lumisay si ay ula wareegto Messi sanadkii 2001 ?

0
Friday October 30, 2026 - 22:39:41 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 50
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    lumisay si ay ula wareegto Messi sanadkii 2001 ?

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Miguel Ángel Portugal, oo horay xilal kala duwan uga soo qabtay Real Madrid, ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Madrid ay fursad u heshay inay la soo saxiixato Lionel Messi sanadkii 2001, xilli uu weli da’yar ahaa.

Wuxuu sheegay in qof ku dhowaa Messi uu xiriir la sameeyay Real Madrid, balse kooxda aysan go’aansan inay heshiiskaasi horay u sii waddo, inkastoo ay la socotay hibada ciyaaryahanka.

Portugal ayaa xusay in Real Madrid aysan doonayn inay dhaawacdo xiriirkeeda Barcelona, taasoo qayb ka ahayd sababihii ay uga gaabsatay heshiiska.

Ugu dambayn, Messi wuxuu ku biiray taariikhda Barcelona, isagoo noqday mid ka mid ah halyeeyadii ugu waaweynaa kubadda cagta adduunka

XIGASHO:-KOOXDA.COM




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip