HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER EE 19- JAN-2026

0
Monday January 19, 2026 - 08:19:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 122
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGESYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER EE 19- JAN-2026

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

M/w. Xasan sheekh oo wada hadal la furaya mucaaradka iyo maamul goboleedyada

Madaxweynaha soomaaliya xasan sheekh maxamuud ayaa la filayaa inuu ku dhawaaqo gogol wadahadal oo dowladda federaalka la galeyso siyaasiyiinta mucaaradka iyo maamul puntland iyo jubbaland.

Gogoshan ayaa imaaneysa kadib shirkii isbaheysiga mucaaradka ee golaha mustaqbalka bishii hore ee disembar ku yeesheen magaalada kismaayo.

Golaha ayaa madaxweyne xasan sheekh ugu qabtay inay 20-ka bishan janaayo isugu yeero saamile yda siyaasadeed ee dalka si looga heshiiyo doorasho xilligeeda ku dhacda ama in golaha mustaq balka guda geli doono sidii loo qaban lahaa doorasho.

Madaxweyne xasan sheekh ayaa soo dhoweeyay wadahadal uu la galo mucaaradka, wuxuuna kulan gaara la yeeshay madaxweynihii hore shariif sheekh axmed, isagoo ka codsaday inuu kala shaqeeyo qabanqaabada shirka.

Dhinaca kale madaxweyne xasan sheekh ayaa wadaa qorshe u gaara oo ku saabsan shirweynaha la filayo in uu ku dhawaaqo.

Sida xogta lagu helay ujeedooy inka ugu weyn ee baaqa madaxw eyne xasan sheekh xambaarsanaan doono ayaa kala ah:

– inuu ku dhawaaqo shir wadatashi oo gogoshiisa ka furan tahay caasimadda muqdisho..

– inay gogosha u furan tahay muca aradka iyo siyaasiyiinta taageers an iyo qeybaha bulshada..

– iyo in qodobadda laga wadaha dlayo ay ka mid noqdaan arrimaha masiiriga ah sida; midnim ada dalka iyo dagaalka alshabaab.

Qeybta ugu weyn mucaaradka ee golaha mustaqbalka oo ah puntland iyo jubbaland ayaa diidan inay muqdisho yimaadaan, inkastoo sac iid dani tanaasul ka muujiyay arrin tan, haddana axmed madoobe oo dowladda federaalka aysan aqoo nsaneyn ayaa caqabad ku noqonaya gogosha madaxweyne xasan sheekh.

Dhinaca kale xubno ka mida mucaaradka muqdisho ayaa diidan inay gogosha qeyb ka noqdaan siyaa siyiinta la heshiiyay ama taageera madaxweyne xasan sheekh, iyadoo hore loo soo tijaabiyay arrintan.

Golaha mucaaradka ee mustaqb alka waxay isku raacsan yihiin in aje ndaha wadahadalka lagu koobo khilaaf ka doorashada iyo arrimaha dastuurka, iyagoo ku adkeysanaya inaysan ogoleyn muddo kororsi.

Ugu danbeyntii waxaa muuqata in ku dhawaaqista madaxweyne xas an sheekh ee gogol wadatashi ay kaliya jawaab u noqon doonto dala bkii mucaaradka ee 20-ka bishan jan aayo, balse ay waqti qaadan doonto sidii looga heshiin lahaa ajendaya asha, goobta shirka lagu qabanayo iyo cidda ka qeyb galeysa.

Xamza oo kulan miro-dhal ah la yeeshay odayaashii tegay magaalada laascaanood

R’iisul wasaaraha soomaaliya oo weli ku sugan magaalada laasca anood ayaa weli kulamo ka wada magaalad aasi, isaga oo shalaykul an miro-dhal ah la yeeshay odayaa sha ku sugan halkaas oo ka mid ah aa wufuudda kala duwan ee booqa sho ku tegay caasim adda dowlad-goboleedka waqooyi bari soomaal iya, si ay uga qeyb-galaan mu naasab adda caleemo-saarka hoggaan ka cusub ee maamulkaasi.

Ugu horreyn xamza ayaa uga mah ad celiyey bahda dhaqanka, kaalinta muhi imka ah ee ay ka qaateen nabadeynta beelaha soomaaliyeed, gaar ahaan xallinta colaadaha ka jir ay deegaanno kala duwan/

Sidoo kale wuxuu xusay doorka shariifka ah ee ay ku leeyihiin adka ynta wada-noolaanshaha, midnima da iyo nabadda ummadda soomaaliy eed.

Ra’iisul wasaaraha ayaa sidoo kale adkeeyey in odayaasha dhaqa nka iyo wax-garadka soomaaliyeed ay ka saar an tahay masuuliyad diini ah iyo mid dastuuri ah oo ku saabsan ilaalinta naba dda, midnimada qaran ka iyo xal u heli dda khilaafaadka ka dhasha colaadaha ku saleysan qaba a’ilka, isaga oo bog aadiyey dadaalla da ay wadeen mudd adii u dambeys ay ee ku aaddan dhe xdhexaadinta, isu-soo dhowaanshaha bulshada iyo xoojinta wada-noolaan shaha.

Waxaa kale oo uu kula dardaarmay bahda dhaqanka in ay sii xoojiyaan doorkooda hoggaamineed, iyaga oo gac an ka geysanaya dhismaha, tay eynta iyo hirgelinta maamulka curdin ka ah ee waqooyi bari soomaaliya, si loo helo dowladnimo ku dhisan nabad, caddaa lad iyo wadajir.

Kulankan waxaa ka horreeyay mid kale oo uu xalay madaxweynuhu laasc aanood kula yeeshay qaar ka mid ah odayaasha, isimada iyo cuqa asha dhaqanka ee dowlad-goboleed ka punt land, isaga oo kala hadlay arr imo xasa asi ah oo ku aadan xaalad da guud ee dalka.

Madaxweyne xasan sheekh ay aa hoggaanka dhaqanka ku adkee yey in ay qaataan doorkooda muhiim ka ah ee ilaalinta gobanimada iyo midnimada dal ka, xoojinta nabadda, dowlad-dhiska iyo horumarka, isaga oo ku bogaadiyay doorkooda soo jir eenka ah ee isku haynta bulshada soomaaliyeed.

Si kastaba, booqashada mada xwe yna zha iyo ra’iisul wasaraha ee laas caanood ayaa astaan u ah adkeynta midnimada iyo dadaalka dowladda federaalka ee ku aaddan xoojinta wad ajirka dhul eed ee dalka iyo dadka soom aaliyeed.

Bannaabax lagu diidan tahay xadgudubka israa’iil oo ka dhacay m/muqdisho

Bannaabax looga soo horjeedo xadgud ubka maamulka israa’iil uu ku sameeyay madax bannaanida iyo wadajirka dhulka jamhuuriyadda federaalka soomaaliha ayaa hadda ka sdhacay degmada wadajir ee gobolka banaadir.

Dibadbaxa waxaa ka soo qeyb galay dadweyne ka kala yimid xaafadaha de gmada, mas’uuliyiinta maamulka iyo qeybaha kale ee bulshada, kuwaas oo ku dhawaaqaya erayo ka dhan ah gardarada israa’iil iyo aqoonsi beena adka uu siiyay maamulka soomaaliland.

Shacabka bannaanbaxaya ayaa wacad ku maray in ay diyaar u yihiin difaaca midnimada dalka kana hortegayaan duulaan kasta oo lagu soo qaado.

Dowladda soomaaliya ayaa fagaarayaa sha caalamka kaga guuleysatay in ay beeniso aqoonsi beenaadkaas, waxay heshay taageerada saaxiibada caalam ka oo dhammaan ka soo horjeestay duulaanka cadowga iyo xadgudubka intaba.

 

Df soomaaliya oo guul wan ka sheegatay dagaalkii shalay

Somalian soldiers drive on the back of a military vehicle in a street near a hotel in mogadishu on march 15, 2024. Sporadic explosions and gunfire rang out from a popular hotel in the somali capital early on march 15, 2024, many hours after al-shabaab fighters attacked the site near the presidential palace. The assault late on march 14, 2024 broke a relative lull in violence by the al-qaeda-linked jihadist group, demonstrating its continued ability to strike despite a major military offensive against the militants. (photo by hassan ali elmi / afp)

Warsheekh (caasimada online)– warsaxaafadeed kasoo baxay wasaar adda gaashaandhigga soomaaliya aya a waxaa lagu faah-faahiyay dagaal u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo al-shabaab oo shalayka dhacay deegaanka jabad godane oo hoostaga degma da warsheekh ee gobolka shabeell aha dhexe, kadib weerar xooggan oo ay ku qaaday kooxda.

Wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda soomaaliya ayaa sha aca ka qaaday in weerarkaasi laga hortegay, isla markaana la fashiliyay dhagartooda.

Sidoo kale, wuxuu bayaanka intaasi kusii daray in ciidamadu ay si buuxda u maamulayaan deegaanka uu ka dhacay dagaalka.

"ciidanka xoogga dalka soomaaliye ed ayaa fashiliyey weerar ay male eshiyada khawaarijta al-shabaab ku soo qaadeen deegaanka jabad god ane ee gobolka shabeellada dhexe. Ciidanka ayaa hadda si buuxda gacanta ugu haya deegaanka, ka dib markii cadowga loo geystay jab xooggan iyo khasaare bad an”. Ayaa lagu yiri warsaxaafade edka.

Howlgalka ayaa weli sii socda, iyada oo ciidamada ay beegsanayaan firxadka maleeshiyaadka al-shaba ab. "waxaa hadda socda hawlgal ballaaran oo isugu jira sifayn iyo sugid amni, kaas oo lagu ciribtirayo haraadiga maleeshiyaadka khawaar ijta ee ku dhuumaalaysanaya deega anka, si looga hortago isku day kasta oo ay dib isugu abaabulayaan ama ay ku carqaladaynayaan nabadda dadka deegaanka” Ayaa mar kale lagu yiri qoraalka.

Waxaa kale oo lagu yiri "ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed waxay mar kale adkaynayaan go’aankooda ah in ay sii wadaan hawlgallada ka dhanka ah khawaarijta, si loo sugo amniga loona difaaco shacabka soomaaliyeed”.

Dhanka kale, al-shabaab oo qo raal ku baahisay barahooda bulsh ada ayaa dhankeeda sheegtay in ay cagta mari say saldhigga ay weera rtay, isla marka ana khasaare culus ay gaarsiisay ciidan kii ku sugnaa halkaasi, sida ay hadalka u dhigtay.

Inta badan al-shabaab ayaa marar ka qaar weerar gaadmo ah oo xilli hore oo subaxnimada ku qaada sal dhigyada ciidamada dowladda, illaa haddana wax aa muuqata in aan wax laga baran weer arada isku xilliga dhaca ee kooxda ku bartilmaameed sato ciidanka dowla dda.

Weerarkan ayaa kusoo aadaya xilli muddooyinkii la soo dhaafay ay kooxda argagixisadu culeys soo saa rtay aagga degmada warsheekh, waxaana maalmo kahor ay sidaan oo kale u weerartay isla deegaanka jab ad godone oo ay gacan ta ku hayaan ciidamada milatariga

Soomaaliya iyo kuwa deegaanka.

Al-shabaab oo weerar qarax yo ku bilowday ku qaaday duleedka warsheekh

Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ay shalaydagaal-yahaanno ka tirsan al-shabaab ah ku qaadeen saldhig ku yaalla dulee dka degmada warsheekh ee gobol ka shabeellaha dhexe, kaas oo qa raxyo ku bilowday. 

Saldhigan oo ay daganaayeen ciid am ada dowladda ayaa waxaa aroor nimadii hore ee shalayweerarka ku eekeysay kooxda al-shabaab, kadib na waxaa xigay dagaal toos ah oo ilaa iyo hadda ka socda halkaasi, ka asi oo labada dhinac ay isku adeegs a nayaan hubka noocyadiisa kala du wan.

Dagaalka oo ah mid xooggan ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhashay khasaare isugu jira dhim asho iyo dhaa wac, wallow aan illaa hadda si rasmi ah loo xaqiijin karin.

Al-shabaab oo qoraal ku baahisay barahooda bulshada ayaa sheegtay inay la wareegtay saldhigga ay wee rart ay, isla markaana khasaare culus ay gaa rsiisay ciidankii ku sugnaa halkaasi, sida ay hadalka u dhigtay.

Dhankooda saraakiil u hadashay do wladda soomaaliya ayaa sheeg tay inay iska difaaceen weerarka uga yimid kha waarijta, waxayna intaasi ku dareen in dagaalka ay ku dileen maleeshiyaad badan.

Ma jiraan ilo madax banaan oo xaq iijin kara sheegashada labada dhi nac, waxaana weli xaaladda duleed ka mag aalada warsheekh ay tahay mid aad u kacsan, waxaana ka soc da dagaalka, iyadoo gurmadyo ay he layaan labada dhinac.

Inta badan al-shabaab ayaa mar arka qaar weerar gaadmo ah oo xilli hore oo subaxnimada ku qaada sald higyada ciidamada dowladda, illaa haddana wax aa muuqata in aan wax laga baran wee rarada isku xilliga dhaca ee kooxda ku bartilmaamee dsato ciidanka dowladda.

Weerarkan ayaa kusoo aadaya xilli muddooyinkii uu dambeeyay ay argagixisadu culeys soo saartay aagga degmada warsheekh, waxaa na maalmo kahor ay sidaan oo kale u weerartay deegaanka jabad godo ne oo ay gacanta ku hayaan ciidama da milatariga soomaaliya.

Guddoomiye abshirow oo ka qeyb galay kulan aqoon-iswe ydaarsi ah

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha shacabka baarlamaanka jamh uuriyadda federaalka soomaal iya mu dane cabdullaahi cumar ab shirow, ay aa ka qeyb galay kulan khibrad-isweyda arsi ah oo ay ka q eybgaleen xildhibaa nno ka ka tirs an labada aqal ee baarla maanka jamh uuriyadda federaalka soomaaliya, kaas oo ay soo qabanqaa bisay hay’ adda qaramada midoobay ee untmis

.Kulankan ayaa diiradda lagu aa ray qaababka kala duwan ee doora shooy inka, is-dhaafsiga waayo-ara gnimada, iyo xoojinta fahamka habra acyada dimuqraadiyadeed ee casr iga ah.

Furitaanka kulanka waxaa khudb ad ka jeediyey guddoomiye kuxige enka labaad ee golaha shacabka mudane cabdullaahi cumar abshi row oo si qoto dheer uga hadlay muhi imadda uu kulanku u leeyahay baar lamaanka iyo sidoo kale doorka ay doorashooyinka ku leeyihiin horumar inta dimuqraadiyadda, isa goo tilmaa may in kulamada noocaan ah ay kaa lin weyn ka geysanayaan xoojinta hannaanka doorasho ee dalka.

Wararkiii ugu dambeeyey ee yemen iyo xiisadda sacuudiga iyo imaaraadka carabta

Golaha hoggaanka madaxtooyada yemen (plc) ayaa aqbalay iscasilaaddii ra’iisul wasaare saalim bin breik, waxa yna beddelkiisa u magacaabeen wasii rkii arrimaha dibadda, shaya muxsin zindaani, sida ay khamiistii wer isay wak aaladda wararka ee dowladda, saba. 

Warbixinta waxay sheegtay in bin breik uu si rasmi ah u gudbiyay iscasilaadd iisa, taas oo goluhu aqbalay, ka hor inta aan zindaani loo xilsaarin inuu soo dhiso gollaha wasiirrada ee xiga.

Bin breik ayaa la kulmay guddoomiy aha plc, rashad al-alimi, wuxuuna u "gudbiyay iscasilaadda xukuumadda si loogu gogol-xaaro dhismaha xukuumad cusub,” Sida lagu sheegay bayaan ay daabacday saba.

Golaha plc, oo ah dowladda yem en ee caalamku aqoonsan yahay ku na tiirsan taageerada sacuudiga, ayaa she egay in xukuumadda hadda jirta ay sii wadi doonto maareynta arrimaha dalka — marka laga reebo magacaabista iyo xil-ka-qaadista — ilaa inta laga soo dhis ayo xukuumadda cusub.

Bayaanka ayaa isbeddelkan ku sabab eeyay "dadaallada lagu soo celinayo hay’adaha dowladda, xoojinta midnim ada go’aan-qaadashada qaran” Iyo "ka adkaanta afgambiga,” Iyadoo lala xiriirin ayo xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka ka dhacay.

Bishii hore, dagaalyahanno taabacsan golaha kmg ah ee koonfurta (stc) ayaa qabsaday dhul ballaaran oo ku yaalla koonfurta iyo bariga yemen, iyagoo xoog kula wareegay magaaloo yin, saldhigyo, dekedo, isgoys yada xud uudaha iyo kaabayaa sha shidaalka oo ay horey u haysteen ciidamo qabiil oo sacuudigu taageero oo daacad u ah dowladda.

Weerarkaas ayaa ka careysiiyay sa cuudiga, kaas oo 30-kii december du qeeyay shixnad imaaraadku leeyahay oo taallay koonfurta yemen, wuxuuna dhaleeceeyay doorka imaaraadka ee taageerada gooni-u-goosadka. Riyaad ayaa markaas kadib duqeymo la beeg satay kooxda stc.

Ciidamada sacuudigu taageero ayaa markaas kadib horumar sameeyay, wax aana burburay awooddii stc, iyadoo cii damada dowladduna ay dib u qabs adeen cadan iyo aagagga ku hareer aysan.

Xilli ay sii kordhayso xiisadda u dhaxaysa labada dal ee ugu tunka weyn khaliijka, sacuudiga ayaa markaas ku eedeeyay abu dhabi inay fududeysay baxsashada hoggaamiyaha stc, cay daruus al-zubaydi, oo yemen uga talla abay dhanka imaaraadka isagoo sii mar aya somaliland.

Isniintii, plc ayaa ku dhawaaqday in ciidamadeedu ay si buuxda stc uga soo ceshadeen gacan ku haynta koon furta dalka.

Wargeyskamiddle east eyeayaa toddobaadkii hore weriyay in cadan — oo ahayd caasimadda ay kooxda gooni-u-goosadku u arkayeen inay noqonayso xarunta dowlad madax-bannaan oo mu staqbalka la dhiso — aysan hadda gacantooda ku jirin.

Ciidamada hadda magaalada ilaalin aya ayaa horey ula saftay stc, balse hadda dhanka dowladda u soo goostay si ay u taageeraan golaha madaxtooy ada (plc).

Maxay dowladda turkiga ka ballan-qaaday laascaan ood?

Dowladda turkiga ayaa shaaca ka qaaday inay sii wadi doonto taa geerada ay u heyso midnimada iyo madaxbannaanida soomaaliya, inka stoo ay jiraan isbeddello dibloma asiyadeed iyo khataro amni oo gobo lka ku soo kordhay, waxaa sidaas sheegay safiirka ankara u fadhiya soomaaliya oo ka hadlay magaalada laascaanood ee waqooyiga dalka.

Danjire alper aktaş ayaa hadalkan jeediyay khamiistii, kadib markii uu u safray laascaanood si uu goobjoog uga noqdo dhaarinta madaxweynaha la doortay ee maamulka waqooyi bari (north east state), cabdulqaadir axmed caw-cali.

"waan garab taagnayn walaalahayo soomaaliyeed xilliyadii wanaagsanaa iyo kuwa adagba, waana sii wadi doonnaa inaan sidaas sameyno,” Ayuu yiri danjire aktaş.

Hadallada safiirka ayaa imanaya xilli turkigu uu masraxyada caalamiga ah si joogto ah uga sheego taageerada uu u hayo madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee soomaaliya, isagoo dhanka kalena sii xoojinaya iskaashiga dhinacya da amniga, horumarka, iyo kaabayaa sha dhaqaalaha.

Aktaş ayaa sheegay in safarkiisu uu qeyb ka yahay taageerada ballaaran ee turkiga uu u hayo midnimada soomaali ya, uuna ka weyn yahay oo kaliya ka qeybgalka xafladda caleemo-saarka oo qorsheysan maalinimada sabtida.

"maalintan qiimaha badan ee xoojinaysa midnimada iyo isku-duubnida soomaaliya, sharaf weyn ayay noo tahay inaan garab istaagno walaalahayo soomaaliyeed,” Ayuu raaciyay.

Caleemo-saarka ayaa ku soo aadaya xilli geeska afrika ay ka jiraan xiisado diblomaasiyadeed iyo khataro amni oo soo cusboonaaday, oo ay ka mid tahay ku dhawaaqistii israa’iil ee aqoonsiga maamulka somaliland, tallaabadaas oo dowladda federaalka soomaaliya ay diiday, saaxiibadeedna ay dhaliileen.

Turkiga ayaa taageeradiisa siyaasade ed ku lammaaniyay waxqabad dhab ah oo gudaha soomaaliya ka socda, sida gargaar bani’aadannimo, tababar ciidan, iyo mashaariic kaabayaal ah oo ay ku jiraan dekedo iyo garoomo diyaaradeed, iyadoo ay u dheer tahay taageerada hay’adaha federaalka.

Joogitaanka danjire aktaş ee caleemo-saarka hoggaanka maamulka waqooyi bari — maamul lagu tilmaamay mid la jaanqaadaya nidaamka federaalka soomaaliya — ayaa loo arkaa farriin cad oo muujinaysa in ankara ay taageersan tahay midnimada soomaaliya, heer gudaha iyo heer caalami ahba.

Senegal oo hanatay koobka Qaramada Africa

Koobka waxaa loo gacan geliyay Kalidou Koulibaly, kabtanka ka maqnaa ciyaarta caawa sababo la xidhiidha ganaax. Isagu wuxuu u dhiibay Sadio Mané, kaas oo kor ugu qaaday cirka isaga oo si guul leh u qaylinaya. Senegal ayaa markale hanatay koobka Qaaradda Afrika.

Ciyaartooyda reer Senegal ayaa sawirro ku galaya koobka iyaga oo qaarkood garoonka farxad la dhex roorayaan, waxay dhigeen taariikh baal dahab ah ugu qornaan doonta qarankooda kadib markii ay garaaceen xulkii koobka martigelinaayay.

 


Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka jabad godane ee gobolka shabellaha dhexe

Wararka ka imanaya gobolka shabell aha dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus uu shalayka dhacay deegaanka jabad godane ee gobolk aasi, ka dib markii maleeshiyada al shabaab ay weerartay fariisimo ay ciidamadu ku lee yihiin afaafka hore ee deegaankaasi. Deegaankan ayaa ku yaala inta u dhaxeyso degmada warsheekh iyo dee gaanka xawaadley oo hoostaga degm ada balcad, waxaana 22-kii bishii dece mber bilaa dagaal kula wareegay shab aab.

Ciidanka xoogga dalka ayaa dhawaan fariisimo ka sameystay meel u dhow de egaankaasi, waana halka ay shalayshabaabku ku soo qaadeen weerar ay qaraxyo ku bilowdeen

Wararka ayaa sheegaya in labada dhinac uu halkaasi ku dhex maray dag aal la isku soo noqnoqday oo hubka noo cyadiisa kala duwan la isku adeegs aday.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in sha baabku ay bilowgii u suurtagashay in ay soo riixaan ciidamada, laakiin mar kii da mbe lagu khasbay in ay dib u gurtaan.

Ilo wareedyada ayaa intaasi ku dar aya in ciidamadu ay horu-socod sameey een, isla-markaana ay haatan ku dhow yihiin meeshii ay axaddan shabaabku weerarka ka soo qaadeen.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in dagaalka ay si toos ah ugu lug leeyihiin xoogaga kumaandooska danab, gor gor iyo cutubyo ka tirsan guutada 3aad, qaybta 12-ka april ee ciidanka xoogga dalka.

Ciidamada ayaa waxay u muuqdaan kuwo isku dayaya in ay si toos ah u soo afjaraan joogitaankii maleeshiyada al shabaab ee jabad godane, iyaga oo taageero ka helaya diyaaradaha dagaal ka ee saaxiibada caalamiga ah.

Shabaabka ayaa bishii december soo galay deegaanada jabad godane, shiikh-yaalo iyo alanley oo hoostaga degmada warsheekh, si ay u kala jaraan waddada xeebta ee xiriirisa gobo lka shabellaha dhexe iyo muqdisho, taas oo aan weli u suurtagelin, ka dib markii ciidamadu ay ka hortaggeen in shabaabku ay isku soo fidiyaan marinka istiraatiijiga ah ee xeebta.

Dagaalkan ayaa gaystay khasaare badan oo dhimasho iyo dhaawacba is ugu jira oo labada dhinac ah, inkastoo aan la sheegi karin inta uu le’eg yahay khasaaraha dhabta ah.

Al shabaab ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in dagaalka ay ku dishay askar fara-badan oo kuwa militariga somaliya ah, isla-markaana ay ka fur atay gaadiid dagaal, hub iyo rasaas. Hase yeeshee sawirro lala wadaagay warbaahinta ayaa muujinaya meydadka ku dhawaad 10 nin oo shabaabku ay uga carareen goobtii ay bilowgii soo weerareen.

Dowladda federaalka ayaa la filayaa in ay ka warbixin doonto dagaalkan.

Maxay tahay arrinta uu aya tollah khamenei qirtay ee lagu eedeeyay maamulkiisa?

Hoggaamiyaha sare ee iiraan, ayatol lah cali khamenei ayaa markii ugu horr ey zsay si furan u sheegay in kumann aan qof ay ku dhinteen bannaanbaxyadii ka dhacay dalkaas toddobaadyadii u dambeeyay.

Khudbad uu jeediyay khamenei wux uu ku qiray in dad badan la dilay, isa goo sheegay in qaar ka mid ah dilalkaasi ay u dhaceen si aad u arxan-darro ah. Wuxuu masuuliyadda dhimashadaas du sha uga tuuray mareykanka.

Hay’adda xuquuqda aadanaha ee hrana, oo xarunteedu tahay mareykan ka, ayaa sheegtay in falcelinta rabshad aha wata ay sababtay dhimashada 3,090 qof, halka ururro kale ay rumey san yihiin in tiradu ay ka badan karto intaasi.

Xaaladda ayaa sii murugsan, maa daa ma xannibaad adag oo lagu soo ro gay internet-ka ay adkaysay in la helo xog rasmi ah oo la isku halleyn karo.

Madaxweynaha mareykanka donald trump ayaa dhawaan ugu baaqay dibad baxayaasha iiraan inay sii wadaan mud aharaadyada, wuxuuna ka digay in mar eykanku uu faragelin militari sameyn ka ro haddii ciidamada ammaanku ay dil aan dadka bannaanbaxyada sameyn aya. Khamenei ayaa ku eedeeyay sha qsiyaad uu ku sheegay kuwo xiriir la leh israa’iil iyo mareykanka inay sababeen burbur ballaaran, isla markaana ay dil een kumannaan qof, sida ay werisay warbaahinta dowladda iiraan.

Wuxuu sidoo kale sheegay in madaxw eynaha mareykanka uu yahay dambiile si toos ah mas’uul uga ah khasaaraha, burburka iyo gefafka ka dhacay iiraan.

Bannaanbaxyada ayaa billowday 28-kii december, kadib markii ay soo baxeen cabashooyin la xiriira duruufo dhaqaale oo liita, balse waxay si degdeg ah ugu fiday dalabyo lagu doonayo in la soo afjaro hoggaanka sare ee dalka.

Dowladda iiraan ayaa mudaharaad yada ku tilshalayy rabshado ay gadaal ka riixayaan cadawga dalka.

Intii uu khudbadda jeedinayay, kham enei wuxuu mar kale ku celiyay in iiraan ay u aragto madaxweyne trump inuu yahay dambiile, isagoo sheegay in mare ykanka ay tahay in lagala xisaabtamo arrintaan. Sidoo kale wuxuu ku dooday in mareykanku ka shaqeynayo sidii loo wiiqi lahaa iiraan.

Si kastaba, dibadbaxayaasha ayaa waja hay awood xooggan, waxaana la helay muuqaallo muujinaya ciidamada amma anka oo rasaas ku furaya dad weynaha.

Waxaa sidoo kale dalka iran ka dha cay xannibaad saameysay internet-ka iyo adeegyada isgaarsiinta. Shalay, isku xirka internet-ka wuxuu gaaray kaliya qiyaastii 2% heerarkii caadiga ahaa, sida ay sheegtay hay’adda netblocks.

Inkasta oo wararka qalalaasaha ay yara adeen maalmihii dambe, haddana xaddi daadda internet-ka awgeed, lama xaqii jin karo xaaladda dhabta ah ee ka jirta dalka.

Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamada ammaanku weli ku sugan yihiin waddooyinka iyagoo wata mootoo yin, balse guud ahaan xaaladdu ay u muuqato mid degganaan kusoo laabaneysa.

Iran oo maalintii 11-aad internet la’aan ah

Maalintii 11-aad ayuu internetka ka maqan yahay dalka Iraan.

Horey tan ookale ugama dhicin taariikhda dalkaas.

92 Milyan oo shacab ah ayaa wajahayaa saameynta adeegga internet-ka oo ka go’an, taas oo horseeday in aanay isticmaali Karin talefoonadooda, xittaa farriimaha.

Dowladda Iiraan ayaa adeegyada jartay 8-dii Bishan, taas oo inta badan uga gol leedahay caburinta dadka mudaaharaadaya iyo in laga hor tago hay’adaha kormeerka sameynaya.

Dowladda ma sheegin goorta internet-ka dib loo celin doono, balse warar cusub oo la helayo ayaa sheegaya in mas’uuliyiinta ay qorsheynayaan ay si joogto ah u jaraan internet-ka.

Kormeeryaasha xorriyadda internetka ee FilterWatch, waxay aaminsan yihiin in dawladdu ay si degdeg ah u hirgelinayso nidaamyo iyo xeerar cusub, si ay Iiraan uga gooyso internetka caalamiga ah.


Netanyahu oo ka welwelsan qorshaha madaxweyne trump ee…


Ra’iisul wasaaraha israa’iil, ben yamin netanyahu ayaa isugu yeeray kul an degdeg ah oo hordhac ah oo ay yee shaan golaha wasiirrada dagaalka, ka dib magacaabista uu ku dhawaaqay madaxweynaha mareykanka, donald trump oo la xiriirta xubnaha guddiga ha naanka nabadda ee gaza. Mas’uuliyiinta israa’iil ayaa muujiyay wal aac xooggan oo ku aaddan qaabka loo dhisay hay’adda loo bixiyay "golaha nabadda”, iyagoo sheegay in qaab-dhis meedkeedu ka hor imaanayo siyaas adda israa’iil, isla markaana aan wax wa da-tashi ah lagala yeelan tel aviv intii la gu jiray samaynteeda. Golaha fulinta, oo la filayo inuu kormeero maam ulka gaza marka uu dagaalku dhamma ado, ayaa waxaa ku jira mas’uuliyiin ka kala socda turkiga iyo qatar, kuwaas oo ah laba dal oo si cad u dhaleeceeyay hab-dhaqanka israa’iil intii uu socday dagaalka gaza.

Dhanka falastiiniyiinta, waxaa la shee gay in hay’adahan aanay matalin rabitaa nka shacabka falastiin. Hoggaamiyaha hindisaha qaranka falastiin, mustafa barghouti, ayaa sheegay in goluhu "u ekaanayo hay’ad mareykan ah oo ay ku jiraan xubno caalami ah.”

Wargeyska the times ee israa’iil ka soo baxa ayaa, isagoo soo xiganaya xafi iska ra’iisul wasaaraha, sabtidii qoray in ku dhawaaqista aqalka cad ee ku saab san samaynta hay’ad caalami ah oo cusub oo maamusha arrimaha gaza aan lagala tashan israa’iil, isla markaa na ay si toos ah uga hor imanayso siyaa saddeeda.

Sida warbixintu tilshalayy, netan ya hu ayaa muujiyay diidmo ku aaddan isku-dhafka golaha cusub ee loo bixiyay golaha fulinta.

Inkasta oo golaha fulinta si farsa mo ah hoos ugu shaqayn doono golaha nabadda, kaas oo uu guddoomin doono madaxweyne trump, kana kooban hog gaamiyeyaal caalami ah, haddana doo rkiisa dhabta ah wuxuu noqon doonaa mid si toos ah ula xiriira kormeerka maa mulka gaza dagaalka kaddib, taas oo ka dhigaysa hay’ad saameyn weyn leh mar ka loo eego doo rka astaan ahaa need ee golaha naba dda.

Xafiiska ra’iisul wasaaraha israa’iil ayaa bayaan ku sheegay in netanyahu uu faray wasiirka arrimaha dibadda, gi deon sa’ar, inuu si rasmi ah ugu gudbiyo dhiggiisa mareykanka, marco rubio, diidmada israa’iil ee qaab-dhismeedka golaha fulinta.

Dhanka kale, bloomberg news ay aa sabtidii werisay, iyada oo tixraacay sa qabyo-qoraal, in maamulka madax weyne trump uu qorsheynayo in wadda mada lagu waajibiyo bixinta hal bilyan oo doollar si ay xubno uga noqdaan golaha nabadda ee la soo jeediyay, inkasta oo reuters ay shee gtay in aanay awoodin xaqiijinta warkan.

Warbixinta ayaa intaas ku dartay in madaxweyne donald trump lagu wado inuu noqdo guddoomiyaha ugu horreeya ee golaha nabadda, halka xubinnimada dal kasta ay socon doonto muddo aan ka badan saddex sano laga bilaabo mar ka heshiisku dhaqan-galo, iyadoo suu rta-gal ay tahay in dib loo cusboon ays iiyo go’aan madaxweyne.


Waddamada Yurub o qaadaya tallaabo ka dhan ah Trump


Waddamada Yurub ayaa ka wada hadlay tallaabooyin suurtogal ah oo ay kaga aargudan karaan Madaxweyne Trump, khilaafkooda ku saabsan Greenland oo sii kordhay awgeed.

Hogaamiyeyaasha Midowga Yurub ayaa qaban doona shir degdeg ah Khamiista, si ay uga wada hadlaan soo rogista canshuurahooda, haddii Mr. Trump uu ciqaabo kuwa ka soo horjeeda himiladiisa ah inuu la wareego dhulka Denmark isagoo ku soo rogaya canshuur dheeraad ah.

Madaxweynaha Golaha Yurub, Antonio Costa, ayaa sheegay in Midowga Yurub uu diyaar u yahay inuu iska difaaco nooc kasta oo tallaabo oo qasab ah.

Wasiirrada ka socda Denmark iyo Greenland ayaa Brussels Isniinta kula kulmi doona madaxa NATO

Safaaradda shiinaha oo hambalyo u dirtay madaxweyn aha maamulka waqooyi bari


Safaaradda jamhuuriyadda shacbiga shiinaha ee soomaaliya ayaa hambalyo diiran u dirtay madaxda iyo shacabka soomaaliyeed kadib munaasabaddii si guul leh loogu caleema-saaray madaxweynaha

Dowlad goboleedka waqooyi bari, mudane cabdulqaadir axmed aw-cali, taas oo ka dhacday magaalada laasca anood.

Qoraalka kasoo baxay safaaradda shiin aha ayaa lagu sheegay in hambal yadaasi loo diray madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka sooma aliya, mudane xasan sheekh maxamu ud, ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka soomaaliya, mudane xam za cabdi barre, xukuumadda fede raalka soomaaliya iyo guud ahaan shac abka soomaal iyeed, kuwaas oo si habsami leh uga qeyb qaatay una suurtageliyey qabsoo midda xafladda caleema-saarka.

"safaaradda jamhuuriyadda shacbiga shiinaha waxay hambalyo diiran u diraysaa madaxweynaha jamhuuriyad da federaalka soomaaliya, ra’iisul wa saaraha, dowladda iyo shacabka soo maaliyeed, kuwaas oo si nabad ah u qa btay munaasabadda caleema-saarka madaxweynaha dowlad goboleedka waqooyi bari, mudane cabdulqaadir ax med aw-cali, oo lagu qabtay magaalada laascaanood,” Ayaa lagu yiri qoraalka safaardda

Safaaraddu waxay sheegtay in fariintani ay ka tarjumeyso taageerada joogtada ah ee shiinaha u hayo geeddi-socodka dowlad-dhisidda soomaaliya, iyo sida ay uga go’an tahay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya labada dal, kaas oo ku saleysan ixtiraam, ma daxbannaani, iyo iskaashi miro-dhal ah.

Ugu dambeyn, safaaradda shiinaha ayaa xaqiijisay in dowladda shiinaha ay sii wadi doonto taageerada ay siiso soomaaliya, si loo xoojiyo nabadda, xasi lloonida, iyo horumarka guud ee dalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip