Wasiir Jamaal oo war ka soo saaray Beelaha ku dagaalamaya Gobolka Sanaag

0
Saturday July 25, 2026 - 13:36:38 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 27
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Jamaal oo war ka soo saaray Beelaha ku dagaalamaya Gobolka Sanaag

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Wasiirka Ganacsiga Xukuumada faderaalka Soomaaliya Jamaal Xasan ayaa war qoraal ah uu ka soo saaray beelaha ku dagaalamaya Gobolka Sanaag oo ah halka uu ka soo jeedo,wasiirka wuxuu ugu horeyn ku baaqay in waxgaradka iyo Maamulka Waqooyi Bari ku baxaan sidii ay u joojin lahaayeen dagaalka dadka walaalaha ah.

Wasiirka wuxuu ku booriyay Maamulka Waqooyi Bari iyo waxgaradka Deegaanka in labada reerood loo kala gar qaado waliba si cadaalad ah.

"Colaaddu ma istaagayso haddaan labada dhinac si caddaalad ah loogu kala-garqaadin, nabad waartana la dhex-dhigin. Sidaasi awgeed, guurtida iyo odayaasha dhaqanka waxa saaran masuuliyad culus oo ay tahay inay si dhakhso ah ka gutaan” ayuu yiri Wasiir Jamaal.

Wasiir Jamaal oo soo galay Garowe, kadib markii laga reebay ilaalo uu watay – Puntland Post


Hadaba qoraalka Wasiirka oo sidiisa u qoran halkaan ka akhiso:-

May be an image of text



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip