Qof isku soo xirey walxaha qarxa oo lagu qabtay Kacbada

0
Thursday October 01, 2026 - 08:12:14 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 47
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qof isku soo xirey walxaha qarxa oo lagu qabtay Kacbada

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Magaalada Makah ee Dalka Sucuudiga waxaa laga soo sheegayaa in ciidamada amaanku gudaha kacbada ku qabteen qof isku soo xirey walxaha qarxa kaasoo doonayay sida wararku sheegayaan inuu isku qarxiyo muslimiinta ku cibaadeysaneysa kacbada.

 
Sidoo kale dadkii |Kacbada ku cibaadeysanayay ayaa ciidamada ku garab siiyay in gacanta lagu dhigo ka hor inta uusan is qarxin.
 
Saraakiisha ciidamada ilaalada Kacbada ayaa warbaahinta u sheegay inay xabsiga dhigeen ninka watay walxaha qarxa kadib markii uu soo galay Masjidka Kacbada,saraakiisha amaanka waxay sidoo kale sheegeen inay ninkaasi ku hayaan baaritaano dheeraad ah.
 
Wixii war ku soo kordha ninkaan walxaha qarxa watay ee markii ugu horeysay lagu qabtay gudaha gobta barakaysan ee kacbada .





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip