WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSW PAPER EE MANTA OO AH SABTI 8-DA OKTOOBAR 2016-KA

0
Saturday October 08, 2016 - 08:03:34 in Wararka by
  • Visits: 1816
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSW PAPER EE MANTA OO AH SABTI 8-DA OKTOOBAR 2016-KA

    MADAXWEYNAHA JFS: ''WAA IN DEGDEG LOO JOOJIYAA DAGAALKA M G/KACYO'' Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaali ya, Md.Xasan Sh.Maxam ud, ay aa sheegay in wax laga xumaa do ay tahay in markale sii mic no darro ah loo daadiy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MADAXWEYNAHA JFS: ''WAA IN DEGDEG LOO JOOJIYAA DAGAALKA M G/KACYO'' Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaali ya, Md.Xasan Sh.Maxam ud, ay aa sheegay in wax laga xumaa do ay tahay in markale sii mic no darro ah loo daadiyo dhi iga shacabka M/G/kacyo, halkaas oo 2 ko oxood oo iska soo horjee da ay ku daga alamayaan.

 

‘’Waxaan ku baaqayaa in degdeg loo joojiyo dagaalka ka socda Gaalkacyo, wi xii khilaafaad ee jirana wadahadal lagu dhammeeyo. Soomaaliya uma baahna co laad kale iyo dhiig micno la'aan loo da adiyo’’ ayuu yiri Madaxweynaha.

Madaxweynaha ayaa xusay in Soomaa liya ay ku jirto xaalad dib u heshiisiin iyo adkeynta dowladnimadeeda, gaar ahaan doorashooyinka dhowaan dhacaya, loona baahan yahay in laga fogaado wixii hanna ankaasi carqaladeynaya.

"Soomaaliya waxay mareysaa marxal ad xasaasi ah oo biseylka dowladnimade ena lagu qiimeynayo, waana nasiib darro in iyadoo la wadahali karo qori caaraddiis a xal lagu raadiyo. Ma aqbali karno in sha cabka loo horseedo colaado hor leh oo qaranimadeena burburin kara’’.

Waxaa uu ugu dambeyn Madaxweyne Xasan ugu baaqay maamullada Puntland iyo Galmudug inay degdeg gacan uga ge ystaan joojinta colaadda jirta, isagoo mar kalena xusuusiyay shacabka Soomaaliy eed inuu dhammaaday waqtigii isla xisaa btan la’aanta, lalana xisaabtami doono cid kasta oo carqaladeyneysa amniga dalka iyo dadka Soomaaliyeed DHAMMAAD—

TALISKA AMISOM OO BEENIYAY IN AY DILE EN DAD SHACAB AHAA

 Taliska howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa be en iyaywararka she ega ya in Ciidama da AMISOM ay Dad shacab ahaa ku laa yeen Tuulooyin hoostaga D/Janaale ee G/Sh. Hoose. War saxaafadeed ka soo baxay Taliska AM ISOM ayaa lagu bee ni yay in Duqeyn ay fuliyeen Ciidamada AMISOM lagu Dilay u gu yaraan 5 Ruux oo isugu jir ay Haw een iyo Caruur.

Waxaa Warsaxaafadeedka sidoo kale lagu xusay in Ciidamada AMISOM ay Dile en 7 ka mid ahaa Xoogaga Xarakada Al Shabaab, waxaana ay ku tilmaameen hal ka uu howlgalkaasi ka dhacay in aysan u dhown Dad shacab ah."In aan xaqiijinayo amaanka Shacabka waa mas’uuliyad na saaran”, sidaasi ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Taliska AMI SOM. Ciid ama da M/Afrika ee AMI SOM ay aa inta bad an duqeymo xoo gan ka fuliya qeybo ka mid ah G/Sh.Hoose Xarumo ay ku leeyihiin.

SHIIKH SHARIIF OO LA KULMAY SAFIIRKA MA REYKANKA EE SOMALIYA KANA HADLAY DAGAALKII GAALKACYO

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna murashax u taagan xilka madaxwe ynaha Somalia, Shariif Sh. Axmed ayaa la kulmay maanta Danjiraha dowladda Ma raykanka ee Soomaaliya, Stephen Schw artz, wuxuuna sidoo kalena ka hadlay dagaalladii maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.

Kulanka Sh. Shariif iyo Stephen Schwa rtz oo ka dhacay Xalane ayaa la iskula soo qaaday Xaaladda Dalka iyo Doora shooyinka dhawaan dhacaya, Waxaana Danjire Stephen uu uga Mahadceliyay Madaxweynihii hore inuu ka aqbalay inuu la kulmo, isagoo ka hadlay doorka dowl adda Maraykanka ay ku aadan Taakuleyn ta Soomaaliya.

Danjire Schwartz ayaa u xaqiijiyay Ma daxweynihii hore sida Xukuumadda Maraykanka ay ugu hanweyn yihiin Som aliya oo nabdoon, lehna hay'ado Dowli ah oo awoodi kara Sugidda Amaanka, bixin ta mushaaraadka shaqaalaha dowladda iyo ciidanka, kana gudubta Musuqmaasu qa iyo Xasiloonidarada siyaasadeed.

Sidoo kale, Shariif Sheekh Axmed ayaa danjire Stephen Schwartz oo dhawaan xil kaan loo magacaabay ugu hambalyeeyay hawsha loo xilsaaray, isagoo intaas ku daray in Dowladda Maraykanka ay Door muhiim ah ka Qaadatay Kaalmaynta Sha cabka Soomaaliyeed iyo in lala dagaal lamo kooxaha Nabaddiidka ah.

Shariif Sheekh Axmed ayaa Danjir aha u sheegay in haddii Xilka Madaxweynaha Somaliya loo doorto uu ka Hirgelin doono dalka siyaasad furfuran, dib u heshiisiin dhab ah, ka hortaga Musuqmaasuqa, he litaanka adeegyada bulshada, dhamaystir ka, Ansixinta Dastuurka iyo sidii uu dalka u gaarsiin lahaa qof iyo cod sannadka 2020ka.

Dhanka kale, Shariif Sh.Axmed ayaa si gaar ah uga hadlay shalay colaadaha kasoo cusboonaaday M/Gaalkacyo ee xar unta G/Mudug, isagoo ku baaqay in colaa da la joojiyo, waxyaabaha la isku hayana lagu dhameeyo wadahadal isafgarad.

"Marxaladda aan maanta ku jirno wax aan oran lahaa waa nasiibdarro weyn in ay mar kale Deegaannadaas kasoo cus boonaadaan Dagaallo, waxaan u baahan nahay in aanu xoojinno nabadda, isjace ylka iyo Walaalnimada ka dhaxeysa shac abka Soomaaliyeed, waxaan ugu baaqay naa dhammaan dhinacyada ay quseyso inay xabadda joojiyaan, qaybaha ka Qa ybqaadanaya dagaalladaas ama saamey nta ku leh, isla markaana dadkii walaa laha ahaa ay dib u wadadegaan iyagoo nabad ah, Runtiina waa wax laga naxo in mar kale ay maanta Wiil iyo Gabar Soom aaliyeed oo aan Waxba Galabsan oo ay ahayd in ay Nolol Wanaagsan ay hiigsad aan ku geeriyoodaan, ku naafoobaan, ku barakacaan dagaallada dhacaya," ayuu yiri Sheekh Shariif.

Ugu dambeyn, Sh.Shariif Sh.Axmed ayaa xusay in Dagaal Ahli ah aysan jirin cid ku guul ku gaaraysa, uuna yahay khas aaro dhinac walba oo la eego. isagoo inta as ku daray in caqligeenii wanaagsanaa, walaalnimadii, Islaamnimadii iyo ALLE ka cabsigii loo laabto lana joojiyo dagaallada socda, Isagoo Dadkii ku dhintay Dagaalla dii Maanta Tacsi u diray, intii dhaawacan tayna caafiamad u rajeeyay

haweenka soomaaliyeed oo difaacay kootada dumarka

Haweenka Soomaaliyeed ayaa mar ka le difaacay kootada dumarka loo qoondee yay ee ah boqolkiiba soddon. Waxay ku baaqeen hoggaamiyeyaasha dumarka So omaaliyeed in la joojiyo siyaasadeynta boqolkiiba soddonka dumarka loo meel dhigay. Waxay ku eedeeyeen mucaarad ka kasoo horjeeda kootadooda inay siyaa sad u isticmaalayaan inay u diidaan xaqo oda. Waxayse she egeen in kootadoo du taageero ka he shay ummada Soo maaliy eed iyo bee shacaalam ka inta ba. Haweeneyda guddoomiyaha ka ah Ururka Haweenka Qaranka Soomaa liye ed, Batuula Axmed Gabballe ayaa sheegtay in dumarku bulshada ka tirsan yihiin xaqna u leeyihiin inay shaqo oyin helaan.

Waxay kaloo sheegtay inay xaq u leeyi hiin inay ka qeyb qaataan siyaasada dal ka. Waxay guddiga soo xulaya xubnaha 2da aqal ugu baaqday in dumarka la tix galiyo doorashada soo socota.

C/RAXMAAN FAROOLE OO EEDEYN U JEED IYAY DOWLADDA SOOMAALIYA

Siyaasiga C/raxmaan Sh Maxamuud {Faroole} oo horey u soo noqday Madaxw eynaha Maamulka Puntland ayaa sheeg ay Dowladda Soomaaliya in hadda ay wa ddo Qorshe ay waqtiga ku kororsaneyso, maadaama marar badan dib loo dhigay waqti ga Doorashada.

Md.C/raxmaan Far oole ay aa si doo ka le sheeg ay in ha ddaaan la isku haleyn kar in amniga Mag aalada Muqdisho. Wux uu sheegay in Be esha Caalamka looga baah an yahay inay soo fara geliyaan siyaasiyi inta hadda Do or ashada Soomaaliya qaab siyaasa deysan howlo kale ugu dhex wa ta. Soomaaliya ayaa la filayaa in dhowaan ay ka dhacdo Do orasho, taas oo hadda diyaar garowgee da uu ka socdo M/Muqdisho iyo Gobo lada Dalka Soomaaliya


URURADA U DOODA XAQUUQDA SAXAAFADA OO DALBADAY IN LA SOO BAARO DILKII WARIYIHII RADIO SHABELLE

Ururada u dooda xaquuqda saxaafada ayaa dalbaday in la soo baaro dilkii wariy ihii Radio Shab elle, C/C aziiz Maxamed Cali.

 C/Caziiz Maxamed Cali ayaa dhawaan dabley aan hey bteeda la garan ku dishay Muqdisho. Ururada u dooda xa quuqda sa xaafada ayaa ugu baaqay daw lada Soom aaliya inay soo baadho dilka loo geystay wariyehaa Soomaaliyeed. Mu lkiilaha Ra dio Shabelle C/Maalik Yuusuf Maxamuud ayaa wakaalada wararka ee Reuters u sheegay in Mr. C/Caziiz oo 35 sano jir ah aa uu ahaa wariye xirfad wan aagsan oo hawl kar ahaa. Wuxuu noqday hase ah aatee wariyihii labaad ee sana dkaan gu dihiisa Soomaaliya lagu dilo.

Bishii Juun waxaa Muqdisho sidoo kale lagu dilay Sagal Salaad Cusmaan oo ah ayd gabar wariye ah oo ka tirsanayd Ra dio Mogadishu. Ururka caalamiga ah ee u dooda wariyeyaasha ee CPJ ayaa ka mid ah ururada dalbaday in dilkaa loo geystay C/Caziiz lasoo baar.

Waxaa sidoo kale ururadaa ka mid ah ururka wariyeyaasha aan xaduuda lahayn ee RSF. RSF ayaa sheegtay in 10 qof oo ka tirsanaa shaqaalaha Shabakada Warbaahinta ee Shabelle la dilay kuwaa soo saddexdood ay ahaayeen agaasime yaal laga soo bilaabo sanadkii 2006.

Soomaaliya ayaa ah meelaha caalam ka u khatarta badan gaar ahaana ah meel ka mid ah meelaha ugu khatar badan ee qof wariye ah uu ka shaqeeyo.

SH.CALI DHEERE OO KA HADLAY WEERARKII MAGAALADA MANDHEERA

 Sh.Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere), Afhaye enka Gu ud Ururka Al Sha baab, ayaa wax aa uu ka hadlay weerarkii hal dha waan ay ku qaa deen M/Man dhe era ee G/Wa qoo yi Bari Kenya.

Afhayeenka, ayaa sheegay in Ururka Al Shabaab uu go’aansaday in weeraro uu ka fuliyo gudaha Kenya, ka dib markii uu Kenya ku eedeeyay inay dhegaha ka fureysatay dalabkooda, oo ahaa inaysan ku soo xad gudbin Somal iya. Afhayeenka, ayaa ku waramaya in go’aankaasi ay u qaateen, si ay Kenya u dhadhansiiyan qaraar ka uu leeyahay in dal kale oo madax ban naan lagu xadg udbo, lana laayo dadkiisa.

Cali Maxamuud Raage, ayaa sheegay in weerarka ay ku galeen Magaalada Man dheera, ay ku beegsadeen goob ay dega naayen dad Masiixiyiin ah, islamarkaana ay ka dileen lix ruux, saddex kalana ay ka dhaawaceen.

Cali Maxamuud Raage oo la hadlay Ida acadda Alfurqaan, ayaa sheegay in Xoog aga Ururka Al Shabaab aysan dadkaasi u kala soocin dhakhaatiir, macalimiin iyo as karba, si lamid ah sida aysan Kenya ugu kala soocin dadka Somaliyeed, sida uu yiri. Waxaa uu intaa ku daray Kenya inay iyadu dooratay dagaalka, islamarkaana ay sii wadi doonaan dagaalka ay ka wada an gudaha dalkaasi, sida uu yiri.

QM SOO SAARTAY OO SHEEGTAY IN GAB DHUHU 40% KA HAWL BADAN WIILASHA

Warbixin ay soo saartay Hey’adda QM ayaa sheegysa in Gabdhaha40% waqti ka badan kan wiila shu ku bixiyaan ay ku bixiyaan hawla hoda.Sidaa wax aa she egtay warbi xin ay qortay haya da arimaha carruur ta QM u qaabilsan. Hawlahaa ay aa ah kuwo lacag aysan ku qaadan oo qoysas kooda ay u qabtaan.

UNICEF ayaa sheegtay in kala duwan aanshiyaha waqtiga ah uu noqday 160 da qiiqo caalamka oo dhan maalin walba.

3dii gabdhoodba labo ayaa cuntooyinka karsha dharna dhaqa. Kala bar gabdhaha caalamka ayaa soo gura qoryaha biyana cidaha usoo dhaansha. Waxay sidoo kale gabdhuhu qabtaan shaqooyin kale oo guri oo aan la arkayn sida haynta carruurta ya ryayr, haynta dadka duqeyda ah iwm sida warbixintu xustay.

Hawlaha ayaa warbixintu xustay inay ku badan yihiin gabdhaha jira min shan ilaa sagaal sano kuwaasoo hablaha kale dhe er 30% markii ay gabdhuhu gaaraan da' da afar iyo tobana waxayba sare ugu kac daa ilaa 50%.

Hawlaha qorya soo guritaanka ama bi yo soo dhaaminta ayaa warbixintu sheeg tay in gabdhaha yaryar ay galiyaan khatar ah in la fara xumeeyo ama la kufsado inta ay ku maqan yihiin inta meelo cidlo ah la gu helo.

Soomaaliya gabdhaha jira min 10 ilaa 14 ayaa shaqada guriga qabta 26 saacad ood asbuucii waana sida wadan walba qi yaas ahaan arinkaasi yahay. Burkina Fa so iyo Yemen ayaa gabdhuhu ugu hawlo badan yihiin oo wiilasha ay aad ugu haw lo badan yihiin waxaana arinkaa la qaba dalal kale oo dhawr ah un.

"Gabdhuhu waxay huraan fursado muh iim ah sida waxbarashada, koritaanka wa naagsan iyo inay carruurnimadooda ku ist areexaan," Anju Malhotra oo UNICEF ka tirsan ayaa sidaa tiri.

Xogta ayaa waxaa sidoo kale kujiray in gabdhaha loo geysto xad gudubyo kale si da gudniinka fircooniga ah iyo ayagoo yaryar oo la guursado. Warbixinta ayaa si rasmi ah loo soo saari doonaa 11ka bi shaan Oktoobar oo ah maalinta gabdha ha ee caalamka.

MADAXWEYNAHA DALKA COLOMBIA OO LA GUDDOONSIIYAY ABAALMARINTA NABADDA EE SANADKAN 2016KA

 Abaalmarinta Nabadda Dunida ee Nobel Peace Prize ee Sannadkan 2016, ayaa waxaa shalay la guddoonsiiyay Mad axweynaha dalka Colombia, Juan Manuel Santos, iyadoo la sheegay inuu dadaal u galay soo afjarida dagaalkii Dalkiisa ka socday muddada 50sannadood ka ba dan. Guddoomiyaha Gud diga Abaalmari ntan ee Norway, Kaci Kullman Five ayaa sheegtay in Juan San tos uu billaabay Wa dahadallo Horseeday markii dambe he shiis nabadeed oo lala galay Jabhadda FARC.

Sidoo kale, Haweeneydu waxay xustay inkastoo inta badan codbixiyayaasha Co lomiba ay diideen heshiiskaas oo afti loo qaaday, Haddana taasi aysan la macno ahayn in Hannaanka lagu raadinayay nab adda dalkaas uusan dhiman. Kaci Five, Waxay arrin muhiim ah ku tilmaantay in Mr. Juan Santos uu hadda isugu yeeray dhammaan dhinacyada, si ay uga qaybqaataan wadahadal nabadeed si arrintan looga miradhaliyo.

Dhanka kale, Colaadihii Dalka Colom bia ka dhacay ayaa waxaa naftooda ku waayay in ka badan 260,000 oo Qof, hal ka ay ku barakaceen in ka badan Lix Mil yan oo Ruux, kuwaasoo qaarkood u cara rayay dalal aad uga fog dalkooda.

Madaxweynaha Colombia Juan Sant os, ayaa laga soo xulay liiska 376 oo 228 ay ahaayeen hay’ado Dunida oo dhan la ga soo xulay, iyadoo abaalmarintan ay noqonaysaa middii ugu horreysay oo la siiyo mas’uul Colombian ah. Ugu dambe yn, Madaxweynaha Dalka Colombia ayaa ku dhashay Magaalada Bogota 10ka bi shii August ee Sannadkii 1951kii, wuxu una madaxweynaha Dalka Colombia noq oday Sannadkii 2010kii, iyadoo mar kale xilka dib loogu doortay Sankii 2014kii.

CIIDAMADA JUBBALAND OO XABSIGA U TAXAABAY GUDOOMIYIHII KISMAAYO IYO AFAR ILAALADIISII AH

Ciidamada Maamulka Jubbaland, ayaa waxay gacanta ku soo dhigeen Gudoomi yaha Degmada Kismaayo, Ibraahim Max amed Yuusuf (Timajilic), iyadoo lala soo qabtay ugu yaraan afar ka mid ah ilaa ladiisii. Ciidamada Jubbaland oo habeen hore weerar ballaaran ku qaaday hoyga Gudoomiyaha, ayaa waxay sidoo kale ka soo qabteen laba nin oo lagu sheegay qur bajoog, martina u ahayd Gudoomiyaha.

Gudoomiyaha, ayaa waxaa lagu hays taa inuu taageeray ciidan habeen hore ka gadooday Maamulka Jubbaland, islamarkaana ka biyo diiday inay isa soo dhii baan. Warar kala duwan, ayaa ka soo ba xaya goobta ay Ciidamada Jubbaland ku hayaan Gudoomiyihii Degmada Kismaa yo, iyadoo wararka qaar ay sheegayan in ay geeyeen Xarunta Madaxtooyada, hal ka warar kalana ay sheegayan in ay ku xireen Xarunta K2.

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in inta badan ilaaladii Gudoomiyaha Kisma ayo, ay u baxsadeen Deegaanka Qandal, oo qiyaastii 10km dhinaca galbeed kaga toosan Kismaayo. Shacabka reer Kismaa yo, ayaa si wayn u hadalhaya dagaalka culus, ee habeen hore ka dhacay halka ay iska galaan xaafadaha Calanley iyo Faanoole. Dagaalka, ayaa u dhaxeeyay ciidan ku heyb ah Madaxweynaha Jubbal and, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo kuwii gadoodka sameeyay, oo ku heyb ah Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas. xigasho:dha cdo.com

XAALADDA CAAFIMAAD EE ABWAAN SANG UB OO SOO HAGAAGEEYSA

 Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise (Sa ngub) oo Maalmahan ku xanuunsa nayay Isbitaalka Rajeb Tayib Erdogan, ExDigf eer ee M/Muqdisho ayaa la sheegayaa in ey xa aladdiisa Caafim aad kasoo reyney so.

Qaar ka mida ehelada Abwaanka, oo ku sugan Rajeb Tayib Erdogan Hospital, ay aa SONNA u xaqiijiyay inuu bed qabo , haatanna uu yahay Nin fariisanaya oo sheekeynaya kana baxay xaaladdii miyir daboolka ahayd. Dadka ku sugan Dhaqt arka lagu dabiibayo Maxamuud C/laahi, oo ay ku jiraan Abwaanno , Suxufiyiin iyo Saaxiibbo Soomaaliyeed, ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu geeriyooday Ab waanku,hadalladaasina ay yihiin kuwo aan sal iyo raad toona lahayn. Baraha Bulshada, ayaa lagu baahiyay warar sheegaya inuu Abwaan Maxamuud C/laa hi Ciise (Sangub) u dhintay xanuun uu Maalmahan la jiifay Isbitaalka.

Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise, ay aa in dhawaalaba ka sheeganayay Nabar kaga soo baxay gosha ama dhinaca, halk aasoo qalliin lagu sameeyay ka dib soo ki cisay xanuunno kale oo ay ka mid yihiin Dhiig kar iyo Sokor, taasoo sababtay inuu gaaro xaalad halis ah. Maxamuud C/la ahi (Sangub) ayaa mar kale Dadka Soom aaliyeed ka codsaday iney usoo duceey aan, inuu rabbi ka dul qaado xanuunka hayo

SARKAAL KA SHAQEYNAYAY XAFIISKA UNS OM EE SOOMAALIYA OO SHAQADA LAGA CEYRIYAY

 Qaramada Midoobay ayaa shaqadii ka saartay Sarkaal sare oo ka tirsanaa Xaf iiska Qaramada Midoobay ee Dalka Soo maaliya UNSOM, sababo la xiriira wax is daba marin iyo musuqmaasuq.

Amadu Kamara, oo ahaa Agaasimaha Xafiiska UNSOM iyo weliba UNSOM ayaa la eryay, ka dib markii lagu eedeeyay inuu heshiis kunturaad ah siiyay Dad uu la wadaagayay Mashruuc gaar ah. Mr ka mara, oo u dhashay Dalka Senegal, ayaa lagu eedeeyay inuu si qalad ah u isticma alay dhaqaale lagu caawinayay dib u dhis ka ciidamada Dalka Soomaaliya.

Sarkaalkan, oo qaybta nabad ilaalinta ee Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa ku biiray 1993kii, ayaa Soomaaliya yim mid Bishii April ee Sanaddii 2012kii, mar kii laga soo wareejiyay Xafiiska Qaram ada midoobay ee Koofurta Suudaan.

DUUFAANTA MATHEW OO GEYSATAY QASAA ROOYINKII UGU BADNAA

Boqolaal qof ayaa dhimatay Ka dib mar kii gacanka Koonfur Galbeed ee jasiirada Haiti ay ku dhufatay duufaanta Mathew.

Maamulka wadanka Haiti waxay sheegee en in tirada dhimashada hadda ay ka ba dan tahay 300 oo qof.

Hay’adaha gargaarka waxay sheegay aan in gacanka magaalada ugu weyn ee Jeremie ay inta badan burburtay. Boqolk iiba 80 dhismayaasha ayaa waxaa qaad ay daadadka ka dhashay roob xoog bad an oo halkaasi ka da’ay iyo dabeysha, iy adoo dhanka Koonfurta ee gobolka Sud qiyaastii 30 kun oo guryo ay burburisay duufaantan.

Saraakiisha dalkaasi waxay sheegay aan in duufaanta ay dhaawac iyo dhibaa to xun u geysatay Haiti, taasoo ay adag tahay iney si fudud uga soo kabato.

Daadadka waxay qaadeen buu ndooyiin, geedaha waaweyn ee buuraha dushooda u yaallay, iyo beeraha, waxaan a jira dad la la’ yahay. Dhinaca kale, How lgal ballaaran oo daad gurayn ah ayaa ill aa shalay ka socday go bollada bari ee Mareykanka gaar ahaan Florida iyo South Carolina, iyadoo duufaanta Matthew ay halkaas gaartay saacadihii la oo dhaafay

Waxaa isku xirmay waddooyinka ka baxa magaalada Charleston, halkaasoo amar lagu bixiyey in si khasab ah looga daad gureeyo rubac malyuun qof.

DAGAALKII KA QARXAY GAALKACYO OO JOOG SADAY IYO LABADA MAAMUL OO SIYAABO KALA DUWAN UGA HALDAY

Dagaalladii shalay ka qarxay degmada Gaalkacyo ee G/ Muduga una dhe xeeyay ciidamm o kala taabacsan Puntland iyo Ga lmudug ayaa si iskiis ah u joog saday, iyadoo si yaabo kala duw an ay uga hadle en labadan maa mul.

Inta la ogyahay dagaalkan ayaa waxaa ku geeriyooday 5qof oo mid ay ahayd ha weeney, halka ay ku dhaawacmeen 10qof oo kale, kuwaasoo haatan lagu dawe ynayo isbitaallada magaalada Gaalkacyo.

Maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa dagaalka siyaabo kala duwan uga hadlay, iyadoo maamul walba uu kan kale ku eedeeyay inay iyagu Weerarka kusoo qaadeen. iyadoo weli la dareemayo sa ameynta colaadihii maanta ay reebeen.

Duqa Magaalada Gaalkacyo ee Galm ud ug, Xirsi Barre Yuusuf oo Warbaahinta la Hadlay ayaa ku eedeeyay Puntland in ay mas’uul ka ahayd weerarkii shalay ka qarxay Galbeedka degmada Gaalkacyo, isagoo xusay in ciidanka Puntland ay we erareen dhul ay dhisanaysay Galmudug, iyaguna ay iska caabiyeen.

" Puntland, waxay soo weerartay Dhul la isku haystay oo ku yaalla Galbeedka Gaalkacyo, waana la iska caabiyay. Balse waxaan leennahay dagaal ma ahan wax wanaagsan, waxaana ku baaqaynaa na bad,” ayuu yiri Xirsi Barre.

Sidoo kale, Maamulka Puntland ayaa iy agana ku andacooday in ciidammo ka tirsan Galmudug ay soo weerareen meel laga dhisayo Maxjarka Xoolaha ee M/G/ kacyo. Dhanka kale, Saraakiil ka tirsan Puntland ayaa sheegay inay iska caabiy een weerarka ay kusoo qaadeen ciidam ada Galmudug, inkastoo ay ka gaabsade en inay bixiyaan faahfaahin intaas ka ba dan. Ugu dambeyn, Xiisadaha u dhexee ya Galmudug iyo Puntland ayaa meel xun ga artay bishii lasoo dhaafay kaddib markii diyaarado dagaal oo Mareykanku leeyah ay ay duqeeyeen xero ciidan oo ku taalla dulleedka Gaalkacyo, oo ay Galmudug sheegtay in lagu dilay 22 qof


AKADEEMIYO GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO MUQDISHO TABABAR UGU QABTAY GABDHAHA SUXUFIYIINTA SOMALIYED


 Tababbar ku saabsan turxaanbixinta iyo tayaynta AfSooma aliga loo adeegsado warbaahinta uuna soo qabanqaabiyay Aka deemiyoGoboleedka AfSoomaaliga oo kaashanaya Ururuka Haweenka Gobolka Bana adir ayaa maanta lagu qabt ay xarunta Maamulka Gob olka Banaadir ee M/Muqdi sho.

Munaasabadii furitaanka tababbarkaasi ayaa waxa ka soo qeyb galay madax ka kala socotay Dawladda FS.Maamulka G/Banaadir iyo masuuliyiinta Akadeemi yoGoboleedka Af Soomaaliga, in ka badan 50xubnood oo ka kala yimid qeybaha kala duwan ee Warbaahinta iyo Ururada Sa xafiyiinta gabdhaha oo ahaa kuwa tababbarka qaadanayey.

Gudoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa M/Muqdisho Md, Yuu suf Xuseen Jimcaale "Madaale” oo si rasmi ah u furay tababark aasi ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay oo uu soo dhawen ayo qabashada saminaarkaasi, wuxuuna carrabka ku adkeeyey in saxafiyiinta looga bahaan yahay sidii ay kaalin hormuudnimo uga qaadan lahaayeen illaainta AfSoomaaliga iyo hal abuurki isa, isagoo u mahad celiyay AkadeemiyeGob oleedka AfSoo maaliga iyo hoggaank eeda oo uu tilmaamay inay u guntadeen daryeelka iyo horumarinta Afka hooyo.

Gudoomiyaha AkadeemiyeGoboleedka AfSoomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax oo khudbad qiima badan halkaasi ka soo jeediyay ayaa sheegay in tababarka tayaynta adeegsiga af Soomaaliga uu qeyb ka yahay saminaaro baahsan oo Akadeei miyadu u qorsheysay kor u qaadida afSoomaaliga iyo halabuu rkiisa, wuxuuna hoosta ka xariiqay inuu qaybaha kala duwan ee Warab aahinta uu ku guubaabinayo sidii ay u adeegsan lahaaye en afSoomaali sax ah.

"Warbaahinta, Maamulka xafiisyada iyo Macalimiinta ayaa lafdhabar u ah noolaynta iyo xoojinta afkeena, dhinac walba oo qe ybahaasi ka mid ah iyo guud ahaan ummadda oo dhan waxaa waajib ka saaran yahay daryeelka AfSoomaaliga” ayuu yiri Pr of. Afrax oo intaasi raaciyay in afSoomaaligu uu yahay af isku fil an oo hodon ah una baahnayn in lagu dhex qaso erayo afaf kale ah.Gudoomiye ku xigeenka Maamu lkka G/Banaadir ee Arimaha Bulshada Iimaan Nuur Iikar, Xogahay Guud ee G/Banaadir Maxa med Sheikh Amiin, Gud oomiyaha Haweenka G/Bana adir, Jaw aahir Maxamed Baarqab, Gudoomiyaha Dhallinyarada Gobolka Cabdi kaafi Max amuud Makaraan, Xogahayaha Guud ee Nusoj Maxamed Ibraahim Macalimuu iyo Agaasimaha Warba ahinta G/Banaadir Cabdi fitaax Maxamed Siyaad oo iyaguna hal kaasi ka hadlay ayaa ku nuux nuuxsaday inay soo dhaweynaya an suurta galinta tababarada noocaan oo kale ah, waxayna kula dardaarmeen ka qeyb galayaashu in aqoonta la siiyo ay ka muuqato xirfadooda Saxafanimo.

Casharada tababarkaasi oo aad loola dhacey ayaa waxaa bixinayay Prof Maxamed Daahir Afrax iyo Prof Mustafa C/laahi Feyruus kuwaasi oo si xiisa badan u soo jeediyay macluumaad aad loo jecleystay oo ku saabsanaa tayaynta qaladbixinta ade egsiga af Soomaaliga, Intaa ka dibna waxaa kaqaybgalayaasha fursad loo siiyey su’aalo iyo fikradsoojeedin, taasoo ay si fiican uga qayb qaateen, Qaar ka mid ah ka qeyb galayaashii samina arkaasi ayaa codsadey in la joogteeyo tababaradaan oo kale, iy agoo balan qaadey aqoonta ay qaateeen inay gaarsiin doonaan walaalhooda kale ee fusadaan aan helin, gabagabadii saminaarkaasi waxaa la isku raacay in ruux walba uu istaago illa anta afka Soomaaliga.

Dhawr toddobaad ka hor ayay Akadeemiy adu tababar ku aadana Daryeelka AfSoomaaliya iyo Doorka Hooyadu waxay u sameysay haween ka kala socdey Degm ooyinka G/Banaadir, tababaradaan oo ahaa kuwa is xig xiga ayaa Akadee miyadu waxay iska kaashad een Ururka Haweenka G/Banaadir.

MADAXWEYNAHA OO KA HADLAY ISKU DHAFKA CIIDANK A XOOGGA DALKA SOOMAALIYA

Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sh. Maxamuud ayaa wuxuu sheegay in dib u dhac uu ku yimid Qorshihii ahaa in isku dhaf la gu sameeyo Ciidanka DF.Soomaaliya.

Md.Xasan Sh . ayaa sheegay sababta dib u dhaca ugu yimid in Ciidanka isku dhaf lagu sameeyo ay tahay Dagaalada lagula jiro ururka Alshabaab.Dhanka kale Madaxweynaha ayaa shee gay in isku dhafka Ciidanka hadda uu ka socdo Gobollada qaar ee Dalka, sidoo kalena la sii dar dar gelin doono arrimahan. Madaxweynaha JFSo Md.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu dambeyn saraakiisha Ciidanka Dowladda ugu baaqay in ay dar dar geliyaan isku dhafka lagu sameynayo Ciidanka Dowladda.

MUWAADIN SOOMAALIYEED OO LAGU DILAY WADANKA ANGOLA

 Kooxo hubeysan oo burcad ah aya habe en hore Dalka Ang ola waxa ay ku dile en muwaadin soomaaliyeed oo ka mid aha ga nacsatada mudada dheer ku noola wad anka Ango la.

Afayeenka Jaaliyada Soomaaliyeed ee wadanka Angola ayaa idaacadda simba u xaqiijiyay dilka muwaadinka soomaaliye ed oo lagu magacaabi jiray Maxamed C/raxmaan. Marxuumka dhin tay ayaa la sheegay in madaxa ay ka toogteen kooxo burcad aha lamana ogo waxyaabaha ay ka qaateen ee agab ee uu watay muwaa dinka dhintay.

Afayeenka Jaaliyada Soomaaliyeed ee wadanka Angola aya a sheegay in dha waac halis ah isago oo ah Allahu naxarii ste maxamed la dhigay isbitaal balse ugu dnabeynti uu u dhintay dhaawaca halista ee soo gaaray.

AKHRISO LIISKA RASMIGA : SID BEELAHA JUBBALAND LOOGU QEYBIYAY AQALKA SARE & MAGACYADA XUBNAHA UGU CADCAD..

Iyadoo ay shalay ku ekeyd waqtiga loo qabtay in maamulada dalka ku soo gudbiyaan liiska musharixiinta Aqalka Sare ee Baa rlamaanka ayaa waxaa soo baxaya qaabka maamulka Jubbala nd u qeybiyay 8da xubnood ee ka soo gaaray Aqalka sare.

Maamula Jubaland iyo Qaabka Beelaha loogu qeybiyay xub naha Aqalka Sare:

1. Beesha Mareexaan: 2

2. Beesha Kuumade: 2

3. Beesha Harti: 1

4. Digil & Mirifle: 1

5. Coormale: 1

6. Hawiye: 1

Wararka qaarkood ayaa sheegaya in xubnaha lagu qoray in ay u tartama an kuraasta aqalka sare ay ugu cadcad yihiin:

1. C/laahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) – Madaxweyne ku xige enkii hore ee Jubaland

2. Prof Maxamed Cabdi (Gaandi),wasiirkii hore ee Gaashaan dhiga dowl addii KMG

3. Cabdi Maxamed Tarax – Madaxii Hay’adda Qaxootiga Qar

anka ee dowl adii Siyaad Barre. Xigasho: Nabadoon.com


DAMEERAA IGA DHUMAY, ADNA WAA KAA DHUMAY!!

ANoocyada Dameeraha ee Somalia ku noolaa waxaa u caansanaa sadax. 1). Dameer Farawga ( Zebra).kaa oo ku noolaa gobalada dalka oo dhan laakin markii dambe ku haray Jubada Hoose, Halkaana Hadda waa ka cirib tirmay .2Dameerka caadiga ah oo hadda dalka oo dhan ku nool oo laga yaabo mardhaw in uu bato ama Ba’o. 3waa nuuc u gaar ah somaliya oo adu unka berri somaliya oo kaliya lagu yaqiin Haddana lagu daray nuucyada xayawaana adka ee dunida ka cirib tirmaya . "The Som ali wild ass” Eray bixinta cilmiga ahna loogu yaqaan (Equus africanus somaliensis). Mar waxa uu ku fidayay qayba ka mid ah Ereterya, Jabuuti. Deegaankiisa runta ah ee lagu yaqiin waxa uu ahaa Nugaal (Nugaal Valley). Waa nuuc aad ugu Muuqaal eg kan caadiga ah, laakin lugaha ku leh sagadimo, Dhiig ahaana ka duwan.

Sannadihii 19781980 sawirada iyo hubin dhinaca Hawada uu ka qaaday Watson wa xa la sheegay in ay ku harsaneed qiyaastii 5000 Dameer inta u dhaxeeysa Nugaal ilaa Jabuuti. Laakin mar kale cilmi baaristii Sim onetta ee 1983 waxa uu qoray in 250 kaliya ay ku harsaneed Nugaal deegaan u dhaw Meit iyo in kuwa kalena ay ku firirsanaayeen deegaanka Ceergaabo dhinaca badda ka xiga, mar kale baaritaankii Moehlman ee 1998 waxa uu sheegay in Nugaal ay ku har saneed oo kaliya 135 Dameer. Waxa uuna ka digay dabar Go’ ku socda Dameerahaa naadirka ah, wax yar ayaana ku haray Neit iyo Ergabo mar uu ka hadlayay Dameerah aa 2013 ayuu yiri: waxaan ka baqaa in uu hadda dabar go’ay.

Ka dibna Hayada caalamiga ah ee badbaadinta dhabeedada, International Union for the Conservation of Nature (IUCN) ayaa ku dartay Liska Cas …((the IUCN Red List of endangered species described it as "critically endangered”. This means they face an extremely high risk of extinction in the wild)). Si loo badbaadiyo ayaa la sheegaa in qaar ka mid ah lagu xanaaneeyo Israa’iil oo ayagu ku dooda in uu dameerkani ka soo jeedo nuuc Dameeraa oo Nabi Muse NNk uu wadan jiray, qaarna waxaa la geeyay Os traliya, kuwa kale ayaa la geeyay Zoo Basel Switzerland, laguna maamulo mashr uuca ( breeding program manages the European studbook for the Somali wild ass and coordinates the European Endangered Species Programme (EEP)) ,waxaana la sa meeyay guddi caalami ah oo loo xilsaaray in si gaar ah ay u badbaadiyaan Dameerka somalida (the global species committee of the Somali Wild Ass since 2004).

Saddax Hayadood oo Mareeykan ah ayaa iyana ka qayb qaata Badbaadintiisa si uuna aduunka uga dabar Go’in kuwaa oo ku kala haya (a) St. Louis Zoo. (b) San Die go Zoo. (c) White Oak Conservation in Yulee., Florida.

Yaanan war kugu Badinine … Wasaaradeena Xanaanda xooluhu maka war heeys aa in Dameerkeenii dunida naadirka ku ahaa la badbaadinayo oo qaxooti ahaan loo aqoonsaday ? Ma u qorsheeysantahay in dib loogu soo celiyo deegaankiisii dabeeciga ahaa si uu ugu tarmo? Ma la baaray sababta uu u dabar go’ayo?.

B Nooca noo Haray ayaa ah Dameerka Caadiga ah, asagana dalab xoog leh ay aa jira oo ka imaanaya shiinaha oo cunta ahaan u isticmaala hilibkiisa, haddii aan loo helin qorsha lagu xaddido inta la dhoofinayo iyo in la tarmiyo waxa uu dabar go’i karaa sida kii hore. Mar aan shiina tagay ayeey i weeydiiyeen saddax sheey oo somaliya ku badan oo ay aad u rabaan. 1 Gus Badeed ( noole ku badan xeebaha badda ee som aliya) .2 geesaha lo’da oo inta la shiido laga dhigo cunto la siiyo Eeyaha (wxaan soo xasuustay lo’ badan in sanadkiiba lagu qalo Somalia Geesahana la tuuro, weliba waxa ay codsadeen in xatta lo’dii ku dhimatay abaaraha 10 sanno ka hor geesahoodii duur ka looga soo ururiyo,waxaan soo xasuustay Lo’dii kismayo ee geesaha weeyneed. 3 Dameerka aan rarano oo ay ku rabaan in ay nooga gataan qiime aad uga sareeyo qii maha geeleena carabtu naga siiso, bacdamaa dameerku yahay Hilibka ugu qaalisan shiinaha.

Waxaan ka soo qaaday Buugaagta tusmada ganacsigaa, illeyn anigu ganacsade ma ihiye, waxaana u keenay Rugta Ganacsiga Somaalida oo aan miiska u saaray, markhaatina aan u yeelay.

NB. Ogow xayawaanaad badan oo dalkeena oo kaliya laga helo in sanad kasta ay sii baabayaan.sida : shimbirta yare e madow ee aduunka uga Hartay Deegaanka Raaga Ceele( sh/dhexe), Geedka catalmuluuga iyo yicibtuna waxa ay ku jiraan kha tar….haddii aad sida aniga oo kale Miyi ku noolaan jirtay bal xasuuso deegaankii aad ku soo kortay, duur joogtii iyo dhirtii ku tiil ,maanta waa side? Ummad waliba waa ilaa shataa ,khayraadka ALLA ku gaar yeelay, Aniga iyo Adiga maxaa na dhoohay?

Qore: Yahya Amir

DOWLADA OO 48 SAACADOOD U QABATEY IN LAGU SOO DHAMEYSTIRAAXILDHIBAAN ADA HIRSHABELLE

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Feder aalka Soomaliya ayaa ku amartay Odayaasha dhaqan ka inay muddo 48 saacadood gudahood ku soo gudbiy aan Liiska xubn aha u metelaya Baarlamaanka Maamul Goboleedka Hirshabelle. Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Soomaliya Pro Yaxye Cali Ibraahim oo warbaahinta kula hadlay ma gaalada Jowhar ayaa ugu baaqay odayaasha dhaqanka ee Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe inay si deg deg ah ku soo dhameystiraan Xildhibaannada Maa mulka Hirshabeelle.

Pro Yaxye Cali Ibraahim ayaa sheegay in meel wan aagsan ay marayso arinta maamul u sameynta islamar kaana maalmaha soo socda laguda gali doono dhaarin ta Xildhibaanada Cusub ee Maamul Goboleedka Hirs habelle.Ergada Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhe xe ayaa dhawaan ansixisay Calanka maamulka, mag aca oo laga dhigay Hirshabeelle, dastuurka, islamarkaa na waxaa u dhiman dhaarinta xildhibaannada oo iyana waqti aan fo geyn la filayo inay ku qabsoonto hoolka shirarka maga alada Jowhar ee Caasimada Maamulka Goboleedka Hirshabelle.

15ka bishaan October sida Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaliya ay shaacisay waxaa lagu wadaa in ay dhacdo doorashada madaxtinimada ee maamulka Hirshabeelle oo ilaa haatan ay u tagaan yihiin musharixiin dhowr ah.

BEESHA CAALAMKA OO WADDO QORSHA LAGU BAABINA AYO AQALKA SARE EE BARLAMAANKA

Waxaa soo baxayo diba dhac weyn oo keenay so xulida xubnaha matali lahaa aqalka sare ee Barlamaan ka oo keenay in ay dib u sii dhacdo xiligii la doonaayey in Soomaliya yeelato dowladii badali laheyd dowlada hadda sharciyada laheeyn waqtigeeda horey u dhama aday aqalkasareQorshaha aqalka sare ayaa ah mid ku cusub Soo malida sad bursi badana ka jira oo keeni karin in ay isku dheeli tarmaan beelaha Soomaliyeed ee 25 sano difa aca adag isugu jiray Qorshahaan lagu soo xulaayo aq alka sare ayaa dhowr mar dib dhac ku imid iyadoona taa ay badalkeeda keeneen beesha caalamka in loo da ayo doorashada danbe ee 2020 madaama xiligaan lagu guu;leysan layahay soo xulidiisa qilaaf weyna uu ka jira

Ma cada in qorsha lagu joojinaayo dibna loogu dhiga ayo soo xulida aqalka sare Barlamaanka uu hir gali doo no madaama ay beela qaas ah siweyn u doonayaan qorshahaasi

Dadka siyaasada u doon daloola ayaa qabay qorsha aqalka sare uu dhib weyn ka imaan lahaa siday u wada shaqeyn lahayeen labada aqal ee sare iyo kan hoose madaama ay hore u wada shaqeyn la aayeen Barlam aanka iyo dowlada hore u soo maray waxaaes la dhihi karaa ku soo darida aqalka sare waa dhib dhib kale lagu soo daray sida uu qabo abuukate sare caliyoow

Si kastaba ha ahatee Soomalida xiligaan jirta ayaa ah mid aan u bisleen dowladanimo oo waxa kaliya ay doo naaan ay taha uun in dowlada laga sameeyo dhaqaalo halkii laga shaqeyn lahaa dowlad wanaag

FAAFAAHIN: DHALINYARO CIYAARTOOY AH AYAA KU GEERYOODAY SHIL GAARI OO XALAY KA DHACAY MUQDISHU

Ugu yaraan Afar Qof ayaa ku geeriyootay , Toban ka lana dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaartay Shil Gaari oo ka dhacay Waddada Daaru Salaam, Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.Dadka deegaanka ayaaRadio Dalsan u sheegay, in daroowalkii gaariga uu ka badbaaday shilka, balse ay dhalinyaro ku wax noqdeen.

Gaarigan oo uu noociisu ahaa Spacio,Taariko AE48 30, ayaa lagu soo warramayaa inuu jiiray Dhallinyaro halkaasi Kubbad ku ciyaaraysay, waxaana halkaasi ka baxsaday Darawalkii gaariga.Waa shilkii 2aad oo gud aheeda ka dhacay magaal adda Muqdishu, ka dib ma rkii shalay haweeneey ay ku geeryootay shil gaari oo ka dhacay nawaaxiga isgoo yska Afarta Jardiino.

CIIDANKA KENYA OO HOWGALLO KA WADDA GOBOLKA WAQOOYI BARI

Ciidanka dowladda Kenya saakay howlgal ka wadda deegaano hoos yimaada degmada Mandera ee dalka Kenya , ka dib markii ay soo baxday cabsi ku aadan in dagaalyahano ka tirsan Shabaab ay ku sugan yihiin degmada Mandera ee dalka Kenya .

Taliyaha qeybta Booliska degmada Mandera ayaa wa rbaahinta u sheegay in howlgalka lagu baadi goobaayo dagaalyahano ka tirsan AlShabaab, kuwaasoo inta bad an weerar dhaba gal ah u geystay ciidanka dowladda Kenya ee ku sugan xuduudka u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya. waxa uuna sheegay in ay jiraan dad badan oo lagu tuhmaayo in ay Shabaab xiriir la leeyihiin oo ay gacanta kusoo dhigeen ciidanka dowladda Kenya.

Ciidanka dowladda Kenya ayaa sidoo kale saaka how lgalo ka wada deegaano ka tirsan gobolka Waqooyi Bari oo ay ka mid yihiin Fiino iyo Lafeey. Taliyaha ciidanka Mandera ayaa sheegay inay laba jibaari doonaan howl galada ay ka wadaan degmada Mandera iyo sidoo kale deegaanada Hoos yimaada .Saraakiisha dhanka amn iga dalka Kenya ayaa shee gay inay jiraan weeraro ku soo wajahan dalka kenya, sidaas darteedna dowladda looga baahan yahay inay Laba jibaarto xaqiijinta amn iga.Dhawaan i dagaalyahano AlShabaab weeraren

khasaare badan dhaliyay ay ka fuliyeen degmada Mandheera.

KENYA OO XIRTAY DHAQTAR CAAN AH

Ciidanka ammaanka dalka Kenya ayaa xabsiga dhigay Dr.C/laahi C/qaadir Caalin, oo ka hawl galayay Isbitaal ka guud ee degmada Malindi ee dalka Kenya ka dib markii lagu eedeeyay inuu xiriir la leeyahay Kooxda dowladda Islaamka ee Daacish.

Ciidanka ammaanka ayaa u dhacay guriga ninkaasi oo ku yaalla Xaafadda Sea Breeze ee dalka Kenya. Ninka ay xireen ciidanka ammaanka dalka Kenya ayaa da’ad aiisa lagu sheegay 35 jir ah, waxaana looga shakiyay inuu la shaqaynayay koox diyaarinaysay weerarro ka dhaca gudaha Dalka Kenya.

Matawa Muchangi, oo ka mid ah saraakiisha ciidanka dowladda Kenya ayaa warbaahinta u sheegay in cii danka ammaanka ay heleen xog ku saabsan in ninkaasi uu abaabulaayay weeraro Argagixiso oo ka dhaca dalka Kenya.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip