HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER EE 7- JAN-2026

0
Wednesday January 07, 2026 - 09:50:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 21
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER EE 7- JAN-2026

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Culimada soomaaliyeed oo ku dhawaaqay go’aan culus – maxaa dhacaya berri?

Culimada soomaaliyeed ee ku dha qan magaalada muqdisho ayaa caawa ku dhawaaqay go’aan culus oo ka dhan ah israa’iil, iyaga oo maalinta berri ah icla amiyay isku soo bax wayn. Guddoomiyaha hay’adda culimada so omaaliyeed sheekh bashiir axmed salaad ayaa sheegay in dibadbaxooda uu ka dhacayo fagaaraha daljirka daah soon, wuxuuna sheegay in culimada oo dhan ay kasoo qaybgeli doonaan.

Sheekh bashiir ayaa sheegay in ujeedka ugu wayn ee israa’iil uu yahay kala goynta dalka soomaaliya, loona baahan yahay in la’iska difaaco.

"waxaa la socotaan xaaladda dalkeenna uu ku jiro, xaaladdaas oo ah weerar indho caddees ah oo ay nagu soo qa adeen yahuuda oo doonaya inay dalka kala gooyaan, kuwaas oo ku dhaqaaqay tallaabo kasoo horjeedo qawaaniinta caalamiga ah” Ayuu yiri sheekh bashiir axmed salaad.

Sidoo kale, wuxuu intaasi ku daray in berri ay gudan doonaan waajib diini ah, ayna u istaagi doonaan sidii oo difaaci lahaa midnimada dalka.

"annaga oo diideyno go’aanka ay yahuuda qaadatay oo ku saabsan cilaaqaadka been beenta ah oo ay la gashay qayb kamid ah soomaaliya annaga oo diideyno culimo ahaan ayaa waxaan doonaneynaa inaan ugu baaqno culimada soomaaliyeed berri insha allah oo arbaco ah waxaan ugu baaqeynaa culimada soomaaliyeed inay iskuugu yimaadaan isu soo bax lagu taageerayo midnimada dalka, laguna diidayo kala goynta dalka” Ayuu intaas sii raaciyay.

Waxaa kale oo uu kusii daray "waa shuc uur waajib ah in la muujiyo oo dalka midni damiisa la difaaco, lagana celiyo cad owga soo weeraray”.todobaadkii hore ayay ahayd markii sida an oo kale magaa lada muqdisho loogu qa btay banaanbax ay soo qaban qaabisay dowladda, kaas oo looga soo horjeestay aqoonsiga israa’iil ee somaliland. Si kastaba, isra a’iil oo 26-kii december ee sanadkii hore, ku dhawaaq day inay somaliland u aq oonsatay "dowlad mad ax-bannaan oo leh qarann imo buuxda,” Ayaa weli sii wadda xagdu bka ay ku hayso arrimaha gudaha ee soo maaliya, waxaana shalayay wafdi uu hoggaam inayo wasii rkeeda arrimaha dibadda u dirtay somaliland, tallaabada as oo ay mar kale ka hortimid sooma aliya.

Farmaajo oo caawa war kasoo saaray dadkii lagu dilay…

Madaxweynihii hore ee soomaaliya, maxamed cabdullahi maxamed (farma ajo) oo caawa warsaxaafadeed soo sa aray ayaa si kulul uga hadlay howlgal ay maalm aahan ciidanka dowladda ka wade en xaafadda warlaliska ee degmada dayniile, kawaas oo dhaliyay dhimasho iyo dhaa wac, laguna barakicinayo qoysa ska halkaasi deggan

Ugu horreyn farmaajo ayaa u tacsiye eyay ehellada ay dadkooda ku dhinteen weerar kaasi, isaga oo ku dhaawaca ah u rajeeyay caafimaad deg-deg ah.

Sidoo kae, wuxuu nasiib darro ku tilmaa may in weli dowladdu ay sii waddo baraki cinta shacabka ku dhaqan magaalada muq disho, isaga oo tilmaamay in falalkan ay ka hor imaanay aan dastuurka iyo dowladni mada.

"tacsi tiiraanyo leh ayaan u dirayaa qoy saska ay ka geeriyoodeen muwaadin iinta ay ciidanka dowladdu shalayku dil een degmada dayniile, waxaanna alle uga bary ayaa caafimaad degdeg ah sha cab ka ay waxyeelladu ka soo gaartay falka as” Ayuu qoraalkiisa ku yiri madax weyn ihihii hore.

Waxaa kale oo uu kusii daray "waa nasiib darro in ciidanka dowladda ee loo dhisay difaaca dalka iyo dadka, shalayloo adeegsado laynta iyo dhibaataynta shacab aan waxba galabsan, looga bara kiciyo dhulkii ay muddada degenaay een. Falkaa s arxan darrada ah oo si cad uga hor imaa naya dastuurka dalka, xeer ka iyo damiirka dowladnimada, ma aha mid la aqbali karo”.

Maxamed c/hi farmaajo ayaa sidoo kale farriin u diray madaxweyne xasan she ekh maxamuud, waxaana uu ugu baaqay inuu joojiyo beegsiga shacabka, una soo jeesto xaaladaha ka waa wayn ee ka tag an dalka

.waxaan ugu baaqayaa madaxweynaha in uu degdeg u joojiyo barakicinta iyo dhiba ataynta dadka biri-ma-geydada ah, una soo jeesto arrimaha adag ee horyaa lla dowladnimada oo ay ugu horreeyaan adkeynta midnimada iyo difaaca wadaj irka dalka, gurmadka dadkeenna la ildar an abaarta dabo-dheeraatay iyo qabsoo mid da doorasho loo dhan yahay, taas oo wak htigeeda la joogo” Ayuu mar kale yiri far maajo. Dhinaca kale, xisbiga himilo qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee dowladdii kmg aheyd, sheekh shariif she ekh axmed ayaa isna si xooggan u cam baareeyay tallaabooy inka ay sii waddo dow ladda soomaaliya ee la xiriira barakicinta dadka shacabka ah ee deggan caasimada, isaga oo shee gay in dareenka xanuunka leh la qaybs anayo shacabka la barackiyay, sidoo kalena uu u tacsiyeynayo qoysas ka ay dhibaatada soo gaartay.

"xisbiga himilo qaran wuxuu si adag u cambaareynayaa dilka, dhaawaca iyo bar akicinta sharci-darrada ah ee lagu hayo shacabka ku dhaqan deegaanka warlali s ka ee degmada dayniile, kuwa as oo ay shalayy si arxan-darro ah ula dhaqmeen cii danka booliska soomaaliy eed” Ayay tiri himilo qaran. Indhowaan ahan dowladda dhexe ayaa wadday howlo burburin ah, waxaana lagu kala baxay xaafado dhowr ah oo ku yaallay gudaha caasimada.

Xigasho:Caasimadda,net

 

Xisbiga shariif oo ka horyimid tallaabo ay qaaday df soomaaliya

Xisbiga himilo qaran ee uu hoggaa miyo madaxweynihii hore ee dowladdii kmg aheyd, sheekh shariif sheekh axm ed ayaa si xooggan u cambaareeyay tall aabooyinka ay sii waddo dowladda soom aaliya ee la xiriira barakicinta dadka shacabka ah ee deggan caasimada.

Warsaxaafadeed kasoo baxay xisb iga ayaa waxaa si adag looga hadlay how lgal burburin ah oo dowladdu ka waddo xaafadda warlaliska ee degmada day niile, iyada oo himilo qaran ay sheegtay in awood loo adeegsanayo dadkaasi

Waxaa kale oo uu xisbigu sheegay in dareenka xanuunka leh la qaybsanayo shacabka la barackiyay, sidoo kalena uu utacsiyeynayo qoysaska ay dhibaatada soo gaartay.

"xisbiga himilo qaran wuxuu si adag u cambaareynayaa dilka, dhaawaca iyo barakicinta sharci-darrada ah ee lagu hayo shacabka ku dhaqan deegaanka warlali ska ee degmada dayniile, kuwa as oo ay shalayy si arxan-darro ah ula dhaqmeen ciidanka booliska soom aaliyeed” Ayaa lagu warka qoraalka ah.

Sidoo kale, xisbiga himilo qaran ayaa weerarkan ku eedeeyay taliska qay bta guud ee booliska gobolka banaadir ee uu hoggaamiyo macallin mahdi, isaga oo sheegay in wado dhibaatooyin ka dhan ah shacabka ku dhaqan muqdisho

"xisbiga himilo qaran wuxuu si gaar ah ma s’uuliyadda falalkan dusha uga saa rayaa taliska booliska gobolka ban aad ir oo iyagu caadeystay tacadiyada jog tad a ah iyo gabood fallada ka dhanka ah sha cabka ku nool caasimadda dalka” Ayaa lasii raaciyay warsaxaafadeedka

Xisbigu wuxuu intaasi ku daray in falalk an lagula xisaabtami doono taliska, isla markaana ay cambaareynayaan sida loo maareeyay dhulka danta guud. Indhow aanahan dowladda dhexe ayaa wadday howlo burburin ah, waxaana lagu kala baxay xaafado dhowr ah oo ku yaallay gudaha caasimada xigasho:-caasimadda.net.

Dowladda soomaaliya oo cam baareysay socdaalka wasiirka arrimaha dibadda isreal ee hargeysa

:Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee jamhu uriyadda uu aan la kala saari karin oo ka mid ah dhulka

adaxa-bannaan ee jamhuuriyadda federaalka soomaaliya.

Tallaabadani waxay ka dhigan tahay xadgudub weyn oo lagula kacay madax bannaanida soomaaliya, sharafta dhul eed, iyo midnimada siyaasadeed, waxa yna u taagan tahay faragelin aan la aqbali karin oo lagu sameeyey arrimaha gudaha ee dowlad madaxbannaan oo ka tirsan qaramada midoobay.

Hargeysa waxay ka dhigan tahay qayb aan la iska indho tiri karin oo ka mid ah dhulka caalamiga ah ee la aqoonsan yahay ee soomaaliya. Joogitaan rasmi ah, xiriir, ama fal kasta oo laga sameeyo gudaha dhulka soomaaliya, iyadoo aan la helin oggolaansho cad iyo oggolaa nsho dowladda federaalka soomaaliya waa sharci darro, waxba kama jiraan, mana laha ansax sharci ama saameyn.

Ficillada noocaas ah waa kuwo aan waafaqsanayn mabaadi’da iyo ujeeddo oyinka axdiga qaramada midoobay, xeerka dastuurka ee midowga afrika, iyo xeerarka la dejiyay ee maamula xiriirka ka dhexeeya dowladaha madaxa-bannaan, oo ay ku jiraan mabaadi’da sinnaanta madaxbannaanida, sharafta dhuleed, iyo faragelin la’aanta.

Jamhuuriyadda federaalka soomaaliya waxay ugu baaqaysaa israa’iil inay si degdeg ah u joojiso dhammaan falalka wax u dhimaya madaxbannaanida, midni mada, iyo sharafta dhuleed ee sooma aliya, iyo inay si buuxda u ixtiraamto waajibaadka saaran sharciga caalamiga ah.

Soomaaliya waxay sidoo kale ku boorinaysaa qaramada midoobay, midowga afrika, jaamacadda carabta, ururka iskaashiga islaamka, iyo dhamm aan la-hawlgalayaasha caalamiga ah inay si cad oo aan mugdi ku jirin u xaqi ijiyaan taageeradooda mabda’a leh ee madaxbannaanida

Dfs oo sheegtay in xubno ka tirsan al-shabaab lagu dilay gedo.

Ciidamada dfs ayaa sheegay, inay howlgal qorsheysan ka fuliyeen aagga ceel cilaan, oo qiyaastii 30 kilomitir dhan ka bari ka xigta degmada baardheere ee gobolka gedo

War-saxaafadeed ay soo saareen ayay ku sheegeen, in howlgalka lala beegsa day kooxda al-shabaab oo sida ay she egeen dhibaatooyin ku hayay dadka deegaankaas. Intii uu howlgalka socday, wa xaa la sheegay in la dilay shan ka tirs an kooxda al-shabaab, waxaana la burburiyay guud ahaan joogitaanka koo xda ee aagaas, sida ay ku soo warra meen ciidamada dowladda.

Howlgalkan ayaa qeyb ka ahaa deda allada ciidamada dowladda ee sugidda amniga, iyadoo yoolku yahay ilaalinta nolosha iyo hantida shacabka.j/sare oo ka tirsan hay’adaha ammaanka soomaa liya.booqashada wafdigan ayaa la xiriirta xoojinta iskaashiga amni iyo tababarka u dhexeeya soomaaliya iyo turkiga, gaar ahaan dhinacyada la dagaallanka arga gix isada, tayeynta ciidanka iyo is-wey daa rsiga khibradaha amni dowladda turkiga ayaa ka mid ah saaxiibada ugu dhow ee soomaaliya, iya doo si joogto ah u taageerta dhismaha iyo horumarinta hay’adaha amniga dalka.

 

Erdogan oo bin zayed kala had lay arirnta soomaaliya xlli la gu tuhmayo imaaraadka

Madaxweyne recep tayyip erdogan ayaa isniintii u shee gay madaxweynaha isutagga imaaraadka carbta,sheekh ma xamed bin zayed al nahy an, in turk iguuu taageersan yahay "midnima da iyo wad ajirka dhuleed” Ee soomaal iya, sida ay shaac isay madaxtooyada turkiga.

Warbixinta turkiga ayaa lagu sheegay in lab ada hoggaamiye ay ka wada hadleen xiriirka laba-geesoodka ah iyo arrimaha guud ee gobolka. Erdogan ayaa sidoo kale ku celiyay taage erada turkiga ee midnimada yeme n, isagoo dhanka kale na soo hadal qaaday xaa ladda ga za, kuna baaqay tallaabooyin deg deg ah oo dib-u-dhis loogu sameynayo iyo in la soo afjaro dhibaatada bani’aada nnimo.

Wada-hadallada labada dhinac ayaa ku soo beegmaya maalmo uun kadib markii israa’iil ay noqotay dalkii ugu horreeyay ee si rasmi ah u aqoonsada gobolka somaliland inay tahay dowlad madax-bannaan. Go’aankaas ayaa sii huriyay xiisadaha diblomaasiyadeed ee geeska afrika, wuxuuna dhaliyay doodo ka dhex aloosma qaramada midoobay

Sraa’iil ayaa aqoonsiga ku shaacisay bay aan wadajir ah oo ay la saxiixatay mad axwey naha somaliland, cabdiraxm aan maxamed cabdullaahi (cirro), iyad oo sheegtay inay iskaashi ka sameyn doona an dhinacyada caafimaadka, beer aha, tek noolajiyadda iyo dhaqaala ha.do wladda soomaaliya ayaa tallaabad aas ku tilm aamtay mid sharci-darro ah, waxa yna shee gtay inay qaadi doonto tallaabo oyin diblo maasiyadeed, siyaasa de ed iyo sharci ah si ay u difaacdo mad ax-bannaanideeda iyo xuduudaheeda caal am iga ah ee la aqoon san yahay.

Turkiga ayaa isku taagay inuu yahay mid ka mid ah saaxiibada ugu dhow ee mu qdisho iyo difaaca ugu weyn ee mind imada dhuleed ee soomaaliya.todo baa dkii hore, erdogan ayaa go’aan ka israa ’iil ee somaliland ku tilmaa may "sharci-darro aan la aqbali karin” Xilli uu shir jara a’id la qabanayay madaxwey naha soo maaliya xasan sheekh maxam uud.taa geerada ankara ayaa barbar socota raad istiraatiijiy adeed iyo mid dhaqaale oo sii kordhaya. Turkiga ayaa sannadkii 2017-kii magaala da muqdisho ka furay sal dhigga tababarka milateri ee ugu weyn ee uu ku leeyahay meel ka baxsan dalk iisa, wuxuuna sanad ihii dambe balla ariy ay iskaashiga difaaca, oo ay ku jiraan heshiisyo lagu taageer ayo amniga bada ha. Tamarta ayaa sidoo kale udub-dhex aad u noqotay xiriirka labada dal. Todoba adkii hore, turkiga ayaa ku dhawaaqay qorshe uu bisha febraayo ku bilaabayo hawlgalkiisii ugu horreeyay ee shidaal qodis badda ah oo uu ka sameeyo biyaha soomaaliya, taas oo daba socota heshi iskii iskaashiga tamar ta ee 2024-kii.

Dhinaca kale, imaaraadka carabta ay aa xiriir ganacsi iyo mid amni oo xoog gan la leh somaliland, gaar ahaan maalg as higa muddada dheer ee shirkadda dp wo rld ee dekedda berbera.

Warbixin dhawaan ay daabacday wakaal addareutersayaa lagu sheegay in xiriir ka imaaraadka iyo somaliland uu wajah ayo shaki horeleh kadib aqoonsiga israa ’iil. Reut ers oo soo xiganeysa warbixin ay qort ayaxiosayaa sheegtay in saraa kiil isra a’iiliyiin ah ay xaqiijiyeen in abu dhabi ay gac an ka geysatay fududeynta tallaaba dan diblo maasiyadeed si kasta ba ha aha atee, imaaraadku weli si rasmi ah uma xaqi ijin wax door ah oo uu ku lahaa go’aanka israa’iil.

Shiinah a iyo ruushka oo dal baday in la siidaayo madaxwey ne maduro

Shiinaha iyo ruushka oo ah isbahays iga ugu weyn ee ka soo horjeeda mare ykanka ayaa dalbaday in xabsiga laga sii daayo madaxweynaha venezu ela, nicolás maduro

Safiirada dalalkan u fadhiya qaramada midoobey ayaa cambaareeyay tallaab ada uu mareykanka ku soo xiray madax weyne maduro iyo xaaskiisa cilia flores, kuwaas oo shalay la horkeenay maxka mad ku taala magaalada new york.

Safiirka ruushka ee qaramada midoob ey, amb. Vassily nebenzia ayaa isniintii shee gay inaysan ogolaan karin in mar eykanka uu isu sheego garsooraha ugu sarreya duni da iyo inuu dalkii uu doo no uu ku duulo, isla-markaana uu ciddii uu rabo dem biileyaal ku sheego, uuna xukumo.

" ma ogolaan karno in mareykanka isu sheego inuu yahay nooc ka mid ah garso oraha ugu sarreya, kaas oo keligiis xaq u leh inuu ku duulo dal kasta, inuu calaam adeeyo dembiileyaasha, inuu xukumo oo uu fuliyo ciqaabta, iyada oo aan loo eegin fekradaha sharciga caalam iga ah, madaxb annaanida iyo fara -gelinta.” Ayuu yiri vas sily nebenzia oo ka hadlay fadhiga degde gga ah ee gol aha ammaanka ee qaram ada midoo bey uu ka yeeshay xaaladda dalka venez uela.

Nebenzia ayaa mareykanka ugu baaq ay in ay si degdeg ah u sii daayaan madax weyne maduro iyo xaaskiisa, wixii khilaaf ah ee jirana lagu dhameeyo wada hadal.

Safiirka shiinaha u jooga qaramda mid oobey, amb. Fu cong ayaa dhank iisa sheeg ay in mareykanka uu si ula kac ah ugu tunt ay madaxc c xbannaanida venezuela, isagoon a yiri "ma jiro dal u dhaqmi kara, sida bool is ka adduunka.” Safiirka shiinaha ayaa she egay inay ka soo horjeedaan habdhaqa nka mareyk anka ee dunida ku jiidaya inay noqoto meel aanu sharci ka jirin.

Fu cong ayaa mareykanka ugu yee ray in si degdeg ah xabsiga looga sii daa yo ma duro iyo afadiisa, isla-markaa na uu bedelo jidkiisa, uuna joojiyo caga jug leynta iyo dhaqamada awood sheega shada ah.

"mareykanka waa inuu ku soo laabtaa dariiqa xalalka siyaasadeed, iyada oo loo marayo wada hadal iyo gorgortan.” Ayuu yiri fu cong, safiirka shiinaha ee qara ma da midoobey.shiinaha iyo ruushka ayaa ka mid ah xubnaha golaha amma anka ee joogta da ah, waxayna dalalka ka le ee xubnaha ka ah golahaasi ugu baaqeen in ay diida an fara-gelinta usa ee dibadda.

Venezuela oo ku baaqday in la ga hortago duulaanka marey kanka

Dowladda venezuela ayaa qarama da midoobey ka codsatay in la xak ameeyo mareykanka, si looga joojiyo gardarrada hubeysan ee uu ku hayo dalkaasi

Safiirka venezuela ee qaramada mido ob ey, amb. Samuel moncada ay aa sheegay in mareykank

U uu weerar hubeysan ku hayo dalkiisa, iya goo doonaya buu yiri in ay dhacaan tam arta dalkayaga.

Safiirka oo hadal ka jeediyay kulanka uu isniintii golaha ammaanka ee qaramada mido obey ka yeeshay xaal adda dalkiisa, ka dib hawlgalkii ay ciida mada marey kan ka sabtidii ku soo qabteen madaxw eyne nicolás maduro iyo marwada koow aad cilia flores ayaa duulaanka marey kanka ku tilma amay mid sharci darro ah, isla-mar kaana aan lahayn wax sabab sharci ah.

"ma jiro waddan iska dhigi kara gars oo re, xisbi iyo fulinta nidaamka adduu nka. V enezuela waa dhibanaha weerar kan, saba btoo ah khayraadkeeda dab iici ga ah.” Ay uu yiri safiirka venezuela u fad hiya qara mada midoobey. Safii rka ayaa xusay in gardarra da marey kanka aysan keliya ahayn mid ka dhan ah dalkiisa, balse sidoo kale ay dh aawaceyso kalsoonida sharciga caala miga ah iyo awoodda qaramada mido obey. Safiir ka ayaa dunida uga dig ay in loo dulqaato afduubka lagu la kacay madax weynahooda, weerarada lagu hayo buu yiri dadka rayidka ah iyo in la boobo khayraadka dabiiciga ah ee vene zuela, haddii kalena ay taasi sharciga ka dhigi doonto mid ikhtiyaari ah oo sidii la doono laga yeelo danjire samuel monc ada ayaa ku baaqay in qaramada mido obey uu go lah eedu qaado tallaabo mare ykanka loo ga badbaadinayo jebinta xeer arka caala miga ah iyo mabda’da sharci ee madax

Banaanidadalalka

 

 

Golaha nabadda iyo amniga ee midowga afrika oo soo saaraybayaan ku saabsan soomaaliya

Goluhu wuxuu si adag uga horyimid isla markaana cambeereeyay go’aanka hal dhi nac ah ee ay israa’iil ku aqoons atay "som aliland” Oo qeyb ka ah jamhu uriyad da soom aaliya inay tahay dal madax-bann aan, taas oo halis gelinaysa madax-banna anida, midni mada dhuleed iyo xasilloonida jamhuur iya dda federa alka soomaaliya

Goluhu waxa uu si adag u cambaare yn aya go’aankaas qaldan, iyagoo ku baa qay in si degdeg ah looga noqdo.

Goluhu waxa uu mar kale xaqiijinaya sida ay uga go’an yahay ilaalinta madax-bann aan ida, midnimada iyo xasilloonida jamh uuriy adda federaalka soomaaliya, si wa afaqsan axdiga aasaaska ee midowga afri ka, gaar ahaan qodobka 4 (e) iyo (i) ee he shiiska golaha nabadda iyo amniga, iyo sidoo kale qodobada khuseeya ee axdiga qaramada midoob ay.goluhu waxa uu soo dhoweyn ayaa ba yaanka uu soo saaray mudane ma hmoud ali youssouf, guddo omiyaha gudd iga midowga afrika, taariikh diisuna aha yd 26 diseem bar 2025, kaas oo diidaya tallaabo kasta ama qorshe kasta oo lagu aqoonsa nayo waqooyiga soomaa liya (somaliland) in uu yahay dal madax-bann aan, arrintaas oo khilaafsan mabda’a aas aasiga ah ee midowga afrika iyo qaram ada midoo bay, isla markaana kha tar ku ah nabad da iyo xasilloonida qaara dda, iyadoo sidoo kale wiiqaysa himilada afrika mide ys an, barwa aqo ah, oo nabd oon sida ku cad ajandaha 2063.

Goluhu waxa uu caddaynayaa in ays an jirin cid xaq u leh ama awood u leh inay bedde sho xuduudaha dhuleed ee dal xubinta ka ah midowga afrika, isla ma rka ana tallaabo kasta oo noocaas ah ay tahay mid sharci darro ah, waxba kama jiraan ah, oo aan wax saamayn ah lah ayn. Goluhu waxa uu mar kale xasuus inay aa in isku day kasta oo lagu beddelo xudu udaha xoog ama si sharci darro ah uu yahay mid ka hor imanaya axdiga mid ow ga afrika, isla markaana abuuri kara tusaa le khatar ah oo saameyn ballaaran ku yeelan kara nabadda, amniga, iyo xas illoo nida afrika.

Golaha nabadda iyo ammaanka ee mid owga afrika waxa uu ogeysiisanaya in tallaab ooyinka noocaas ahi ay khatar ku yihiin nabadda iyo xasilloonida qaara dda, gaar ahaan gobolka geeska afrika, isla markaana ay carqaladeynayaan dad aallada amniga ee wadajirka ah iyo mab aadi’da la isla gartay ee midowga afrika.

Goluhu waxa uu ugu baaqaya dhamm aan dalalka xubnaha ka ah midowga afri ka iyo saaxiibada caalamka inay dib u xaqiijiyaan madax-bannaanida iyo midni mada soo maaliya, kana soo horjeest aan fal kasta oo sharci-darro ah, isla mar ka ana ay tag eeraan midnimada afrika, sharciyadda caalamiga ah, iyo xasilloo nida gobolka; sidoo kale ku boo rinaya dalalka xubnaha ka ah midowga afrika inay taageeraan dadaallada qaramada midoobay ee lagu ilaalinayo mind imada dhuleed ee jamhu uriyadda federa alka soomaaliya, iyo in la taageero tallaabo kasta oo wadajir ah oo laga qaado gol aha guud qaramada mido obay ee arrin tan la xiriirta.

Goluhu waxa uu ugu hambalyeyna yaa dowladda federaalka soomaaliya dada lke eda ku aaddan dhismaha dowl adnim ada; isla markaana ku dhiirrigelin aya sii wadidda wadahadallada gudaha dalka sida kaliya ee waxtarka leh ee lagu xallin karo khilaafaadka jira ee u dhexe eya dowladda federaalka iyo dowlad gobol eedyada xubnaha ka ah; arrintaas awgeed, wuxuu codsanayaa gudd iga isagoo kaashanaya igad iyo bulshada bariga afrika (eac), inuu sii wado taage era da iyo fududeynta wadahadallo wad a-dhan ah oo nabadeed.

Goluhu waxa uu xusuusinaya muhiim ad da ay leedahay in la sii xoojiyo guulihii la gaa ray iyo in la dardar geliyo dagaalka lagula jiro kooxaha khawaarijta ah ee al-shabaab goluhu waxa uu go’aa nsanaya inuu si dhow ula socdo arrintan oo uu sii ahaado mid firfirc oon oo ku hawlan.


Fahad oo sanado kadib shalayku soo laabtay muqdisho


Agaasimihii hore ee hay’adda nisa, fahad yaasiin xaaji daahir ayaa maa nta soo gaaray magaalada muq disho, iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha aadan cadde

Fahad ayaa muddo ku dhow afar sano ka maqnaa dalka, waxaana imaanshih iisu ku soo beegmayaa xilli ay bilo kooban ka harsan yihiin mudda da xil-haynta mada xweynaha soomaaliya, xasan sheekh max amuud.

Fahad yaasiin ayaa ka qeyb-galaya shirwe ynaha xisbiga haybad qaran, oo dhawaan ay ku midoobeen siyaasi yiin miisaan culus leh, kuwaas oo dhis aya ra’iisul wasaarihii hore ee soom aaliya, cabdi faarax shird oon (saacid).

Shirkan ayaa lagu wadaa in maali nta khamiista uu ka qabsoomo magaa lada muqdisho, iyadoo ay ka qeyb-galayaan madax hore iyo siyaasiyiin badan oo dhaw aan ku midoobay xisbig an cusub.

Fahad ayaa inta uu ku sugan yahay ma gaalada muqdisho waxa uu kulamo gaar gaar ah la yeelan doonaa qeyba ha kala duwan ee bulshada iyo dhinac yada same ynta ku leh siyaa sadda waddanka.

Hoggaamiyeyaasha ku midoobay xisbi gan cusub waxaa ka mid ah shakh siyaad saameyn weyn ku leh siyaasa dda dalka,oo ay kamid yihiin:

·Mudane cabdikariin xuseen guuleed

·Mudane cabdirasaaq khaliif axmed

·Mudane cabdi aadan hoosoow

·Mudane dr. Maxamed abuukar islaaw (ducaale)

·Mudane dr. Guuleed saalax barre

·Mudane ducaale aadan maxamed

·Mudane faarax cali shiire

·Mudane taabid cabdi maxamed

·Mudane fahad yaasiin xaaji daahir

Isbahaysigan cusub ayaa la filayaa inuu saameyn weyn ku yeesho loolanka siya asa deed iyo doorashoo yinka soo aadd an ee dalka, marka la eego miisa anka xubnaha ku jira ee ku midoobay.

Dadka falanqeeya siyaasadda ayaa dur ba sheegaya in rajada saacid ee ah inuu ku guuleysto xilka madaxweynaha soom aali ya ay sare u kacday, marka la eego isbah aysiga siyaasadeed ee uu qeybta ka yah ay.saacid, oo ah siyaasi rug-cad daa ah, deggan, isla markaana leh heer aaminaad sare, ayay dad badan u ark aan inuu noqon karo qofka ka soo dhex baxa loolanka

Intee ayay la egtahay awood da militariga venezue la?Xiashada

Afpmiliteriga mara ykan ka aad ayey uga awood badan yihiin kuwa venez uela. Awo oda ciidamada venezuela lama barbardhigi karo kuwa mareyk anka. Waxaa haysta dhi baatooyin ay ka mid yihiin mushaarka oo ku yar iyo tayada oo hooseysa wadanka waa uu leeyahay awood difaac oo cirka iyo mid ba dda ah oo adag. Qalabka militeri uu dalka ku tiisr an yahay waxaa sam eeyay shiinaha iyo ruushka. Wadanka waxa uu awood u leeyah ay in uu meel fog ka ogaado weerarada ku soo soc da. 

Cunaqabateynta wadanka saarneyd ayaa keentay in qalabka militeri iyo dayac tirkaba yaraadaan, taasna wax ay keentay in ay daciif to awoodda rada ar-rada. Qala bka milateriga waa kuwa inta badan ruus hku sameeyay oo toba nnaan sano soo shaqeynayay, tayad ood una waa kuwa liita. Caracas waxay iibs atay ku dho waad 20 diyaaradaha dagaa lka ruu shku sam eeyo ee sukhoi ah. Laga soo bilaabo sana dihii 2000 ilaa iyo hada ayey diy aaradaha soo gadaneysa. Diyaara dahaas waxaa loo arkaa in ay ka hoosee yaan marka la barba rdhigo kuwa marayk anka ee b-2, waxaana sidoo kale duugoo bay helikobtar rada, taangiyada iyo ganta allada garabka laga rido ee ruu shku same eyay ee venezu ela haytsato.

Weerarkii maraykanku qaaday 3-da jan aayo wuxuu u muuqday mid si gaar ah u bart ilmaameedsaday radaarrada, nida am yada difaaca cirka, saldhigy ada cirka, iyo kaabay aasha badda, ga ar ahaan kuwa yaalay aga gaarka car acas iyo la guaira arrinta as wa xay curyaa misay hoggaa nka iyo isgaars iinta ciida nka. Inkastoo khas aaro weyn dhacay, qalab badan oo militeri ayaa weli ku haray meelo kale.jawaab la'aa nta nidaa myada difa aca cirka waxay muujineysaa suuragalnim ada in ciidanka heshiis lala gaaray. War arka qaar ayaa sheegaya qaba shada madu ro iyo iska caabin la'aanta weyn in ay ka timid kala qaybs anaan xooggan oo ka dhex jirta ciidanka venezu ela…Bbc/somali.com





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip