
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 27-KA SABTEMBAR 2016-KA
Khudbadihii laga jeediyay Munaasabada ayaa lagu soo hadal qa aday wax qabadkii Madaxweyne Shariif muddadii 3dii sano ahyedee uu hoggaaminay ay dowladdii KMG iyo marxaladdii uu dalka soo ma ray iyo sida dalka uga saa ray xaaladii adkeyd. Sidoo kale waxaa mun aasabadda lagu soo bandhigay suugaan kala duwan oo lagu muujin ayay waxqabadkii Sh. Shariif, waxaana dadka ay soo dhoweynayeen in mar kale dib loo doorto Sh. Shariif.
Sh.Shariif ayaa munaasabad da ka jeediyay khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysay ayuu ku sheegay in sababaha uu isku soo sharaxay ay ta hay dad badan oo Soomaaliyeed inay ka dalbade en inuu u istaago xilka Madaxwey naha mar kale , isagoo xusay inuu heysto khibrad iyo waaya aragnn imo.
Khudbadda Madaxweynihii ho re ee soomaaliya Md.Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa ka muuqatay de ggenaan, iyadoo ka duwaneyd khu dba daha musharraxi inta kale oo hadaladooda u badnaa dacaayado iyo eedeyn dowladda hadda jir ta, waxaana uu ku dheeraaday wax yaabihii horay loo soo qabtay, halkii laga yi mid iyo halka loo socdo. "Dad ba dan oo Soomaaliyeed ayaa mar walba iga dalbanayay inaan u istaago xilka hoggaanka Qaranka, waxaa aaminsanahay inaan ahay Musharax ku habboon marxaladdan maanta la joogo, sababta wax kale ma ahan waa khibradii aan ka dhaxlay la shaqeyntiina, anigoo aaminsan khib rad ku filan ruuxa laga rabo inuu qabto hoggaanka qar anka inaan lee ya hay marxaladan la joogo”ayuu yiri Musharrax Sh. Shariif Sh. Axmed oo intaa ku daray in waqtigii uu siyaasada ka maqnaa uu soo fahmay dowladnimada, is la markaana uu cashar ka soo bartay qaladaadkii ho re, isla markaana uu had da yahay nin yaq aana dowladnnimada.
Mr Shariif ayaa sheegay in 2004tii illaa 2012 uu ku soo jiray arrima ha Siya asada, waxaana uu tusaale u soo qaatay halgankii uu ku jiray isagoo dhalliny aro ahaa iyo markii uu xilka dowladeed qabtay, isagoo hoosta ka xariiqay in qof xil qaaday uu eed qaaday yahay. "Waxaa aa minsanahay muddadii aan Xilka hayay in wax la qabtay, waxaa amm aan u jeedinayaa dadkii ila soo shaq eeyay, waxaa Alle weydiisanayaa in Naxariistii Janno inuu siiyo dadkii naftoo ya ku waayay shaqada qar anka ee mas’uuliyada ley dhiibay igu caawiyay, wa xaa u mahad celin ayaa shacabka Soomaaliyeed taageeradooda iyo kalsoonida ay i siiye en, kuwa ku faraxsan Musharaxnimadeeda meel kasta ay jooga an” ayuu yiri Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd Sheekh Shariif.
Md.Sh. Shariif oo ka hadlayay ayaa yiri "Waxaa u taaganahay xukun jac eyl ee waxaan u taaganahay bulshadneeda inaan u adeego, sharaf ayay ii tah ay inaan soo hoggaamiyo dalkan, mar kale inaan co dsado inay Xildhibaanada ii doortaan, si aan fursad ugu helo inaan u adeego bulshadeedan” Mar uu ka hadlayay barnaamijkiisa siyaasade ed haddii loo doorto xilka Mad axweynaha ayuu sheegay in muhii madda ugu weyn siinayo ammaanka oo uu xusay inuu u leeyahay muh iimad gaar aheyd, haddii amni la helana ay soo laa baneyso noloshii dadka, isla markaana kor u kaceyso waxbarashada, caafi maadka, dhaqaalaha iyo arrimaha bulsh ada ee aas aasiga ah.
Sh.Shariif oo ka hadlayay afartii sano ee uu ka maqnaa masraxa si yaas ada ayuu sheegay inuu ujeedkiisa ahaa inuu fursad siiyo dowlad da, isla marka ana shaqadii uu soo qabtay in si wanaagsan loo ilaaliyo, kana ilaaliyo qaladka. "Waxaa laga yaabaa inaa is weydiistaan afar sa no waa iska maqneyd, hadda ayaa yimid xil ayaa raadineysaa, sabab ta waxay aheyd ujeeddada inaan fur sad siiyo dowladda, waxaa la yira ahdaa aabbaha iyo hooyada adduunka wa xay u jecel yihiin ubadka, qofka madaxda ah shaqadii uu soo qabtay wuxuu je cel yahay in si wanaagsna loo ilaaliyo oo qaladka laga ilalaiyo, ilaalinta aan ilaalinayo ayay aheyd ee wax kale ma aheyn, maadaama xilli doorasho la soo ga aray sidaas ayay waqtigan ku soo aaday, maadaama dowladda ay tiri doorasho ayaa la qabanaa sidaas ayaa u imid”ayuu yiri Sheekh Shariif. Md.Sheekh Shariif ayaa sheegay in haddii xilka loo doorto uu la imaanayo qo rshe iyo istiraatiijiyad cusub oo wax looga qabanayo ca dawga, iyo la dagaalan ka Alshabaab iyo AlQaacida, isagoo tilmaam ay in ciidamada qalabka sida oo la dhiso ay tahay muhiim, si ay awood uga yeeshaan ka hortagida cadawga.
Sheekh Shariif ayaa sheegay in iyadoo marxalad adag lagu soo jiro la bilaabay dhismaha ciidamada Qalabka sida, isagoo xusay in ha ddii la tayeeyo ciidamada, lana qalabeeyo, mushaarna la siiyo ay wax badan qaban doona an. Waxaa uu ka hadlay arrimaha caafimaadka, waxbarashada iyo dhaqaala ha, oo uu tilmaamay inuu xoogga saari do ono sidii adeegyadii aasaasiga ah aa loo soo celin lahaa, sidoo kale waxaa uu tilmaamay in dhaLlinyarada Soo maaliyeed loo sameyn do ono shaqo abuur iyo jiheyn, maadaama 70% ay yihiin dhalinyaro.
Madaxweynihii hore ayaa sheegay in inta oggol ee ka tirsan AlShabaab wada hadal lala geli doono, isla markaana dhallinyarada la qalday loo sameyn doono wacyi gelin, si iyagoo muwaadinimo ah bu lshadooda ula noolaadaan, waxaa uu qiray inay jiraan dad duruufo dha qaale ugu biiray AlShabaab iyo kuwa wax tabanayay. Sidoo kale wax aa uu sheegay in haddii la doorto inuu dalka gaarsiin doono doorasho hal qof iyo hal cod, isagoo xusay in markii lagu soo doortay dalka Jab uuti sanadkii 2009 uu ballan qaaday xilligaas in doora sho ka dhacey so Muqdisho, isla markaana sanadkii 2012 ay dhacday sida uu hadal ka u dhigay.
"Afarta sano ee soo socota waxaa rajeynayaa in dalka doorasho loo dareeri doono oo hal qof iyo hal cod, haddaan idin xusuusiyo doora shadii 2009 ee Jab uuti ka dhacday waxaa ballan qaaday oo shacabka Soomaaliyeed iyo Xildhiba anada u ballan qaaday in doorashada 2aa ad inay ka dhici doonto magaalada Muqdisho”ayuu yiri Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Ugu dambeyn waxaa uu sheegay in haddii la doorto uu ka shaqeyn doono caddaallad iyo hufnaan, isla markaana la dagaallami doono mu suq maasuqa, tayeynta wasaaradaha dowladda, dhisina doono hey’a daha dowladda, sida amniga, caafimaadka, waxbarashada, dib u dhis ka, soo celinta adeegyada bul shada isla markaana uu xoojin doono xiriirka arrimaha dibadda
GUDDIGA DOORASHOOYINKA OO SHEEGAY IN 30KA NOVEMBER AY DHACEYSO DOORASHADA MADAXWEYNAHA
Guddiga Doorashooyinka ayaa maanta soo saaray jadwal cusub oo ku saa bsan doorashooyinka, kadib markii uu fashilmay jadwalkii horay u soo saa re en, kaasoo dib u dhac uu ku yimid waqtigii la filayay inay doorashooyinka ku dhacaan.
War saxaafadeed Guddiga doorashooyinka goor dhow soo saaray ayaa la gu sheegay in shir socday saddex maalmood uu u soo gaba gaboobay Gudd iga Federaalka Hirgelinta doorashooyinka dadban (GFHDD) iyo Guddoomiyey aasha Guddiyada dowlad goboleedyada ee Hirgelinta doorashooyinka dadban (GDGHDD).
Guddiga ayaa soo bandhigay in 23ka bisha November ay dhici doonto doorashada Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka, halka doora shada Madax weynaha ay dhici doonyo 30 November ee 2016. Haddaba halk an hoose ka akhriso War saxaafadeedka Guddiga doorashooyinka
WARSAXAAFADEED AY WADAJIR U SOO SAAREEN GUDDIYADDA DOORASHOOYINKA EE 2016
Maanta/Shalay oo ay taariikhdu tahay 26ka Sebtember 2016, waxaa la soo gabagabeeyey shir saddex (3) maalmood u socday Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashayooyinka Dadban (GFHDD) iyo Guddoomiyayaasha Guddi yada Dawlad Gobaleedyada Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GDGHDD), shirkaas oo looga wada tashanayey arrimaha doorashooyinka isla mar ahaant aasna lagu sameynayey qiimeyn ku saleysan xaqiiqda ka jirta deegaan doora shooyinka sida, horumarka la sameeyey, caqabadaha soo baxay intii hawsha lagu guda jiray iyo waqtiga loo baahan yahay in lagu dhammaystiro hawlaha dhimman.
HORUMARKA LA GAARAY
Hirgelinta qorshaha geeddi socodka doorashooyinka 2016 ka wuxuu samee yeey horumar la taaban karo. Guddiyada Dawlad Gobaleedyada Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GDGHDD) waxay hadda ku guda jiraan dabagalka soo gudbinta liisaska ergooyinka doorashada ee xarumaha dawlad goboleedy ada jira iyo kuwa dhismi doona. Waxaa socda soo dhammeystirka liisaska erg ada, sidoo kale waxaa la diyaariyey goobihii cod bixinta.
CAQABADAHA SOO BAXAY INTII SHAQADU SOCOTAY
In kastoo horumar baaxad leh laga gaaray arrimaha doorashooyinka waxaa muuqata in shaqooyinka qaarkood aysan ku qabsoomi karin jadwalkii shaqo ee loo qorsheeyey sabababo ay ka mid yihiin caqabado isugu jira arrimo siyaa sadeed, amni, maamulidda miisaaniyadda doorashooyinka, guddiga xallinta khilaafaadka oo aan weli shaqo galin iyo madax dhaqameedyada oo aan weli soo dhammeystirin liisaska ergooyinka. Sidoo kale, dib u dhac ayaa ku yimid dhismaha xubnaha Aqalka Sare kaas oo caqabad ku noqday soo gudbinta liis aska ergooyinka Golaha Shacabka maadaama uu saamaynayo qaybsiga kuraasta ee beelaha.
ARRIMAHA HIIRAAN/SHABELLAHA DHEXE
GFHDD iyo GDGHDD ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe waxay isugu yeer een madax dhaqame edyada gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ugu jira 135 ta madax dhaqameed si ay ugala tashadaan goobta doorasha ee labada gobol. Wada hadal dheer kadib, 16 ka mid ah 18ka madax dhaqameed ee lab ada gobol waxay isku raaceen in doorashada labadaas gobol ay ka dhacdo caasimadda Muqdisho. GFHDD isagoo tixgelinaya go’aanka odayaasha wax ay soo dhaweeyeen is afgaradka odayaasha labada gobol ee ku taariikheysan 25/09/16.
ARRIMAHA SOOMAALILAND
GFHDD markii ay la tashadeen GDGHDD ee Soomaliland ayna dhageyst een caqabadaha jira ee ka hortaagan qabsoomidda dooroshooyinka Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka, waxey codsanayaan in si deg deg ah xal looga ga aro caqabadaha siyaasadeed ee horyaala Soomaaliland si ay uga qeyb qaada to geeddi socodka doorashooyinka 2016 ka loona ilaaliyo midnimada iyo wa dajirka dalka.
GO’AAMMADA LAGA GAARAY JADWALKA DOORASHOOYINKA 2016:
In si dhaqso ah loo geeyo ciidamo AMISOM ah xarunta doorashada Dowl ad Goboleedka Galmudug ee Cadaado si loo sugo amniga doorashada ee 2016 ka; In Madaxda Dowlad Gobole edyada soo gudbiyaan xubnaha musha rraxiinta Aqalka Sare ugu danbeyn 5 ta bisha Oktoobar 2016; In Guddiga Xallinta Khilaafaadka hawlgalo 8 da Oktoobar;In liiska magacyada ergada door ashooyinka ee Golaha Shacabka la soo dhammeystiro ugu dambeyn 10 ka bisha Oktoobar;
In doorashada Golaha Shacabka la qabto inta u dhaxeyso Oktoobar 2310 ka Nofeembar ee sannad ka 2016ka. Kursi kasta oo ergadiisa diyaar noqota doo rashadiisa way dhacaysaa markii la gaaro wakhtiga loo asteeyey doorashada Golaha Shacabka ee Barlaamaanka;
In doorashada Guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka cusub la qabto 23 ka bisha Nofeembar; In doorashada Madaxweynaha ay dhici doonto 30 ka bi sha Nofeember ee 2016. Ugu dambayn: GFHDD waxuu u mahad celin ay aa dhammaan shacabka Soomaaliyeed dulqaadka iyo taageerada joogtada ah ay la garab taagan yihiin guddiyada ku hawlan geeddi socodka hannaanka doorashoo yinka dadban ee 2016 ka. Waxaan sidoo kale u mahad celineynaa saaxiibada beesha caalamka oo taageero maaliyadeed iyo mid farsamaba ka gaystay hirgelinta doorashooyin ka dadban ee 2016 ka. Dhammaad
MAREYKANKA OO KU EEDEEYAY RUUSHKA INUU FALAL ARXAN DARRO KA WADO SUURIYA
Mareykanka iyo Ruushka ayaa isku mari la’ xaalada ka jirta dalka Suuriya, iyadoo saddexdii maal mood ee la soo dhaafay diyaaradaha dagaalka Suuriya iyo Ruushka ay duqeymo culus ka geysana yaan magaalada Xalab. Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey oo shalay kulan deg deg ah ka yeeshay xaalada magaalada Xalab oo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay duqeymo ka socd een ayaa loogu baaqay Suuriya iyo Ruushka
Inay joojiyaan. In ka badan 200 oo ruux oo ahaa rayid ayaa ku dhintay duqey maha ka socday bar iga magaalada Xalab, halkaasoo ay maamulaan Mucaara dka. safiirka Mareykanka u joogta Golaha Ammaanka Samantha Power ayaa sheegtay in Ruushka aanay kula dagaalameyn Suuriya argag ixiso, isla mar kaana ay ka been sheegeyso howl galkeeda, waxaa ay tilmaamtay inay falal arxanda ro ka wado dalkaas.
Samantha Power ayaa ku eedeysay maamulka Bashar AlAsad inuu doon ayo inuu awood mila teri adeegsado. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoo bey Ban KiMoon ayaa walaac ka muujiyay xaalada ka taagan Xalab, waxaa na uu cambaareeyay duqeymaha culus ee Suuriya iyo Ruushka ku hayaan.
Ruushka ayaa horay ugu eedeeyay in Mucaaradka inay jebiyeen heshiiskii xabad joojinta ahaa ee jirsaday todobaad kaliya. In ka badan 275,000 oo ruux ayaa ku go’doonsan bariga magaalada Xalab, waxaana laga deyrinayaa xaala dahooda bani’aadanimo.
MADAXWEYNAHA: "INDIA WAXAAN KALA HADLEYNAA ARRIMAHA DHALIYARO SOOMAALI AH OO DALKEEDA KU XIRAN’’
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay sameyneyso dadaal kasta oo lagu xaqiijinayo in muwaadiniinta Soomaal iyeed ee ku xiran dalka India dib dalka loogu soo celiyo. Madaxweynaha ayaa sheegay in Sooma alida ku xiran magaalada Mumbai ee gobolka Maharashtra uu arintooda kala hadley Ra’iisul Wasaa raha India, Narendra Modi, isla markaana labada dal uu haatan u socdo wadahadal dhanka sharciga ah oo arrintan lagu xalinayo.
"Waxaan ku bogaadinayaa Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya iyo safaaraddeena aan ku leenahay magaalada Delhi oo iyagoo kaashanaya qar eenada u doodaya maxaabiista si fiican u gudagaley kiiska wiilashan xiran’'. Madaxweynaha ayaa beeniyay warar shacabka lagu marin haba abin ayo oo beryahan warbaahinta ku soo noqnoqday.
"Wararka beryahan ay isla dhexmarayeen qalabka warbaahinta ee ahaa inay jiraan in 50 Soomaali ah oo xukun dil ah lagu riday waa kuwo been abuur ah, dadka ayaana lagu jahwareerinayey. Sida ay safaaraddeena iyo qareenada inoo xaqiijiyeen dembiyada raggan Soomaalida ah lagu haysto ku ma jirto wax ay ciqaab dil ah ku muteysan karaan. Waxaana rajeynayaa in dadaalada socda ay mar dhow mira dhali doonaan’’, ayuu yiri Madaxweynaha.
Maxaabiista Soomaalida ee ku xiran India ayaa tiradooda ay boqol kor u dhaafeysaa, waxaana ay ku eedeysan yihiin dembiyo burcad badeednimo.
Intii u dhexeysa 2012 ilaa 2014 waxay dowladda Soomaaliya ka shaqeysay,
Kuna guuleysatey sii deynta 98 maxaabiis Soomaali ah oo ku kala xirnaa dalala India iyo Maldives.—DHAMMAAD—
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO WARQADIHII AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA CUSUB EE TALYAANIGA
Madaxweynaha JFS,Md.Xasan Sh. Max/ud, ayaa shal ay Xarunta Madax tooyada warqada ha aqoonsiga kaga guddoomay danjir aha cusub ee Jamhuuriyadda Talyaaniga u fadhiyi doona Soom aaliya, Carlo Campanile. Madaxweynaha ayaa she egay inuu ku faraxsan yahay xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya 2da dal, isagoo isla markaana u xaqi ijiyey in DF.Soomaaliya ay si buuxda ula shaq eyn doonto.
"Soomaaliya iyo Talyaaniga waxaa ka dhexeeya xiriir qoto dheer oo dhinaca siyaasadda, iskaash iga dhaqaalaha,amniya iyo arrimaha bulshada. Walow iskaashigeena uu hakad galey markii wadda nkeena uu qalalaase galey, haddana waxaan rajeynay aa in Talyaaniga uu door weyn ka cayaari ka ro dib u dhiska iyo dib u soo kabashada Soomaaliya. Wa xaan leenahay kheyraad isugu jira xool aha nool, beeraha, kaluumeysiga, shidaalka iyo macdan kala duwan. Si dhaqaalaha sare loogu qaa do, ugana fa a’ideystaan dhallinyarada, waxaan u baahanahay maalgashi iyo iskaashi aan ku hor umarino kheyraa dkaasi’’, ayuu yiri Madaxweynaha.
Danjiraha Campanile, ayaa sheegay inuu ka ma had celinayo sida qiimaha leh ee loogu soo dho weeyay dalka, isagoo sheegay inuu xoogga saari doono xoojinta xiriirka labada dal, taageerada han naanka siyaasadeed ee Soomaaliya, doorashooyin ka 2016, nabadeynta iyo xasilinta , iyo in Soom aaliya ay noqoto waddan xiriir wanaagsan uu kala dhexeeyo deriska iyo caalamka intiisa kale.
Munaasabaddan waxaa goobjoog ka ahaa Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibedda ee DFS, Md Ax med Cali Kadiye, iyo mas’uuliyin kale oo dowladda ka tirsan. DHAMMAAD
DR. XASAN SHIRE: "BEELO DIIDAN INAY KURAASTA DOWLADDA U SOO XULAAN HAWEEN AYAA JIRA”
Madaxa ururka u dooda xuquuqda aadanaha dalalka geeska Afrika Dr.Xasan Shire Sheekh ay aa khudbad xasaasi ah waxa uu ka jeediyay kulan ka dhacay M/Kampala oo looga hadlayay doorka ha weenka ay ku leeyihiin hay’adaha Dowladda Soom aaliya.Dr. Xasan Shire ayaa sharraxaad ka bixi yay halganka ay haweenka u soo galeen xornima da dalka iyo dowladihii dalka Soomaaliya, isa goo na tilmaamay in DF xilligeedu dhammaaday aanay ka helin qoondadii ay ku lahaayeen ee 30% ahayd.
"Haweenku waa inay door ku yeeshaan hay’adaha dowladda, sida Baarlamaanka, Golaha Wasiir ada iyo hay’adaha kale ee Dowladda” ayuu yiri Dr. Xa san Shire Sh.oo tilmaamay inay jiraan beelo aan ogoleyn in haweenka u soo xulaan kuraasta Dowladda cusub.
Waxa uu sheegay in beelaha Majeerteen, Mud dulood iyo maamulka Jubaland aanay hal gabar ku soo darin kuraasta ay ka heleen aqalka sare iyo kan hoose ee Baarlamaanka, wuxuuna ku boor iyay haweenka Soomaaliyeed inay u mid oobaan dana hooda."Beelo diiddan inay kuraasta Dowl adda u xulaan haween ayaa jira, waxaana far ayaa gudd iga doorashada liiskii ay ka waayaan Gabar inay dib u celiyaan” ayuu yiri madaxa ururka xuquuqda aadanaha dalalka Geeska Afrika.
DIB U EEGIS LAGU SAMEYNAYO HESHIISKII LALA GAL AY SHIRKADAHA M/MULA DEKEDA IYO GAROONKA MUQDISHO
Xukuumadda Soomaaliya ayaa dib u eegis ku sameyn doonta Heshiiskii lala gal ay Shirkadaha maamula ga roon ka diyaaradaha Muqdi sho ee laga leeyahay dalka Tu rkiga. Arrintan ayaa ka dam bey say, ka dib mar kii uu yimid shaki ku aaddan dhina ca dhaqaalaha ee ka soo xarooda Garoonka iyo Deked. Wasiirka Maaliyad da ee Xukuumadda Soom aaliya Maxam ed Aadan Fargeeti ayaa she egay in heshiisyadii lala galay Shirkadaha Favori iyo AlBeyrak dib u ee gis lagu sameyn doono, isla markaana ay miiska saaran yihiin
"Heshiiska aan la galnay oo qoraal ah miiska ay ay saaran yihiin, labadaba dib u eegis ayaa ku soc ota, AlBeyrak waxay noo sheegeen waxa ay ka qaataan Dekedda iyo waxa ka soo gala aan is ku mid aheyn”ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda oo warey si siinayay Telefishinka Horn Cabel.
Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in arrinta ku saabsan Garoonka ay rumeysan yihiin in dhaqa ala ha ka soo gala inteeda badan qaadato Shirkadda Favori, taasna iyana heshiis laga gaari doono.
"Dowlad ahaan waxaa aaminsanahay in Favor naga badsanayaan dhaqaalaha, laakiin waxay no qon doontaa mid labada dhinac lagu qanacsan yah ay”ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda.
Wasiirka ayaa sheegay in marka lagu sameeyo dib u eegis heshiisyadaas, isla markaana la isla meel dhigo wixii jira ay qandaraaska u kordhin doonaan Shirkadaha Favori iyo AlBeyrak.
Shirkadda Favori ayaa bishii September ee san adkii 2013 la wareegtay Garoonka Diyaaradaha Aadan cadde, iyadoo xilligaas kala wareegtay ma amulka Garoonka Shirkadda SKY oo muddo sad dex sano maamuleysay garoonka.
Sidoo kale Shirkadda Albeyrak ayaa iyana lagu wareejiyay Dekeda Muqdisho bishii September ee sanadkii 2014, waxayna shirkadan ku soo kordhis ay dekeda adeegyo casri ah oo lagu horma riyay Dekeda.Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Dr. Nuur Faa rax ayaa ku eedeeyay Shirkadaha Favor iyo AlBeyrak inay diidaan in la xisaabtan lala sa meeyo, isagoo caddeeyay in madaxda dowl adda uu ku wargeliyay arrintan.
WASIIRKII WARFAAFINTA EE MAAMULKA PUNTLAND OO SHALAY SHAACIYAY IN UU XILKII ISKA CASILAy
Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xa san Soocadde, ayaa gellinkii dambe ee shalay iscasilay, ka dib waraysi uu siiyay BBCda oo uu ku sheegay in shaqadii uu u hayay Puntland ka ta gay Puntland. Wasiirkii Warfaafinta ayaa sheegay inuu isku casilay culeys uga yimid in beeshiisa oo diidd an in lagu soo xulo xildhibaannada Aqalka hoose ee beeshiisu ay leedahay Magaalada Gar oowe.
Sidoo kale, Soocadde ayaa xusay in arrinta xul ida aqalka hoose ee beeshiisa in lagu xulo Garoo we ay kasoo horjeesteen Madaxweynaha Khaatu mo Prof. Cali Khaliif Galeydh iyo Garaadka Bee shiisa, isaguna u ku guuldareystay iskudayay dhexdhaxadin ah oo u sameeyay. Wasiirkii hore ayaa horay looga cabanayay, iyadoo lagu eedee yay arrimo ay ka mid ahaayeen hadal uu dhawaan ugu hanjabay Warbaahinta, kaaso ahaa inuu dil ayo wariyihii tabiya warar lid ku ah Puntland, isag oo intaas racaayay in aysan Puntland lahayn Qay nuun kala haga shacabka, warkaaso Warbaahinta Puntland ay aad u tabiyeen.
Dhinaca kale, Wararka qaar ayaa sheegay in wasiirkii hore ee warfaafinta uu isku casilay markii u ogaaday inuu ku jiro iskushaadhayn u dhawaan samayn doono madaxweynaha Puntland, taaso xilkaqaadis iyo isku beddelid loogu sameynayo gol aha wasiirrada Puntland. Ugu dambeyn, Iscasila adda Wasiirka Warfaafintaa Puntland Maxamuud Soocadde ayaa kusoo beegmaysa xlili isaga iyo warbaahinta Puntland ay aad isku xumaayeen, arri ntaas oo ka dhalatay hanjabaad uu u jeediyay sux ufiiinta iyo sharciyo adag oo u kordhigay.
XILDHIBAANADA HIIRAAN IYO SHABELLAHA DHEXE OO MUQDISHO LAGU DOORAN DOONO
Guddiga Doorashooyinka dadban ee dalka ayaa shaaca ka qaaday in Odayaasha Dhaqanka Hii raan iyo Shabellaha Dhexe ay isla garteen in Mag aalada Muqdisho lagu soo Doorto Xildhibaanada ka imaanaya Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe.
Ka dib kulan ay Magaalada Muqdisho ku wada qaateen Odayaasha Dhaqanka Hiiraan iyo Sh/ Dhexe iyo Guddiga Doorashooyinka dadban ayaa la Is ku raacay arinta ku aaddan in Xildhibaanada Baa rlamaanka cusub ee dalka ku biiri doono Muqdisho lagu soo xulo.
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadb an Cumar Maxamuud Cumar Dhagey oo Saxa afadda la hadlay ayaa sheegay in arintaasi guul laga gaaray.
"Si aan si fiican xog ogaal ugu noqono ari ntaasi iyada ah aragtiyo kala duwan ayaa ka jiray, oo qa ar ay qabeen Ugaasyada ka mid ah in Hiir aan lagu qabto, qaarna Sh/Dhexe si loo helo talo mideys an, waxaa lagama maarm aan noqotay ina an wadatashi la yeelaano Isimida iyo duubabka ka soo jeedo, waxa ay intooda ba dan isku raaceen Odayaasha oo ay soo jeediyeen inta Maamulka la ga dhisaayo Sh/ Dhexe iyo Hii raan in doorashadii lagu qabto M/Muqdisho oo dadkii 2daasi Gobol ka soo jeeday.” Ayuu yiri Gudd oomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban.
G/G/Doorashooyinka dadban ayaa ka dalbaday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif inuu qaato talada ay is ku raaceen Odayaasha Dhaqanka Hiiraan iyo Sh/ Dhexe, M/Muqidshana uu yimaado. Guddoomi ya ha Gobolka Hiiraan ayaa si cad u sheegay inaysan marnaba aqbaleyn arinta ku aadan in Xildhi baana da Hiiraan iyo Sh/ Dhexe Muqdisho lagu soo xulo.
GENERAL INDHACADE OO LOO MAGACAABAYMADAXA ILAALA DA SHARIIF SH.AXMED
General Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacade), ayaa wa xaa uu noqonayaa madaxa ila alada Sha riif Sheekh Axmed, Madaxweynihii hore ee Somaliya. Shariif Sh.Axmed, ayaa waxaa sha lay uu si rasmi ah uu M/ Muqdisho kaga dhawaa qay inuu yah ay Musharax u taagan jegada mad axtini madadal ka Soomaaliya .Shariif Sh.Axmed oo Khamiistii dib ugu soo laa btay M/Muqdisho, ayaa Ge neral Yuu suf Maxamed Siyaad u maga caabay inuu noqdo Sarkaalka ugu sareeya ilaala diisa. Shariif Sh.Axm ed,ayaa dhawr jeer hoyga uu M/Muqdisho ka deg gan yahay ku qa abilay Gen. In dhacade, wuxuu na ku wargeliyay in uu mag acaabay madaxa ilaal adiisa.
Tani waxay ka dambeysay, markii weerar ismi idaamin ah 18kii bishan lagu dilay Allaha u naxar iistee Gen. Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale), oo Madaxweynihii hore uu u magacaabay mada xa ilaaladiisa. Gene.Goobaale iyo Gen.Indhacade, ay aa si dhow ula soo shaqeeyay Shariif Sh. Ax med, intii uu joogay Villa Somaliya, iyadoo dowladdiisii ay ka caawiyen inay Shabaabka kala war ee gto Ca asimadda. Saddexduba waxay ka tirsanaayen Mid owgii Maxkamadaha Islaamiga ahaa .
Ilo wareedyo, ayaa sheegaya in Shariifku uu ku kalsoon yahay Gen. Indhacade, islamarkaana uu ka soo bixi karo shaqada uu u magacaabay. Ilo la gu kalsoonaan karo oo ku dhow Gen Indhac ade, ayaa Dhacdo.com u sheegay in uu shalay hawlge lay Xigasho: dhacdo. com
HESHIIS AMISOM KA SOO SHAQEYSAY OO XAL LOO GA GAARAY COLAADII MARKA
Shir socday 4 maalmood oo xal looga gaarayay colaada ka taagan M/Marka iyo qeybo ka mid ah G/Sh/Hoose ayaa dorraad lagu soo gaba gabeey ay M/Muqdisho. Shirkan oo garwadeen ka aheyd AMISOM iyo Maamulka K/Galbeed ayaa waxaa he shiis ka kooban 4 qodob lagu kala dhex dhigay bee lihii muddooyinkii u dambeeyay ku dagaalamayay Magaalada Marka iyo meelo ka mid ah Sha beell aha Hoose. Beelaha Biyomaal iyo H/gidir ayaa muddo san ado ah colaad soo jiitamey say ku dhex maray qe ybo ka mid ah G/Sh/Hoose, kaasoo gey stay khasa are isugu jira naf iyo ma al. 2da beelood ayaa ku he shiiyay in xabbada la joojiyo, in la kala qaado ciid anka, in ciidamo boolis la geeyo M/Mar ka iyo gar gaar bani’aadanimo la gaarsiiyo.
Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta Maamu lka K/ Galbeed C/qaadir Nuur Caraale oo kulan ka ka hadlay ayaa sheegay in Marka iyo Sh/ Hoose ay u baahan yihiin inay nabad noqdaan, waxa ana uu ugu baaqay in dowladda Dhexe iyo Beesha Ca alamka ay u gurmadaan.
Taliyaha AMISOM ee Qeybta Sector One ee qa abilsan Gobolka Banaadir iyo Sh/Hoose Samuel Okiding ayaa sheegay in nabad laga ka hirgasha M/ Marka ay ka dhigan tahay in Sh/Hoose oo dhan ay nabad noqoto.
Lama oga sida uu ku hir geli doo na heshiiskan nabadeed ee laga gaaray col aadii Marka ka ji rtay iyo qeybo ka mid ah Sh/Ho ose, waxaana dhowr jeer bur buray heshiisyo sid an oo kale juhdi badan loo geliyay. Colaadihii ka taagnaa M/Marka ayaa waxay sab abeen jahwareer iyo ba rakac jo ogta ahaa, iyadoo magaaladaas ay dhowr jeer gacan ku heynteeda is aga kala dambeeyeen Al-Shabaab, ciidamada dow ladda iyo AMISOM.
Dhinaca kale durba maamulka dowladda fede raalka soomaaliya ugu xil saran magaagalada marka ayaa sheegay inuusan arrinatn wax kala socon lagalan tashan maadaam uu yahay masuul hadan arrintaas ay tahay in dad gaara sameysteen oo uu san arkin meel heshiissiin ka dhacday oo uu maa mulka la socdo
SARKAAL SARE OO KA TIRSAN SHABAAB OO LAGU DILAY WEERAR DHINACA CIRKA AH
Bashiir Cali Jaamac Guuleed (Bashiir Dheere), ayaa lagu dilay weerar dhinaca cirka ah oo ka dhacay K/Somaliya, iyadoo lala dilay afar nin oo lagu sheegay inay ilaaladiisii ahayd. Diyaarado aan la aqoon dalka laga leeyahay, ayaa habeen hore be egsaday gaari nooca raaxada ah oo uu la socday Bashiir Cali Jaamac Guuleed, oo ka tirsan Saraaki isha sar sare ee Ururka Al Shabaab.
Duqayntan, ayaa ka dhacay tuulada Buriya oo ka tirsan Deegaanka Kaamjaroom, oo qiyaastii 90-km dhinaca waqooyi kaga beegan M/Kismaayo ee Xarunta G/ Jubbada Hoose. Ilo wareedyo madax bannaan, ayaa Dhacdo.com u sheegay Sarkaalkaa si iyo afartii kale ee lala dilayba, in shalay aas loogu sameeyay tuulada Buriya.
Sarkaalkan, ayaa xilal kala duwan ka soo qab tay Ururka Al Shabaab, waxaana uu xilligan ku ma gacawnaa xiriiriyaha Shabaabka Geeska Afrika iyo Al Qaacidda. Xilkan, ayaa waxaa la leeyahay waxaa loo magacaabay, ka dib markii uu Mareykanku duqayn ku dilay Sheekh Maxamed Maxamu ud Cali (Dulyadeyn), duqayntaas oo ka dhacday Gobolka Jubbada Hoose. 9kii bishii June, ayay dha cday duqaynta lagu dilay Sarkaalkan. Sh.Maxamed Duly adeyn, ayaa ku magac awnaa xiriiriyaha Ururada Al Shabaab iyo Al Qaaci dda, iyadoona uu diiwaa ngelin jiray dhallinyarada Kenyanka ihi, ee ku biira ysa Al Shabaab. Xigasho:dhacdo.com
WASAARADDA BEERAHA OO SHEEGTAY INAY KA HORTA GAYSO CUNTO YARI LAGA CABSI QABO INEY KA DHAC DO SOOMAALIYA.
C/Casiis Saalax W/W/Beeraha ee DFS ayaa sheegay in W/Beeraha ay ka hortageyso Cunto ya ri laga cabsi qabo inay ka dhacdo deegaano ka tir san G/Dalka Soomaaliya. W/Beeraha ayaa she egay in deegaano ka tirsan G/lada Bay, Bakool, Aw dal iyo deegaaano kale ay ka Cabsi qaba an in ey ka dhac aan Cunto yari, wuxuuna sheegay inay daj inayaan qorshe ay kaga hortagayaan arri ma haasi.
Dhanka kale Wasiirka wuxuu Hay’addaha ka shaqeeya samafalka ugu baaqay inay Wasaarada Beeraha Soomaaliya ka taageeraan sidii loogu hor tagi lahaa dhibaatooyinka soo socda sida uu shee gay wasiirka.
UGAAS XASAN "XILDHIBAANADA REER HIIRAAN MEEL AANAN AHEYN HIIRAAN LAGA QORI MAAYO, AFDUUB NAMA YEELAYNO”
Odayaasha Dhaqanka G/Hiiraan ayaa ka soo horjeestay hadalkii ka soo yeeray Gud diga Doora shooyinka dadban ee da lka, kaasi oo ahaa in Xildh ibaanada Hiiraan iyo Sh/Dhexe lagu soo Doo ra naayo M/Muqdisho. Kula ay M/Bal edwe yne ku yeesheen Odayaasha Dhaqanka Hiira an Iyo Sh/ Dhexe, ayaa waxa ay si cad ugu sheeg een inaysan marnaba aqbaleynin Muqdisho lagu soo doorto Xildhibaanada G/ Hiir aan ka imaanaya.
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ah Ugaas ka Be esha Xawaadle ayaa sheegay inaysan marnaba qaadaneyn in qaab afduub ah lagu soo xulo Xildhibaa nada reer Hiiraan. Waxa uu kaga digay Gud diga Doorashooyinka Dadban ee dalka inay ka fekeraan tallaabooyinka ay qaadayaan iyo waxa ka dhalan kara.
"Waxaan ku celinaynaa mar kale iyo mar 2aad iyo mar 3aad, Xildhibaanada reer Hiiraan Hi raan meel aan aheyn laga qori maayo, Afduubna ma ye elayno, nimanka Duubabka ee la yiri 16du ub ay aa joogtay Somali waa istaqaanaa, War 16ka Du ub ee shalay shiray ee la sheegaayo meeqaa sax ah meeqaa been ah, Guddiga Doorashooyinka wa xaa laga rabaa Talaabada ay qaadayaan in ay sax tahay, laakiin 16Oday oo suuqa laga soo aruuriy ay in la dhaho waa Duubabkii Hiiraan.” Ay uu yiri Ugaas Xasan Ugaas Khaliif
Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa dorra adMuqdisho kula shiray Odayaal dhaqan oo la sheegay inay ka soo jeedaan Hiiraan iyo Sh/ Dhe xe, kuwaasi oo ay isla garteen in Muqdisho lagu soo doorto Xildhibaanada ka imaanaya Hiiraan iyo Sh/Dhexe. Caqabado hor leh ayaa soo baxaya oo ku aaddan Doorashooyinka la filaayo in bil aha soo socda ay ka dhacaan gudaha Somaliya.
CIIDAMADA KDF EE AMISOM OO MUSHAARAAD KA SOO DAAHAY IMINKA LA SIIYAY
Ciidamada KDF ee AMISOM oo mushaaraad ka soo daaheen ayaa ugu dambeyn mushaaraad koodii la siiyay. Madaxweynaha Kenya Uhuru Ken yatta ayaa sidaa shaaciyay dorraad galab. Sidoo kale ayaa afhayeenka aqalka madaxtooyada ee Ke nya, Manoah Esipisu uu sheegay in dhawaan mid owga Yurub uu baxshay lacag taasoo loo adeegsa day bixinta gunnooyinka AMISOM.
"Madaxweynuhu wuxuu si diirran usoo dhaw eynayaa heshiiskaa lacagta lagu bixiyay,” Manoah Esipisu Midowga Yurub ayaa balaayiin shilinka Kenya ah ugu deeqay ciidamada AMISOM ee Soo maaliya jooga. Lacagtaa ayaa haatan la bilaabay in lagu bixiyo mushaaraadka AMISOM. Qarash kaa ayaa dhan ilaa 20 bilyan oo shilin Kenya ah.
Hishiis lacagtaa deeqda ah kusaabsan ay aa Kha miistii lagu duugay qalinka. Waxaa sidoo ka le AMI SOM laga siin doonaa lacagtaas gunooyink oodii 9kii bilood ee lasoo dhaafay oon wali la siin.
Qarashka 20ka bilyan ah ayaa u dhigma 178m oo giniga Ingiriiska ah. Si kastaba ha ahaatee, QM ay aa wali diidan in ay ciidamada AMISOM u aqoon sato ciidamo nab ad ilaalin ah ama diidan inay u rogto AMISOM ciidamo nabad ilaalineed! Ciida mada AMISOM ayaa haatan Soomaaliya ku su gan muddo 10 sano ku dhow ayadoo dalalka soo diray iyo M/Afrikaba ay sheegaan in ay yihiin ciid amo Nabad ilaalin
XEER ILAALIYE KUXIGEENKA MAXKAMADDA CIIDAM ADA QALABKA SIDA OO LAGU DHAAWACAY MUQDISHO
Dabley hubeysan oo gaari wadatay ayaa shalay degmada WartaNabada ExWardhiigley ku dhaa wacay Xeer Ilaaliye kuxigeenka Maxkamadda Cii damada qalabka sida G/Dhexe C/llaahi Xuseen Maxamed oo loo yaqaano (Mayoonge).
Weerarkan ayaa ka dhacay agagaarka Saldhi ga Booliska degmada WartaNabada, iyadoo wee rarkan lagu dilay Darawalkii Xeer Ilaaliye kuxigeen ka.Saraakiil ka tirsan maxkamadda CQS ayaa sheegay in baaritaan ku sameynayaan qaabka uu weerarkaas u socdo.
Maxkamadda CQS ayaa horay ugu ridday xuku nno isugu jira dilal iyo xabsi askar ka tirsan cii dan ka dowladda iyo xubnaha lagu soo eedeeya inay ka tirsan yihiin AlShabaab. Ma jirto illaa iyo ha dda cid sheegatay weerarkan, balse waxaa la tuhunsan yahay inay ka dambeeyaan AlShabaab, oo horay sidan oo kale weerar qorsheysan ku dishay saraak iil ciidan iyo mas’uuliyiin ka tirsanaa Ciida nka. Dowladda.
CIIDANKA DIFAACA CIRKA EE BAHREYN OO KA QEYB GALAYA DHOOLATUS CIIDAN
Xukuumadda Bahreyn ayaa sheegtay in Ciid ankooda difaaca Cirka ay si wada jir ah wadama da Khaliijka ugala qeyb qadanayaanTababar Ciidan oo lagu muujinayao heerka ay ka garen dhin aca Difaaca Cirka. Dhooltuskaasi ayaa Diyaaradaha dagalka wadamada khaliijka waxa ay ka sam eyn doonaa Jaziirada lagu magacabo Al Siqar oo ku taal dalka Isutaga Imaaraardka Carabta.
Waxana sida la sheegay la qorsheeyey inuu soc do ilaa 6 da bisha Oktoobar ee Sanadkan 2016ka. Ujeedka Dhoolatuska ayaa la sheegay inuu yahay mid la isku dhaafsanayo dhanka khibra daha iyo aq oonta dhinaca Difaaca Cirka. Masuuliyiin u hadlay xukuumada Bahreyn ayaa sheegay in lagu soo ba ndhigayo horumrka Diyaradaha dagaalka ee Casr iga ah oo ay wadamada Khaliifka ka gaareen ee dhinaca hawada ah.
W/ ARIMAHA DIBADA SOMALIYA OO KA HAD LAY CIDA BIXISAY LACAGTA LAGU DIFAACAY BADDA SOMALIYA
Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya C/salaan Hadliye Cumar, ayaa wuxuu ka hadlay Qarashka ku baxay Difaaca Badda Somaliya, halka Dowlad da ay ka keentay. Isaga oo ku sugan dalka Marey kanka Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya Warey si uu siiyay Idaacada Goobjoog, ayaa wuxuu ka ha dlay Dhaqaalahaasi halka laga keenay, waxaa na uu sheegay in Dowladda Imaaraadka Carabta ay bixisay lacagtaasi.
Wasiir Hadliye ayaa sheegay Qarashka la siiy ay Qareenada Difaacaayay Badda Somaliya inay tahay lacagta Imaaraadka Carabta ay bixisay, Was aarada Arimaha Dibada Somaliyana ay soo qa ad ay "Wax badan kama maqlin laakiinse waxaan ku ji raa dadka ka shaqeeyay arrintaasi, W/Arri maha di badda ayaa lacagta keentay, annaga ayaa lacagta looyarada ka keennay wadamo kale, ga ar ahaan waxaan ka keennay wadanka Imaarad ka.”ayuu ha dalkiisa ku soo gabo gebeeyay W/ar rimaha dibad da XS Md. Hadliye Madaxweynaha Somaliya Xa san Sh.Maxamuud, ayaa War Saxaa fadeed uu Xafiiskiisa ka soo saaray kaga mahadceliyay Dow ladda Imaaraa dka Carabta taagee rada ay siiso Dowladda Somaliya, isaga oo ballan qaaday Xas an Sh. Maxamu ud, haddii dib loo do orto inuu dar dargelin doono xiriirka u dhaxeeya Somaliya iyo Imaaraadka Cara bta.
W/Arimaha Dibada Somaliya ayaa dhinaca kale ka waramay shirar uu Mareykanka kula qaatay masuuliyiin kala duwan oo ka mid ah Dowladaha daneeya arimaha Somaliya. "Waxaan ka wada ha dalnay mucaawinada Soomaaaliya siiyaan inaan ku faraxsannahay iney iyag una ku faraxsan yihiin muwaacinadii ay bixiyeen ay Soomaaliya caawis ay,in Soomaaaliya horay u socoto, iney kasoo bax day waqtigii adkaa, in Soomaa liya matalaad u tah ay caalamka kale ee dhibaatooyinka ku jira, iney tahay waddanka kaliya ee dhi baatooyinka ka soo baxaya, waan is afgarannay, muwaacinado odana wey sii soconeysaa, waana u mahad celinay wixii hore ee ay ina tareen” Hadliye ayaa sidaasi yiri. Dacwada Badda Somaliya iyo Kenya u dhaxey say ayaa soo dhamaatay Dhagey sige eda maalintii Jim cahii, waxaana la filayaa in maxkamad ay soo saar to go’aan ku aaddan Dacwa ddaasi.
MADAXWEYNE K/XIG GALMUDUG”WAXAAN BILAABEY NAA HOWLGAL CUSUB OO KA DHAN AH ALSHABAAB”
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabay ayaa sheegay in ay qorshaynayaan howgal ka dhan ah AlShabaab oo laga bilaabo deegaanada maamulka Galm udug.
Waxaa uu sheegay in ciidanka laysku dhafi doono oo la mideyn doono si ay Maleeshiyaadka AlSha baab kaga saaraan degmooyinka iyo sidoo kale deegaanada ay gacanta ku hayaan.
Maxamed Xaashi Cabdi Carabay ayaa sheegay in ciidanka maamulka Galmudug ay bilaabaya an guluf colaadeed oo ka dhan ah maleeshiyaadka Alshabaab. Madaxweyne ku xigeenka ayaa she egay inay jiraan ciidamo aad fara badan oo katirsan Gal mudug, soona qaatay tababaro kala duwan , ku waa soo ku sugan deegaanadamaamulka Galmu dug. Shacabka kunool deegaanada maam ulka Gal mudug ayuu ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan ho wgalka ayna taageeraan ciidan ka Gal mudug.
SHIRKADA SAMSUNG OO DIB U DHIGTAY MAR KALE INAY TALEEFOONKA GALAXY NOTE 7 KU SOO CELISO SUUQYADA
Shirkadda Samsung ayaa sheegtay inay mar kale dib u Sii dhigayso iibinta Taleefoonkeeda Gal axy Note 7, Ka dib markii Dadkii horay u Gatay uu batariga taleefo onkaan dab ka kacay. Shirkaddu waxay xustay inaysan ka billaab aynin iibinta Talee foonkan Suuqy ada Kuuriyada Koonfureed, sab abta na waxay ku sheegtay in ay u baahan tahay in ay waqti dheeri ah siiso dib u soo celinta taleefa nada ee caalamka oo dhan.
Sidoo kale, Shirkadan tiknoolajiyada ka shaqay sa ee laga leeyahay Kuuriyada Koonfureed ayaa ku qasbanaatay in ay dib ugu yeerto 2.5 milyan oo taleefan oo dunida dacaladeeda loo suuq ge eyay, kaddib markii batariga taleefoonka cusub ee Gal axy Note 7 ay cilladi gashay. Iyadoo la shee gay in tiro ka mid ah taleefanadaasi uu dab ka kacay. Markii hore qorshuhu wuxuu ahaa in suuqy ada dib loogu soo celiyo 28ka bishan, laakiinse hadda wa aa la filayaa inuusan suuqyada soo galin 10-ka bi sha Oktoobar ee 2016ka wixii ka horreeya. Dhanka kalena, 02dii bishan lagu jiroayay Shi rk adda Samsung sheegtay inay joojinayso iibinta tal eefoonkan waxayna dadkii iibsaday u soo ban dhig tay inay ku beddeshaan kuwo kale. Shirkada Sams ung waxaa kaloo ay ku baaqday in la joojiyo istic maalka Taleefankaas.
Warka ayaa intaas ku daraya in dib u soo celintan uu saa meynayo 10 su uq oo Adduunka ku kala yaalla. Dalka K/Koonfure ed, ayaa Dad lagu Qiyaasay 200,000 oo Macaamiil ah dib u soo celiyay taleefoonadii ay shirkada ka iibsadeen, waxaana jira dad aan soo celin sida ay sheegtay shirkadda Samsung.
Ugu dambeyn, Wakaaladda Wararka ee Reu ters, ayaa baahisay in Suuqyada u soo horreeya ee Taleefoonka laga heli doono bisha soo socota ay noqon doonaan kuwa ku yaalla Dalalka Austra lia iyo Singapore.
UHURU KENYATTA OO ISAGOO DHARKA CIIDANKA LABI SAN SOO DHOWEEYAY BOQORKA JORDAN
Boqor Cabdalaha 2aad ee dalka Jordan ayaa shalay booqasho rasmi ah ku tagay M/Nayrobi ee dalka Kenya. Boqor Cabdalla oo labisnaa dharka ciidankaa ayaa waxaa soo dhoweeyay Madaxwe yne Uhuru Kenyatta oo isna si la mid ah u labisnaa dharka ciidanka.
2ada Mas’uul ayaa ka wada hadli doona xiriirka ganacsi ee 2da dal u dhaxeeya, waxaana wada hadal labo geesood ah oo ay ku yeelan doonaan Aqalka Madaxtooyada kaga hadli doonaan amma anka iyo Argagixisada. Boqor Cabdalla iyo Uhuru Kenyatta ayaa ka qeyb geli doona dhoolatus milat eri oo si wada jir ah u sameyn doonaan Ciidama da qalabka sida ee Jordan iyo kuwa Kenya.
Booqashada Boqorka Jordan ku yimid Kenya ayaa daba socota booqasho uu Madaxweynaha Kenya bishii Agosto ee sanadkii hore ku tagay dal ka Jordan.
SHABAAB OO SOO BANDHIGAY ASKARI U DHAHAY DALKA UGANDA
Ururka Al Shabaab, ayaa sha lay soo bandhig ay muuqaal uu ka soo muuqday askari u dha shay dalka Uganda, kaasoo ay maxbuus ahaan ugu hay sta an dhulka ay ka arrimiyan. Ask ari gan oo la gu magacaabo Masassa M.Y, ayaa wax aa uu ka tir san yahay Ciidamada Militariga Ugan da ee qaybta ka ah Xoogaga Nabad Ilaalinta Midow ga Afrika, wa xayna Xoogaga Al Shabaab ku qabteen weerarkii xooganaa, ee 1dii bishii Sep tember ee sanadkii 2015ka ku qaadeen Degmada Janaale ee G/Sh/Hoose.
Masassa M.Y, ayaa baaq u diray Madaxweyne Yoweri Museveni iyo shacabka reer Uganda, iya doona uu ka codsaday inay ka shaqeeyan, sidii uu kaga soo bixi lahaa gacanta Al Shabaab. Mas assa M.Y, ayaa sanadkii 2009kii ku soo biiray Ciidama da Lugta Uganda, iyadoona Somaliya loo keenay, ka qayb qaadashada xasiloonida dalka iyo weliba la dagaalanka Shabaab.
Ujeedada ugu muhiimsan ee codsiga uu diray Masassa, ayaa waxay tahay in Dowladda Uganda ay Shabaabka u ogolaato rabitaankooda, oo ah in ciidamadeeda kala baxdo Somaliya. Shabaab, ay aa dagaal adag kula jira Dowladda Dhexe Somal iya iyo Amisom, waxayna ka biyo diidan yihiin jiritaanka Dowladda Somaliya iyo joogitaanka Amis
om ee dalka
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 27-KA SABTEMBAR 2016-KA
SHEEKH SHARIIF OO SHALAY SI RASMI UGU DHAWAAQAY MUSHARAXNIMADIISA XILKA MADAXWEYNAHA Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd Sh. Shariif Sh. Axm ed ayaa shalay si rasmi ah waxaa uu M/Muqdisho uga dhawaaqay in uu yahay Mushar rax u taagan xilka M