
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 16-KA AGOOSTO 2016-KA
"Qurbajoogta dadaal badan oo mu uqda ayay sameeyeen si ay waddankoo da wax ugu qabta an, doorka ay cayaare enna waa mid dalka wax badan ka bedde lay. Fariinta aan u dirayaa dham maan qur bajoogta waxay tahay inay shaqada wana agsan ee ay hayaan ay meesha ka sii wa daan, inay midnimadooda adkeeyaan iyo inay saameyn waxtar leh ku yeeshaan wa ddamada ay ku nool yihiin’’, ayuu yiri Mad axweynaha.
Madaxweynaha oo ka hadlayey arrima ha siyaasadda ayaa sheegay in dowladda hadda jirta ay wax badan qabatey, balse ay weli jirto shaqo badan oo qabyo ah.
"Markii dowladdan ay talada la wareegt ay waxaa ay dadaal u gashey inay qabato inta badan hawlihii laga sugayey dowladi hii ku meel gaarka ee dalka soo marey, duruufo iyo caqabado soo wajahay xillig ooda awgood. Waxaan aaminsanahay in aan hore u socono, haddii aan wada sha qeynana aan Soomaaliya meel sare wada gaarsiin karno’’.
Madaxweynaha ayaa ugu dambeyn ugu baaqey shacabka Soomaaliyeed inay ka wada shaqe eyaan sidii dalku u yeelan la haa hay’ado dowli ah oo sal adag, isla ma rkaana qeyb ka qaata dhismaha Soomaa liyada cusub ee tiirarkeedu noqon doon aan dimoqraadiyad, caddaalad, hourmar, isla xisaabtan iyo nabad ku wada noolaan sho. Waxaa Madaxweynaha ka hor , halk aasi ka akhriyey War Murtiyeedka shirka, Zakariya Yuusuf oo ka mid ah xubnihii qu rbajoogta ee ka soo qeybgashey shirka la gu soo gabagabeeyay Muqdisho.
QM OO SOO DHOWEYSAY ANSIXINTA MADAXWEYNHA SOOMAALIYA EE GUDDIGA ILAALINTA XUQUUQDA AADANAHA
QM.ayaa soo dhoweysay sharciga dhi smaha guddiga madaxa banaan ee xuqu uqul insaanka oo uu saxiixay madaxwey ne Xasan Sh.Maxamuud, Wakiilka QM.ee arrimaha Soma liya Danjire Micha el Keat ing ayaa sheegay inuu sharcigaan inuu awood u siinaayo dowladda Somaliya ilaa linta xuquuqda Aadanaha iyo ka hortagga tacadiyada lagu la kaco qaybaha Bulsha da.
"Waa war ay ku farxaan Somalida, wax aan ugu hambalyeynaa dowladda iyo ha y’adaha bulshada rayidka ah halkan ay gaareen si loo xushmeeyo xuquuqda aad anaha.” ayuu yiri Mich ael Keating.
Danjiraha QM. ee arimaha Somaliya ay aa ku ammaanay Wasaarada Haweenka dadaalka dheeriga ah ee ay ku bixisay si dii Madaxweynaha Somaliya uu ku saxiixi lahaa sharcigaan.
Madaxweyne Xasan Sh ayaa si rasmi ah qalinka ugu duugay sharciga lagu dhis ayo Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquuq ul Insaanka.
URUR GOBOLEEDKA IGAD OO WARBIXIN KA SOO SAARAY HALISTA URURKA ALSHABAAB
Warbixin uu soo saaray urur goboleed ka IGAD oo ah urur ay ku mideysan yihiin wadamada Bariga Afrika ayaa lagu shee gay in ururka Alshabaab uu halis ku yah ay wadamada geeska Afri ka.Ururka IGAD ayaa sheegay in ururka AlShabaab ay ha lis ku yahay waddamada Gobolka oo idil oo aysan ku koobneyn oo Soomaaliya kaliya. Warbixintan uu soo saaray ururka IGAD ayaa waxa ay ku sheegeen in hoga amiyihii hore ee ururka Alshababa uu ab uuray labo garab oo ah milatari ka dagaal ada wadamo aan ahayn Soomaliya.
"Garab ka mid ah garabyada Alshabaab ayaa waxaa ay ka howlgalaan wadamada Ke nya,Tanzania iyo Uganda waxaana ka mid ah ururkan maleeshiyaad ku hadla lu qada sawaaxilga ka na soo jeeda dalalka geeska Afrika.”ayaa lagu yiri warbixintan.
Warbixin uu soo saaray urur Goboleed ka IGAD ayaa lagu sheegay in AlShabab ay sameeyeen garab milatari oo ka howl gala dalka Itoobiya
Garabkan ka howlagala dalka Itoobiya waxaa uu ka kooban yahay illaa 500 oo askari kuwaasoo qorsheynaya inay falal argagaxiso ka geysato dalka Itoobiya. Ur urka IGAD ayaa ugu baaqay wad amada ku jira ururka inay iska kaashadaan sidii si wadajir ah loogaga hortagi lahaa ururka Al-shabaab.
RA’IISUL WASAARE KUXIGEENKA DALKA OO FURAY SHIR MUHIIM AH
Ra’iisul wasaare kuxigeenka X FS Md., Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa Shalay M/Neyarobi ee dal Kenya waxa uu ka furay shir looga hadlayay istiraatijiyad da ka faa’iideysiga Kheyraadka Bad da da lkeena Soomaaliya iyo sida loo difaaci ka ro kheyraadka dalka. Shirka oo socon donna mud do 3 maalin ayaa waxaa ka soo qeybgalay DF/Soomaaliya,maamul goboleedyada ka jira dalka, de eq bixiyaasha ca alamka,UNka iyo urruro caalami ah, wa xaana soo qaban qaabiyay urur goboleed ka IGAD.
Shirka ayaa sidoo kale waxaa goob jo og ka ahaa safiirka DF.Soomaaliya u fa dhiya dalka Kenya Ambasaddor, Jamaal Maxamed Xasan. Wasiirka Garsoorka, dastuurka iyo arrimaha diinta ee ma amul goboleedka Jubbaland Md.Aadan Ibraah im Awxirsi ayaa ujeedada shirkan sharra xaad ka sii yay Warbaahinta Qaranka.
"Maanta waxaanu halkaan u joognaa shir magaalatan Nayrobi ka dhacaya oo ay ka soo qeybga leen dowlad goboleedya da ka midka ah DFSoomaaliya oo uu hog gaaminayo R/wasaare kux/enka Soomaa liya Maxamed Cumar Carte oo ay ka soo qeybgaleen dad badan oo deeq bixiyaas ha caal amka ah iyo hay’ado UNta ah iyo ururo caalami ah ay ka soo qeybgaleen. Shirkaan wuxuu ku saab sanyahay istiraat ijiyadda ka faa’iideysiga kheyraadka Soo maaliya badeeda iyo sidii loo difaaci lah aa kheyraadka Soomaaliya ayuu ku saab sanyahay. Wuxuu socon doonaa 15ka ilaa 17 ka Agust” ayuu yiri Wasiirka. Shir kan ayaan aheyn kii u horreeyay ee nooci Isa ah oo lagu qabto qeybo kamid ah dalalka Afrika.
DANJIRIHII JABUUTI EE SOOMAALIYA OO LA SAGOTIYAY
Munaasabad lagu sagootinyay daniri hii dowladda Jabuuti u fadhiyay Soomaaliya oo uu ka qeyb galay Rai’salwasaara ha Soomaaliya inta badan golaha wasiirada XS,xeer ilaayiha guud qaranka, xildhi baano,taliyayaal ciidan iyo safiiro ka socday caalamka iyo marti sharaf kale ayaa kagu qabtay Muqdisho. Munaasabada ay aa lagu bogaadiyay waxqabdkii safiir Day id Dubbad Rooble mudadii todobada sa na aheed oo uu soo shaqeeyay.
Hoballada qaranka ee Waabari ayaa ku soo bandhigay goobta suugaan ka tarju maysay ahmiyada is garab taaga walaala ha Jabuuti iyo wax qabadka safiir Dayib Dubbad Abuukaate Caydiid C/laahi (Ilkoxanaf) ayaa sheegay in waqti adag uu safiirka ka shaqeeyay Soomaaliya.
Mas’uuliyiin isugu jirta wasiiro iyo xildhib aano oo xafladda ka hadlay ayaa si weyn u bogaadiyay wax qabadka danjire Dayid Dubadda Rooble mudada Soomaaliya ka howlgalayay. Safiirkii hore ee Jabuuti u fa dhiyay Soomaaliya Md.Dayib Dubbad Ro oble oo ka mahad celiyay sagootinta loo same yay,waxaana tilmaamay in waxwa lba oo uu qabtay uu sabab uu u ahaa Ma daxweynaha Jamhuur iyada aanu walaa ha nahay ee Jabuuti Md.Ismaaciil Cumar Geelle.
R/Wasaaraha .XS Md.Cumar Cabdira shiid Cali Sharmaake ayaa sheegay in munaasabadan uu muujinayso sida dad ka Soomaaliyeed iyo dowladooduba uu u gu weyn yahay safir Dayib Dubad Rooble
MASAR: GABADHO SI KMG AH SHAQADA LOOGA JOOJIYAY (WAA MAXAY SABABTA?)
Telefishan laga leeyahay dalka Masar ayaa si KMG ah shaqada uga joojiyay haweenka ka shaqe eya, ka dib markii qiil looga dhigay arrimo dhowr ah.
Muddada ay shaqada ka joogayaan ay uu ku sheegay Telefishanka Xijaazi inay gaareyso ilaa hal bil , ka dib markii lagu soo eedeeyay inay cayilan yihiin isla mark aana aanay gudan karin waajiba adkooda.
Telefishanka Xijaazi oo ka mid ah tilefi shanada ugu waaweyn dalka Masar war ka soo baxay ma amulkooda ayaa lagu sheegay inuu xadka ka baxay cayilkii loo ga baahnaa haweenka ka howlgala telefi shankaas.
Dhinaca kale mudada halka bil ah ayaa la faray haweenkaasi inay ku dhimaan mii saankooda, si ay shaqada dib ugu soo la abtaan. Haweenka shaqada laga ceyriyay oo tiradooda gaareyso in ka ba dan shan qof ayaa la sheegayaa inay aqbaleen am arka ka soo baxay telefishanka, hase ye eshee telefishanka waxaa weli ka howl gala haween da’ kala duwan ah
GOLAHA TALOBIXINTA IYO QORSHAHA QAR ANKA OO SOO SAARAY QODOBO MUHIIM AH
Ka dib shir ay shalay ku yeesheen Bay dhabo, Xarunta G/Baay ayaa xubnaha Golaha Talobixinta iyo Qorshaha Qaran ka waxay soo saareen war murtiyeed.
War murtiyeedkaas oo nuqul ka mid ah oo soo gaaray Warbaahinta Hiiraan.com ayaa waxaa ay xubnaha golehaasi ku qor een qodobo dhowr ah oo ay shirkii shalay dhammaadkiisii isku raaceen.
Qodobadaa ayaa ah goluhu inuu soo dhaweynaayo hannaanka Qorshaha Qar anka; soo jeedin ah in la xoojiyo xiriirka iyo hagida dhameystirka Qorshaha Qaran ka; in la qabto shirka xiga ee gola ha taari ikhdu markey tahay 31ka bisha Agoosto ee 2016 laguna casuumo Beesha Caalam ka; in goluhu la wadaago qabyo qoraalka Qorshaha Qaranka dowlad goboleedyada oo dhan inta aan la ba ahin si ay uga soo talo bixiyaan; in la sameeyo hannaan qa abdhismeed kaasoo ah iskuduwid iyo is ku dubarid loogu talo galay howlaha Qor shaha Qaranka; in lasoo dhaweeyo oo goluhu soo dhaw eeyo kordhinta dowrka haweenka ee ku xusan Qorshaha Qaran ka iyo in goluhu yahay midka haga ya maa mulka iyo hirgelinta Qorshaha Qaranka.
Goluhu wuxuu war murtiyeedkiisa ku xusay mahad celin uu uga mahad celiyay Wasaaradda Q/sheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee DF ,shaqada adag ee ay qabatay welina qabato ee ah isku dubarid ka howlaha Qorshaha Qaranka.
MID KA MID AH DUQ MAGAALAYAASHII MU QDISHO UGU HOREEYAY AXMED MUUDE XUSEEN OO GEERIYOODAY.
Waxaa M/Muqdisho ku geeriyooday Alle ha u naxariistee mid ka mid Duq Ma gaalayaashii ugu horeeyay ee soo mara M/Muqdisho kaasi oo lagu magacaabi jir ay Axmed Muudde Xuseen.
Alle ha u naxariistee Axmed Mdde Xus een ayaa 1958dii noqday Duqa Magaala da Muqdisho, waxaana lagu yaqaanay in uu ahaa geesi daacad ah, wuxuuna ahaa mid maalmihii ugu dambeeyay ku xanu unsanaayay M/Muqdisho, isagoo shalay lagu aasay M/Muqdisho
Hadaba Xoriyaddii ka hor duq magaal ayaashii soo maray Muqdisho waxay kala ahaayeen sidan: Dr.Campani Remeo san adkii 1936, Rag Scarpe Sanadkii 1937, Dr.Sicar podesa 1937, Dr. Barbino Luigi, Dr.Baudi Marcelio 1937, Dr. Guliano San atore 1938, Dr. Bart elli Pietro 1941, Oliv ero Oliveri 1950, Dr. Alivero Enrico 1950, Vacco Carlo: 1653, Maxamed Sheekh Ja maal 1956, Axmed Mudde Xuseen 1958.
Xoriyaddii Ka dib waxaa iyana noqday duq magalayaal ay ka mid ahaayeen: Dr. Keyni diid Axmed Yusuf 1962, Axmed Mu use Xuseen 1966, Cumar Xasan Maxam ed Istalin 1966, Dr. Sharif Maxa med Cay darus 1969, G/sare Axmed Maxamed Ca dde 1969, Gashaanle Cismaan Maxamed Jaalle 1970,Gaashaale Xasan Abshir Fa arax 1973,Yusuf Ibrahim Cali Abuuraas 1976,Dr.Cabdulahi Sal aad Warsame 1981,Gaashaanle Xasan Abshir Faarax 1982, Cali Ugaas Cabdulle 1987, Sayid Cum ar Xaaji Maxamed 1990, S/G Axmed Jilicow Maslax 1990, Cabdulahi gacal Sabriye 1991.
Dhanka kale Burburkii ka dib waxaa iy ana Duq maglayaal ka noqday Muqdisho: Cabdulahi Muuse Xuseen 2000, Dr. Xuse en Cali Axmed 2003, Cabdulahi Ganey Firimbe 2003,Ibrahim Cumar Shaawey 2004, Maxamuud Xasan Cali {Cadde Gaaboow}} 2006, Maxamed Cumar Xabeeb} {M/Dhe ere 2006, Maxamed Cusmaan Cali {Dhagaxtuur} 2007, Ing. C/Risaaq Maxamed Nuur {ing.Nuunne} 2007, Dr. Maxamuud Axmed Nuur {Tarsan} 2010, Gen.Xasan Maxamed Xuseen {Mu unga ab} 2014 iyo Yusuf Xuseen Jimcaale {Madaale} 2016.
MAXKAMAD KU TAAL K/AFRIKA OO 10 SANO KU XUKUNTAY HAWEENEY XADDAY ILMO
Maxkamad ku taal K/Afrika ayaa 10 sano ku xukuntay Haweeney 20sano ka hor xaday ilmo lagu dhalay Isbitaal.
Haweeneydan oo aan magaceeda la shaacin ayaa da’deeda tahay 51 sano jir, waxaana ay xaday gabar dhalneyd sad ex cisho. Haweeneydan ayaa muddo u ko rsaneysay canugtan sida inay dhashay oo kale, waxaana ay diiday inay qirato dambi ah inay afduubatay.
Zaphny Nurse ayaa laga xaday sariirtii isbitaalka, 19 sano ka hor, saddex cisho kadib markii la dhalay.Maxkamadeynta ay aa bilaabatay sanadkii 2015, markii haweeneyda la xiray, Booliska ayaa ka qa aday gabadha ay korsatay dheecaanka DNA, waxaana lagu ogaaday inay wada dhasheen gabar kale oo ay isku iskuul ah aayeen, isuna ekaayeen.
Garsooraha Maxkamada ayaa ku eed eeyay haweeneydan inay afduubatay gab ar yar 19sano ka hor, waxaana ehelada gabadhaas yar oo dib ula midowday qoys keeda ay sheegeen inay aad ugu farax san yihiin xukunka Maxkamadda.
Arrintan ayaa aad looga hadal hayay dalka Koofur Afrika, waxaana intii ay soc otay dacwada ay dhowr jeer haweeneyda la eedeeyay ku cel celisay inay canugta iyada dhashay.
WARANCADE OO ISKA DIIDEY XILKA CUSUB EE LOO MAGACAABAY
Cali Maxamuud Warancade Wasiirkii Arimaha Gudaha maamulka Soomaali land oo habeen hore isku shaandheyn la gu sameeyay xukuumada Soomaaliland ku waayay ayaa iska diiday in uu qabto wakiilka Soomaaliland u fadhin doona dalka Ethiopia.
Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Digreetada ka soo baxday xafiiskiisa waxaa lagu sheegay in Warancade loo magacaabay wakiilka maamulka Soom aaliland u qaabilsan dalka Ethiopia. Laak iin Warancade oo war qoraal ah ku soo qoray Bartiisa Facebooka waxa uu ku she egay in uusan dooneyn xilkan loo magic aabay.Md. Warancade ayaa sidoo kale sheegay in uu soo dhaweynayo xilka qaa dis ta lagu sameeyay maadaam laga qaa day Wasiirkii Arimaha Gudaha maamulka Soo maaliland.
USAIN BOLT: NINKA UGU ORODKA BADAN DUNIDA OO TAARIIKH CUSUB DHIGAY
Ninka ugu orodka badan dunida ee reer Jamaica Usain Bolt ayaa taariikh cu sub ka dhigay ciyaaraha Olombikada Add uunka ee Rio 2016, ka dib markii uu mar kii 3aad ee isku xigta uu ku guulaystay tar tanka 100m ee Olympicada Adduunka.
Ninka ugu dheeraaya caalamnka oo dhan wuxuu awooday inuu ka hormaro ni nka ay sida aadka u xifiiltamaan ee u dha shay dalka Mareykanka ee Justin Gatlin, wuxuuna ku orday 9.81 ilbiriqsi, waa wax ka yar 10 ilbiriqsi.
Bolt, waa 29jir oo markiisii 3aad ee is ku xigta ku guulaystay billadda Dahabka ee tartanka 100m ee Olympicada Adduun ka, iyadoo uu horay ugu soo kala guulays tay Olympicadii Adduunka ee 2008dii lagu qabtay Beijing iyo London 2012.
Orodyahankan ayaa ku sii jira tartanka oo waxa uu doonayaaba inuu markiisii 3aad oo xiriir ah uu ku guulaysto tartamada 200m iyo midka 400m ee qori isu dhiibka oo uu caan ku yahay.
Orodyahanka u dhashay dalka Koon fur Afrika ee Wayde van Niekerk ayaa ku guulaystay orodka 400m ee ragga, isagoo halkaana ku dhigay rikoor cusub ka dib markii uu orday 41.03 ilbiriqsi. Rikoorka uu orodyahankaasi jabiyay oo ahaa 43.18 ilbiriqsi ayaa 17 sano ka hor waxaa dhig ay Michael Johnson oo u dhashay dalka Mareykanka.
WASIIR HADLIYE "WAXAAN RAJO KA QAB NAA INAAN KU GUULEYSANO DACWADDA BADDA EE KENYA IYO SOMALIYA OO DIB U BILAABANAYSA”
Iyadoo Bisha soo socota dib ay u furmi doonto dacwadda Badda ee u dhaxeysa Somaliya iyo Kenya, ayaa Dowladda Som aliya waxa ay rajo ka muujisay inay ku gu uleysato dacwadaasi.
Dacwada ayaa waxa ay dib u bilaaba n dontaa 19ilaa 20ka Bisha September, waxaana ay ka dhaceysa Maxkamada IC G halkaasi oo ay taalo dacwada u dhaxey sa Somaliya iyo Kenya ee ku aadan mura nka dhanka badda.
Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya C/Salaan Hadliye Cumar ayaa Saxaafad da u sheegay inay rajo ka qabaan ku guuleysashada arintaasi. Waxa uu shee gay Somaliya inay haysato qareen fiican oo u doodaya, kuwaasi oo u kala dhashay dalalka Mareykanka, France iyo Britain, waxaana madax u ah Gabar Somaliyed oo Qareen ah, taasi oo hogaanka u haysa Dooda Difaaca Badda Somaliya.
"19ilaa 20ka Bisha September ayeey dacwada dib u furmaysaa, Somaliya ana ga rajo ayaan ka qabnaa inaan ku gu uley sa no dacwada hortaala ICG, sababtoo ah waxaan haysanaa Qareeno fiican oo u kala dhashay dalalka France, USA iyo UK, gabar Somali ah ayaana madax u ah oo dacwada dhaqaajinaysa.” Ayuu yiri Wa siirka Arimaha Dibada Somaliya.Wasiir Hadliye ayaa sheegay inay u tag an yihiin difaaca dhulka iyo Badda Soma liya, sidaasi awgeedna aysan jiri doonin cid isku dayda inay qaadato badda Somaliya.
MADAXWEYNAHA "DHIBKA JIRA AYAA AH KII SHABAAB EE LA SOO QABTO, WASIIRKA REERKA IYO XILDHIBAANKA AYAA DABA ORDAYA”
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa waxa uu ka digay in laga daba yimaado xubnaha ka tirsan Shaba ab ee ay ciidanka dowladda soo qa bta an. Madaxweynaha ayaa sheegay mark a ciidanka dowladda ay soo qabtaan xubna ha ka tirsan Shabaab in ay ka daba yimaa daan Wasiiro, Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo Ganacsato iyagoo ku doodaya in aysan wax dambi ah uunsan laheyn Shabaabka ciidanka dowladda ay soo qabtaan.
Waxa uu sheegay M/weynaha DFS,in dowladda aysan heysan doonin qof dam bi aan lagu heyn laakiin mararka ay dhac do Shabaab ay soo xireen ciidan ka dow ladda inay soo daayaan Mas’uuliyiin ka ti rsan dowladda, kuwaas oo ku doodaya in ay garanayaan oo qofka wax dambi ah uu san laheyn.
"Annaga Mushkilad waxaan ku dhignay waan qabiilaysanahay, Shabaab waaye kii la dhaho ee la soo qabto, waa ladaba socdaa, Sh. reerka, Xildhibaanka reerka, Wasiirka Reerka, Ganacsadaha reerka waa la daba socda, war adiga yaa kuu sheegay inuusan Shabaab aheyn ka lee xo waa la baaraa haduu uusan wax da mbi ah laheyn waa la soo deynaa oo cid haysanaysa malahan, laakiin hdadii dam bi lagu helo qaanuunka iyo sharciga noo yaalo ayaa la marsiinaa.” Ayuu yiri Madax weynaha Somaliya.
Md.Xasan Sh.ayaa sheegay Shabaab inay qaldeen dhalinyarada Somaliyed oo ay adeegsadaan falal guracan, sida inay u diraan xubnaha ehelkooda ah ee Dowl adda ku jira oo ay uga diraan arimo jaaju usnimo iyo inay u adeegsadaan dilkooda.
Inta badan xubnaha Shabaabka ka tirsan ee Dowladda ay soo qabata ayaa waxaa u dooda xubno isla Dowladda ka tirsan, halka qaarkoodna si caadi ah looga sii daayo xarumaha Ciidamada.
WASIIRADA GAASHAANDHIGA DALKA JAPAN OO BOOQANEYSA DJIBOUTI.
Tomomi Inada oo ah Wasiirka Gaasha andhiga Japan ayaa booqasho rasmi ah oo ah tii ugu horeysay ku tagtay M/jabuu ti, iyadoo indha indheyn doonto xaaladda Ciidamada Japan ka jooga dalka jabuuti.
Ciidamada Japan ee Saldhiga ku leh jab uuti, ayaa la sheegay inay qeyb ka yihiin Ciidamada wadajirka ah ee la dagaalanka Burcad Badeedda khatarta weyn ku haysa nabadgelyada Marakiibta Badda ee marta Gacanka Khaliijka iyo Badwey nta Hindiya.
Bayaan laga soo saaray Safaaradda dalka japan ee Jabuuti, ayaa lagu sheeg ay inay wasiiradu la kulmi doonto Madax weynaha jabuuti Md.Ismaciil Cumar Gelle iyo Wasiirka Difaaca Jabuuti Cali Xasan Bahdoon,kalana hadli doonto Cilaa qaad ka Caasimadaha Tookiyo iyo Jabuuti ay wadaagaan ee dhanka la dagaalanka Bu cad Badeedda.
MUSLIMIINTA MAREYKANKA OO KU EEDEEY AY TRUMP MUSLIM NACEYB ABUURID
Ka dib dilkii 2maalin ka hor loo geystay nin imaam ka ahaa masaajid iyo ku xig eenkiisa ayaa Muslimiinta Mareykanku eedeyn dusha uga tuureen murashaxa xis biga Jamhuuriga Donald Trump ayagoo ku eedeeyay inuu nacayb ka dhan ah Muslimiinta abuuro.
Imaam masaajid iyo kuxigeenkiisa ay aa lagu toogtay oo lagu dilay Mareykanka gaar ahaan M/New York maalin ka hor.
Imaamka iyo ku xigeenkiisa ayaa salaad kasoo baxay ayagoo kusoo tukaday mas aajidka kuna sii jeeday guryahooda markii la dilaayay. Nin dabley ah ayaa la sheeg ay inuu ka dabayimid oo uu raggaa toga sho ku dilay. Weli majirto xaqiijin kusaabs an sabab cad oo loo dilay raggaa balse waxaa jira warar sheegaya in Islaam nac ayb ay tahay.
Ka dib dilka loo geystay 2da marxuum ee aanan waxba galabsan ayaa dad arin kaa ka careysan oo gaaraya boqolaal wa xay isugu soo baxeen afaafka hore ee go obtii lagu dilay dadkaa. Dadkaa ayaa dib adbax ama mudaaharaad dhigay.
Imaamka la dilay ayaa kasoo jeeda dal ka Bangladesh. Markii hore ayay dhaaw acmeen imaamka iyo ninka kale laakiin is bitaalka ayay ku geeriyoodeen markii la geeyay. In dhawaaleba Mareykanka iyo meelo badan oo caalamka ah waxaa ku soo badanaayay dilalka aan la garaneyn ujeedkooda ee toogashada ah.
JEESOW: ” MADAXWEYNAHA AYAA MUDA DA MADASHU U ASTEYSAY DOORASHADA SII HOGGAAMINAYA DALKA”.
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa ka soo hor jeestay baaq ka soo yeeray qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyed oo la xiriira in Madaxweyne Xasan Sh. 10ka Septmeber 2016 uu ka dago kur siga Madaxtinimo.
Wuxuu sheegay Jeesow in guddiga Doorashooyinka ay waqti u qoondeeyeen Madaxweynaha ay ugu egtahay in uu sii hayo talada isagoo tilmaamay mudadaas oo 2 bil ah wax ka soo hor mari karo ays an jirin.sidoo kale Xildhibaan Daahir Am iin Jeesow ayaa hoosta ka xariiqay in 7 Bisha September ee soo socota Madasha wadatashiga Hoggaamiyayaasha Qaran ay kulan ku yeelanayaan M/Muqdisho ka as oo dib ay ugu gorfeynayaan wixii ka qa bsoomay Arrimaha Doorashooyinka.
Inta badan Axsaabta Siyaasadda ayaa qaba in Madaxweyne Xasan Sh.Maxam uud uu ka dago kursiga Madaxtinimo ee Soomaaliya.
WASAARADDA GAASHAANDHIGGA OO WAR SAAAFADEED KA SOO SAARTAY HOWL GALLO KA DHACAY JUBADDA DHEXE
W/Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saaray howl ga llo qorsheysan oo Ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan Kumaandooska loo ya qaano Danab ka fuliyeen Jubadda Dhexe.
W/Gaashaandhigga ayaa sheegay in howl gallada laga sameeyay deegaano dhowr ah oo ka tirsan Jubadda Dhexe, sida Sunguuni, Jilib iyo Saakow. Howl gal ka hore ayay sheegtay in laga sameeye en deegaanka Sunguuni, halkaasoo lagu bur buriyay saldhig AlShabaab ku laheyd iyo koontarool ay lacago ku qaadaan, wax aa lagu sheegay war saxaafadeedka in deegaanka Sunguni uu yahay mid istiraa tiiji ah oo dhanka waqooyi ka xiga Wabiga Jubba
Sidoo kale howgalka laga sameeyey Degmada Jilib, gaar ahaan tuuladda harg eysa yareey ayaa lagu gubay Gaadidka dagaalka waxaana lagu dilay tiro male shiyaad ah oo ka tirsan AlShabaab sida lagu yiri War saxaafadeedka. Howl galkan oo ahaa mid is daba jog ah ayaa lag sam eeyayay degmada Saakow, halkaasoo saldhig weyn ku leeyihiin AlShabaab.
"Howl galka Saakow waxaa lagu dilay Sarkaal muhiim ah, dib ayaa laga soo faah faahin doonaa, waxaa lagu soo qab tay Hub iyo saanad ciidan”ayaa lagu yiri War saxaafadeedka.
Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Guuto Cali Baashi Maxa med ayaa tilmaamay in ay xoojinayaan weerarada lagu bartilmaameedsanayo Alshabaab, iyadoo aysan jirin goob ay kalso oni ku joogaan oo mar walba weeraro qorsheysan lagu qaadi doona dalkana laga sifeynayo.
Warar maalmihii la soo dhaafay soo ba xayay ayaa sheegayay in howl gallo ay iska kaashadeen Ciidamada Kumaando oska Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka lagu dilay saraakiil muhiim ah, waxaana Wakaalada wararka ee Shiinaha Xinhua oo soo xiganeysay saraakiil ka tirsan dowl adda ay sheegtay inay u badan tahay in weerarkaas lagu dilay Hoggaamiyaha AlShabaab Abuu Cubeyda.
Ma jirto illaa iyo hadda warar rasmi ah oo xaqiijin kara oo ka soo baxay Mareyk anka, D/Soomaaliya, sidoo kale ma jirto wax war ah oo ka soo baxay illaa iyo ha dda AlShabaab oo la xirira wararka isa soo taraya ee ku aadan duqeymaha iyo howl galada ka dhacay Jubadda Dhexe.
GAARI QARAX KA BUUXA OO MUQDISHO LAGU QABTAY
Ciidamada Nabad Suggida Somaliya ayaa la sheegay in M/ Muqdisho ay ku qa bteen gaari ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa sida ay sheegtay Wakaalad warar ka SONNA. Gaarigaan waxyaabaha qar xa ay ka bu uxaan ayaa waxaa la shee gay in ciidama da ammaanka ay ku qabte en Suuqa Bakaaraha, gaar ahaan Suuqa Daawada, halkaasi oo uu yaalay gaariga.
Nooca gaariga ayaa la sheegay inuu yahay Zuzuki ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa, waxaana la tilmaamay gaarigaan in la doonaayay in lagu dhibaateeyo shac abka Somaliyed.
Saraakiil ka tirsan Hay’adda Nabad Sugg ida Iyo Sirdoonka Qaranka Somaliyed ay aa sheegay inay wadaan baaritaanka ku aadan gaarigaasi. Nabad Suggida ayaa sheegtay inay haysay macluumaadka gaa rigaasi ka hor inta aysan qaban ciidama da ammaanka DFS Muddooyinkii dambe gaadiidka ay qabanayeen ciidamada am maanka ayaa sii badanaayay kuwaasi oo la sheego in ay qarax ka buuxaan,
ShabelleRelief and Development
Organization (SHARDO)
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
KA FAA'IIDEYSI XIFRAD WAXBARASHO:
ShabelleRelief and Development
Organization (SHARDO)
OGEYSIISOGEYSIISOGEYSIIS
KA FAA'IIDEYSI XIFRAD WAXBARASHO:
SHARDOwaaururSoomaaliyeedoofaa'iidodoonahayn, kanashaqeynaayaywadankamudokabadan20sano.MashaariicdaururkaSHARDOuuuqabtowaxaaka mid ah:Tababaradaxifradahashaqoabuurka,Caafimaadka,Nafaqeynta,Waxbarsashada,iyomashaariickaladuwan.
UrurukaSHARDOwuxuuhaddahayaafursadocusubookaladuwansida:-
1. Tailoring and tie and dye (harqaaniyonaqshadeentadharka)
2. Electricinstallation (Korontaxirid)
3. Fish Vender (KalluunDubis)
SHURUUDAHA LAGA RABO SOO CODSADAHA WAA SIDA SOO SOCOTA:
Hadabahaddiiaaddooneysidinaadbaratidxirfadahaasamabartid(BaramaBaro)
Ardaygiirabobarashadaanmid ka mid ah3-daxirfadoodwaxaalagarabaa
· Waa inuuyahaySoomaali
· Waa inuuda'diisuudhaxeysa18ilaaa35jir
· Waaninuusoocodsadaaxirfadahaaansoosheegnaymidood
· Waa in ay kago'antahaybarashadaiyodhameysashadaxirfadauusoocodsaday
· Waa inuujiriyomaskaxbacaafimaadqabo
· Waa inuusanwaxdambiah kagalinbulshada
· Waa inuulayimadaaqofdamiinah
· Waaninuukushaqeeystaaxirfadalabaraykadibmarkuubarto
· WaainuuyaqaanoaqriskaiyoqoristaafkaSoomaligaiyoxisaabtaasaasigaah
· Waa inuudeganyahaygobolkaBanaadir
FIIRO GAAR AH:
· BarashadaharqaankaiyonaqshadeentadharkaiyoKallundubistawaxaakaliyasoocodsankaraDUMARKAookaliya
· BarashadaxirfadakorontadawaxaasoocodsankaraRaggaookeliya
QofkiidhameystabarashadaxifradahaaansoosheegnaymidoodururkaSHARDOwuxuusiindoonaaAGABKIIuukushaqeysanlahaaiyoSHAHAADO.
Qofkiidaneynaayofursadahaaswaainuulayimaado4xabosawirtesstaroahiyogalamafayl.
SHURUUDAHA BARAHA LOOGA BAAHAN YAHAY:
WaxaansidookaledaneynaaMacalinamabareoobixiyadaruustaKallundubista(Fish vender)
MACALINKA XIRFADAKALLUN DUBISTAAYNU SOO SHEEGNAY WAXAA LAGA DOONAYAA:
· Waa inuuheestaaqoonsigaCadeynayaaqoontauuxirfadaanuleyahay(SHAHAADO)
· Waainuuqibraddheeruleeyahaymacalinimadamuddoaankayareen2sano
· Waa inuulayimaadoCV,Warqadcodsi,Galiyo4sawirootestaroah
AraaajidawaxaalagusoohagaajinkaraxafiiskaSHARDO aykutaalodegmadaSHIBISgaarahaanxaafadaBEYXAANE.
Qabashadaaraajidawaxaaysocondoontaaintaudhaxeysa15-kailaa27-kaAugust2016.Dadkalaqabanaayoweyxadidanyihiineehorayugaar.
Wixii faahfaahindheeraadahwaxaadkalaxiriirikartaantalefanadaanhooskuqoran
0617020887/0615546938/0615598993
amaE-mail:shardo95@yahoo.com/shardo@shardo.org:
OGEYSIIS MUHIIM AH AY KUU HEEYSO HEY'ADDA DAI {Waqti Kordhin Ay ku Samysay Hey'adda Dai Mashruuca Xoojinta Ganacsatada yar-yar}

Business Catalytic Fund: Business Matching Grants Program - Round 1
Request for Concept Papers
Development Alternatives Inc. (DAI) is managing the World Bank funded Somali Business Catalytic Fund program across the Somali peninsula.
DAIinvites local companies from Somaliland
to apply for the World Bank/Somali Business Catalytic Fund. Successful Concept Papers will be invited to submit full grant applications in August. DAI expects to fund up to 45 grants (depending on funding availability).
Title |
Somali Business Catalytic Fund Program (SBCF) |
Issuing Office |
DAI/Somali Business Catalytic Fund Program Head Office: Behind the Ministry of Labor and Social Affairs, Sha’ab Area, Hargeisa, Somaliland |
To download application form |
visit www.SomaliBCF.com |
Any questions please email |
Somaliland: Somaliland.sbcf@gmail.com |
Submit Concept Papers to |
Respond via e-mailto:CatalyticFund@dai.com. |
Date of Issue |
July 24, 2016 |
Date questions due (optional) |
|
Date Concept Paper Due |
Time: By 5:00 PM local time. Date: August 25, 2016 |
Type of Award |
Both small grants ($10,000 - $50,000) and large grants ($50,001 - $150,000) will be awarded to Somali businesses from any productive sector of the economy (such as crop agriculture and agro-processing, livestock, fisheries, manufacturing, business services etc.) that have innovative and sound business ideas to generate local employment. Grants will be available to fund asset and/or working capital investments.
|
Selection and Eligibility Criteria |
Concept notes will be reviewed by the selection committee to select a short list of firms who will be invited to submit a full business proposal. Minimum eligibility requirements for concept note applicants include: 1. A business or financial institution registered in Somaliland 2. Proven track record in operation; 3. Concept note demonstrates outcomes and results linked to program’s objectives
|
|
Final grant award will be made on the basis of a competitive analysis of each project’s economic growth and development impact, job creation, technical feasibility, financial viability and cost effectiveness, market analysis, business management and technical experience, and amount of cost-share contribution.
Small grant requests require a minimum grantee contribution of 50% of total project cost, and large grant requests require a minimum grantee contribution of 100% of total project cost. |
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 16-KA AGOOSTO 2016-KA
MADAXWEYNAHA OO QURBAJOOGTA KU AMMAANAY KAALINTA AY KA QAATAAN DIB U DHISKA DALKA Madaxweynaha JFS,Md.Xasan Sh.ayaa ugu baaqey qurbajoogta Soomaalida inay sii labanlaa baan dadaaalkooda ku aaddan dib u dhiska iyo horumarinta waddan kooda hooyo. Ma