
Faallo: Shirkii Hoggaamiyaasha Madasha Wadatashiga Qaran oo u Qayb samay laba kooxood
Shacabka soomaaliyeed ayaa wel-wel xooggan kaqaba inay suurta gal tahay in doorashadu xiligeedi ku dhacdo,
Madaxweyne xasan sheekh ayaa olole ballaaran ugu jira sidii uu u soo laaban lahaa.
Kursiga madaxtinimada wadanka soomaaliya arinkan wuxuu keenay in mucaarad badan ay yeelato Dawlada Faderaalku. Taas oo loo arkay dawlad hal Qof awoodii Gacanta u Gashay .
Shirka madasha Qaran waxaa is hor Fadhiya.
Labo kooxood dan gaar ah ka leh goobta madashada.
A) koox waa kuwa ogal in madaxweyne xasan sheekh markale la soo doorto
B) kooxda kalena waxay doonayaa in madaxweyne cusub oo siyaasad cusub wata la doorto.
Ciyaartan siyaasadeed waxay keenaysaa in koox kamid labadan kooxood ay ku guulaysato fikirkeeda siyaasadeed ee ay aamin san yihiin.
W/D Aqooyahay Mahomed Caalin
caalim68@hotmail.com
xigasho:-somaliweyn.com
Faallo: Shirkii Hoggaamiyaasha Madasha Wadatashiga Qaran oo u Qayb samay laba kooxood
Hoggaamiyaasha Madasha Wadatashiga Qaran oo u Qayb samay laba kooxood oo awooda wadanka isku haya. Madasha Wadatashiga Qaran ayaa la sheegaya in ay isku fahmi waayeen qodobo dhowr oo ay ka mid yihiin xildhibaanada Aqalka Sare iyo Aqalka hoose u mata