WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 1-DA OKTOOBAR 2016-KA

0
Saturday October 01, 2016 - 09:34:01 in Wararka by
  • Visits: 908
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 1-DA OKTOOBAR 2016-KA

    MADAXWEYNAHA SOMALIYA OO KA HADLAY DAGAALL ADA ALSHABAAB LAGULA JIRO IYO QOXOOTIGA DHADHAAB Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sh. Maxa muud oo Wareysi siiy ay Wargeyska News week, ay aa ka had lay arrimo ay ka mid yihiin dagaa llada lag ula jiro Alsha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MADAXWEYNAHA SOMALIYA OO KA HADLAY DAGAALL ADA ALSHABAAB LAGULA JIRO IYO QOXOOTIGA DHADHAAB Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sh. Maxa muud oo Wareysi siiy ay Wargeyska News week, ay aa ka had lay arrimo ay ka mid yihiin dagaa llada lag ula jiro Alshabaab iyo Qox oot iga ku nool Xe yaha Dhadhaab ee Dalka Kenya. Xasan Sh. ayaa sheegay in Ciidamada Dowl adda Soo maaliya iyo AMIS OM ay gu ulo waaweyn ka gaar een dag aalka ka dhanka ah Alshabaab, isagoo Xu say inay ka saa reen 75% Dhulkii ay Alshaba ab ka talin jiray, haa tana ay qaybta kale kula daga alamayaan.

 "Alshabaab ahaatan waxay ka talisaa dhul gaa raya 10%, Haatanna Waxaa naga go’an inaan ka saarno deegaannada ay haystaan,” ayuu Madaxw eyne Xasan Sheekh ku yiri wareysigiisa. Sidoo ka le, Wuxuu Xusay in Sannadihii u Dambeeyay ay Alshabaab billowday Weerarro Cusub oo u badan qaraxyo ismiidaamin ah iyo kuwo kale oo gaadmo ah, taasoo uu xusay inay muujinayso inay ku guuldarreysteen weerarradii tooska ahaa.

Mar la weydiiyay su’aal ahayd; Waa maxay wa xaad u baahan tihiin si aad u ciribtartaan Alsha baab, wuxuuna ku jawaabay inay haatan guulo wa aweyn gaareen, balse ay caalamka uga baaqaya an inay ka caawiso Ciid anka DF iyo kuwa AMIS OM si ay u sii wadaan hawlgallada ka dhanka ah Alshabaab. Qoxootiga Soomaaliyeed ee Dhadha ab; Wax aa kaloo Xasan Sh. la weydiiyay su’aal ah ayd; Ma ku raacsan tahay Kenya Go’aankeeda ah in ay Xirayso Xeryaha Qoxootiga Dhadhaab iyo in Qoxootiga Soomaaliyeed ku Nool Somaliya Dib loo gu celiyo? Wuxuuna kaga jawaabay.

"Waan uga mahadcelinaynaa xukuumadda iyo shacabka Kenya sidii ay u soo dhaweeyeen Soo maalidii ka cararay Colaadihii Sokeeye ee dalka ka dhacay, ayna ka Caawiyeen wixii ay u baahnaay een oo dhan waana ognahay culeyska ay keeni karto martigelinta qoxootigaas faraha badan.”

Isagoo intaas ku daray. "Inkastoo weli ay Soma liya weli Caqabado ka jiraan, Haddana waqtigaan waxaa loo baahan yahay in Qoxootigu Dhadhaab ku nool ay Dalkooda ku soo laabtaan, ayna ka Qa ybqaataan dib u dhiska dalkooda. Balse waxaan u baahannahay in dib u celinta qoxootiga ay noq oto mid si tartiibtartiib ah u hirgasho. Waxaana Kenya mar kale uga mahadcelinayaa gacantii ay dadka Soomaaliyeed siiyeen muddadii ay qoxootiga ku ahaayeen dalkooda, taasina waxay keenaysaa in Kenya ay baaldahab ah ka gasaho taariikhda Somalyia.”

Ugu dambeyn, Madaxweyne Xaan oo ka mid ah Murashaxiinta doonaya inay u Tartamaan San nadk an Xilka Madaxweynaha Somaliya, ayaa sheegay in Dowladdiisu intii ay jirtay ay horumarro fara bad an ku tallaabsatay, balse ma sheegin waxyaabihii aan u qabsoomin.

SH.HARIIF "ANIGU MA JOOGIN MEESHII LAGU SAXIIX AY BADDA SOMAALIYA WAANA LA SIYAASADE EYAY…”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh.Shariif Sh. Axmed ayaa markii ugu horey say wux uu ka hadlay Dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya ee la xiriirta Muranka Badda.

Sh.hariif Sheekh Axmed ay aa lagu eedeynayay Dowlad diisa inay Mas’ uul ka aheyd Muranka hadda u dhaxee ya Soomaalliya iyo Kenya, taas oo la xiriirta in xubno ka

tirsan Dowladdiisa ay saxiixeen Heshiis is afga rad ahaa oo dhexmaray Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya. Wuxuu sheegay in Heshiiskaasi wan aag iyo xumaan waxa uu keeno in Mas’uuliy adiisa ay qaa dayaan R/Wasaarihii xilligaasi jirey iyo Wasiirkii sa xiixay, isaguna aan waxba ka ogeyn is af gar adka dhexmaray Dowladaha Ke nya iyo Soom aaliya ee arrintaasi ku aadan. Wx uu sheegay She. Shariif in arrintan lagu soo aad iyay waqti xasaasi ah, sidoo kalena u muuqato mid la siyaasad eya nayo.

Sh. Shariif Sh. Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ugu dambeyn wuxuu ka hadlay shirka Maamul usameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe, waxaana uu DFS ka codsaday Maamul usameyn taka hor inay sameyso shir dib u hesh iisiin ah oo loo qabanayo Waxgaradka 2da dhinac

MARAYKANKA OO KU ADKEYSTAY IN UU KU DILEY DULEEDKA GAALKACYO ALSHABAAB

 Taliska ciidamada Maraykanka ee Africom ayaa ku adkeystey inay ku dileen dagaalyahano Alsha baab ah duleedka M/Gaalkacyo iyadoo DFS ay sheegtay in ciidamadaas ay ahaayeen ciidamada ka tirsan Milatariga Soomaaliya.

Afhayeen u hadlay waaxda gaashaandhigga Ma raykanka captain Jeff Davis ayaa sheegay in duq eynta ay ka geysteen G/ Mudug ay ku dileen 9 ka mid ah Alshabaab,balse ay baarayaan wararka she egaya in ciidamo Galmudug ah lagu dilay weer arkii ay ka qeybgaleen ciidamo ka tirsan maamulka Puntland. M/Mulka Galmudug ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland in uu ku lug lahaa duqeyntii loo geystey saldhig ay ciidamada Galmudu ku lah aayeen duleedka M/Gaalkacyo.

Sidoo kale abaanduulaha ciidamada xoogga dal ka Soomaaliyeed Gen.Cali Baashi oo qoraal ka soo saaray weerarka ka dhacay deegaanka Jeexd in ayaa ku sheegay in weerarkan lagu diley ciida mo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed iyo dad rayid ah.

DANJIRAHA MAREYKANKA EE SOMALIA OO LA KULMAY SOOMAALIDA KU NOOL MINNESOTA

Safiirka Dalka Maraykanka ee Somalia, Spephen Schwartz ayaa khamiistii Kulan la yeeshay Bul shada Soomaaliyeed ee ku Dhaqan G/Minneso ta,isagoo horay ula kulmay Jaaliyadda Soomaalida eek M/SeattleWa shington. Danjiraha oo kulankii ka hor la hadlay dadyow kala duwan Jaamacadda Minnesota, hasa yeeshee kulankii dorraad wuxuu ahaa mid gaar u ah Soomaalida. Spephen Schwar tz oo ay wehli yeen xubno ka socday W/Arrimaha Dibadda Mare ykanka, ayaa intii ay ku sugnaayeen Minneapolis soo booqday xarunta madxafka Hidda ha iyo Dhaq anka Soomaalida ee Minnesota, 2da Suuq ee waa weyn oo ay ku Ganacsadaan Sooma alida deggen Minnesota.

Kulankaa oo ay kasoo qaybgaleen xubnaha Ja aliyadda ayaa ka dhacay xarunta dhaqanka Dadka Swedishka ah oo ku taalla K/M/Minneapolis, Wax aana ugu horreyn Halkaas Hadallo soo dhaweyn ah ka jeediyay Abdi Warsame oo ah guddoomiya ha Dagmada 6aad ee Minneapolis. Intaas ka dib, Waxaa isagana Warbaxin koobana siisay Danjira ha wafdigiisa C/rashiid Sh.Cali oo ka mida Xubna ha Jaaliyadda Soomaalida, Waxuuna uga warbaxiy ay danjiraha horumarka Soomaalida Minnesota iyo waxyaabaha ay kusoo kordhiyeen Gobolka.

 Dhanka kale, Waxaa ka hadlay Danjiraha Marey kanka ee Soomaaliya, Spephen Schwartz oo ka mahadceliyay soo dhaweynta, waxuuna ka hadlay Qodobbo ka mid ah siyaasadda Maraykanka ee Soomaaliya sida;Amniga, Taakulaynta Ciidamada iyo kuwo kale, Wa xaana si taxadar leh uga hadlay duqeymihii ka dhacay dulleedka Gaalkac ayo oo uu sheegay inuusan war xaqiiqo ah ka hayn siday wax u dhaceen. Saf iirka Mareykanka ee Somaliya, ayaa intaas ka dib la Weydiiyay Su’aalo kala duw an aad kaga boqan doontaan muuqaalka fiid iyow ga ah ee la socda warbixintan. gu dambeyn, Xalay ayaa waxaa Cashosharaf loogu sam eeyay maqa ayada East Village, taasoo ay ka qaybgaleen waki ilka rug ta ganacsiga Somalia ee Maraykanka, Ami no Jama Deeble, iyadoo Danjiraha iyo Wafidigiisuna ay aad ugu amaaneen Soomaalida ku dhaqan Minnesota iyo Horu marada ka muuqda dhinacyada Ganacsiga iyo ka Qaybgalka Siyaasada G/ka.

QAXOOTI KU XAYIRNAA XADKA SOOMAALIYA IYO KEN YA OO LOO OGGOLAADAY INAY U SOO GUDBAAN SOOMAALIYA

Madaxda Maamul G/Jubbaland iyo Saraakiil ka tirsan xafiiska UNHCR ee Soomaaliya ayaa isla ga rtay in xayiraadda laga qaado ku dhowaad 2000 oo Qaxooti ah kuna xannibnaa xeryaha Dhadhaab Kenya, kuwaasoo doonayay iney dib ugu soo laabt aan Soomaaliya. Masuuliyiinta Maamulka Jubbal and ayaa dhawaan joojiyay soo celinta qaxootigan ka dib markii sida ay sheegeen looga baxay he shi is horay loola galay oo ahaa in qaxootigan lasoo celinayo laga saacidayo dhammaan tasiilaadka ay u baahan yihiin oo ay u horreyso dib u dejinta.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbala nd C/qaadir Xaaji Maxamed (Suldaan Luga dhee re) ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan heshiisk an ay Labada dhinac wada gaareen isagoo intaa raaciyay in is afgaradkani uu yahay hordhac balse ay u harsan yihiin wada xaajood kale si loo sii turx aan bixiyo. D/Kenya ayaa bilowday inay dib ugu soo celiso qaxootiga ku jira xerada Dhadhaab iya doo ku eedeysay dadka ku nool xeradaas inay soo abaabulaan weerarada argagaxiso ee ka dhaca dalka Kenya.

TALISKA XOOGGA DALKA OO CADEEYAY IN DUQAYNTII GAALKACYO LAGU DILAY ASKAR IYO RAYID

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa shaaca ka qaa day in si khaldan ay u dhac day duqayntii su baxnima dii Arbacada ka dhacday duleedka M/G /ka cyo ee G/ Mudug. Abaan Duulaha Ciidanka Xo ogga, Gen. Cali Baashi Maxamed Xaa ji Cumar, ayaa sheegay in duqaynt aasi lagu dilay askar ka tir san Ciidanka Xoogga iyo dad rayid ah.

Abaan Duulaha, ayaa War Saxaafadeed ku she egay in dab saaxiibtini mo ay ahayd duqayntaasi, isagoo xusay inay xiriir la sameeyen dhinacyada ku lugta leh. "Dab Saaxii btinimo ayuu ahaa shilka asi.

Xiriir ayaan kalasamaynay hay’adihii ay khuys eysay arrintaasi, baaris ayaan ku samaynay.” Ayuu yiri Abaan Duulaha.

Abaan Duulaha, ayaa yiri "Talisku wuxuu caday naya in dadkii masaakiinta ahaa iyo ciidamada la gu laayay duqayntaasi aysan wax lug ah ku lahayn AlShabaab, deegaankaasina aysan Shabaab joog in.” W/Amniga Galmudug, Cismaan Ciise Nuur (Ta ardhuleed), ayaa sheegay in duqayntaasi Galmud

ug looga dilay 22 askari, halka 13 kalana looga

dhaawacay

SHARIIF SHEEKH AXMED OO KA HADLAY QORSHAHA KAGA AADAN ARRIMAHA AMMAANKA

 Musharax Shariif Sheekh Ax med, ayaa waxaa uu ka hadlay qorshihiisa ku aadan ammaan ka, had dii uu sanadkan ku gu uleysto inuu noqdo Madaxw ey naha Wad anka. Waxaa uu she egay in muhiimad da 1aad uu siin doono ammaan ka, haddii amni gu uu ugu muhiimsan yahay hirgeli nta hannaanka do wladnimo, si dalka oo idil loogu baahiyo.

Shariif Sh. Axmed, ayaa yiri "Amniga waa waxa u gu muhiimsan, waxaana siinayaa mudnaanta ugu wayn, maxaa yeelay amni haddaan la helin, wax kale lama qaban karo. Amniga in la sameeyana wa xay ku xiran tahay waxyaabo farabadan.”

"Sida soo socoto ayaan rabaa inaan amniga wax kaga qabto. Marka ugu ho reysa in dib loo dhi so Ciidamada Qalabka Sida qaybahooda kala duw an, ha noqdaan Militari, Boolis, Nabadsuggid iyo Ciidanka Asluubta.

 "In la tababaro Saraakiil dhalinyaro, aqoonyaha no ah oo soo dhameeyay Jaamacado ama Dugsi yo Sare, oo laga kala keenay gobolada kala duw an, si ay u muuqato ciidanku inuu ka imaanayo So maliya oo idil.” "Taasi waxay suuragelinaysaa in cii dankuna uu ka yimaado deegaanada oo idil Som aliya, kuwaasi waxay noqon doonaan ciidanka mus taqbalka Somaliya, Insha’Allah”

"Ciidamada hadda joogga waxaan ugu tallagal nay ayagana in loo sameeyo xerooyin, meelo ay deggaan ayaga iyo qoysaskooda, haddii tababarta nagaarsiiso loo sameeyo, tababaro dib loogu cel iyo, la baro anshaxa, kala amarqaadashada iyo ta yadooda oo kor loo qaado, islamarkaana loo helo xuquuqdoodii, sida mushaarkoodii iyo caaf imaad ka.” Shariif Sh.Axmed, Madaxweynihii hore Som aliya, ayaa hadalk an ka sheegay kulan uu soo qab an qaabiyay Telefishinka Somalicable, laguna wey diinaayay su’aalo.

RUUSHKA OO KU EEDEYAY MAREYKANKA IN TAAGE ERO UU SIIYO KOOX KA DAGAALLANTA D/ SUURIYA

Xukumadda Ruushka, ayaa sheegyay inay rume ysn tahay inuu Maraykanku si Xeeladaysan u Ta ageero koox ka mid ah xoogagga Mintidiinta ah ee Dalka Suuriya ka dagaallama, taasoo horay xiriir ula lahayd Ururka AlQaacida. W/Arrimaha Dibad da Ruushka, Sergei Lavrov oo wareysi siiyay BBC-da, ayaa xusay in Maraykanku uu ku guuldareyst ay inuu kala sooco kooxaha hubeysan ee dhex dhexaadka ah ee uu isbaheysiga la leeyahay iyo kooxdan horay loo oran jiray Nusra ee xiriika la lah ayd Shabakadda Al Qaacida. Lavrov,ayaa inta a ku daray in arrintaan ay ishortaagtay rajadii laga qab ay xabbadjoojinta. Isagoo hadalkiisa raaciyay inuu tuhunsan yahay in sababta uu Maraykanku is aga fogeynayo AlNusra ay tahay inuu rajo ka qa bo inuu si uun u isticmaalo kooxdan mustaqbalka.

"Mareykanku wuxuu horay nooga ballanqaaday inuu kala saarayo kooxaha ka dagaallama Suuriya ee dhexdhexaadka ah iyo kuwa aan Xagjiriinta ah, balse haatan taasi inay meesha ka baxday ay ay u muuqataa oo uu si gaar ah u quudinayo Koox daan horay uga ka tirsanayd AlQaacida,” ayuu yiri La vrov. Isagoo sii hadlaya ayuu intaas ku daray, in Mare ykanka ay marar badan uga baxeen heshiiyo ay wadagaleen. Taasoo uu xusay inay u arkaan mid uu doonayo inuu kooxda uu taageerayo u adee gsa do hawlo kale waqtiyada soo socda. "Waxaan aam insanahay in heshiisyadii Ruushka iyo Mar eyaknka wada galeen dhamaantood la fuliyo. Waxaana loo baahan yaayna waa inaan kooxda AlNusra aan la ga soocin kooxaha kale ee argagaxisada ah, waa yo hehiisyadii aanu la galanay Mareykanka kuma ji rin inuu si gaar ah u Taageerayo kooxdan. Balse haddii ay sii socoto Tallaabada Mareykanaku sida aan muuqan uu ku quudinayo waxay keeni kartaa cawaaqib fool xun,” ayuu Wasiirka Arrimaha Dibad da ee Ruushka ku yiri wareysiga.

Dhinaca kale, Lavrov ayaa difaacay duqeynta uu Ruushku sida joogtada ah ugu hayo Xalab oo ka tirsan dalka Suuriya. Wuxuu sheegay in Mos cow ay Dowladda Suuriya ka caawineyso la dagaal an ka kooxaha argagixisada ah. Ugu dambeyntii, QM ayaa sheegtay in 400 oo ruux oo ay Caruuri ku jirto lagu dilay M/Xalab ee Suuriya 7aadkii lasoo dhaafay oo keliya, halkaasoo uu Ruushku ka wado duqeymo cirka ah.

MAAMULKA JUBBALAND OO BEENIYAY INUU KU LUG LAHAA WEERARKII GAALKACYO

Maamulka Jubbaland ayaa beeniyay in ay ku lug lahaa ye en weerar lagu qaaday sal dhig ay cii dama da Galmudug ku lahaayeen duleedka M/Ga alka cayo. Afhayeenka M/mul G/Jub baland, C/naasir Seeraar Maax, oo Kisma ayo kula hadlay warbaahinta Qaranka Soomaaliy eed ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya inuu maamulkoodu taageeray duqeyntii ka dhac day degaanka Jeexdin ee duleedka M/ Gaalkacyo.

Seeraar ayaa beeniyay inay wax xiriir ah kala yeesheen Maraykanka go’aanka halkaasi lagu weeraray, wuxuuna tacsi u diray dadkii ku dhintay duqeynta iyo eheladii ay ka tageen intuba. Warba ahinta gudaha qaarkeed ayaa maalmahan qortay iney Jubbaland taageersan tahay duqeyntii ka dha cday Gaalkacyo waxna ay ka ogeyd duullaanka ay diyaaradaha Maraykanka halkaasi ku qaadeen.

DHAAWACYADA CIIDAMADA GALMUDUG OO LA SOO GAARSIIYAY M/ MUQDISHO

Tiro ka mid ah Ciidamadii Galmudug ee ku dhaawacantay duqayntii maalintii Arbacada ka dhacd ay duleedka M/Gaalkacyo, ayaa waxaa gelinkii dambe ee shalay la soo gaarsiiyay M/Muqqdisho.

Dhaawacyadan oo diyaarad looga soo qaaday Garoonka Ushaka ee K/M/Gaalkacyo, ayaa laga soo dejiyay Garoonka Aadan Cadde, iyadoona dha awacyada la dhigay Isbitaalka Madiina. Tiradaas karta la seexiyay Isbitaalka Madiina, ayaa waxaa la gu sheegay toban askari, kuwaa oo dhaawacyo ka la duwan ay ka soo gaareen duqaynta, ay gay steen diyaaradaha Mareykanka.Xildhibaan C/qaadir Jaamac Qalabxoor oo ka mid ah Xildhiba anada Baarlamaanka Somaliya, oo Saxaafadda ku la ha dlay Garoonka Ushaka, ayaa sheegay in ask artaasi ay dhibaateysay gacan ka xaqdaran. Xil dhi ba an Qalabxoor, ayaa ballanqaad ay meelkasta oo la geeyo dhaawacyada askarta re er Galmudug, ina anan marnaba lagu ilaawi doonin.

MUSHARAX JIBRIIL CABDULLE OO SI WEYN LOOGU SOO DHAWEEYEY BAYDHABO

Musharaxa Dhaq Dhaq aaqa Hal Qaran oo u tartam aya Xilka madaxweynaha Soomaaliya Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa si weyn loogu soo dha weeyey M/Baydhabo oo ka bilaabay ololi hiisa doora sho, soodhaweynta waxaa ka qayb qaatay madaxda gobolka, Wasiiro ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed, Ururada Bulshada iyo Dhaliny arada. Jibriil ayaa habeen hore kulamo kala duwan kula qa atay M/Baydhabo G/Baarlamaanka K/Galb eed, Xildhibaano, Odyaasha dhaqanka iyo ururka dhali yn yarada K/ Galbeed, waxayna ka wada ha dleen sidii loogu taageeri lahaa musharax Jibriil xil ka mada xweynanimada Soomaaliya. Mush arax Jibriil ayaa ku nagaan doona M/Baydhabo maalma ha soo socda, wuxuuna noqonayaa musharaxii u gu horeeyey oo ka bilaaba ololihiisa doorasho Magaalada Baydhabo, waxaan u qorshaysan inuu safaro kaas la mid ah uu ku tago gobolada dalka.

RAIISUL WASAARE CUMAR AYAA KORMEER KU TAGAY DEKADDA IYO GAROONKA BOOSAASO.

RW. XFS Md Cumar Cabdirashiid Cali Sharma rke oo maalmahan socdaal shaqo ku marayay dee gaano ka tirsan maamulka Puntland ayaa shalay kormeer howlleed ku tagay Madaarka iyo Dekadda Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland.

RW.raha iyo wafdiga la socdey ayaa markii ay booqdeen goobahaan waxaa hanaanka shaqo uga warbixiyay hawlwadeenada Dekadda iyo Garoon ka oo sharaxay hanaanka shaqo iyo isbadalada ay ku tilaabsadeen si kor loogu qaado waxsoosaarka illaha dhaqaalaha dalka. Dhanka kalana waxay u ga warbixiyeen baahida ay dekeddu u qabto dibuhabayn iyo casriyeeyn lagu sameeyo.

RW/ Shar ma’arke ayaa waxa uu sheegay in ay dawladdu iska xil saarayso horumarinta dekeda ha dalka, iyo sidii shaqadooda loo si laba jibaari la haa, lona heli laha dakaddo kale dalka ka saacida in dhoofku kobco. Waxaana uu dhanka kale uga mahad naqay mamulka iyo shaqalaha sida wanags an ee ay howshooda u guteen, asagoo farta ku fiiq ay inuu jiro kor u kac dhanka lacagaha ka soo xa ro oda dakadda Boosaaso iyo Madaarka Cusub ee dhawaan la sameeyey kaas oo loo dhisay qaab casri ah.

"Dhawaan waxaan ku rajo weynahay inaan suur to galino in hawlaha dekadddu si weyn u kobcaan. Waana muhiim in la casriyeeyo dekadda”ayuu yiri Ra’iisal Wasaare Cumar. Ka hor booqashada uu ku tagey Boosaaso wuxuu RW/hu tagey magal ooyinka Garowe iyo Qardho halkaasi oo kulamo ka la duwan kula yeeshay madaxda, dhaqanka iyo

qeybaha bulshada Puntland. DHAMMAAD

GOLAHA WASIIRADA OO WARMURTIYEED KA SOO SAARAY DUQEYNTII GAALKACYO

Golaha Wasiirada XFS oo Dorraad isugu yimid kulan koodii joogtada ahaa ayaa ka dooday arrimo ay ka mid ahaayeen amniga dalka, waxaana kulun ka shir gudoomiyay R/Wasaare ku xigeenka dalka Md.Maxamed Cumar Carteh.Ugu horeyntii W/mni ga gudaha ayaa laga dhageystay warbixinta amni ga guud ee dalka, waxeyna golaha u soo gudbisay warbixin ku saabsan duqeyntii ka dhacday duleed ka Gaalkacyo, Afhayeenka X/Md.Cabdicasiis Cab di Xaaji Gobdon ayaa warbaahinta u aqriyay war murtiyeedka Golaha Wasiirada ee XFS ay ka soo saareen duqeeyntii Gaalkacyo oo aheyd sida tan:

Goluhu Waxey ka tacsiyeeynayaan geeridi ku ti mid shacbkii iyo ciidamada daraawishta ee Galm udug ee ka dhacay Bariga Gaalkacyo Arbacadii 28 kii September 2016; Golu u wuxuu walaac ka muuj inayaa sheegashada Puntland ee duqeynta; Gol uhu wuxuu ka codsaday dowladda Mar eykanka in ay sharaxaad waafi ah ka bixiso weerarkii ay duy uuradaheedu ku qaadeen ciidanka daraawishta Galmudug, iyo waliba sida ay weerarkaas ula soc odsiiyeen hey’adaha amniga Soo maaliya

Goluhu wuxuu guddi Wasiiro ah usoo saaray in ay soo baaraaan weerarka lagu qaaday ciidanka Galmudug; Goluhu wuxuu ugu baqayaa maamulla da Galmudug iyo Puntland inay xiisadda dejiyaan.

Dhammaad

SH.SHARIIF OO LA KULMAY BARAKACA YAAL CURYAA MIIN AH

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna mura shax u taagan xilka Madaxtinimada dalka Shariif Sh. Axmed ayaa la kul may qaar ka mid ah ba rakac aaysha cuuryaa miinta ah ee M/Muq disho, ku waasoo booq day hoygiisa M/Muqdi sho. Sh. Sha riif ay aa uga mahad celiyay bo oqashada ay ugu yima adeen, isaga oo u xaqii jiyayin ay xil gaar ah iska saari doonaan daryeelko oda marka uu ku guu laysto xi lka M/weynaha dal ka, inta ka horeysana uu si gaar ah ula socon doo no daryeelkooda uuna u qaban doono intii kara ankiisa ah.

Xubno u hadlay barakacaaysha cuuryaamiinta ah ee Muqdisho ayaa uga mahad celiyay M/weyn ihii hore sida uu u sharfay iyo kulanka uu la qaatay, iyaga oo ku ammaanay doorkii uu ku lahaa dar yeelkooda xilligii uu xafiiska joogay, iyaga oo u caddee yey in maalintii uu xafiiska tagay ilaa maanta oo afar sano la eg aysan helin cid la hadasha oo kaa lmaysa.

Ugu dambeyntiina waxay odoyaasha cuuryaami inta ah ee barakacaaysha Muqdisho ay ugu duce ey een M/weyne Shariif inuu ilaahay ku guuleeyo xi lka uu u tartamayo, islamarkaana waxay ugu baaq een inuu amniga, cadaaladda iyo adeeggii dowla dnimo ee la waayay uu dib u sooceliyo MAREYKANKA OO CAMBAAREEYAY DILKII LOO GEYST AY WARIYE C/CAZIIZ

Dawlada Mareykanka ayaa bayaan kasoo ba xay shalay subaxdii ku cambaareysay dilkii loo geys tay Allaha u naxariistee wariyehii idaacada Radio Shabelle ee dhawaan lagu dilay Muqdisho. Rag ku hubeysnaa bastooladu ayaa dilay marxuumka taariikh 27 bishaan. 'Dawlada Mareykanka ayaa aad u cambaareyneysa dilkii qorsheysnaa ee 27ka Sitembar loogu geystay wariye Soomaaliyeed, C/ Caziiz Maxamed Cali gudaha Muqdisho', ayaa lagu yiri bayaanka. Dawlada Mareykanka ayaa tacsi u dirtay qoyskii iyo axsaabtii Wariye C/Caziiz Maxa med Cali. Dawlada Mareykanka ayaa bayaankaa gudihi isa ugu baaqday dawlada federaaliga ah ee Soomaaliya inay soo baarto dilka dadkii ka damb eeya yna ay sharciga la tiigsato.

SHIRKADDA GOOGLE OO KA HIRGELINAYSA HINDIYA INTERNET LACAG LA'AAN AH OO DHAQSO BADAN

Shirkadda GOOGLE, ayaa Mashruuc Internet oo lacag la'aan ah ka Hirgalinaysa laga Dalka Hin diya si ay u hesho dad badan oo isticmaala adee geeyada shirkaddan. Adeegan Internet oo lagu Ma gacaabo Google Station, ayaa WiFi siin doona Sal dhigyada Tareennada, iyadoo la doonayo in lagu sii ballaariyo dukaamada iyo maqaayadaha.

Sidoo kale, Google ayaa hadda bixisa adeegyo Internet aad u dhaqso badan oo lacag la'aan ah, kuwaasoo ay siiso 52 saldhig oo kuwa Tareenada ah oo ku yaalla ee Hindiya. waxayna shirkaddu sheegtay in mashruucan Internet la gaarsiin doono illaa 100 saldhig tareen marka la gaaro dhamaad ka sanadkan. "Mashruucan wuxuu ka mid noqona yaa mashaariicda Internetka ugu wayn ee shacab ka Hindiya ka dhexeyn doona, sidoo kale wuxuu noqonayaa midka ugu weyn Adduunka ee ay dad ba dan isticmaalaan," ayuu yiri Madaxa Google ee Gobolka Sundar Pichai ee dalka Hindiya.

Wuxuuna intaas ku daray. "Markii la gaarsiiyo 100 saldhig Tareen mashruuca internetka, waxaa na la qiyaasayaa inay isticmaali doonaan shacab ka badan illaa 10milyan oo qof, kuwaasoo maalin wal ba isticmaala tareennada.".

 Adeegan Internet ee Google ay ka hirgelinayso Hindiya ayaa marka hore ku billaaban doona si lac ag la'aan ah, balse shirkadda ayaa sheegtay inay wado qorshe cusub oo ay ku doonayso mustaqbal ka inay lacag ka dhigto. kaddib marka ay gaarsiiso 400 oo Saldhigyada Tareenn ada ah, Waxayna si doo kale qorsheynaysaa in ay mashruucaan la kaa shato shirkado kale si loo gaarsiiyo xarumaha gan acsiga sida; Dukaamada, Maqaaya daha iyo Meela ha kale ee ay ka mid yihiin kuwa kubadda cagta la ga daawado. ,oo ah gudoomiye ku xigeenka qayb ta loogu talogalay bilyanka qof ee macaami isha mu staqbalka, oo lagu beegsanayo waddamada dhaqa alahoodu soo kar ayo: "Ilbiriqsi kasta saddex qof ay aa soo gala internetka, waxaan doonaynaa, ina an hubino inay helaan adeeg fiican. "Saddex qof ayaa gala ilbiriqsi kasta Internet ka, balse mustaqbalka wuu ka duwanaan doonaa sid an. waxaana rajeynaynaa inay dad badan isticmaal aan si ay ula xiriiraan caalamka intiisa kale," ayuu yiri Ceasar Sengupta oo ka mid ah saraakiisha shirkadda Google ee dalka Hindiya. Ugu dambeyn, Dalka India ayaa waxaa In ternetka Isticmaala dad tiradooda lagu qiyaasay illaa 350milyan oo qof, Waxaana la filayaa inay noq daan 600 oo milyansaddexda sano ee soo socota.

MADAAFIIC KU DHACDAY XAAFADA BUULO XUUBEY EE DEGMADA WADAJIR

Wararka laga helaayo Xaafada Buulo Xuubey oo ku dhaw Garoonka Diyaaradaha ee M/ Muqd isho iyo Xarunta UNDP ee QM.ayaa sheegaya in tiro madaafiic ah ay ku dhaceen Xaafado ka tirsan Buulo Xuubey. Madaafiicdaoo tiradooda ay gaaray so 3 Madfac ayaa la sheegay inay ku dhaceen qa arkood meelo banaan ah oo aysan ka dhalan wax yeelo soo gaartay dadka rayidka ah, sida ay xaqiiji yeen qaar ka tirsan dadka degan Xaafadaha Madaafiicda ay ku dhaceen.

Madaafiicdaan oo aanan la ogeyn ras mi ahaan halka laga soo tuuray, ayaa mar kaliya la maqlay Jugtooda, taasi oo argagax gel isay Bulshada ku nool Xaafada Buulo Xuubey ee Degmada Wadajir.

Dadka deegaanka ayaa sheegay inuu jiro Khas aare dhaawac ah oo ka dhashay Madaafiicdaasi, balse ma cadda tirada rasmiga ah ee rayidka ah ee waxyeelada ay ka soo gaartay Madaafiicdaasi.

Ururka Shabaa oo sheegtay masuuliyada Madaafi icdaasi ayaa ku faanay Madaafiicda inay ku dhace en Xerada Xalane oo ah Taliska ciidamada Mido wga Afrika ee Amisom.

Shabaab ayaa sheegtay Madaafiic gaaraya ilaa 8 Madfac inay ku tuureen Xerada Xalane, iyaga oo intaasi hadalkooda raaciyay in Madaafiicda qaarko od ay gudaha u galeen Xalane. Shabaabka waxa ay sheegteen madaafiicdaasi oo Muqdisho dhexd eeda laga tuuray inay baxsadeen kuwii ka dambe eyay oo si nabdgelyo ah ay ugu noqdeen xarumah ooda. Ciidamada ammaanka Dowladda Somaliya oo ku guda jira suggida ammaanka caasimada, ay aa hadana Xoogaga Shabab waxaa u suuragasha inay Madaafiic ka tuuraan Xaafado ka mid ah Mu qdisho, taasi oo dhabar jab ku noqonaysa shaqada ciidamada ay hayaan. Xigasho:hiiraan.com

KENYA OO KA WARBIXISAY GABDHO LAGU DILAY MARSABIT

Kooxo hubeysan oo aan heybtooda lagaraneyn ayaa waxa ay 3 gabdhood oo sida la shee gay inay u dhasheen Soomaaliya ku dileen G/Marsabit ee Dalka Kenya. Gabdhaha la dilay ayaa waxaa lagu sheegay Labo ka mid ah in ay jir een 18 sano, hal ka mida kalena ay jirtay 16 sano. Taliyaha Gob olka Marsabit Pen Kogo ayaa war ba ahinta u she egay in aan lagaraneyn cida ka da mb eysay Dilka Gabdhahani blasé baadigoob loo gu jiro sidii lagu soo qaban lahaa Dadkii falkaasi ful iyay.

Meydadka Gabdhahani ayaa la helay Talaadadii gelinkii dambe waxaana loo maleynayaa in Dilkoo da uu salka ku hayo Dhul Daaqsimeed. Gobolka Marsabit ee Dalka Kenya ayaa waxa uu ka mid ya hay Deegaanada inta badan ay ka dhacaan Dagaa lada ku saleysan Qabaa’ilada. Dhowaan ay ay ah eyd markii Madaxda Dalka Kenya ay ka dig een Dagaalada Qabaa’ilada ku saleysan ee ka dhacagudaha Dalka Kenya.

WAFDI KA SOCDA JAAMACADDA CARABTA OO KULA MO LA QAATAY MAS’ULIYIIN KA TIRSAN DFS.

Wafdi ka socda Jaamacadda Carabta ayaa kul ammo gaar gaara kula yeeshay M/Muqdisho, R/wasaare ku xigeenka XFS ,Md.Maxamed Cumar Carte iyo Masuuliyiin kale. Danjire; Maxamed Idiris ,oo ah u qaybsanaha Jaamacadda Carabta arrim aha Soomaaliya oo hoggaaminayay wafdigan, ay aa Wakaaladda Wararka SONNA ugu war bixiyay, waxyaabihii ay ka wada hadleen madaxda.

Danjire; Idriis ayaa sheegay inayMadaxda Dal ka Soomaaliya isla Jeexjeexeen sidii loo dardar gelin lahaa howlaha doorashooyinka dadban iyo si dii loo turxaan bixin lahaa habsami u socodka doo rashada 2016ka.

Wafdiga ka socda Jaamacadda Carabta oo ay qayb ka ahaayeen maamulaha Iskaashiga Afrika iyo Jaamacadda Carabta, Fu’ad bustanji iyo Axm ed Ammiin, oo ka tirsan Maamulka Doorashooyin ka Jaamacadda Carabta ayaa sidoo kale waxay ku lan la qaateen,wasiir ku xigeenka Arrimaha dibed da Soomaaliya Axmed Cali Kediye iyo Cumar Max amed C/lle (Dhegeey) oo ah guddoomiyaha guddi ga Dorashooyinka Dadban ee Soomaaliya.

Xubnahan ka socda Jaamacadda Carabta ayaa madaxdii ay la kulmeen waxay ka dhegeysteen xo go la xiriira halka ay wax u marayaan Guddiga doo rashooyinka dadban iyo fududeynta haddey jiraan caqabado ay doonayaan in laga gacan siiyo.

Wafdigan oo ujeeddadoodu ay ahayd kormeerid da hawlaha doorashooyinka dadban ee Soomaali ya iyo qiimeyn ku aaddan is beddellada siyaasade ed ee Dalka, ayaa lagu wadaa iney kulammo kale la yeeshaan madaxda Beesha Caalamka ka joogta Soomaaliya, si ay ugu gudbiyaan war bixintii ay soo uruuriyeen.

WAJIGA 2AAD EE SHIRKA MAAMUL U SAMEYNTA HIIRAAN IYO SH/DHEXE OO KA FURMAY JOWHAR

Wajiga Labaad ee shirka maamul u sameynta G/Hiiraan iyo Sh/Dhexe ayaa ka furmay M/Jowhar kaasoo lagu ansixinayo dastuurka uu yeelandoono maamulkaasi. Furitaanka shirkan oo ay ka qeyb ga leen ergooyin ku dhow 300 laguna ansixinayo das tuurka dowlad G/Hiiraan iyo Sh/dhexe ayaa waxa ka qeyb galay Xoghayaha Joogtada ah ee wasaar ada arimaha gudaha iyo federaalka Dr Yahye Cali Ibraahim, Gudiga fududeeynta shirka maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe, mas’u uliyiin ka socotay maamullada Hiiraan iyo Sh/ dhexe, urur goboleedka IGAD iyo waxgaradka lab ada gobol.

G/Gudiga Fududeenta Shirka Maamul u sameyn ta Hiiraan iyo Sh/dhexe Ciise Samow ayaa u mah ad celiyay salaadiinta dhaqanka iyo dadka labada gobol oo in muda ah u dhabar adeegay inay dhista an maamul aayahooda ka shaqeeya. ‘’ Waxaan ku faraxsanahay in Haatan soo gaaray wajiyadii u da mbeeyay ee shirka oo aan xareynayno ergadii ka doodeysay dastuurka dowlad goboleedka dham aan intii u dhabar adeegtay duubabka dhaqanka iyo ergooyinka waan u mahadcelinaya” Ayuu yiri Gudoomiye Samoow Ku simaha Gudoomiyaha G/Shdhexe ahna Gu doomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobo lka oo marti galinaya shirkan iyo Gudoomiyaha deg mada Baladweyne Maxamed Macalin Qalaafoow ayaa sida wadajir ah u bogaadiyay furitaanka waj iga2aad ee shirka iyo ku guuleysiga xareeynta erg ada ee wasaaradda arimaha Gudaha iyo federaal ka xukuumadda Soomaaliya.

Suldaan Axmed Rashiid Shiiq Shuceyb iyo Nab adoon Maxamuud Xalane oo ku hadlay afka waxg aradka labada gobol ayaa wadajir u sheegay in dadka labada gobol ay ka go’antahay inay helaan maamul ka shaqeeya aayahooda. Xoghayaha Jo ogtada ah ee W/Arimaha Gudaha iyo Federaalka Dr Yaxye Cali Ibraahim oo furay wajiga 2aad ee shirkan ayaa sheegay in ergada ay ka sugayaan in mudo kooban ay ku ansixiyaan qabya qoraal das tuurka labada gobol.

‘’ Ergooyinka shirka oo aan u talagalnay ilaa 300 waxaa shalay nala jooga 250inta kalena waa ay ku soo biiraysaa insha allah howlaha horyaalo wa xa ka mid ah doodista iyo ansixinta dastuurka dow lad goboleedka Hiiraan iyo Sh/dhexe markaasi ka dib waxaan guda gali doonaa wajiga 3xaad ee soo xulista xildhibaanada Barlamaanka waxaana noo xi gi doonto doorashada Gudoonka Barlamaanka iiyo Madaxweynaha maamulka Hiiraan iyo Sh/dhexe, waxaan rajaynaynaa in ugu dambeyn 15 bisha soo aadan ee oktoobar in 2da gobol ay yeeshaan Barla maan iyo Madaxweyne” ayuu yiri xoghayaha joogr ada ah ee wasaarada arimaha gudaha iyo federal Prof. Yaxye’’ Shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shdhexe ayaa Madaxweynaha Sooma aliya waxa uu furay 12 Janaayo ee horaantii sana dkankan wa xana haatan uu soo gaaray heer ga bagabo ah to dobaadyo guduhoodna waxa la filay a inuu soo idla ado.

GALMUDUG OO SHEEGTAY INAY PUNTLAND KULA XISAABTAMEYSO DUQEYNTII KA DHACDAY GAAL KACYO

Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay kula xisaabtamayaan Puntland duqeyntii lagu laayay ciidamo ka tirsan Galmudug oo saldhig ku lahaa duleedka M/Gaalkacyo, ka dib markii diyaarado da gaal ay leeyihiin mareykanka duqeeyeen.

Wasiirka Amniga Galmudug Cusmaan Ci ise TaarDhuleed ayaa ku eedeeyay Puntland inay warbixin qaldan siiyeen Mareykanka, sidaasna la gu duqeeyay ciidankooda ku sugnaa saldhig ay ku lahaayeen duleedka Gaalkacyo.

"Shabaab meel uu joogo iyo xuduudihiisa Puntland waa taqaan, anagana waa naqaan, waa arrin ku tala gal ah, waana fal waxuushnimo ah in ciidan Soomaaliyeed oo bartiisa degan lagu far muuqo warbixin been ah, oo la dhaho waa Shab aab”ayuu yiri Wasiirka Amniga Galmudug.

Waxaa uu sheegay in arrintan dhacday ay mas’ uuliyadeeda qaadi doonto Puntland, ayna kula xisa abtamayaan, waxaana uu xusay inay la socdaan waxyaabaha Puntland ka shaqeyneyso.

"Qolyahan la qalday ee Mareykanka wey ogaa deen wixii dhacay, cida Mas’uuliyada is ka leh wey cadahay, dhibkaas Puntland ayaa ka dambeysa waa lagula xisaabtami doonaa”ayuu yiri TaarDhuleed. Maamulka Puntland ayaa wali arrintan si rasmi ah uga hadlin, balse waxaa arrintan ay sii hu rin kartaa xiisada ka dhex taagan 2da maamul oo horay dagaalo gacan ka hadal ah u dhex maray.

QARAX KHASAARE GEYSTAY OO KA DHACAY DEGMADA KAARAAN

Qarax Khasaare geystay ayaa shalauy subaxni madii hore ka dhacay Degmada Kaaraan ee G/ana adir, waxaana ka dhashay Khasaare dhimasho ah oo soo gaaray dad shacab ah oo ku sugnaa goob ta qaraxa uu ka dhacay. Wararka ayaa sheegaya in Qaraxan uu ka dha cay goob maqaayad ah oo ka agdhaw goob Koon tarool ah oo ciidamada Dowladda ay ku sugnaaye en, balse xilliga saaka qaraxa uu dhacaayay ayaa Maqaayada waxaa ku sugnaa labo Habeen ah.

2da Haweenka ah ayaa la sheegay inay ku dhin teen qaraxaasi oo noociisa ahaa miinada dhulka lagu aaso, waxaana uu ka dhacay Suuqa Xirka dheere ee Degmada Kaaraan.

Goobjooge ayaa sheegay 2da Haweenka ah ee dhiteen inay ahaayeen kuwii ka shaqeynaayay Maqaayada Qaraxa uu ka dhacay oo ay soo farii san jireen ciidamo ka tirsa Dowladda, balse xiliga qaraxa dhacaayay kuma aysan sugneyn ciidan.

Shabaab oo sheegtay masuuliyada qara xaasi ayaa waxa ay sheegeen inay halkaasi ku dil een Ciidamo ka tirsan DFS oo ku sugnaa goobta Maqaayada.

MAREYKANKA OO SHEEGAY DUQEYNTII DULEEDKA GAALKACYO KA FULIYEEN INAY KU DILEEN ASKAR SHABAA AH

D/Mareykanka ayaa sheegtay Duqeyntii Habeen kii arbacada ka fuliyeen duleedka M/Gaalkacyo, gaar ahaan deegaaka Jeexdin ee Gobolka Mudug inay ku laayeen askar ka tirsan Ciidamada Ururka Shabaab. Afhayeenka Taliska Dhexe ee Millateriga Mareykanka, Major Josh T. Jacques ayaa faahfaa hin ka bixiyey duqeymo ay Mareykanka ka fuliyen K/Somaliya iyo Bartamaha Somaliya.

Afhayeenka waxa uu intaasi ku daray in weera rkii dorraad ka dhacay duleedka Gaalkacyo uu ahaa mid lagu qaaday Dagaalyahano Shabaab ah, waa sida uu hadalka u yiri, balse Maamulka Gla mudug ayaa sheegay in duqeyntaasi lagu dilay 17 Askari oo ka tirsanaa Galmudug.

Major Josh T. Jacques waxa uu ku dooday in duqeyntaasi la qaaday si loo difaaco Lataliyeyaal Mareykan iyo ciidan Somali ah oo la soo weeraray, kuwaasi oo ku sugnaa Magaalada Gaalkacyo.

Dhinaca kale, Afhayeenka Waaxda Gaa shaandhigga Maraykanka "The Pentagon”, Captain Jeff Davis ayaa isagana sheegay in duqeyntii ka dhacday duleedka Gaalkacyo ku dileen 9 Dagaaly ahan oo ka tirsan Shabaab, waa sida uu hadalka u yiri, inakstoo ay Shabaab sheegeen inaysan wax Saldhig ah ku lahayn duleedka Gaalkacyo.

Maamulka Galmudug waxay ku eedeeyeen Ma amulka Puntland inay soo maleegeen duqeynta la gu dilay Askarta Galmudug, inkastoo Saraakiil u ha dashay Puntland ay sheegeen dagaalka iyo Duqe ynta dhacday in lagu laayay ciidamo ka tirsa Shab aab.

WASIIR LABAAD OO KA TIRSAN PUNTLAND OO IS CASILAY

Dr. Maxamed Cabaas Macalin Cumar, W/ru Dowlihii Madaxtooyada Puntland, ayaa is casilay, iya doo uu noq onayo Wasiirkii 2aad oo maalmo gudahood iska casila Puntland.W/W/Puntland, Maxa mu ud Xasan Soocade, ayaa 26kii September iska casilay xilkaasi, isagoo sa babtuna ku sheegay arr imo shakhsiyadeed oo u gaar ah.Wasiiru Dowlaha is casilay, ayaa sheegay in istiq aaladiisa uu u gudbiyay Madaxweynaha Maamulka Pun tland, C/weli Maxamed Cali Gaas, islamarkaana uu ka aqbalay.

Maxamed Cabaas Macalin Cumar, ayaan shee gin wax sabab ah oo uu xilkaasi isaga casilay, marka laga soo tago in warqadiisa is casilaadiisa uu gaarsiiyay Madaxweynaha Puntland. Suxufiyiinta M/Gar oowe, ay aa soo sheegaya in Dr. Maxamed Cabaas uu ka caroo day, deeq uu siyaabooyin kala duw an kaga keenay dal ka Australia, oo aan la gaarsiinin goobihii loogu tallagalay.

Dr.Maxamed Cabaas oo cabashadan gaarsiiyay Mad axweyne Gaas, ayaa waxaa la leeyahay waxba kama aanu qaban, taasoo dhabaha u xaartay go’aanka uu ka ga tagey Madaxtooyada Garo owe.

Maxamed Cabaas oo wax ku bartay dalka Malaysia, ayaa lixdii sano ee la soo dhaafay ku noollaa Australia, ka dib markii uu degana ansho ka helay dalkaasi.

AQALKA SENATKA OO DIIDAY CODKA VETO EE OBA MA KU TAAGEERAY SACUUDI CARABIYA

Aqalka senatka dalka Maraykanka ayaa si aqlabi yad xooggan leh ku diiday codkii Vetoga ahaa ee uu Madax weyne Obama dul dhigay sharcinimada in qoysaskii dad kii ku dhintey weerarkii daaraha mataanaha Sep 11 ay dacweyn karaan dowlada Sacudi Carabiya,iyadoo dhac dadan ay noqoneyso tii ugu horeysay ee uu Obama ka la kulmo aqalka Senata tan iyo markii uu xukunka la wareegay 2009.

Codadkii ugu dambeeyay ayaa noqday 971 waxayna ku tahay dharbaaxo culus dowlada sida dhow ula saaxib ah Maraykanka ee Sacudi Cara biya. Qoysaska dadkii ku dhintey weerarkii Sep 11 ayaa haatan waxa ay awo od u yeelanayaan in laca g balaayiin dollar ah inay ku sheegtaan dowlada Sacudi Carabiya. Hogaamiyaha xis biga Dimuqraadiga Harry Reid ayaa ahaa mudanihii kal iya ee la saftay Obama halka ay ka aamuseen Tim Kai ne, Bernie Sand ers. Sidoo kale aqalka wakiilada ayaa u codeeyay goordhow go’aanka Obama waxana ay si doo kale ugaga soo horjeesteen in aan la dacw eyn karin dowlada Boqortoyada Sacudi Carabiya.

34876 ayay noqotay natiijadii codbixinta aqa lka wak iilada iyadoo la doonayay oo kaliya marka saddex meel loo dhigo labo meel oo kaliya. Obama ayaa ku dooday ay in shirkado Maraykan ah,ciidamo Maraykan ah iyo sa raakiil kalaba ay dacwadan saameyn ku yeelan doonto iyadoo wel iba siyaasada dunida ay tahay mid qasan. Boqorto yada Sacudi Carabiya ayaa dhaqaale badan ku bi xi say sidii uu u guuleysan lahaa mowqifka Obama. Xo ghayaha gaashaandhiga Maraykanka Ash Car ter ayaa ka codsaday senatarada Maraykanka inay aqbalaan go’ aanka Obama sidoo kale Agaasi ma ha CIA John Bren nen ayaa ku tilmaamay go’aanka mid reebaya cawaaqib xun.

Boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa beenisay inay wax lug ah ku lahayd weerarkii lagu qaaday dal ka Mara ykanka oo ay ku dhinteen inkabadan 3 kun oo ruux. Ha se yeeshee 15 kamid ah 19kii ruux ee ka dambeeyay weerarkan ayaa u dhashay Boq ortoyada Sacudi Carabiya.

BANAANBAX LOOGA SOO HORJEEDO DUQEYNTII MAREYK ANKA UU KA GEYSTEY GOBOLKA MUDUG OO KA DHACAY MUQDISHO

M/Muqdisho waxaa Shalayka dhacay Banaanbax Bal aaran, kaas oo looga soo horjeeday weerarkii dhinaca cirka ahaa, ee Arbacadii lala beegsaday Ciidamada Ma amulka Galmudug, kana dhacay Dee gaanka Jeexdin, oo dhaca Duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Dadka Banaanbaxa dhigayay ayaa isaga kala yi mid 17ka Degmo ee G/Banaadir, waxaana ay ku dhaw aaqayeen erayo ay kaga soo horjeedaan Duqeynta ay sheegeen inay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Puntl and iyo Diyaarado Mareykanka uu leeyahay.

Qaar ka mid ah Dadka Banaanbaxa dhigayay ayaa waxa ay Dowladda Mareykanka ugu baaqeen inay raali gelin buuxda ka bixiyaan falka ay Diyaaradahooda ku Duqeeyeen Ciidanka Galmudug iyo Dad shacab ah.

Dhowaan ayay aheyd markii Ciidamo ka tirsan kuwa Sirdoonka Maamulka Puntland iyo Diyaarado ay wateen Ciidamo Mareykan ah ay Howlgal Duqeyn ah ka fuliye en Duleedka Magaalada Gaalkacyo, halkaas oo ay xero Ciidan ku lahaayeen Ciidamo ka tirsan Maamulka Galmudug.

TURKIGA OO CIIDAMO U SOO DIRAYA SOOMAALIYA

Turkiga ayaa isku diyaarinaya in la furo oo ay ciidama da ugu horeeya ee ka baxa xuduudihiisa uu usoo diro Soomaaliya kuwaa oo gaaraya 200 oo ciidan. Turkiga ayaa sheegay in saldhigyada ciidamadiisa ay ka same ynayaan Soomaaliya ay ka gacan siineyso Dowladda Qatar oo iyane dooneyso in ay ka qeyb qaadato taba barka ciidamada Soomaaliya si ay mustaqbalka dhaw ay u awoodaan xoojinta amaanka dalka.

warkaani ayaa lagu sheegay in ciidamada Turkiga uu u qorsheeyey in ay tababarkaani siiyaan inay gaarayaan 10,500 kuwaasi oo ay ugu tala galeen in sida ugu dhaq siyaha badan ay awood ugu yeeshaan guud ahaan dalka in ay sugaan amaankiisa. Kor uqaadista amaanka iyo dib usoo celinta rajada ciidamada ayuu turkiga shee gay inay ka shaqeynayaan isla markaana howshaani ay ogyihiin Dowladda Soomaaliya iyo QM. sida ay sheeg een.

Ugu dambeyn Turkiga ayaa sheegay in talaabada Xi gta Howshaani ay noqon doonto in ciidamada Dowladda ay ka caawiyaan Marxalada Iyo Caqabadaha Ciidan oo ay sheegeen in ay ku jiraan qala been wax waliba oo ka maqan ciidamada Soomaaliya isla markaana ay ku waj ihi karaan Waxa ay ugu yeereen arga gixisada. Turkiga iyo Qatar ayaa bishii november sanadkii 2015kii ku he shiiyey in saldhigyo waa weyn ay ka sameystaan wad amo ay kamid tahay Soomaaliya si wax looga qabto isla markaana loo yareeyo weerarada halista ah ee ay Alshabaab geysanayaan.

Turkiga ayaa soomaaliya soo galay 2011kii kolkaasi oo ay dalka ka jireen abaaro saameyn aanan wanaags aneen ku yeeshay koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Waxaana shirkado laga leeyahay Turkiga ay ka howl galaan dalka isla markaana gacanta ku hayo Ilaha dha qaale ee ugu muhiimsan Soomaaliya ee Dekeda iyo Airportka muqdisho.

HINDIYA OO WAR KA SOO SAARTAY MAXKAMADEYNTA DHALINYARO SOOMAALI AH

Waxaa dib loo dhigay Maxkamadeynta Dhalinyaro Soomaaliyeed oo shalay lagu waday in la soo ta ago Maxkamad ku taalla Magaalada Labaad ee ugu weyn Dalka Hindiya ee Mumbai, kuwaas oo loo heysto falal la xiriira Burcad Badeednimo.

Warbaahinta Hindiya ayaa horey u sheegtay in Ci idanka Ilaalada Badda Hindiya ay Dhalinyaradan ka qab teen xeebaha Soomaaliya intii u dhaxaysay 2011 illaa 2012kii. Garsooraha Maxkamadda uu sheegay in bada nkood ay qirteen dambiga loo haysto ee ah in ay Burcad Badeed yihiin.

Dadweynaha Soomaaliyeed ayaa si aad ah uga caroo day warkan iyadoo mudaharaadyo xoogan oo lagu dii dan yahay falkan ay ka dhaceen qaar kamid ah Maga alooyinka waaweyn ee Soomaaliya, wa xaana falkan si kulul cambaareeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya.

CABDI QAYBDIID OO KU LAABTAY MAGAALADA GAALKACYO IYO FARRIIN UU U DIRAY PUNTLAND

General Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid), Madaxwe ynihii hore ee Maamulka Galmudug, ayaa Ji mcihii dib ugu laabtay M/ Gaalkacyo ee Xarunta G/ Mudug.ayaa si xooggan u cambaareeyay weerar ka dhinaca cirka ee Mareykanku uu ku dilay saddex iyo toban ka mid ah Ciidamada Galmudug, iy adoo tiro kalana uu ku dhaa wacay.

Cabdi Xasan Cawaale oo boqolaal ruux kula hadlaa yay Magaalada Gaalkacyo, ayaa Dowladda Somaliya iyo shacabka reer Galmudugba kaga tacsiyadeeyay duqaynta lagu laayay askarta.Waxaa uu dhibaato kale uu ku tilmaamay, haddii dhibaato soo gaartay dadka re er Galmudug loo baahnaa in caqligu shaqeeyo, islamarkaana looga garaabo dhibaatadaasi. Maamulka Pun tland, ayuu ku eede eyay in saddexdii maalmood ay shacabka reer Galmudug bannaanbaxyada ka wadeen Gaalkacyo, in dhinacooda ay uga dabaaldeggayen duq ayntaasi, oo ay ku andacoonayan in lagu fashiliyay weer ar kaga soo wajahnaa Ururka Al Shabaab.

Dhinacyada ay khuseyso duqayntan, ayuu ugu baaq ayo inay guddi xaqiiqo raadin ah u soo diraan goobtii ay duqayntu ka dhacday, si ay meesha kaga saaraan war arka xaqiiqda ka baxsan, raaligelin iyo magdhowna loo ga siiyo Galmudug. Isagoo farriin u diraayay Puntland, ayuu yiri "Waxaan leena hay walaalayaal waxa la dilay waa walaalihiin, waxa la dilay waa wiilashiinii, waxa la dil ay kuwii berri ku kaalmeen lahaa, Qarankan iyo So maliyana wax u tari lahaa. Marka waxaan leeyahay way khald ameen, xisaab bayse galeysaa, xisaabta noogu darra.”

BOQORTOOYADA SACUUDIGA AYAA LAGA YAABAA INEY BALAAYIIN DOLLAR OO HANTIDEEDA AH INEY KALA BAXDO HANTIDA KA TAALA MAREYKANKA.

Boqortooyada Sacuudiga ayaa laga yaabaa iney Bal aayiin Walayaal waxaan idinla wadaagi doo naa arrintan ku saabsan Mareykanka iyo Sacuudiga oo xiriirkoodu sii xumaanaayo saameyn badan ku yeeln doonta dunida.

Dalka Boqortooyada Sacuudi Caraabiya iyo dalalka ay jaalka yihiin ee Khaliijka ayaa la filayaa iney qaadaan talaabo aargudasho ah oo ay kaga aargudanayaan go’ aanka Kongereeska Mareykanka uu ku laalay ama waxba kama jiraan uu ka soo qaaday Awoodi diidmada ee veto uu u isticmaalay Mada xweyne Barack Obama ka dib markey Labada Aqal go’aan ku gaareen in dadkii ku geeriyooday iyo kuwii dadkoodu ku dhaawacmay iney dacwad Maxkamadaha Mareykanka uga furi karaan Dowladda Sacuudiga iyo Shaqsiyaadka ku lug yeeshay weerarkii 11 Sept ee 2011ka.

Aargudahada Boqortooyada Sacuudiga iyo Xulafadi isa waxaa kuj jira in xayiraad lagu soo rogo Isticmaalka uu Mareykanka isticmaalo saldhigyada sacuudiga iyo gu ud ahaan Khaliijka iyo in dib loo eego amaba hakad la galiyo maalgalinta uu Sacuudiga maalgaliyo mashaariic da ka dhaxeysa laba dan Dal.

Professar dhiga Cilmiga Siyaasadda oo lagu magaca abo Abdulkhaleq Abdallah oo arrintan ka had laayay ay aa sheegay iney caadi tahay in haddii wax loo dhimo dal Khaliijka ka tirsan in dhamaan ay la saftaan dalkaasi laga gardaran yahay,waxaana hubaal ah iney khaliijiyiin tu la safan doonaan Sac uudiga ayuu yiri profka Dorr aa doo ay Arbaco aheyd Aqalka Kongareska waxay si buu xda isugu raa ceen in aanay waxba ka jirin amo ay laa leen diidmadii uu codka veto ku diiday Madaxweyne Obama sharcigaasi lagu dacweyn karo Sacuudiga.

Safiirkii hore ee Mareykanka u fadhin jiray Sacuudiga Chas Freeman ayaa wakaalada AP la hadlay isagoo qeexaya dhibaatada ay arrinta Danaha mareykanka

ee ka leeyahay Mandiqadan ay saameyn balaaran ku yeelan doono Duulimaadyada uu Mareykanka Ciidam adiisa u kala goosha Aasiya, yurub iyo saldhigyada uu Mareykanka Qatar ku leeyahay ee uu u kala socda Afga nistan,Ciraaq, iyo Siiriya ayuu yiri Safiirka hore

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip