Daawo Sawirada: Tirada dadka ku dhintay Duufaanta Matthew oo sii kordhaya

0
Saturday October 08, 2016 - 18:26:08 in Wararka by
  • Visits: 873
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada: Tirada dadka ku dhintay Duufaanta Matthew oo sii kordhaya

    Tirada dadka ku dhintay Duufaanta Matthew, ayaa sii kordhaya, iyadoo ay jirto walaaca ku aadan in dhul hor leh ay saameyn xoogan ku yeelato Duufaantaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tirada dadka ku dhintay Duufaanta Matthew, ayaa sii kordhaya, iyadoo ay jirto walaaca ku aadan in dhul hor leh ay saameyn xoogan ku yeelato Duufaantaan. Dadka dhintay ayaa la sheegayaa inay gaarayaan ilaa Kun ruux oo meelo kala duwan ay ku saameysay Duufaanta Matthew.

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in ay qaadan karto maalma kale oo dheeraad ah si loo kala ogaado Khasaaraha iyo sameynta dhabta ah ee ka dhalatay duufanadii ku dhuftay dalka Haiti.

Meydadka laba qof ayaa laga helay guri ku yaalla gobolk Florida, halka laba qof oo kalena ay ku dhinteen ka dib markii ay ku soo dumeen geedo.

In kabadan hal milyan oo qof ayaa weli koronto la’aan ah, balse inta badan qeybaha gobolkaasi ayaa ka badbaaday duufaanta Matthew.

Xooga Duufaanta markii hore ay ku socotay ayaa hada hoos u dhacday oo Xawaaraha ay ku socoto ayaa gaaraya 110 mayl saacadiiba.

duufaan-1 duufaan-2 duufaan-3 duufaan-4

COCOA BEACH, FL - OCTOBER 07: Lights are out on highway A1A from the winds of Hurricane Matthew, October 7, 2016 on Cocoa Beach, Florida. Hurricane Matthew passed by offshore as a catagory 3 hurricane bringing heavy winds and minor flooding. Mark Wilson/Getty Images/AFP

duufaan-6

duufaan-7 duufaan-8 duufaan-9 duufaan-10 duufaan-11 duufaan-12 duufaan-13 duufaan-14

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip