Maxaad ka taqaan ciyaartoyda orodada Soomaaliya u dhashay iyo dalalka ay u tartamayaan?

0
Thursday August 18, 2016 - 11:10:29 in Wararka by
  • Visits: 750
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaad ka taqaan ciyaartoyda orodada Soomaaliya u dhashay iyo dalalka ay u tartamayaan?

    Ciyaartoyda Soomaaliya u dhashay ee ka qeyb gelaya tartanka Olombikada Adduunka ee ka socda dalka Brazil ayaa waxaa ka qeyb gelaya ilaa lix ciyaartoy oo midi haween tahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaartoyda Soomaaliya u dhashay ee ka qeyb gelaya tartanka Olombikada Adduunka ee ka socda dalka Brazil ayaa waxaa ka qeyb gelaya ilaa lix ciyaartoy oo midi haween tahay.

Afarta kale ee ciyaartoyda asalkoodu Soomaalida yahay ayaa u kala ciyaaraya ilaa afar dal, waxayna kala yihiin sida soo socota:-

4-players
sawirrada 4ta Ciyaarhanno ee Dalalka Caalamka Mgacooda ku Orda oo Soomaalida Aaslkoodu yahay 
waa kuwaan hoos ku Qoran:-

1. Maxamed Daauud (Soomaaliya)


2.Maxamed Faarax (Britian) 
3. Xasan Miicaad (Mareykanka)
4.Bashiir Cabdi (Biljem)
5. Maxamed Axmed (Canada)

Shanta ciyaartoy ayaa dhammaantood u tartamaya orodka 5000 mitir, iyagoona dhammaantood maanta mar kaliya u ciyaaraya dalalka ay ka socdaan.
Laacibka Maxamed Faarax oo asalkiisa u dhashay dalka Soomaaliya ayaa isagu u tartamaya dalka Ingiriiska ayaa horay ugu guuleystay orodka 10,000m, isagoo la filayo in tartanka maanta guulo kale ka soo hooyo.


Sawirrada:- Maryan iyo Maxamed oo ah Ciyaaryahannada Dalka Soomaaliya u OradayeyTartanka Rio

Maryan Nuh Muse oo ah gabadha ka socota Soomaaliya oo horay ugu tartantay orodka 400m ayaa gashay kaalinta 8aad, iyadoona tallaabadaasi ay noqotay mid guul ah marka loo eego duruufaha adag ee ay ku sugan yihiin ciyaartoyda Soomaaliyeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip