Trump oo ka hadlay cidda gaysatay weerar internet-ka ah oo ka dhacay Minnesota

0
Saturday August 01, 2026 - 13:20:22 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 57
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Trump oo ka hadlay cidda gaysatay weerar internet-ka ah oo ka dhacay Minnesota

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in aanu rumaysnayn in Iiraan ay ka dambeysay weerarkii dhowaan lagu qaaday nidaamyada biyaha ee gobolka Minnesota, inkastoo warbixinno ay tilmaamayaan in qaar ka mid ah saraakiisha Maraykanka ay tuhunsan yihiin doorka ay Tehran ku leedahay arrintan.

"Waxaan maqalnay in uu jiray weerar dhanka internetka ah oo ka dhacay Minnesota, waxaana lagu eedeynayaa Iiraan,” ayuu Trump ka sheegay kulan golaha wasiirrada ah, sida ay sheegtay Reuters. "Anigu sidaas uma malaynayo,” ayuu yidhi, isagoo eedda dusha ka saaray mas’uuliyiinta gobolka iyo Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga ee Minnesota Tim Walz, isaga oo aan soo bandhigin wax caddayn ah.

Mr. Walz ayaa kaga jawaabay oo sheegay in Donald Trump uu og yahay cidda ka dambeysay weerarka, isla markaana gobollo kale oo Maraykan ahna la beegsaday.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip