
Shariif Sheekh Axmed "Dowlada dhexe waa inay la timaado qorshe ay kaga hortageyso gubashada soo laab-laabatay ee suuqa Bakaaraha"
.
Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa war ka soo saaray dabkii saaka ka kacay suuqa Bakaaraha kaasoo sababay khasaare balaaran oo dhanka hantida ah,shariif wuxuu warkiisa ku cadeeyay inuu xanuunka iyo dareenka la qeybsanayo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku hanti beeshay musiibadda dabka.
"Dowlada dhexe waa inay la timaado qorshe ay kaga hortageyso gubashada soo laab-laabatay ee suuqa Bakaaraha”ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed



0 



Shariif Sheekh Axmed "Dowlada dhexe waa inay la timaado qorshe ay kaga hortageyso gubashada soo laab-laabatay ee suuqa Bakaaraha"
.