Shirka Taliyeyaasha Ciidanka Dhulka Taliyaaniga iyo Afrika oo ka qabsoomay magaalada Rooma

0
Friday March 27, 2026 - 15:44:46 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 65
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka Taliyeyaasha Ciidanka Dhulka Taliyaaniga iyo Afrika oo ka qabsoomay magaalada Rooma

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Somaliyeed Sareeye guuto Sahal Cabdulahi Cumar ayaa magaalada Rome ee Dalka Talyaaniga kaga qayb galay shirka Taliyayaasha Ciidamada Dhulka ee Afrika, African Land Forces Summit 2026.
 
Shirkan oo ay soo qabanqaabiso Dawladda Maraykanka, islamarkaana sanad walba la isugu keeno Taliyayaasha Ciidamada Dhulka ee qaaradda Afrika iyo bahwadaagtooda caalamiga ah, ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga amniga, horumarinta awoodaha ciidamada, iyo la tacaalidda caqabadaha amni ee wadajirka ah.
 
Sanadkan waxaa si gaar ah shirka doodiisi ay aheyd Ka doodista doorka sii kordhaya ee tiknoolajiyadda casriga ah, gaar ahaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drones) iyo sida ay u beddelayaan qaabka hawlgallada militari iyo qorsheynta istaraatiijiga ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip