Madaxweynaha Ghana oo ka digay in dagaalka u dhexeeya Iiraan iyo Israel Mareykan uu yeesho cawaaqib dhaqaale
.
Madaxweynaha dalka Ghana, John Mahama, ayaa ka digay in dagaalka u dhexeeya Iiraan iyo Maraykanka iyo Israel inuu yeelan karo cawaaqib dhaqaale oo culus oo saameeyn ku yeesha dalalka qaarada Afrika.
Wuxuu ku tilmaamay Bariga Dhexe inuu yahay xudunta ugu weyn ee shidaalka caalamka, isagoo sheegay iney tahay dalalka Afrika inay isu diyaariyaan suurtagalnimada jahawareer dhaqaale iyo kor-u-kac ku yimaada qiimaha shidaalka.

0 

Madaxweynaha Ghana oo ka digay in dagaalka u dhexeeya Iiraan iyo Israel Mareykan uu yeesho cawaaqib dhaqaale
.