Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

0
Tuesday September 01, 2026 - 19:23:25 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 42
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade, la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia, Mudane Aleksandar Vučić.

Labada Madaxweyne ayaa kulankooda diiradda ku saaray xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Serbia iyo sidii loo ballaarin lahaa iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo maalgashiga, iyaga oo adkeeyey muhiimadda xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal.







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip