Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

0
Tuesday September 01, 2026 - 19:21:23 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 56
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum), kaas oo magaalada Muqdisho ka dhici doona 7-da ilaa 8-da bishan.

Hal-ku-dhigga madasha sannadkan ayaa ah "Qaabeynta mustaqbalka Warbaahinta ee Xiligaan Casriga ” Shaping Somali’s Media Future in Digital Era)”, iyadoo diiradda lagu saari doono horumarinta iyo casriyeynta warbaahinta Soomaaliyeed, xoojinta xiriirka iyo wada-shaqeynta hay’adaha dowladda iyo warbaahinta, adeegsiga tiknoolajiyadda iyo warbaahinta casriga ah, iyo sidii loo dhisi lahaa istiraatiijiyad warbaahineed oo ka jawaabta baahiyaha iyo isbeddellada mustaqbalka.

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip