HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER EE 10- JAN-2026

0
Saturday January 10, 2026 - 08:45:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 24
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER EE 10- JAN-2026

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Xasan sheekh oo suuqa baaar aha ku tukaday saaadda jimca ha

Maaxweynaha jfs, md.xasan shekh maamuud ayaa shalayboqolaal ka mid h shacabka magaalada muqdisho kula tukaday salaadda jimcaha masjidka abuu hureyra oo

Ku yaalla suuqa bakaara ha.madaxw eynaha waxaa wehli yay qaar ka mid ah golaha wasiirrada, qaar ka mid ah taliye yaasha ciidanka qala bka sida, iyo guddoomiyaha gobolka banaadir.

Madaxweynaha ayaa khudbad uu ka jeediyay masjidka kaga hadlay xaaladda guud ee dalka, dadaallada diblumaas iy adeed iyo sharci ee ay dowladdu ku wajahayso faragelinta shisheeye, iyo tallaabooyinka gurrac an ee ka dhanka ah midnimada iyo madaxbannaanida soomaaliya.

Xasan sheekh ayaa tilmaamay in dowladda federaalka soomaaliya ay guulo muhiim ah ka soo hoysay halga nka diblumaasiyadeed ee looga hort ag ayo damaca gurracan ee israa’iil. Waxa uu ugu baaqay shacabka soo maaliyeed in ay si midnimo leh uga hortagaan hali sta faragelinta shishe eye iyo isku-dayga ah in dalkeenna laga sam eeyo saldhigyo sharci-darro ah oo laga huriyo colaadaha gobolka.

Socdaalka madaxweynaha ee suuqa bakaaraha iyo inuu halkaas ku oogay salaadda jimcaha ayaa muujinaya heer ka amni ee caasimadda muqdi sho, inkastoo waddooyinka qaarkood la xiray isku-socodkasi kastaba ha ahaatee, ma gaala da muqdisho ayaa mud dooyi nkii dam be ka raysatay qaraxyada iyo falalka amniga ka dhanka ah, kaddib markii sar aakiisha ciidanka iyo laamaha kala duw an ee dowladda ay dadaallo xoo ggan ku bixiyeen xaqiijinta amni ga caasimadda

Madaxweyne xasan sheekh oo caawa khudbadu jeediyey shacabka soomaaliyeed

Madaxweynaha jfs, md xasan sheekh maxamuud oo khudbad u jeedi yey shacabka soomaaliyeed ayaa ka hadlay xaaladda dalka, dadaallada dibl umaasiyadeed iyo sharci ee ay dowla ddu ku wajahayso faro-gelinta shis heeye iyo tallaabooyinka gurracan ee ka dhanka ah midnimada iyo madaxbanna anida soomaaliya, taasi oo uu ku kacay maamulka israa’iil.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dow ladda federaalka soomaaliya oo kaash anaysa shacabkeeda iyo saaxiibadeeda caalamka ay qaadayso tallaabooyin dibl omaasiyadeed iyo sharci oo looga hort agayo xadgudub kasta oo ka dhan ah midnimada, madaxbannaanida iyo wada jirka dhuleed ee jamhuuriyadda sooma aliya, taas oo ay barbar socoto dhageys iga iyo ka garowsiga dhammaan tabasho oyinka gobollada waqooyi.

Waxa uu madaxweynuhu fariin u dir ay shacabka gobollada waqooyi isagoo yiri "shacabka soomaaliyeed ee waqoo yigow ictiraafka idin kama jiro, natanya ahu ee waxa uu dinka jiraa dowladda iyo shacabka soomaliyeed oo aad wadaagta an diin iyo dadnimo.”

Madaxweynaha ayaa adkeeyey in midnimada soomaaliya tahay lama taabt aan isagoo ka hadlayana wuxuu yiri mad axweyne xasan "waxaan cadeynayaa in jfs ay tahay dal xor ah, dhulkiisana aan lagu kala goyn karin warqad uu qoray netanyahu. Qorshaha israa’iil waa hirgel inta saldhigyo milatari oo qalqal gelinaya amniga gobolka geeska afrika iyo guud ahaan bariga dhexe.”

Ciidanka xoogga iyo saaxii bada caalamka oo jubbada dhexe ku dilay maleeeshiyaad khawaarij ah

Ciidamada xoogga dalka soomaaliy eed oo kaashanaya saaxiibada caal am ka gaar ahaan ciidamada maraykanka, ayaa xalay fuliyay howlgal qorshaysan oo lala beegsaday kooxo khawaarij ah oo ku sugnaa degmada saakow oo ka tirsan gobolka jubbada dhexe.

Howlgalkaasi duqaynta ah ayaa lagu dilay 18 dhagarqabe oo ka tirsanaa mal eeshiyaadka khawaarijta, kuwaas oo ay ku jireen injineerro ku lug lahaa farsam aynta qaraxyada iyo dhibaateynta umma dda soomaaliyeed.

Sidoo kale howlgalka wadajirka ah ayaa lagu burburiyay warshad ay khaw aarijtu u adeegsan jireen soo saarista iyo diyaarinta nuucyada qaraxyada ee lagu dhibaateeyo shacabka soomaaliyeed.

Wasaaradda gaashaandhigga iyo talis yada ciidanka xoogga dalka soom aali yeed waxay mar kale xaqiijinayaan go’a ankooda ah in la sii xoojiyo howlgalada ka dhanka ah argagixisada, lana adke eyo dadaallada lagu ilaalinaayo amniga shacabka. Howlgalladaan oo ah kuwo is-daba joog ah ayaa muujinaya wada

Shaq ayn dhow oo u dhexeysa ciidama da qaranka iyo saaxiibada caalamka ee u diyaargaroobay cirib tirka cadawga soomaaliyeed

Sacuudiga oo soo fara-gelin aya siyaasadda soomaal iya iyo xogta qorshe socda

Xiriirka u dhexeeya soomaaliya iyo boqortooyada sacuudiga ayaa todd oba adkan galay marxalad cusub, ka ddib markii uu si dhakhso ah u kob cay, taas oo la filayo inay saameyn ku yeelato jihada siyaasadeed ee gobo lka.wasiirka arrimaha dibadda ee soom aaliya, cab disalaam axmed cali ay aa haatan ku sugan magaala da riy aad, halka taliy aha hay’adda nabad-sugidda qaranka, mahad max amed salaad, isna la filayo inuu halk aas g aaro saacadaha soo socda

Labadan mas’uul ayaa hordhac u ah wa fdi ballaaran oo uu hoggaamin do ono madaxweynaha soomaaliya, ka as oo booqasho rasmi ah ku tegi doo na boqo rtooyada sucuudiga.

Safarkan ayaa ujeeddadiisu tahay xo ojinta xiriirka diblumaasiyadeed ee u dhe xeeya muqdisho iyo riyaad, dib-u-eegi sta iyo dhaqan-gelinta he shii syadii hore, iyo muujinta mowq ifka soomaaliya ee ku aaddan taagee rada istaraatiijiyadda hog gaamineed ee sacuudiga ee la xiriirta geeska afrika, badda cas iyo gacanka cadm eed.

Ilo xog-ogaal ah ayaa xaqiijiyay in ajandaha kulammada ay ka mid tahay in boqortooyada sacuudigu markii ugu horreysay si muuqata u fidiso kaa lmo siyaasadeed oo ay siiso sooma aliya. Waxaa sidoo kale miiska saar an in riyaad ay door ka qaadato isu keenidda dhinacyada siyaasadda soomaalida, si buuxda u taageerto df, fasaxdo masha ariic horumarine ed, isla markaana ay soomaaliya sii so taageero diblumaasiya deed iyo mid amni.

Dowladda soomaaliya ayaa noq otay dalkii ugu horreeyay ee si cad u taa geera hoggaaminta sacuud iga ee ku wajahan xasillinta yemen.

Toddobaadkan gudihiisa, sucuudigu wuxuu wax ka beddelay jihada siyaa sadeed ee yemen, isagoo dalkaas ka sa aray ciidamadii imaaraadka, soo afjaray kala-qaybsanaantii, isla mark aana gogol nabadeed u fidiyay dhinac yada ku dagaallamaya. Soomaaliya ayaa wajah aysa caqab ado juqraafi-siyaasadeed oo la mid ah kuwa ye men, waxaana la fila yaa inay ka faa’ iidaysato taageerada su cu udiga oo door weyn ka qaatay badb aadinta yemen.

 

Shirweynaha xisbiga haybad qaran oo caawa ka furmay muqdisho

Waxaa caawa si rasmi ah magaalada muqdisho uga furmay shirweynaha xisbi ga midowga haybad qaran. 

Shirweynahan ayaa waxaa ka qeyb-galay madax hore iyo siyaasiyiin ba dan oo dhawaan ku midoobay xisbig an cu sub ee haybad qaran, kaasi oo door mu uqda ka qaadanaya siyaasa dda dalka xisbigan ayaa waxaa m usharax u ah ra’iisul wasaarihii hore ee soom aaliya, cabdi faarax shird oon (saacid), iyadoo ay hoggaanka sareay ka mid yihiin:

·Md.cabdikariin xuseen guuleed

·Md.cabdirasaaq khaliif axmed

·Md.cabdi aadan hoosoow

·Md.dr.m/med abuukar islaaw (duc ale)

·Md. Dr. Guuleed saalax barre

·Md. Ducaale aadam maxamed

·Md. Faarax calı shıre

·Md.taabid cabdi maxamed

Md. Fahad yaasiin xaaji daahir

Inta badan siyaasiyiinta ka qeyb-gal aya shirkan ayaa dhawaan soo gaar ay ma gaalada muqdisho, iyadoo ugu dam beeyay agaasimihii hore ee hay’ adda nisa, fahad yaasiin xaaji daa hir oo tala adadii soo yimid magaala da muqd isho.

Isbaheysigan cusub ayaa la filay aa inuu saameyn weyn ku yeesho lool an ka siyaasadeed iyo doorashoo yinka soo aaddan ee dalka, marka la eego miisa anka xubnaha ku jira ee ku midoobay.

Si kastaba, shirweynahan ayaa ima naya xilli ay xiisadda siyaasadeed ee dalka ma reyso meel sare, isla markaa na ay muca aradka iyo hoggaanka do wladda ku kala tageen hanaanka doo ra shooyinka da lka, xilli ay billoo yin ko oban ka harsan yihiin muddo xile edka madaxweyne xasan sheekh maxamuud.

Dowladda oo baareysa inuu garoonka muqdisho ka dhoofay caydaruus al-zubaydi

Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda soomaaliya oo soo saartay warsaxa afadeed ayaa markii ugu horreysay ka hadashay wararka sheegaya in hoggaam iyihii golaha koonfurta yem en (stc) caydaruus al-zubaydi oo u baxsaday dalka imaaraadka car abta uu shalay ka dhoofay garoonka aad an cadde, isaga oo ‘isku maray muqd isho iyo berbera’.

Bayaan kasoo baxay hay’adda oo ku qornaa luqadda english-ka ayaa wax aa lagu sheegay in dowladda sooma aliya ay baareyso wararka la xiriira in cayda ruus al-zubaydi uu ka safray soom aaliya, uuna u baxsday imaara adka cara bta.

Sidoo kale dowladda federaalka ayaa shaaca ka qaaday in ay qaadey so tilla abo kasta oo ay ku ilaalineyso midni mada iyo madaxbannaanida sooma aliya. Waxaa kale oo bayaanka lagu sheegay in soomaaliya aysan marnaba aq balayn isticmaalka hawadeeda, iyada oo aan loo haysan wax ogolaansho ah hadalkan ayaa kusoo aadaya, iyada oo goor sii horreysay oo shalayah uu isbaahaysiga uu hogg aam iyo sucuudiga ee dalka ye men bayaan uu soo saaray uga hadlay dhaq-dhaqaaqii ugu dambeeyay hoggaa miyihii golaha koonfurta yem en (stc) caydaruus al-zubaydi oo ay taageera yeen imaara adka cara bta, kaas oo arba cadii bax saday, xilli laga sug ayay inuu tago riya adh oo sacuud iga uu dhigay gogol ay ku wada-hadla yaan dhinacy ada koon furta yemen. Isbaheysiga ayaa bayaankiisa ku sheegay in caydaruus al-zubayd uu cad an uga soo baxay doon, isaga oo ku tegay magaalada berbera, halka as oo ay kusoo dhaweeyeen saraa kiil imaar aati ah, ayna kusii qaaday diy aarad gaar ah oo u duushay mag aalada muqdisho ee caasimada dalka soomaali ya. Waxa kale oo uu isbah eysigu qoraalkiisa ku caddeey ay in daqiiqado uu ku hakaday garoonka aadan cadde, kadibna safar kiisa uu ku gaaray

magaal ada abu dubai ee caasimada dalka isu tegga imaaraa dka carabta.

Dhacdadan ayaa xiisad hore leh sii gelinaysa dowladda soomaaliyeed oo horay ula safatay sucuudi carab iya, iya da oo taageertay hoggaaminti isa arri ma ha yemen, waxayna dhan ka kale ka soo horjeesatay dhaq-dhaq aaqa imaar aadka.

Ganacsade soomaaliyeed oo lagu dilay dalka koonfur afrika

Wararka ka imaanaya dalka koo nfur afrika ayaa sheegaya in hlkaas xalay lagu dilay muwaadin soomaa liyeed oo lagu magacaabi jiray kadiye maxamuud cabdi dhicisow. 

Allah u naxariiste marxuumka ayaa kooxo hubeysan oo u dhalatay dalk aas waxay ku dhex dileen dukaan ganacsi oo uu ku lahaa deegaanka delft ee ku yaala duleedka waqooyi ee magalada cape town ee gobolka western cape.

Burcada hubeysneyd ee fulisay dilka muwaadinkan soomaaliyeed oo u dhalatay dalkaas ayaa si deg deg ah uga baxsatay goobta ay ku dileen marxuu mka.

Ciidamo ka tirsan booliska dalka koonfur afrika oo gaaray dukaanka lagu dilay muwaadinka soomaaliyeed ayaa sameeyay baaritaan la xariiray dilka marxuumka, hayeshee lama soo warin wax natiijo ah oo kasoo baxay baaris tooda.

Dilkaan ayaa noqonaya kii ugu hore yay ee muwaadin soomaaliyeed sanad kan cusub ee 2026 loogu gey sto gudaha dalka koonfur afrika, wuxuuna sidoo kale qeyb ka noqona ya dilalka sida joogtada aheyd dalkaas loogu geysanaa yay muwaad iniinta soomaaliyeed ee halka as u shaqo tagay, iyadoo aysan jirin dowl adda wax ka qabaneysa dhibaatoo yinka soomaalidu ku wajahayaan dalka koonfur afrika.

Cusmaan dubbe oo dib ugu laabtay hargeysa.

Wasiir iyo xildhibaan hore, cusma an dube, oo kasoo jeeda deegaan ada ma amulka somaliland, ayaa shalaylagu soo dhoweeyay gegida diyaaradaha ee magaalada harg eysa.

Bishii hore, cusmaan dube wuxuu is ka casilay xilkii uu ka hayay baarlam aanka soomaaliya, kadib markii uu shaaciyay inuu ka tanaasulay arag tidii midnimada soomaaliya iyo taage eradii uu u hayay.

Isaga ayaa sidoo kale muujiyay in uu had da taageersan yahay gooni u goo sadka somaliland, taasoo qayb ka noqo tay sababta uu xilka uga tanaasulay.

Tagistiisa hargeysa ayaa waxaa ka qayb galay madaxda deegaanka iyo taa geera yaal, iyagoo muujinaya soo dhow eyn iyo taageero.

Talaabadan ayaa horseedi kara do od siyasadeed oo ku saabsan doorka siyaasiyiinta kasoo jeeda somaliland ee ka howlgala hay’adaha federaalka soo maaliya. Cusmaan dube ayaa tagistiisa harg ey sa muujinaysaa isbedel siyaasa deed iyo taageero uu u muujinayo maam ulka somaliland.

Arrintan ayaa sidoo kale kor u qaad aysa xiisaha siyaasadeed ee gobolka iyo xiriirka u dhexeeya somaliland iyo dowla dda federaalka soomaaliya.

Df oo qaaday tallaabo ka dhan ah imaaraadka carabta

Df soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inay soo saartay go’aan lagu mamnuu cayo diyaaradaha dowladda imaaraa tka carabta ee milatari iyo xamuul (ca rgo), kaddib warbixinno sirdoon oo sheegay in diyaarad milatari oo imaa raadku leey ahay ay si aan fasax lahayn u gashay ha wada soomaal iya. Xog aan helnay ayaa tilmaamaya in soomaaliya ay si rasmi ah go’aan kan ula wadaagtay imaaraadka, isla markaana lagu xannibayo dhaqdhaq aaqa diyaaradaha noocaas ah ee gud aha hawada iyo garoomada dalka.

Go’aanka la xaqiijiyay, sida wara rku sheegayaan, ma saameynayo diyaara daha rayidka ah ee caadiga u mara haw ada soomaaliya. Tallaabadan ayaa timid iyadoo soom aaliya khamiistii shaacisay inay furtay baaritaan rasmi ah oo ku saa bsan ee deymo la xiriira adeegsiga "aan oggo laansho lahayn” Ee hawada qar anka.

Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda (ica) ayaa bayaan ay soo saartay ku she egtay inay xaqiijinayso wararka ku sa absan duullimaad la sameeyay iyada oo aan la helin fasax sharci ah, arrin ay tilma antay inay khatar ku tahay madax-banna anida iyo nidaa mka sharciga dalka.

Baaritaankan ayaa daba socda eed eymo ka yimid isbahaysiga uu sa cuud igu hoggaamiyo ee yemen, kaas oo shee gay in imaaraadku ka qayb qaatay baxsa shada caydaruus al-zubaydi, hoggaamiy aha golaha ku-me el-gaarka koonfurta yemen (st c), xilli la filayay inuu tago wada-had allo ka qorshaysnaa sacuudi car abiya.

Isbahaysiga ayaa sheegay in al-zubaydi uu marka hore doon kaga baxay yemen kuna tegay somaliland, kaddibna uu raacay diyaarad la sheegay inay mar tay hawada soomaaliya, isla marka ana sii aadday muqdisho, ka hor inta aanay ugu dambayn u duulin saldhig milatari oo ku yaalla abu dhabi.

Soomaaliya bayaanadeeda kuma ma gacaabin al-zubaydi, balse waqt iga iyo faahfaahinta la shaaciyay ay aa la jaanq aadaysa sheegashada isbahay siga. Dhacdadan ayaa sidoo kale sii iftiimisay khilaaf sii fidaya oo ka dhex aloosan xulaf ada khaliijka ee ku lugta leh dagaalka ka dhanka ah xuutiyiin ta. Sacuudiga ayaa taageera midni mada yemen ee hoos timaadda gola ha hoggaanka madaxwe ynaha (pl c), halka imaaraadkuna uu taage ero aragtida stc ee ku wajahan in koonf urta yemen yeelato maamul gooni ah.

Xiisaddu waxay sare u kacday todd obaadkan kaddib markii dowlad da ay sacuudigu taageerto ay al-zubaydi ku eedeysay "khiyaano

qaran” Iyo da cwado kale, taas oo la xiriirtay maqn aanshihiisa wada-hadalladii riyadh.

Hay’adda socdaalka soomaaliya faa hfaahin badan kama bixin eedeym aha si toos ah u tilmaamaya imaaraa dka, balse waxay adkaysay in sooma aliya aysan aqbali doonin howlgallo hal dhinac ah ama dhaqdhaqaaq lagu marsiinayo dhu lka iyo hawada soom aaliya, gaar ahaan haddii aan la helin fasax cad iyo hannaan sharci oo la raaco.

Hay’addu waxay xustay in ixtiraa mka madaxbannaanida iyo ku dhaq anka nida amyada sharciga "aan laga gorgortami karin,” Iyadoo intaas ku dartay in tallaabo kasta oo ka leexisa waddada wada-hada lka ee riyadh ay wiiqi karto dadaallada diblomaasiyad eed.

Dhinaca kale, soomaaliya weli si buu xda uma aysan qaadin tallaabooy in ball aaran oo la xiriira xiisadda ka dh alatay aqoonsiga israa’iil ee somalil and, oo eedeymo badan ku xiraya in imaaraadka carabta uu ka shaqee yey islamarkaana fududee yey.

Mamnu ucidda diyaaradaha milatari iyo cargo ee imaaraadka ayaa hadd ana loo fasiray inay muqdisho isku da yayso inay adkayso maamulkeeda hawada, isla markaana ay ka horta gto in dhulkeeda iyo hawadeeda loo adeegsado arrimo xasaasi ah oo aan fasax laga haysan.

Wararka la helay ayaa sidoo kale xusaya in xukuumadda madaxweyne xa san sheekh ay sannadihii 2022 iyo 2023 la gashay imaaraadka heshiisyo dhinaca amniga ah oo faahfaahint oodu aan si weyn u shaacsanayn, kuwaas oo la shee gay inay abu dha bi siiyeen dabacsan aan ku saabsan adeegsiga dhulka, cirka iyo hawada soomaaliya.

Marka la eego go’aanka hadda la qaaday, tallaabadan waxay u muuqa taa mid muujinaysa adkaynta siyaas adda muqdisho iyo fariin ku saabsan jihada uu u socdo xiriirka labada dal.

Ee wasiirka arrimaha dibadda iyo isk aa shiga caalamiga ee jamhuur iya dda federaalka soomaaliya, md.c/salaan ca bdi cali ayaa shalayoo jimca ah khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka singapore, dr.viv ian balakri shnan

Labada wasiir ayaa ka wada hadlay xo ojinta xiriirka iskaashiga laba geeso odka ah ee u dhexeeya soomaaliya iyo singa bore da iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay dardargalinta howlaha la xiriira xagga dibolomaasiy adda iyo guud aha an xiriirka caala mka.

Wasiirada arrimaha dibadda ee soo maaliya iyo singapore ,waxa ay si gaar ah uga wadahadleen dhowrista iyo ilaali nta madax-bannaanida iyo wadajirka dhu leed ee jfs, taas oo wa afaqsan sharc iga caalamiga ah iyo axdiga qaramada midoobay.

Duqa magaalada minneapolis ayaa dalbaday in ice laga saaro magaalada ka dib too gasho dhimasho leh

Duqa magaalada minneapolis jacob frey ayaa dalbanaya in hay’adda soc daalka iyo fulinta kastamka mareykan ka (ice) ay ka baxdo magaaladiisa ka dib toogasho dhimasho leh oo ay ku lug lahaayeen wakiillada ice.

Dhacdadu waxay dhacday usbuu i hore markii la sheegay in wakiilada ice ay toogteen oo ay dileen hooyo 37 jir ah xilli uu ku sugneed goob baa buurta lagu joojiyo oo ku taal xaafa dda phillips ee minneapolis.

Toogashadu waxay kicisay caro waxa yna dib u cusbooneysiisay baa qya da ku aaddan dib-u-habaynta boo liiska, iyo sidoo kale baaritaan dheer aad ah oo lagu sameeyay joogitaanka ice ee maga alada. War-saxaafadeed uu xafiiskiisa ka soo saaray, duqa magaalada frey wu xuu ku cambaareeyay toogashada "fal aan macno lahayn oo rabshado ah” Wuxu una ku baaqay in si degdeg ah ice looga saaro minneapolis. Wu xuu yiri, "ficillad ooda aan taxad darka lahayn iyo kuwa khatarta ah me el kuma lahan magaalade enna. Ka ma taagnaan doonno inta ice ay sii waddo inay waxyeelleyso xubnaha bu lshadayada.”

Dalabka duqa magaalada ayaa yimid iyadoo ay socdaan dood ballaa ran oo ku saabsan doorka ice iyo ha y’adaha fulinta socdaalka ee bulshoo yinka maxa lliga ah. Dadka dhaliila ayaa ku doodaya in xeeladaha garda rrada ah ee ice iyo la’aanta isla xisaa btanka ay horseedeen dhacdooyin badan oo rabshado iyo anshax-xumo ah, gaar ahaan dadka so ogalootiga ah iyo dadka laga tirada ba dan yahay.

Iyada oo ka jawaabaysa dalabka duqa magaalada frey, ice waxay difaa cday ficilladeeda, iyadoo sheegt ay in to og ashada ay ahayd mid sax ah oo lag ama maarmaan u ah ilaal inta badb aad ada wakiilladeeda. Hay’ addu waxay si doo kale ku nuuxnu uxsatay sida ay uga go’ an tahay ful inta sharciyada socda alka iyo hubinta amniga qaranka.

Si kastaba ha ahaatee, u doodaya a sha dib-u-habaynta booliiska iyo xuq uuqda soogalootiga ayaa ku baaqay kor meer iyo isla xisaabtan ballaaran oo ku saabsan ficillada ice, iyo sidoo kale dib-u-qiimeyn lagu sameeyo doo rka hay’ addu ku leedahay fulinta shar ciga maxa lliga ah. Waxay ku dooday aan in dhac dooyinka sida toogashada ee minneap olis ay muujinayaan baah ida loo qabo dib-u-habeyn iyo hufn aan kordhaysa oo ka jirta hay’adaha fulinta socdaalka.

Iyadoo doodda ku saabsan joogi ta anka ice ee minneapolis ay sii soc oto, dalabka duqa magaalada fre y ee ku aaddan ka bixitaanka ayaa hoo sta ka xariiqaya cadaadiska sii kor dhaya ee saaran hoggaamiyeyaa sha maxalliga ah si ay wax uga qabtaan arrinta fulinta socd aalka iyo saame ynta ay ku leeda hay bulshooyinka.

Waxaa weli la arki doonaa sida ice ay uga jawaabi doonto baaqii duqa mag aal ada ee ku saabsan ka bixitaa nka iyo talla abooyinka la qaadi doono si loo hub iyo badbaadada iyo fayooba anta dhamm aan dadka deg gan magaalada.

 

Wasiirka batroolka soomaal iya: Sanadkan waxaa bilaaban aya qodista ceelasha shida alka badda

Wasiirka batroolka iyo khayraadka macdanta ee soomaaliya, daahir shi re maxamed, ayaa sheegay in qodis ta shidaalka badda soomaaliya si rasmi ah loo bilaabi doono sanadka 2026, kaddib marka ay soo baxeen natiijooyin muujin aya in dalka uu lee yahay shidaal ganacsi ahaan faa’iido leh.

Wasiirka oo wareysi gaar ah siiyay bbc, ayaa xaqiijiyay in natiijooyinka sah ankii 3d seismic ee laga samee yay bad da soomaaliya lagu dhawaa qay maga alada istanbul dhammaad kii bishii dece mber ee sanadkii hore, isla markaana ay si cad u muujin ayaan jiritaanka shidaal ganacsi geli kara

Daahir shire wuxuu sheegay in dow la dda turkiga ay diyaarisay markab qod is casri ah oo jiilka toddobaad ah, kaas oo awood u leh inuu qodo ilaa 12,000 mitir, halka ceelka ugu horre eya ee la qorsheeyay uu noqon do ono mid u dhexeeya 7,500 ilaa 8,000 mitir. Mar kab kaas ayaa la filayaa inuu yimaado soom aaliya dhammaadka janaayo ama horr aanta febraayo 2026.

Wasiirka ayaa tilmaamay in saha nku uu ka socday saddex xirmo (blo cks) oo ku yaalla badda hindiya, gaar ahaan inta u dhexeysa galmudug, mareeg iyo bariga hobyo, isla marka ana xogta la hel ay ay muujisay in shid aalka ku jira uu yahay mid suurtagal ah in la suuq geeyo.

Isagoo ka hadlayay walaaca ku saa bsan in ceelka ugu horreeya laga yaa bo inuusan soo saarin shidaal ganacsi ah, wasiirku wuxuu sheegay in dowladda iyo saaxiibadeedu aysan gelin lahayn maal gelin dhan boqolaal milyan oo dool lar haddii aysan hubin natiijada.

Dhanka heshiiska turkiga iyo saami ga la hadal hayo ee boqolkiiba 95, wasiir ka ayaa caddeeyay in arrin taasi ay tahay cost recovery, taas oo micnaheedu yah ay in turkigu dib u helayo kharashkii uu geliyay, balse ay san ahayn in uu si joogto ah u qaad anayo intaasi faa’iidada shidaalka.

Wasiir daahir shire ayaa sidoo kale sheegay in shirkado maraykan iyo ingiriis ah loo qoondeeyay xirmooyin kale oo badeed, isla markaana la fila yo in mid ka mid ah shirkadahaas ay bilaabaan hawlo sahamin ah bilaha soo socda.

Ugu dambayn, wasiirku wuxuu xus ay in sanadka 2026 uu noqon do ono sa nad ay soomaalidu "indhaho oda ku arki doonaan” Horumar dhab ah oo dhinaca shidaalka ah, inkastoo uu carrabka ku adkeeyay in dakhliga buuxa ee shidaalka uu qaadan doono waqti, maaddaama uu u baahan yahay maalgelin, kaabayaal dhaqaale iyo qorshe suuq-geyn.

Waxaa baaqday booqasho la qorshe yay oo shalayay magaalada muqdi sho ku imaan lahaayeen waf

Di uu hog gaami nayo wasiirka arrimaha diba dda shiin aha, wang yi, iyadoo aan weli la sheegin sababta ka dambeysa baa qashadooda.

Laamaha amniga ayaa waddoo yinka waaweyn ee muqdisho u xiray bo oqashada wafdiga wasiirka arrim aha dibadda shiinaha, inkastoo saac ado ka dib ay dib u fureen, ka dib ma kii uu soo baxay warka sheegaya in wafdigaasi ay baaqdeen.

Masuuliyiinta df ayaa si weyn ugu diyaargaroobay soo dhaweynta wafd iga shiinaha, waana sababta waabe rigii ho re ee shalayloogu xiray wadd ooyinka magaalada.

Wasiir wang yi ayaa socdaal ku mar aya afar dal oo african ah, iyado ona somaliya ay qayb ka tahay booq ashada uu sanadka cusub ku bixina yo afartaasi dal.

Wasaaradda arrimaha dibadda shiin aha ayaa arbacadii sheegtay in wasiirku uu booqan doono dalalka itoobiya, som aliya, tanzania iyo les otho, inta u dhaxe yso 7-da illaa 12-ka bishan.

Ma cadda in wasiirka uu si toos ah u baajiyay safarkiisii somaliya iyo in uu ku iman doono, muddada ka har san maal maha la qorsheeyay ee safarkiisa afrika.

Haddii wang yi uu maalmaha ina soo aaddan uu yimaado somaliya ay aa wax ay noqoneysaa safarkii ugu horreyay ee uu wasiir arrimo dibade ed shiinuhu ku yimaado dalka, tan iyo sanadkii 1980-kii, waana xilli ay taa gan tahay xiisadda dib lomaasiy ade ed ee ka dhalatay aqoon siga ay israel u fidisay somaliland.

Shirkado kamid ah kuwa wax-soo-saarka beeraha oo la siiyay lacago maalgalin ah

Maamulka wasaaradda beeraha iyo waraabka xfs ayaa deeq lacage ed guddoonsiisay 10 shirkadood oo ku guuleystay hal abuurka iyo horu marinta wax soo saarka ee beeraha dalka. Xafladdii bixinta lacagahaasi oo ka dhaday xarunta wasaaradda waxaa ka qeybgalay xubno ka socday wasaaradda beeraha,iskaashatoyinka beera ha,ar dayda jaamacad da,maalgaliya ya al iyo marti sharaf kale.

Mashruucaan oo ay iska kaashadeen world bank iyo hey’ado kale oo maal galiyaal ah waxaa wajigii koowaad lagu bixiya lacago shan kun oo doolar ah,kuwaas oo la siiyay 10 shirkadood oo kuwa wax soo saarka ah.

Bixinta deeqdaasi lacageed ayaa aheyd mid lagu dhiirigalinayay shirk ad aha kaalinta hore ka galay hal-abu urka iyo horumarinta wax-soo-saarka beeraha ee dalka munaasabaddaasi waxaaa hadallo kooban ka jeediyay wasiiru dowlaha wa saaradda beeraha asad c/risaaq maxa med,agaasimaha guud maxa med xasan c/lle iyo qaar kamid ah xub no ka socday 10 shirkadood.

Dowladda india oo ka hortimid aqoonsiga israaiil ee somaliland

Dowladda india ayaa xaqiijisay sida ay uga go’an tahay dhowrista midnimada dhuleed ee soomaaliya, iyadoo iska fog eysay dhaq-dhaqaaqyada sii kordha ya ee gobolka ee lagu aqoonsanayo somali land. 

Intii lagu jiray war-saxaafadeed soo ba xay jimcihii shalay, afhayeenka wa saa radda arrimaha dibadda ee hindiya, ran dhir jaiswal, ayaa sheegay in new delhi ay ixtiraamayso madaxbannaanida iyo midnimada dhuleed ee soomaaliya.

"hindiya waxay soomaaliya la leedah ay xiriir soo jireen ah. Waxaan mar walba adkeyneynaa muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo madaxbannaanida iyo mid nimada dhuleed ee dalka,” Ayuu jaiswal u sheegay wariyeyaasha, isagoo ka jawaabayay su’aalo la xiriira maamul isk iis isu dhawaaqay. Hadalkaas ayaa imaa naya xilli ay cirka isku sii shareerayaan xiisadaha diblomaa siyadeed ee geeska afrika, kaddib go’a ankii israa’iil ay dabay aaqadii sannadkii hore ku aqoonsatay somaliland.

Soomaaliya, oo haatan haysa guddoom iyaha golaha ammaanka ee qaramada midoobay, ayaa ballanqaadday inay qa adi doonto dhammaan tallaabooyinka sharciyeed ee lagama maarmaanka ah si ay u difaacdo xuduudaheeda.

Hindiya waxay la safatay inta badan bee sha caalamka iyo mowqifka midowga afri ka ee ah in aan la taaban karin xuduud aha la dejiyay xilligii gumeysiga ka dib.

Eedeyntii mareykanka ee df oo been noqday kadib qoraallo ka soo baxay hay’adda wfp

Hay’adda cunnada adduunka (wfp) ayaa sheegtay inay dib u soo ceshatay 75 tan oo ah raashin nafaqo oo gaar ah, kadib markii mareykanku ku eedeeyay saraakiisha soomaaliya inay burburiyeen bakhaar ay wfp ku lahayd dekedda muqdisho oo marey kanku maalgeliyay, islamarkaana ay lawareegeen gargaar cun to.

Murankan ayaa sababay in washingt on ay hakiso kaalmooyinkii dheeriga ahaa ee waxtarka u lahaa dowladda soom aaliya, sida ay shaacisay.

Kaaliyaha xoghayaha arrimaha di badda ee mareykanka u qaabilsan kaal mada dibadda ayaa arbacadii ba rta x ku qoray in saraakiisha dowl ad da feder aalka soomaaliya ay burburi yeen bakh aarka, islamarka ana si sharci-darro ah u qaateen gar gaar loogu talagalay dadka soomaali yeed ee nugul.

Wuxuu sheegay in mareykanku uu joojin ayo taageerada soomaaliya, in kas too aan si degdeg ah loo caddayn qiima ha guud ee kaalmadaas la hakiyay.

Sarkaal mareykan ah ayaa sheegay in washington ay "ku faraxsan tahay inay maqasho wararka sheegaya in badeecad aha qaarkood la soo celiyay,” Balse wuxuu raaciyay in maamulku uu sii wado baaritaanka ku saabsan leexsashada iyo si xun u isticmaalka gargaarka ee soom aal iya. Sarkaalku wuxuu sheegay in mar eykanku uu ka dfs inay bixiso faahfa ahin dhameystiran oo ku saabsan dhacd ada.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee soomaaliya ayaa beenisay shee gash ada ah in gargaarkii mareykanku bixiyay la xaday, iyadoo sheegtay in badee cad uhu ay weli ku jiraan gacan ta iyo maam ulka wfp.

Wasaaraddu waxay xustay in ba khaarka—oo loo yaqaanno "bakhaa rka buluugga ah”—uu ku dhex yaallo aagga dekedda muqdisho, halkaas oo ay ka socdaan shaqooyin ballaarin iyo dib-u-habeyn ah, waxayna intaas ku dartay in hawlahaasi aysan saam eyn ku yeelan ilaalinta, maamulka, ama qeybinta garg aarka bani’aadann imo. Wfp ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqday culeyska hawlg alka iyo muh iimadda gargaarka.

Afhayeen u hadlay ayaa sheegay in bakhaarka la dumiyay ay ku jireen 75 tan oo cunto nafaqo oo gaar ah, taas oo loogu talagalay in lagu daweeyo haw eenka uurka leh iyo kuwa nuujinaya ee nafaqo-xumadu hayso, iyo carruurta yaryar.wuxuu xarunta ku tilmaamay mid muhiim u ah hawlgallada degdegga ah, xilli ku dhawaad rubuc ka mid ah dadw eynaha soomaaliya—oo gaar aya ilaa 4.4 milyan oo qof—ay wajaha yaan hee rar cunto yari oo xasaasi ah ama ka sii daran.

Qoraal kasoo baxay maamua dekedda muqdisho oo ay aragtay reuters, kuna taariikhaysan arbacada, ayaa muujinaya in wfp ay la wareegtay cunto laga soo raray bakhaarka buluugga ah oo loo wareejiyay goob kale. Qoraalka waxaa u muuqda inuu saxiixay sarkaal ka tirsan wfp soomaaliya, waxaana ku yaalla faallo gacanta lagu qoray oo leh: Wfp waxay xaqiijin doontaa qaadashada ka ma dambaysta ah kadib marka baarita annada shaybaarka ay xaqiijiyaan in cuntadu ay ku habboon tahay isticmaalka dadka.dukumentiyo ay aragtay reuters ayaa sidoo kale muujinaya in arrintan hore loo sii ogeysiiyay.

Warqad bishii november loo diray agaa simaha dalka ee wfp, ayay wasaar ad da dekedaha iyo gaadiidka badda ee soomaaliya ku sheegtay in wfp ay u baahan tahay inay banneyso bakhaarka buluugga ah ugu dambeyn 31-ka decem ber, si fursad loogu siiyo qorsha yaal lagu rarayo xafiisyada deke dda.

20 dowladood ka badan oo ka horyimid aqoonsiga somaliland, kuna baaqay

In ka badan labaatan dal iyo urur

Caalami ah ayaa si wadajir ah ugu baaqay in israa’iil ay si degdeg ah uga laabato tallaabada ay ku aqoonsatay somaliland.

Tallaabada israa’iil ayey dfs ku tilma antay mid si cad u jebinaysa midnimada, madax-bannaanida iyo xuduudaha dhuleed ee dalka.

Baaqan ayaa ku soo baxay bayaan ay wada saxiixeen wasiirrada arrima ha dibadda ee dalalka masar, aljeeri ya, ban gladesh, comoros, jabuuti, g am bia, indonesia, iiraan, urdun, kuwait, liibiya, maldives, nayjeeriya, cumaan, pakistan, falastiin, qatar, sacuudiga, soomaaliya, suudaan, turkiga, yemen, iyo ururka iskaas higa islaamka (oic).

Wasiirradu waxay bayaanka ku shee geen in "booqashadii mas’uul israa’iili ah” Uu ku tegay somaliland 6-dii janaayo 2026 ay ahayd mid sha rci-darro ah, taas oo aheyd wasiirka arrimaha dibadda, gideon sa’ar.

Waxay tallaabadan ku tilmaameen in tallaabadaasi ay si toos ah uga hor imanayso shuruucda caalamiga ah, mab aadi’da qaramada midoobay, isla marka ana khatar ku tahay amni ga iyo xasill oonida gobolka.

Sidoo kale, bayaanka ayaa si cad loogu muujiyay in aan la aqbali karin wax kasta oo taageeraya kala goynta ama dhiirrigelinaya ajandayaal gooni u goo sad ah, maadaama ay sii hurin kar aan xiisado siyaasadeed iyo amni-darro ka taagan geeska afrika.

Dalalka iyo ururka soo saaray bayaa nkan ayaa mar kale xaqiijiyay taageer adooda buuxda ee midnimada, ma dax-bannaanida iyo dhuleednimada jfs liya. Sidoo kale waxay muujiyeen diyaar gar ow ay ku garab istaagaya an soomaaliya dhanka tall aabooyin ka diblomaasiyade ed iyo kuwa sharci ee lagu difaacayo dan aha qaranka, isla markaana ugu baaq ay israa’iil inay ka noqoto aqoonsiga ay ku tilmaameen mid aan sharciyad lahayn.

Dowladda federaalka soomaaliya ayaa horay u shaacisay in aqoonsiga ay israa’iil siisay somaliland uu halis ku yahay midnimada dalka, amniga qaranka iyo xasilloonida gobolka.

Madaxweynaha jamhuuriyadda fe dera alka soomaaliya, xasan sheekh maxa muud ayaa sheegay in la qaadi doono tallaabooyin diblomaasiyade ed iyo sharci si looga hortago fara-gel inta shish eeye.

Wuxuu tilmaamay in dowladda fed eraalka soomaaliya oo kaashan eysa shacabkeeda iyo saaxiibadeeda caala mka ay qaadayso tallaabooyin diblo maa siyadeed iyo sharci oo looga hortagayo xad-gudub kasta oo ka dhan ah midnim ada, madax-bannaan ida iyo wadajirka dhuleed ee jamhuu riyadda soomaaliya.

"soomaaliya ma aha dal la qaybin karo, la qabsan karo ama la iibsan karo, waxba nagama faa’iideysaan keliya waxa siu kordhaya go’doonka aad caal amka kaga jirteen,” Ayuu yiri madaxw eyne xasan sheekh maxam uud.

Sidoo kale waxa uu xusay in aqoo nsi ku sheega israa’iil ee somaliland uu huwan yahay qorshe halis badan oo isra a’iil ku dooneyso dhul balla arsi, uuna hal is ku yahay amniga gob olka.

"ujeedada aqoonsi ku sheegaas waa danta israa’iil, oo raadineysa dhul ay isku ballaariso, oo ay si sharci darro ah ugu soo rarto shacabka reer falastiin ee dhul kooda ay boobtay, kana dhisto saldhigyo milatari, oo qalqal geliya amniga gobolka geeska afrika, gacanka cadmeed, bad da cas iyo guud ahaan bariga dhexe.”

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip