
HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER EE 6- JAN-2026
Shariif Oo War Ka Soo Saaray Kulankii Xasan Iyo Arrin Uu Codsaday Madaxweynaha
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay hoyg iisa ku booqday madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed, iyadoo xisbiga Himilo Qaran uu shee gay in kulanka lagu lafa-guray taba shooyin iyo qorshe ku aaddan shir wada-tashi qaran.
War-saxaafadeed uu soo saaray Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogga am iyo Sheekh Shariif ayaa lagu shee gay in kulanka "looga hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen taba shooyin sha qsi ah” isla markaana "arrima haasi laga heshiiyey.”
Sida lagu sheegay bayaanka, Mad axweyne Xasan Sheekh ayaa kulanka ku muujiyey rabitaankiisa ku aaddan qa ba shada shir wada-tashi qaran oo ay dane eyayaasha siyaas adda ee muc aaradka hore ugu baa qeen.
"Madaxweynaha JFS, Md.Xasan Sh. Max amuud, ayaa kulan ka ku muu jiyey rabita ankiisa ku aad dan qabashada shir wada-tashi qaran oo ay daneeyaya asha siyaas adda ee mucaaradku horay ugu baaqeen, isa ga oo ka dalbaday ma daxweynihii ho re Sheekh Shariif Sheekh Axmed inuu door mu uqda ka qaato sidii shir kaasi u noqon lahaa mid guul ku dha maada oo lagu gaaro heshi is qaran,” ayaa lagu yiri baya anka.
Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa war-saxaafadeedka lagu sheeg ay in uu adke eyey inuu diyaar u yah ay ka qayb-qaada sha da dadaal kasta oo ho rseedi kara in Soo maali isku tim aaddo, lana xalliyo khilaafa adka siya asadeed ee jira.
Bayaanka ayaa sheegay in Shee kh Shariif uu tilmaamay muhiimad da ay leeda hay "midnimo, isku-tanaasul iyo wa da-hadal dhab ah.”
Sida aan xog ku helnay, Xasan She ekh ayaa doonaya in cadaadiska uga imaanaya mucaaradka uu hoos u dhigo, isla markaana uu ku qanciyo in wax walba ay ka horreeyaan difaaca midnimada, kadib xad-gudubka Isra a’iil oo iyadu dhawaan sheegtay inay aqoons atay maamulka Somaliland.
Dhinaca kale, kulanka Xasan iyo Shariif ayaa imanaya xilli ay dhawaan madaxweynaya ashu isku fahmi waay een kulan ku dhexma ray Madaxtoo ya da, isla markaana ay haatan xubn aha mucaaradka iyo madaxda maa mull ada Jubaland iyo Puntland ee ku idoobay Golaha Mustaqbalka Soom aaliyeed ay qor sheynayaan inay shir ku yeeshaan Garoowe. Shirkaas oo ah mid ka dhan ah Maaxwe yne Xasan Sheekh ayaa wax aa ka qayb-geli doona xubnaha ugu sarr eeya Madasha Samatabixin ta ee uu hoggaamiyo Sheekh Shariif, iyaga oo ka tashan doona aayaha Soomaaliya, gaar ahaan doorasho oyinka, sida ay inoo xaqiijiyeen xubno ka mid ah mucaara dka.
Guddiga farsamada ee Golaha Mus taq balka ayaa haatan shirar gaar-gaar ah ka wada caasimadda Garoowe ee Puntland, iya ga oo dajin aya istaraatiiji yad ku aaddan qor shaha kala-guurka ee dalka iyo sidii loogu diyaar-garoobi lahaa isbeddel dhab ah.
Xasan Sheekh Oo Dalbaday In Lala Heshiisiiyo Saciid Deni Iyo Axmed Madoobe
Madaxweynaha Soomaaliya, Md. Xasan Sheekh Maxamuud ooxalay hoy giisa ku boo qday Madaxweynihii hore Sheekh Shariif She ekh Axmed ayaa ka dalbaday in lala heshi isiiyo dhi nacyada kasoo horjeedo, gaar aha an Madaxwey neyaasha Jubbaland iyo Puntland.
Ilo wareedyo xilkas ah ayaa innoo xa qiijiyay in Madaxweynaha uu muujiyay da bacsan aan, isla markaana uu Shariif la wadaagay rabitaankiisa ku aadan sidii loo gaari lahaa heshiis mideysan, maad aama haatan ay soo korortay xaalad culus oo la xiriirta midnimada dalka.
Sidoo kale, Xasan Sheekh Maxam uud ayaasoo bandhigay rabitaankiisa ku aaddan qabashada shir wada-tashi qar an oo ay kasoo qayb-galayaan dh amm aan daneeyay aasha siyaasadda oo mucaaradka horay ugu baaqeen.
Madaxweynaha ayaa si gaar ah hogg aamiyaha Madasha Samatabixinta uga cods adayinuu door muuqda ka qaato sidii shirkaasi u noqon lahaa mid guul ku dhamm aada oo lagu gaaro heshiis qaran oo xal u noqda xiisadaha taagan.
Dhankiisa Shariif ayaa adkeeyayinuu diyaar u yahay ka qayb-qaadashada dad aal kasta oo horseedi kara in Soo maali isku timaaddo, lana xalliyo khilaa faadka siyaasadeed ee jira, iyada oo loo wajaho si midnimo ah.
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ha atan doonaya in cadaadiska uga imaa naya mucaaradka uu hoos u dhigo, isla markaana uu ku qanciyo in wax walba ay ka horreeyaan difaaca midnimada, kadib xad-gudubka Isra a’iil oo iyadu dhawaan sheegtay inay aqoons atay maamulka Somaliland.Dalabka kasoo yeeray Mad axwey naha Soomaaliya ayaa kusoo aadayo, iyada oo muddo dheer ay kala maqan yihiin isaga iyo hoggaamiyeyaa sha labada maamul ee Jubbaland iyo Puntl and, kuwaas oo hadda banaanka ka joogo qorsha ha Vill Somalia ee hanna anka lagu wajahayo doorashooyinka 2026.
Si kastaba, Soomaaliya ayaa haa tan ku jirto marxalad culus oo siyaas adeed, mid diblumaasiyadeed iyo xaa lad kale oo ka dhalatay abaaro ku dhuftay dalka.
shan qof oo isku qoys ah oo ku dhinteen dab ka kacay guryahooda oo ku yaalla m/ hargeysa …
Faah-faahinno dheeraad ah ayaa wa xaa laga helayaa dhacdo aragagax leh oo shalayka dhacday magaalada Ha rge ysa ee caasimada Somaliland, kadib mar kii ay uu dab gaystay khas aare hant iyeed ka kacay magaalad aasi.
Dab ka ayaa qabsaday guri ay dagana ay een qoys dan-yar ah, waxaana ku dhine en 5 qof oo kamid ahaa qoyska.
Gabar kamid ah qoyska oo la hada shay MM Somali Tv ayaa sheegtay in 5 habl ood oo qoyskooda ah ay ku gubt een guriga, kadib markii ay waayeen wax usoo gurmada.
"Waxaa ku dhintay laba hablood oo aan walaalo nahay iyo saddex yaryar ah oo aan habaryar u ahay way jiifeen markii uu guriga dabka ka kacay” ayay tiri gabar kamid ah qoyska ay muusiibadu ku dhcday.
Sidoo kale waxa ay intaasi ku dartay in carruurta geeriyootay oo qaarkood ay walaalo ahaayeen, kuwana ay dhashay walaasheed ay aad u yar yaraayeen, wax aana u wayneyd gabar 12 jir ah, waxaana u yareyd gabar kale oo 3 jir ah.
"Inanta ugu wayn waxa ahayd Faa’isa, tan ku xigta Istaahil iyo saddex yaryar oo ay dhashay walaalshey waxaa la kala yiraahdaa Iqro, Faadumo iyo Maa’iido” ayay sii raaciysay.
Waxaa kale oo ay intaasi kusii dartay "Waxaa qoyska ka haray aniga, hooyad ey iyo ilmo yar ee walaashey dhimatay ay dhashay saddexdaas ayaa intii halk an joogtay ka haray”.
Xaafadda ay dhibaatada ka dhacday ayaa waxaa isugu soo baxay dhamma an dariska ah oo gurmad la garab istaa gay qoyska Soomaaliyeed ee carruurt oodu ku dhinteen dabka qabsaday guri goo da.Dhanka kale, ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay Booliska Somalil
and, gaar ahaan ciidanka dab damiska oo ku aadan dhacdadaasi xanuunka bad an.
Madaxwaynaha Qaranka Oo Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Oo Arrimo Muhiim Ah Looga Hadlay
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaali ya, oo shalayyeeshay kulan aan caadi ah ayn, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee amniga dalka iyo howlgalladii ugu da mbeeyay ee ay fuliyeen ciidan ka xoogga dalka oo guulo waaweyn kasoo hooyey dagaalka lagu ciribtirayo kooxa ha Kha waarijta ah, iyo doorasho oyinkii goleya asha deegaanka Gobo lka Bana adir, ee dhowaan sida guusha ah uga qabsoom ay caasimadda.
Kulanka oo uu shir-guddoomiyey Ma daxweynaha JFS, Md. Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu weheliyo Ra ’iisul Wa saaraha Xukuumadda JFS, Md. Xamsa Cabdi Barre, ayaa hadal-jeedin looga dhagaystay Madaxweyna ha Jamhuu riyadda oo si faahfaahsan uga warbixiyay xaaladda guud ee da lka, isaga oo si weyn golaha ugu bo gaad iyay kaalintii muuqatay ee ay ka qaat een qabsoom idda doorashooyinkii qof iyo codka ahaa ee casimadda ka qab soomay 25-tii Dise embar, 2025, taas oo uu Madaxweynaha ku tilmaa may dhac do taariikhi ah oo dad badan ay shaki ka qabeen in ay qabs oomi karto.
MadaxweynahaJamhuuriyadda Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sidoo kale ka hadlay duulaankii qaawa naa ee lagu soo qaaday qaranimada, wuxu una sheegay in guulo wax ku ool ah laga gaaray tallaab ooyinka dibluma as iyade ed ee dowladdu kaga jawa abtay weera rkaas, isaga oo golaha kula dar daarmay in sida wadajir ah u waajaha an difaaca dalka. Madaxweyna ha JFS, ayaa sidoo kale golaha wasiira dda ku booriyay in ay si midnimo, wadajir iyo wadatashi ah ku wajahaan xaaladda dalka, iyo u adee gidda shacabka Soo maaliyeed.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS, ayaa ansixiyey labo heshiis oo mu hiim u ah Qaranka iyo iskaashiga dowl ada ha saaxiibada la ah Soomaaliya, waxa ayna kala yihiin.
1) Heshiis is-afgarad oo u dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Uganda oo ku saabsan iskaashiga amniga.
2) Heshiis is-afgarad oo u dhexeeya dowla dda Soomaaliya iy Boqortooyada Sacu udiga kuna saabsan iskaashiga gaadiidka badda.
Sidoo Kale golaha Wasiirrada ayaa me elmariyey Hindise-Sharciyeedyo iyo Siy aada daha kala ah.
1) Hindise-Sharciyeedka Caddeyma ha.
2) Axdiga Caalamiga ah ee Halbeeg ya da Tababbarka iyo Shahaado-siinta ilaal inta baxmaaxiinta 1978.
3) Xeerka dhismaha Machadka Soom aali yeed ee Badaha.
4) Xeer-nidaamiyaha Sharciga Dhowr ista Xogta Dadweynaha
5) Siyaasadda Qaran ee Naafada Soomaaliyeed
Ugu dambeyn, golaha ayaa warbi xin ka dhagaystay Wasiirka Wasaara dda Batroolka iyo Macdanta XFS, Md. Daahir Shire Maxamed, taas oo ku saa bsan howlaha soo saarista shidaa lka oo dho waan laga bilaabi doono da lka, iyo warbixin ku saabsan xaaladda aba araha dalka taas oo goluhu ka dhagey stay Hey’adda Maareynta Musiibooy inka Qaranka (SOdma.).
Wasiirka Arrimaha Guda Ha Oo Kulan La Qaatay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federa alka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xuku umadda Federaalka Soomaaliya, Md. Hon. Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa kula nkiisii ugu horreeyay la yeeshay Agaasimaha Guud ee cusub, Mudane Cab dulqaadir Cali.
Kulanka oo diiradda lagu saaray howl aha maamul iyo shaqo ee Wasaa ra dda, jiheynta istaraatiijiga ah iyo qor shayaasha mustaqbalka gaar ahaan mudnaanta Wasaar adda ee sanadka 2026
Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ayaa sidoo kale kawadahadlay muhiimad da ay leeda hay xoojinta howlaha hort abi nta leh, sida dadaallada dib-u-heshi isiinta,
horu marinta arrimaha federaalka,
tageeridda hawlaha xasillinta
iyo kor u qaadista hufnaanta iyo wax qa badkahay’adahaWasaaradda.
Wasi irka ayaa sheegay in wada-sha qayn dhow iyo isla-xisaabtan joogto ah ay muhiim u yihiin gaarsiinta Was aarad da yoolalka iyo adeegyada ay bulshada u hayso.
Wasiirka Warfaafinta Xfs Oo Xarigga Ka Jaray Istuudiyeyaasha Radio Muqdisho Oo Dib Loo Casriyeeyay
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaa lka Soo maaliya, Mudane Daa’uud Awe ys Jaam ac, ayaa shalayxarigga ka jaray mash ruuca Casriyeynta Istuudiyeyaa sha Radio Muqdi sho, Codka JFS Munaa sabadda xarig-jarka waxaa goobjo og ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda C/lhi Xayir Duc aale iyo masuuliyiin kale. Mashruuca Cas riyeynta Istu udiyeya asha Radio Muq disho oo soo socday mu ddo sannad ah,ayaa u suurta geliyey Radio Muqdi sho in uu helo qalab casri ah oo noocii u gu dambeeyey ah iyo in Raadiyaha uu ye esho Laba Istuudiyo oo iskumar si siman hawada u geli kara hadii loo baahdo.
Agaasimaha Radio Muqdisho, Cod ka JFS C/Fataax Dahir Jayte oo ha dal koo ban ka jeediyey munaasaba dda xarig jarka Istuudiyeyaasha,ayaa Mada xda Wasaaradda ee uu Wasiirka hoggaa minayo uga mahadcelinyey taageerrada joogtada ah ee ay Raad iyaha la garab taagan yihiin, waxaana uu tilmaamay in qalabkan oo qeyb ka mid ah uu Raad iyahu ka faa’iiday wada shaqeynta BBC Media Action.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Md.Daa’uud Aweys Jaa mac oo Istuudiyaha 7aad ee Radio Muqdisho ka hadlay ayaa ugu horreyn bogaadiyey hawlwadeennada Raadiy aha, isaga oo dhinaca kalena tilmaam ay in hirgelinta mashruucaan uu qeyb ka yahay dadaall ada dowladda Soom aaliya ay ugu jirto hormarinta Warbaah inta Qaranka si shacabka Soomaaliy eed loo wacyi geliyo mar walba.
Masar Iyo Sacuudiga Oo Diiday In La Kala Qeybiyo Soomaaliya.
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Masar iyo Sacuudi Carabiya, Badr Abdel Atty iyo Faisal bin Farhan, ayaa kulan ay shalayku yeesheen magaalada Qaa hira mar kale ku celiyay mowqifka adag ee labada dal ay ka taagan yihiin taageerada midnimada,
madaxbannaanida iyo amniga dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Kulanka kaddib, labada wasiir waxay si cad u diideen isku day kasta oo lagu kala qaybina yo Soomaaliya ama wax loogu dhimayo mad ax-bannaanideeda iyo wadaji rka dhuleed, iyagoo carrabka ku adkeeyay in Soomaaliya tahay dal leh hal qaranimo oo aan la taaban karin.
Dowladaha Sacuudi Carabiya iyo Masar ayaa sidoo kale soo saaray bayaan wadajir ah oo si ballaaran loogu faaqiday xaaladda guud ee gobolka, gaar ahaan arrimaha amniga Geeska Afrika iyo Badda Cas.
Labada dal waxay ku adkeeyeen muhii mad da ay leedahay ilaalinta gobonnim ada, midni mada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, iyagoo si cad u diiday faragelin kasta oo shisheeye.
Masar iyo Sacuudiga waxay isku raace en inaan la aqbali karin wax kasta oo khatar ku ah amniga iyo xasilloonida dalalka Soom aaliya, Suudaan iyo Yemen.
Kulankan ayaa loo arkaa mid fariin iyo jawa ab u ah dalalka doonaya inay kala qeybiyaan Soomaaliya.
Labada dal ayaa xilligan wada olole diblo maa siyadeed oo xooggan oo lagu ilaalinayo midnimada Soomaaliya, isla markaana lagu doonayo in meesha looga saaro aqoonsiga ay Tel Aviv siisay Somal iland, oo ay ku tilma ameen mid ka hor ima anaya sharciga caalam iga ah. Mowqifkan mideysan ee Mas ar iyo Sacuudiga ayaa imanaya xilli Masar ay billo wday tag eero milatari oo toos ah oo ay siiso Soomaaliya, halka Sacuudiguna uu safka hore kaga jiro taageerada siyaasadeed iyo midda diblo maasiyadeed ee lagu ilaalin ayo midnim ada dalka, arrintaas oo si weyn u bed eshay miisaanka loolanka mandiga siyaas ad eed ee Geeska Afrika.
Somaliland Oo Qaaday Talla Abo Ka Dhan Ah Jabuuti Kadib Go’Aankii Geelle
Xukuumadda Somaliland ayaa diyaa radda dalka Jabuuti ee Air Djibouti ka jooji say inay ka howl-gasho deegaa na dee da, kadib markii uu xumaaday xiriirka lab ada dhinac.
Diyaaraddan ayaa afar maalmood toddobaadkii duulimaadyo ka samayn jirtay garoomada diyaaradaha ee Som ali land, gaar ahaan magaalada Harg eysa. Arrintan ayaa imanaysa xilli ay dhawaan Somalil and u yeeratay wakiilkii u joogay Jabuuti, isla markaa na Dowladda Jabuuti ay xirtay xafiiskii Somaliland uga furnaa dalkeeda.
Xafiiskan oo furnaa tan iyo sannad kii 2012-kii ayaa haatan dowladda Jabu uti wa xay sheegtay in albaabada la’isu gu laabay sababo la xiriira aqoonsiga ay Israa’iil siis ay Somaliland, kaas oo ay horay u diiday.
Jabuuti ayaa sidoo kale sheegtay in aqoonsigaas uu ka hor imaanayo xee rarka iyo shuruucda caalamiga ah, isla markaana ay kasoo horjeedo.
Jabuuti ayaa kamid ah dowladaha dari ska ay ee sida uga horyimid go’aanka ay Isra a’iil ku aqoonsatay Somaliland, waxayna garab istaagtay Soomaaliya, waxayna iya da oo dhex-joogtaGolaha Ammaanka ay si adag u difaacday ma dax-bannaanida iyo midnimada dhule ed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya.
Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa Ismaaciil Cumar Gee lle ayaa dhawaan yeeshay kulan ay uga wada-hadleen wada-tashiga iyo isku-duwidda dadaallada diblumaasiy adeed ee lagu difaacayo midnimada, madax-bannaa nida iyo qaranimada Soomaaliya.abada Madaxwene ayaa si wada jir ah u adkeeyay muhiimadda ay leeda hay mowqifka dalalka walaalaha iyo sa axiibka ah ee ka soo horjeestay kala qeybinta Soomaaliya.
Wasiirka Warfaafinta Oo Bo Ga Adiyay Doorka Wakaaladda Sonna Xilli Ay U Dabaald Egayso Sanad Gu Uradii 62-Aad
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Md.Daa’uud Aweys Jaam ac, ayaa shalay dhambaal ham balyo iyo bogaadin u diray maamulka iyo shaqaala ha Wakaaladda Wararka Sooma aliyeed (SONNA) oo u dabaalda geeyso munaasa badda xuska sannad-guuradii 62-aad.
Wasiirka oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in SONNA ay t ahay isha rasmiga ah ee wararka Soom aaliya, isla markaana ay door muhiim ah ka qaadato gaarsiinta wararka dowl adda iyo kuwa qaranka ee ku wajahan shacabka Soomaaliyeed, iyadoo sidoo kale caalamka u soo bandhigta xaqiiqa da ka jirta dalka.
Md.Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xus ay in Wakaaladda Wararka Soomaaliy eed ay leedahay taariikh dheer oo ku su ntan hufnaan, karti iyo waajibaad-fulin, isla markaana howlwadeennadeedu ay si daacadnimo leh ugu adeegaan danta guud, kuna xiraan Soomaaliya warbaa hinta caalamka.
Wasiirka ayaa tilmaamay in SONNA ay noqotay isha ugu weyn ee laga soo xigto wararka Soomaaliya, gaar ahaan marka warbaahinta caalamku doonaya an xog iyo warbixinno la xiriira xaalad da dalka, isagoo xusay in wakaaladdu xiriir shaqo la leedahay in ka badan 70 wakaaladood oo warar caalami ah, kuw aas oo isugu jira telefishanno, idaaca do, jaraa’idyo iyo warbaahinno casri ah.
Sidoo kale, Wasiirka Warfaafinta ayaa hambalyo gaar ah u diray tifaftirayaa sha, wariyeyaasha, farsamayaqaanna da iyo dhammaan shaqaalaha SONNA, isagoo ku ammaanay doorkooda muu qda ee horumarinta warbaahinta qaran ka iyo wacyigelinta bulshada.
Md. Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xus ay in wakaaladdu sannadihii u dambe eyay sameysay horumar ballaaran oo dhanka tiknoolajiyadda iyo casriyeynta qalabka warbaahinta ah, taas oo ka dhigtay mid la jaanqaadaysa wakaala daha wararka ee caalamka.
Ugu dambeyn, Wasiirka Warfaafinta ayaa carrabka ku adkeeyay in SONNA ay door weyn ka qaadato istaraatiijiya dda dowlad-dhiska Soomaaliya, gaar ah aan tebinta arrim aha amniga, daga alka ka dhanka ah Khawaarijta, dib-u-dhiska dowladnimada, dib-u-heshiisiin ta, geeddi-socodka siyaasadeed iyo wa cyigelinta bulshada, isagoo u rajeeyay wakaaladda horumar, nabad iyo barwa aqo, isla markaana ay sii waddo waaji baadkeeda qaran ee ay u hayso shac abka Soomaaliyeed
maanka ee Qaramada Midoobay.
Si kastaba, tallaabada Mareykanka ay aa dhalisay falcelinno adag oo ka yimid qaaradda Laatiin Ameerika iyo digniino culus oo kasoo baxay Qaramada Mido obay.
Xoghayaha guud ee QM, António Gute rres, ayaa ka digay in tallaabadani ay jeexeyso "waddo halis ah”. Dowlad aha kale ayaa ku baaqay dhowrista madax-bannaanida, halka hoggaamiyeyaasha Argentina iyo Ecuador ay soo dhawee yeen ka saarista Maduro.
Venezuela oo leh keydka saliidda cayriin ee ugu badan adduunka, ayaa beri ahaan jirtay mid ka mid ah dalalka ugu barwaaqada badan Laatiin Ameer ika, balse dhaqaalaheedu wuxuu sii liic ay intii uu xukunka hayay Maduro, taas oo sababtay in qiyaastii shantiiba hal qof oo u dhashay Venezuela uu dalka isaga baxo, waana mid ka mid ah barakaca ugu weyn adduunka
maduro;”waxaan ahay madaxwey naha dalkeyga mana gelin wax dambi ah”
Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Venezuela Nicolas Maduro ayaa iska fogeeyay dambiga lagu soo oogay ee ah ka ganacsi muqaadaraad iyo haysasho hub kadib markii uu ka soo muuqday maxkamad ku taal magaalada New York ee dalka Maraykanka.
Maduro, oo 63 jir ah, ayaa maxkamada federaalka ee New York ka hor sheegay inuusan wax dambi ah gelin dhammaan eedeymaha lagu soo oogay ee kala ahaa shirqoolka Daro ogo, argagixisanimo iyo haysa shada qoryaha daran-dooriga u dhaca iyo aaladaha wax burburiya.
Maduro ayaa maxkamada New York u sheegay inuu weli yahay hogaamiyaha Venezuela, sida ay sheegtay CBS News.
"Ma lihi wax dambi ah. Ma ihi dambiile. Waxaan ahay nin hufan, madaxweyne ka ah dalkayga,” ayuu ku yiri isagoo laga tarjumayay.
Xaaska Maduro Cilia Flores ayaa iyaduna sheegtay in aanay wax dambi ah gelin. Waxayna garsoorayaasha maxk amada dib u dhigeen dhagaysiga dacw ada illaa 17-ka Maarso.
Dhinaca kale waxaa Kulankii ugu hore eyay ee uu yeesho Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay sanadkaan ay aa waxaa looga hadlayaa arrinta la xiri rita qabashadii Maraykanka ee mada xwaynaha Venezuela.
Soomaaliya ayaa ah sanadkaan madaxwaynaha Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, xilkaas oo ay hayn doonto muddo bil ah.
Safiirka Qaramada Midoobay ku matala Soomaaliya, Abuukar Daahir Cis maan ayaa ku dhawaaqay in ajandahu uu yahay mid la aqbalay.
Erdogan Iyo Sheikh Mohammed Oo Ka Wada Hadlay Midnimada Soomaaliya Iyo Yemen
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa khadka telefo onka kula hadlay Madaxweynaha Imaar aad ka Carabta, Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan, hal kaas oo ay kaga wada hadleen arrimaha gobolka iyo xaa ladda caalamka.
Kulankaasi ayaa xoogga lagu saaray taageerada daa cadnimada dhuleed iyo midnimada dalalka Yemen iyo Soomaaliya, iyadoo Madaxweyne Erdogan uu cadeeyay in Turkiga diyaar u yahay ka qaybqaadashada dadaallada lagu hirgelinayo deganaansho iyo xasilooni gobolka.
Dhanka kale, Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan ayaa u sheegay Madaxweynaha Turkiga in Imaaraadku ka shaqeynayo ilaalinta midnimada iyo wadajirka Sooma aliya, isaga oo muujiyay sida ay muhiimka u tahay in Soo maaliya ay noqoto dal midnimo iyo ammaan leh, lagana hortago faragelin kasta oo khatar ku keeni karta dhule edkeeda iyo baddaheeda.
Kulankan ayaa imanaya xilli ay sii xoogeysanayaan iskaashiyada caalamiga ah ee taageeraya midnimada Soomaaliya, isla markaana la wado dadaallo lagu ilaalin ayo amniga iyo xasiloonida Geeska Afrika
Xoogaga Ahlu Sunna Oo Weeeran Ray Fariisimo Ay Al Shabaab Ku Lahayd Gobolka Galgaduud
Xerta Ahlu Sunna Waljameeca ee la abaa bulay iyo maleeshiyada Al Shabaab ayaa Isnii ntan ku dagaalamay tuulada Oodan (Oodaale) oo ka tirsan deegaanka Qaayib oo hoostaga Degmada Baxdo ee Gobolka Galg aduud.
Wararka ayaa sheegaya in Xoogaga Ahlu Sunna ee Degmada Baxdo ay galabta wee rareen fariisimo ay Shab aabku ku lahaayeen tuulada Oodan, isla-markaana uu halk aasi ku dhex maray dagaal culus.
Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in xoogagan oo watay gaadiidka dagaalka ay si lama filaan ahayd weerar xoogan ugu eke eyeen saldhiggii Shabaabka ee Oodan.
Ilo wareedyo ayaa sheegaya in dagaalka ay dib kaga biireen Ciidanka Daraawiishta Galm udug, iyagoo kuwa Ahlu Sunna ku gac an siinaya, sidii Al Shabaab looga saari lahaa tuuladaasi oo qiyaastii 20km dhanka koonfur eed uga beegan deegaanka Cadakibir.
Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Bax do, Axmed Sheekh Cabdullaahi Warsa me ayaa sheegay in Shabaabku ay tuuladan u yimaadeen, si ay u dhibaateeyaan dadka deeg aanka, ha yeeshee ay dib uga riixeen.
Gudoomiye Kuxigeenka ayaa intaasi ku daray in dagaalka khasaare badan loogu gay stay maleeshiyada Al Shabaab, isa goo inta asi ku daray in ay iyagu arkeen sida uu yiri meydadka 13 nin.
Warbaahinta ayaa fahamsan in Shabaa bku ay bishii December maleeshiyaad fara-badan soo geliyeen deega ana da ku dhow dhow Baxdo iyo Cadakibir.
Axmed Sheekh Cabdullaahi Warsame, Gudo omiye Kuxig eenka Degmada Baxdo ayaa Shabaabku ku eedeeyay in ay doonayaan inay beelaha deegaanka barakiciyaan.
"Ciidamo fara-badan ayay carrada soo gal sheen oo ay rabaan inay beelaha ku bara kici yaan, laakiin annaga waxaas oo dhan waan ka war haynaa oo dhexdooda ayaan war ka haynaa, oo iyaga ayaan la joognaa oo waan dhex joognaa. Marka meel aha ay wax ku uruurinayaan ayaan weerarnay, cagtaana mar inay, waana ku farxeen dadka deegaan ka.” Ayuu yiri Axmed Sheekh Cabdullaahi.
Axmed Sheekh Cabdullaahi ayaa dadka deegaanka ugu baaqay in ay iska difaacaan kooxaha argagixisada, haddii ay doonayaan keliya inay dilaan, sida uu yiri.
Xerta Ahlu Sunna Waljameeca ee weerarkan qaadday ayaa kutuba raac ku ahaa Degmada Baxdo, waana kuwii wax ka difaacay deg madaasi, ka dib laba weerar oo Shabaabku ay ku soo qaadeen sanadkii 2022.
Shabaabka ayaa 7-dii bishii January iyo 17-kii bishii June ee sanadkaasi weeraro balla aran ku qaaday Baxdo, iyagoo uu ujeedk oo du ahaa in ay degmadaasi qabsadaan, laaki in ay weeraradaasi ku jabeen.
Ahlu Sunnada Baxdo ayaa hub iyo rasaasba ka heshay dhinaca Dowladda Federaalka, si looga hortago is ballaarinta Al Shabaab ee gobolka
Sacuudiga Iyo Turkiga Oo U Mido Obay Difaca Soomaaliya Kadib Tallaabadii Israa’Iil
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soo maaliya ayaa Axaddii gaaray magaa lada Riyaad si uu wadahadallo uga yeesho xoojinta midnimada iyo madax-bannaa nida qaranka, xilli Mad axweyn aha Turki ga Recep Tayyip Erdogan uu farriin bar bar-socota arrintaas gaarsii yey Dhaxal-sugaha Sacuudiga, Maxa med bin Salm aan, kadib markii Israa’iil ay aqoonsa tay gobolka gooni-u-goosa dka ah ee Soma liland
ida ay sheegtay Wakaaladda Warar ka Sac uudiga (SPA), Wasiirka Arrim aha Diba dda Soomaaliya, Cabdisala am Cabdi Cali, ayaa magaalada Riyadh kula kulmay dhiggi isa Sacuudiga, Amiir Faysal bin Farxaan, si ay uga wada hadlaan taageerada madax-ban naanida iyo wadajirka dhuleed ee Sooma aliya.
Amiir Faysal ayaa dib u xaqiijiyay in Boqo rtooyada Sacuudigu ay "taageero buuxda” u hayso madax-bannaanida, midnim ada, iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, isagoo diiday tallaabo kasta oo khatar gelin karta amniga iyo xasilloonida Soomaaliya.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sooma aliya ayaa sheegtay in labada dhinac ay sidoo kale gorfeeyeen xaaladaha gobolka, ayna isla eegeen siyaabo lagu ballaarin karo iskaash iga laba-geesood ka ah ee dhinacyada kala duwan, taas oo muujineysa in taageerada Sacuud igu ay qayb ka tahay dadaal ballaa ran oo lagu ilaalinayo midnimada Soomaa liya kadib tallaabadii Israa’iil. Saacado ka hor kulankaas, Madax weyne Erdogan ayaa u sheegay Dhax al-sugaha Sacuudiga in Turkigu uu "si dhow” ula socdo xaaladaha Soomaali ya iyo Yemen, isagoo carrabka ku adk eeyay in ilaalinta wadajirka dhuleed ee labadaas dal ay tahay "lama huraan” u ah xasilloonida gobolka, sida lagu she egay bayaan kasoo baxay Waaxda Warfaafinta ee Madaxtooyada Turkiga.
Dhinaca kale, warbaahinta dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in labada hoggaamiye ay ka wada hadleen xiriirka laba-geesoodka ah iyo horumar rada gobolka iyo kuwa caalamiga ah, oo ay ku jiraan dadaallada la xiriira am niga iyo xasilloonida.
Dhaq-dhaqaaqan diblomaasiyadeed ayaa daba socda ku dhawaaqistii Isra a’iil ee 26-kii Diseembar, markaas oo ay si rasmi ah u aqoonsatay Somali land inay tahay dowlad madax-banna an—waana dalkii ugu horreeyay ee sidaas sameeya tan iyo markii Somali land ay ku dhawaaqday gooni-isu-taag ga sannadkii 1991-kii kadib burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya ayaa go’aank aas ku tilmaamtay mid sharci-darro ah, waxayna wacad ku martay inay kaga hortagi doonto waddooyin diblomaasi yad eed, siyaasadeed iyo kuwa sharci ah.
Midowga Afrika ayaa si degdeg ah u diiday tallaabada aqoonsiga, iyadoo Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afri ka uu iska fogeeyay "tallaabo kasta ama hindise kasta” oo lagu aqoonsa nayo Somaliland, isagoo ku celiyay in ay qayb ka tahay Soomaaliya.
Sidoo kale, UK iyo Shiinaha ayaa si cad u taageeray madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya, iyagoo diiday inay aqoonsadaan Somal iland, taas oo xoojisay mawqifka caal amiga ah ee ka dhanka ah isbaddelada dhinaca maqaamka ee aan la isku raacsanayn.
Turkiga, oo noqday mid ka mid ah saaxiibada ugu saameynta badan Soo maaliya dhanka gargaarka, maalgashi ga iyo tababarka ciidamada, ayaa ma wqifkiisa midnimada wuxuu miisaan cu lus u yeelayaa dadaallada Muqdisho ay ku raadineyso taageerada gobolka.
SHIINAHA OO WAFDI SARE USOO DIRAYA SOOMAALIYA KADIB TALLAABADII ISRAA’I
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee J amh uuriyadda Shiinaha, Wang Yi oo hogg aaminaya wafdi heer sare ah ayaa la fila yaa in ay maalmaha soo socda soo gaar aan ma gaalada Muqdisho ee caasimadda Sooma aliya. Wafdigan ka socda Shiinaha
ayaa kula mo la yeelan doona madaxda DFS iyagoo noqonaya wafdigii ugu horreey
y ee caalami ah oo booqda Muqdi sho kadib markii Israa’iil ay sheeg tay inay aqoo nsa tay maamulka Soma liland. Sidoo kale, Wang Yi ayaa noqonaya mas’uu lkii ugu sarreeyay ee ka socda dal leh codka qayaxan ee yimaada Muqdisho tan iyo xilligii dowladdii kaca anka. Dhinaca kale, Safiirka Shiinaha ee Soo maaliya ayaa dhawaan sheegay in dowla dda Soom aaliya ay muujisay kals ooni buux da oo ku aaddan Shiinaha, halka ware ysiy adii ugu dambeeyay ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamu ud siiyay Al-Jasiira iyo Al-Carabiya laga dheehan karay fariin tilma am aysa xoo jinta xiriirka kala dhexeeya Shiin aha. Dowladda Shiinaha ayaa dhaw aan si kulul u cambaareysay go’aanka ay Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland, tall aabo kicisay mowjado diidmo iyo dhalee ceyn ah oo ka imaanaya dalalka gobolka iyo beesha caal amka.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Shiin aha ayaa ka digtay in aan dalna "kicin ama taageerin kooxaha gooni-goosadka ah” si uu u dabagalo "dano gaar ah,” iyadoo Somali land ku tilma ant ay qeyb ka mid ah Soo maaliya oo aan marnaba ka go’i karin. "Shiinuhu wuxuu si adag u taageer san yahay madax-bannaanida, midnim ada, iyo wadajirka dhuleed ee Soomaa liya, wuxuu na kasoo horjeedaa tallaabo kasta oo lagu kala qaybinayo dhulka So oma aliya,” ayuu yiri Lin Jian, afhayeen ka wasa aradda, oo hadlay galabnim adii Isniinta.
Lin Jian ayaa intaas ku daray in Beijing ay ugu baaqeyso maamulka Somaliland "inay xaqiiqada garwaaqs adaan, isla markaana si degdeg ah u joojiyaan dhaq-dhaqaaqyada gooni-goosadka iyo xiriirra da ay la samaysa nayaan awoodaha shish eeye.”
Wuxuu carrabka ku adkeeyay in arrinta Soma liland ay tahay "mid gabi ahaanba u taalla Soomaaliya,” isla markaana ay tahay in lagu xalliyo habraacyada das tuuriga ah iyo xaaladda qaran ee Soomaaliya, si ay u hoggaamiyaan dad ka Soomaaliyeed.
Si kastaba, Shiinaha ayaa awoodd iisa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoo bay u adeegsan kara inuu is-horta ago aqo onsi kasta oo rasmi ah oo ay Somaliland hesho, sida ay sheegtay Eritrea.
Warbixin kasoo baxday Wasaarad da Warfaafinta Eritrea Axaddii ayaa aq oonsiga Israa’iil ku tilshalayy "shirqool” muddo soo karkarayay oo lagu doon ayo in lagu khal-khal geliyo gobolka, lo oguna gogol-xaaro "qalalaase caalami ah iyo fowdo.”
Eritrea waxay sidoo kale ku nuux nuux satay in "gaar ahaan ay
waajib akhlaaqi ah ku tahay Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha inay qaadato mas’u uliyaddeeda,” iyadoo ku doodday in xaaladdan ay si dhow ugu ekaan karto tan Taiwan.
Somaliland ayaa ku dhawaaqday gooni-isu-taag sannadkii 1991, balse Israa’iil ayaa noqotay dalkii ugu horreey ay ee si rasmi ah u aqoonsada


0 



HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER EE 6- JAN-2026
.