Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Balcad

0
Friday August 14, 2026 - 12:00:00 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 68
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Balcad

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.
Guddoomiyaha Barlamaanka JFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Jaamac oo ay wehliyaan mudanayaal ka tirsan labada Gole ee Dowladda Dhexe. ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe.

Wafdiga gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ku soo dhaweeyay degmada Balcad Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle,Dhaqanka Mudulood, Maamulka Degmada Balcad, Haween, Dhallinyaro iyo Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida.

Wafdiga uu hogaaminayo gudoomiyaha golaha shacabka ayaa maritqaad heer sare ah loogu soo sameeyay beerta dalxiiska ee degmada Balcad halkaas oo uu ka mahadceliyay sida sharafta leh ee loo soo dhaweeyay.

 

 


 
 
 
 
 
 
 
 
Xigasho:-Jowhar.com
 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip