Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee wasaaradda

0
Monday January 05, 2026 - 09:55:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 64
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee wasaaradda

    ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hon. Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa kulankiisii ugu horreeyay la yeeshay Agaasimaha Guud ee cusub, Mudane Cabdulqaadir Cali.

Kulanka oo diiradda lagu saaray howlaha maamul iyo shaqo ee Wasaaradda, jiheynta istaraatiijiga ah iyo qorshayaasha mustaqbalka gaar ahaan mudnaanta Wasaaradda ee sanadka 2026

Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ayaa sidoo kale kawadahadlay muhiimadda ay leedahay xoojinta howlaha hortabinta leh, sida dadaallada dib-u-heshiisiinta,


horumarinta arrimaha federaalka,
taageeridda hawlaha xasillinta,
iyo kor u qaadista hufnaanta iyo waxqabadka hay’adaha Wasaaradda.
Wasiirka ayaa sheegay in wada-shaqayn dhow iyo isla-xisaabtan joogto ah ay muhiim u yihiin gaarsiinta Wasaaradda yoolalka iyo adeegyada ay bulshada u hayso.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip