HALKAN KA AQRISO W.WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER 31 JAN-2026

0
Saturday January 31, 2026 - 08:28:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 73
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO W.WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER 31 JAN-2026

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Mw xasan sheekh oo soo xiray shirka wasiirada ma aliyada ee geeska afrika

Madaxweynaha soomaaliya, xa san sheekh maxamuud ayaa xalay soo xiray kulanka 27-aad ee wasiirrada maaliyad da madasha iskaashiga dalalka geeska afrika, kaasi oo markii ugu horreysay lagu qabtay magaalada muqdisho ee caasimadda soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ku bogaad iyey wasiirrada maaliyad da iyo madaxda ka kala socotay dalalka xubnaha ka ah madashan doorka ay ka qaadanayaan xoojinta iskaa shiga dhaqaale, is-dhaafsiga waa yo-aragnimada iyo horumarinta xasilloonida dhaqaale ee gobolka geeska afrika.

Madaxweyne xasan sheekh ayaa sidoo kale xusay in martigelinta shirkan heerkiisu sarreeyo ay muujinayso, soo kabashada soo maaliya iyo kalsoonida sii kordhey sa ee caalamku ku qabo dalke enna, iyada oo soomaaliya ay haatan hayso hoggaaminta mad ashan, taas oo madaxweynaha ku tilmaamay fursad muhiim ah oo lagu xoojinayo wada-shaqeynta gobolka, laguna hormarinayo dan aha wadajirka ah ee dalalka xub naha ka ah.

Golaha wasiirradda oo xilkii ka qaaday taliye odowaa mid kalena magacaabay

Golaha wasirrad soomaaliya oo shalayshirkoodii caadiga ah aa ku yeeshay magaalada muqdi sho ayaa goordhow ka xilkii qaa day taliyihii ciidamada xoog ga dalka, jeneraal odowaa yuu suf raage, iyada oo taliska loo maga caabay sarkaa kale oo dhalinyaro ah.

Sida ogaatay caasimada onl ine, waxaa xilka taliyaha xoogga dalka loo magaca abaygaashaa nle sare ibraahim maxamed oo sa rkaal da’yar ah oo kamid ah xoo gga dalka sooma aliyeed.

Ibraahim ayaa hadda haystay qey bta taakulada ee ciidanka xoog ga dalka, waana sarkaal tab abar sare kusoo qaatay dalka turkiga

Isbeddalkan ayaa yimid, ka dib soo jeedin ka timid dhinaca wasaaradda gaashaandhigga so omaaliya, taas oo ay ansixiy een golaha wasiirradu.

Golaha wasiirrada ayaa u mahad celiyay odayaa oo soo shaq eeyay, iyaga oo sidoo kale taliy aha cusub faray inuu la yim aado dardar shaqo oo ku aadan ciid amada iyo xoojinta howlg allada xoreynta ee haatan ka socda dalka.tallaabadan ayaa kusoo aaday, xilli xasaasi ah, isla markaana dalka ay ka taagan tahay xiisad siyaasadeed oo culus, sidoo kalena dalka ay ka socdaan howlgallo ka dhan ah kooxaha argagixisada oo laga xoreeyay dhul ballaaran

Xigasho:-caasimadda.net

Shir ku saabsan ka jawaa bista deg-degga ah ee aba araha oo muqdisho ka furmay

Guddoomiyaha hay’adda maa reynta masiibooyinka qaran ka (sodma), mudane maxamuud macalin cabdulle ayaa shalaymaga alada muqdi sho si rasmi ah uga furay shirka wadatashiga qaran, kaas oo diiradda lagu saarayo xoojinta ka jawaabista deg-degga ah ee abaaraha ka jira dalka. 

Shirkaan ayaa si gaar ah loogu falanqeeyay doorka muhiimka ah ee ururrada ay hoggaamiyaan haweenka iyo kuwa u dooda xuquuqda haweenka, iyada oo la adkeeyay muhiimadda ay hawee nku ku leeyihiin qorsheynta, gaarsiinta iyo hirgelinta gurmadka bani’aadannimo.

Guddoomiyaha sodma ayaa xusay in ka qaybgalka firfircoon ee haweenku uu yahay tiir muhiim u ah gurmad waara, loo siman yahay, kana jawaaba baahiyaha bulshada, gaar ahaan haweenka iyo carruurta ay sida gaarka ah u saameeyeen abaaruhu.

Kulankaan waxaa qeyb ka ahaa xubno ka socday hay’adaha gargaarka bixiya iyo masuuliyiin ka tirsan qaramada midoo bay

Guddoomiye aadan madoobe oo lagagudbiyaymooshin, maxaa lagu haystaa?.

Waxaa si rasmi ah loo gudbiyay moo shin ka dhan ah guddoomiyaha golaha shacabka, sheekh aadan maxamed nuur (aadan madoobe), kaas oo looga dalbanayo in kalsoonida lagala noqdo.

Mooshinkan oo ay saxiixeen tiro xildhiba anno ah oo gaaraya in ka badan 100 mudane, ayaa ku soo aadaya xilli xas aasi ah oo ay dalka ka jirto dood adag oo ku saabsan wax-ka-beddelka dastu urka, taas oo horseedday kala qeybsa naan xooggan oo soo dhex gashay mudaneyaasha bfs.

Qoraalka mooshinka ayaa lagu xusay qodobbo dhawr ah oo ay xildhibaa nnadu ku tilmaameen sababaha ay kalso onida ugala noqonayaan guddoo miyaha, waxaana ka mid ah:

1-ku-tumasho habraaca dastuurka: In guddoonku uu garab maray hann aanka sharciga ah ee loogu talag alay ka doodista iyo ansixinta qodobbada masiiriga ah.

2-maamul-xumo iyo ku-takri-fal aw oodeed: Waxaa lagu eedeeyay inuu u adeegsaday awoodda guddoonka si aan waafaqsanayn xeer-hoosaadka baarl amaanka.

3-codayn iyo kooram aan sharci ahayn: Xildhibaannada mooshinka kee nay ayaa sheegay in dhowr jeer la sameeyay codayn aan loo dhammayn kooramka loo baahan yahay, balse uu guddoomiyuhu meel-mariyey.

4-luminta kalsoonida: Waxay ku doodeen in guddoomiyuhu uu waayay kalsoonidii uu ku hoggaamin lahaa golaha shacabka, taasna ay curyaamin ayso hufnaanta nidaamka baarlama anka.

Dhaq dhaqaaqan ayaa u muuqda mid dhabar-jab ku ah dadaallada madaxtooy ada somalia ee lagu dhammaystirayo dib-u-eegista dastuurka, maadaama aadan madoobe uu udub-dhexaad u yahay isku xirka fulinta iyo xeer-dejinta.

Haddii mooshinkan la aqbalo, baarlam aanka ayaa geli doona xaalad cakiran oo keeni karta in dalka uu lugaha la galo jahwareer siyaasadeed oo hor leh

Xigasho:-hiiraan.com

Ajendaha shirka dowladda iyo mucaaradka ee muqdisho oo la ogaaday

Guddiyada wada-hadallada xukuum adda federaalka & golaha mustaqbalka soomaal iyeed oo shir farsamo ku leh caasimadda ayaa isku raacay in ajan dayaasha shirka madaxda dfs & gola ha mustaqbalka 1-da febraayo ay noq daan; doorashooyinka, dastuurka, midnimada, dagaallada-xoraynta & aba araha.



Shirka ayey sida oo kale isku raac een in uu ka qabsoomo hutel ku yaal gudaha xerada xalane, iyada oo mad axda puntland & jubbaland ay diideen geista villa-somalia.

Guddiyada ayaa weli ka doodaya amma anka & habmaamuuska madax da, iyada oo dfs ka walaacsan tahay in madaxweyne deni & madaxweyne mad oobe ay ciidamo culus la galaan caasim adda, si la mid ah wada-hadalladii doorashadii 2022.

Sida ay ilo-wareedyada gudaha tilmaam een; dfs ayaa taxadar badan ka muujin aysa ‘dastuurka & doorash ooyinka’ halka puntland & jubbatland ay ka fekerayaan sida loo dhigayo ‘midnim ada’ oo aysan weli ka hadlin

Wasaaraha xfs oo habeen horehoygiisa ku qaa bil ay wafdi ka socda dowlad da turkiga

Ra’iisul wasaaraha xukuuma dda federaalka soomaaliya, mud ane xamsa cabdi barre, ayaa habeen horehoygiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo uu hoggaam inayo wasiir ku-xigeenka gaadiidka iyo kaa bayaasha dhaqaalaha ee jamhuuriyadda turkiga mudane durmuş ünüvar, oo booqasho rasmi ah ku yimid magaalada muqdisho

. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka istiraatiijiga ah ee u dhexeeya sooma aliya iyo turkiga, gaar ahaan iskaa shiga dhinacyada horumarinta kaaba ya asha dhaqaalaha, dekadaha, gaa diidka badda, amniga iyo tamarta.

Ra’iisul wasaare xamsa cabdi barre, ayaa tilmaamay muhiimad da ay leedahay joogteynta iyo ballaarinta iskaashiga taarii khiga ah ee labada dal, isaga oo xusay doo rka muuqda ee dowladda turkiga ka qaad atay dib-u-dhiska iyo horumarinta kaabaya asha dhaqaalaha soomaaliya.

Wasiir ku-xigeenka gaadiidka iyo kaabaya asha dhaqaalaha ee jamhuuriyad da turk iga, mudane durmuş ünüvar, ayaa uga ma had celiyay ra’iisul wasaaraha iyo dowl adda soomaaliya soo-dhaw eynta diirran, isaga oo tilmaamay sida ay dowl adda turkiga uga go’an tahay dardar-gelinta heshiis yada wadajirka ah iyo mashaa riicda horumarineed ee kor u qaadaya kobaca dhaqaale iyo ganacsi ee labada dal.

Kulanka oo uu qeyb ka ahaa safi irka dowlada turkiga u qaabi lsan soomaaliya amb. Alper akt aş ayaa ra’iisul wasaare xamsa ca bdi barre, lagu guddoonsiiyey had yad qiimo badan oo ay ku qoran yihiin aayadaha qur’aanka kariim ka ah.

Raiisul wasaaraha jfs md xamsa cabdi barre, ay aa ka mahadceliyay taagee rada joogt ada ah ee dowladda iyo shacabka turkiga ay la garab taaganyihiin bulshada soomaaliyeed gaar aha an waqtiyadii kala duwanaa ee dowladaha shisheeye ay soo fara-geliyeen midnimada jamhuuriyad da soomaliya.

Aragnimad iyo horumarinta xasilloonida dhaqa ale ee gobolka geeska afrika.

Madaxweyne xasan sheekh ayaa sidoo kale xusay in martigelinta shirkan heerkiisu sarreeyo ay muujinayso, soo kabashada so omaaliya iyo kalsoonida sii kordheysa ee caalamku ku qabo dalkeenna, iyada oo soomaaliya ay haatan hayso hoggaaminta madashan, taas oo madax weynaha ku tilmaamay fursad muhiim ah oo lagu xooji nayo wada-shaqeynta gobolka, laguna hormarinayo danaha wadajirka ah ee dalalka xubnaha ka ah

Mooshinka laga diyaariyay xildhi baan ka tirsan gola ha mus taqba lka soomaaliya oo qiray walaaca mu caaradka ee hann aanka dib-u-eegista dastu urka

Xildhibaan ka tirsan baarlam aanka federaalka soomaaliya ay aa qiray in mucaaradku ay qaba an walaac la xiriira habka loo mar ay dib-u-eegista dastuurka, isa goo sheegay in wax-ka-beddel lada la soo jeediyay si degdeg ah loogu gudbiyay baarlamaanka, isla markaana aysan jirin wadat ashi ku filan

Cabdullaahi abukar xaaji carab, guddoomiyaha guddiga farsam ada ee golaha mustaq balka soomaaliya, ahna xubin ka tirsan guddiga dib-u-eegista das tuu rka, ayaa u sheegay warbaa hinta in siyaasiyiinta mucaaradka ay ka walaacsan yihiin hufnaan la’aanta ku saabsan sida wax-ka-beddel lada loo diyaariyay loona gaarsii yay hoggaanka baarlama anka.

Si kastaba ha ahaatee, cabdull aahi carab ayaa sheegay in wala acaasi uusan weli gaarin heer keeni kara in mucaaradku qaada caan shirka wadatashiga qaran ee la qorsheeyay inuu qabsoomo 1-da febraayo.

"walaac wuu jiraa, balse weli looma beddelin go’aan qaadaca sho,” Ayuu yiri cabdullaahi carab.

Waxa uu intaas ku daray in golaha mustaqb alka soomaaliya uusan weli si rasmi ah uga doodin wax-ka-beddellada la soo jeediyay, isagoo tilmaamay in arri ntu weli ku jirto marxalad qiimeyn iyo wadatashi.

Xildhibaanka ayaa carrabka ku adkeeyay in dhammeystirka dastuurka uu yahay arrin lama huraan ah, balse uu xusay in ay jiraan qodobo xasaasi ah oo u baahan is-afgarad siyaasadeed ka hor inta aan wax isbeddel ah la ansixin. Qodobadaas waxaa ka mid ah qaab-dhismeedka amniga qaranka, awood-qaybsiga u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada, maqa amka caasimadda muqdisho, iyo nidaamka garsoorka.

Sidoo kale, cabdullaahi carab ayaa tilmaamay in laba ka mid ah dowlad-goboleedyada federaalka, jubbaland iyo punt land, aysan weli ka qayb-qaadan wadatashiyada dastu urka, taas oo uu ku tilmaamay caq abad siyaasadeed u baahan in xal loo helo.

Marka laga hadlayo mowqifka mucaaradka, cabdullaahi carab ayaa sheegay in dooddu ay ku saabsan tahay in si ku-meel-gaar ah loo hakiyo wax-ka-beddellada dastuurka ilaa uu qabsoomo shirka wadatashiga.

"ma jiro diidmo ku aaddan wax-ka-beddelka dastuurka,” Ayuu yiri. "waxa la doonayaa in la hakiyo ilaa shirka la qabto. Haddii soom aalidu heshiis gaaraan, arrimuhu dhammaa ntood way xalsami doon aan

Taliyaha ciidamada gaarka oo ko rmeeray ciida mo uu tababar uga socdo dugsiga ballidoogle

Taliyaha ciidamada gaarka ee xoogga dalka, korneyl xasan saalax cabdi ayaa kormeeray ciidamo lagu diyaarin ayo dugsiga tababarka ciida mada ee gaasha anle xasan tuure (ex ballidoogle) ee go bolka shabellaha hoo se.warbaahinta ayaa fahamsan in dugsigu uu tababar heer geba-gabo ah maraya uu uga socdo cutubyo lagu wado inay ku biiraan ciidanka kumaa ndooska danab ee militariga somaliya.

Raadiyaha ciidamada qalabka sida ayaa jimcahan ku waramay in korme erka taliyaha ciidamada gaarka uu la xiriiro u kuurgelidda heerka tababarka, anshaxa iyo diyaargarowga askarta loogu diyaarinayo waajibaadkooda sug idda amniga iyo hawlgalada ka dhanka ah kooxaha argagixisada.

"taliyaha ayaa kulamo la yeeshay sara akiisha iyo macalimiinta tababarka, isa goo ka dhageystay warbixino la xiriira marxaladda uu marayo tababarku.” Ayuu raadiyuhu tebiyay.

Raadiyaha ayaa sidoo kale sheegay "korneyl xasan saalax cabdi ayaa askarta ku dhiirigeliyay inay adkeeyaan feejignaanta, midnimada iyo ilaalinta sharciga ciidanimo, isagoo xusay in tayaynta ciidamada gaarka ah ay muh iim u tahay guusha hawlgalada amniga dalka.

Xerada ballidoogle ama gaashaa nle xasan tuure ayaa waxaa si gaar ahi loogu tababaraa ciidanka kumaandoo ska danab ee xoogga dalka, iyadoona ay halkaasi ku tababaraan saraakiisha mareykanka ee dalka ku sugan.

Kumaandooska danab ayaa waxaa lagu tilmaamaa mid ka mid ah ciidamada ugu firfircoon ee gaarka ah ee ay shalaysomaliya leedahay.

Ciidanka danab ayaa ka qayb qaata hawlgalada lagu la dagaalamayo malee shiyada al shabaab ee ka socda meelo ka mid ah gobolada koonfurta iyo bart amaha somaliy

Puntland oo sheegtay in dad badan ay u geeri yoodeen biyo la’aan ka jirto gobolka mudug.


Inta la xaqiijiyay todobada qof oo carruur u badan ayaa biyo la’aan ugu geeriyooday deegaanno ka tirsan degmada jariiban ee gobolka mudug ee puntland.

Guddoomiyaha gobolka mudug faysal sheekh cali jifo-jabsade ayaa sheegay in xaalad khatar ah ay ka jirto deegaanada ay abaarta ka jirta, isaga oo diray qaylo-dhaan la xiriirta biyo la’aan iyo baad la’aan daran oo ka jirta guud ahaan gobolkaas.

Dhammaan gobolada puntland waxaa ka jirta biyo la’aan xoog leh oo ay keentay abaarta, kadib markii ay baaqdeen roobabkii la filayay xiiliyadii dayrta iyo guga ee sanadkii hore, waxaana la tilaamay in ay gureen baraagihii iyo ceelashii abaarta awgeed.

Waxaana laga soo dayrinayaa nolosha dadka reer guuraaga ah oo ay soo wajahday cunto la,aan iyo biyo la,aan, iyada oo ay magaalooyinka ku soo xeroodeen qoysas ka badan boqolaal, kuwaas oo ka mid ah dadka ku barakacay abaarta ka jirta puntland.

Ciidanka xoogga oo bur buriy ayfariisimoay Alshabaabku lahaayeen sh/ dhexe

Ciidanka gaarka ah ee xoog ga dalka soomaaliyeed, gaar aha an urur ka 4’aad ayaa howlgal qorsheysan oo ay shalayka fuliy een deegaanka alanleey ee gob olka shabeellada dhexe ku burbu riyay difaa cyadii malees hiyada khawarijta ee halkaasi ku dhuum aaley sanayay .

‎ciidamada ayaa cagta mariyay fariisimihii ay ku sugnaayeen firx ad ka kooxo khawarij ah oo ka har ay jabkii horay loogu gaarsii yay nabad-diidka ee deegaanka jaba d-god ane. Howlgalkaan ayaa si gaar ah loogu bartil maameedsaday deega anno lagu tuhunsanaa in ay ku dhuuma aysanaayeen malee shi yaadka khawaarita,kuwaas oo halkaasi lagu gaarsiiyay khasa arooyin kala duwan.

Saraakiisha hoggaamineysa howl galka ayaa sheegay in howlga llada sifeynta ay weli socdaan, lana baadi-goobayo firxad kasta oo isku dayaya inuu baxsado. Wa xayna sidoo kale sheegeen in ciid amada ay ka go’an tahay xaqiij inta amniga guud ee deegaan nada shabeellada dhexe.

‎howlgalkaan ayaa qeyb ka ah ololaha joogtada ah ee lagu ciribti rayo maleeshiya da khawarijta ,si shacabka ay u helaan nabad iyo xasillooni buuxda

 

Trumpoo ku hanjabay weera ro ka dhan ah burcad badee dda soomaaliya

Madaxweynaha mareykanka donald trump ayaa digniin adag u diray kooxaha burcad-badeedda soomaalida, isagoo shaaca ka qaaday in maamu lkiisu uu qaadi doono tallaabooyin militeri oo la mid ah kuwa haatan lagu beegsado kooxaha daroogada ka ganacsada

Hadalkan ayuu madaxweyne trump ka sheegay kulan uu la qaatay golihiisa wasiirrada ee aqalka cad, xilli uu dhinaciisa fadhiyay xoghayaha gaashaandhigga mareykanka, pete hegseth.

Trump ayaa cadeeyay in xoghaye hegseth uu "si buuxda ugu idman yahay” Inuu awoodda militeriga u adeegsado duqeynta doonyaha ay isticmaalaan burcad-badeedda ku sugan xeebaha afrika.

"waxay la kulmi doonaan isla gantaallada aan ku ridno dadka daroogada soo dhoofiya,” Ayuu yiri madaxweyne trump.

Hadalkani ayaa imaanaya xilli maamulka trump uu bilihii la soo dhaafay fuliyay tobanaan weerar oo cirka ah oo lala beegsaday doonyaha daroogada ee marinka badda caribbean-ka iyo badweynta pacific-ga, hawlgalladaas oo ay ku dhinteen in ka badan 120 qof.

Tallaabooyinkaas ayaa dhaliyay su’aalo sharci, inkastoo maamulka washington uu ku adkeysanayo inay waafaqsan yihiin awoodaha dastuuriga ah ee dalkaas.

Sharciyadda iyoxaaladdaburcad-badeedda

Sharciyadda caalamiga ah ee howlgalada la-dagaallanka burcad-badeedda ee midowga yurub iyo mareykanka ayaa salka ku haya qaraarro ka soo baxay golaha ammaanka ee qaramada midoobay wixii ka dambeeyay sanadkii 2008-dii.

Hase yeeshee, warbaahintaabc ne wsayaa aqalka cad weydiisay in mad axweynuhu rumeysan yahay in awooddaasi ay mareykanka xaq u siineyso inuu dilo burcad-badeedda soomaalida. Trump ayaa sheegay in shirkadaha caymiska maraakiibta lagu wargeliyay dhowr bilood ka hor in tallaabo noocan ah la qaadi karo.

"way ogyihiin in haddii qof uu isku dayo inuu u dhawaado markab, ay la kulmi doonaan ciqaabta ugu dambeysa,” Ayuu yiri trump, isagoo raaciyay, "ilaa hadda, ma aanaan arkin cid badda u soo baxday.”

Weerarrada burcad-badeedda ayaa aad hoos ugu dhacay sanadihii ugu dambeeyay. Si kastaba ha ahaatee, bishii november ee sanadkii 2025, koox burcad ah ayaa weerar ku qaaday markabka shidaalka eehellas aphroditeoo sitay calanka malta, qiyaastii 560 mayl-badeed koonfur-bari kaga beegan degmada eyl.

Inkastoo markabka la qabsaday, haddana ciidamada badda ee midowga yurub ayaa ku guuleystay inay badbaadiyaan 24-kii shaqaale ee saarnaa. Sida ay diiwaangelisay xarunta caal amiga ah ee badaha (imb), afduubkahellas aphro ditewuxuu ahaa markabkii ugu horreeyay ee ganacsi oo lagu qabsado xeebaha soomaaliya tan iyo bishii may 2024. Sanadkii 2025, waxaa la diiwaangeliyay shan dhacdo oo kaliya.

Hanjabaadda trump ee ku wajahan burcad-badeedda ayaa ku soo beegmeysa xilli uu sare u qaaday weerarrada afka ah ee uu ku hayo dalka iyo dadka soomaaliyeed.

Trump ayaa horay ugu tilmaamay soo-galootiga soomaalida ah "qashin,” Isagoo sidoo kale eedeymo u jeediyay bulshada soomaaliyeed ee gobolka minnesota oo uu ku eedeeyay musuq-maasuq la xiriira xarumaha xanaanada carruurta.

Madaxweynaha ayaa si gaar ah carrabka ugu adkeeyay xildhibaanad ilhaan cumar oo ka tirsan aqalka wakiillada mareykanka, lagana soo doorto degmada 5-aad ee minnesota.

"shalaywaxaan aragnaa burcad-badeednimo aad u yar. Waagii hore waxay afduuban jireen laba ama saddex markab toddobaadkii… Laakiin hadda waxaa inoo hartay ilhaan cumar,” Ayuu yiri trump.

"waxay inoo dhigeysaa casharro ku saabsan dastuurka mareykanka. Dadkani waa — waxa ay ku sameeyeen dalkeenna waa wax aad u xun.”

Hadalladan ayaa imaanaya iyadoo maalintii talaadada nin uu weerar gacan-ka-hadal ah ku qaaday ilhaan cumar xilli ay ku sugneyd hool ku yaalla magaalada minneapolis.

Shir jaraa’id oo ay qabatay arbacadii, ayay ilhaan cumar ku eedeysay madaxweyne trump inuu mas’uul ka yahay weerarkaas sababo la xiriira hadalladiisa xanafta leh, halka trump uu dhankiisa shaki geliyay dhacdadaas.


Iiraan oo dhoolatus ku sameynaysa gacan biyoodka hormuz


Warbaahinta press tv, oo ah telefishinka fka ingiriisiga ku baxa oo ay iiraan, ayaa sheegtay in ciidanka badda ee ilaalada kacaanka iran uu qaban doono dhoolatus iyaga oo isticmaalaya rasaas, wxaana dhoolatuska lagu qaban doonaa gacan biyoodka hormuz maalmaha soo socda. Kanaalka al jazeera, isagoo soo xiganaya ilo aan magac la sheegin oo iiraani ah, ayaa sidoo kale sheegay in ruushka iyo shiinaha ay qeyb ka yihiin tababarkan.

Mas’uuliyiinta jamhuuriyadda islaamiga ah ee iiraan weli kama jawaabin joogitaanka labadaas dal ee tababarka.

Associated press ayaa sidoo kale warisay in iiraan ay khamiistii ku dhawaaqday, iyada oo ogeysiis u dirtay shirkadaha maraakiibta, in dhoola-tus badda ay ka dhici doonaan marinka hormuz.

Marinkan waa wadada ugu muhiimsan ee dhoofinta shidaalka adduunka, isagoo isku xira soo-saareyaasha ugu waa weyn ee shidaalka ku leh gacanka faaris, oo ay ku jiraan sacuudiga, iiraan, iyo ciraaq.


 

Mareykanka oo sheegay in soomaaliya ay qaadatay mas’uuli yadda bakhaarkii la jabsaday, dibna u fasax ay gargaarka


Dowladda mareykanka ayaa shaacisay inay dib u billowday gargaarkii bani’aadannimo ee ay soomaaliya siin jirtay, gaar ahaan kan loo soo marin jiray hay’adda cunnada adduunka ee wfp,

Kaddib markii dowladda federaal ka soom aaliya ay qaadatay mas’u uliyadda dhacdo oyinkii la xiriiray lunsashada raashinka gargaarka.

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska gargaarka ee wasaara dda arrimaha dibadda mareykan ka (us foreign assista nce) ayaa lagu sheegay in mareykanku aqb alay tallaabada mas’uuliyadeed ee ay qaaday dowladda soomaa liya, taas oo keentay in dib loo fasa xo hawlihii wfp.

"mareykanka wuxuu aqbalay mas’ uuliyadda ay qaadatay dowladda soomaaliya ee falkii saameeyay howlaha wfp. Kaddib qirashad aas, waxaan dib u billownay hawl galladii gargaarka, inkastoo wali aan wadno dib-u-eegis guud oo ku saabsan taageerada soomaa liya,” Ayaa lagu yiri bayaanka.

Sidoo kale, qoraalka ayaa lagu xusay in maamulka madaxweyne trump uu si adag uga soo horje edo musuqmaasuqa, xatooyada, iyo leexsiga gargaarka bani’aada nnimo ee mareykanku bixiyo, isa goo carrabka ku adkeeyay in aan marna la aqbali doonin in kaalmo la xado ama si khaldan loo adee gsado.

Arrintan ayaa timid kaddib mar kii dhawaan mareykanku ku eede eyay mas’uuliyiin ka tirsan dowla dda soomaaliya inay si sharci-darro ah u galeen bakhaar ay laha yd hay’adda wfp, isla markaana ay qaateen ku dhowaad 76 tan oo raashin ah oo loogu talagalay dadka danyarta ah.

Kaddib eedeyntaasi, dfs ayaa qiratay mas’uuliyadda dhac dada, waxayna xaqiijisay in dham maan raashiinkii laga qaaday bakhaarka dib loogu celiyay wfp si buuxda.

Dowladda ayaa sidoo kale ku tilshalayy dhacdadaas "mid nasi ib darro ah” Oo aan loo baah nayn inay dhacdo.

Dib u bilaabista gargaarka wfp ayaa la filayaa inay wax weyn ka tari doonto xaaladda bani’aadan nimo ee dalka, maadaama mala ayiin qof oo soomaaliyeed ay ku tiirsan yihiin kaalmooyinka cunn ada iyo taageerada caalamiga ah.

Dowladda mareykanka ayaa mar kale ku celisay in taageeradeedu ay ku xirnaan doonto hufnaan, isla-xisaabtan, iyo ilaalinta hantida gargaarka, si loo hubiyo in kaalma du ay gaarto dadka u baahan

Koonfur afrika oo ceyrisay safiirka israel

Dowladda koonfur afrika ayaa jimcahan dalkeeda ka ceyrisay safiirkii israel, ariel seidman oo lagu eedeeyay inuu ku xadgudbay xeerarka diblomaasiyadda iyo inuu aflagaaddo u gaystay madaxweynaha qaranka, cyril ramaphosa.

Wasaaradda arrimaha dibadda koonfur afrika ayaa sheegtay inaanan ninkaasi laga rabin dalka, waxaana loo qabtay in 72 saacadood uu dalka uga baxo.

Ariel seidman oo ahaa sii haayaha safaaradda israel ee pretoria ayaa lagu eedeeyay inuu barraha bulshada ee dowladda uu ku qoray hadalo aflagaaddo oo ka dhan ah madaxweynaha koonfur afrika iyo inuu dalkaasi ku soo casuumay saraakiil israeliyiin ah, isaga oo aan wax ogolaansho ah ka haysan dowladda dalkaasi.

Xiriirka labada dal ayaa meeshii ugu hooseysay gaaray, ka dib markii dowladda koonfur afrika ay bishii december ee sanadkii 2023 maxkamadda caddaaladda caalamiga ah ee icj u gudbisay dacwad ah in israel ay dembiyo dagaal ka gaysatay marinka gaza, welina ay ka waddo.

Dacwadda koonfur afrika ee ka dhanka ah israel ayaa lagu sheegay in israel ay dabeecad ka dhigatay ficiladeeda xun xun, waxayna maxkamadda icj ka dalbatay in israel laga joojiyo dadka rayidka ah ee ay ku leynayso marinka gaza.

Go’aanka dowladda koonfur afrika oo soo jiitay indhaha bulshada caalamka ayaa horseeday in dalal kale ay qaadaan tallaabadaasi oo kale, taasoo israel ka carreysiisay.

Maxkamadda icj oo bishii january ee sanadkii 2024 dhageysatay dacwadda la xiriirta dembiyada dagaal ee israel ee gaza ayaa 24-kii bishii may ee sanadkaasi soo saartay xukun ah in israel ay ilaaliso nolosha dadka rayidka ah iyo inay ogolaato in gargaarka la geeyo gudaha dhulka go’doonsan ee gaza.raysal wasaare benjamin netanyahu oo saacado ka dib ka falceliyay go’aanka ka soo baxay maxkamadda icj ayaa sheegay inaanu israel khuseyn xukunkaasi, wuxuuna wacad ku maray inay sii wadi doonaan duulaankooda gaza.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip