
HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER EE 5- JAN-2026
Xasan Sheekh Oo Ka Digay Arrin Xasaasi Ah Oo Dhici Karta Kadib Tallaabadii Israel
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan She ekh Maxamuud, ayaa sheegay in aqoonsiga Israa’iil ee maamulka Somali land uu fursad dahabi ah siin karo kooxda argagixisada ee Al-Shabaab ee dagaalka ka wadadda Soo maaliya.
Xasan Sheekh ayaa sheegay in S oom aaliya ay guulo wax-ku-ool ah ka gaarey so d agaalka ay kula jirto argagix isada, balse wa xa uu ka digay in xiisad aha gobolka ee hare eyay Somalil and ay caqabad ku noqon kara an arrintaas.
Wareysi uu Sabtidii siiyayAl Arabiya Eng lish, ayuu Madaxweyne Xasan ku sheeg ay in dowladda Soomaaliya ay "ku gac an-sarreyso dagaalka argagixisada,” is agoo dali ishanaya culeyska milatari ee jo ogtada ah iyo iskaashiga xooggan ee lagula jiro Al-Shab aab, kooxdaas oo xiriir la leh Al-Qaacida, muddo ku dhow 20 sa no ka bada nna dalka ka wadday dagaallo hubeysan.
Si kastaba ha ahaatee, Madaxwey nuhu wuxuu si adag uga digay in joogit aan kasta oo Israa’iil ay ku yeelato Soma liland ama saameyn ay ku sameyso, ay noqon karto mid ay kooxdu uga faa’iidey sato dano gurracan. Wuxuu sheegay in Al-Shabaab ay dhacdo oyinkan u adeegsan karto daca ayad ay ku qorato dagaalyahanno cusub, kuna hesho dhaqaale, maadaama ay ku andacoodaan inay kasoo horjeedaan faragelinta shisheeye.
"Al-Shabaab waxay iska dhigaan kuwo kasoo horjeeda shisheeyaha,” ayuu yiri Madaxweyn uhu, isagoo intaas ku daray in kooxdu ay ku lug-lahaanshaha Israa’iil u adeegsan doonto marmarsiyo ay ku xalaaleysato weerarro cusub iyo abaabul dadweyne.
Inkastoo uu qiray jiritaanka khatar taas, haddana Madaxweyne Xasan She ekh wuxuu ku adkeystay in ciidamada amniga ee Soomaaliya ay maanta mara yaan heerkii ugu wanaagsanaa ee awoo dda iyo u-diyaar-garowga ka hortagga khataraha noocaas ah.
Somaliland ayaa ku dhawaaqay ma dax-bannaani ka dhan ah Soomaaliya 18-kii May, 1991-kii, kadib dagaalkii sok eeye ee Soom aaliya, balse ma uusan helina.
Wasiirka Gaashaandhigga Oo La Kulmay Ku-Simaha Safiirka Boqo Rtooyada Ingiriiska
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuum adda Federaalka Soomaaliya, Axmed Mac allin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Sa fiir-ku-xigeenka Safaaradda Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya, ahna Ku-simaha Safiirka, Danjire Sam Thomas.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xooj inta xiriirka laba-geesoodka ah ee u dhex eeya Soomaaliya iyo Boqortooyada Ingiri iska, gaar ahaan iskaashiga dhinacy ada difaaca, tababarrada, iyo wada-shaqey nta la daga allanka argagixisada
Xasan Sheekh Oo Caawa Shariif Ugu Tegay Hoygiisa Iyo Xogta Kulanka
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa Madaxw eynihii hore ee dalka, Shariif Sheekh Ax med ugu tegay hoyga uu magaalada Mu qdi sho ka degan yahay. Kulankan oo ahaa mid aan hore loo sii shaa cin ayaa labada mas’uul isku gu kal iyeysteen, iyadoo diiradda lagu saaray xaaladda siyaas adeedee dalka, sida ay ogaatay Caasimada Online.
kula nkan albaabbadu u xiran yihiin ayaa im anaya xilli galabtii uu Shariif Sheekh Axm ed dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, caasimadda dalka, kadib maalmo uu Dhuu samareeb uga maqnaa Madasha Aragti-Wad aagga ee Heritage.
Xasan Sheekh ayaa doonaya in cadaad iska uga imaanaya mucaaradka uu hoos u dhigo, isla markaana uu ku qanciyo in wax walba ay ka horreeyaan difaaca mi ndimada, kadib xad-gudubka Israa’iil oo iyadu dhaw aan sheegtay inay aqoonsa tay maamulka Somaliland.
"Waxaan u mahadcelinayaa Madaxw ey naha Galmudug, Mudane Axmed Ca bdi Kaa riye Qoor-Qoor, xukuumaddiisa iyo shacabka reer Galmudug soo-dhaw eey ntoodii iyo mar tigelintii gobannimada lahayd ee ay noo sam eeyeen intii ay socotay Madasha Aragti-Wa dagga ee Heritage,” ayuu Shariif ku yiri qora al koo ban oo uu ka soo saaray soo laaba sha diisa.
Si kastaba, kulanka Xasan iyo Shariif ee caa wa ayaa imanaya xilli ay dhawaan mada xw eynayaashu isku fahmi waayeen kulan ku dhexmaray Madaxtooyada, isla markaana ay haatan xubnaha mucaarad ka iyo madaxda maamullada Jubaland iyo Puntland ee ku midoobay Golaha Mustaqbalka Sooma aliy eed ay qorsh eynayaan inay shir ku yee sha an Garoo we.
Shirkaas oo ah mid ka dhan ah Mada xw eyne Xasan Sheekh ayaa waxaa ka qayb-geli doona xubnaha ugu sarre eya Madasha Sam atabixinta ee uu hogg aam iyo Sheekh Sha riif, iyaga oo ka tashan doona aayaha So oma aliya, gaar ahaan doorashooyinka, sida ay inoo xaqiijiyeen xubno ka mid ah muca arad ka. Guddiga farsamada ee Golaha Musta qbalka ayaa haatan shirar gaar-gaar ah ka wada caasimadda Garoowe ee Punt land, iyaga oo dajinaya istaraatii jiyad ku aaddan qorshaha kala-guurka ee dalka iyo sidii loogu diyaar-garoobi lahaa isbe ddel dhab ah.
Sidoo kale, guddiga ayaa diyaarina ya aj endayaasha muhiimka ah ee shirk aas, maad aama ay weli taagan tahay xiis adda ka dhal atay hannaanka doorash ooy inka, madaxweynuhuna uu Muqdi sho ka qabtay doorasho ay weli banna anka ka joogaan xubnaha mucaaradka iyo madaxda Jubaland iyo Puntland.
Horay, xubnahan ayaa shir ugu ye eshay magaalada Kismaayo, kaas oo ay ka soo saareen bayaan culus oo ku aad dan xaa ladda dalka, waxayna sheegeen inay diy aar u yihiin in Madaxweyne Xas an She ekh kala xaajoodaan sidii dalka looga qaban lahaa doorasho heshiis lagu ya hay, kuna qabs oonta waqtigeeda, oo ah dhammaadka mudd ada xil-hayntiisa
XIGASHO:CAASIMADDA.NET
Taliyaha Ciidanka Dhulka OoKormeeray Fariisimada Ciidanka Xoogga Ay Ku Leeyihiin Ee Magaalada Beledweyne.
Taliyaha Ciidanka Dhulka Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar Ayaa Kor Meeray Fariisimada Ciidanka Xoogga Dalka Ay Ku Leeyihiin Ee Magaalada Bel Edweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan, Gaar Ahaan Guuto Oyinka 5aad Iyo 29aad Ee Qeybta 27aad Ciida Nka Xoogga Dalka Soomaal Iyeed.Taliyaha Ayaa Gee Siyaa Sha Ciidanka Xoogga Dalka Kula Darda Armay Xoojinta Difaaca Qara Nka, Iyo Inay Dardargeliyaan Waajiba Dka Shaqo Ee Loo Idmaday, Oo Ay Kow Ka Yihiin Howlgallada Ka Dhanka Ah Khawaa Rijta.
Booqashooyinkan ayaa qeyb ka ah dada llada joogtada ah ee hoggaanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ku dhiirige linayaan, kuna xoojinayaan doo rka Ciida madu ku leeyihiin difaaca qara nka iyo
Sheekh Shariif Oo Ka Hadlay Jabka Ku Dhacay Saaxibkiisa Hore Ee Shariif Xasan
Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd Sheekh Shariif Sheekh Axm ed oo ka qayb-gaay kulan dadweyne oo ka dhacay Muqdisho ayaa ka hadlay jabka saaxibkiisii Shariif Sheekh Aadan kasoo gaaray doorashadii goleyaasha deegaanka ee
magaalada Muqdisho, taas oo uu ka qayb-galay markii uu kasoo baxay Mad asha Samatabixinta.
Xisbiga Shariif Xasan ee Horumar iyo Midnimo Qaran ayaa dhawaan qaadacay natiijada doorashada goleyaasha deega anka Gobolka Banaadir, isaga oo sheeg ay in codadkoodii degmada Waabari la gadistay, loona wareejiyay xisbi kale.
"Ujeedo qaadacaadda natiijada doorash ada golaha deegaanka ee Gobolka Ban adir, Urur Siyaasadeedka Horumar iyo Midnimo Qaran waa urur si sharci ah ugu diiwaangashan Gud diga Madaxa Bana an ee Doorashoo yinka Qaran, kana mid ahaa ururradii ka qayb-gal ay doorashadii golaha deegaanka ee Gob olka Banaadir ee ka dhacday Muqdisho. Ka dib qiimeyn rasmi ah ururku wuxuu xaqiijin ayaa madax banaanida iyo dhex-dhexaadni mada Guddiga Doorashooyinka la jabi yay, isla markaana maqnaashiyaha ma xkamad da dastuuriga ah ay meesha ka saartay hab kii sharciga ahaa ee lagu xallin lahaa mura nnada doorashoo yin ka”.
Sidoo kale wuxuu intaasi raaciyay "Intaa waxaa dheer natiijada Ururka Horu mar iyo Midnimo Qaran ee degmada Waabari oo ay Guddiga Doorashooyinka horay u shaaciye en ayaa si sharci darro ah loo farogeliyay, loo na wareejiyay Urur Siyaasadeedka JSP ee uu hoggaam inayo Madaxweyne Xasan Sheekh”.
Intaas kadib Madaxweynihii hore ee So omaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay cabashada saaxibkiisii ayaa shee gay inay horay uga digeen inuu ka qayb-galo doorashada Muqdisho, balse uu diiday, isla markaana uu ka xun yahay waxa ku dhacay.
"Shariifka raalli ha’iga ahaado waa sa axibkey waa ka celin weynay waxaan dh ahnay meeshan doorasho kama jirto been ayaa ka socoto ee ha u camirin, wuxuu yiri waa isku dayaa waa fiirinaa waana arageen wixii dhacay” ayuu yiri Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Waxaa kale oo uu intaasi kusii daray "Doorasho la leeyahay reer hebel degma daas ha qaataano reer kalena degmad aas ha qaataano horta doorasho ma’aha n. Doorasho waxaa la rabaa xisbi inuu dadka soo saaro waxaa la rabaa dad in uu soo sharraxdo, dadkuna ay axsaab ku galaan”.
Sidoo kale, wuxuu carrabka ku dhuft ay in aan la aqoon waxa kasoo baxaya doorasha daan, ayna lamid ahayd dabeyl soo martay reer Muqdisho.
"Doorashadaan kama soo baxaayo gud doo miye degmo, guddoomiye gobol ka ma soo baxayo, bal ii sheeg waxa kasoo baxa ayo” ayuu sii raaciyay.
Waxaa kale oo uu ka hadlay maqam ka Muqdisho, isaga oo sheegay in wax weliba ay shacabka uga muhiimsan tah ay in la cadde eyo metalaada Muqdisho.
"War waxaa laga waayay dowladda maq aamkii magaalada Muqdisho sameeya, diiw aangelintaan xoogga ah inaad iska dhaaftiin axsaabta la heshiiya dadka ha soo saaraano iyagu” ayuu mar kale yiri Madax weynihii hore ee dalka.
Cabdimaalik Coldoon Oo Maanta Dib U Helay Xori Yaddiisa
Wariye hore Cabdimaalik Muuse Coldo on oo hadda ah Samafale caan ka ah bul sha da Soomaaliyeed dhexdeeda ayaa maanta xabsiga laga sii dayay, kadib mudo uu ku xirnaa magaalada Hargeysa.
oldoon ayaa saacado kahor dib u helay xoriy adiisa, kadib dadaallo ay sameey een waxga radka oo uu ugu horreeyo Sul daan Yuusuf Muxumed.
Samafale Coldoon oo qoraal kooban soo saaray ayaa ka hadlay soo deyntiisa, wuxu una u mahad-celiyay dhamaaan dhinacyadii ka qayb-qaatay "Waxa aan hadda ka soo baxay xabsi aan ku jiray muddo 73 maalmo od ah. Ma had oo dhan Allaah baa is ka leh. Waxa aan si weyn ugu mahadnqayaa sulda an kayga Suldaan Yuusuf Muxumed Xe eray oo si hagar la’aan ah uga shaqe eyey in aan xorriyadayda helo” ayuu qora alkiisa ku yiri Cabdimaalik.
Coldoon ayaa xabsiga kahor laga qabtay magaalada Berbera, isaga oo ma rkaas safar uga soo baxsaday magaa lad a Burco oo uu degan yahay, wuuuna xilligaas sheegay inuu helay war sheeg aya in la doonayo in la xiro, ugu dambe yna sidaas ugu gacan Booliska Soma liland oo hadda sii daayay.
Cabdimaalik Muuse Coldoon waxa hore loo gu xiray eedo la xiriira magac-dil iyo faafin be en abuur ah oo la sheegay inuu u geystay Isk uulka Abaarso iyo Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa. Eedahaas oo marna lagu xuku may, marna lagu waa yay.
Colaadda u dhaxaysa Coldoon iyo xu kuu madda Somaliland ayaa bilaaba ntay sannadkii 2017, xilligaa oo uu tag eero u muu jiyay madaxweynihii Soomaa liya ee la doo rtay, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, isagoo markaa ahaa saxafi.
Taageeradaas kadib, waxa uu bartilma ame ed u noqday xukuumadda Somali land, taa soo keentay in marar kala duw an la xiro.
Si kastaba, sii deyntiisa hadda imaane ysa, iyada oo Somaliland haatan ay ka taagan tah ay xiisad culus oo ka dhalatay aqoon siga ay ka heleen Israa’iil oo ay ka hor yimaadeen qaar kamid ah culimada deegaanka oo iyana lasoo xir-xiray
Shiinaha Oo Mareykanka Amr Ay Iney Deg Deg Usii Daayaan Masax Weynaha Venezuela
Dowladda Shiinaha ayaa si adag u cambaar eysay tallaabada ay Mareyk anku ku qabteen Madaxweynaha Vene zu ela Nicolás Maduro iyo xaaskiisa, iyadoo ku baaqday in si degdeg ah oo shuruud la’aan ah loo sii daayo.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Shiinaha ayaa sheegtay in falkaasi uu yahay xadgudub weyn oo ka dhan ah sharciga caalamiga ah, isla marka ana uu dhaawacayo qiyamka iyo hab-dhaqanka xiriirka dowladaha caalam ka. Shiinaha ayaa ku tilmaamay arrinta mid khatar gelin karta xasilloo nida siyaasa deed ee gobolka Latin America.
Wararka ayaa sheegaya in Mareyk anku madaxweynaha Venez uela iyo xaaskiisa ka qabtay hoy ay ku sugnaa yeen caasi madda dalkaas ee Caracas, kadibna loo qaaday Mareyk anka, halk aas oo haatan lagu hayo xabsi gaar ah oo ku yaalla magaalada New York. Ilaa hadda, dowladda Mar eykanka si faahfa ahsan ugama hadlin sababta rasmiga ah ee tallaabadan loo qaaday.
Dhanka kale, lama oga sida ay xaala ddan u saameyn doonto xiriirka dibloma asiyadeed ee u dhexeeya Mareykanka, Venezuela iyo Shiinaha. Madaxweyne Do nald Trump ayaa hor ey u sheegay in xayiraadaha iyo cada adiska siyaasa deed ee noocan ah uusan wax saameyn ah ku yeelan do onin xiriirka uu la leey ahay madaxw eynaha Shiinaha.
Arrintan ayaa weli ah mid si weyn isha loogu hayo, iyadoo laga cabsi qabo inay sii huriso xiisadda siyaasa deed ee caalamka.Kadib afduubkii M aduro, Ven ez uela oo ku dhow aaq day go’aan uus an ku farxeyn
Golaha Mustaqbalka Oo Shir Xasan Sheekh Ka Dhan Ah Ku Yeelanaya Garoowe
Xubnaha mucaaradka iyo madaxda maa mullada Jubaland iyo Puntland ee ku midoo bay Golaha Mustaqbalka Soo maal iyeed ay aa lagu wadaa in maalma ha soo socda ay kul an ku yeeshaan mag aalada Garoowe ee xar unta gobolka Nugaal, halkaas oo ay isugu tegi doon aan dhina cyadaas.
Shirkan oo ah mid ka dhan ah Xasan Sheekh ayaa waxaa ka qayb-geli doono xub naha ugu sarreeya Madasha Samat abixinta ee uu hoggaamiyo Sheekh Shariif, iyaga oo ka tashan doono aayaha Soomaaliya, gaar ahaan doorashooyin ka, sida ay innoo xaqiijiy een ilo wareed yo xilkas ah oo lagu kalsoo naan karo.
Guddiga farsamada ee Golaha Musta qablka ayaa haatan shirar gaar gaar ah ka wada caasimada Garoowe ee Puntl and, iyaga oo dajinaya istaraatiijiyad ku aadan qorshaha kala guurka ee dalka iyo sidii loogu diyaar garoobi lahaa isbeddel dhab ah. Sid oo kale, guddiga ayaa diya arinaya ajenda yaasha muhiimka ah ee shirkaas, maadaama ay weli taagan tah ay xiisadda ka dhalatay hannaanka door ashooyinka, Madaxwe ynuhuna uu Muqd isho ka qabtay doorasho ay weli banana ka ka joogaan xubnaha muc aaradka, ma daxda Jubaland iyo Puntland.
Horay xubnahan ayaa shir ugu yeesh ay magaalada Kismaayo ee Jubaland, kaas oo ay kasoo saareen bayaan culus oo ku aad dan xaaladda guud ee dalka, waxayna shee geen inay diyaar u yihiin in Madaxweyne Xas an Sheekh kala xaajoo do sidii dalka looga qaban lahaa doora sho heshiis lagu yahay, kuna qabsoomta waqtigeeda, oo ah dhamaa dka muddo xileedkiisa. Dhankiisa Madaxwe yne Xasan She ekh oo jawaab culus siiyay xubnaha mucaaradka ayaa soo dhaweeyay gogo sha ay ku baa qeen Golaha Mustaqb alka Soomaaliye ed, balse ay dowla ddu dib ka sheegi doonto goorta la wada-hadl ayo."Qoladii ku shirtay magaalada Kismaayo wixii ay kasoo saareen halkaas wixii wan aagsan ee ku jira waa la qaadaney naa, waana la had leyna, waxaa kamid ahayd hala wada-hadlo, gogosha wey furan tah ay, welinaa waa fidsan tahay kuwii horay uga qayb-galay waa soo dhaweyn eyn aa, kuwa kaloo rabana inay kusoo biiraan waan soo dhaweyneynaa dow lad duna baaqaas jawaab ayay kasoo saare ysaa mar dhow” ayuu ku jawaabay Mad ax wey ne Xasan Sheekh.
Soomaaliya ayaa haatan ku jirto marxa lad siyaasadeed oo adag, waxaa qoonsi caalami ah, marka laga reebo Israa’iil oo si rasmi ah u aqoonsatay Som aliland 26-kii Dis eembar, 2025.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u sheegay tale efishinkaAl-Jazeerain Somaliland ay aq ba shay shuruudo ay ka mid yihiin dib-u-dejinta Falastiiniyiinta, dhismaha saldhig milateri oo ku yaalla Gacanka Cadan, iyo ku biirista heshiisyadaAbraham Acco rds.
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa horraantii toddobaad kan xaqiijiyay in Somaliland ay ku biiri doonto h eshiisyadaAbraham Accords, isagoo she egay in Israa’iil ay dooneyso inay taageerto "dal dimuqraadi ah oo dhe xdhexaad ah” oo diyaar u ah ka qaybga lka heshiiska.
Gaari Ay Saarnaayeen Dad Shac Ab Ah Oo Lagu Qarxiyay
Gaari leyla ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah ayaa xalay miino kula kacday dule edka degmada Ceeldheer ee Gobolka Galga duud.
Qaraxa oo ahaa mid xooggan ayaa saba bay Dhimasho iyo dhaawac, waxaana la sheegay in halkaasi ay ku geeriyoodeen darawalkii gaariga iyo 7 qof oo shacab ah oo rakaab la socday.
Goobjoogayal ayaa sheegay in Gaariga safarka ahaa ee u socday degmada Ceel dhe er ee miinadu kula kacday deegaa nka lagu magacaabo Sarta Magad.
Gaari-ka ayaa marayay waddo caadi ah xilli habeen ah, waxaana la xaqiijiyay in miin ada ay ahaayeen kuwo ay dhigeen Koox da Al-Shabaab, kuwaas oo si joo gto ah u beegsada dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan.
Laamaha amniga ayaa gaaray goo bta, waxayna bilaabeen baaritaanno ku saabsan dhacdadaasi.
na usii dheer xaalad bani’aanimado oo ka dhala tay abaaraha ka jira dalka.
Taliye Jaamac Afdhashiike Iyo Askar Kale Oo Qarax Lagu Dilay
Wararka naga soo gaaraya gobolka Bariayaa sheegaya in barqanimadii maanta uu qarax culus ka dhacay jidka cusub ee Boosaaso iyo Dhaadaar, kaas oo lala eegtay ciidan ka tirsan kuwa Puntland.
Qaraxa oo miino ahaa ayaa waxaa lagu soo warramayaa in si gaar ah loola eeg tay gaari miino baaris ah oo ay wateen ciidamada oo xilligaas ku guda jiray how lgal amni.Wararka ayaa intaasi ku daraya in qaraxa uu ku dhintay Taliyihii Saadka Ee Ururka Dayax, Jaamac Maxamed Cad uur (Afdhashiike), miino-baarihii la socd ay gaariga iyo dareewalkii, sidoo kale waxaa dhaawacmay 5 ruux oo akale.goobta ayaa haatan kacsan, waxaana gurmad deg-deg ah loo fidiyay ciidanka ay waxyeelada kasoo gaartay miinada loo dhigay.
Sidoo kale, Puntland ayaa ciidamo dhee raad ah u dirtay halka uu qaraxu ka dhac ay, kuwaas oo bilaabay howlgallo lagu s ugayo amniga waddada Boosaaso, waxa yna hakiyeen dhaq-dhaqaaqa guud ee gaadiidka iyo dadweynaha.
Dhanka kale, ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay saraakiisha laamaha am niga Puntland oo ku aadan qaraxa loo dhi gay ciidankooda.
Kooxda Daacish ayaa badanaa weer aro qaraxyo ah ka fulisa aagga Boosaaso iyo guud ahaan gobolka Bari, halkaas oo ay ka socdaan dagaallo culus oo lagu jab iyay kooxda, maadaama laga saaray dhul ballaaran oo ku yaal Calmiskaad.
Horay sidaan oo kale, argagixisada ayaa u dishay saraakiil sar sare iyo askar ka tirsanaa ciidamada Puntland, kadib qara xyo miino oo ay la beegsadeen.
Galgaduud:-Ciidamadadfs Oo Gaa Ray Deegaanka Qarax Miino Lag Ula Eegtay Dad Shacab Ah
Ciidamada ammaanka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray deegaanka ay maleeshiyaadka Al-Shabaab ku weerareen gaari ay saa rna ayeen dad shacab ah oo musaafur ah, kaddib markii qar ax miino lagula eeg tay duleedka degmada Ceeldheer ee gob olka Galga duud
Qaraxa ayaa sababay khasaare naf iyo maa lba leh
, iyadoo ugu yaraan 7 qof oo shacab ah ay ku geeriyoodeen, halka tiro kale ay ku dhaawa cmeen.Sawirro laga helay goobta ayaa muuj inaya burbur xooggan oo gaaray gaariga ay saarna ayeen dadka musaafurka ah, kaas oo si weyn u gubtay una burburay.
Ciidamada dowladda oo goobta gaaray ayaa bilaabay baaritaan ku saabsan dhac dada, iyagoo sidoo kale xaqiijinaya amm aanka deegaanka si looga hortago qara xyo kale oo suurtagal ah.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay falkaas, waxayna ku tilmaa ntay mid arxan-darro ah oo si bareer ah loogu beegsaday dad rayid ah.
Dadka ku dhaawacmay qaraxa ayaa qaar kood loo soo qaaday magaalada Muqdisho si loogu daaweeyo xaalado oda caafimaad, halka kuwa kale lagu dabiibayo xarumo caafi maad oo ku yaalla gobolka.
Maxaa Ka Jira In India Ay Aqoonsaneyso SomalIland?
Dowladda Hindiya ayaa Sabtidii ku tilmaantay "warar been abuur ah” qoraa llo lagu baahiyay baraha bulshada oo she egayay in Madaxweynaha maamu lka Somaliland uu wadahadallo rasmi ah la yeeshay Ra’iisul Wasaare Narendra Modi, iyo in Hindiya ay qarka u saaran tahay inay aqoonsato Somaliland.
Waaxda Xaqiiqo-Raadinta (FactCheck) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Hindiya (MEA) oo ka jawaabeysa sheega shooyinkan ayaa qoraal ay soo dhigtay barta X (Twitter) ku tiri: "Digniin warar be en abuur ah! Qoraallada hoose waa bee n!” Caddayntan ayaa timid xilli ay baraha bulshada qabsadeen warar si xawli ah u faafay oo sheegayay in Ra’iisul Wasaare Modi uu wadahadallo rasmi ah la yee shay Madaxweynaha Somaliland Ca bdir axmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), iyo in aqoonsiga Somaliland ee "dimoqra adiyadda ugu weyn adduunka” uu soo dhow yahay.
Waaxda MEA FactCheck ayaa sidoo kale meesha ka saartay wararka sheeg aya in Soomaaliya ay u yeeratay danjira heeda u fadhiya Hindiya sababo la xiriira tallaabada aqoonsiga ee la sheegay, iyadoo caddeysay in wararkaas internet-ka ku jira ay yihiin kuwo aan sal iyo raad toona lahayn.
Sawirro (Screenshots) ay wadaagtay waaxdu ayaa muujinayay muuqaallo iyo qoraallo si qaldan u taswiiraya xiriir rasmi ah oo dhex maray Hindiya iyo Somalil and, taas oo dowladda Hindiya sheegtay inaanay waxba ka jirin.
AQOONSIGA ISRAA’IIL
Caddayntan ayaa muhiimad gaar ah leh marka la eego xaaladda siyaasadeed ee Somaliland. Gobolkan ayaa ku dhawaa qay madax-bannaanidiisa 18-kii May, 1991-kii, kadib dagaalkii sokeeye ee Soo maaliya, balse ma uusan helin aqoonsi caalami ah, marka laga reebo Israa’iil oo si rasmi ah u aqoonsatay Somaliland 26-kii Diseembar, 2025.
Iyadoo ay jirto dood caalami ah oo arri ntan ku saabsan, Somaliland ayaa iska fogeysay eedeymaha sheegaya inay og golaatay in saldhigyo milateri oo Israa’iil leedahay laga sameeyo dhulkeeda ama in qaxooti Falastiiniyiin ah oo ka yimid Gaza la dejiyo, taas beddelkeedana ay hesho aqoonsi.Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrim aha Dibadda Somaliland ayaa lagu shee gay in xiriirka kala dhexeeya Israa’iil uu yahay "mid diblomaasiyadeed oo qura” uuna ku saleysan yahay "ixtiraam buuxa oo loo hayo sharciga caalamiga ah.”
Beenintan Somaliland ayaa timid kadib markii Madaxweynaha Soomaaliya Xas an Sheekh Maxamuud, oo u sheeg ayAl-Jazeerain Somaliland ay aqbash ay shuruudo ay ka mid yihiin dib-u-dejinta Falastiiniyiinta, dhismaha saldhig milateri oo ku yaalla Gacanka Cadan, iyo ku biirista heshiisya daAbraham Accords.
Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa sheegay inaan wax wadahadal ah laga yeelan arrimahaas, inkastoo ay qireen inay qayb ka noqonayaan heshiisyadaAbraham Accords.
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa horraantii toddobaadka n xaqiijiyay in Somaliland ay ku biiri doo nto heshiisyadaAbraham Accords, isag oo sheegay in Israa’iil ay dooneyso inay taageerto "dal dimuqraadi ah oo dhexdh exaad ah” oo diyaar u ah ka qaybgalka heshiiska.
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxm aan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa la filayaa inuu toddobaadya da soo socda booqdo Israa’iil, halkaas oo uu si rasmi ah ugu biiri doono heshiis yadaAbraham Accords, sida uu wariyay telefishinka dadw eynaha Israa’iil eeK an.
Dhanka kale, Madaxweynaha Sooma aliya ayaa ka digay in aqoonsiga Israa’iil uu yahay mid lagu qarinayo ujeeddooyin istiraatiijiyadeed, uuna xasillooni darro ka abuuri karo Geeska Afrika.
Falanqeeyayaal la hadlayAl Jaze eraayaa sheegay in aqoonsiga Israa’iil uu xiriir la yeelan karo goobta istiraatiijiga ah ee Somaliland oo ku taalla Badda Cas, kana soo horjeedda kooxda Xuutiyi inta ee Yemen.
galgaduud:-ciidamada dfs oo gaar ay deegaanka qarax miino lagula eegtay dad shacab ah
Ciidamada ammaanka ee DFS ayaa maanta gaaray deegaanka ay maleeshiyaa dka Al-Shabaab ku weerareen gaari ay saa rnaayeen dad shacab ah oo mus aafur ah, ka ddib markii qarax miino la gula eeg tay dule edka degmada Ceeldheer ee gob olka Ga lga duud
. Qar axa ayaa sababay khasaare naf iyo ma alba leh, iyadoo ugu yaraan 7 qof oo shacab ah ay ku geeriyoodeen, halka tiro kale ay ku dhaawacmeen.Sawirro laga helay goobta ayaa muujinaya burbur xooggan oo gaaray gaariga ay saarna ayeen dadka musaafurka ah, kaas oo si weyn u gubtay una burburay. Ciidamada do wladda oo goobta gaar ay ayaa bilaab ay baaritaan ku saabsan dhac dada, iyagoo sidoo kale xaqiijinaya amm aanka deega anka si looga hortago qara xyo kale oo suurtagal ah.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay falkaas, waxayna ku tilmaa ntay mid arxan-darro ah oo si bar eer ah loogu beegsaday dad rayid ah .Dadka ku dhaawac may qaraxa ayaa qa ar ko od loo soo qaaday magaalada Muq disho si loogu daaweeyo xaalado oda caafimaad, halka kuwa kale lagu dabiiba yo xarumo caafi maad oo ku yaalla
gob olka.
Shiinaha Oo Mareykanka amray Iney Deg Deg Usii Daayaan Masax Weynaha Venezuela
Dowladda Shiinaha ayaa si adag u cam baar eysay tallaabada ay Mareyk anku ku qabteen Madaxweynaha Vene zu ela Nicolás Maduro iyo xaaskiisa, iyadoo ku baaqday in si degdeg ah oo shuruud la’aan ah loo sii daayo.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Shiinaha ayaa sheegtay in falkaasi uu yahay xadgudub weyn oo ka dhan ah sharciga caalamiga ah, isla marka ana uu dhaawacayo qiyamka iyo hab-dha qanka xiriirka dowladaha caalam ka. Shiinaha ayaa ku tilmaamay arrinta mid khatar gelin karta xasilloo nida siyaas adeed ee gobolka Latin America.
Wararka ayaa sheegaya in Mareyk anku madaxweynaha Venez uela iyo xaa skiisa ka qabtay hoy ay ku sugnaa yeen caasi madda dalkaas ee Caracas, kadibna loo qaaday Mareyk anka, halk aas oo haatan lagu hayo xabsi gaar ah oo ku yaalla magaalada New York. Ilaa hadda, dowladda Mar eykanka si faahfa ahsan ugama hadlin sababta rasmiga ah ee tallaabadan loo qaaday.
Dhanka kale, lama oga sida ay xaaladdan u saameyn doonto xiriirka dib lomaasiyadeed ee u dhexeeya Marey kanka, Venezuela iyo Shiinaha. Madax weyne Donald Trump ayaa hor ey u sheegay in xayiraadaha iyo cada adiska siyaasadeed ee noocan ah uusan wax saameyn ah ku yeelan do onin xiriirka uu la leeyahay madaxw eynaha Shiinaha.
Arrintan ayaa weli ah mid si weyn isha loogu hayo, iyadoo laga cabsi qabo inay sii huriso xiisadda siyaasa deed ee caalamka.Kadib afduubkii M aduro, Venez uela oo ku dhow aaq day go’aan uusan ku farxeyn
Delcy Rodríguez Oo Awood Buuxda Loo Siiyay Inay Maa Musho Dalka Venezuela
Maxkamadda Sare Venezuela ayaa soo saartay amar lagu farayo hawee neyda Madaxweyne Kuxigeen ka ka ah dalkaasi waa Delcy Rodríguez inay hoggaamiso dalka, ka gadaal ma rkii Mareykanku uu Sabtidii hawl gal ku qabtay Madaxweyne Nicolás Mad uro. Amarka Maxkamadda Sare ayaa ku saabsan in haweeneydaasi ay qab ato xilka Kusimaha Madaxw eynaha.
Maxkamadda ayaa amarkeeda ku saleysay xaalad aan caadi ahayn oo dalka uu galay, ka dib afduub ay shee gtay in lagu la kacay Madaxweyne Maduro, taas suurtagal aysan ahayn inuu waajiba adkiisa guto.
Maxkamadda oo warkan ku shaacis ay bogg eeda rasmiga ah ee Internet-ka ayaa waxay Delcy Rodríguez maamuli doontaa Xafiiska Madax weynaha, si loo damaanad qaado sii socoshada maa mulka iyo difaaca guud ee qaranka.
Hawlgalka gaarka ah ee Ciidamada Mareyka nka ay Sabtidii ku kaxeyste en Madaxweyne Maduro iyo Mar wada Koo waad Cilia Flores ayaa qal qal siyaasad eed iyo mid amniba ka abuuray dalka asi.Delcy Rodríguez ayaa sheegtay in dalka uu leeyahay hal Madaxwey ne oo keliya, kaas oo ah bay tiri Mad ax weyne Nicolás Maduro.Haweeneydan ay aa waxay khudbad ay jeedisay Mareyk anka kaga dalb atay in si deg deg ah loo sii daayo Maduro iyo xaaskiisa
Trump Oo Sheegay In Waxa Ku Dhacaey Maduro Ay Ku Dhici Ka Raan Siyaasiyiinta & Mili Tariga Venezue
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa digniin hawada u mariyay Siyaasiyiinta iyo Saraakiisha Militariga Venezuela, ka gadaal markii Ciidamada Mareykanka ay Sabtidii dalkaasi ka soo xireen Madaxweyne Nicolás Maduro iyo Marwada Koowaad Cilia Flores.
Madaxweynaha Mareykanka ayaa dhina cyadan uga digay in cid kasta oo ka hortimaada Mareykanka ay ku dhici karto, wixii ku dhacay Madaxweyne Mad uro.
"Hawlgalka aan Venezuela ka fulinay waa in uu digniin u noqdaa cid kasta oo khatar ku ah madaxbannaanida Mareyk anka ama halis gelineysa muwaadiniint ayada.” Ayuu yiri Trump oo hadalkiisa ku xoojiyay "Dham ma an Siyaasiyiinta iyo Militariga waa in ay fahmaan in waxa ku dhacay Mad uro ay ku dhici karaan iyaga, weyna ku dhici doontaa.”
Trump ayaa sheegay in Mareykanka uu maamuli doono dalkaasi, illaa iyo inta ay uga soo dhisayaan dowlad si nabdoon ula wareegta xukunka dalk aasi.
Trump ayaa sidoo kale sheegay in Mareykanku uu aad ugu lug yeelan doo no kaabeyaasha tamarta Venezu ela, si shirkadaha saliidda ee Mareyk anka ay u hagaajiyaan dhaqaalaha burburay ee dalkaasi.
Trump ayaa Sabtidii sheegay in Madaxweyne Kuxigeenka Venezue la, haweeneyda lagu magacaabo Delcy Rodríguez loo dhaariyay xilka Madaxwey naha, ka dib soo qabash adii Maduro.
Mar ay Wariyeyaasha weydiiyeen in uu diyaar u yahay in uu la shaqeeyo haw eeneydaasi, waxa uu Trump ku jawaa bay in ay tahay qof uu Maduro doortay. Trump ayaa intaasi ku daray in Was iirkiisa Arrimaha Dibadda, Marco Rubio uu haweeneydaasi u gudbiyay rabit aan ah in la sameeyo buu yiri waxa aan u maleynayno inay lagama maarm aan tahay, si Vene zuela mar kale u noqoto mid weyn.
Trump ayaa mar dambe sheegay in Wasiir Rubio uu wada hadal dheer la yee shay haweeneydaasi, isla-marka ana ay ogolaatay in ay wada shaqe eyaan.
Trumkadib Afduubkii Maduro, Ven Ezuela Oo Ku Dhowa Aq Day Go’Aan Uusan Ku Far Xeyn Trump
Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Venezuela ayaa maanta ku dhawaaqay in xukuumadda dalkaas ay si buuxda u garab taagan tahay Madaxweyne Nico las Maduro, kaas oo qabashadiisa uu Ma reykanku fuliyay ay hubanti la’aan xoo ggan gelisay mustaqbalka dalkan Koo nfurta Ameerika ee qaniga ku ah saliidda.
Maduro ayaa hadda ku jira xabsi ku yaalla magaalada New York, isagoo sug aya in maxkamad la soo taago maalinta Isniinta ah si uu u waajaho eedeymo la xiriira daroogo.
Tallaabadan ayaa timid kadib markii Mad axweynaha Mareykanka Donald Trump uu amar ku bixiyay in xilka laga qaado, isla markaana sheegay in Mareykanku la wareegayo maamulka Venezuela. Hase yeeshee, magaalada Caracas, mas’uuliyi inta sare ee dowlad da Maduro—kuwaas oo xarigga madaxw eynaha iyo xaaskiisa Cilia Flores ku tilmaamay "afduub”—ayaa wali gacanta ku ha ya talada dalka.
"Halkan, midnimada cududda kacaanku waa mid dammaanad qaadkeedu sugan yahay, halkanna waxaa ka jira kaliya hal madaxweyne, magiciisuna waa Nicolas Maduro Moros. Yuusan qofna ku dhicin dabinta iyo daandaansiga cadowga,” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Gudaha Diosdado Cabello oo ka hadlayay cod maqal ah oo uu baahiyay xisbiga hantiwa daagga ah ee talada haya (PSUV) Axad da, isagoo shacabka ugu baaqay deganaan.
Sawirrada Maduro, oo 63 jir ah, oo indhaha ka xiran, gacmahana ka katiina deysan maalintii Sabtida, ayaa fajac ku noqday shacabka Venezuela. Tallaaba dan ayaa ah faragelintii ugu muranka badneyd ee Washington ay ka sameyso Laatiin Ameerika tan iyo duulla ankii Panama ee 37 sano ka hor.
Madaxweyne ku-xigeenka Delcy Rod rig uez—oo sidoo kale ah Wasiirka Shid aal ka—ayaa la wareegtay hoggaanka ku-meel-gaarka ah iyadoo haysata ducada iyo oggolaanshaha maxkamadda sare ee Venezuela, in kastoo ay sheegtay in Maduro uu weli yahay mada xweynaha sharciga ah.
Sababo la xiriira xiriirka ay la leedahay ganacsiga gaarka loo leeyahay iyo aqoonteeda qotoda dheer ee dhanka saliidda—oo ah isha ugu weyn ee dakhliga dalka—Rodriguez ayaa muddo dheer loo arkayay xubinta ugu macqu ulsan ee dadka ku dhow Maduro. Si kas taba ha ahaatee, waxay si cad uga hort imid hadalka Trump ee ahaa inay diyaar u tahay inay la shaqeyso Mareykanka.
DAGAALKA KHEYRAADKA SALIIDDA
Dowladda Venezuela ayaa muddo bilo ah sheegeysay in ololaha cadaadiska ee Trump uu yahay mid lagu doonayo in lagu boobo kheyraadka dabiiciga ah ee dalka, gaar ahaan saliidda. Mas’uuliyiinta ayaa si weyn u cuskaday hadalladii Tru mp ee Sabtidii, markii uu sheegay in shirkadaha waaweyn ee shidaalka Mar eykanka ay soo gali doonaan dalka.
"Waan ka xunnahay, waana ka gubaney naa sababtoo ah ugu dambeyn tii wax walba way fashilmeen—waxaa caddaat ay inay kaliya doonayaan shidaalkee nna,” ayuu raaciyay Cabello, oo xiriir dhow la leh milatariga.
Shirkadda shidaalka ee dowladda maa musho (PDVSA) ayaa weydiistay qaar ka mid ah shirkadaha ay wada-shaqeynta leeyihiin inay dhimaan soo-saarka saliid da cayriin iyagoo xiraya ceelasha qaar kood, sababo la xiriira dhoofinta oo cury aantay, sida ay wakaalad daReut ersu sheegeen saddex ilo-wareed oo xog-ogaal u ah go’aankan.
Dhoofinta saliidda ee dalkan xubinta ka ah OPEC ayaa weli taagan tan iyo markii Mareykanku bishii hore ku dhawaaqay go’doomin lagu soo rogay maraakiibta shidaalka ee cunaqabata ysan ee soo galaya ama ka baxaya biyaha Venezu ela, iyo la wareegidda labo shixnadood oo shidaal ah. Venezu ela, oo beri ahaan jirtay mid ka mid ah dalalka ugu barwaaq ada badan Laatiin Ameerika, ayaa dh aqa laheedu sii liicay intii uu xukunka hay ay Maduro, taas oo sababtay in qiyaastii shantiiba hal qof oo u dhashay Venez uela uu dalka isaga baxo, waana mid ka mid ah barakaca uguweyn adduunka.


0 



HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER EE 5- JAN-2026
.