Xaalad Nololeed oo xun oo soo wajahday qaxootiga kusugan Giriiga

0
Wednesday August 17, 2016 - 11:50:55 in Wararka by
  • Visits: 676
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaalad Nololeed oo xun oo soo wajahday qaxootiga kusugan Giriiga

    Waxaa lagau soo waramayaa in xaalad xun oo nololeed ay soo food saartay qaxootiga ku nool dalka Giriiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa lagau soo waramayaa in xaalad xun oo nololeed ay soo food saartay qaxootiga ku nool dalka Giriiga.


Hayada Save the Childen ayaa sheegay in xaalada nolosha ee qaxootiga kusugan jasiiradaha Giriiga ay kasii dareyso tirada qaxootiguna ay sii kordheyso marba marka kasii dambeysa.

Waxaa sare u kacday tirada qaxootiga kunool jasiiradaha Lesbos, Chios iyo Samos ee dalkaasi Giriiga. In ka badan 150% ayay sare u kacday tirada qaxootiga ee meelahaa kunool marka bishaan iyo bishii hore laisu barbar dhigo.

Adeegyada aasaasiga ah iyo khadamaadka ayaa aad u xun ayadoo Save the Children ay sheegtay in qaxootigaa ay la' yihiin waxyaabaha nolosha aasaasiga u ah sida cunno ku filan, dhar iyo guryo iyo weliba musqulo.

Qaxootigaa ayaa u baahan in badbaado mujtamac ay helaan iyo in gurmad loo fidiyo.

Qaxootiga halkaa kusugan ayaa kakala yimid dalalka Suuriya, Ciraaq, Liibiya iyo dalal kale oo kuyaala Afrika.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip