
HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER EE 11- JAN-2026
Maxaa looga hadlay kul ankii shalayee bf
Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka sooma aliya ayaa shalayxarunta villa har geysa ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 28-aad, waxaana shir gud doominayey gudd oomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka jamhu uriyadda federaal ka soomaaliya md. Sheekh aadan maxamed nuur (madoobe).
Ugu horreyn, habdhowraha golaha shacabka xildhibaan maxamed cab dullaahi xasan (nuux) ayaa kulanka golaha ka yeeriyey liiska magacyada xildhibaanada ka maqan kulanka gol aha gaar ahaan kuwa fasaxa rasmiga ah heysta iyo kuwa fasax la’aanta uga maqan.
Intaasi ka dib, guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka jamhu uriyadda federaalka soomaa liya md. Sheekh aadan maxamed nu ur (mado obe) ayaa shahaado sharaf guddoo nsiiyey xil dhibaan maxamed haaru un cabdull aahi oo ku mutey stay soo xaadiri taan ka kulamada golaha iyo shaqada uu ka qabtay guddiga uu ka tirsanya hay iyosidoo kale xildhibaan yuusuf xey le jimca ale oo ku mutey stay wax qab adkiisa ku aadan arrima ha bulshada.
Dhinaca kale, mudanayaasha go laha shacabka ayaa akhrinta labaad mars iiyey hindise sharciyeedka amn iga saybarka soomaaliya oo ay soo diya arisay wasaaradda isgaarsiinta iyo teknoolojiyada, waxaana warbixi nta akhrinta labaad ee hindise sharci yeedka golaha u faahfaahiyey xildhib aan maxamed ibraahim mucalimow oo ka mid ah guddiga warfaafinta, wacyigelinta, dhaq anka, dalxiiska, boostada iyo isgaars iinta ee golaha shacabka.xildhibaannada ayaa inta as kadib waxa ay iyaguna ka doo deen qodob ada hindise sharciyeed ka iyo muhiim ada uu dalka u leeya hay. Guddoomiye sheekh aadan m axam ed nuur (madoobe) oo kulanka soo xi ray ayaa faray guddiga ku shaqada leh hindise sharciyeedka amniga saybarka soomaaliya inuu ku soo daro dooda iyo aragtiyada xil dhibaan ada islamarkaana akhrinti isa sedaxa ad golaha dib ugu soo celiyo.
Fadhiyada baarlamaanka ayaa sida caadiga ah qabsooma maalma ha sabtida, isniinta iyo arbacada, wa xaana xilligan adag golaha laga suga yaa inay meel mariyaan shuruuc muh iim u ah dalka.
Si kastaba, soomaaliya ayaa haa tan ku jirat xilli xasaasi ah, waxaa naa taagan xiisad culus oo siyaasad eed iyo mid diblumaasiyadeed oo ka dha latay aqoonsiga ay israa’iil siisay maa mulka gooni u goosadka ah ee som aliland.
Turkiga oo shaaciyay musii bo wayn oo ku dhici karta somaliland
Wasiirka arrimaha dibadda turki ga hakan fidan oo la hadlayay wariy ey aasha ayaa mar kale ka hadlay arr imo xasaasi ah oo ku aadan soom aaliya, gaar ahaan aqoonsiga ay isra a’iil siisay somaliland. Hakan fid an ayaa nasiib daro weyn oo ku dhac day somaliland ku tilmaa may aqoon siga israa’iil, wuxuuna ku tilma amay arrin musiibo ah.
Waxaa kale oo uu intaasi ku dar ay in arrintan ay ceeb iyo fadeexo ku tahay bulshada muslimka ah, loo na baahan yahay is xakameyn dhab ah.
"waxaan u arkaa aqoonsiga israa’iill ee somaliland inuu yahay musiibo u gu weyn oo ku dhici karta somalil and. Maxaa noqon kara musiibo ka weyn tan oo ku timaada bulsho mus lim ah, ama hay’ad siyaasadeed oo muslim ah? Qofna ma aqoonsana, israa’iil ayaana ku aqoonsatay” Ayuu yiri wasiirka arrim aha dibadda ee dalka turkiga.
Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in mad axda somaliland ay u adeega aan ujeedo xun iyo danaha israa’iil ee gob olka geeska afrika, sida uu had alka u dhigay."ma aha sababta aad tahay, laakiin sababtoo ah waxaad u adee gaysaa ujeedo xun, siyaasado oda gobolka ah. Haddii ilaah kuu ogg olaaday arrint an, waa ceeb iyo ciqa ab weyn dhab ahaantii. Tani waxay ka dhigan tahay in qofku u baahan ya hay inuu is xak ameeyo.” Ayuu mar kale yiri hakan fidan.
Turkiga ayaa horay u caddeeyay mo wqifkiisa madax-banaanida soo mal iya, wuxuuna garab istaagay dowl ad da federaalka, sidoo kale wuxuu bila abay dadaallo heer caalami ah oo uu taageero ugu raadinayo soomaa liya, isaga oo dhawaan sacuudiga kala hadlay inay u midoobaan difaaca soomaaliya.
Dhaq-dhaqaaqan iblomaas iyade ed ayaa daba socda ku dhawaaqistii israa’iil ee 26-kii dis eembar, mark aas oo ay si rasmi ah u aqoonsatay somaliland inay tahay dowlad mad ax-bannaan—waana dal kii ugu horr eeyay ee sidaas samee ya tan iyo markii somaliland ay ku dhaw aaqday gooni-isu-taagga sannadkii 1991-kii kadib burburkii dowladdii dhexe ee soomaaliya.
Dhallinyaro loo qabtay xirfa do kor loogu qaadayo aqoont ooda
Guddoomiyaha hay’adda qaxoo tiga iyo barakacayaasha qaranka, md. Axmedxuseen cilmi,ayaa maan ta kormeer shaqo ku tagay xaru nta tababarka farsamada ee hano aca demy, halkaas oo taba barro xirfad eed loogu qabtay dhalliny aro dalka dib loogu soo celiyay oo isu gu jira rag iyo dumar, si loogu taage ero horum arinta naftooda.guddoomiyaha ayaa indha
-indheeyay tayada tababarrada, wuxu una la kulmay maamulka, maca llimiin ta iyo ardayda, isagoo dhallinya rada ku dhiirrigeliyay in ay ka faa’iidey sta an fursadaha xirfadeed ee ay hay’ad du u fududeysay, isagoo carr abka ku adkeeyay in tababarrada noo can ah ay laf-dhabar u yihiin shaqo-abuurka, isku-filnaanshaha iyo dib-u-dhexgal ka bulshada. Kormeerkan ayaa qeyb ka ah dada allada hay’adda qaxooti ga iyo barak acayaasha qaranka ee lagu taag eerayo dib-u-soo laabt aya asha, horu marinta xirfadaha iyo nolol waarta oo ay helaan muwaadi niinta dalka dib ugu soo laabanaya.
Imaaraadka oo bilaab ay in agabka ciidan uu kala baxo soomaaliya
Dowladda isu tegga imaaraadka car abta ayaa lagu soo warramayaa in haat an ay bilowday inay daad gu reyso agab ka ciidan iyo shaqaala ha ka jooga gud aha soomaaliya, ka dib markii dowladda federaalka ay todob aadkii hore soo saartaygo’aan culus oo lagu mamnuucay diyaarada ha mil atariiyo kuwa xamuul (cargo) ee ka imaanaya waddankaasi
Arrintan ayaa daba socotawarbixinno sirdoon oo sheegay in diyaarad mila tari oo dubai leedahay ay si aan fasax lahayn usoo gashay hawada soomaa liya, taas ‘oo wadday hoggaa miyaha golaha ku-meel-gaarka koon furta yemen (stc), caydaruus al-zubaydi’ oo baxsaday xilli la filayay inuu tago wada-hadallo ka qorshaysn aa sacu udi carabiya.
Wararka ayaa sheegayain soom aal iya ay si rasmi ah go’aankeeda ula wada agtay imaaraadka carabta, isla mar kaa na uu hadda bilaabay inuu labaxo agab kiisa iyo shaqaalihii ka joo gay gudaha dalka.
Sida ay ogaatay caasimada onli ne, dowladda imaaraadka carabta ay aa si rasmi ah u gada gashay inay ful iso amar ka kasoo baxay dowladda federa alka, iyadoo ilaa iyo hadda ay dhowr duu lima ad ka baxeen muqdi sho iyo boos aaso.
Ilo wareedyo xilkas ah ayaa sidoo ka le innoo xaqiijiyay in ilaa 4 diyaa rad ood oo agab iyo rakaab qaadayo ay ka baxa yaan muqdisho, halka 6 ka le na loo fasa xay in ay boosaaso ka da ad gureeyaan wixii agab ciidan oo ka yaalla halkaasi.
Xiriirka muqdisho iyo dubai ayaa hadda ku jira maalmihii ugu adkaa, iyada oo soomaaliya ay si toos ah ula safatay boqortooyada sacuudi cara biya oo ay ku taageertay hoggaa min ta arrimaha gudaha ee dalka yemen.
Sacuudiga ayaa si weyn u taageera midnimada yemen ee hoos timaadda golaha hoggaanka madaxweynaha (pl c), halka imaaraadkuna uu taage ero aragtida stc ee ku wajahan in koonfurta yemen yeelato maamul gooni ah.
Si kastaba, xiisaddu waxay sare u kacday toddobaadkan kaddib markii dowladda ay sacuudigu taageerto ay al-zubaydi ku eedeysay "khiyaano qa ran” Iyo dacwado kale, taas oo la xiriir tay maqnaanshihiisa wada-hadal ladii riyadh.
Soomaaliya oo hub casri ah ka heshay turkiga, masar iyo serbia
Dowladda soomaaliya ayaa heshay taageero milatari oo culus kaddib markii turkiga, masar iyo serbia ay dalka u direen hub iyo qalab ciidan oo casri ah, taas oo si weyn u kordhisay awoodda hawlgal iyo niyadda ciida nka xoogga dalka soomaaliye ed, xilli ay jiraan cula ysyo diblomaasi ya deed iyo mid amni oo xooggan.
Saraakiil sare oo ka tirsan militar iga soomaaliya ayaa u xaqiijiyay wak aala dda difaaca turkiga in ankara si rasmi ah u gaarsiisay somaaliya hub askari, ga adiid gaashaaman, ras aas, nida amyada isgaarsiinta iyo hagista hawlgallada (command & control), iyo qalabka aragga habee nkii (nightvis ion).
Warbixinta ayaa tilmaamtay in taageeradan ay ku soo beegantay xilli la hawlgelinayo cutubyada gorgor (kartal), kuwaas oo si gaar ah loogu ta babaray saldhigga türksom ee turkigu ku leeyahay muqdisho.
Tani, sida ay wakaaladdu sheeg tay, waxay muujinaysaa in turkigu uusan ku ekeyn tababar oo kaliya, bal se uu si toos ah u dhaqaajiyay awood militari oo haw lgal iyo dagaal leh guda ha soomaaliya.
Dhanka kale, saraakiisha soom aaliya ayaa sidoo kale xaqiijiyay in masar iyo serbia ay bixiyeen taage ero hub iyo qalab ciidan, inkastoo aan la shaacin nooca iyo tirada hubka ay keeneen. Taag eeradan hubka ah ayaa ku soo aadaysa xilli soomaaliya ay helay so taageero diblomaasiyade ed oo balla aran oo ku saabsan ilaalin ta mi dnimada iyo dhulk eeda.
Boqortooyada sacuudiga iyo dalal car beed, islaami ah iyo afrikaan ah ayaa si wadajir ah u soo saaray baya an ay ku cambaareynayaan ooqash adii dhowaan uu mas’uul israa’iili ah ku tagay somaliland
Soomaaliya oo dhambaal taageero ah u dirtay do wladda qatar
Jamhuuriyadda federaalka soom aaliya waxay muujinaysaa walaac qo ta da dheer oo ku aaddan khasaar ihii soo gaaray safaaradda dawladda wa laalaha nahay ee dalka qatar taas oo ku taala caasimadda jamhuuriya dda ukraine, kyiv,taas oo loo geystay duqayn.
Jamhuuriyadda federaalka soo maaliya waxay mar kale adkaynay saa mabda’a aasaasiga ah ee shar ciga caalamiga ah ee ah in goobaha diblomaa siyadeed yihiin kuwo aan la taaban karin, iyadoo xoogga saaray sa waajibka saaran dhammaan dhin acyada in ay ilaaliyaan dhismayaasha diblomaas iyad eed iyo shaqaalaho oda, si waafaq san heshii ska vienna ee xiriirka diblo ma asiy adeed.
Soomaaliya waxay muujinaysaa garab staaggeeda buuxa ee dawlad da qatar iyo shacabka walaalaha ah ee qatar, waxayna ku baaqaysaa in si buuxda loo dhowro shuruucda iyo xeerarka caalam iga ah, lana xaqiijiyo badbaadada dha mmaan hay’adaha diblomaasiyad eed .jfs waxay ku cel inaysaa mowqi fkeeda ku aaddan taa geeridda nabad da, xas illoonida, iyo dhowrista sharc iga caala miga ah.
Wararki ugu dambeeyay daga alka suuriya.
Ciidamada dowladda suuriya ayaa sheegtay inay dib u bilaabeen howlgallo militari si ay gacanta ugu soo dhigaan xaafad kurdi ah oo ku taalla magaalada waqooyi ee aleppo
Aagga (sheekh maqsoud iyo ashrafi yah) waxaa hadda gacanta ku haya ciid amada kurduudda, kuwaas oo iska caab inaya isku dayga madaxwe ynaha ahm ed al-sharaa ee ah in dagaa lyahann adooda lagu soo daro maamul dhexe.
Loollanka awoodda ayaa sababay afar maalmood oo isku dhacyo ah oo ka dha cay aleppo, iyadoo la maqlayo rasa as iyo warar sheegaya in rasaas culus iyo gantaallo la adeegsaday.ugu yaraan lab aatan iyo hal qof oo rayid ayaa la di lay, kumanaan kalena wa xay ka qax
Een magaalada.
Taliyaha guutada lixaad ee qaybta 60-aad oo tababbar
Taliyaha guutada 6-aad ee qay bta 60-aad ee ciidanka dhulka xds, g/le dhexe liibaan yuusuf gare, ay aa tababar u soo xiray cutubyo ka tirs an ciidanka guutada lixaad, kuwaas oo muddo tababar uga socday talis ka guutada 6-aad duleedka
Degmada baraawe gobola shabeell aha hoo se ciidankan ayaa noqon aya qeyb ka mid ah geesiyaasha dag aalka kula jira kooxda khawaarijta ah oo muddo dheer dhibaateynayey sh acabka. Tal iyaha ayaa kula dardaar may in wixii la baray lagu muujiyo fa gaarayaasha dagaalka. Tababark an ayaa qeyb ka ah dad aallada lagu xoo jinayo tayada ciidam ada si ay si huf an u gutaan waajibaa dka qaran ee Ka saaran difaaca dal ka
Guddoomiyaha maamulka gobolka banaadir ahna duqa magaalada muq disho, mudane dr. Xasan maxam ed xuseen (muungaab), ayaa shalaysi rasmi ah xarigga uga jaray baakin casri ah, oo laga hirgeliyay xayndaab ka garoonka diyaaradaha aadan cabdulle ee magaalada muqdisho.
Baakinkan cusub oo loogu talagalay gaadiidka isticmaalaya garoonka, ayaa waxa uu leeyahay goob dukaam aysi ah oo lagu magacaabay darm ad business park, oo ah suuq gan acsi casri ah, kana kooban adeegyo dhammaystiran, oo ay ku jiraan bangiyo, xarumo ganacsi iyo adeegyo kale oo muhiim u ah rakaa bka iyo bulshada caasimadda.
Guddoomiye dr. Muungaab ayaa sheeg ay in hirgelinta baakinkan ay tahay tallaa bo istiraatiiji ah oo si weyn hoos ugu dhigaysa saxmadda gaad iidka ee ka jirt ay gudaha iyo nawaa xiga garoonka, isla markaana kor u qaadaysa nidaamka, am niga iyo bilic da caasimadda. Waxa uu xusay in laga billaabo shalaysi rasmi ah loo mamnuucay in gawaarida lagu dhex baakimo gudaha garoonka, iyadoo keliya baakinkan cusub loo oggol yahay in loo adeegsado baahida gaa diid dhigashada.
Sidoo kale, guddoomiyuhu waxa uu bo gaadiyey doorka ay ka qaateen ganacsa tada iyo maalgashadayaa sha hirg elinta mashruucan, isagoo adkeeyey in maam ulka gobolka banaadir uu sii xoojinayo iskaashiga u dhexeeya dowladda iyo gan acsiga gaarka loo leeya hay, si loo dard argeliyo horumarka caas imadda muqd isho.
Munaasabadda xarig-ka-jarka waxaa ka qaybgalay wasiirro, xildhibaanno, maa reeyeyaal, ganacsato iyo masuu liyiin kale oo ka socday hay’adaha dowladda, kuwaas oo dhammaant ood ku tilmaamay baakinkan mid wax weyn ka tari doona hagaajinta adeeg yada garoonka iyo fududeynta isu-socodka gaadiidka.
Ugu dambeyn, guddoomiyaha maa mul ka gobolka banaadir ahna duqa muqdi sho dr. Xasan maxamed xuse en (muun gaab) ayaa mar kale cadd eeyey sida ay uga go’an tahay horum arinta kaa beya asha dhaqaala ha, casriyeynta adeegya da dadweyn aha iyo yareynta saxmadda caasimad da, si muqdisho ay u noqoto magaalo nidaamsan oo la jaanqaad da horum arka casriga ah ee ay u qalanto.
Shir muhiimad wayn u leh so malia oo ka furmay sacu udiga
waxaa shalaysi rasmi ah maga ala da jeddaha ee dalka boqort ooy ada sac uudi carabiya ka furmay shir deg-deg ah oo muhiim u ah soom aali ya, kaas oo ay yeelan ayaan wasiirad da arrimaha diba dda ee ururka iska ashiga islaamka ee magaciisa loo soo gaabiyo (oic).
Shirka ayaa ku furmay heer wakiil ada dalalka islaamka ee oic, kaas oo hor dhac u ah kulanka guud ee golaha wasii rrada ee ururka, waxayna xubn ha shalayisugu tegay jeddah diyaar inay aan kalfadhi aan caadiga ahayn oo lo oga hadlayo aqoonsiga ay dhaw aan israa’iil siisay maamulka somal iland.
Sidoo kale waxaa shirka lagu soo qaadi doonaa xaaladda guud ee siya asadda soomaaliya, maadaama dal ka ay ka jirto xaalado is-biirsaday sida tan siyaasadda ee ka dhalatay doora shada, arrimaha diblumaasiyadda iyo abaaraha.
Soomaliya waxaa shirkan ku met ali doono wasiirka arrimaha dibadda cabdi salaan cali dhaay oo maalmah aan kula mo iyo dhaq-dhaqaaq diblu maasiy ade ed ka waday magaalada riyadh ee caasi mada sacuudiga.
Cabdisalaan ayaa madasha ka jeed in doono khudbad xasaasi ah oo ku cad deyn doonomowqifka soom aal iya, khat araha wadajira ay dala lka is laa mku wajahayaan iyo mahad celin ta dowl adda federaalka soom aali ya.
Dhankooda wasiirrada ururka oic ayaa la filayaa inay soo saaraan bayaan adag oo israa’iil looga dalba nayo inay si deg-deg ah uga laabato aqoonsiga som aliland, si loo dhowro shuruucda caala miga ah eeyaalla qm iyo midowga afrika.
Soomaaliya ayaa garab weyn ka heshay dalalka islaamka, waxaana si hagar la’aan usoo dhinac istaagay dalal waa wayn oo ay ugu horreeyaan sacuu diga iyo turkiga oo dhawaan uun ku hes hiiyay difaaca qarannim ada soomaaliya.
Si kastaba,dhaq-dhaqaaqan diblom aasiyadeed ayaa daba socda ku dha waaqistii israa’iil ee 26-kii diseembar, markaas oo ay si rasmi ah u aqoo nsatay somaliland inay tahay dowlad madax-bannaan—waana dalkii ugu horreeyay ee sidaas sameeya tan iyo markii somaliland ay ku dhawaaqday gooni-isu-taagga sannadkii 1991-kii kadib burburkii dowladdii dhexe ee soomaaliya.
Dhallinyaro loo qabtay xirfado kor loogu qaadayo aqoontooda
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Mudane Axmed Xuseen Cilmi, ayaa shalay kormeer shaqo ku tagay xarunta tababarka Farsamada ee Hano Academy, halkaas oo tababarro xirfadeed loogu qabtay dhallinyaro dalka dib loogu soo celiyay oo isugu jira rag iyo dumar, si loogu taageero horumarinta naftooda.
Guddoomiyaha ayaa indha-indheeyay tayada tababarrada, wuxuuna la kulmay maamulka, macallimiinta iyo ardayda, isagoo dhallinyarada ku dhiirrigeliyay in ay ka faa’iideystaan fursadaha xirfadeed ee ay Hay’addu u fududeysay, isagoo carrabka ku adkeeyay in tababarrada noocan ah ay laf-dhabar u yihiin shaqo-abuurka, isku-filnaanshaha iyo dib-u-dhexgalka bulshada.
Kormeerkan ayaa qeyb ka ah dadaallada Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ee lagu taageerayo dib-u-soo laabtayaasha, horumarinta xirfadaha iyo nolol waarta oo ay helaan muwaadiniinta dalka dib ugu soo laabanaya.
Shiinaha oo si kulul ugu jawaa bay somaliland
Dowladda shiinaha jawaab culus siisay maamulka somali-land, kadib markii wasi irka madaxtooyada maa mulkaasi kha dar xuseen cabdi uu shaaciyay in wafd igii shiinaha ee ku socday muqdisho ay shalay u baaq deen sababo amni darto od, isaga oo faafiyay warqad been abuur ah
Qoraal kasoo baxay safaaradda shi ina ha ku leeyahay muqdisho ayaa la gu be eniyay warka ay faafisay somal iland, waxaana lagu caddeeyay in safarka was iirka arrimaha dibadd shii naha dib loo dhigay kadib wada-hadal dhe x-maray labada dowlad ood.
Sidoo kale shiinaya ayaa mar kale ku celiyay mowqofkiisa, wuxuuna si buu xda u taageeray madaxbanaan ida soomaa liya, isaga oo carrabka ku dhuftay in som aliland ay tahay gobol kamid ah soom aaliya. "somaliland waa gobol kamid ah soo maaliya, wax kasta haddii aad sa mey saan waxba kama badali kartaan xaqiiq da” Ayaa lagu yiri bayaanka.
Si kastaba, ha’ahaatee, dib u dhigg ani wuxuu hakiyay booqasho la filay ay inay noqoto tii ugu horreysay ee wasiir arrimo dibadeed oo shiin aha ah ku yima ado soomaaliya tan iyo 1980-meeyadii.
Waxaa kale oo la filayayin booqasha da dib u dhacday ay muqdisho siiso dhiirrig elin diblomaasiyadeed, kaddib markii israel ay noqotay waddankii u gu horreey ay ee si rasmi ah u aqo onsada somalila nd — gobolka waqo oyiga soom aaliya ee ku dhawaaqay gooni-isu-taag 1991 — inay tahay dowlad madax-bannaan.
Booqashada soomaaliya sidoo kale waxay ku jirtay qorshaha safar soco naya 7 ilaa 12-ka janaayo, oo wang yi ku mar ayay itoobiya, soomaaliya, tansaani ya iyo lesotho. Beijing ayaa sheegtay in afri ka ay ahayd halkii ugu horreysay ee wasi irka arrimaha dibad da shiinaha uu u saf ro sannad kasta, muddo 36 sano oo xiriir ah.
Jadwalkan waxaa diiradda lagu saar ayaa helitaanka marinno gana csi oo istara atiiji ah bariga iyo koon furta afrika, iyadoo beijing ay doona yso inay adkeyso marinno badeed oo mu hiim ah iyo silsiladaha sahayda kheyr aadka.
Cabdisalaan;”Ma jiro calaa qaad diblumaasi oo lala yee lan karo qeyb ka mid ah soo maaliya”
Wasiirka arrimaha dibada iyo iska ashiga caalamiga ah ee soom aaliya mudane cabdisalaan cabdi cali oo khudbad ka jeediyay shirka wasiirr ada arrimaha dibada ee iska ashiga islaamka ayaa sheegay in so omaal iyay faacaney somidnima deeda iyo wadajirkeeda dhuleed, iya doo u maraysa dhanka diblomaa siy adda iyo siyaasadaha ku dhisan cilaa qaad ka laba geesoodka ah.
"ma jirto wax cilaaqaad ah oo dibl omaasiyadeed oo lala yeelan karo qayb ka tirsan soomaaliya, waana waajib in la ilaaliyo midnimada qaran ee soomaaliya” Sidaasi waxaa yiri wasiirka arrimaha dibada ee sooma aliya.
Wasiir cabdisalaan ayaa intaasi ku daray hadalkiisa, in aqoonsi kasta oo aanan sharci ku dhisnayn oo hal dhinac ah uu yahay mid waxba kama yiraan ah.
Xuseen ibraahim daaha xoghaayaha guud ee ururka iskaashiga islaamka oo kulankan ka hadlay ayaa sheegay in ururku uu cambaarayno aqoonsiga xadgudubka ah ee israall ku aqoonsatay qayb ka mid ah soomaaliy
Turkiga oo shaaciyay musii bo wayn oo ku dhici karta somaliland
Wasiirka arrimaha dibadda turkiga hakan fidan oo la hadlayay wariyeyaa sha ayaa mar kale ka hadlay arrimo xasa asi ah oo ku aadan soomaaliya, gaar ah aan aqoonsiga ay israa’iil siisay somalil and. Hakan fidan ayaa nasiib daro weyn oo ku dhacday somaliland ku tilmaamay aqoonsiga israa’iil, wuxuuna ku tilmaam ay arrin musiibo ah
Waxaa kale oo uu intaasi ku daray in arrintan ay ceeb iyo fadeexo ku tahay bulshada muslimka ah, loona baahan yahay is xakameyn dhab ah.
"waxaan u arkaa aqoonsiga israa’iill ee somaliland inuu yahay musiibo ugu weyn oo ku dhici karta somali land. Maxaa noqon kara musiibo ka weyn tan oo ku timaada bulsho musl im ah, ama hay’ad siyaasadeed oo muslim ah? Qofna ma aqoonsana, israa’iil ayaana ku aqo onsatay” Ayuu yiri wasiirka arrimaha diba dda ee dal ka turkiga.
Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in madaxda somaliland ay u adeegaaan ujeedo xun iyo danaha israa’iil ee gob olka geeska afrika, sida uu hadalka u dhigay. "ma aha sababta aad tahay, laakiin sababtoo ah waxaad u adee gaysaa ujeedo xun, siyaasadooda gob olka ah. Haddii ilaah kuu oggo laa day arrintan, waa ceeb iyo ciqaab weyn dhab ahaantii. Tani waxay ka dhigan tahay in qofku u baahan yahay inuu is xakameeyo.” Ayuu mar kale yiri hakan fidan.
Turkiga ayaa horay u caddeeyay mowqifkiisa madax-banaanida soo maliya, wuxuuna garab istaagay dowl adda federaalka, sidoo kale wuxuu bilaabay dadaallo heer caalami ah oo uu taageero ugu raadinayo soomaal iya, isaga oo dhawaan sacuudiga ka la hadlay inay u midoobaan difaaca soomaaliya.
Dhaq-dhaqaaqan diblomaasiyadeed ayaa daba socda ku dhawaaqistii israa’iil ee 26-kii dis eembar, markaas oo ay si rasmi ah u aqoonsatay somaliland inay tahay dowlad madax-bannaan—waana dal kii ugu horreeyay ee sidaas sameeya tan iyo markii somaliland ay ku dhaw aaqday gooni-isu-taagga sannadkii 1991-kii kadib burburkii dowladdii dhexe ee soomaaliya
Duuliyihi meydka maxamed si yaad barre sida qarsoo di ga ku keenay somalia oo hadlay
31 sano ka hor, shalayoo kale, xuseen maxamed canshuur iyo max amed aadan (maxamed dheere), oo ah laba duuliye oo kenyan ah, ayaa xafiiskooda oo ku yaallay garoonka diyaaradaha wilson ee u dhow caas imadda nairobi ku helay hawl aan la filayn. Hawshaasi waxay aha yd mid xasaasi ah, halis weynna ku lama anayd
. Xuseen iyo maxamed oo ku guda jira y shaqadooda maalinlaha ah ayaa wa xaa u yimid diblomaasi u dhashay nayjee riya. Diblomaasigaas ayaa ka codsaday in ay diyaarad ku soo qa adaan maydka hoggaamiyihii hore ee soomaaliya, maxamed siyaad barre, si loo geeyo dalka hooyo ee soomaa liya, looguna aaso, kaddib markii uu ku geeriyooday lagos.
Siyaad barre waxa uu nayjeeriya ku joogay magangalyo siyaasadeed, waxaana uu geeriyooday isagoo 80 jir ah. Maxamed canshuur oo hore uga tirsanaa ciidamada cirka ee kenya, isaga iyo maxamed aadan waxay wa da lahaay een shirkadda duulimaad yada bluebird, oo ka mid ahayd shirk adaha duulimaadyada gaarka loo lee yahay ee ugu waaweyn kenya. Wax ay aasaaseen dhowr sano ka hor xill igaas. Isagoo markii ugu horreysay war baahinta uga hadlay hawlgal kan, can shuur waxa uu bbc-da u sheeg ay in diblomaasiga nayjeeriyaanka ahi si cad u sheegay waxa uu rabo. Waxa uu ka codsaday isaga iyo maxa med in ay ka kireeyaan diyaaraddooda, ay na si qarsoodi ah u qa adaan maydka marxuu mka oo laga soo qaadayo magaalada lag os ee nayjeeriya, lana geeyo maga alada garbahaarrey ee koonfurta sooma aliya, si halkaas loo gu aaso siyaad barre.
Canshuur waxa uu sheegay in codsig aasi aad loola yaabay. "isla ma rkiiba waan garannay in safarkani uu san aha yn duuli maad caadi ah,” Ayuu yiri.
Siyaad barre waxa uu dalka ka baxay 28-kii janaayo 1991, kaddib markii ay xukunka ka tuureen malee shiyaad hubaysan. Soo qaadista ma ydkiisa waxay ahayd arrin siya asiyan aad u mu ru gsan, oo ay ku lug lahaa yeen dalal bad an. Waxa kale oo ay xambaarsanayd halis ah in dhibaato diblomaasiyadeed ay ka dhalato.
Canshuur waxa uu sheegay in ay ka baqayeen ciqaab adag oo ay la kulmi karaan haddii ay hawshaas qaataan, maada ama diblomaasigu codsaday in duulimaadka loo fuliyo si aan caadi ahayn, si qarsoodi ah, isla markaana ka baxsan nida amyadii rasmiga ahaa."haddii ay ogaan lahaayeen mas’u uliyiinta kenya, dhibaatooyin waawe yn
Ayaa dhici lahaa,” Ayuu yiri cans huur. Isha: Bbc somali
Fahamka caalamka: Yahuudda, idf iyo mossad + loo llanka qarsoon ee turkiga
Aqoonsigii dhowaan israa’iil ay siisay maamulka somaliland ee waqooyiga soom aaliya, wuxuu gilgilay soomaaliya, dalalka gobolka, kuwa bariga dhexe iyo caalamka. Wuxuu sidoo kale bannaanka u soo saaray loollan xooggan oo ka dhex ooggan dalalka gobolka, gaar ahaan israa’iil iyo turkiga, taasoo qayb ka ah tallaabada ay qaaday tel aviv, xilli ay muqdisho aad ugu dhowdahay ankara.
Haddaba, maxaan ka ognahay loolla nka gobolka? Waa maxay doorka sac uudiga, imaaraadka, qatar, masar, turkiga iyo israa’iil?Maxaan sidoo kale ka ognahay israa’iil, aasaaskee da iyo sida uu u shaqeeyo sirdoonk ooda?
Arrimahaas iyo kuwo kale oo ba dan, wareysigan waxaa ku sharxaya aqoonya han mukhtaar xuseen maxa med (mukht aar qooransay), oo horey u soo noqday agaasimaha hay’adda nira, sidoo kale na ka soo shaqeey ay nisa iyo villa som alia. Hoos ka daawo wareysigan oo uu la yeeshay abdijaliil show.


0 


HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER EE 11- JAN-2026
.