
HEY'ADA DAI OO MASHRUUC LAGU XOOJINAAYO GANACSADA SOOMAALIYEED SHALAY MUQDISHO KU DAAH FURTAY
Xafladda furitaanka mashruucaasi ayaa waxaa ka qeyb galay wasiir ka ku xigeenka wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga Md. C/laahi Sheekh Qalocoow iga ayaa mashruucaasi furay , sidoo kale waxaa ka soo qeyb galena xildhiba anno k tirsan baarlammaanka soomaaliya ,qaar ka mid ah agaasimiyaasha guudee wasaaradaha do wladda soomaaliya,ganacsato iyo qaar ka socdeen urur rada haweenka ayaa shalay lagu qabtay magaalada muqdisho .
Mashruucaan ayaa waxaa fulineysa hey’ad lagu magaaco DAI oo laga leeyahay dalka mareykanka waxaana ku baxeysa lacag dhan 11 milyan oo doollarmuddo 2 sano ah oo uu mashruucaan soc on doono. Mustaf maxamed maxamuud oo ah la taliyaha dhinaca mashaariicda ee hey’adda DAI ayaa sheegay in ujeedka mashruuca uu yahay in la xoojiyo laguna maal geliyo ganacsatada yar yr ayna ku rajo weyn yihiin in uu wax badan ka baddali doono mashruucaani wax soo saarka dalka.
"mashruucaan runtii waa mashruuc qiimo leh ,oo loogu tala galay dadka ganacsatada yar yar ah oo la doonayo inay ka faa’iideystaan maalgelin ayaa la siin doonaa insha allaah, waxaana rajeyneynaa in wax soo saarka uu wax badan ka qaban doono uuna shaqo abuur sameyn doono , ganacsatada yar yar uti kuwa waaweynba ay ka faa’iideysan doonaan mashruucaan waana mid noocaas ah waxuuna socon doonaa muddo 2 sano ah cadad 11 malyuun oo dollar ah ayaan looga tala galay 3 na loo qey biyey lacagtaasi ayaa insha allaah la ge lin doonaa mashruuca waxaanu rajeyneynaa in la ga faa’iido .
Agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha soo maaliya Md. Maxamed maxamuud maxamed iyo nafiso oo ka socotay rugta ganacsiga ayaa soo dhaweeyeen masruuca maalgasgiga ee la daah furay iyagoo ganacsatada ugu baaqeen in ay si wanaagsan ugu faa’iideystaan.
"Ummadda soomaaliyeed waa inay ka faa’iidey staa mashruucaan oo ah mid tijaabo ah lana doonaa yo inuu guud ahaan gaaro dalka soomaal iya o dhan , hadii aan si fiican ugu ugu shaweyno oo aan u gu faa’iideysano wuu soo kordhaa , ogaa da dadka si macno darro ah wax uma bixinaayo ganacsiga laftigiisu markuu koro waa in aan diba dda wax geynaa ujeeddad ka danbeysa in ganacs iga la kordh iyo waxaa waaye in uu ganacsigii kor dho oo aan waxa aan u baahaeyn ka badan aan soo saarno .
Djinaca kale marwo.nadiifo maxamd cismaan ayaa ka hadashay in mashruuca looga baahan yahay in haweenka iyo dhallinyarada lagu tag eero waayoo iyagaa ah kuwa ugu liita oo dhibaato bad an ay he yso waxaana oo hooyada caruurtii iyo qoy skii culyskiisa ayey heysaa o caruurtii dugsi iyo jaa macad ugu bixineysaa caruurteed oo agomo ah ganacsigeeda yar biil iyo wax barashada ilmaha ku ma filna garab ayeye u baahan tahat , dhall inyarada haddii ay wax barteena iyana in ganac siga lagu dhiiri geliyo si ay uga baaqdaan tahriibka,
Waxaana ganacsadii ka soo qeyb gashay
qaar ka mid ahi ay hlkaa ka hadleey kuwaasoo ka kala socday beeraley, ganacsadah
haweenka , ganacsato dhallinyaro ah igaoo aaradooda halkaa ka soo jeediyeen
waxaana haweenka ganacsada u hadfashay Marwo.Caasho Shacuur iyadoo haween ka
in mashruuca kaalinweyn ay ka helaan ku
boor isay hey’adda DAI
HEY'ADA DAI OO MASHRUUC LAGU XOOJINAAYO GANACSADA SOOMAALIYEED SHALAY MUQDISHO KU DAAH FURTAY
Mahshruuca Xoojinta Ganacsiga Sooomaaliya oo loogu tala galay in lagu maalgeliyo ganacsa tada soomaaliyeed isla markaana guud ahaan dalka la ga hirgelinaayo ayaa waxaa shalay hey'adda DAI uga soo badhugtay ganacsada soomaaliyeed kaasoo lgau daah