Wasiir ka tirsan Xukuumadda Raysal Wasaare Barre oo is casilay

0
Thursday August 13, 2026 - 12:11:13 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 116
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir ka tirsan Xukuumadda Raysal Wasaare Barre oo is casilay

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.
Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Xukuumadda Federaalka, Maxamuud Cabdullaahi Axmed (Abukaate) ayaa maanta shaaciyay inuu iska casilay xilkaasi.

"Maanta oo ay taariikhdu tahay 13 Agosto 2026, waxaan si rasmi ah isaga casilay xilka Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya. Waxaan u mahadcelinayaa madaxda dalka fursadda ay ii siiyeen in aan ugu adeego bulshada Soomaaliyeed.” Ayuu Maxamuud Abukaate ku sheegay warqad uu ku saxiixnaa.

Maxamuud Abukaate ayaan sheegin sababta uu xilkaasi isaga casilay, mana jirto wax falcelin ah oo Xafiiska Raysal Wasaare Xamse Cabdi Barre uu ka bixiyay is casilaaddiisa.

Xilkan ayaa loo magacaabay bishii March ee sanadkii 2025, waxayna tallaabada uu isaga casilay ay imaneysaa, iyadoo muddooyinkii u dambeeyay uu xiriir wanaagsan la lahaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Maxamuud Abukaate waa Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka, waxaana bishii April ee sanadkii 2022 markii 2aad la guddoonsiiyay shahaadada Xildhibaanimo.

Maxamuud Abukaate ayaa ah siyaasi laga soo doorto Dowlad Goboleedka Hirshabelle, waxayna deegaan doorashadiisu tahay Magaalada Beledweyne ee




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip