi Bari ee Dalka Kenya
GUDOOMIYAHA CUSUB EE BAARLAMAANKA MAAMUL KA HIRSHABEELLE OO LAGU DHAARIYAY M/ JOWHAR
Munaasabad kooban oo lagu soo gabagabeey ay Howllka shirarka M/Jowhar ayaa waxaa lagu dhaariyay Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka M/mulka Hirshabelle Md.Sh.Cusmaan Barre Maxa med oo khamiisti ku guuleestay in uu noqdo Gudo omiyaha Baarlamaanka Cusub Hirshaelle.
Xaflada dhaarinta waxaa ka qeyb galay udoomi yaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sh.Cusmaan Jawaari, W/Arimaha Gudaha iyo Fe deraalka, Xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo kat irsan dowlada Soomaaliya . Ugu horeyntii Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdiraxmaan Odawadaa oo ka hadlay goobta Munaasabada doorashada ka dha cday ayaa ugu horey u hambalyeeyay Gudoomiya ha Cusub ee Baarlamaanka Hirshabelle, waxa uu na ku amaanay waxgaradka iyo Ergadada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhaxe dulqaadka ay u yeesheen dhismaha maamulk Hirshabeelle oo marxalado kala duwan soo maray.
Sidoo kale G/Baarlamaanka FS. Prof Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari oo isna u hambalyeeyay Gu doomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Hirshabelle Sh. Cusmaan Barre Maxamed ,wuxuuna sheegay inuu marqaati ka yahay in si cadaalad ah ay u dhacday Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaan ka. Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa lagu wadaa in 15ka bishaan Octo ber ay Magaalada jowhar ee ee Caasimada Maa mulka Hirshabeelle ay ku doortaan Madaxweyna ha dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo ay u taag an yihiin musharixiin dhowr ah.
MUNAASABAD HAMBALYO AH OO LOO SAMEEYEY TALIYAHA CIIDANKA ASLUUBTA S/GUUD BASHIIR GOOBBE OO HAL DARAJO LA DALACSIIYEY
Munaasabadloogu Halmbalyeynayey Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac oo hal darajo la dalacsiiyey ay aa Lagu qabtay Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyadoo ay ka soo qeyb galeen Mun aasabadda Taliye Ku xiggeenada Taliyaha Asluu bt, Saraakiil Ciidan iyo qaar ka mid ah Maxaabiista Xabisga dhexe ku xiran.
S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac Taliyaha Cii danka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ahaa ka hor in ta aan la dalcsiin S/Gaas waxa uuna iminka Noq onayaa Sargaalka ugu Sareeya Ciidamada qalab ka sida ee Soomaaliyeed iyadoo Darajadaas oo ka le hore uu u lahaa Alle ha u naxariistee Ex S/guud Maxamed Cali samatar. Munaasabadda ayaa Koo xda Onkod ee Ciidan ka Asluubta Soomaaliyeed waxa ay ku soo bandhi geen Suugaan iyo Riwaay ado dhiirigalin u badnaa waxaana Munaasabadda ka hadlay Taliye ku xigge enka Koowaad ee Ciid anka Asluubta S/guuto C/Ka riin Cali Afraxisagoo u hambalyeeyey Taliyaha Cii danka Asluubta S/G uud Bashiir Maxamed Jaamac waxa uu sheegay in uu mudan yahay Darjada la dalacsiiyey islamarkaana uu yahay Shaqsi Howlka r ah. Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa gabagabada Munaasabadda ka hadlay waxaanasheegay in Ciidanka Asluubta Guul ay u tahay in Taliyahooda uu qaato Darajada ugu sare yso Ciidammada Qaranka isagoo Xusay in Cii danka Asluubta ay hiigsanayaan Horumarro kala duwan Qorsha Taliskana uu yahay in sare loo qa ado Tayada iyo Waxsoosaarka Ciidanka .
S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac Taliyaha Ciid anka Asluubta Soomaaliyeed ayaa hadda Noqona ya Jeneraalka ugu sareeya Ciidammada Qalabka sida iyadoo Darajada S/guud Soomaaliya horey uu u lahaa Alle ha u naxariiste Ex S/guud Maxa med Cali Samatar oo ku Geeriyooday Dalka Mare ykanka .
BOLISKA KENYA OO SII DAAYEY MUWAADIN BRITISH IYO HAWEEN ASALKOODU SOMALI YAHAY OO LALA XIRIIRINAYEY ALSHABAAB
Sida uu qoray Wargeyska The Star ee ka soo ba xa M/Nayrobi waxaa la sii daayey 3 qof oo ay Bolis ka Kenya ku tuhunsan yihiin inay xiriir la leeyihiin Xarakadda Alshabaab, isla markaana ay dad u qor ayeen, waa sida ay Boliska shaaciyeen. 3daas qof oo la sii daayey ayaa kala ah: Muwaadin British oo lagu magacaabo Tom James, Yaasmiin Sh.oo ah Somali haysata dhalashadda dalka Denmark iyo Zamzam Xuseen oo Kenyan ah.
Dadkaasi la sii daayey ayaa waxaa laga reebay Mobayladooda iyo Laptopyadda, si ay Waaxda De mbibaarista Boliska Kenya ugu sameeeyaan Baaritaano kale. Siidaysmadooda ayaa ku soo be egantay, kadib, markii ay Dowladda Britian ka cods atay Dowladda Kenya inay sharaxaad ka bixiyaan sababaha loo xiray Muwaadinka Britishka, Tom Jones iyo gabdho ay saaxiibo yihiin.
ANTONIO GUTERRES OO LOO DOORTAY XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY
Antonio Guterres ayaa maanta si aqlibiyad leh loogu doortay xoghayaha guud ee qaramada mid oobay.Antonio Guterres oo kasoo jeeda dalka Por tugal ayaa horay suoo qabtay xilalka wasiirka arim aha dibada Portugal iyo madaxa hay’ada qaxoot iga ee UNHCR.
Guterres wuxuu noqonayaa ninkii sagaalaad ee loo doorto xoghayaha guud ee qaramada midoo bay .Hoos ka akhri magacyada raggii soo qabtay xilka xoghayaha guud ee qaramada midoobay iyo wadamada ay kasoo kala jeedaan.
MAGACA DALKASANADKA
1-Magaca Dalka Sanadka
2-Trygve Lie Norway 1946-1952 3-Dag
Hammarskjold Sweden 1953-1961 4-U
thant Burma 1961-1971 5-Kurt
Weldeim Austria 1972-1981 6--Javier
Perez de Gueller Peru 1982-1991 7-Boutros
Boutros Ghali Egypt1992-1996 8=Kofi
Anan Ghana 1997-2006 9-Bn Ki
Moon Southkorea 2007-2016 10-Antonio Guterres PortugalXoghayaha guud
MADAXWEYNAHA OO QAABILAY ERGEYGA GAARKA AH UNHCR U QAABILSAN SOOMAALIYA
Madaxweynaha JFSoomaaliya, Md.Xasan Sh. Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan ku la yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee Hay'adda Qaxo otiga QM ugu qaabilsan Soomaaliya, Danjire Maxa med Cabdi Affey. Madaxweynaha iyo ergeyga ay aa ka wadahadley sidii xal waara loogu heli lahaa arrimaha qaxootiga Soomaalida ee ku nool dalalka deriska iyo caalamka intiisa kale.
Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud ayaa shee gay inuu soo dhoweynayo magacaabista ergeyga cusub, isla markaana Soomaaliya ay diyaar u tah ay inay QM iyo hay'adaha kale ee caalamiga kala shaqeyso hirgelinta barnaamijyada dib u soo celin ta qaxootiga Soomaalida.
Ergeyga Gaarka ah ee Hay'adda Qaxootiga Q/Mugu qaabilsan Soomaaliya, Danjire Maxamed Cabdi Affey ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay xilkan cusub ee loo soo magacaabey, uuna rajeyn ayo inuu si buuxda uga shaqeeyo barnaamijyada lagu taageerayo qaxootiga Soomaalida ee dalalka dibedda ku nool iyo barakaceyaasha ku nool gud aha dalka. DHAMMAAD
MAREYKANKA OO SHEEGTAY IN CILLAD KU TIMID XAR UNTA LAGA HAGO DRONESKA AY SABABTAY DUQEYN TII LAGU DILAY ASKARTII GALMUDUG
Ciiddanka Cirka ee Maraykanka ayaa baarit aan ku haya cillad weyn oo ku timid Nidaamka Is kuxirka Kombiyuutarka ee Saldhigga Ciiddanka Ci rka ee (Creech Air Force Base) oo Xarun u ah Mas kaxda laga hago Hawlgalladda Dilalka ee loo adee gsado Duqeymaha Diyaaradaha Droneska ee laga fuliyo dalalka Caalamka.
Wargeyska BuzzFeed News ayaa ogaaday in Cillad xoogan ku timid Shabakadda Iskuxrika Ko mbiyuutarada laga hago Hawlgalladda Dilalka ee ay fuliyaan Droneska, iyadoo Diiwaanka Dowladda Maraykanka ee Qandaraasyadda lagu muujiyey in ay cilladaasi bilaabantay bilowgii bishii hore ee Sep tember, isla markaana aan weli la dhamaystiran bu rburka ku yimid Nidaamka Maskaxeed ee SIPRnet ee laga hago Droneska loo adeegsado Dilalka iyo Duqeymaha.
Waaxda Federalka ee Diiwaanka Qandaraasy adda Maraykjanka ee fbo.gov. ayaa sheegtay in Ni daamka Kombiyuutarada ee ku burburay Saldhi gga Ciiddanka Cirka Maraykanka ee Creech oo loo yaqaano SIPRnet yahay nooc ka mid ah Nidaamka Internetka ee gudbin kara Sirdoonka Heerka Qarso odiga ah, Bartilmaameesiga iyo Qabashadda Elek toroonikada. Saraakiisha Milliteriga Maraykanka waxay kala xaqiijin waayeen in Fashilkaasi khuse eyo cillad Farsamada Gudaha, ama Inay Burcadda Internetka jabsadeen Nidaamka Iskuxirka Kombiy uutarada ee laga hago Duqeymaha Droneska.
Afhayeenka Ciiddanka Cirka Maraykanka, Maj or Malinda Singleton ayaa sheegay inay socdaan Baaritaanka lagu ogaanayo cilladaasi, wuxuuna ka gaabsaday inuu bixiyo Faahfaafin dheeraad ah.
Nidaamka Kombiyuutada ee ku burburay Saldhig ga Ciiddanka Cirka Maraykanka ee Creech oo loo yaqaano SIPRnet ayaa ah Nidaam Internetka oo gudbin kara Sirdoonka Heerka Qarsoodiga ah, Bartilmaameesiga,Qabashadda Elektoroonikada.
Saldhigga Ciiddanka Cirka Maraykanka ee Creech oo ku yaalla Gobalka Neveda ayaa loo aqoosaday Wadnaha Barnaamijka Maraykanka ku beegsad aan Dilalka, halkaasi oo ay Duuliyayaasha Ciiddan ka Cirka ka hawslgalaan Hagida Diyaaradaha Hub eysan ee la duuliyo (The armed "remotely piloted aircraft” — drones).
Saldhigaasi ayaa waxaa loo adeegsadaa Khad adka Dayaxgacmeedka ku xiran Somaliya, Syria, Afganistan, Pakistan iyo dalalka kale iyo Gantaal ldda Dabka ee lala beegsado xubnaha Alqacaida ama Daacish. Cilladda burburka ee Toddobaadyo gudhooda ku timid Saldhigga Ciiddanka Cirka Mar ayknka ee Creech ayaa waxaa ka dhashay silsi lado duqeymo Cirka ah oo ku baxsaday si qaldan, iyadoo dad badan Droneska ku dileen duqeymo ka kala dhacay dalalka Somalia, Syria iyo Afganistan.
Bishii September 17dii hal isbuuc kadib markii ay Nidaamka Kombiyuutarada laga hago Droneska Maraykanka cillad ku timid, waxaa duqeyn Drones lagu dilay 62 Askari oo u dhashay Syria, kuwaasi oo ku sugnaa Saldhigooda.
Bishan September 28dii, Duqeymo ay Drones ka Maraykanka ka geysteen Somalia waxaa lagu dilay 22 Askari oo ka tirsan Ciiddanka Dowladgob aleedka Galmudug,. Sarkaal ka tirsan Waaxda Ga ashaandhigga Maraykanka ayaa sheegay in Dibueegis lagu hayo shilkaasi. Sidoo kale, Duqeyn ay Droneska Maraykanka isla bishii September 28dii ka geysteen dalka Afganistan waxaa lagu dilay 15 qof oo rayid ahaa, sida ay sheegtay QM.
Sarkaal ka tirsan Taliska Dhexe ee Milliteriga Maraykanka (ENTCOM) ayaa u sheegay Wargeys ka BuzzFeed News in baaritaano lagu hayo Shila lkaasi. Danjiraha Maraykanka u jooga Somaliya ay aa isagana Wadahadal ka galay Baaritanka Duqe yntii ka dhacday duleedka Gaalkacayo ee lagu dil ay Askar ka tirsan Ciiddanka Galmudug.
WAR MURTIYEED KA SOO BAXAY DOWLAD GOBOLEED KA GALMUDUG
Dowlad Goboleedka Galmudug waxay cadeyn eysaa in dagaallo abaabulan oo sadex geesood ah oo kakala soconaya deegaanada Gaalkacyo, Mir acowleed iyo Godinlabe ee kakala tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud. Dagaaladaas abaabulan waxaa nagu soo qaaday oo isku bahaysanaya Ma amulka Puntland iyo kooxda Sufo, ujeedaduna ay tahay in lagu wiiqo nabadda iyo xasilloonida dadka iyo deegaanka Galmudug, dagaaladaas waxay ku soo aadayaan iyadoo ay si habsami leh dadka ree Galmudug ay ugu hawlan yihiin hirgalinta hannaan ka Doorashooyinka Qaran.
Waxaa shacabka Soomaaliyeed, DF iyo beesha caalamka usheegeynaa in Dowlad Goboleedka Galmudug ay tahay maamul nabadeed muddo dhe erna baadi goobayey nabad iyo dib uheshiisiin dhe xmarta Maamulka Puntland iyo kooxda Sufo, si deegaanku unoqdo mid kunoolaada nabad, xasilo oni iyo daris wanaag, laakiin waxaa ayaan darro ah in Dowlad Goboleedka Galmudug aan laga hoos qaadin wanaagga ay markasta muujinayaan, dhina cyadaasna ay dhagaha ka fureysteen baaqyada na badeed ee Galmudug had iyo jeer soo jeedinayso.
Hadaba, waxaan kubaaqeynaa in si deg deg ah loo joojiyo colaadahaas qaawan ee ay wadaan ma amulka Puntland iyo kooxda Sufo, shacabka walaa ha ahna laga daayo dhibaatada iyo barakaca.
Dhammaad
DOWLADA ISLAAMIGA EE DAGAALKA KA WADO DALKA CIRAAQ OO MARKII UGU HEREYSAY HOWLGALIYEY DIYAARADAHA AAN DULIYAHAY WADIN
Dowlada Mareykanka iyo dowlada Ciraaq ayaa ka wal walsan dowlada Islaamiga ah ee daagaal ka ka wado dalalka Cira aq iyo Siiriya ayaa markii ugu horeysayhowlgaliy ey diyaaradaha aan duul iyaha wadin iyagoona ku duqeeyo goobab ay joog aaan ciidamada kurdiga halkaa oo ku dileen dho wr ka tirsan ciidankaas iyo kuwa Faransiis ah
Diyaradaha duuliyaha laheen ay sameysatay dowlada islamiga ee IS loo yaqaano ayaa lal yaa ban yahay sid y sameyeen diyaarada taa oo lagu sheegay qatar kale oo keeni karto in ay sii xooge ystaan iyadoona ilaa iyo hada loo caali la yahay in la wiiqo Kooxaha Islaamiga ayaa laga cabsi qa baa in ay heystaanqabiiro dhanka hubka madaa ma ay hada howl galiyeen diyaardaha aan duuliya ha wadin iyagoona u ekeysiiyey kuwa Mareykanka
DowladaMareyaknka ayaa sheegtay inay baar eysa sida ku heleen tiknikadaan cusub ay diyaar adaha duuliyahay wadin ku heyleen madaama dhan walba ay ka joogaan ciidamadaxulufada dagaalka kula jirta
ROOBAB LAGU QABOWSADAY OO KA DA’AY GAALKA CYO IYO BAAQYO LOO JEEDIYAY MADAXDA MAA MULADA PUNTLAND IYO GALMUDUG
M/Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa ka bilowday roobabka Guga, kuwaasi oo dadka iyo duunyada ku dhaqan ay ku qabowseen isla mar kaana uu ku soo beegmay xilli ay abaaro ba’an ka jireen inta badan gobollada dalka.
Roobabkaan oo bilowah ayaa biyo dhigay inta badan M/Gaalkacyo iyo degaanada ku dhow dhow, iyagoona ku socda jawi degan mana jirto wax khas aare ah oo ilaa iyo iminka laga soo sheegayo dega anada ay ka da’ayaan.
M/Gaalkacyo oo weli ka taagan xiisadihii dagaal ka ee u dhaxeeyay maamulada Puntland iyo Galm udug ayaa waxaa baaqyo kala duwan ka soo bax ayaan waxgaradka, odayaasha dhaqanka iyo culu maa’udiinka magaalada Gaalkacyo. Baaqa ayaa waxay odayaasha si toos ah ugu jeediyeen Madax weynaha Puntland C/Weli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha Galmudug C/Kariin Xuseen Guul eed, iyagoona ku eedeeyay inay iyagu mas’uul ka yihiin dagaaladaasi maadaama ciidamada labada maamul ay u dhaxeeyaan.
Dhinaca kale xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa degan, iyadoo aanay jirin wax dagaal ah oo u dhaxeeya ciidamada is hor fadhiya, kuwaasi oo khilaafkoodu qeyb ka yahay ka yahay maxjar ay
Puntland ka dhiseyso magaalada Gaalkacyo.
GUDOOMIYE JAWAARI OO JOWHAR KULA KULMAY WAXGA RAD KA SOO JEEDA GOBOLLADA HIIRAAN IYO SH/DHEXE
Gudoomiyaha baarlamanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed She ekh Cusmaan "Jawaari” ayaa magaalada Jowh ar kula kulmay waxgar ad ka soo jeeda gobolla da Hiiraan iyo Sh/dhe xe, isagoo ka qanciyay tabashooyin ay qabeen qaar ka mid ah odayaasha labadaasi gobol. Mudane Ja waari ayaa waxgaradkaasi ku ammaanay kaalinti ay ka soo qaateen habsami u socodka shirka dhismaha maa mulka Hirshabeelle oo hadda maraya heer gabagabo ah.
Gudoomiye Jawaari ayaa la sheegay in odayaasha uu ka qanciyay tabashooyin ay qabeen, wuxuuna ku boor riyay iney ka qeybqaataan dhameeystirka dhismaha ma amulka Hirshabeelle, ayna ku gacan siiyaan gudashada waajibaadkiisa. Afhayeenka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari” ayaa magaalada Jowhar uga qeybgalay dhaarinta xil dhibaannada iyo doorashada gudoonka baarlamanka Hirshabeelle.
DOORASHADA MADAXWEYNAHA HIRSHABEELLE OO DHICIDOO TA 16KA BISHAN
Wasaaradda arimaha gudaha iyo Federaalka ayaa sheegtay in doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ay dhicidoonto 16 bishan oo ku began Axada nagu soo aaddan. Xoghayaha Joogtada ah ee wasaara dda asi Prof. Yaxye Cali Ibraahin oo ka qeybgal ayay barnaamij ka Kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Tele fishinka Qaranka ayaa caddeeyay in doorashada madax weynaha ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ay dhici doonto Axada soo socota oo ku asteysan 16ka octobar.
Prof. Yaxye ayaa tilmaamay in ay soo dhamaatay doorashadii gudoonka baarlamanka maamulka Hirshabeelle taasoohabeen hore la soo gebagebeeyay, wuxuuna intaasi raaciyay in doorashadaasi ay ku dhacday jawi wanaagsan oo lagu wada qabacsanyahay.
Sidoo kale waxaa uu ka hadlay marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha maamulka Hirshabeelle sida ay wasaaraddu ugu dhabar adeygtay taabba gelinta shirkaasi, isagoo si gaar ah ugu mahad celiyay waxgaradka iyo bulshada ka qeybqaadatay shirkaasi.
FBIda
Mareykanka oo qabatay saddex nin oo qor sheyneysay weerar ka dhan ah Somalida
FBIDA
MAREYKANKA OO QABATAY SADDEX NIN OO QOR SHEYNEYSAY WEERAR KA DHAN AH SOMALIDA
Laamaha Sirdoonka dalka Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay saddex nin oo dalkaasi u dhashay, kuwaasi oo qorsheynaayay weerar ka dhan ah dad Somali ah oo degan dalkaasi Mareykanka.
Ku simaha Xeer Ilaaliyaha dalka Mareykanka Tom Beall, ayaa Saxaafadda u sheegay in FBIda qabatay Saddex Nin oo Mareykan ah oo rabay inay fuliyaan wee rar ka dhan ah daar ay degan yihiin dad Somaliyed oo tiradooda ay gaareyso 120 ruux. Tom Beall, waxa uu sheegay qorshaha raggaan inay aheyd fulinta weerar ay ka geystaan masaajid iyo guryo ay dagan yihiin qoysas Somaliyeed oo ku nool magaa lada Garden City ee gobolka Kansas ee dalka Marey kanka.Laakiin FBIda oo heshay macluumaadka ragg aan ayaa suuragal ka dhigtay in laga hortagga, islam arkaana la xiro raggaasi.Ku Simaha Xeer ilaaliyaha dal ka Mareykanka ayaa magacyada rag gaasi ku sheegay Curtis Allen, Gavin Wright, iyo Patrick Stein, dhamaan tood waxa ay ku jiraan gac anta ciidamada ammaanka iyaga oo ku eedeysan qorsheynta weerar argagixiso oo gudaha ah. Qor shaha ay damacsanaayeen raggaan ayaa ahaa in gaadiid waxyaabaha qarxa laga soo bu uxiyay la dhigo daarta ay degan yihiin dadka Somalida ah, islamarka ana la qarxiyo Maalin ka dib Doora shada Madaxtinima da dalka Mare ykanka. Saddexd aan Muwaa din ee Mare ykanka u dhashay ayaawaj ah aya Maxkamad ey nta la xiriirta eedeymaha loo hay sto ee salka ku haa yo Ajaa nib naceybta.
FAAHFAAHIN:CIIDAMADII LA WAREEGAY XARUNTA SHIRKA EE MAGAALADA JOWHAR OO ISAGA BAXAY
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee Caasim ada Maamulka Hirshabeelle ayaa ku waramaya in Cii damo ka Tirsan kuwa Malatariga Dowladda Soomaliya oo saacado kooban la wareegay xarunta shirka ee Magaaladaas inay isaga baxe en galabta.
Wara rka ayaa waxa ay sheeg ayaan in ciidamada ay isaga baxeen wadooyi nka laga soo galo xarunta shirkada Farjano ee Maga alada Jowhar oo uu shirka maamul u sameynta uu ka socdo, Illaa iyo hadda lama oga cidda ka dambeysay in ciidamadaan ay xiraan hoolka shirarka ee magaalada Jowhar ee Caasimada Maamulka Hirshabeelle.
Mid kamid ah Musharixiinta u taagan Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Hirshabeelle ayaa la tilmamayaa in uu ka ku amray Ciidamadaan in ay la wareegeen xarunta Shirka.
Cali Xasan Taakow oo ka mid ah musharixiinta u taa gan qabashada xilka Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo shir jaraaid ku qabtay Magaalada Jowhar ayaa ku eedeeyay madaxda dowladda soomaliya in ay faragalin ku hayaan doorashada Hirshabeelle, isagoo sheegay in Musharaxiin Madaxweyne kuxigeenka ka yimidka tagay Magaalada Muqdisho lagu wargeliyay inay isaga soo baxaan shirka oo aanay is sharixi karin.
WAA SIDEE XAALADA MAGAALADA GAALKACYO SAAKA?
Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Mag aalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in xaalada ay maanta tahay mid aad u xun , waxaana xalay magaalada ka baxay dadkii ugu dam beeyay shacabka ahaakuna sugnaa labada dhinac oo ayka kala taliyaan maamulada Puntland iyo Galmudug.
Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa isku horfadhiya Galbeedka Magaalada Gaalkacyo, wax aana la sheegaya in ay qarka u saaran yihiin inay isku dhacaan.
Odayaasha Dhaqanka ee ka soo kala jeeda Koonf urta iyo Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo, ayaa mar kale isu taagay nabadda Magaalada Gaalkacyo, iyag oona baaqyo u jeedinaya Maamulada Galmudug iyo Puntland. Dhanka kale wararka naga soo gaaraya dule edyada magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Dhi baato dhinaca nolosha ah, ay la soo deristay dadkii ku barakacay dagaalada toddobaadkii hore ka soo cusbo onaaday Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.
Maamulka Puntland ayaa dhowaan ku dhawaaqay in ay la dagaalamayaan Dagaalyahanada Shabaab iyo Galm udug oo ay sheegeen in ay ku soo duuleen Deega anadooda. Halka Maamulka Galmudugna ay sheegeenin ay la dagaalamayaan Kooxda Daacish iyo ciidanka Puntland oo isku dhinac ah.
QM OO SHAACISAY TIRADA DADKII KU BARAKACAY GAALKACYO
Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan isku xirka Bani’aadanimada OCHA ayaa ku waramay in ku dhaw aad 50,000 kun oo ruux ay ka barakaceen Magaalada Gaalkacyo tan iyo markii todobaadkii ay hore ay bilowdeen dagaalada u dhaxeeya maamulada Puntland iyo Galmudug. OCHA ayaa sidoo kale walaac weyn ka muujisay xaalada noleed ee ay kunool yihiin dadkii ka barakacay Gaalkacyo.Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan isku xirka Bani’aadanimada ayaa sidoo kale maamulada Puntland iyo Galmudug ugu baaqay in ay dagaalka joojiyaan , islamarkaana ay ka qeyb qaataan sidii loo soo celin lahaa dadka ku dhibaateysan dulee dyada Magaalada Gaalkacyo.
Dhibaato dhinaca nolosha ah, ay la soo deristay dadkii ku barakacay dagaalada toddobaadkii hore ka soo cusboonaaday Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Maamulka Puntland ayaa dhowaan ku dhawa aqay in ay la dagaalamayaan Dagaalyahanada Shab aab iyo Galmudug oo ay sheegeen in ay ku soo duuleen Deegaanadooda.
Halka Maamulka Galmudugna ay sheegeen in ay la dagaalamayaan Kooxda Daacish iyo ciidanka Puntland oo isku dhinac ah. Dadkii ka barakacay Gaalkacyo ayaa ku sugan deegaano ku dhow Magaalada oo ay ka mid yihiin deegaanada Xaar iyo sidoo kale Saddex higlo , waxaana la sheegaya in halkaasi ay ku haystaan dhib aato dhanka nolasha ah , madaam deegaanada ay joog aan ay biyuhu cariiri ku yihiin.
MAXKAMADDA SARE INGIRIISKA OO CADAYN KU WEYDAY SHIRKADDA SOMA OIL OO LAGU EEDEEYAY INAY LACAGO SIISAY HAWLWADEENO SOMALIYEED
W/Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya waxay soo dhow eyneysaa xukunka ay gaartay Maxkamadda Sare ee Boqortooyada Ingriiska ee ku saabsanaa baaritaankii uu waday Xafiiska Baarista Musuqmaasuqa Daran (Ser ious Fraud Office), oo ahaa in shirkadda Soma Oil ay sii say lacag qubarada Wasaaradda Batroolka iyo Macd anta Soomaaliyeed.
Xukunkaan ayaa shirkadda Soma Oil u xaqiijinaya eedeeyntii hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan la socoshada cunaqabataynta hubka Soomaaliya iyo Eritrea in uu yahayn mid aan loo hayn cadayn.
Natiijadan ayaa la mid ah tii ay soo saareen sanadkii hore guddi madaxa banaan ee Soomaaliya ee u ma gacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.Guddigaan madaxa banaan ayaan wax cadeyn ah u helin waqtigaas in heshiiska tayaynta shaq alaha ee u dhexeeyay Wasaaradda Batroolka iyo shirk adda Soma oil uu ahaa mid wax kala bedelasho ah. Wasaaraddu waxey mar walba diyaar u tahay wadashaqeyn iyo ka hortagidda eedeymaha lidka ku ah howl aha wasaaradda.
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta, waxay ku dada alaysaa dhamaystirka hawlaha ku saabsan sahminta shi daalka Soomaaliya iyo la macaamilka shirkadaha batroo lka. Wasaaradda waxay aaminsan tahay shuruudaha ugu horeeya ee batrool baaris laga sameeyo wadamada dahan sida Soomaaliya in uu yahay in la helo xeerar iyo sharci ku haboon. Sidaa daraadeed, anagoo la kaashan ayna Bangiga Aduunka, ayaan dhameystirnay dib u ee gis lagu sameeyay sharciga batroolka, xeerarka iyo nid aamka maaliyadda. Wasaaraddu waxey kaloo dib u eegis ku samneeysay hanaanka heshiiska u dhaxeey naya Soomaaliya iyo shirkadaha shidaalka ayadoo taag eero ka heleysa Bangiga Horumarinta Africa. Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ayaa magacaabay guddi qubaro ah kana kooban qubarada wasaaradda, xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda, iyo Bangiga Aduunka si ay dib u eegis ugu sameeyaan sharciga Shidaalka Soomaaliyeed ee 2008, Hayadda Nidaaminta Batroolka iyo Shirkadda Batroolka Qaranka Sooma aliyeed.
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya way ka warqa btaa in ku howlaha ka faa’ideysiga kheyraadka dabiiciga ah in uu halis gelin karo nabadda iyo xasiloonida wadan kasta, haddii aanan la marin wado sax ah ee lagu ma amulo kheyraadka ayadoo marka hore la yeelanayo ara gti mideysan oo ku aadan ka faaidaysiga kheyraadka waddanka. Sidaa daraadeed Wasaaraddu waxay ku ho wlan tahay iminka helida heshiis ku meelgaar ah oo ku saabsan sidii batroolka dakhligiisa iyo maamulkiisaba loo wadaagi lahaa. Waxaan dooneynaa in aan sii wadno inta awoodeena ah fulinta waajibaadka naga saaran qaranka iyo shacabka soomaaliyeedba oo ay masuuli yadnimo iyo daahfurnaansho ku dheehan tahay.
Wixii faahfaahin dheeraad ah fadlan kala xariir:
Ibraahim Hussein Madaxa Arrimaha Xariirka Caalamiga ah ail:Ibrahim.Hussein@mopetmr.gov.so ama ihussein74@gmail.com Tel: +252 617795537 xigasho:dhacdo.com
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NRWS PAPER EE MANTA OO AH SABTI 15-KA OKTOOBAR 2016-KA
MADAXWEYNAHA OO U HAMBALYO U DIRAY GUDDOOMIYAHA BAARLAMANKA MAAMULKA CUSUB EE HIRSHABEELLE Madaxweynaha JF Soomaaliya, Md.Xasan Sh. Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka maamulka cusub ee HirSha beelle ooKhamiistii lagu