
WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMWES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 9-AGOOSTO 2016-KA
Taliyaha Booliska degmada Buuhoodle C/fataax Geesdiid ayaa ku wargeliyay Isimada iyo shacabka Buuhoodle inay sida ugu dhaqsiyaha badan Cali Khaliif u ga saaraan Buuhoodle, haddii kale wixii dhaca ay mas ’uul ka yihiin.
"Dhamaan shacabweynaha re er Buuhoodle iyo Isimada wax aan u shee geynaa in Cali Khaliif iyo Siyaasada tag ta daran ee hadda fashilantay uu wado had dii 12 saacadood gudahood ka ga kaxeyn Buuhoodle wallaahi wax ka beddelan baa arkeys aan, wixii halkaas ka yimaada idin ka ayaa mas’uul ka ah”ayuu yiri Taliyaha Booliska Buuhood le.
Waxaa uu ku eedeeyay Cali Khaliif in uu saaxib dhow ah yih iin Madaxwey naha Somaliland, isla markaana uu hada u socdo sida uu yiri.
"Cali Khaliif wuxuu caddeeyay in Som aliland saaxib yihiin in xir iir u socday, in Siilaanyo ay sax ib yihiin, maxaa reer Buu hoodle ku iibsadeen xasuuqii, Buuhood le waxaa nala leh nin Dhulbah ante xala al ah”ayuu yiri Taliyaha oo muujiyay sida uu uga soo hor jeedo wada hadalka u dhaxe eya Khaatumo iyo Somaliland.
Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galeyr ayaa wareysi uu sii yay BBC-da waxaa uu ku sheegay in wa da hadallo u socdaan maamulkiisa iyo Maamulka Somaliland, kaa soo looga had layo sidii nabad la gu wada noolaan laha ayeen dadka deggan Gobolada Sool iyo Sanaag. Gobolada Sool iyo Sanaag ee Maamulka Khaatu mo uu sheeganayo in uu ka arri miyo ayaa waxaa isku heysta Maamulada Puntland iyo Soma liland oo horay ugu dagaalamay deegaanada qaar.
MADAXWEYNE XASAN SH. OO WAFDI KA SO CDA JARMALKA UGA WARAMEY HAWLA HA DOORASHADA IYO ARRIMO KALE
Madaxweynaha JF.Somaliya, Md.Xa san Sh.Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxt ooyada ku qaabi lay wafdi uu horkacayay Agaasi maha Guud ee Wasaaradda Arr imaha Dibedda ee JF.Jarmalka ugu qaa bilsan arrimaha dalalka Afrika ee Saxar aha ka hoosee ya, Danjire Georg Schm idt.
Madaxweynaha iyo wafdiga ayaa ka wadahadley xiriirka 2da dal, arrimaha do orashada Soomaa liya, dib u dhiska Ciid anka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, amn iga gobolka, qaxootiga Soomaa lida ee la doonayo in dib dalka loogu soo celiyo, iyo sidii loo soo nooleyn lahaa iskaashiga ma chadyada mihn adaha laga barto si ay uga faa’iideystaan dhalinyarada Soomaali yeed.
Madaxweyne Soomaaliya ay aa waf diga ka codsadey inay salaam ka gaarsiiy aan Ra’iisul Wasaar aha Jarmalka, Angela Merkel, dowladda iyo shacabka Jarmalka. Danjire Schmidt oo is na soo dhowee yay horumarka Soomaaliya ay ku tallaabs atey, isagoo sheegay inuu aaminsan ya hay in Soomaaliya ay dib cag aheeda is ku taagi doonto, bee sha caalamkuna oo Jarmalka ay ka mid tahay ay doorkooda ka cayaari doonaan.iyadoo Kulan kaasi ay goobjoog ka ahaa mas ’uuliyiin ka tirs an lab ada dhinac. ---DHAMMAAD--
SHIL KHASAARO SABABAY OO KA DHACAY M/ MUQDISHO
Shilkaan ayaa waxa uu ka dhacay Naw aaxiga Dhismaya ashii Somali Airline ee Xaafadda Buulo-Xu beey ee degmada Wa dajir. Waxaana shilka uu yimid ka dib mar kii Gawaarida nuuca Mooto Bajaajta uu ka dhacay mid ka mid ah Gawaarida Xam uulka ee nuuca Carra geddiska loo yaqa anno.
Sida Goob Joogayaal ay war baahinta u xaqiijiyeen waxaa shilkaasi ku dhintay 1 qof mid ka lana waa ku dhaawacmay.
Dadka deegaanka ayaana u soo gur maday qof dhaawacmay islamarkaana ula cararay Isbitaal si loola tacaallo xaal adi isa. isla nawaaxiga goobtaas wa xaa ka dhacay shil kale ka dib markii ay isku dhaceen Mooto Bajaaj iyo Gaari nuuca Caasiga loo yaqaano ee dadweynaha qaada. Tan iyo markii dib u daya ctirka lagu sameeyay waddada isku xirta Isgoys ka Zoobbe iyo waddada Danwadaagaha ee degmada Wadajir ayaa waxaa shi lal ka ay ku sii kordhayeen halka asi mana jir to Kontarool iyo cid isku xil qaanta wax ka qabasha dooda.
MASUUL KA TIRSAN MAAMULKA GALMUDUG OO HADAL KA SOO YEERAY
Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Ciidanka Milatariga Ee Dowladda Sooma aliya ee dhawaan Degay Garoonka Diya aradaha M/Gaalkacyo ay dhiba ato ku qabaan waxa ayna shege en in Odyaal shalay galab Hal kaas laga afduubtay.
Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmud ug Xirsi Yuusuf Barre oo shalay galab Warbaahinta ku la ha dlay K/Gaalkacyo ayaa she egay in Ciidanka yimid Gaalkac yo ay Qalqal amni ka Abuureen Maga ala da, islamarkaana ay Odayaal Magaala da ka Afduub teen,waxaana Duqa Gaal kacyo uu sheegay in Dadka la Afduub tay uu ku jiro Oday Waayeel ah oo miyi ka yimid sida uu hadalka u dhigay.
Dhanka kale Xirsi Yuusuf Barre ayaa sheegay in Galmud ug ay leedahay Ciid an isugu jira Boolis iyo Nabad Sugid isla mark aana aan lagala tashan Galmu dug oo aysan waxna ka Ogeyn Arrintaas.
SARKAAL U DHASHAY DALKA IRISH OO LOO MAGACAABAY TALIYAHA LABAAD EE HOWG ALKA BURCAD BADEEDA SOOMALIDA
Agaasimaha ciidanka ilaalada badda Christ Reynolds, ayaa wa xaa loo maga caabay Taliyaha 2aad ee Howgalka lagula daga alamaya kooxaha Burcad ba deeda soomaalidda ee Midowga Yurub.
Mr Reynalds, ayaa waxaa tan iyo bishii july 19 uu ka shaqeyna yay M/Nayrobi ee dalka Kenya, wax aana ay tahay markii ugu horeysay oo ciidamada badda dal ka Irish-ka ay ka qeyb qaataan howgallo meel ka baxasan dalko oda. Taliyaha Cii danka Badda ee dalka Irihsh, ayaa waxaa uu masuul uu ka yahay, dhammaan howg aladda iyo xafiisyadda EU CAP,Nestor, ee ka socda Maga alooyinka Mog adishu, Puntal and, iyo soomaaliland iyo saldh igyada ay Djbouti ku leeyihiin M/Yurub.
"Tan, waa garowsasho ku aaddan heer caalami, oo isugu ji rta, xirfad iyo si bilaash ah in ta ba, wax aan sameyn do onaa sha qo wanagsan, waxaana heli do onaan xushmad iyo aaminaan ka imaan do onta dhammaan bulsh ooyinka aan la shaqeyneyno iyo dhigeena intaba.
DOWLADDA MARAYKANKA OO TAAGEERTAY DOORASHADDA KA DHICI DOONTA SOMALIYA.
Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka waxay mar kale shaacisay inay taage ersan yihiin Doorash adda la filayo inay dab ayaaqadsannadkan ka dhacaan Som aliya. Hadal qoraal oo ka soo baxay Xafiis ka Xoghayaha Arrim aha Dibedda ee Mar aykanka, John Kerry ayaa lagu muujiyey inay Dowladda Mar aykanka ka go’an tah ay inay kaalintooda ka qaataan Doora shada ka dhacay so Somalia.
War ka soo baxay xafiiska xo ghaya wasaaradda arrimaha dib adda Mareykan ka John Kerry, ayaa waxa uu lagu sheeg ay in dowladda Mareykanka ay ka qeyb qaadaneyso Doorashada 2016-ka Soom aaliya ka dhacey sa iyo Dadaalka ay DF Soomaaliya ugu jirto sidii loo dhidbi lahaa Dimuqraadiyad sal-ballaa ran.
Dhinaca kale, Hadalka Qoraal ka ee ka soo baxay Maraykanka ayaa lagu xusay inay ku rajo we yn yihiin inay Doorasahad daasi dhabbaha u furi doonto Amma anka iyo Dimuqraadiyadda Soo maalida Cusub. Si kastaba ha ahaatee, Taageeradda ay Dowl adda Maraykanka u muujisay Doorashadda Som aliya waxay ku soo be egantay Iyadoo ay Gu ddiga Doorashad da Dadban ee Somaliya dorraad shaac iy een Jadwalka Doorashadda Madaxw eyn aha iyo Guddoomiyaha Cus ub ee Barla amaanka iyo Xul ista Xildhibaanadda cus ub ee Lab ada Aqal ee Barlamaanka.
BOQORKA DALKA JAPAN OO SHEEGAY INUU SAN DA’ DARTEDA U GUDAN KARIN XILKAASI
Emperor Akihito oo 82 jir ah ayaa had alkaasi ku sheegay Mu uqaal Video oo uu kula hadlay Sha cabkiisa, wuxuuna wala ac ka muujiyey da’diisa weyn, oo uu dhib aato kala kulmay inuu si buuxda u guto Waajibaadkiisa.
Warbaahinta Jappan ee NHK ay aa bi shii hore sheegtay in Boq or Akihito lagu sameeyey Qaliin dhinaca Wadnaha, laga na daa weeyey Kansar.
Dhinaca kale, Daraasaad Ra’ yi-ururin oo laga ururiyey dadka caadiga ee dalka Jappan waxay ku ba aqeen inuu Booqrka hawlg abka noqdo, inkastoo Tallaaba da asi u baahan tahay Isbeddel lagu same yo Sharciga Boqor tooyada ee dalkaasi.
Waxaase uu boqorkaasi uu is yiri armada howlqabanweydaa maadaama da’daada oo weyn iyo xa nuuno la darsay awgeed
53 RUUX OO LAGU DILAY WEERAR IS QARXIN KA DHACAY ISBITAAL KU YAAL PAKISTAN
llaa 53 ruux ayaa lagu dilay weerar is qarxin ah oo ka dhacay Isbitaal ku yaala M/Quetta ee Koofur galbeed dalka Pa kistan Daraasiin kale ayaa ku dhaawacm ay weerarka, kaasoo ka dhacay halka la ga galo qeybta gurmadka deg degga ee Isbitaalka. Qaraxan ayaa yimid, ka dib markii Me ydka nin Qare en caan ahaa oo toogasho lagu dilay subaxnimadii hore ee Isniinta la geeyay Isbitaalka.
Wararka ayaa sheegaya in 17 ka mid ah dadkii ku dhintay qar axaas ay ahaay een Qareeno, si doo kale waxaa ku jiray Wariye Sawir qaade ahaa. Qareenka la gu dilay toogashada ka hor qaraxa Isbita alka ayaa lagu magacaabayay Bilaal An war Kasi, kaasoo si aad ah looga yaqa ano Gobolka Balo chistan.
Waa weerarkii ugu xumaa ee ka dhaca muddooyinkan magaalada Quetta, oo hor ay qaraxyo iyo weeraro uga dhaceen. Ma jirto cid sheegatay weerarkan ka dhacay Isbitaalka ku yaalla magaalada Quetta, waxaana qaraxa ka dib la maqlay rasaas aan la ogeyn cidda ridday. Booliska Pa kistan ayaa sheegay in weerar ka uu qa aday qof xirnaa waxyaa baha qarxa, kaa soo isku qarxiy ay isbitaalka.
DEKEDDA MUQDISHO OO MAALINTII 3-AAD U XIRAN IS MARI WAA U DHAXEEYA GANACS ATO IYO SHIRKAD TURKI AH
Waxaa maalintii 3aad xiran Dekedda M/Muqdisho, ka dib markii muran dhinac maaliyadda soo dhex galay Shirkad laga lee yahay dalka Turkig oo lagu mag acaa bo PGM iyo ganacsatada alaabaha kala duwan kala soo degta dekedda. Muranka ayaa yimid markii shirkadda PGM ee la socodka tayeynta iyo raashinka ka soo dega dekedda ku soo rogtay ganacsatada u raran mar aakiibta inay bixiyaan halkii markab boqol kun oo Dollarka Mare ykan ka isla markaana halkii Ku nteenar lagu cashuuri doono 70 Dollar.
Sida uu inoo xaqiijiyay mid ka mid ah ganacsatada Magaalada Muqdisho mud do 3 maalmood ah wax ka soo degay de ked da ama wax laga dhoofiyay mid na ma jirto, waxaana taagan is mari waaga ku saabsan lacaga ha tirada badan ee shi rkadda soo rogtay. Ganacsatada waxay leeyihiin lacagtaas tirada badan waxaa ka loo sii dheer lacagaha wasaaradda Maali yadda ee ca shuura dalka, intaas mar ka la is ku daro ma awoodaan inay laca go ti ro badan bixiyaan.
Is mariga waaga u dhaxeeya Ganacsta da iyo Shirkadda PGM ayaa la gaarsiiyay Madaxda dowlad da, mana jirto wax war ah oo ay ka soo saareen dhibaatada ka tagan Dekeda Muqdisho. Mid ka mid ah maraakiibtii ku xi rneyd Dekeda ayaa la sheeg ay in shalay u shiraacday Dekeda Kismaayo, waxaana Ganacsatada u raran maraakiibta taagan Dekeda ay ku goodi yeen in maraakiibtooda u weecinayaan dek edaha kale hadii Dekeda Muqdisho oo ka mid ah ilaha dhaqaale ee ugu weyn dowladda Soomaa liya ayaa wax aa labo sano ka hor lagu wareeji yay Shirkada Al beyrak oo laga leeyahay dalka Turkiga, waxaana shirkadaas ay shaqada ka cey risay kumanaan shaqaale xoo gsato ahaa oo ka shaqeynayay Dekeda.
DHALINYARO SOOMAALI AH OO XA BSI DAA’ IN IYO XARIG DHEER LAGU XUKUMAY GOTHE NBURG SWEDEN
Dhalinyaro soomaali ah oo qeyb ka ah aa weerar lugu qaaday maqaayad ku taa llay Gothenburg Sweden, ayaa shalay lu gu xukumay xabsi daa’in iyo xarig dheer aad u dheer. Adan C/llaahi oo 28 jir ah iyo Axmed Warsame oo 25 jir. Ayaa isniin tii xu kunka maxkamadda ay ku riday she egtay in Axmed Warsame ahaa, ninkii si da weyn u abaabulay weerarkaas qorshe ysan ee lugu qaaday maqaayadda. Wax aana ay maxkamada ku tilmaantay ho wl si weyn loo soo abaabulay waqti badana la geliyey.
Dhalinyarada kale ee lugu magaca abo Yonis Adan, Josef Hällgren iyo Onur Corap oo iyagu ah 21 jiro, ayaa loogu xuk umay 14 sanno oo xarig ah. ku lug lahaan shahoodii weerarkii lu gu dilay 2 ruux oo maqaayada fadhisay luguna dhaawacay dad farro badan. Sawirada booliska ayaan ka soo xigtay basle ani gaa isku qaabeeyey.Ikraam Ali Kaar Gothenburg Sweden Xiga sho:-somaliwey n.com
FRANCISCO MADEIRA "AMISOM WAXAA KA GO’AN XAQIIJINTA AMN IGA IYO XASILOONI DA SHACABKA SOMALIYA”
Francisco Madeira oo ah Wakiilka mid owga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa shacabka Soomaa liyeed ugu hambalyee yay heshiiska laga garay waqtiga la qab an doono doorashada dalka xilli dorra ad guddiga federaalka ee hirgelinta doorash ada dadban uu shaaciyay in madax weyn aha cusub ee Soomaaliya la dooran doo no 30-ka bisha October ee sanadkan 2016.
Madaxa howlgalka midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheeg ay in howlgalka ay ka go’an tahay sidii shacabka Soomaaliye ed gacan ugu siin lahaayeen xaqiij inta nabadda iyo xasiloonida isla markaana ja wi nabdoon ay dooorasho ugu gali lahaa yeen. "Waxaan isticmaali doonaa AMIS OM awoodeeda si loo xaq iijiyo sidii gudd iga federaalka ee hirgelinta doorashada dad ban ay u sameyn lahaayeen doora sho la gu kalsoon yahay oo loo maro han aan hu fan isla marka ana la helo baarla maan cu sub, gudd oomiye iyo madaxwe yne”, ayuu yiri Ambassador Madeira .
Wakiilka gaarka ah ee mido wga Afri ka ee Soomaaliya ayaa dadka Soomaali yeed ugu baaq ay in ay ka faa’ideystaan fursad da ah ka qeybgalka doorashada siaas aas ugu noqoto in sanad kan 2020-ka ay u dhacdo doora sho qof iyo cod ah guud ahaan Soomaaliya.
Dhanka kale Guddiga federa alka ee hi rgelinta doorashada dadban ayaa maal intii Axada shaaciyay in doorashada aqa lka sare la qaban doono ugu damb eyn 25 September, halka aqalka hoose ay dhi ci doonto 24 Sept ember ilaa 10 October, iyadoo 30 October ay noqon doono ma alinta la dooran doono madaxw eynaha Soomaaliya.
DOWLADDA OO SHEEGTAY MAQAAMKA MUQDISHO IN LOO XIL SAAR AY GUDDI WASIIRRO AH
Iyadoo weli aanan si rasmi ah loo cade ynin Maqaamka Magaalada Muqdisho, ayaa Dowladda Som aliya waxa ay sheegt ay Guddi Wasiirro ah in loo xil saaray arr inta ku aaddan maqaamka caasimada. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federalka Xukuumadda Somaliya C/raxmaan Max amed Xuseen (Odawaa) ayaa sheegay Guddigan Wasiirada ah ee loo xil saaray Maqaamka Muqdisho inay dhawaan sha qo geli doonaan.
Guddiga Wasiirada ah ayaa waxaa Gu ddoomiye u ah Wasiir ka Qorsheynta iyo Iskaashiga caala miga ah C/raxmaan Cay nte, waxaana la shaqeyn doona xubno kale oo Wasiiro ah.
"Maqaamka Muqdisho, Guddi loo saaray oo heer Wasiir ah ayaa jira oo uu hogaa minaayo Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaa shiga caalamiga ah oo dhawaan how laho oda bilaabi doono.” Ayuu yiri Wasiir Oda waa.Siyaasiyiinta reer Muqdisho ayaa ho ray uga dalbaday xubn aha Madasha Wa datashiga Qar an inay cadeeyaan Maq aa mka M/Muqdisho, balse weli waxaa muu qata in Dowladda ay meer meerin ayso ari ntaasi.
Doorashada Somaliya oo ay ka harsan tahay muddo labo bil ood ah, ayaa hadii aysan si deg deg ah Guddigaan Wasiira da ah ku cadeynin Maqaamka Muqdi sho, waxaa suuragal ah in sida asi looga gud bo Muqdisho iyad oo aanan la cadeynin maqaam keeda
DALALKA BARIGA AFRIKA OO YEELA NAYA ISTARAATIIJIYAD LOOGA HORT AGAAYO XAGJ IRNIMADA RABSHADA LEH
shalay waxaa UNDP ay ku qabatay shir Nayrobi kaasoo loo ga gol lahaa in lo oga arinsado si dii loo dajin lahaa istaraa tiijiyad looga hortagayo xagjirnimada ra bshada leh (CVE). Shirkaa ayaa waxaa bara taarayay ururka IG AD. Waxaa ka soo qeybgalay sa raakiil sarsare oo kasoc day daw lada Kenya iyo dawladaha gobol ka oo Soomaaliya ka mid tahay, ururo a an dawli ahayn iyo deeq bixiyeyaal, iyo hayadaha QM.
Waxaa kaloo kasoo qeybgalay wakiilo ka socday dalalka Tanz ania oo aan IG AD asagu xubin ka hayn balse daris ah iyo Alge ria iyo dalal kale. Dr Simon Ny ambura oo ah m adaxa CVE ee Laanta Bar naamijka Ammaanka ee IGAD ayaa sheegay in loo baahan yahay in istaraatii jiyada lagu saleeyo wa ayo-aragnimada qaran ee dalalka man diqada iyo waliba istaraatiijiyadaha caal amiga ah ee amu urtaa kusaabsan.
Dr Simon Nyambura ayaa intaa raaciyay in wadatashiyo qaran oo dheeraad ah oo arinkaa kusa absan ay mustaqbalka dhow ka dhici doonaan dalalka xubnaha ka ah IGAD ee Jabuti,Somaliya,Itobiya, K/Sud an, Suudaan iyo Uganda iyo Tanzania.
SIMINAAR KU SAABSAN DARYEEL KA AF-SOOMAALIGA OO LAGU QAB TAY MUQDISHO
Kulan aqooneed aad u bala aran oo lagu baranayay daryeel ka Af-Soomaaliga iyo kaalinta ay Hoo yada ka qaadan karto horumarinta Afka ayaa shalay la gu qabtey xarunta Aqalka Dawl adda Hoose ee magaalada Muq disho.
Madal aqooneedkaasi oo si wadajir ah ay u soo qaban-qaa biyeen Akadeemi ye Goboleedka Af-Soomaaliga iyo ururka Haweenka G/Banaadir ayaa furitaan kiisii waxaa ka soo qeyb galey Madax ka kala socotey Dawalad da FS,Maamulka G/Ban aadir iyo Mas’uuliyiin mataleysey urrura da bulshada rayidka Soomaaliye ed.Gud doomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Maga alada Muqdi sho Md, Yuusuf Xu seen Jim caal e{ Madaale} ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay abaabulka iyo qabashada samina arkaasi, wuxuuna carrabka ku dhu ftey in uu Maamulkiisa ay ka go’an ta hay daryeelka iyo u hiilinta Afka Soomaaliga, isagoo u soo jeediy ay haweenka G/Bana adir inay noqdaan bud dhigayaashii afka Soomaaliga isla markaana ay gurmad u galaan sidii loo bad baadin lahaa afkeena hoddonka ah.
Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleed ka Af-Soomaaliga ah na Guddoomiyaha Guddiga Das tuurka Madaxa banaan ee Somaaliya Prof. Maxamd Daahir Afrax oo isna munaasabadaasi ka hadlay ayaa ka sheekeeyey xaalada iyo marxalada u haatan ku sugan yahay Afka Soomaal iga, wuxuuna tiba axey inay jira an af dila yaal aad u fara badan oo ku soo badan aya af Soomaa liga, isagoo ku nuux nu ux sadey in la iska kaashado sdii looga hor tagi lahaa khatar walba oo ku soo fool leh afka hooy ee aanu leenahay.
Mar u ka hadlayay hawlaha Akadee miye Goboleedka Af-Soomaaliga ayaa ho osta ka xari iqey in Akadeemiyadaasi loo un key sidii ay horseed uga noqon laheyd xoojinta, daryeelka iyo hal aburka Af-Soomaaliga, wuxu una u soo jeediyay ha weenka G/ Banaadir inay hiil u noqdaan Akadeemiyadaasi , isagoo dhan ka kale u mahad celiyay Maam ulka Muqdisho oo uu tilmaama yey inuu xil gaar ah iska saaro horumarinta afka Sooma aliga.
Sidoo kale waxaa furitaankii mu naas abadaasi iyana haddalo ka la duwan ka soo jeediyay Guddoo miyaha Guddiga Dast uurka Golaha Baarlamaanka Fe der aalka Soomaaliya Xildhibaan Maryan Car iif Qaasim, Guddoo miye ku xigeenka urur ka Hawe enka Qaranka Canab Xasan Ci lmi iyo Guddoomiya ha Ururka Haweenka G/Banaadir Marwo Jawaahir Maxamed Baarqab, kuwaasi oo sheegey in haween ku ay horseed ka noqonayaan kor u qaadi da afka Soomaaliga, iyagoo balan qaad ey sidii ay ga can uga gaysan lahaayeen waajib gudashada Akadeemiye Gob ole edka af-Soomaaliga.
Ka qeyb galayaashii samin aarkaasi oo ka kala socdey 18-ka Degmo ee G/Ba naadir ayaa munaas abadaasi waxay ka soo bandhigeen tallo, guubaabo iyo su’a alo la xiriiray sida lagu horm arin karo af ka hooyo, madasha asi oo ay ka faa’ iideysteen in ku dhaw 100-xubnood oo ha ween ah ayaa gaba ga badeedii waxaa la ga soo saarey qoddobo ay ka mid ahaa yeen:-1-In la badiyo lana joogteeyo Wacyi galinta ku aadan muhii mda u leeeyahay af-Soomaal iga ,lana gaarsiiyo Deegaan wal ba oo ay ku nool yihiin dadka Soom aaliyeed.
2-In la abaabulo olole la mid ah kii ho rumarinta reer Miyiga, iyadoo ololahaasi bulshada lagu barayo qorista iyo akhriska af-Soomaaliga. 3-In si deg deg ah loo furo xarumihii Waxbarashada dadka waa weyn ee af-Soomaalga lagu bari jirey.
4-In haweenku ay noqdaan difacayaa sha koowaad ee afka hooyo 5- In xil gaar ah la iska saaro er ey bix inta cusub ee af-Soomaaliga. 6- in Hay’adaha caalamka la la ka ashado sidi loo baahin la haa kulamda loo ga hadlayo illaalinta af-Soomaaliga, iyo qo ddobo kale. Madashii saminaarkaasi ayaa ku soo idlaaatey jawi aad wanaags an,waxaana lagu bala mey in loo dhaqaa qo sidii la isa ga kaashan lahaa bad baadi nta af-Sooma aliga.
WAXGARAD KA SOO JEEDA REER HIIRAAN OO SHEEGAY IN AY TAG EERSAN YIHIIN MAAM UL U SAMEY NTA LABADA GOBOL
Odayaashaan iyo waxgara dkaan oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaal ada Muqdi sho ayaa sheegay in ay taage ersan yihiin maamul loo sameeyo Gobol lada Hiiraan iyo Shabe elaha Dhexe.
Waxaana ay sheegeen in inta badan beelaha dega Gobolka Hi iraan aysan Mu caarad ku ahayn ma amul loo sameeyo la badaasi Gobol ee Hiiraan iyo Shabee la ha Dhexe. Nabadoon Muuse Haaruun Aa dan oo ka mid ah waxgaradka Gobolka Hiiraan ayaa xusay in muddo ah ay ku mashquulsanayeen dhismaha maamulka G/Sh/ Dhexe iyo Hiiraan. Nabaddoon Ma xamed Yacqu ub oo isna ka mid ah wax garad ka Hiiraan ayaa wax laga xu ma ado ku tilmaamay hadal dha waan ka soo yeeray qaar ka mid ah Odayaasha dhaq anka Gobolka Hiiraan oo la xiriira in Hiir aan maamul gaar ah loo sam eeyo taas oo uu sheegay in aysan dhici Karin si da uu hadal ka u dhigay. Masuuliyiinta DFS ay aa inta badan beelaha ka soo je eda G/Hiiraan ku qanciy ay ka qeyb galka Shirka maamul u same ynta G/iiraan iyo Sh/Dhexe marka la ga reebo qaar ka mid ah duub abka ugu caansan Gobolkaas Hiir aan oo weli ka biyo diidan ka qeyb galka Shirka.
C/CASIIS DHAGAWEYNE OO KA TANAAS ULEY MUSHARXNIMADIISII BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
Md.C/Casiis Maxamed Xasan (Dhag aweyne) oo horay u shaaciyay inuu u tag an yah ay Musharax Xildhibaan 2016 oo la hadlay Warbaahinta qayba heeda kala duwan ayaa shee gay inuu dib uga la abtay Musharaxnimadiisa, ka dib la ta shiyo uu la sameeyay Odayaa sha iyo Wa xgaradka beesha uu rabay Musharax C/Casiis inuu ku matalo Baaralamaanka. Wuxuu Musharrax C/Casiis Maxamed Xasan Dhagaweyne waxaana uu she egay Beesha uu ka soo jeedo oo isugu ti mid shir gaar ah ay u tanaasushay be esha kale Musharaxiin ka soc da inay u Tartamaan jagada xil ka Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya
Musharax C/Casiis wuxuu sheegay in shir looga tashanay ay Musharaxnimadi isa oo uu go ob joog ka ahaa ayna isugu yimaadeen dhammaan Odayaasha hogga anka dhaqanka beesha oo ay hoggaam in ayeen Imaam ka Beesha Imaam Cumar Maca llin Abshir iyo Nabaddoon Axm ed Dheere looga cods aday inuu ka tanaas ulo Musharaxnimadii sa, wuxuuna Musha raxu isagoo la hadlayay warbaahinta caddeeyay inuu tixgelinayo codsiga Waxga radka beeshiisa wixii shalay ka dambeey ana uu si kal sooni ku jirto u aqbaly cod sigo oda uuna ka tanaasulay Mushar axni madiisa uu rabay inuu bee sha u gu mat alo Baarlamaanka Soomaaliya.
"Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan aq balay codsiga ay ii soo jeediyeen hog ga anka dhaqanka ee Beeshayda, waxaana rabaa inaan noqdo Musharixii ugu hor eeyay ee tanaasula maadaama Soomaal iya dhibaatooyinka ka jira sababaha ugu waaweyn ee keenay ay tahay isu-tan aasul la ’aan iyo khilaaf” ayuu yiri C/Ca si is oo sheegay xaaladda cakir an ee Soo maaliya looga bixi ka ro Tanaasul iyo in la is maqlo.
"Waxaan ku kalsoonahay oo aan sug anayaa 2020 iyo wixii ka dambeeya had dii uu EEBBE cimri igu gaarsiiyo markii la ga aro in Cod Shacab lagu kala baxo jag ooyinkana loogu tartamo sida Adduun ka intiisa kale sidoo kale waxaa ugu baaqa yaa Xubnaha kale ee Musharaxiinta inay Tanaasulaan si ay Howsha u Fududaato”” ayuu yiri Dhagaweyne
AL SHABAAB OO KU DHAWAAD 5 GAARI KU GUBAY DEGMADA JILIB EE G/JUBADA DHEXE
Wararka laga helayo Degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe ayaa sheegaya in Dagaal yahanada Xarakada Al Shabaab ay Xalay 3 Gaari oo nuuca raaxada ay ku gubeen gudaha Degmada Jilib ee Go bolkaasi. Xarakada Al Shabaab ayaa dab qabad siiyay Baabuurtaasi ka dib markii ay uga shakiyeen 3-daasi Gaari in lagu soo xiray qalab la shaqeeya Diyaaradaha Drones-ka ee inta badan duqeeya Saraak iisha Xa rakada Al Shabaab.
Saraakiisha Xarakada Al Shabaab ay aa muddooyinkan dambe ka shakisnaa Baabuurtaasi maadaama ay sheegeen in markii la kaxeystaba ay soo kacayeen Diy aarado Dagaal oo nuuca Dro nes-ka. Goo bjooge la hadlay warbaahinta Muqdisho ee ayaa xaqiijiyay in Xarakadu ay gube en 3-da asi Gaari. Sikastaba, Diyaaradaha nuuca Drones-ka ayaa Weeraro dhowrah ay ka ful iyeen qeybo ka mid ah Gobolada Dalka Soomaaliya waxaa ku dhintay Saraakiil iyo Hogaamiyeyaal ka tirsanaa Xaraka da Al Shabaaab.
WAXGARAD KA SOO JEEDA REER HIIRAAN OO SHEEGAY IN AY TAAGEERSAN YIHIIN MAAM UL U SAMEYNTA LABADA GOBOL
Odayaashaan iyo waxgaradkaan oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Mag aalada Muqdisho ayaa sheegay in ay tag eersan yihiin maamul loo sameeyo Gobol lada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
Waxaana ay sheegeen in inta badan beelaha dega Gobolka Hiiraan aysan Mu caarad ku ahayn maa mul loo sameeyo labadaasi G/Hiiraan iyo Sh/dha Dhexe.
Nabadoon Muuse Haaruun Aadan oo ka mid ah waxgaradka G/Hiiraan yaa xus ay in muddo ah ay ku mashquulsanayeen dhismaha maamulka G/Sh/Dhexe iyo Hiir aan.Nabadoon Maxamed Yacquub oo is na ka mid ah waxgaradka Hiiraan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadal dhawaan ka soo yee ray qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka G/Hiiraan oo la xiri ira in Hiiraan maamul gaar ah loo same eyo taas oo uu uu sheegay in aysan dhici Karin sida uu hadalka u dhigay.
Masuuliyiinta DFS ayaa inta badan bee laha ka soo jeeda G/Hiiraan ku qanciyay ka qeyb galka Shir ka M/mul u sameynta G-da Hiiraan iyo Sh/Dhexe marka laga re ebo qaar ka mid ah duubabka ugu cans an G/Hiiraan oo weli ka biyo diidan ka qey b galka Shirka.
MARAYKANKA IYO KENYA OO KA WADA HAD LI DOONO ARRIMAHA SOOMAALIYA
Madaxda Dowladaha Kenya iyo Marey kanka ayaa bishaan gudaheed ka wada hadli doona xaal adda howlgalka Midowga Af rika ee AMISOM oo ka socda Dalka So omaaliya. Kulankan looga hadlayo howlgalka AMISOM ayaa M/Nayrobi waxuu ku dhexmari doonaa Xoghayaha Arimaha Dibadda ee Dalka Mareykanka iyo Mada xweyne Uhuru Kenyatta.
Xoghayaha Arimaha Dibadda ee Dal ka Mareykanka, John Ker ry ayaa lagu wa daa in booqasho uu ku yimaado Magaala da Nayrobi ee Xarunta Dalka Kenya. Sid oo kale, Kulanka Madaxda Dalalka Kenya iyo Mareykanka ayaa lagu faaqi doonaa amaan ka iyo Xaalada Gobolka, Xili Al Shabaab ay we eraro ka geysta an qeybo ka mid ah Dalka Ken ya.
Dhinaca kale, Afhayeenka Madaxtooy adda Dalka Kenya ay aa shaaca ka qaad ay in kulank aasi sidoo kale diirada lagu saa ri doono Xaalada Dalka Soomaa liya. Kenya ayaa Ciidamo badan oo qeyb ka ah howlgalka AMIS OM waxey ka jooga an Dalka Soomaaliya, waxaana xusid mu dan in Weerar dhacay bishii February in lagu Dilay tobanaan ka mid ahaa Xoo gaga Kenya.
QARAXYO KHASAARO GEYSTAY OO SHALAY KA DHACAY M/MUQDISHO
Warar dheeraad ah ayaa ka soo bax aya labo Qarax oo siy aabo kala duwan shalay subaxdii uga dhacay Degmada Day niile ee M/ Muqdisho.
Qaraxa 1-aad ayaa waxaa la gu beegs aday Gaari ay la socdeen Ciidamda Dowl adda Federaalka Soomaaliya, waxaana hal kaasi ku dhaawacmay sida la sheeg ay ugu yaraan 4 Askari.
Goobjooge ayaa u sheegay warbaahin ta M/Muqdisho in Qarax 2-aad la gu beegsaday Xoogaga Do wlad da Federaa lka, xili ay dhaawac yo u sii wadeen Isbi taal ku ya alla Degmada Dayniile.
Weli lama shaacin khasaara ha dhabta ah ee ka dhashay Qa raxa labaad. Maam ulka Degma da Dayniile ee Gobolka Ban aad ir ayaa sheegeen in Qaraxyada ay jir aan balse ay wadaan howlgallo baarita anno ah oo la xiriir Qaraxyadaasi.
Qaraxyadan ayaa waxey imaanayaan Xili bam gacmeed lagu weeraray Gaari uu watay Wasiirka Dhalinyarada iyo Isb oortiga ee Xuukuumadda Soomaaliya, xili uu ku sugnaa Wadada Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho
SHAN MILYAN OO SHACABKA TURKIGA OO ISU SOO BAXAY IYO ERDOGAN OO AWOOD CUSUB LA SOO BAXAY
In ka badan 5 Malyan oo qof ayaa iskugu soo baxday magaalada Ista nbul ee dalka Turkiga waxeey na shacab kaan faraha badan taageer ayeen Madax weyn a ha dalka Turkiga Mr. Recep Tayyip Er dog an oo arimo xasaasi ah ka hadlay .
Warbaahinta Caalamka ayaa si toos ah u soo tabineeysay awooda cusub ee Mad axweyne Erdogan oo sii balaaratay tan iyo wixii ka dambeeyay isku daygii afg am bigii dhicisooway . Madaxweynaha dal ka Turk iga Mr. Recep Tayyip Erdogan oo ari mo badan ka hadlay ayaa waxa uu si ku lulul cambaaree yay qaar ka mid ah wad amada reer Galbeedka oo Dimiqoraa diy ada aan an waxba ka aqoon sida jar malka oo dii day in uu Madaxweyne Erdo gan uu taage erayaashiisa gudaha dalka Ger many la qaato banaanbax xili uu qad ka Telfoonka ama Internet-ka si toos ah u gu jiray halka Jarmalka uu ka ogolaaday san ado ka hor in arinkaan sameeyo Hoga amiye ka tirsan ururka
BANAANBAXYO RABSHADO WATA OO KA DHACAY ETHIOPIA OO DAD BADAN KU DHIN TEEN
Hay’ada Xuquuqda Aadanaha ayaa wa xa ay sheegeen in ugu yaraan 100 ruux ayaa ku dhim atay banaanbaxyo rabshado wata oo ka dhacay dalka Ethiopia labadii maalmood ee la soo dhaafay kadib markii ay isku dhaceen ciidamada ammaan ka iyo dadka banaanbaxayay magaalooyin ku yaal dalka Ethiopia.
Ururada xuquuqda aadanaha ayaa waxa ay she egeen in magaalada Bahir Dar ay ahayd tan ugu badan ee ku dhinteen dadka banaanbaxayay halk aasoo ugu ya raan soddon ruux ay ku dhimatay shalay.
Hase yeeshee dowlada Ethiopia ayaa waxa ay ku sheegtay tirada dadka ku dhi ntey Bahir Dar in ay gaareyso toddobo ru ux ayna boolisku ka hortagayaan banana baxyada.
Dadka ku nool gobolada Oromo iyo Amhara ayaa waxa ay ka cabanayeen in dhinaca siya asada iyo dhaqaalahaba ay dowlada Ethiopia ay gaar u riixdo sida ay qortay BBC.
Amnesty ayaa sheegtay in 67 ruux ay ku dhinteen kadib markii ay ciidamada ammaanka ay rasaas noo lnool ay ku fureen dad rayid ah oo banaanba xayay magaalooyinka ku yaal gobolka Oromo.
Waxaa jiray isku dhacyo u dhexeeyay dadka banaanbaxayay iyo ciidamada ammaanka maalini ma dii Axada magaalada Bahir Dar oo ah caasi mada gobolka Amhara. Mucaaradka ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen in dad badan oo rayid ah lagu diley banaanbaxyadan.
Hase yeeshee dowlada Ethiopia ayaa waxa ay sheegtay in cadow gudaha iyo dibada iyo sidoo kale baraha bulshada internetka ay iska dhega tireen digniino loo jeediyay oo ah inaysan banana baxyo aba abulin sida ay shaacisay FBC oo ah hay’ad warbaahineed oo taageerta dowlada.
FBC ayaa intaas raacisay in dadka banaanbaxay ay ay burburinayeen hanti dadweyne iyo mid dowla deedba ayna sababeen in dad rayid ah ku dhin taan. Sidoo kale dowlada Ethiopia ayaa qiratay in dad loo xirxirey banaanbaxyada.
Dowlada Maraykanka oo isbahaysi dhow la leh xukuumada Ethiopia ayaa sheegtay in ay ka xun tahay rabshadaha balse ay dooneyso in la tixgeliyo xuquuqda dadka rayidka ah ee ay u leeyihiin inay banaanbaxyo dhigaan.
Banaanbaxyadan ayaa waxaa ay ka dambeey een kadib markii dowlada Ethiopia ay sameysay qor she ay ku dooneyso inay ku ballaariso caasima da gobolka Oromia. Taas ayaa sababtay in beeral ayda qowmiyada Oromo oo ah qowmiyada ugu tir ada badan leh dalka Ethiopia inay ka soo horjee staan iyagoo diiday in la barakaciyo.
Qorshahan ayaa markii dambe ay dowlada ka laabatay balse banaanbaxyada ayaa sii socday iya goo dadka reer Oromiya ay ku doodayaan in gees loo riixay oo dhaqaalaha dalka waxba laga siin.
Hay’ada xuquuqda aadanaha ee HRW oo sal dhigeedu yahay magaalada New York ayaa she eg tay in 400 oo ruux lagu diley isku dhacyo u dhe xeeya ciidamada dowlada iyo dad banaanbaxayay tan iyo markii uu bilowday khilaafka ku saabsan ballaarinta caasimada Ethiopia.
KHILAAF SOO KALA DHEXGALAY DONALD TRUMP IYO SARAAKIIL SAR SARE
Waxaa soo shaac baxay Khilaaf soo kala dhexg alay Saraakiil sare sare oo ka tirsan Dowladda Ma rey kanka iyo Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga dalka Mareykanka ninka lagu magacaabo Donald Trump.
Khilaafkaan ayaa yimid kadib markii 50 Sarkaal oo dhanka ammaanka qaabilsan warbixin ay soo saa reen ay ku sheegeen in Donald Trump uusan lah eyn Dabeecad uu ku hogaamiyo dalka Mareykan ka.
Waxa ay sheegeen Saraakiishaan Musharax Trump inuusan laheyn waayo aragnimo uu ku hog aamin karo dalka Mareykanka, islamarkaana uu noqon doono hadii Madaxweynaha Mareykanka uu no qdo Madaxweyne aan an taxadarin.
Saraakiisha warbixintaan soo saar tay ayaa waxaa ka mid ah Agaasimihii hore ee CIA-da Marey kanka iyo labo nin oo madax ka soo noqday Wasaarada Amn iga dalka Mareykanka.
Musharax Donald Trump oo ka jawaabaayay eedeyntaasi kaga timid Saraakiishaasi Sar sare ayaa ku sheegay in Saraakiisha ay yihiin kuwa fashilmay oo reer Washington ah.
Waxa uu dhankiisa ku eedeeyay Saraakiishaasi caalamka inay ka dhigeen goobo halis ah.
Doorashada Madaxtinimada dalka Mareykanka ayaa soo dhaw, waxaana Musharaxiinta ay wad aan Olole xoogan oo ku aadan Musharaxtini madooda.
HESHIISKA MAAMUL U SAMEYNTA SH/DHEXE IYO HIIRAAN OO MUDDO SANAD AH KA SOO WAREEGATAY
Waxaa muddo sanad ah ka soo wareegatay heshiiska maamul u sameynta labada gobol Sh/dhexe iyo Hiiraan taasoo ay si wadajir ah u sax iixeen xubnaha golaha wasiirrada ee ka soo jeeda labada go bol iyo guddoomiyeyaasha labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe iyadoo xillig aana uu gudd oomiyaha gobolka Hiiraan ahaa C/fat aax Xasan Afrax iyo Wasiirka Arrimaha Guda ha.
Heshiiska oo gobolka Hiiraan ay u saxiixeen siddeed xubnood halka gobolka Sh/dhexana ay qalinka ku duugeen saddex xubnood ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, R/wasaare ku xigeen ka xukuumada federalka Max amed Cumar Carte,Madaxweynaha Maamulka KMG ee Galmudug, Mud ane Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo mas’uuliyiin kale. Sidoo kale waxaa go ob joog ka ahaa saxiixa Qaramada Midoobay, Mid owga Afrika, Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yur ub iyo qaar ka mid ah diblomaasiyiinta ka hawl gasha dalka.
Shirkan ayaa lagu soo bandhigay qorshaha maamul u sameynta labada gobol kaasoo dhig ayay in 1da September 2015 uu furmo lana soo gabagabeeyo 1-da December ee sannadkan 2015.
Hase yeeshee shirka oo illaa iyo hadda aan ka gudbin wajigiisa koowaad oo weliba furitaan kaliya ku ekaa ayaa waxaa loo aaneynayaa sababo bad an oo isbiirsaday inuu u noqday mid aan wax hor umar ah sameyn muddo sanad ah.
Sababaha keenay fadhiidnimada shirka.
Arrimaha ugu muhiimsan ee shirka dib u dhac u keenay ayaa waxaa ka mid ahaa;-
Ku dhowaaqistii uu guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan C/fatax Xasan Afrax uu ku dho waaqay in shirka lagu qabanayo magaalada Beledweyne.
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha dhamaadkii December 2015 oo lagu magacaabay in magaalo madaxda maamulka labada gobol ay tahay B/burte iyo in madasha shirkana tahay Jowhar.
Geeridii Ugaas Cabdraxmaan Ugaas Khaliif oo loo arkayay inuu hormuud u noqonayo oday dhaqame edyada labada gobol.Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo si toos ah u diiday maamulka labada gobol ku na dooday in Hiiraan ay labo gobol u dhiganto.
Wasaarada Arrimaha Gudaha oo magacawday guddi farsamo iyo weliba iyado u qeybisay tirada oday dhaqameedyada ka qeybgalaya wajiga lab aad ee shirka taasoo inta badan beelaha labada gobol ay ka soo horjeesteen.
Si kasta ha ahaatee shirka maamul u sameynta lab ada gobol ayaa 12kii Janaayo waxaa si rasmi ah uga furay magaalada Jowhar Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyadoo ay ka soo qeyb galeen beelaha labada gobol degen.
Hase yeeshee xilligii loo gudbi lahaa wajiga la baad ee shirka ayaa muran ka dhashay hab qey bsiga xubnaha oday dhaqameedyada waxa uu sababay in qaar ka mid ah beelaha gobolka Hiiran ay ka soo horjeestaan shirka.
Balse dadaalo ay sameeyeen dowlada oo uu horkacayay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa suur togaliyay in inta badan beelaha gobolka Hiiraan ay aqbalaan in shirka dib ugu soo laabtaan. Hase aha atee mid kamid ah beelaha dega gobolka Hiiraan ayaa oday dhaqameedkoodii iyo oday dhaqameed yo kale ay si toos ah u qaadaceen shirka.
Dadaalo badan oo lagu doonayay in Ugaas Xa san Ugaas Khaliif lagu qanciyo in uu shirka aqbalo ayaa guuldareystay iyado dadaaladaa kuwii ugu dambeeyay ay wadeen urur goboleedka IGAD iyo dowlada Ethiopia.
Si kasta ha ahaatee dowlada Federalka ayaa kulankii Madasha ee ugu dambeeyay waxa ay ku sheegeen in dib loo bilaabayo shirka maamul u sa meynta labada gobol.
Balse lama oga sida uu shirkan u furmi karo iy adoo weli ay taagan tahay qaadacaadii mid kamid ah beelaha lagu tiriyo inay ugu tunka weyn yihiin gobolka Hiiraan ay ku qaadacday shirka.
SHEEKO: GASO, GANUUN, GASIIN
Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!
"Gacan aan la aqoon kula tagtay! Maya, mid aan loo jeedin kula boodday. Maya, tuf iyo dab eyla xagaa ku bax!” Dadki hadalka maqlaayay kuwa ka midihi ayaan waxweyn u qaadan waxa u ekaa inay aheyd inkaar aan guri lahayn.
Qaar kale oo goobta fadhiyay ayaa ka muujiyay cabsi iyo dareen inkaar is-naci hore kordhisa, ama mid horleh hafisa. Maqalkaa nactar! Yaasiinka iyo burdaha! Kaa me gen!
Waxay ahayd barqo cadceeddu weli si aadihi u soo duxin, balse ka muuqatay, ama u ekeyd, in kulaylkeedu soo tarmaayo. Dadki meesha fadhiyay ayaa hawlahoodi u kala baqoolay. Ga nacsato iyo gedisley ayay u badnaayeen. Kuwaas oo subax wa lba u baqoola inay dhoobada caano u beddelaan, si dadkoodu ci il iyo cabsi soo jireen ah mar uun kaga baxaan. Waxaa kale oo meesha fadhiyay qal inshubato qandigoodu qaawanyahay, oo quudkooduba ku jiray in ciir la kala tuugo. (Tuuge tuuge lama tuugee tanaadkaa loo tagaa).
Waxaa iyana goobta fadhiyay koox fara ku-tirsi ah oo dhowaan u soo hiloobay kob ama buqcad ay beri hore ka hil-he sheen. Maya, ma aha kuwii ka qaxay maan-wareerki miir-laawa yaashi mudcaha la wareegayey. Ha, waa kuwaas, miirlaawaya asha aan ka hadlaayo. Waa kuwi sheekadooda awowgaa kugu sheegay Geed Shimbiraale hoostiisa. Mar dambe ayaan ku xasuusindoona, haddese, aan dib ugu noqdo sheekadeyda. Ab kow Aawow sheekadiisi maqashay, maxaa anna ii diiday in aan teyda sheegto? Carrab dalableh. Buuladi shalay buula kale boobtaay, maxaa adna dibir kuu dambeys aa! Dilaaygii dilaay dilow,…Barqadaasu kama duwaneyn kuwa kaloo badan oo soo
Maray deegaanka Dhiif Ciin Tanaad. Waxay dhashay maalin aan yaab gooniya lahayn, marka aad ka tagto inkaarta la xo oray, iyada oon weli suqaarki quraacda la dhameysan. Sida ma almihi kaloo bad naa oo soo maray degaankaa isaga ah, waxay qorraxdu soo jiitantaaba soo gaartay bartama cir ka.Waxaa markaa dhashay boqoolki labaad ee astaantiisu duhurka ahayd. Milay loo bartay in wadd ooyinka la faaruqiyo. Ma rabo in aan ku celceliyo sheeko taxana ah, maalmo aan is dhaamin, beryo aan is-doorin, sanad la wadaaga dhigiisa dhismo iyo daroor, tawaad iyo faajofaajo, hoygoodu yahay dhii aan la cugin ama la culin tan iyo Maqaar-saarki Koobaad, boqollaal sano ka hor.
Hashiina waa tii garatay inay tahay igar, oo diiday in ay ku godlato xoodaamis cubcub aan dham eys aheyn. Garashadaa ka horse, waa tii sasabku shaqeeyay. Mar I dage… Maya, xum aha uun layma tusine, waxaan weli isu key dhaamin hertida iyo haraatida xanuunka badan ee xilliyadii i soo maray.
Welina aan la noolahay. Haddaadan ahayn goroyo mada xa ciidda kula jirta, adiguba waa kuu muuqataa tawinta aan dab oolneyn.
Ha, cudur kastaa waxaa wehliya astaamihiisa u gaarka ah. Maya, marmar waxaa loo baahanyahay in qalab kale loo adeegs ado sidi loo arki lahaa kobta iyo mugga ooddinta aad la il-daran tahay. Oof kasta iinteeda ayay sii shaacisaa, waase qof iyo gara shadii. Kor waayeel waa wada indho. Hadal waa merge. Waa tahay. Waxaan arkaa in aad indhaha marmareyso. Halkaan aan ku hakinno sheekada.
W/Q Cali Jimcaale Axmed
WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMWES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 9-AGOOSTO 2016-KA
CALI KHALIIF OO LOO QABTAY INUU 12 SAACADOOD UGA BAXO BUUHOODLE Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ay aa lagu amray inuu muddo 12 saacado od uga baxo degmada Buuhoodle, ka dib markii lagu eedeeyay inuu xiriir la leeyahay Somaliland.