Milateriga Somalia oo xaliyay xiisad beeleedkii ka taagnaa Gobolka Shabeelaha Hoose .

0
Tuesday July 21, 2026 - 14:13:15 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Milateriga Somalia oo xaliyay xiisad beeleedkii ka taagnaa Gobolka Shabeelaha Hoose .

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Guutada 14-ka October ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ku guuleystay inay xakameyso xiisad saacadihii ugu dambeeyay ka taagneyd dhul beereed udhaxeeya Magaalada Marka iyo deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Taliyaha Guutada 14-ka October, G/le Cismaan Muuse Maxamed ayaa Xaqiijiyay in Ururada 141-aad, 144-aad iyo 145-aad ee kawada tirsan Guutada 14-ka October oo ku baxay xiisaddaas ay kala qaadeen dhinacyadii is hor-fadhiyay, sidoo kale waxay dib u ufureen kanaal biyood uduugmay Xiisadda darteed.

G/le Cismaan Muuse, Taliyaha Guutada 14-ka October ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa adkeeyay inaan la Aqbali doonin dhiig macna darro udaata, si aysan fursad uhelin Khawaarijta, howlgalkii maanta la fuliyayna uu noqday mid uqabsoomay sidii loo qorsheeyay.No photo description available.No photo description available.No photo description available.No photo description available.May be an image of one or more people and textMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and text




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip