HALKAN KA AQRISO W.WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER 21-JAN-2026

0
Wednesday January 21, 2026 - 08:17:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO W.WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER 21-JAN-2026

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Israel oo aad uga walaac san tallaabooyin ay masar ka waddo gudaha soomaliya

warbixinno ay baahiyeen warb aahi nta israa’iil ayaa ka digay in ma sar ay ballaarineyso joogitaankeeda milatari iyo midka amni ee sooma aliya iyo gee ska afrika, tallaabadan oo lagu sheegay mid jawaab toos ah u ah waxa ay qa ahira u aragto saa meynta sii kordheysa ee israa’iil ku leedahay gobolka.

Sida lagu sheegay warbixin uu baah iyay talefishinka ku hadla afka cibraa niga eei24news, masar wa xay sare u qaadday lugta ay ku leeda hay arrimaha soomaaliya kadib mar kii israa’iil ay aqo onsatay maamulka gooni-u-goosadka ah ee somaliland.

Dhaq-dhaqaaqaas aqoonsiga ah wa xaa la sheegay in hay’adaha am niga ma sar ay u arkaan khatar toos ah oo ku waj ahan xasilloonida gobo lka iyo danaha istiraatiijiyadeed ee masar.

Ilo dhanka amniga ah oo isra a’iili yan ah, laguna xusay warbixinta, ay aa shee gay in masar ay xoogga saar eyso taage erada dowladda mada xweyne xasan sheekh maxamuud. Ujeeddada masar ayaa lagu she egay ilaalinta midnimada dhuleed ee soomaaliya iyo ka hortagga caw aaqib-xumo dhanka amniga ah oo ka dhalan karta dhaq-dhaqaaqyada isra a’iil ee geeska afrika.

Warbixintu waxay intaas ku dart ay in saraakiisha masar ay aamin san yihiin in aqoonsiga israa’iil ee somaliland uu qeyb ka yahay qorshe ballaaran oo ay yuhuuddu ku doon eyso inay saldhig istiraatiijiyad eed uga sameysato agaga arka ma inka baabul mandab iyo badda cas, kuw aas oo ah goobo halbowle u ah amn iga badaha ee masar.

Waxaa kale oo jirta cabsi ay qa ahira qabto oo ah in israa’iil ay sii xoo jiso iska ashiga ay la leedahay itoo biya, xilli xiri irka masar iyo addis aba ba uu aad u xun yahay sababo la xiri ira biyo-xireenka gerd iyo arrim aha wabiga nile. Isagoo la hadlayay kanaalka, falan qe eye israa’iili ah oo lagu magacaabo eddy cohen ayaa israa’iil ku tilmaamay "awood weyn” (superpo wer) oo doo ney sa inay saameynteeda ku fidiso meel ka bax san bariga dhexe ilaa gudaha afr ika, si ay ugu dhowaato cadowgeeda gobolka. Warbixintu waxay xustay in masar ay billowday inay ciidamo iyo la-tali yayaal milatari u dirto soo maaliya horraantii 2024-kii, kadib hesh iis dif aac oo dhexm aray labada dal. Wixii intaas ka dambe eyay, qaahira wax ay muqd isho siisay taageero amni iyo mid saad ka ah, gaar ahaan daga alka ka dhanka ah kooxda al-shab aab.

Qiyaaso dhanka amniga ah ooi24 newssoo xigatay ayaa tirada ciidamada masar ee hadda ka ha wlgala soom aaliya ku sheegay dho wr kun, kuwaas oo ku jooga heshi isyo laba geesood ah iyo qeyb kamid

M/W xasan sheekh oo la filayo inuu u safro mareykanka.

Madaxweynaha soomaaliya, xa san sheekh maxamuud, ayaa la fila yaa inuu u safro magaalada new york ee dalka mareykanka, halkaas oo uu ku gudd oomin doono kulan ka mid ah golaha ammaanka ee qaram ada midoobay, si da ay sheegayaan wararka.

Madaxweyne xasan sheekh ayaa noq on doona madaxweynihii ugu horre ey ay ee soomaali ah ee guddoomiya kulan golaha amma anka, arrin loo arko guul taariikhi ah oo diblomaasiyadeed oo u soo hoy atay soomaaliya

Inta uu socdo kulanka golaha amma anka, madaxweynaha ayaa khudbad ras mi ah ka jeedin doona, taas oo uu si faa hfaahsan uga hadli doono damaca gurr acan ee yuhuuddu ay ku doonayaan in lagu kala qeybiyo midnimada soomaal iya, isaga oo carrabka ku adkeyn doona mowqifka dowladda federaalka ee ku aaddan ilaalinta madax-bannaanida iyo wadajirka dalka.

Safarka madaxweyne xasan sheekh ee new york ayaa imanaya xilli soomaaliya ay si weyn ugu jirto masraxa caalamka, isla markaana ay doonayso inay xoojiso doorkeeda diblomaasiyadeed iyo matala addeeda qaramada midoobay

Golaha mustaqbalka oo ku dhawaaqay qorshe lagu bad baadinayo dalka

Xoghayaha madasha samatabixinta mucaaradka, maxamed aadan jimc aale (koofi) oo shalaywarsaxaafad eed soo saaray ayaa sheegay in golaha mus taqbalka soomaaliyeed oo ay ku mid eysan yihiin mucaar adka, jubaland iyo puntland uu bila abi doono kulamo diiradda lagu saa rayo xaaladda guud ee dalka, midn imada iyo samatabixinta qaranka.

Koofi ayaa shaaca ka qaaday in dhaq-dhaqaaqooda uu bilaaban wixii ka dam beeya shalay, isla markaana ay dajin doonaan qorshe ballaaran oo lagu bad baadinayo dowladnima da soom aaliya, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay soo bandhigi doonaan barnaamijyad oo da, ayna diyaar u yihiin cid kasta oo kala doodeysa, i loo samatab ixiyo dal ka."shalaywaa 20-ka jan na ayo. Gol aha mustaqbalka soo maaliy eed wuxuu maal mahaan ka arrinsan doonaa xaala dda dalka, midn imada iyo samatabixinta qar anka. Gol uhu wuxuu soo ban dhigi do onaa qor she howleed siyaa sadeed oo lagu bad baadinayo dowla nim ada, wux uuna diyaar u yahay cid ka sta oo kala dooday sa ama ra’yi kale haysa” Ayuu maxamed aadan koofi.

Sidoo kale wuxuu farriin u diray shac abka soomaaliyeed oo uu ugu baaqay inay qaataan kaalintooda, una istaagaan sidii loogu gudbi lahaa marxaladda adag ee waddanka uu ku jiro, gaar ahaan xaal adda kala guurka ah."muwaaddin maan ta ayuu ku zugu ba ahi badan yahay qar an kaagu ee ha ku habsaamin doodaha aan daacadda laga ahayn iyo ismo odsi iska hoggaanada fashil may” Ayuu mar kale koofi.arrintan ayaa ku soo aadey sa, iyada oo xalay mada xweyna ha soo maal ya md, xasan sheekh maxa muud uu ku dhaw aaqay gogol wadata shi qaran, iya doo casuum aad loo diray ma daxda ku baho obay golaha must aqb alka soomaaliy eed oo ay ku midey san yihiin muca arad ka, jubaland iyo pun tland.

Xukuumadda danqaran ee uu hogga amiyo ra’iisul wasaare xa mza ayaa casuumad rasmi ah u fidi say madaxwe ynayaasha jubal and iyo puntland, iyo siyaasiyiinta muca aradka ee ku mido obay golaha mus taqbalka soomaaliy eed, iyada oo bayaanka kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha soomaa liya lagu shaaciyay in shirweynahaas uu muq disho ka furmi doono 1-da bisha soo aadan ee febraayo 2026.

"jfs, iyadoo ka duuleysa talo soo-jeed inta madaxweynaha jamhuu riy dda md. Xasan sheekh maxam uud, waxay cas uumaad rasmi ah u fidina ysaa gol aha mustaqbalka soomaali yeed,” Ayaa lagu yiri bayaanka xafiis ka ra’iisul wasa araha soomaaliya.soomaaliya ayaa ha atan ku jirta mar xa lad siyaasadeed oo aad u caki ran, isla markaana ka dha la tay isfah am-waa ga ka taagan hanna anka doorasho oyi nka, waxaana sidoo ka le usii dheer arri nta midnim ada iyo ab aaro ka jira waddanka.

 

Maxay ka wada-hadleen xasan sheekh iyo cyril ramaphosa?

Madaxweynaha soomaaliya md. Xasan sheekh maxamuud ayaa caawa khadka taleefanka kula xiriiray dhiggiisa dalka jamhuuriyadda koonfur afrika, md.cyril ramaphosa, isaga oo kala had lay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaal adda soomaaliya iyo arrimaha gobolka. 

Ugu horreyn 2ada madaxweyne oo ku wada-hadlay khadka taleefoonka ayaa isla soo qaadaykor u qaadista iskaashi ga arrimaha gobolka ee ay dano wadaa gga ka yihiin iyo adkaynta nabadgelyada iyo horumarka.

Madaxweynaha koonfur afrika cyril ramaphosa oo horay u caddeeyay mow qifkiisa ku aadan madax-banaanida soomaaliya ayaa mar kale xaqiijiyay taageerada dowladda koonfur afrika ay u hayso midnimada dhuleed ee jam huuriyadda federaalka soomaaliya.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in si adag ay u cambaareynayaan xadgudubka isr aa’iil oo iyadu aqoonsi siisay gobolka kamid ah soomaaliya.

Dhankiisa, madaxweyne xasan sheekh ayaa u mahadceliyay dhiggiisa koonfur afrika, wuxuuna sheegay inay sii xoojin doonaan iskaashigooda, ayna ka wada shaqeyn doonaan arrimaha gobolka iyo xal u helidda iyo caqabada ha taagan.wada-hadalkan ayaa imaanaya xilli ay weli isa soo tarayaan fal-celinta iyo mowqifyada dalalka gobolka iyo kuwa caalamka ee la xiriira arrinta somaliland iyo doodaha ka dhashay aqoonsiga ay sheegtay inay ka heshay israa’iil.

Israa’iil ayaa 26-kii diseembar 2025 ku dhawaaqday inay somaliland u aqoo nsatay "dowlad madax-bannaan oo leh qarannimo buuxda,” Iyadoo xiriir diblom aasiyadeed la samaysatay. Arrintan ayaa israa’iil ka dhigtay dalkii ugu horre eyay ee tallaabadan qaada tan iyo mar kii somaliland ay ku dhawaaqday gooni-isu-taag sannadkii 1991-kii.

Ra’iisul wasaaraha israa’iil, benjam in netanyahu ayaa aqoonsigan ku tilmaamay tallaabo diblomaasiyadeed oo horumar leh, wuxuuna ku xidhay qor shaha ballaaran ee caadiyeynta xiriirka gobolka ee loo yaqaan abraham acco rds.

Wasiirka amniga xfs oo furay barnaamuj diiradda lagu saa rayo horumarinta wejiga 2aad ee barnaamijka wa dajirka bo oliska

Wasiirka amniga gudaha dowlad da federaalka soo maa liya, general cabd ullaahi sheekh ismaaciil (fart aag), ayaa shalayfuray shir muhiim ah oo guddiga hag idda barnaam ijka (programme steering commi ttee -psc) ah, kaas oo diiradda lagu saaray horumarinta wejiga labaad ee barnaamijka wadajirka booli ska (jo int police programme – phase ii). 

Shirka oo uu wasiirku si wadajir ah ula guddoominayay bah wadaagta caalam iga ah, ayaa ujeedkiisu ahaa dib-u-eegis iyo ansixin qorshaha sha qo iyo miisaan iyadda sanadka 2026-ka si loo dardarg eliyo loona xoojiyo hirgelinta barnaa mijka.

Kulanka waxaa ka qayb galay was iirrada amniga dowlad , ka aliyaha gaar ka ah ee taliyaha ciidan ka booli ska soomaaliyeed, saraakiil ka tirsan bool iska, iyo wakiillo ka socday undp, unt mis, un wom en, iom, aussom, iyo sidoo kale midowga yurub (eu) iyo boqortooy ada midowday (uk).

Intii uu socday shirka, waxaa si faahfa ahsan looga dooday heerka hir gelinta jpp ii, isku-duwidda howl aha heer fede raal iyo heer dowlad gobol eed, casharr ada laga bartay wajiya dii hore, iyo tallaa booyinka lagu dardargeli nayo gaarsiinta adee gyada amni ee bu lshada.

Shirka ayaa si rasmi ah u loogu ansi xiyay qorshe sanadeedka jpp ii ee 2026-ka iyo miisaaniyaddiisa, ta as oo qayb ka ah dadaallada joogta da ah ee lagu tayeynayo hay’adaha amniga da lka, gaar ahaan ciidanka booliska soom aaliyeed, si ay u ye eshaan awood dhe eri ah oo ay ugu adeegaan sha cab ka, una xoojiyaan xasilloonida dalka.

Wasiirka amniga gudaha ayaa uga mahadceliyay deeq-bixiyeyaa sha iyo bah-wadaagta taageeradoo da joogtada ah, isagoo carrabka ku ad keeyay in ba rnaamijka jpp ii uu door muhiim ah ka qaadanayo dhism aha boolis tayo leh, hufan, isla xisa abtan leh, isla markaana si dhow ula shaqeeya bulshada soom aaliyeed

Maxaabiis laga qabtay daa cish oo ka baxsaday xabsiyo ku yaalla…

Ku dhowaad 100 maxbuus oo urur ka daacish laga qabtay ayaa ka bax saday xabsiyo ku yaalla magaalada al-shadaadi, oo ku taalla waqooyi-bari suuriya, sida ay baahisay wak aaladda war arka suuriya ee sana

.Baxsashada maxaabiistan ayaa timid ka dib iska hor-imaad dhex-ma ray ciidamada dowladda iyo xoogag ga dimuqra adiga suuriya ee sdf.

Xaalad bandow ah ayaa lagu soo rogay magaalada al-shadaadi, iya doo ciidamo amni lagu soo wareej iyay, kuw aas oo la sheegay in ay hor ey iskugu diyaarsanayeen la waree gidda xabsiyada ay ku jireen xubna ha daacish ee halkaas lagu hayay, sida ay sheegeen ilo wareedyo la hadlay warbaahinta gudaha.mas’uuliyiin ka tirsan dowladda suur iya ayaa sheegay inay ka go’an tahay in dib loo soo qabto maxaa biis ta bax satay, kuwaas oo muddo dh eer ku xirn aa xabsiyada.sidoo kale waxay muujiy een tu hun ah in baxsashadaasi si ula kac ah loo fududeeyay si loo wiiqo qodo bo ka mid ah heshiiska u dhexee yay madaxweyn aha suuriya iyo hog gaanka sdf.

Dhanka kale, sarkaal sare oo ka tirs an ciidamada suuriya ayaa u sh eegay telefi shinka aljazeera in ay si buuxda ula wa reegeen gacan ku hay nta maga alada al-shadaadi.

Sarkaalkan ayaa sidoo kale she egay in weli ay socdaan howl-galada la gu ba adi-goobayo maxaab iista baxsa tay, isa goo xusay in 81 ka mid ah 120 ruux oo horey ugu xirnaa xab siyada hadda ay maamulaan ciidam ada dowla dda la raadinayo.

Ciidanka kenya oo bur buriyay xarun shirkadda hormuud ku lahayd gob olka…

Shirkadda hormuud ayaa ku eedey say ciidamo ka tirsan kenya inay burbu riy een xarun muhiim u ah ayd shab akad de eda taleefannada gacanta, taas oo ku taa lla gobolka jubbada hoose.

Shirkaddan oo ka mid ah shirkadaha isgaarsiinta ee ugu waaweyn dalka ayaa waxay sheegtay in falkaasi sababay hak ad weyn oo ku yimid adeegyadii isga arsii nta iyo kuwii lacageed, kuwaas oo ay si toos ah ugu tiirsanaayeen kuman naan qof oo soomaaliyeed.

Sida lagu sheegay bayaan ay shirka ddu soo saartay, xarunta ku taalla tuula da dhuuyac-garoon ayaa la burburiyay 14-kii janaayo 2026, iyadoo isla goobt aas hor ay loogu beegsaday weerar la mid ah 21-kii janaayo 2019. "waxaan ka xunnahay inaan u shee gno macaam iisheena iyo guud aha an bulsh ada soo maaliyeed in ciidamada dowla dda ken ya ay mar kale si ula kac ah u burbur iyeen qalabka isgaar siinta ee shirkad da,” Ayay shirkaddu ku tiri baya

Ankeeda.waxay intaas ku dartay in dha cdad ani dhalisay khasaare adeeg iyo mid dha qaale oo culus, isla markaana ay saa meyn ku yeelatay dad u dhe xeeya 20,00

Wasiirkii hore ee Diinta iyo Awqaafta Cumar Cali "Waxaa isoo weeraray 9 gaari oo qoryo wada saaran yihiin ayna la socdaan baalayaasha guryaha dumiya"

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cali Rooble ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay weerar uu sheegay in Xalay lagu qaaday hoyga uu ka dagan yahay magaalada Muqdisho.

Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in Xalay saqdii dhexe ciidamo aad u fara badan oo wata gaadiid dagaal iyo baalayaasha wax dumiya weerar kusoo qaadeen isaga qoyskiisa gurigooda.

Wasiirkii hore ee Diinta iyo Awqaafta ayaa eedeymo culus oo la xariira dhul boob siyaasadeysan u jeediyay inuu kula kacay isaga iyo qoyskiisa madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

"Saqdii dhexe Xalay waxaa ina soo weeraray 9 gaari oo qoryo wada saaranyihiin ayna la socdaan baalayaasha guryaha dumiya, waxaan ka war helnay gurigeygii oo baalaha dhinac ka duminaya, markaan ku baxayna waxaa la ii sheegay in dhulka gurigeyga la igu haysto waliba anigoo haysta dhanaan sharciyada muujinaya lahaanshaha dhulka noockasta uu yahay" ayuu yiri Wasiir hore Cumar Cali Rooble.

Wuxuu sidoo kale tilmaamay Wasiirkii hore ee Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya Cumar Cali in weerarka lagu duminaayo gurigiisa uu yahay kii sadaxaad oo ay dowladda ka dumineyso.

"Waa booskii sadaxaad oo leyga duminaayo ciidamo isugu jira Boolis Meletari iyo kuwo Madaxtooyada Koofi gaduuda ayaa isoo weeraray, iyagoo aan wadan wax amar maxkamadeed ah waxaana weerarka hoggaaminayay Xildhibaan hore oo lagu magacaabo Maxamed Ibraahim Cali oo loo yaqaano Maxamed Cajiib, kaasoo si cad igu sheegay in dhulkan uu kasoo iibsaday madaxweyne Xasan Sheekh halkii boosna laga soo siiyay lacag dhan 65 kun oo doolar, islamarkaana uga baxday lacag dhan haal Milyan" ayuu yiri Wasiir hore Cumar Cali.

Cumar Cali Rooble ayaa ugu baaqay labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Hay’adaha Garsoorka, Hay’adaha Xuquuqul Aadamiga, Siyaasiyiinta, Culimada iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed iney si Deg deg ah uga hortagaan dhul boobka, barakicinta iyo weeraro uu sheegay in lagu hayo qoysaska rayid ah ee ku nool magaalada Muqdisho.

Ciidamada Kenya oo burburiyay xaruun shirkadda Hormuud ku lahayd gobolka Jubbada Hoose

Mid ka mid ah shirkadaha isgaarsiinta ee ugu waaweyn Soomaaliya, Hormuud Telecom, ayaa ku eedeysay ciidamada Kenya in ay burburiyeen mid ka mid ah xarumaheeda muhiimka ah ee shabakadda taleefannada gacanta, taas oo ku taalla gobolka Jubbada Hoose.

Shirkaddu waxay sheegtay in burburintaasi ay sababtay hakad ballaaran oo ku yimid adeegyada isgaarsiinta iyo kuwa maaliyadeed ee muhiimka ah, kuwaas oo ay ku tiirsanaayeen kumannaan muwaadiniin Soomaaliyeed.

Sida ay shirkaddu sheegtay, xarunta ku taalla tuulada Dhuuyac-Garoon ayaa la burburiyay 14-ka Janaayo 2026, taas oo ah isla goobtii hore loogu bartilmaameedsaday dhacdo la mid ah 21-kii Janaayo 2019.

"Waxaan ka xunnahay inaan u sheegno macaamiisheena iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed in ciidamada dowladda Kenya ay mar kale si ula kac ah u burburiyeen qalabka isgaarsiinta ee shirkadda,” ayay shirkaddu ku tiri war-saxaafadeed ay soo saartay.

Shirkaddu waxay intaa ku dartay in dhacdadani ay sababtay khasaare adeeg iyo mid maaliyadeed oo weyn, isla markaana ay si toos ah u saameysay inta u dhaxeysa 20,000 ilaa 30,000 qof oo ku nool tuulada Dhuuyac-Garoon iyo deegaannada ku xeeran.

"Dadka ku nool Dhuuyac-Garoon iyo nawaaxigeeda ayaa gebi ahaanba waayay adeegyadii isgaarsiinta iyo kuwa maaliyadeed ee ay ka heli jireen shirkadda,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Hormuud Telecom waxay xustay in adeegyadeedu ay laf-dhabar u ahaayeen xiriirka bulshada, ganacsiga iyo nolol-maalmeedka dadka deegaanka, kuwaas oo hadda la daalaa dhacaya abaar baahsan iyo duruufo nololeed oo aad u adag.

Wararku waxay tilmaamayaan in xarunta lagu burburiyay miinooyin dhulka lagu aaso, isla markaana ciidamada Kenya lagu eedeeyay in ay si sharci-darro ah uga soo tallaabeen xadka, ayna ka mid ahayn ciidamo si sharci ah uga hawlgala gudaha Soomaaliya.

Shirkadda, oo la aasaasay in ka badan labaatan sano ka hor, waa tan ugu weyn isgaarsiinta Soomaaliya, sidoo kalena ah loo-shaqeeyaha ugu weyn ee ganacsiga gaarka loo leeyahay dalka.

Puntland oo go’aan kasoo saartay ciidankii tegay laascaanood

Madaxweyne ku xigeenka maa mulka puntland, md. Ilyaas cismaan lugatoor oo shalayhadal siiyay war baahinta ay aa ka hadlay arrimo ku saabsan ciidamada danab ee puntl and ee maalin kahor tegay mag aala da laascaanood, iyaga oo sug ay amniga madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha oo ka qayb-galay calee ma saarkii madaxweynaha dowlad-goboleedka waqooyi bari, cab dulqaadir firdhiye

Lugatoor ayaa sheegay in ciidan kaas ay lacag ka qaateen madax we yne xa san sheekh, isaga oo go’ aan kasoo saa ray wuxuuna tilmaa may inay yihiin ciid amo puntland ah, isla markaana aysan u aqoonsan doo nin kuwa feder aal ah kadib ma rkii dhawaan wasiirka gaash aan dhigga soomaaliya uu ciidankaas ku sheegay inay yihiin kuwa ka tirsan xoogga dalka soomaaliyeed.

Sidoo kale, wuxuu soo hadal qaa day khilaafka kala dhexeeya dowla dda fede raalka, isagoo sheegay in madaxweyn aha ay u harsan tahay bilo kooban.

Waxaa kale oo uu farriin culus u diray siyaasiyiinta kasoo jeeda puntl and oo uu ugu baaqay inay fiiriyaan danta guud iyo sidoo kale dadka ay metalaan.

"ciidamada puntland ee xasan sheekh xoogaaga lacagta siiyay uma aqoonsan doono ciidan fadara al ee waa ciidamo reer puntland ah, waana wiilashii quru xda puntland leedahay ka shaqe eyay, siyaasiyi inta reer puntland ee wax aan leena hay, xasan dhowr bilood ayaa u har taye la shaqaysta balse dalk iina ha dhibtaynina berri ayaad xukumi doont aane”. Ayuu yiri madaxwey ne ku-xigee nku.

Hadalkan ayaa imaanaya, iyada oo dhawaan wasaaradda gaashaa ndhig ga soomaaliya ay sheegtay in cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka sooma aliy eed, oo uu hogg aaminayo janaraal jimca ale jaa mac takar ay ka qayb-qaat een sug idda amniga madaxdii isugu tegtay magaalada laascaanood.

Ciidamadan oo muddooyinkii u gu dam beeyay deggenaa duleedka magaala da garoowe ayaa arbacadii gudaha u ga lay laascaanood, iyaga oo wata gaadiid dagaal, kadibna wa xay ku laabteen xar untooda milatari ee aagga garoowe.

Puntland ayaa si weyn uga oo horje edo maamulka dariska la’ah ee waqooyi bari, waxayna kula jirtaa xifaaltan soo bilo wdy markii ay do wladda federaalka aqoo nsi buu xa siisay maamulka fadh igiisu yahay magaalada laascaa nood

Booliiska somaliland oo war ka soo saaray dil ka dha c ay gobolka salal

Ciidanka booliiska somaliland ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen eedeysanayaal dil ka gaystay gobolka salal, kaas oo ay ku dhinteen laba nin, halka sidoo kalena lagu daba jiro eedeys anayaal kale.

Afhayeenka ciidanka booliiska somal iland, g/le sare cabdicsiis sheekh ismaa ciil, oo warbaahinta la hadlay, ayaa shee gay in booliisku gac anta ku hayo kiiska dilka yuusuf cabdillaahi xuseen iyo must afe jaamac faarax, kuwaas oo 18-kii bish an lagu dilay deegaanka indho-biraale ee gobolka salal.

"ciidanka booliisku markii ay dhacdadu dhacday si degdeg ah ayay u hawlgal een, waxaana ay soo qabteen eedeys anayaal lagu tuhunsan yahay in ay falkaasi ku lug lahaayeen, halka kuwo kalena ay ciidanku ku daba jiraan,” Ayuu yidhi afhayeenku.

Afhayeenku waxa uu sheegay in aan sina ba loo cafin doonin dadka gaystay falka dilka ah, isaga oo xusay in ay qaadi doona an tallaabo kasta oo suuragal ah si loo soo qabto dhammaan cidda ku lu gta lahayd. Sidoo kale, waxa uu dadka deegaanka ugu baaqay in ay is dejiyaan isla markaa na ay war ka sugaan ciid anka booliiska.

"arrinta ka dhacday deegaankaasi waa arrin aad u xun oo aan dadkeennu caa do iyo dhaqan midna u lahayn. Waxaa nnu uga digaynaa cid kasta oo fal noo caas ah ku kacda in ay la kulmi doonto cawaaqib xumo,” Ayuu hadalki isa sii raaciyay afhay eenku.

Waxa uu intaa ku daray in ciidanka booliisku ay wadaan hawlgallo balla adhan oo lagu baadi-goobayo dadka ka qayb qaatay dilka, isaga oo ka codsaday bulshada in ay la soo wadaagaan macl uumaad kasta oo ay ka hayaan cidda ay ka shakiyaan.

Inkasta oo aan weli la hayn faahfaa hin rasmi ah oo ku saabsan sida uu dilku u dhacay, haddana wararka la helayo ayaa sheegaya in dablay hubaysan ay waddo u galeen labada marxuum, rasa asna ku fureen, taas oo sababtay gee ridooda

Maraykanka oo abaalmarin $1 Milyan u ballanqaaday qofkii keena macluumaadka dadkii ka dambeeyay weerarkii Garoonka Kismaayo

Dowladda Maraykanka ayaa abaalmarin lacageed dul dhigtay dadkii ka dambeeyay weerarkii ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo 4-tii Sebtembar 2025, kaas oo lagu beegsaday ciidamada iyo hantida Maraykanka.

Barnaamijka Abaalmarinta caddaaladda ee dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqay inuu abaalmarin gaareysa 1 milyan oo dollar siin doono cid kasta oo bixisa macluumaad lagu aqoonsan karo ama lagu soo qaban karo qof ama dadkii ku lug lahaa weerarkaas.

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkaasi, kaas oo isugu jiray gantaallo iyo rasaas, lagu beegsaday ciidamada Maraykanka iyo kuwa Afrikaan ah ee ku sugnaa garoonka Kismaayo.

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in weerarkaasi uusan sababin wax khasaare nafeed ama mid hantiyeed ah.

"Ma haysaa xog ku saabsan shaqsiyaadkii ku lugta lahaa weerarrada? U soo dir Barnaamijka Abaalmarinta Caddaaladda. Xogtaadu waxay kuu sahli kartaa abaalmarin iyo dib-u-dejin,” ayaa lagu yiri qoraal lagu soo daabacay bogga waaxda Caddaaladda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka.

Ciidamada Maraykanka ayaa saldhig ciidan ku leh agagaarka garoonka diyaaradaha ee Kismaayo, halkaasi oo uu ku tababaro ciidamada Jubbaland iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Danab, si ay ula dagaallamaan argagixisada Al-Shabaab.

Al-Shabaab ayaa mas’uul ka ah weerarro argagixisnimo oo badan oo ka dhacay gudaha Soomaaliya iyo dalalka deriska ah, kuwaas oo sababay khasaare naf oo gaadhay kumannaan qof, oo ay ku jiraan muwaadiniin Maraykan ah.

Trump oo markale digniin u diray dalalka Yurub.

Xulafada Yurub ayaa si buuxda ugu midoobay difaaca madax-bannaanida Greenland. Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Denmark ayaa carrabka ku adkeeyay in madaxweynaha Maraykanku uusan hanjabaad ku gaari karin lahaanshaha dhulka Denmark hoos yimaada ee iskiis u maamula.

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee UK, Yvette Cooper, ayaa mar kale xaqiijisay mowqifka Boqortooyada Ingiriiska iyadoo sheegtay in mustaqbalka Greenland ay go’aamin karaan "dadka Greenland iyo dadka Denmark oo keliya.”

Isniintii, Trump ma uusan meesha ka saarin isticmaalka awood militari, wuxuuna ku adkaystay inuu sii wadi doono canshuuraha uu ku hanjabay ee lagu soo rogi doono badeecadaha soo gala Maraykanka ee ka imanaya UK iyo toddobo dal oo kale oo xulafada NATO ka tirsan.

Mar ay NBC News wax ka weydiisay in uu adeegsan doono awood militari si uu u qabsado Greenland, Trump ayaa ku jawaabay: "Faallo kama bixinayo.”

Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in uu Boqortooyada Ingiriiska ku soo rogi doono canshuur dhan 10% oo lagu qaadi doono dhammaan badeecadaha loo soo diro Maraykanka laga bilaabo 1-da Febraayo, taas oo u kici doonta 25% laga bilaabo 1-da Juun, ilaa heshiis laga gaadho in Washington ay Greenland ka iibsato Denmark.

Trump ayaa sheegay in isla tallaabadaas lagu dabaqi doono Denmark, Norway, Sweden, Faransiis, Jarmal, Netherlands iyo Finland dhammaantoodna waa xubno ka tirsan isbahaysiga difaaca ee NATO oo la aasaasay sanadkii 1949.

Markii la weydiiyay in uu dhab ahaan fulin doono hanjabaadda canshuuraha, Trump ayaa u sheegay NBC News: "Waan fulinayaa, boqolkiiba boqol.”

Xildhibaanada ka soo jeeda Awdal ee Somaliland oo digay in Ciro uu colaad ka horayo Awdal.

Xildhibaannada deegaan doorashadoodu tahay Gobolka Awdal ee xubnaha ka ah Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Madaxweynaha Somaliland Cabdirax-maan Maxamed Cabdullaahi Cirro uga digay in uu colaad hor leh u abaabulo Bulshada ay metalaan.

Xildhibaannadaan ayaa sheegay in Dadka Awdal ay la dhibaataysan yihiin waxyeellada ka soo gaartay awood muquuninta Xukuumadda Madaxweynaha Somali-land, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaa-hi Cirro sida ay hadalka u dhigeen.

Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland ee kasoo jeeda Gobolka Awdal ayaa sheegay in ay heleen xogo muujinaya in awood militari oo dheeraad ah uu Madaxweyne Cirro u adeegsanayo Gobolkaasi.

Abiib ayaa ka digay dhibaatooyinka ka imaan kara awood sheegashadaas maadaama aanay dadku lagu qasbi Karin wax aysan rabin, waxa uu ku baaqay in si wadajir ah meel fog looga istaago tallaabadaas sida uu hadalka u dhigay.

Somaliland ayaa damacsan in ay Gobolka Awdal ka fuliso howlgallo culus oo ka dhan ah Dadka kacdoonka ka wada Gobolkaas, waxaa weli u xiran Tiro dad ah, halka Magaalooyinka qaar ay ka muuqdaan raadadka rabshadihii ugu danbeeyey ee ka dhacay gobolka.

 

Madashabeesha daarood oo taa geeray go’aanka dowlad da fe deraalka ee burinta heshiis yada imaaraadka


Isimada dhaqanka beesha daarood oo kulan ballaaran ku yeeshay magaalada laascaanood, ayaa taageeray go’aanka dowladda soo maaliya ee lagu buriyay dham maan heshiisyadii lala galay imaaraadka carabta (uae), oo lagu eedeeyay ku xadg udubka midnimada, mada xbannaanida iyo wadajirka ummad da soomaaliyeed.

Baaqan ayaa ka soo baxay isimada dhaqanka oo isugu jira boqo rro, isimmo, gar aaddo, ugaasyo iyo beeldaajiyeyaal, kuwa as oo ka qeyb galay munaasab addii calee ma-saarka madaxweynaha dow lad gobole edka waqooyi bari, cabdulqaadir axmed aw-cali (firdhiye).

Isimada ayaa sheegay in go’aanka do wladda federaalka uu yahay mid waafaqsan danta qaranka, islamar kaa na lagama ma arma an u ah ilaalinta mad ax-bannaanida dalka, iyagoo imaara adka ku eed eeyay fara gelin toos ah oo ay ku sameeyeen arrimaha gudaha ee soomaaliya, gaar ahaan siya asa dda, amniga iyo wadajirka qaranka.

Waxay si gaar ah u cambaareeyeen doorka ay imaaraadku ku leeyihiin taageeri dda waxa ay ku tilmaameen "aqoonsi-been aadka” Israel ee la xiriira gobollada waqooyi galbeed ee soomaaliya (som aliland), iyag oo sheegay in arrintaasi tahay mid si toos ah uga hor imaanaysa dastuurka jamh uuriya dda federaalka soomaaliya, isla mark aana halis ku ah midnimada dalka.

Isimada dhaqanka beelweynta daar ood ayaa xusay in faragelinta imaara adka ay hurin karto kala-qaybsanaan

Siyaasadeed, amni darro, iyo xasillooni la’aan dhaqaale, taas oo ay sheegeen in ay sidoo kale fursad u abuureyso kooxaha argagixisada ah si ay uga faa’iideystaan qalalaasaha jira.

Baaqa ayaa sidoo kale lagu sheegay in dowladda federaalka iyo dow lad-goboleed yadu ay si wadajir ah u ilaali yaan madax-banna anida, midnim ada iyo qarannimada soomaaliya, iyagoo ka digay in kala aragti duwanaanshaha siyaasadeed ee gudaha uu noqdo mid dha awaca wadajirka ummadda.

Isimada ayaa ugu dambeyn ugu baaqay madaxd

A dowlad-goboleedyada aan weli si cad uga hadlin midnimada dalka inay qaataan mowqif cad oo ku aaddan ilaalinta midnimada soom aaliya

In ka badan 200 muhaajiriin ah oo ay ku jiraan soomaa li oo laga xoreeyay magafaha libya


Hay’adaha ammaanka dalka liibiya ayaa xoreeyay in ka badan 200 muh aajiriin ah, kuwaas oo lagu hay ay xabsi qarsoodi ah oo ku yaalla ma gaalada kufra, ee ku taala koonfur-bari dalkaas, ka dib markii lagu hay ay xaalado bani ’aadannimo ka bax san.

Hay'adaha ammaanka ee dalka libya oo la hadlay wakaaladda reut ers ayaa sheegay in la helay xabsi dhulka hoostiisa ah, oo sida ay shee geen ay maamuli jirtay shabakad wax tahriibisa oo uu leeyahay nin liibiyaan ah.

Mid ka mid ah ilaha ayaa sheegay in shakhsigaas aan weli la xirin. Qaar ka mid ah muhaajiriinta la xoreeyay ayaa lagu hayay qolal dhulka hoosti isa ah muddo gaareysa ilaa laba sano, iyadoo falkaan lagu tilmaamay mid ka mid ah dambiyada ugu halista badan ee ka dhanka ah bini’aadanni mada ee laga helay gobolka.

Howlgalku wuxuu horseeday w eerar lagu qaaday xabsi qarsoodi ah oo ku dhex yaalla magaalada, halk aas oo laga helay dhowr qol oo dhul ka hoostiisa ah oo si aad u xun loogu hayay boqolaal dad ah.

Muhaajiriinta la xoreeyay waxay ka yimaadeen dalalka afrika ee sax araha ka hooseeya, gaar ahaan soo maaliya iyo eritrea, waxaana ka mid ah haween iyo carruur, sida ay shee geen masuuliyiinta libiya.

Tan iyo markii la riday taliskii mucam mar qadaafi kaddib kacdoon ay nato taa geertay sanadkii 2011, liibiya waxay noq otay marin ay uga gudbaan colaadda iyo saboolnimada iyagoo u sii maraya yurub, iyagoo wa jahaya safarro khatar ah.

Toddobaadkii hore, ugu yaraan 21 meyd oo muhaajiriin ah ayaa laga helay xabaal wadareed ku taalla bar iga liibiya, halka ilaa 10 qof oo ka badbaaday koox daas ay muujiyeen calaamado muujinaya in la jirdilay ka hor intii aan laga xoreyn gacanta da mbiilayaasha, sida ay reuters u sheegeen laba saraakiisha hay’ad aha ammaanka.

Bishii febraayo ee sanadkii hore, 39 meyd oo muhaajiriin ah ayaa laga soo saaray ku dhowaad 55 xabaal wadareed oo ku yaalla kufra. Magaal adaas waxaa ku nool tobanaan kun oo qaxooti suudaaniyiin ah oo ka cararay colaaddii ka qaraxday suud aan sanadkii 2023.

Ciidanka booliska afmadow oo qabtay rag ku lug lahaa ugaarsiga sharci-darrada ah


Ciidanka booliska degmada afmadow ayaa howlgal qorsheysan ku qabtay rag ku lug lahaa laynta iyo ka ganacsiga sharci-darrada ah ee ugaarta, kuwaas oo khatar weyn ku hayay duur-joogta deegaanka.

Guddoomiyaha degmada afmadow, cabdiraxmaan macallin cali ayaa sheegay in raggan la soo qabtay ay horey isaga dhega-tireen digniino ku saabsan mamnuucidda xaalufinta kheyraadka dabiiciga ah.

Wuxuu yiri "Raggan waxaa lagu soo qabtay howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidanka ammaanka, waxaan u gudbinaynaa hay’adaha cadaaladda, waxaana si degdeg ah maxkamadda loogu soo horgeyn doonaa si sharciga loo waafajiyo."

Sidoo kale, guddoomiyaha ayaa farriin u diray bulshada deega anka isagoo ugu baaqay in muhiimad gaar ah iska saaraan ilaalinta deegaanka, ka fogaanshaha xaalufinta kheyra adka dabiiciga ah iyo laynta duur-joogta.

Waxa uu sidoo kale ka codsaday in shacabku la shaqeeyaan hay’adaha ammaanka si loo soo qabto kuwa u taagan dhibaat aynta deegaanka ayna bulshada umidoowdo ilaalinta bilicda iyo hantida dabiiciga ah ee dalka.

Maamulka afmadow ayaa ballan-qaaday in ay sii wadi doonaan dadaallada lagu ilaalinayo duur-joogta, islamarkaana cid kasta oo ku xad-gudubta shuruucda deegaanka lagu qaban doono si adag.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip