Howlgalka Ciidamada Turkida ay ka hayaan Somalia oo mudada loo kordhiyay

0
Wednesday July 22, 2026 - 14:05:07 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 65
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Howlgalka Ciidamada Turkida ay ka hayaan Somalia oo mudada loo kordhiyay

    ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,

Baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyay mudo kordhin laba sano ah oo ay Ciidamada Turkigu kaga sii howlgeli karaan Soomaaliya kadib codsi ka yimid Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan taasoo keentay in baarlamaanku cod aqlabiyad leh ku ansixiyaan muda kordhintaasi.

Muda kordhinta la siiyay howlgalka Ciidamada Turkida ee Smalia wuxuu ka bilaabanaya 27-ka Luulyo 2026, wuxuuna ku egyahay 27-ka Luulyo 2028, golaanshaha Baarlamaanka Turkiga wuxuu sharci siinayaa howlgalka Ciidamada Turkiga inay sii joogaan mudadaasi.

Dowlada Turkida oo dhanka kale Somalia ka wada mshruuc shidaal soo saaris ah waxay talaabadaani Baarlamaanku qaaday sii xoojinaysaa iskaashiga amniga iyo wax wada qabsiga labada Dal xili waliba Soomaalidu baahi badan u qabto in walaalahooda Turkidu la sii joogaan.

Mooshinkaan muda kordhinta howlgalka ciidamada Turkida ee Somalia ayaa laga dooday fadhigii Golaha Guud ee Baarlamaanka Turkiga maalintii shalay,ugu danbeyna way ansixiyeen sidii uu u rabay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan

Mustaqbal - Ciidamada Turkiga ayaa loo kordhiyay mudada ay ku sii sugnaan doonaan Biyaha Soomaaliya iyo gacanka Cadmeed. Qaraar ka soo baxay Baarlamaanka Turkiga ayaa lagu shaaciyay in hal sano oo dheeri



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip