
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADFISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MANTA OO AH SABTI 24-KA SABTEMBAR 2016-KA
Dowladaha Deeqbixiyayaasha ayaa til maamay inaysan Falal dhiirigelin laga ar kin waxa ay ugu yeereen Jeneraaladda Xilligii Dowladdii Shuuciga ee Somalia ee musuqa badan, kuwaasi oo haatan maamula Ciiddanka Dowladda Somalia, waa sida ay hadalka u dhigeen.
Dhinaca kale, Ilowareedyo ku dhow dhow Dowladaha Deeqbixiyayaasha ay aa sheegay inay doo nayaan inay Kharaj ka ay ku maalgelin jireen Ciiddanka Dowl adda inay u wareejiyaan Ciiddanka Ma amulgobaleedyadda ee loo yaqaaano "Dara awiishta”.
Dowladaha ay ka midka yihiin Maray kanka, Britain iyo Imaaraadka waxay rum eysan yihiin inay Cii ddanka Daraawiishta ku wanaagsan yihiin inay la dagaalamaan Xarakadda Alshabaab. Dowladaha Deeqbixiyaasha waxay Malaayiin Dollar ku bixiyeen Mushaaraadka iyo Qalabaynta Ciiddanka Dowla dda iyo kuwa Nabadila alinta AMISOM oo iyaga tan iyo sannadkii 2007kii dagaal aan lagu kala bixin kula ji ra Xarakadda Alshabaab.
Si kastaba ha ahaatee, ma cadda xill iga ay Dowladaha Deeqbixiyayaasha dhaqan gelin doonaan Qorshaha ay ku maalgelin doonaan Ciiddanka Maamulgobaleedyadda si ay ula dagaalamaan Xarak adda Alshabaab.
MADAXWEYNAHA OO MAR KALE HAWEENKA KU TAAGEERAY HELISTA QOONDADA AY KU LEEYIHIIN GOLEYAASHA QARANKA
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee xilligeedu dhammaaday, Md.Xasan Sh.Maxamuud, ayaa daahfur ay shir heer qaran ah oo haweenka Soo maaliyeed ay kaga arrinsanayaan hirgelin ta qoondada boqolkiiba 30 ee haweenka ku leeyihiin goleyaasha qaranka doorash ada dhowaan dhici doonta.
Khudbad uu munaasabaddaasi ka jee diyay Madaxweynaha ayaa waxaa uu she egay inuu ku faraxsan yahay dadaalka wadajirka ah ee haweenka ku doonayaan inay kaalin kaga cayaaraan siyaasadda, hoggaanka iyo dib u dhiska dalka.
"Haweenka waxay door weyn ku leey ihiin dalka, mana jirto cid xaqiri kara xuq uuqdooda. Waxan idin kula talinayaa ina ad xuquuqdiina ku raadsataan waddo nad iif ah oo wax dhisaysa, lagana fogaado qa biilka siyaasadeysan iyo in si khaldan bul shada loo kiciyo, waayo waxay tallaabooy inkaasi noo horseedi karaan colaad , burbur iyo dib u dhac’’, ayuu yiri Mada xweynaha.
Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud ay aa sidoo kale xusay inuu doonayo in door ashooyinka dalka ka dhici doona dhowa an ay noqdaan kuwo xor ah, caddaalad ku saleysan, isla markaana haysta kalso onida shacabka. Waxaa uu Madaxweyna ha ugu dambeyntii xusay in wax badan la qabtey afartii sanno ee la soo dhaafay, balse uu qirayo in Soomaalida ay istaahil an, xaqna u leeyihiin inay helaan nolol iyo horumar ka ballaaran midka ay hadda haystaan. Xigasho:Radio Dalsan
TABABAR LOO QABTAY ARDAY WAX KA BARA TA JAAMACAHADAHA MUQDISHO
Tababar ay ka faa’ideysteen in ka ba dan 200 ardey oo wax ka barata jaamaca daha Muqdisho gaar ahaan kuliyadda Ingi neerinka ayaa lagu qabtay M/Muqdisho.
Tababrkan oo hal maalin ahaa ayaa uje edadiisu aheyd sidii loo tayeeyn lahaa aq oonta ardayda baratay Injineernimada, si ay uga qeyb qaataan horumarka iyo dib u dhiska dalka.
C/naasir Axmed Maxamed oo ka mid ahaa macalimiinta wax ka dhigta jaamaca daha Muqdisho oo casharro ka bixinayay tababarkan ayaa shegey in dalku uu xillig an ku jiro dib u dhis, loona baahanyahey in la helo dhismooyin tayadoodu wngsan tahey. "Dhalinyarooy wadankeena waxa uu ku jiraa xiligii dib u dhiska iyo hagaajin ta daarihii uu lahaa ee bur buray, waxaa na fursad u heysataan inaad wax ka dhist aan wadooyinkiisa dabaqyada wadanka bilicdiisa kor u qaadeysa” ayuu yiri C/naa sir Axmed.
Qaar ka mid ah ardaydaasi tababarka loo qabtay ayaa muujiyay sida ay ula dha csanyihiin aqoonta ay ka kororsadeen halkaasi iyagoo tilmaamay iney hormuud u noqon doonaan dib u dhiska dalka ho oyo.G/ururka siminaarkan soo qaban qaa byey Qaasim Xaaji ayaa sheegay in ujee dada ay taba barkan uu yahay sidii sare lo ogu qaadi lahaa aqoonta ardayda islama rkaana loogu baraarujin lahaa sidii ay kaa lin wax ku ool ah uga qaadan lahaayeen dib u dhiska dalka.
MD.SALAAD C. JEELLE "WAQTIGAN CID MADAX AH OO WARQAAOHOODU SHAQEYNEY SO MA JIRTO ..”
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo ka mid ah isbaheysiga Xisbiyada siyaasada ee mucaaradka ah ayaa sheegay in amar ada xilligan ka soo baxaya Madaxda dowl adda aanay aheyn kuwo shaq eynaya, isa goo ka digay in dalka fowdo lagu geliyo.
Md.Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in waqtiga dowladda uu dhamaaday, isla markaana warqad aha sida gaar gaarka u ga soo baxaya Madaxda dowladda aanay aheyn kuwo saameyn leh.
"Waqtigan cid madax ah oo warqad in ta soo saarta saameyn leh haba yaraatee ma jirto, mana Hirgelin karto. maxaa ye elay dalka doorasho ayuu ku jiraa, waqti ga dowladdana waa dhamaaday, Mu sharaxiintana waa siman yihiin”ayuu yiri Md.Salaad Cali Jeelle.
Mr.Salaad ayaa sheegaya in warqada ha ammarrada ee ka soo baxaya Mada xda dowladda la rabo in dalka fowdo lagu geliyo, isagoo tilmaamay in wixii ka yima ada ay mas’uuliyadeeda iyaga qa adi doo naan. Maamulka Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa soo saaray warqad lagu amrayo in aanay 60 cisho Saxaafada gud aha u soo geli karin garoonka diyaarada ha, iyadoo arrintan uu cam biareeyay Uru rka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ. Ra’iisul Wasaaraha ayaa dor raad isna soo saaray in Wasaaraddaha Amniga iyo Warfaafinta ay dhowraan xuq uuqda Musharaxiinta, is la markaana u sin naadaan wax walba oo adeeg ah sida am nigooda iyo warbaahinta qaranka
Musharaxiinta qaar ayaa horay uga di gay in hantida dowladda, sida warbaahin ta qaranka loo adeegsado olole doora sho, iyadoo la rumeysan yahay in Madax da xilligan ay musharaxiin yihiin.
TALIYAHA BOOLISKA IYO WASIIRKA AMNIGA OO SHAHAADOOYIN GUDOONSIIYAY SARAA KIIL TABABAR U SOO DHAMAADAY
W/Amniga Gudaha iyo Taliya ha Ciid anka Booliiska ayaa kaga qayb galay Aka adeemiyada Jen.Kaahiye xaflad ballaaran oo aad loo soo qabanqaabiyey oo lagu so ogebagebeynayey Tababbar meheradeed ka Saraakiisha Ciidanka Boo liiska ee san adkii 2016.
Waxaa Sanadkaan la qabtay Afar tab abbar meheradeed oo ay ka faa’iideyste en saraakiil gaare ysa 140 Sarkaal. Wax a a lagu bartay hawlaha Booliska iyo shur uucda kala duwan. Waxaana kaalin mug leh ka qaatay intey tababarradaas socde en Ururka Qareennada, Mas’uuliinta Max kamadaha dalka,xeer ilaalinta, Garyaq aanka Guud iyo Saraakiil ka tirsan Boliis ka.
Dhanka kale Wasiirka iyo taliyahacii
danka Boliska ayaa dar daaran u jediyay.
MADAXWEYNAHA OO KULAN WADATASHI AH LA QAATAY DHALINYARADA
Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sh.Max amuud ayaa xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya Ha been hore kulan wada ta shi ah kula yeeshay qeybaha kala duwan ee dhallinyarada Soomalaiyeed. Kulanka oo qeyb ka ah taxanaha Talowadaag & Xaldoon oo uu taabbageliyo Ururka Dhalli nyarada SYV ayaa lagu lafa guray wax yaabaha ka qabsoomay Tiirarkii lixda ahaa ee Dowlada Federaalka Soomaali ya, iyadoo dhallintu ay Madaxweynaha sii yeen talooyin dhaxal gal ah oo qeyb ka noqon ka ra qorshaha qabyatirka howlaha Qaran.
Dhalinyaradan oo ka kala timid qey baha kala duwan ee bulshada sida dhalin yaro ciidamada katirsan, Dhalinyaro gana csato ah, Dhalinta Garsoorka ka shaqeey sa ama bartay, Dhalin ku taqasu stay xiriir ka caalamiga ah, Dhaqaatiir, macalimiin, u dhaqdhaqaaqayaal arrimaha bulshada, Dhal inyaro Gobolada ka timid, Qurbajoog ta iyo wariyeyaal.
Dhallinyaradu waxa ay isla qireen gu usha laga gaaray hirgelinta Qorshaha Lix da Tiir oo ahaa qor shahii dowladeed ee u gu horreeyay tan iyo burburkii dowladdii milatariga ahayd ee Soomaaliya Jana ayo 1991 iyagoo hoosta ka xariiqay in loo baa han yahay in la qabyatiro howlahaasi soo socday si loo gaaro horumar waara.
Madaxweynaha oo markii uu warbixan nada dhageystay dhallinta la hadlay ayaa sheegay in taloo yinka ay dhallinyaradu soo bandhigeen ay dhammaan ahaayeen kuwa dhaxalgal ah oo xilligii loo baahnaa ku soo beegmay.
"Dhallinyarada waa qeybta ugu muhiim san bulshada, in taladooda la dhageysto oo dalka lagu ho ggaamiyo waana lagama maarmaan, waxa ayna na gaarsiin kartaa horumarka aan hiigsaneyno” ay uu yiri ma daxweynaha oo ka hadlay gebgabada kulanka. Lixda Tiir waxyaabaha ka dhim an oo ay ka mid tahay in dalka la gaarsi iyo doorasho qof iyo cod ah, in tirakoob la sameeyo iyo waxyaabaha la midka waxa an ku soo bandhigi doonaa qorshaheyga” ayuu raaciyay madaxweyne Xasan Sh.
Madaxweyne soomaaliya ayaa ballan qaaday dhameystirka waxyaabaha ka har san qorshaha lix da Tiir isagoo tibaaxay in dalalka soo kabanaya ay markasta u baa han yihiin hoggaan sugan si loo adkeeyo tiirarka la taagay. Bishii September 2012 ayuu madaxweyne Xasan Sh. waxa uu soo bandh igay qorshaha lixda tiir oo kala ahaa xasalinta dalka, kobcinta dhaqaala ha, nabadaynta & dib u he shiisiinta adee ga bulshada, ilaalinta midnimada dalka iyo xiriirka caalamiga, waxaa qeyb badan oo bulshada ah ay qirsan yihiin in wax ba dan ka hirgaleen iyagoo garowsan in ca qabado amni iyo dha qaale la’aan ay keen tay in si rasmi ah loo dhameystiri waayo, iyadoo dhameystirka Qorshaha ay u baah an yihiin in waqti kale loo helo si loo Qab yotiro ama loo dhameystiro. DHAMAAD
JAWAARI: DOORASHOOYINKA KOONFURGALBEED KA DHICI DOONA SI CADAALAD AH AYAY KU DHICI DOONAAN
Guddoomiyaha Baarlamaanka Sooma aliya, Maxamed Sh.Cismaan Jawaari oo ku sugan Magaa lada Baydhabo ee Gobo lka Bay, ayaa ka hadlay Doorashooyinka Xildhibaannimada ee ka dhici doo na Deegaannada Koonfurgalbeed ayaa sheegay inay ku dhici doonaan si hufan oo cadaal ad ah.
Sidoo kale, Jawaari ayaa xusay in Doo rashooyinkaas ay u dhici doonaan si Dim uqraadiyad ah, is la markaana aan lahayn nin jeclaysi iyo Faragelin. Isagoo Musha rraxiinta u tartamaya kuraasta ugu baaqay in ay tagaan Baydhabo, isla markaana si Hufan ay Doorashooyinka uga Qaybga laan . "Wa xaan rabaa inaan u xaqiijiyo muwaadiniinta maamulka Koonfurgalbe ed in doorashadan lagu maamuli doono si hufan, iyadoo aan cidna Tixgelin gaar ah aan la siinayn, faragelina aysan jirin, loo na mad axbanneeyo kuraasta beelaha is ka leh,” ayuu yiri Jawaari oo intaa ku dar ay in musharraxiinta oo dhan ay ay yimaa daan.
Ugu dambeyntii, Hadalka Jawaari ay aa wuxuu kusoo beegmaya iyadoo Dalka oo dhan ay ka soc daan Diyaargarowga Xulista Xildhibannada Baarlamaanka Cus ub ee Soomaaliya iyadoo siyaasiyiin bad an ay billaabeen raadinta ka mid noqo shada baarlamaanka soo socda.
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA DIGAY KACDOON SHACAB
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ay aa sheegay in Shacabka oo la kiciyo isla marka ana loo sheego wax aan jirin la ga dhaxli karo Dhibaato sii dhe eraata,wuxu una tilmaamay in wa dajir loo ilaa liyo Nida amka Dowladnimo ee Dalka ka jirta.
Sida ay qortay Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA, Madaxweyna ha ayaa ka digay in dalka uu ka dhaco Kacdoon lagu dumiyo Nidaamka Dowlad nimada ee Dalka ka jira si la mid Kacdo on kii lagu riday Dowladdii Milatariga ee ka jirtay sanadkii 1991kii.
"Soomaaliya waxaa ay Burbur iyo Dag aal ku jirtay Mudo Rubac Qarni ah,hadda waxay Dowladda Soomaaliya iyo Shaca bkeeda hayaan waddadii Dowladdnimo, marka ma ahan in aan Gacanteena ku du mino,waayo waxaa la xasuustaa waxii la ga dhaxlay Dowladdii dhexe ee Dalka uu lahaa markii la riday”ayuu yiri Madaxwey ne Xasan.
WASIIR ODAWAA "MAAMULKA LOO DHISAYO HIIRAAN IYO SH/DHEXE SI HABSAMI LEH AYUU KU SOCDAA”
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo FXS Md.C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odaw aa) ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo maamulka loo dhisayo G/da Hiir aan iyo Sh/Dhexe. Wasiir Odawaa oo ka hadlayay M/Cadaado ayaa sheegay inay ku rajo weyn yihiin in maalmaha soo soc da in M/Jowhar ka soo baxo Maamul ay ku mideysan yihiin dadka dega Hiiraan iyo Sh/Dhexe.
"Dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Sh/ Dhexe meel wanaagsan ayuu marayaa, waxaa rajeynayaa in dhowaan Jowhar ka soo baxdo maamul ay ku mideysan yihiin bulshada 2da gobol dega”ayuu yiri Wa siir Odawaa. Sidoo kale waxaa uu sheegay in dadka qaba tabashada geedhoostiisa la la fariisto, si loo xaliyo tabashadooda, isa goo xusay in dowladda ay ka go’an tahay inay qanciso dhinacyada tabashada qa ba.
W/Arrimaha Gudaha iyo Urur Gobole edka IGAD ayaa dhowaan soo bandhigay tirada Xildhibaan ada baarlamaanka uu yeelanayo labada gobol, iyadoo odayaa sha dhaqanka lagu wargeliyay inay soo gudbiyaan liiska Xildhibaanada iyo erga da matalaysa ee shirka maamul u same ynta labada go bol. Shirka maamul u sa meynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee dhismahiisa ka socdo Jowhar ay aa wa xaa jira dhinacyo wali ka soo horjeeda, si da Duubabka dhaqanka uu hogaamiyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif iyo Guddoom iyaha G/Hiiraan oo dhowaan qaada cay
SHIRKII GOLAHA WASIIRADDA SOOMAALIYA OO DORRAAD LABO WASIIR TIMID
Shirkii Khamiislaha ahaa ee Golaha Wasiiradda Soom aaliya ayaa dorra ad ba aqday, wax aana la sheegay inay soo Xaa dire en 2 Wasiir oo kaliyah. Wasiirad da ayaa la sheeg ay in qaarkood ay ku maqana anyeen Safaro Dalka Gudihiisa ah, halka kuwo kale la sheegay inay ku Mashquule en soo dhaweynta Madaxwey nihii hore ee Soomaaliya Sh.Shariif Sh. Axmed.
Illo ku dhaw dhaw Xafiiska Ra’iisul Wa saaraha ayaa sheegay in Wariyaal tagay Xafiiska lagu wargaliyay inuu khamiistii baaqday Shirka Golaha Wasiiradda Soo maaliya
DOODIHII MURANKA BADDA EE SOOMAALI YA IYO KENYA OO LA SOO
GABAGABEEY AY
Waxaa shalay oo Jimca aheyd lagu soo gabagabeeyay M/Hayg ee Dalka Hol la nd, muran Badeed kii u dhexeeyay Dow ladaha Soomaaliya iyo Kenya, taasoo la dhagaysanayay Maalmihii lasoo dhaa fay.
Qareennada ka socda Dowladda Soo maaliya oo shalay u mar kale la dhagayst ay, ayaa muujin aya yididiilo ah inay Soo maaliya u xukumi doonto Maxkamadda Caddaaladda ICJ,marka ay ka soo muna aqishooto doodaha 2 dhinac 90 Cisho ka dib. Muddo 3 Bilood ah ka dib, haddii ay Maxkamad du go’aan ka gaari weydo dac waddan, ayaa waxaa lagu xallin doonaa sida uu qorshuhu yahay hab Diblomaasi yadeed, taasoo ah mid ay Soomaaliya si weyn kaga kasoo horjeeddo. Dowladda Ken ya,ayaa iyadu ku qanacsan in Kiiska Maxkamadda Caalamiga ah la laalo,taas dhiggeedana waan waan hoose wax lagu dhammeeyo, si ay ugu faa’iideysato hab musuq maasuq ah.
Qareennada Soomaaliya u metelayay Dacwadda lagu soo gabgabeeyay M/Hag ue, ayaa sheegaya inay Kenya dooneyso inay Badda ku hantido ku manna she eg asho ah inay Dadka Soo maaliyeed ka sa acidday waxyaabo badan, isla markaa na ayan xaq u lahayn in lagu qabsadoBad iyo wax la mid ah. Halka uu muranku ka taagan yahay oo uu cabbirkeeduna yah ay, 42,000km2, ay aa la sheegayaa iney tahay meel uu ka buuxo Kheyraad fara badan, iyadoo intii uu murankan soo jiita mayayna ay Dowla dda Kenya geysay shirkado baara saliidda. Xigasho/SONNA
AL-SHABAAB OO MAYDKA 2 ASKARI OO KE NYAN AH KU SOO BANDHIGAY D.JILIB
Wararka ka imanaya degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in ururka Alsha baab ay meel fagaare ah ku soo bandhigeen meydadka 2 ruux oo ay la sheegay inay ahaayeen ask ar Keny an ah. Dadkan ayaa AlShabaab ay she egtay in lagu dilay weerarkii habeen dhaw eyd malee shiyada AlShabaab ay ku qa adday saldhigga deegaanka Haamey ee gobolka Gaarisa.
Qaar ka mid ah dadka ku nool M/ Jilib ayaa sidoo kale ku soo bandhigeen baa buur iyo hub ay ku sheegeen inay kusoo qabsadeen weerar ay ku qaadeen meel ku dhow xadka Soomaaliya iyo Kenya.
Mas’uuliyiin katirsan ururka Alshabaab oo ka hadlay fagaraaha lagu soo bandhi gayay meydadka ciidanka Kenya ayaa sheegay inay sii socan doonaan weerara da ka dhaca gudaha dalka Kenya D/ Ken ya ayaa dorraad sheegtay in weerarka ay AlShabaab ay ku soo qaaday saldhig ciid an ay ku dha awacmen 4,2 kalen ku waten
MIDOWGA YURURB IYO WADDAMADA XUBNAHA KA AH SI WEYN AYEY U AAMINSAN YIHIIN XORRIYADA HADALKA
Qoraal ay wada jir u soo saareen Mid owga Yurub iyo Dowladaha Xubnaha ka ah M/urub kaasoo ay kaga jawaabayeen warbixinta Q/M. ee Xoriyadda Qowlka So omaaliya.M/Yurub iyo Dowladaha xu bna ha ka ahba waxay ugu hambalyeneyaan Xafiiska QM u Qaabilsan Soomaaliya ee (UNSOM) iyo Xafiiska Ergayga Gaarka ah ee QM.ee Qaabilsan Xaquuqul Insaan ka ee (OHCHR) in ay soo saareen warbixi ntoodii ugu horeysay ee la xiriirta xaalad da xorriyada qowlka ama hadalka ee Soo maaliya.
Midowga Yururb iyo dhammaan wad dammada xubnaha ka ahba si weyn ayey u aaminsan yihiin una dhiirigalinayaan xor iyada hadalka ama qowlka. waxaana u aragnaa inay tahay dhagax dhiga dimuqu raadiyada iyo xuquuqda aasaasiga ah ee qof kasta leeyahay.Sida ay warbixintu cad eyneyso, dilka, jirdilka, faquuqinta, xariga iyo xabsiga aan sharciyeysnayn, maqna anshaha nidaam caddaala deed oo la ho rgeeyo dadka la tuhmayo, iyo xariga lagu la kacayo warbaahintuba waxay noqode en falal si joogta ah uga dhaca Soomaali ya oo dhan. Waxaa aallaaba inta badan lagu saleeyaa fala lkaas eedeymo la xiriira baahinta war been ah, loona cuskado sha rciga benalaha ee Soomaaliya si loo ciqaabo.
Dareen weyn ayaan ka qabaan M/Yur ub ahaan in dacwadahaas xooggoodu ay yihiin kuwo aan baaritaan lagu sameynin. waxaanna u aragnaa xaalada mid waajib ka dhigeysa in la dhowra, difaaco, lana ho rmariyo xuquuqda madax bannaanida fikr adaha dadka iyo xoriyatul qowlka, sidaa darteedna haydaha dowliaga ee ay qus eyso waxaa laga dhowrayaa in ay si nida amsan uga jawaabaan war bixinta, una ba araan eedeymaha, isla markaana in u sin naanshaha sharcigu noqdo mid horseeda in la xaq dhowro xuquuqul insaanka.
Waxaan sidoo kale garawsanahay ba ahida loo qabo in la tirtiro sharciga danbi yeynaya baahinta warar aan run ahayn, la na xaqiijiyo in doorka nadabad Sugidda Soomaaliyeed noqdo mid ah kor joo gteyn huffan iyo tallaabooyin isla xisaabtan ah.
M/Yurub iyo wadamada xubnaha ka ahba waxay doonayaan inay arkaan todobaad yada soo socda in la abuuro jawi ogolaan aya in dadku ka qayb galaan doodo la xir iira geediga dimuquraadiyada oo dhaca ya,lana bixiyo damaanad in ay jirto xoriya da hadalka, xaqa sameysashada urruro iyo isku soo baxyo nabadeed. Si loo bari taaro dimuquraadiyada baahsan iyo howl laga wada qeyb qaadanayo oo loo dhan yahay. Waxaan soo dhoweyneynaa sharu uc da dhowaan la ansixiyey ee dhisida gu ddi ga xaquuqul Insaanka, waxaana ugu baaqayanaa Dowlada FS inay xaqiijiso dhismaha hayadda madax bannaan sida ugu dhaqsaha badan si ay degdeg ugu dhaqaaqdo doorkeeda xassaasiga ah ee ay ku horumarineyso, kuna difaaceyso xuquuq ul insaanka qof waliba leeyahay, ayna ka mid tahay xaqa umadax bannaan ta fikra daha.
M/Yurub iyo wadamada xubnaha ka ahba, waxay u taagan yihiin in ay taagee raan dhaqan gal inta soo jeedimaha kuc ad warbixinta, waxaana ku martiqaadeyn aa hayadaha dowliga ah iyo haya daha ka le ee ay quseyso inay u adeegsadaan soo jeedimahaas qaab farsamo si ay wax uga qab taan arrimaha aasaasiga ah ee la xiriira madax bannaanida xoriyada qowlka Soomaalia. Dhammaad.
D/AFGHANISTAN OO HESHIIS LA GAARTAY URURKA XISBUL ISLAM
CAFISNA U FIDISAY...
Dowlada Afghanistan ayaa heshiis la saxiixatay ururka Xisbul Islami kaasoo wa ddada u banneynaya in taliyaha ururkaas Gulbuddin Hekmatyar uu dib ugu soo la abto siyaasada iyadoo hore loogu eedeey ay inuu galay dambiyo dagaal sanadihii 1990kii. Heshiiskan ayaa siyaasiyiinta qaarkeed waxa ay u arkaan inuu yahay mid horumar ah halka qaar kalana ay dha liil u soo jeediyeen. Madaxa guddiga sare ee ammaanka dalka Afghanistan Sayed Ahmad Gilani ayaa ku tilmaamay heshiisk an inuu yahay inuu rajeynayo in nabad jo gto ah ay ka dhalan doonaan dalkiisa.
Heshiiskan ayaa waxa uu yahay mid Madaxweynaha dalka Afghanistan Ashraf Ghani oo dadaal dheer u galay in uu soo nooleeyo wadahadaladii uu kula jirey urur ka Daalibaan si uu isugu dayo in uu ku soo dhex daro bulshada dadka la tuhuns an yahay inay dagaalada ka qeybqaateen si ammaan ahna dadka ugula noolaada an. Heshiiska Khamiistii ayaa la siiyay ma gangalyo Hekmatyar dambi yadii uu ka ga lay dalka Afghanistan iyadoo sidoo kale maamulka Afghanistan uu xabsiyada ka sii deynayo maxaabiista Xisbul Islam. Sid oo kale dowlada ayaa oggolaatay in ay da daal u gasho sidii loogaga qaadi lahaa cu naqabataynta caalamiga ah hogaamiye Hekmatyar kaasoodowlada Maray kanka u aqoonsaday inuu yahay argagaxiso caa lami ah xiriirna la leh ururada Alqaacida iyo Taliban.
Sanadihii 80/yadii ayaa loo yiqiin Hekmat yar "Kawaanlihii Kabul” xilligaas oo uu tali ye ka ahaa male eshiyaad ka soo horjeest ey M/Soofiyeeti waxa ana lagu eedeeyay inuu mas’uul ka ahaa dilka kuman aan ru ux markii ay dagaal yahanadiisa ay ras aas ku ridi jireen caasi mada Kabul intii u dhexeysay 19921996 xilligaa oo uu soc day dagaal sokeeye.
MOROCCO OO CODSATAY INAY DIB UGU SOO LAABATO URURKA MIDOWGA AFRIKA
Boqortooyada Morocco, ayaa waxay ka codsatay Ururka Midowga Afrika inay dib ugu soo laabato Ururkaasi, sida ay shalayxaqiijisay Nkosazana DlaminiZu ma, oo ah haweeneyda guddoomiyaha u ah M/Afrika.Idoo War Saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in codsi rasmi ah ay ka helayn Was aaradda Arrimaha Diba dda Morocco, kuna aaddan dib ugu soo la abashada Ururkaasi, ka dib mud do 32 sano ah.
War Saxaafadeedka, ayaa lagu sheeg ay in codsigan lagu wargeliyay Wadama da Midowga Afrika, sidoo kalana waxaa la gaarsiiyay Boqorka Morocco, Mohammed VI. Morocco, ayaa 1984kii isaga ba xday Ururka M/Afrika, ka dib markii uu gobol madax bannaan u aqoonsaday Galbeed ka Saxaraha, oo Morocco ay u aragto gob ol ka mid ah dalkeeda.
Ka bixisteedii M/ Afrika, ayay Morocco u aragtaa mid meesha ka saartay dhaq dhaqaaqii ay u lah eyd Qaaradda Afrika, taasi ayaana loo arkaa midda xilligan ke entay codsigeeda. Si Morocco ay ugu soo la abato Ururka M/Afrika, ayaa waxay cod ka kalsoonida uga baahan tahay dalalka xubnaha ka ah Ururkaasi.
Bisha January ee inagu soo aaddan, ayaa lagu wadaa inay codayntaasi dhac do. Morocco ma do onayso in dal madax bannaan ay u aqoonsato Galbeedka Sa xaraha, balse taasi bedelkeeda waxay u oggoshahay maamul si iskiis ah isu maa mula, islamarkaana hoos yimaada Xuku umadda Rabat.
ISKA HORIMAAD QASAARE SABABAY OO XALAY KA DHACAY M/JOWHAR
2 Askari oo ka tirsan ciidamada dow lada ayaa ku geeriyootayhalka ay 4 Ruux oo rayid ahina uu ka soo gaaray dhaaw ac ka dib markii ay is rasaaseeyeen ciida mo Boolis ah iyo ciidamo kale oo ku sug naa gudaha xaafada Kulmis ee M/Jowhar ee gobolka shbeelaha dhexe.
Iska horimaadkan oo dhacay fiidnimadii xalay ayaa waxaa uu ka dhashay sida ay u xaqiijiyeen dad ku sugnaa goobta uu iska horimaadku ka dhacay in ciidamo Bo olis ah oo howlgal ay ku baacsanaye en dad lagu tuhmayay inay ka ganacsanaye en muqaadaraadka xashiishada iyo labo askari oo ku sugnaa gudaha xaafada Ku lmis ay kala shakiyeen halkaasna ay ka dhacday is rasaaseyn sababtay in ay dhin taan labo askari halka 4 ruux oo rayid ah na ku dhaawacmeen.
Dadka dhaawacu soo gaaray oo la gaa rsiiyay isbitaalka M/Jowhar ayaa la sheeg ay inay ku jiro il mo yar iyo haweeney. Ma s’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada iyo kan gobolka Sh/dhexe ayaa gaa ray ha lka uu iska horimaadku ka dhacay iyadoo xaalada markii dambe ay qabowday.
Askarta dhimatay kid ka mid ah ayaa la sheegay inuu ahaa ilalada guddomiyaha degmadawaxa ana xaaladda saakay ay tahay mid degan iyadoo xaafadda lagu dagaalay ay aheyd xaafad dadka beeraleeyda ah ay degaan yihiin
ka R/wasaaraha ayaa u qornaa sida tan.
SHARIIF SH. AXMED OO DIB U DHIGAY KU DHAWAAQIDA MUSHARRAXNIMADII MADAXWEYNAHA
Madaxweynihii hore ee Som aliaa, Sh. Shariif Sh. Axmed oo dorraad dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho isagoo si weyn loogu soo dhaweyey ayaa sheegay inuu dib u dhi gay ku dhawaaqida musharraxnimadii mada xweynaha, ka dib hadal uu u jeediyay qaar ka mid ah taageerayaashiisa.
Shariif Sh. Axmed oo dorra ad la filayay in uu Musha raxni ma diisa kaga dhawaaqo Muqdi sho, ayaan la oge yn sababta uu dib ugu dhigay, iyadoo lagu wado in si rasmi ah uu ugu dhawaaqo mus harraxnimadiisa maalmaha soo socda.
Dadweyne fara badan ayaa soo dhaweeyay Sh. Shariif oo mu ddo4 sano ah dalka ka maqnaa, ku waasoo watay Boorar iyo Sa wirradiisa, isagoo markii uu yimid uu shacabka isaga taageersan la qaa tay kulan uu uga warbixinayay dib u soo laabashadiisa. Imaatinka Sh. Shariif ee Muqdisho ayaa wuxuu ku soo beeg ma yaa xilli la filayo in maa lmaha soo socda ay Som aliya ka billa abato soo Xu lista Xildhi baanna da 2da Aqal ee baarlamaanka cu sub ee dalka Soomaaliyaku wa asoo kal kala socda maa mul gobolleedyada dalka
Ugu dam beyntii, Sh. Shariif ayaa wuxuu ku biiridoonaa musharraxiin ta xill iga an u taagan ma daxwe ynaha Somaliya, isa goo ho ray looga adkaaday doorash adii 2012kii dhacday, waxaa na kaga guuley stay madaxw eyna ha hadda xilka haya Xasan Sh. Maxamuud. Iyadoo doorashadii hore ay ka duwanaan doonto do orasha dal ka ka dhici doonto oo ay u tag
an yihiim musharixiin ka badan kuwii hore u tartamayey
R/ WASAARE SHARMA’ARKE OO AMRAY IN MUSHARAXIINTA AAN LAGA HORISTA AGI KARIN BULSHADA IYO SAXAAFADDA
R/Wasaaraha dowlada Soomaaliya Md. Cumar Cabdirashiid Cali Shrmaarke ayaa soo saaray qoraal uu ku amrayo W/ Amniga iyo W/Warfaafinta in la dho wro Xaquuqda Musharaxiinta inta lagu jiro ololaha Doorashadda. Qoraalkan ayaa amraysa inaan laga horistaagi karin musharxiiinta dalka inay dhex gala an bulshada isla markaana awood u helaan inay saxaafada la hadlaan mar walba.
Waxayna wareegtadan ku soo beegmaysaa ka dib markii dorraad mas’ uuliyi inta garoonka diya aradaha ay soo saareen amar loogaga mamnuucayo saxafiyiinta soomaaliyeed ee aan fasax ka hay san maamulka garoonka diyaa radaha inay galaan gudaha garoonka diyaaaradaha Aadan Cadde ee M/Muqdisho. Ra’I isal Wasaare Sharma’arke ayaa ka mid ah musharixiinta xilka mada xtinimada dal ka Soomaaliya isagoo caddeeyay, inuu yahay musharrax u tag an xilka Madaxweynaha Somaliya War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiskisa
SHIRKADDA YAHOO OO SHEEGTAY IN DOW LADI AY KA XADAY
MACLUUMAAD GAARAYA 500 OO MILYAN OO CIWAAN
Shirkada Yahoo ayaa she egtay in burca da int erne tka ah oo "dawlad taageero ka haysta" ay xad een maclu umaadka 500 milyan oo ciwa an, taas oo u muuqata in ay tahay xatooyadii ugu baaxad waynayd ee la shaaciyo mar ka laga hadlayo taariikhda xatooyada dhanka internetka.Xatooyad aas,
Waxaa ka mid ah Macluu maad badan oo shaqsiyaad leeyihiin oo ay ku jiraan mag acyo, Emaillo iyo waliba "Su' aalaha iyo jawaaba ha ay shirkaddu ku xaqii jiyo in qofku uu yahay mid kii saxda ahaa ee lahaa emailka."
Xatooyadaas waxay dhacday Sannadkii 2014kii Laakiin hadda unbaa la shaaciyay. Waaxda Sirdo onka ee dalka Maraykanka ee FBI ayaa sheegt ay in ay baarayso sheeg ashadaas. Dhanka ka le, Yahoo waxay sheegtay in waxyaabaha la xaday ay san ku jirin macluumaadka Kaararka Bangiyada Balse ay ku kooban yihiin ciwaanno Email, maal maha dhalashada, iyo furaha sirta ah ee lagu galo emaillada ama (password).
Shirkadu waxay xustay in Macluumaad kaas ay xadeen dad taageero ka haysta da wlad balse ma aysan sheegin dawladda masuulka ka ah arrant aas. Waxaa lagu baaqay in furaha sirta ah la bad alo Warka Tilmaamaya in weerar wa yn lagu Qaa day Shirkadda wuxuu soo bax ay markii Burcad mag icooda ku sheegay "Peace" ay u muuqdeen inay isku dayayeen inay macluumaadka 200 mil yan oo ruux ah ay iibiyaan. Khamiistii ayay shirkad du xaqi ijisay in xatooyada loogaystay ay ka baa xad wa yntahay sidii ay filayeen markii hore. Ya hoo macaamiisheeda oo dhan waxay kula talisay in ay badalaan furahooda sirta ah haddii aysan sidaas samaynin wixii ka dam beeyay 2014kii.
10-kii Xatooyo Ee Ugu Cuslaa Dhacdadan Ka Hor
MySpace accounts 359 mil yan LinkedIn accounts 164 milyan
Adobe accounts 152 milyan
Badoo accounts 112 milyan
VK accounts 93 milyan
Dropbox accounts 68 milyan
Tumblr accounts 65 milyan
iMesh accounts 49 milyan
Fling accounts 40 milyan
Last.fm accounts 37 milyan
XIGASHO: haveibeenpwned.com
ABAARO IYO BIYO LA'AAN SAAMEEYAY QEYBO KA TIRSAN JUBALAND QEYBO KA TIRSAN JUBAL AND AYAA WAXAA SAAMEEYAY ABAARO IYO BIYO LA'AAN BA'AN.
Abaaro iyo biyo la'aan ba'an ayaa haatan ka jira deegaano hoostaga Beledxaawo iyo Geedw eyne, gobolka Gedo. Maamulka Juba ayaa arinkaa xaqiiji yay.Biyo la'aanta ka jirta deegaanadaa ay aa sab abay in dad badan iyo xoolahoodu ay u hay aama an deg aanada hoos taga Baardheere sida Faafax dhuun iyo ka shishe kuwaasoo isu jira boq olaal km.
Dadkii iyo duunyadii ay saameeyeen ab aaraha iyo biyo la'aanta ayaa iminka waxaa lagu soo wa ramayaa inay geeri qarka u sa aran yihiin gaar aha an kuwa wali joogaa de gaanada musiibooyinkaa dabiiciga ah ay saameeyeen.Maamulka Jubaland ayaa qe ylo dhaan u diray DFS iyo Beesha Caalam ka si dadkaa gargaar loola soo gaaro.
HOOYO SOOMALIYEED OO DERISKEEDA KA DIFAACEEN GURI SI QASAB AH
LOOGA SAARI LAHAA DALKA BRITAIN)
Naciima Cabdullahi oo ah Hooyo Somal iyeed ku nool magaalada Bristol ee wad anka UK ayaa warbaahinta wadanka Britain aad u hadal hay een,iyadoo ay la soo dars een arin aad u yaab ba dan oo magaalada Bristol aan hore uga dhicin.
Naciimo iyo qoyskeeda waxay ku noola ayeen magaalada Bristol 12 san no,iyagoo ka soo guuray wadanka Holland,gurigii iya da iyo qoyskeeda ay ku noolayeen wuxuu u baahday dayactir, ka asoo markii ay ku wa rgelisay milkiilaha gur iiga "land lord” uu ku gacan sayray ka dibna maxkamad u soo diray si qasab loo ga sa aro guriga. Arintan wax aa ka war helay ur urka ACORN oo u do oda xaqu uqda dadka ku nool gury aha kirada ee maga alada Bri stol ,taasoo maali ntii ay ma xkam ada guriga ka saari lahayd ay ka ho rtageen 30 qof oo ahaa de riska Naciima oo gebi aha an aqal kooda si silsi lad ah isugu wareejiyay.
Arintan ayaa ku qasabtay shaqaalaha ma xka mada in ay gurigii ka saari waayaan Nac iima iyo qoyskeeda. Nick Ballard oo ah afhayeenka Acorn Bristol ayaa warbaahinta u sheegay in arintan uu ku dhaqaaqay milkiil aha guriga iyo maxkamada ay tahay mid sharci daro ah oo aan la qaadan Karin, qoyskan waa deriskeena sidaa awgeed wa xaa na gu qasab ah inaan difaacno.
Baraha social mediyaha ayaa si aad ah looga hadlay
arintan la soo deristay Nac iima iyo qoysk eeda oo ka kooban 5 caruur. Sawirro
kala duwan oo warbaahinta ay soo gudbiyeen ayaa lagu arka yaa in gurigga ay
qoyska Somaliyeed ku noolyihiin uu u baa han yahay dayactir aad u farabdan, taa
soo mil kiilaha uu ku gacan sayray. Milkiilaha guri iga ayaa warbaahinta u she egay
in qoyska Naci ima lagu leeyahay lac ag 3000 lacag ta Ingiriiska oo kirada
gurigga ah iyo in fursado bad an la siiyay si ay uga baxaan gurigga. ACORN wax ay
ku qasb een in maxkamada gadaal u dhigto dac wada lagu soo oogay qoyska
Somaliyeed isla mar kaana loo helo guri munaasab ah oo ay ku noolaan karaan.
Abdinasir Ismail "SOLA” Xigasho:Hiiraan Online
MADAXWEYNAHA DFS, RW/HA IYO M/MAAMUL JUBBALAND OO LOOGU BAAQAY INAY DHOWRAAN QOONDADA HAWEENKA AY ISKU HAYBTA YIHIIN.
G/Hay’adda Difaaca Xuquuqda Aadana ee Bariga iyo Geeska Afrika (East and Horn of Africa Human Rights Defenders Project), ahna Asaasaha Hay’a dda ARAGTOIFISO, Dr. Xasan Shire Sheekhj ay aa ugu baaqay Saddexdaasi Hoggaamiye inaysan ku xadgudbin Qoondada Haweenka ee 30% ku le eyihiin Kuraasta Barlamaanka soo socda.
Guddoomiyaha Mashruuca Bulshadda Rayidka ee ARAGTOIFISO waxa uu sheegay inaysan jiri doonin Xulasho ay ka maqan yihiin Hweeenka, wu xuuna ugu baaqay Odayaasha Dhaqanka iyo Hay’ addaja Doorashooyinka inay xushmeeyaan Qoond ada 30% ee Haweenka ka mid nqoonayo Barlam aanka soo socda, taasi oo ay ansixiyeen Madasha Wadatashiga Qaranka ee Somali National Leader ship Forum.
hassanshire Asaasaha ARAGTOIFISO waxa kale oo uu sheegay haddii ay koodaha Doo rash adda ku fashilmaan inay Haweeney laga soo door to saddexdii qofba, inay ARAGTOIFISO wax cay u gu baaqayaan Guddoomiyaha Kooxda Doora shad da Dadban (FIEIT) inay ku gacansayraan in loo codeeyo."Haweenka waxay dhibaatadu haysat ay in ka badan 2 snno oo ay dagaallo sokeeye dha ceen” ayuu yiti Guddoomiyaha ARAGTOIFISO, Dr. Xasan Shire Sheekh. Wuxuuna intaasi ku dar ay in Barlamaanka soo socdo waajib ku tahay inuu asaas u yeesho khibra dihii Qoysaska iyo Dhib ana yaasha colaadaha soke eye oo iyagu fahmayo, isla markaana qaadayo Tallaabooyinka Adage e loo ba ahan yahay in lagu xaqiijiyo Xorriyadda iyo Naba dda Somalia. Hadalka ka soo baxay Aasaasa ha ARAGTOIFISO waxaa kasloo lagu sheegay inay la socon doonaan Nida amka Doorashadda oo ay Goobjoogayaal u soo diri doonaan Taabagelinta Nidaamka Doorashadda ee la isku waafaqay.
Wakiiladda Haweenka ee Barlamaanka ayaa ah Hadafka ay Barlamaanka soo qaabeeyeen sann ad kii 2012kii ee Qoondada Haweenka ee 30% , inka stoo aan la dhaqan gelinin. Haatan oo ay Soma li horey u socoto, Foorashadda 201 waxaa waajib in ay Haweenka helaan Qoondada ay ku leeyihiin Bar lamaanka soo socda. 135 Odaytaal Dhaqam eed ka soo kala jeeda Beelaha Soomaaliyeed wax ay soo xuli doonaan 14.025 Ergo oo soo dooran do o na 275ka xubnood ee Barlamaanka Somalia.
ARAGTOIFISO waa Barnaamij Bulshadda Rayid ka oo loogu talagalay inay ifiyaan Nidaamka Doo ra shadda Somalia iyo inay Jilayaasha Qaranka ka dhabeeyaan xubinimadda Haweenka ee Dowladda Somalia iyo inay Doorashadu noqoto mid Xor iyo Xalaal ah. ARAGTOIFISO waxay ugu baaqday Madaxweynaha DF,R/Wasaraha XF iyo Madaxwey naha Jub baland inay oggolaadaan inay Haweenb ka ay isku haybta yihiin Qoondadooda ka helaan Barlamaan ka soo socda
MAXKAMADDA HARGEYSA OO XUKUNNO KALA DUWAN KU RIDAY DAD LAALUUSH QAATAY
Guddoomiyaha maxkamadda gobolka Harge ysa, ayaa markii ugu horeysay xukuntay dad lagu eedeeyey inay laaluush bixiyeen iyo kuwii qaatay oo uu ku jiro mid ka mid ah garsoorayaaasha. Gud doomiyaha maxkamadda gobolka Maroodijeex Ax med Dalmar Ismaaciil, ayaa xukuno kala duwan ku riday kuwii laaluushka bixiyey, kii u kala qaaday iyo kuwii qaatayba, inkastoo garsoorihii lagu qab tay in uu laaluushka qaatay u baxsaday M/Muqdisho.
"Maxkamadda waxay xukumaysa laaluush bixi ye, laaluush qaata iyo laaluush u kala qaado, Maxa med Jaamac Baaruud ay ey dambi ku heshay in la aluush uu u kala qaaday dad dacwaddo maxk am adda ka taallay, 2sanno oo xukun ciqaabeed ah iyo kala badh lacagtii uu ka qaaday oo dhamayd 850 dolar oo uu isa gu ku qaatay xidhiidhinta kii bix inayey iyo kii la sii nayey, waxa kale oo maxka maddu dambi ku heshay dadkii dhulkooda ku doon ayey inay sifo laaluush ku qaataan oo bixinayey la alu ushka oo kala ahaa Jaamac Maxamuud Xuse en,Jaamac Yuusuf Cali oo ay sameeyeen in dhul ko odii afar kun oo dollar ku helaan waxay maxkam addu ku xukuntay,maadaama oo woxoogii oo cad aan ah laaluush ku doonayaan, midkiiba hal sanno iyo lix bilood oo xadhig ah, iyo hal milyan oo gan aax ah, waxa kale oo maxkamaddu dambi ku hesh ay garsoorihii la doonayey inay xukun qarqoosh ku xukumaan oo ahaa garsoore hore Abokor Axmed Maxamed oo maqane ah oo markii uu ogaaday in xukun ka la soo saarayo u baxsaday Muqdisho markasta oo uu yimaado uunbaa xukunkaasi u yaa layaa waxaana lagu xukumay afar sanno oo xa dhig ah iyo hal milyan oo Somaliland Shiling, waxa ana lagu helay inuu lalush ku qaatay 3130 doolar.”
Guddoomiyaha maxkamadda gobolka Maroodi jeex Dalmar ayaa sheegay in wax ka bedel weyn lagu sameeyey bahda garsoorka, waxaanu shacab ka ka dalbaday in aanay sifo sharci daro ah ku do onan dacwa dooddo, balse ay maraan sifaha shar cigu ogol yahay. Waa markii ugu horeysay oo dad laaluush bixiyey iyo kuwa qaataba la xumo,
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADFISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MANTA OO AH SABTI 24-KA SABTEMBAR 2016-KA
DOWLADAHA DEEQBIXIYAYAASHA OO SHEE GAY INAYSAN CIIDDANKA DOWLADDA WELI DIYAAR U AHAYN SUGIDDA AMMAANKA. Dowladaha taakuleeya Dowladda Somaliya ayaa ka fekerayo inay beddela an Istaraatijiyad da Kharajka ay siiyaan Cii ddan ka dowladda Fe deralka,