WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 6DA SABTEMBAR 2016KA

0
Tuesday September 06, 2016 - 09:48:46 in Wararka by
  • Visits: 1178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 6DA SABTEMBAR 2016KA

    MR.MICHAEL KEATING "SHABAAB WALI WAA AY XOOGAN YIHIIN" Danjiraha Qaramada Midoobay u qaa bilsan arimaha Somaliya Mr.Michael Keat ing ayaa qiray in Urur ka Al Shabaab ay lee yihiin awood ku aad an sii wadista dagaa lada ay kula jiraan DFS

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MR.MICHAEL KEATING "SHABAAB WALI WAA AY XOOGAN YIHIIN" Danjiraha Qaramada Midoobay u qaa bilsan arimaha Somaliya Mr.Michael Keat ing ayaa qiray in Urur ka Al Shabaab ay lee yihiin awood ku aad an sii wadista dagaa lada ay kula jiraan DFS iyo ciidamada Amisom ee dalka ku sugan.

Waxa uu sheegay Keating mar ka la eego weerarada Qaraxyada ah ee Shaba ab todobaadkii la soo dhaafay ay ka geyst een Magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotelka SYL inay taasi tahay arin muuji naysa dagaalkooda oo weli taagan.

Wakiilka QMS ayaa tilmaamay si wali ba oo lagu baajin karo weerarada Shaba ab ay ka geystaan M/Muqdisho inay sa meynayaan laamaha ammaanka dalka.

"Alshabaab wali waa ay xooggan yihiin , Oo waanu ognahay . waxaanu aragnay qaraxii u dambeeyay ee ay ka gaysteen hotel Muqdisho ku yaala isbuucii la soo dhaafay , Laakiin waxaan kuu sheegi kar aa in waxwalba oo looga hortagayo koox daasi weerarradda ay damacsan yihiin in la sameeyay lana sii wadi doono , iyadoo guddiga qaran ee amniga oo kaashanaya ciidamadda qaranka inay ka hortagaan weeraradda nuucaas ah.” Ayuu yiri Mich ael Keating

Al Shabaab ayaa todobaadkii la soo dhaafay waxa ay weerar qarax gaari loo adeegsaday ay ku qaadeen Hotelka SYL oo xilligaasi madax ka tirsan Dowladda shir uga socday. Afhayeenka Shabaab Cali Dheere ayaa ku goodiyay inay sii wa dayaan Bartilmaameedka ay ku hayaan Xarumaha Dowladda ee M/Muqdisho.

AL-SHABAAB OO SHEEGTAY INAY ISKA DIFA ACDAY WEERAR CIIDAMO MAREYKAN KU SOO QAADEEN

Al-Shabaab ayaa sheegtay inay iska dif aacda weerar ay ku soo qaadeen Ciida mo Mareykan ah, kaasoo habeen hore saqdii dhexe ka dhacay deegaanka To oraToorow ee G/Shabeellaha Hoose.

Warar lagu qoray baraha Internetka ee taageera AlShabaab ayaa lagu sheegay in Ciidamo Mareykan oo gaarayay toban eeyo ay soo weerareen TooraToorow, la na iska difaacay. Idaacada ku hadasha af ka AlShabaab oo lagu magacaabo Anda lus ayaa baahisay in dagaal muddo socd ay uu ka dhacay gudaha TooraToorow, markii Ciidamo Mareykan ah oo taageero ka helayay diyaarado dagaal gudaha u soo galeen.Sidoo kale waxaa ay shee gtay Idaacada in dagaalyahano hubeysan ay ku sii diyaarsanayeen gud aha, isla markaana dagaal adag la gale en, ayna dib u caabi yeen ciidankii soo weeraray. AlShabaab ayaa sheegay in markii ay iska difaaceen weerarka ciida mada huwanta ay diyaara do dagaal duqe eyeen deegaanka, isla ma rkaana ganta alo ku soo rideen, waxaana mid ka mid ah gantaalada ay sheegeen inuu ku soo dhacay dhabarka dambe ee Saldhiga To oraToorow.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Ciida mo ka tirsan kuwa Kumaandooska Soom aaliya ay qeyb ka ahaayeen howlgalkii habeen hore saqdii dhexe ka dhacay To oraToorow, inkastoo aanu jirin wax war ah oo ka soo baxay Taliska Milateriga Soomaaliya. Dhowr jeer oo hore ayaa ho wl gallo ay wada jir u fuliyeen Ciidamo Ma reykan ah iyo kuwa Kumaandooska ee Da nab waxaa uu ka dhacay deegaano katirsan Sh/Hoose iyo Jubbooyinka, wa xaa na lagu dilay saraakiil Shabaab ah.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Mareykanka oo ku aaddan warka ka soo yeeray AlShabaab oo ahaa inay iska dif aaceen Ciidamo Mareykanka ahaa ee ku soo weeraray deegaanka TooraToorow.

DOWLADDA SOMALIYA OO JOOJISAY QAADKII LAGA KEENI JIRAY DALKA KENYA

Dowladda Somaliya, ayaa waxay si KMG ahi u joojisay qaadka ka baxa beera ha dalka Kenya, lana keeni jiray dalka, iy adoo sheegtay inaanan la keeni karin gu ud ahaanba dalka. Md.Cali Axmed Jaa mac (Jangeli), Wasiirka Gaadiidka & Duul ista Hawada Somaliya, ayaa sheegay in Dowladda Somaliya ay si KMG ahi u joo jisay qaadka laga keeno Kenya.

Wasiirka, ayaa caddeeyay laga bila abo Talaadada maanta ah inaysan magaal ooyinka dalka ka soo degan karin diyaar adihii qaadka looga soo daabuli jiray Ken ya.Wasiirka oo la hadlay Laanta afka Somaliga ee BBC, ayaa tilmaamay in daru ufo jiro awgood ay si ku meel gaaar ihi u joojiyeen duulimaadyada qaadka ee ka deggi jiray Somaliya.

Wasiirka, ayaan kala cadayn baahida keentay in xilligan la joojiyo qaadkii laga keeni jiray Kenya, balse ay dib ka soo she egi doonaan, sida uu yiri. Md.Jengeli Wa siirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duuliska Hawada Soomaaliya.

Dhinaca kale Dowladda Somaliya, ay aa waxay ganacsatada qaadka ku wargel isay laga bilaabo 6da bishan oo maanta ah aanay keeni karin qaad dalka Kenya .

Maxamed Cali oo ka mid ah guddiga gan acsatada qaadka, ayaa sheegay inaysan jirin wax sabab ah oo Dowladda Somaliya ay u sheegtay, marka laga soo tago in la gu wargeliyay inaysan dalka keeni karin qaadka Kenya.

R/WASAARE CUMAR CABDIRASHIID OO KU DHAWAAQAY INUU YAHAY MUSHARAX U TAAGAN XILKA MADAXWEYNAHA

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa sha lay ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan qabashada xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Cumar Ca bdirashiid ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraa’id uu daqiiqado ka hor ku qabtay magaalada Muqdisho.

Mr Cumar Cabdirashiid ayaa maalm ahan ku sugnaa magaalada Nayrobi, halk aa soo uu u joogay olole ku aadan musha raxnimadiisa iyo taageero uu Beesha Ca alamka kaga raadinayo. Waxaa horay u ji rtay hadal heyn ku aaddan inuu yahay mu sharaxiinta ugu culus ee u taagan xilka Madaxweynaha, waxaana uu loollan la geli doonaan Musharaxiin dhowr ah oo uu ka mid yahay Madaxweyne Xasan Sh

Tani ayaa dadka soo xusuusineysa do orashadii sanadkii 2012, xilligaas oo ay musharaxiin ahaayeen Madaxweynihii iyo Ra’iisul Wasaarihii waqtigaas Sheekh Shariif iyo C/wali Gaas.

XUJAAY AAD U FARA BADAN OO LAGA SOO CELIYAY MAGAALADA MAKKAH

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa horey u sheegtay in tirada Xujeyda ee sa nnadkan hoos loo dhigay taas oo lagu sa babeeyay balaarin lagu sameynaayo go obaha ama manaasikta Xajka.

2577 Tirada la qorsheeyay in ay sanadk an Xajka gutaan darteed ayaa loo celiyay dadkaan inay galaan magaalada barakey san ee Makkatul Mukarama kuwaas tirad oodu dhan tahay188,747, sida booliiska magaalada laga soo xigtay.

Maamuliyaasha Sacuudiga ayaa she egay in aan loo dulqaadanaynin ciddii jabi sa shacriga iyo kala dambeynta, Madax da boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sidoo kale sheegtay in 84,965 oo gaari loo diiday inay galaan magaalada, kadib markii laga waayay sharciyadii looga baa hnaa sida uu warbaahinta gudaha u shee gay Saciid Bin Salem Al Qarni.

Sarkaalkaas ayaa sheegay in ciidanka amniga ay ku howlan yihiin sidii Xujeyda si nabad ah acmaashooda uga gudan lah aayeen, isla markaana looga hor taggi la haa waxyaabaha carqaladeyneya arima ha Xajka, wuxuuna sheegay in magaala da barakeysan ee Makkatul Mukarama la ga sameeyay ilaa 22 howlgal oo lagu soo qab qabanayo dadka sida sharci darada ah ku soo galay.

Dhanka kale Saciid Bin Salem Al Qarni wuxuu sheegay in Howlgalada ay sii soc on doonaan ilaa la xaqiijiyo in qofkasta uu

u hogaansamay sharciyada. U deegan san dalka gar ahaan maamulka xajka

SUUQA ISLII OO DIB LOO FURAY IYO WARAT ADII OO CABASHO KEENAY

Iyadoo Dorraad mar kale dib loo furay suuqa xaafada Islii ee Nayrobi ayaa wa ratada oo amar lagu siiyay in meelihii ay ku ganacsan jireen aysan ku ganacsan ay aa waxaa waratadu arinkaa ka keeneen cabasho.

Waratada ayaa waxaa markii hore ka cawday dukaanleyda oo ayagu sheegay inay suuqa ka xira an, hortooda ay alaabo la fariistaan isla markaana ay zaxmad ke enaan. Waxay warataduse shee gayaan in quutul yoowmkooda ay ka raadsadaan meel kale oo ay ka ganacsadaana aysan heysan. Waxay sheegeen in alaabada ay gadaan ay marka hore si jimlo ah uga soo gadaan dukaan leyda qu dhooda.

Suuq ay lahaan jireen ayaa ay ku anda coonayaan in dad tujaar ah ay lacag bad an ku iibsadeen oo ayaguna suuq la'aan ay sidaa ku noqdeen. Dawlada ayaa boo lis soo dhoobtay xaafada Islii maa lmihii la soo dhaafay booliska oo kala eryay warat adii. Waratada ayaa codsaday in dhibaato oyinka ay qaban dawladu wax ka qabato.

AFHAYEENKA GOBOLKA BANAADIR OO FA AHFAAHIN KA BIXIYAY QARAXII KA DHACAY WADADA MAKA AL MUKARAMA

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyay qarax gaari oo duhurnimadii shalay ka dhacay afafka Hore Hotelka Wardheere oo saaran Wadada Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho sidoo kalana u dhow saldhiga Degmada Waa bari.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Bana adir C/fitaax Cumar Xalane oo Warbaahin ta kula hadlay goobta uu qaraxa ka dhac ay ayaa sheegay in qaraxa lagu xiray ga ari islamarkaana ujeedka uu ah aa in lagu qaarijiyo Ganacsade Xuseen jaamici oo kamid ah Ganacsatada Soomaliyeed isla mar ka ana goob Ganacsi ku leh Wadada Maka Al Mukarama ee M/ Muqdisho.

"Ujeedka qaraxa waxa uu ahaa in lagu qaarijo Ganacsade Xuseen jaamici oo ka mid ah Ganac satada Soomaliyeed mar kuu Gaariga ka dagtay kadib ayuu qaraxa dhacay, dhaawac yar ayaa ka soo gaaray dhanka wajiga, haatan xaaladiisa waxa ay tahay mid aad u wanaagsan” ayuu yiri Af-hayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane

Dhanka kale Afhayeenka M/G/ Ban aadir md/C/fitaax Cumar Xalane ayaa ku eedeeyay Alsha baab In ay usoo jeesteen beegsiga shacabka Soomaliyeed.

MAREYKANKA OO SHEEGAY IN DAWLADA ITO OBIYA AWOOD BADAN U ADEEGSATAY MUD AAHARAADEYAASHA

Haweeneyda Mareykanka u fadhida QM, Samantha Power ayaa sheegtay in dawlada Itoobiya ay dibadbaxeyaasha u adeegsatay awood xad dhaaf ah.

Samantha Power ayaa sheegtay in dawlada dalkeedu ay ka walaacsan tahay awooda adag ee loo adeegsaday dorraad mudaaharadeyaal gudaha dalka Itoobiya iyo dibadbaxyadii dhawaan dhacay oo dhan.

Mss.Samantha Power ayaa dorraad kula hadashay wariyeyaal New York. Sha lay ayaa waxaa wada hadal ku saabsan xaalada Itoobiya la qaadatay saraakiil ka socda Ururka Midowga Afrika.

Mss.Samantha Power ayaa ugu yee dhay ama kutilmaantay carqalada kajidha Itoobiya mid xad dhaaf ah waxayna ku b aaqday in la sameeyo baaritaan caddaal ad ah oo hufan. Waxay sheegtay in daw lada Mareykanku ugu baaqday dawlada Itoobiya inay deyso dadka si nabdoon si ay ugu bannaan baxaan.

Dalka Itoobiya ayaa waxaa bilo kasocd ay dibadbaxyo lagu hoobtay ayadoo uru rada xaquuqul insaanku ku baaqeen in dawlada dalkaasi xaquuqul insaanka ay dhowrto ka dib markii ay soo baxeen war ar sheegaya dilal ay geysatay, dad la dha awacay, jirdil iyo dad la xiray.

Ayadoo xarunta ugu weyn ee ururka Midowga Afrika ay ku taalo Itoobiya ayaa asbuucii lasoo dhaafay ay ahayd markii ugu horeysay ee ururka Midowga Afrika uu ka hadlay walaacna ka muujiyay qul qulatooyinka dalkaa ka jira

WAQOOYIGA KUURYA OO TIJAABISAY 3 GANTAAL OO AWOOD MUUJIN AH…

Saddexdaasi Gantaal ayaa shalay subaxdii laga tuuray magaalada Hawangji ee Galbeedka dalkaasi, iyadoo mid ka mid ah uu ku habsaday Saldhig ay Ciidd anka ay Ciiddanka Cirka ee dalka Japan leeyihiin.Milliteriga dalka Koonfurta Kuur ya waxay sheegeen in Gantaaladaasi oo nooca ridada dhexe ah ee RODONG ay wax ka duqeyn karaan masaafo dhan Kun KM, isla markaana loogu talagalay in Madaxda G20 lagu tusiyo Awoodda Ciid dan ee Waqooyiga Korea.

Tijaabadaasi ayaa lagu soo beegay xilli ay Madaxweynaha dalka Koonfurta Kuurya iyo Ra’isul wasaaraha dalka Jap an oo kulan ku lahaa Madasha Shirweyna ha Hoggaamiyayaasha Dalalka G20 uga socda magaalladda Hangzohu ee Bariga dalka Shiinaha.

Haweeneyda Madaxweynaha ka ah dal ka Koonfurta Kuurya Park Geyn Hye ayaa cambaareeysay Tijaabadda Gantaalladda ee Waqooyiga Kuurya, waxayna sheegt ay in lagu carqaladeynayo Xiriirka u dhexeeya Dowladaha Koonfurta Kuurya iyo Shiinaha. Waxay kaloo tilmaamtay in ay iyada iyo Ra’isulwasaaraha Japan, Shino Abbe isku raaceen inay iska kaa shadaan sidii loola socon lahaa Xaalladd aasi.

MALEESHIYADDA AY MILLITERIGA TURKIGA TAAGEERAAN OO DAACISH KA SAARTAY DEE GAANO KU YAALLA WAQOOYIGA SYRIA..

Maleeshiyada ayaa la sheegay inay Daacish ka nadiifiyeen dhul masaafadiisu dhan tahay 90 KM oo u dhexeysa Degmo oyinka Casaas iyo Jarabulus.

Dhinaca kale Ciiddanka Dowladda Syria iyo Isbahaysigooda waxay mar kale go’d oomiyeen Bariga magaalada Alepo oo ay Maleeshiyadda Daacish haystaan.

Milliteriga Dowladda Syria waxay dorr aad Kooxda Daacish ka saareen Saldhi gga Milliteriga ee Ramoosah, waxay ka loo ku siqeen Deegaano kale oo ku yaalla Bariga Alepo.

TURKIGA WUXUU SOO CELINAYAA CILAAQA ADKII UU LA LAHAA MASAR IYO SUURIYA

Turkiga, oo horey u soo celiyay xiriirka Ruushka iyo Israel uu la lahaa ayaa had da waxaa uu qorshe yna ya inuu soo cel iyo xiri irkii kala dhe xe eyay dalalka Mas ar iyo Suuriya, sida uu dhowa an sheeg ay ra’ii sul wasaara ha Turk iga.

"Ilaahay mahadii, waxaa soo celin doon aa xiriirkii aan la laheyd Masar iyo Suur iya” sidaa waxa sheegay ra’iisul wasaare Binali Yildirim. Ra’iisul wasaare Binali Yild irim ma sheegin waqtiga xiriirkaas la soo celinaayo, iyadoo dadka siyaasadda ka fa alooda ay ku tilmaameen in Turkiga uu do onayo in uu wanaajiyo dhammaan cilaa qadka uu la leyahay wadamada Carabta.

Turkiga ayaa mudo dheer waxaa uu madaxweynaha dalka Suuriya Bishaar AlAsad ugu baaqayay in uu xilka ka dego si dhibaatada wadankaas ka jirta loo xakam eeyo, hase yeeshee mowqifka Turkiga ay aa isbedeley iyadoo arimo badan lagu mi cneeyay isbedelkaas, waxaana Turkiga uu ka walacsan yahay in Suuriya ay u ka la go’do labo qeybood oo xuduuda Turki ga ay ka abuuranto maamul ay yee shaan Kurdiyiinta.

Sidoo kale, xiriirka ka dhaxeyn jirey Turkiga iyo Masar ayaa istaagay markii madaxweynihii dalkaas ee Maxamed Mur si ay xukunka ka tuureen ciidanka wad ankaas oo uu hogaaminayay C/fitax Al Sissi, isla markaana xabiga lagu tuurey madaxweyihii sida dimoqraadiga ay u soo doorteen dadka Masaarida ah. Turkiga ay aa dhowaan dib u soo celiyay xiriirkii uu la lahaa Israel oo muddo cilaaqaadkoodu aad u xumaa.

XILIGGA DANBE HABEENKII CASHADA LA CUNO OO LA OGAADAY IN AY KEENTO CAAFI MAAD DARO, IYO WADNE XANUUN "CILMI BAARIS DHANKA CAAFIMAADKA AH”

Cimibaaris cusub oo laga sameeyay dhi baatada caafimaad ee habka cuntada ay aa cadeysay in dadka casheeya (hal sa ac) oo habeenimo ka bid ay soo wajihi kar to khatar caafimaad oo ay mid tahay xan unka wadana istaaga.

cilmibaarayaasha ayaa Daraasadan oo ah midii ugu horeysay ee nooceeda ah kusoo badhigay xiirka ka dhexeeya casha da habeekii iyo xanuunada wadanaha, iya doo daraasadan ay ka qeyb qaateen in ka badan (todobo boqol) oo qof oo da, do odu u dhexeyso 1865 sano kuwaas oo ka cabanayay xanuunka dhiig karka.

cilmibaarayaashu waxay sidoo kale daraaseyeen noocayada cuntada iyo heer ka cusbada ama milixda iyo saameynta caafimaad ee ay arintaasi leedahay.

natiijada laga gaaray cilmibaaristan ayaa muujisay in cuntada lacuno habeenkii go ordanbe ay saameyso heerka cadaadiska dhiiga ee xiliga habeenkii.

wadnaha

khubarada caafimaad ee darasadani sameysay ayaa sidoo kale o gaaday in dadka habeenii waqtidanbe casheeya in tooda badan ay ka cowdaan dhiiga oo kaca iyagoo khatar ugu jiraa xanuunada sababa wadnaha oo istaaga.

ugu danbeytii cilmibaareyaasha ayaa xaqi ijiyay in jirka in jirka Bani aadamku uu ha beenkii nasto laakiin, marka qof kuu waqti danbe habeenki casheeyo ay meesha ka bexeyso waqtigii jirka uu nasanlahaa, ta as oo keenta in jirku galo diyargarow la mid kan malinta markaasina waxaa dhec eysa in jirku anuu marnaba nasan maad aama uu malintii oo dhana shaqeynaayo, arintaasina ay keento khatar caafimaad, iyagoo ku taliyay in habenkii xili hore la qaato cunto fudud.

XUBNO KA TIRSAN ALQAACIDA OO LAGU DI LEY WEERAR KA DHACAY YEMEN

Duyuurad nooca aan duuliyaha laheyd oo la rumeysan yahay in Mareykanka uu leeyahay ayaa bartamaha dalka Yemen waxaa ay ku dishay todobo kamid ah uru rka Alqaacida ee dalkaas ka howlgala, sida laga soo xigtay saraakiil amni.

Weerarka lagu dilay ragga ka tirsanaa Alqaacidada jaziiradda Carabta ayaa wa xaa uu ka dhacay deegaanka Al waadi ee gobolka Ma’rib oo ku yaala bariga magaa lada caasimadda dalka Yemen ee Sanca. Waxaa dhif iyo naadir ah in Mareykanka uu sheegato mas’uuliyadda weeraro dara asiin ah oo ay fuliyaan duyuuradaha aan duuliyaha laheyd ee Drones oo laga fuliyo dalka Yemen kuwaas oo lala beegsado Alqaacida. Daacish iyo Alqaacida ayaa ka faa’Ideystay marnaanshaha xagga aw ooda ee dalkaas markii ay isku dhaceen dowladda Yemen iyo falaagada ay tagee rto dowl adda Iran, waxayna taasi keen tay in awoo da Alqaacida ay ku balaarato qeybo bad an oo dalkaas ka mid ah.

Dowaldda Mareykanka ayaa wacad ku martay inay sii wadi doono howlgalada ka dhanka ah Alqaacida ee dalka Yemen ee loo soo gaabiyo AQAP.

Sidoo kale, isbaheysiga Sacuudiga ho gaamiyo oo taageera dowladda Yemen ayaa waxaa ay weerarada dhanka cirka ah u weeciyeen goobaha ay ku sugan yih iin ururka AQAP.Isbaheysiga ayaa weera ro dhowr ah oo ay ku qaadeen ururka AQ AP waxaa ay suurtagelisay in lagala war eego magaalooyin urukaas uu gacanta ku hayay.

In ka badan 6,600 oo ruux oo shacab ah ayaa lagu diley weerarada ay fuliyeen isbaheysiga Sacuudiga hogaamiyo ee ka dhacayay dalka Yemen, tan iyo bishii Ma arso ee sanadkii 2015, sida qaradamada midoobay aamisan tahay.

MICHAEL KEATING: HAKU DHAMMAADO XILKA MADAXWEYNAHA 6DA NOVEMBER

Ergayga QM u qaabilsan arrimaha Soo maa liya Michael Keating ayaa sheegay in loo baa han yahay 6da bisha Novem ber 2016 in uusan xil sii hayn madaxwey naha hadda dalka ka jira ee Xasan Sh. Maxamuud, isagoo tilmaamay in baar lam aanka iyo dowladda hadda jirta xill igaa wixii ka dambeeya aanay lahaan do onin awood ay ku qaataan go’aamada waawe yn. Warqad ay heshay Goobjoog Ne ws ayaa ergayga QM. wuxuu ugu yeera yaa madasha Hoggaanka Qa ranka oo la gu wado inay kulmaan 7baadkan gudahi isa iney kusoo saaraan taariikhda ay ku eg ta hay xilliga madaxweynenimo.

"Hoggaanka madasha Qaran waa in ay la yimaadaan Taariikh caddeynaysa xilli ga uu ku egyahay waqtiga Madaxweyna ha iyo Xukuuma dda, waxaan soo jeedin eynaa inaysan ka qaa dan muddo ka ba dan Hal 7Todobaad in lagu ka la caddie yo iney dhaceyso doorashada madax tini mo 30 October, waxaana rabnaa in xilligii la isku aqbalay ee kama dambeysta ahaa uu dha qan galo, iyadoo laga gun gaaraya DF.iyo baarl amaanka inaysan qaadanin go’aamo waaweyn xilligaa wixii ka damb eeya”

Waqtiga Sharci Ahaanshiyaha Madaxw eyna ha Iyo Baarlamaanka Hoggaanka m adasha qar an ayaa shaaciyey inuu mada xweynaha kusii nagaan doona xafiiskiisa illaa doorashada mada xtinimada ay ka dhacdo 30 October ee Sanadka an. Mad axweyne Xasan Sh. Maxamuud ayaa xi ll iga uu haynayo sharciyan wuxuu xilka u gu eg yahay 10ka September oo ka hars an Afar Maalin oo qura, halka Baarlam aanka Federaal ka uu ka dhammaaday wa qtiga 19kii August, in kastoo baarlamaan ka uu u codeeyay inay xilka sii hayaan ill aa baarlamaanka kale uu ka yim aado.

Warqadda ayaa uga digeysa madasha Hogga anka qaran in mar dambe aanay wax dambe oo wadatashi ah ka gelin hab ka qabashada doo rashada dalka iyo sidii lagu soo xuli lahaa aqalka sare, taas oo ay ku jirto qaababka doorasho.

Dhibaateyn Siyaasadeed

Keating oo ka digaya warqaddii kasoo baxday hoggaanka madasha qaran, taa oo ku socotay guddiga doorashada ee he erka gobol ahaydna magacaabistii Maxa med Axmed Xuseen ee la yiri waxa uu matelayaa beesha Reer Awxasan ee ku nool Koonfur Galbeed Soomaaliya, taas oo sababtay khilaaf iyo iska horimaad bu lshada rayidka ah. Ilo wareedyo ku dhow dhow hoggaan ka madasha qaran ayaa Goobjoog u xaqiijiyey maagacaabistii Ma xamed Axmed Xuseen iney ahayd dhibaa teyn siyaasadeed, taas oo loola dan lah aa in lagu ilaaliyo danaha madaxweyne Xasan Sheekh iyo saaxiibadiisa gobolka Hiiraan.

"Waa wax iska caadi ah in la magacaa bo Oday dhaqameed matalaya beelaha ku kala firirsan gobollada dhammaantood, laakiin mas’ uuliyadda ah oday dhaqame ed ma quseyso ma daxweyne ama hogga amiye kaleba, mana ahan wax ku habbo on dhaqanka” sidaasi waxaa Goobjoog News u sheegay qof codsaday in aan la magacaabin.

HABKA XALLINTA KHILAAFAADKA

Warqadda ayaa waxay ka codsaney saa HM WQ inay siiyaan QM. kaalin lana yimaadaan qa abka lagu xalliyo khilaafya da jira, iyadoo laga co dasanayo dadka ay quseyso inay magacaabaan guddi u qaa beysan xallinta khilaafaadkaas.

Lacagaha cabashada musharaxa ayaa ergayga Qaramada Midoobay wux uu u soo jee diyey madasha Hoggaan ka Qaranka inay isku raacaan iney lacagtaa bixiyaan dadka shaaciyey in ay u taagan yihiin madaxtinimada baarlamaan ka iyo Ergada wax dooraneysa si loo yareeyo tir ada dadka cabanaya.

Ergayga Qaramada Midoobay ayaa wu xuu soo jeediyey in madaxda maamul go boleedyada hadda jira iyo kuwa imaan do ona ay xulista mu sharaxiinta aqalka sare ay ku daraan ugu yaraan 3 kursi oo hawe en ah kuwaasi oo u tartami doo na xilka aqalka sare.

Hoggaanka madasha qaran ayaa wax ay isugu jiraan Madaxweynaha dowladda Federaal ka Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid, Guud doomiyaha Baarlamaan ka Maxamed She ekh Cismaan Jawaari, Afarta Hoggaami ye ee maamul goboleedyada kala ah Pun tland, Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Galmudug, waxaa sidoo kale warqadda magac iisa lagu xusay Ra’iisul wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte.

Xigasho:Goobjoog News

KULAN TAAGEERO MUSHARAX MD.MAX AMUD XUSEEN MOOGE OO KA DHACAY HOTEL ORIENTAL EE MAGAALADA MUQDISHO.

Kulan aad u qurux badan oo lagu tag eeray inuu Mudane Maxamud Xuseen Mo oge noqdo musharaxa beesha Celi cumar ku matali doona Baarlamaanka Federaal ka Soomaaliya ee xubnihiisa dhawaan la dooranayo. Kulankan waxa uu ka dhacay Hotel Oriental ee M/Muqdisho Kulanka waxa ka soo qeyb galay Siyaasiyiin, Aqo onyahano, Culuma’udiin, Odayaasha dha qanka, Haweenka iyo bulshada qeybahe eda kala duwan.

Xafladii maanta waxa ka horeeyay kul ano kale oo hoos laga soo bilaabay si Mu dane Maxamud Xuseen Mooge ku noqdo musharaxa beesha ee doorashada 2016. Kulanadaas waxa ka mid ahaa mid ka dh acay Hotel Global bartamihii bisha Agoos to 2016. Halkaas oo ka soo jeediyay mud ane Mooge in uu yahay sannadkaan musharax u taagan doorashada Baarlam aanka Federaalka Soomaaliyeed laguna taageeray hamigiisa mustaqbalka. Waxa xigay dhoor kulan ee jufadda Ibrahim Celi ugu dooratay Mudane Mooge in uu yahay xubinta u matalayso doorashada dhawa an dhici doonta ee Barlamaanka Hoose.

Nabadoonadda kulanka ka soo qeyb galay oo ka koobnaa dhammaan jufooyin ka Celi Cumar waxa ay codkooda si buu xda ku taagereen Mudane Maxamud Xus een Mooge in uu noqdo musharaxa u taa gan Beesha kedib markii ay dhageey steen codka musuuliyiinta ka soo qeyb ga lay kulankaan, iyo aqoonta ay u leeyihiin md. Maxamud Xuseen Mooge, waxa ay na goobta ka cadeeyeen in ergada doora shada ee beesha Celi Cumar iyo dham maan ergada ah 51ka codbixiyeyaal ee Galmaax Yonis kula dardaarmayaan in doorashada musharaxa ee heer baarla maan qaran noqoto mid ku saleey san aq oonta, waxqabadka iyo daacadni mada musharaxa lana raaco nidaamka u de gsan doorashadda iyo maslaxada dadka Soomaaliyeed.Musharaxa ayaa dhankiisa ka hadlay hawsha uu hadda u haayo bul shada iyo tan uu qaban doono haddii la doorto.

CIIDAMADA KUMAANDOOSKA SOOMAA LIY A OO TOOGASHO KU DILAY HORJOOGIHII SHA BAAB EE DEGMADA QORYOOLEEY

Ciiidamada kumaandooska ee DANAB ayaa howlgallo ay ka sameeyeen dee gaanno ka tirsan G/Sh/Hoose waxa ay ku dileen horjoogihii Shabaab u qaabilsanaa degmada Qoryooleey iyo lix kale oo la soco tay. Afhayeenka W/A mniga ee XS .Md. Ca bdikaamil Macalin Sh ukri oo la ha dlay Ra dio Muqdisho ayaa sheegay in ciid amada ay ku guuleysteen dilka horjoo gihii Sha baabka u qaabilsanaa degmada Qoryool eey iyo maleeshiyaad kale oo la socday, waxaana uu intaa ku daray in cii damada ay joogteen doonaan howlgalla da ka dhanka ah AlShabaab, iyadoo falk an u dhacay xilli al shabaabka ay doona yeen inay u gudbaan dhanka gobolka Shabee laha dhexe.

"Howlgalkan lagu dilay horjoogahan iyo lixda kale ee maleeshiyada AlShaabab ayaa ka dambeeyay howlgal ay ciidama da kumaandooska ee DANAB ay ka sam eyeen inta u dhexeysta xadla labada go bol ee shabeelaha dhexe iyo Shabeelaha Hoose”ayuu yiri Afhayeenka.

Afhayeenka ayaa shacabka uga mahad celiyay sida ay ula shaqeeyaan ciidam ada Nabadgelyada, waxaana uu intaa ku daray in ciidamada ay saaxiibo dhaw la yihiin shacabka.

MD. CABDIWELI MAXAMED CALI GAAS IYO WAFDI UU HOGAAMINAYO OO SHALAY LOOGU SOO DHOWEEYEY MUQD ISHO.

Madaxweynaha D/G.Puntland Dr Cabdi weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu ho gaaminayo ayaa safar shaqo ku yimid M/MuqdishoGaroonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa Loogu soo dhoweeyey wafd iga Md.Gaas, waxaana soo dhoweyntaasi ka qayb galay madax kala duwan oo ka tir san Golayaasha DF/ Soomaaliya. Md. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi giisa ayaa ka qayb geli doona shirka Mad asha Wada Tashiga Qaran oo ka furmi do ona M/Muqdisho maanta inagu waxaana uu shirkaasi daba socdaa kulamadii hore ee ay madashu ku yeelatay Muqdisho, kuwaas oo looga arrinsanayay arrimaha doorashooyinka Soomaaliya ee sanadka 2016. Md.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdiga ballaaran ee uu hogaaminayo ayaa Muqdisho ku sugnaan doona maal maha soo socda,shirka madasha

KUDHAWAAD 5 RUUX OO KU DHAAWAC MAY QARAX XALAY KA DHACAY MUQDISHO

Ugu yaraan 3 Ru ux ayaa ku dha awa cmay Qarax bambaano oo nuuca gacanta laga tuuro kaasi oo lagu weeraray Maq aaxi ku taalla nawa axiga Isgooyska To wfiiq ee Magaalada Muqdisho xalay.

Goobjooge la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Maqaaxida ay ku sugnaayeen Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda Soo maaliya, taasina ay keentay in bambaano lagu weeraro.

Dhaawaca 3da Ruux ee Shacabka ah ayaa lagu soo waramayaa in loo qaaday Isbitaal si halkaasi xaaladooda caafimaad loogu dabiibo. Kooxihii ka dambeeyay We erarkaasi ayaa goobta isaga baxsaday, sida goobjooge uu sheegay.Weli ma jirto cid sheegatay mas’uuliyada Qaraxaas.

Weerarkan ayaa waxuu imaanayaa saacado un ka dib markii shalay Gaari la gu soo xiray waxyaabaha Qarxa uu ku qarxay Wadada Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho.

XAFIISYADA IDAACADDA BARKULAN EE MUQDISHU IYO NAYROBI OO LA XIRAYO

Laga billaabo bisha September 7, 2016, Raadiyaha BarKulan (RBK) wuxuu xiray aa howlgalkiisa Nayrobi oo laga billaabo xilligaas waxaa istaagayo jadwalka baah inta idaacadda, waxaana lagu beddelay aa wargelin laga baahin doono mowjada ha FMyada ee ay idaacaddu ku leedahay Muqdisho, Beledweyne, Baydhabo iyo Kis maayo. Idaacadda waxay muddo ka bad an lix sano baahineysay warar, barnaamij yo iyo madadaalo. Waxay yeelatay dhage ystayaal ku xiran oo ka dhageysanayey mowjad FM toddoba gobol oo gudaha Soomaaliya ah, dalalka gobolkana wax aa laga dhageysanayey sataleydka Tha icom, halka caalamka intiisa kalana si toos ah looga dhageysan jiray websayd ka idaac adda, taleefanka iyo adeegyada kale ee uu dhageystuhu wacayo nambar.

Raadiyuhu waxaa uu gaaray guul sababtoo ah xirfadda iyo u jajabnaanta shaqo ee shaqaalihiisa oo ay wehliyaan ku xirnaashaha iyo fal celinta ka imane yay dhageystayaasheena. Waxaan u mahad celineynaa dhammaan taageeray aasheena, dhageystayaasha iyo cid kasta oo wax ka geysatay raadiyahan Soomaa liyeed tan iyo markii la dhisay. Waxaa la rajeynayaa in guulaha ay gaartay RBK loo weecin karo billaabidda qorshe iyo ad eeg cusub oo kale, haddii tani ay xaqiiqo wdo waxaa wargelinteda lagu baahin do naa halkan iyo FMyada idaacadda intaba

WARATADA ISLII OO WADDOOYINKA QASHIN BADAN KU DAADIYEEN

Waa qormo shalay subaxdii lagu qoray barta wararka ee wargeyska The Stand ard ee kasoo baxa Nayrobi Kenya. Meel aha qaar waxaa waddooyinka loo rogay qashin qub. Arinkaa ayaa waxaa loo aane eyaa waratada oo qashinka isaga quba xaafada dhexdeeda si dareen la'aan ah.

Mar ayaa Islii aad nadiif u ahaan jidh ay. Xaafada oo dadka u badan ee kunool ama ku ganacsada ay Soomaali yihiin wa xaa kuyaala ila a 50 dhisme ya al oo guda hoo da lagu gan acs ado ma rka xaa fadu waa mid ka mid ah suuq yada ugu waaw eyn Nayrobi iyo mandaq ada.

Waxaa sidoo kale xaafada kuyaala ho teelo la seexdo iyo maqaayado laga cunt eeyo. Dukaanleyda ayaa ka cawday asbu ucii lasoo dhaafay in waratadu ka halley nayaan ganacsiga ayagoo sidoo kale xira meelihii dukaamadooda loo soo mari lah aa. Waxay sheegeen sidoo kale in wara tadu qiime jaban alaabada ku sii iibshaan maadaama aysan canshuur bixin.

Suuqa ayaa waxaa uu noqday cariiri dad ku aysan mari karin maadaama warato meel walba alaabo dhigteen. Ka dib mar kii ay waratada u caal waayeen ayaa du kaanleydu asbuucii tagay maalmo shaqa da joojiyeen.

Arintaa ka dib booliska ayaa xaaqay il aa 20 kun oo miisas iyo cooshado ahaa taasoo dhalisay xiisad u dhexeysay boolis ka ,waratada iyo dukaanleydaba.

Dadaallo ay horay isugu dayeen maq aaxileyda iyo mulkiileyaasha hoteelada oo ay waddooyinka u dhow geedo iyo uba xyo ugu tallaaleen ayaan mira dhal noqon maadaama waratadu deegaanka wasaqe eyeen, waa sida hadalka loo dhigaye.

Meelihii ubaxyada lagu tallaalay wee yey meelaha qashinka lagu shubay. Si ka staba ha ahaatee waratada ayaa iska fog eeyay eedda loo soo jeediyay ee ah in ay agu ay qashinka ku shubaan waddooyin ka. "Waratada kaligood malahan eeda. Qashin badan waxaa laga keenaa meela ha dadku kunool yihiin. Dad waxaa jira ha beynkii qashinka soo daadsha taana ana ga ayaa hadhow nalaku eedeeyaa," sidaa waxaa tiri Betty Kimoli, oo qudaar ku iib isa meel u dhow nawaaxiga Califonia oo Islii ka tirsan.

Waxay kaloo sheegtay in dawlad deeg aanku uruurin jirtay qashinka laakiin mar mar sidaa markii shaqaalaheedu u dhaqa aqaan hadana lasoo dhoobi jiray. Laakiin xataa markii cooshadihii la dumiyay, qaar waratada ka tirsan ayaa wali ku ganacsa da jidadka u dhexeeya Islii iyo Biafra oo ah xaafad daris la ah Islii iyo min Biafra ilaa wadada weyn ee Joogoo Rd.

"Waxaan rajeyneynaa in dawlada deg mada cagafyadeedu aysan imaan ilaa hal kaan. Wax dhibaatooyin ah kama wadno halkaan. Qaarkeen waxaan un imaanaa galab gaabadkii markii dukaanleydu xira an dukaamada," sidaana waxaa yiri Mar tin Mutisya oo gada huudheey.

Qaar ka tirsan waratada meelahaa oo ka yara durugsan suuqa Islii ayaa alaabo badan sii iibshay maalmihii shaqo joojintu ka jidhay Islii. Gobernatooraha Nayrobi, Evans Kidero ayaa wacad ku maray inuu waddooyinka ka nadiifin doono waratada shaqo joojintii dukaanleyda ee asbuucii ta gay ka dib.

MAXAABIIS KU DHIMATAY XABSI KU YAAL DULEEDKA M/ADDIS ABABA

Rasaas ayaa laga dhexmaqlay xabsiga Qilinto oo ku yaal duleedka magaal ada ca asimada ee Addis Abab ka dib markii uu dab ka kacay gudaha xabsiga. Dowlada Itoobiya ayaa xaqiijisay inay dad ku dhint een xabsiga halka ay warbaahinta guda ha ay ku tilmaantay in dadka dhintey ay gaarayaan ugu yaraan labaatan ruux. Bili hii la soo dhaafay ayaa banaanbaxyo lo ogaga soo horjeedo dowlada Itoobiya ay ka dhacayeen dalka Itoobiya Sawiro lagu soo bandhigay baraha bulshada ayaa wa xaa ka muuqa nayay qiiq ka soo baxaya dhismaha xabs iga.

Wararka ayaa sheegaya in dabka uu si ulakac ah ay u bilaabeen maxaabiista ku jirta xabsiga iyagoo doonaya inay ka baxsadaan. Waxaa jira banaanbaxyo is dabajoog ah oo ay dhigayeen dadka Oro mada oo ah qowmiyada ugu badan dalka Itoobiyaan tan iyo bishii November 2015.

Xabsiga Qilinto ayaa ah xabsiga dad ka lagu sii hayo iyagoo saddex sano ama ka badan dadka lagu hayo xabsigaas iya goo sugaya maxkamad.

Wararka ayaa sheegaya in xabsiga uu qaadi karo illaa iyo saddex kun oo ma xbuus iyadoo darbiyadana ay dhererkoo dugaarayaan inta u dhexeysa 12m illaa iyo 24 mitir. Xabsigan ayaa ah mi d amma ankiisa aad loo adkeeyo iyadoo ay ku xir an yihiin kaamerooyinka wax duuba. Wax aana lagu xiraa maxaabiis ha noqdaan ku wo arrimaha siyaasada loo xiro, saxafi yi inta iyo dadka ka soo horjeeda dowlada.

MALEESHIYO BEELEED ISKA HORIMAAD HUBEYSAN KU DHEX MARAY DEEGAANO KA TIRSAN DEGMADA GAALKACYO

Wararka ka imanaya gobolada dhe xe ee dalka Soomaaliya ayaa sheega ya in iskahorimaad hubeysan uu ku dhex ma ray deegaanka SarJimaale oo Waqoyi Bari ka xigta degmada Ga alkacyo Inta la xaqiijiyay dagaalkan ay aa waxaa ku dhi matay 10 ruux halka ay ku dhaawacmeen ku dhowaad 20 kale,lama oga sababta keentay dagaa lkan oo u dhexeeya ma leeshiyo beele ed xoolo dhaqato ah.

Dagaalkan oo dhacay gelinkii dam be ee shalay ayaa la sheegayaa in ay degg en tahay xaalada dagaalkana uu joogsa day sida ay dadka deegaanka as u shee geen wakaalada wararka ee SONNA. Pu ntland iyo Galmudug oo go balka wa da maamula ayaanan wali ka hadlin, iyadoo waxgaradka labada dhi nac ay ku ba aqeen in la joojiyo dirirt aan U dhaxey say xolodhaqato

KOOXO HUBEYSAN OO WEERAR KHASAARO GEYSTAY UGU GEYSTEY 3 NIN DULEED DEGMADA AFGOOYE

Sida ay xaqiijiyeen ilo deegaanka ku sugan Kooxo Hubeysan ayaa deegaanka Laanta Buuro ku weeraray Rag la socday Mooto Labo lugaaleey ah oo mareysay deegaankaasi.

Wararka ayaa sheegaya in ragga la weeraray oo gaarayay 3 qof mid ka mid ah uu dhintay 2 kalana ay dhaawacmeen.

Lama oga sababta ka dambeysa weerarka raggaas lagula qaaday deega anka laanta Buuro ee duleedka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha

SOMALILAND OO SHEEGTAY IN AANU KHUSEYN AMARKA LAGU JOOJIYAY DIYAARADAHA QAADKA

Maamulka Somaliland ayaa sheegtay in aanu khuseyn go’aanka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ku joojisay duulimaadyadii qaadka ee ka imaan jiray Kenya, laga bilaabo 6da September oo maanta ku beegan.

Wasiirka Gaadiidka ee Somaliland Farxaan Aadan Heybe ayaa sheegay in aanay iyagu ka tirsaneyn Soomaaliya, isla markaana diyaaradaha qaadka ay isticmaali karaan garoomada diyaaradaha Somaliland.

"Go’aanka Soomaaliya ku joojisay Qaadka nama khuseeyo, diyaaradaha qaadka sida waxay isticmaali karaan garoomada diyaaradaha Somaliland”ayuu yiri Wasiirka Gaadiidka Somaliland.

Somaliland ayuu qaadka uga yimaadaa Itoobiya, waxaana uu soo maraa dhinaca dhulka, balse magaalada Laascaanood ayaa maalin kasta ka degta diyaarad Qaad sida oo ka timaada Kenya

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in go’aanka ay ku joojisay duulimaadyada qaadka ee Kenya ka keena ay tahay mid KMG ah, isla markaana uu saameynayo dhamaan garoomada diyaaradaha Soomaaliya

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip