Ciidamada Isreal oo saaka weerar ku qaaday Daanta Galbeed

0
Thursday September 24, 2026 - 09:12:14 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 119
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Isreal oo saaka weerar ku qaaday Daanta Galbeed

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Wakaaladda wararka Falastiin ee Wafa ayaa sheegtay in ciidamada Israel ay saaka weerareen magaalada Tamoun ee Daanta Galbeed ee la haysto.

Sida ay Wafa sheegtay, ciidamada Israel ayaa magaalada galay iyagoo wata dhowr gaari oo milatari, waxayna baaritaanno ka sameeyeen guryo ay leeyihiin dadka deegaanka.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip