DAAWO: Askari Milateri oo si muraga leh uga hadlay gurigiisa Muqdisho inay Dowladu burburisay xili uu furinta dagaalka kula dagaalamayo Alshabaab.

0
Tuesday September 01, 2026 - 12:51:53 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 54
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Askari Milateri oo si muraga leh uga hadlay gurigiisa Muqdisho inay Dowladu burburisay xili uu furinta dagaalka kula dagaalamayo Alshabaab.

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Mid ka mid ah Ciidamada Dowlada Somalia gaar ahaana ka tirsan Ciidamada Xoogga ayaa muuqaal uu iska soo duubay wuxuu si murugo leh uga hadlay in gurigiisa Muqdisho Dowladu burburisay islamarkaana qoyskiisa barakicisay xili uu furimaha dagaalka u joogo dagaalka Alshabaab.

Askarigaan oo taariikh murugo ka sheekeeyay ayaa sheegay inuu isku hayay reerkiisa iyo caruur uu dhalay walaalkiis oo sidoo kale ahaa askari Booliis ah oo Dowlada ka tirsnaaa balse geeriyooday isagoo waajibaadkiisa gudanaya.

Haddaba faah faahinta hadalada qiireysan ee askarigaan halkaan ka daawo muuqaalkiisa:-

Video Player
 
XIGASHO:-DAYNIILE.COM


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip