HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TI,MES DAILY NEWS PAPER EE AMAANTA OO AH ISNIIN 17-KA NOV.2025

0
Monday November 17, 2025 - 08:25:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 47
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TI,MES DAILY NEWS PAPER EE AMAANTA OO AH ISNIIN 17-KA NOV.2025

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Labada Aqal Ee Baarla maanka Oo Wadajir Uga Dooday Miisaaniy adda 2026

Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Feder aalka Sooma aliya ayaa shalay yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa wad ajirka ah ee afaraad, kaas oo loo ga hadlay miisaa niyadda Qaran ka ee sanadka 2026, iyadoo kulanka uu guddoominayey Gud doom iye ku-xigeenka labaad ee Gol aha Shacabka, Cabdulla ahi Cu mar Abshirow, waxana wehli yay Gud doomiye ku-xigee nka labaad ee Aqalka Sare, Ca bdu llaahi Cali Xirsi (Timaca dde).

      Kooramka kulanka oo ku fur may 139 xildhibaan oo Gola ha Shacabka ah iyo 28 Senator oo Aqalka Sare ah ayaa looga akh riyay mudanayaasha Akhri nta Koowaad ee xeerka qoonda da miisaaniyadda 2026, taas oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyad da Xukuu madda Federaalka Soomaa liya.

newsinsideWa siiru ku-xige enka Wasaaradda Maaliyad da, Cabdi qafaar Xasan Xaange, ay aa mudana yaasha u soo ban dhi gay warbixinta miisaa niyad da Qaranka ee 2026, taas oo gaara ysa $1.373 bilyan, kuna kordhay 1% miisaa niyaddii san adkii hore oo ahayd $1.359 bilyan.

Kordhintaasi oo u dhiganta $13,750,793 ayaa lagu sheegay inay qeyb ka tahay taageeridda mashaariic da iyo qorshayaasha muhiimka ah ee sanadka soo socda.

Masuuliyiinta Wasaaradda Maali yadda ayaa tilmaamay in isbeddelka ku yimid qaabka diy aarinta iyo farsa maynaha miisaa niyadda sanadkan uu fure u yah ay abuurista fursado sha qo, ma shaariic horumarin eed iyo xo oji nta adeegyada bulshada, taas oo u baahan taageero dhaqaale oo dheeri ah

Ugu dambeyn, Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Sha cabka Cabdullaahi Cumar Abshi row ayaa amray guddiy ada maaliyadda ee labada Aqal in ay soo diyaariyaan Akhrinta Lab aad ee miisaaniyadda, si dood rasmi ah uga furanto kula mma da xiga ee Baarlam aanka

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiya dda Soomaaliya oo xaqiijisay in la jabsaday xogta rakaabka isticmaa lay Barnaamijka E-TAS

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiya dda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xaqi ijisay in la jabsaday xogta qaar ka mid ah rakaabka isticmaalay Barnaamijka E-TAS oo ay dhawaan soo kordhisay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya.

     Warsaxafadeed ay soo saartay Hay ’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soo maaliya ayaa lagu sheegay in xad gudub sharci darro ah lagu beegsad ay nidaamka E-TAS, islamarkaana ha y’addu si deg deg ah u hakisay Barnaamijka ayna bilaawday baarit aan deg deg ah oo la xariira arrintan, si loo yareeyo saamaynta ay yeelan karto.

newsinside"Dowladda Soomaaliya waxay arrintan siisay muhiimad gaar ah, iyadoo loo magacaabay guddi baaritaan heer qaran ah oo ka kooban hay’adaha amniga, khubaro caalami ah oo ku takhasusay forensic, iyo hay’addaha dowliga ah ee khuseeya ilaalinta xogta,” ayaa lagu yiri warsax aafadeedka kasoo baxay hay’adda Socdaalkaiyo Jinsiyadda Soomaaliya.

Qoraalka kasoo baxay Hay’adda ayaa sido kale lagu sheegay in marka baaritaanka rasmiga ah la soo gaba gabeeyo lasoo saari doono warbixin dhamaystiran oo faahfaahinaya natiijo oyinka, xogta la xaqiijiyay iyo tallaabo oyinka sixidda ah ee la qaadi doono.

"HSJ waxaay ka xun tahay dhacda dan, waxaana ay mar kale xaqiijinay saa in ilaalinta xogta dadka iyo ade egyaga qaranka ay tahay mudnaanta koowaad,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Hay'adda Socdaalka Ji nsiyadda Soomaaliya.

Dhawaan ayay aheyd markii dowlada mareykanka ay shaacisay in la jabs aday xogta kumanaan kun oo rakaab ah kuwaasi oo isugu jiray Soomaali iyo Ajaanib, taasoo labadii maalmood ee lasoo dhaafay si weyn looga dhex hadal haayay baraha bulshada ee Internet-ka.

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliska oo hortagay Guddiga Arrimaha Gudaha ee Golaha Shacabka

Guddiga Arrimaha Gudaha, Maam ulada Gobolada iyo Amniga ee Gola ha Shacabka ayaa shalay kulan su’aalo weydiin ah kula yeeshay Wasi irka Amniga Gudaha, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), iyo Taliya ha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Gen. Asad Cismaan Cabdullaahi.

     Kulankan ayaa ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Ha rgeysa waxaana shir-guddoominay sey Guddoomiyaha Guddiga, Xildhiba an Fowsiyo Maxamed Sheekh.

newsinsideKulanka sidoo kale waxaa goob joog ahaa Guddoomiye Ku-xige enka Guddiga Xildhibaan Nuur Axm ed Diiriye (Nuur Afey), iyo Xoghayaha Guddiga Xildhibaan Maxamed Ibraa hin Xasan.

Mas’uuliyiinta wasaaradda amniga iyo taliska booliska ayaa guddiga siiy ey warbixin guud oo ku saabsan xaal adda amniga dalka, howlaha u socda wasaaradda Amniga, iyo qorshey aasha taliska Booliska ee ku aaddan sugidda amniga caasimadda iyo gobo llada.

Intii kulanku socday, xubnaha guddiga ayaa su’aalo kala duwan oo la xiriira amniga weydiiyay wasiirka iyo taliyaha Booliska, kuwaas oo dhan kooda ka jawaabay dhammaan su’aal ihii la weydiiyey.

Ugu dambeyntii, labada dhinac ayaa isku raacay in la joogteeyo kula mada noocan oo kale ah, si kor loogu qaado isla xisaabtanka, loona dardar geliyo howlaha qaranka ee ay mas’uu liyadda u hayaan wasaaradda Amniga iyo Taliska Booliska Soomaali yeed.

Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shac abka, Xildhibaan Fowsiyo Maxamed Sheekh, oo kulanka soo xirtay, ayaa uga mahadcelisay Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliska sida ay uga soo qeyb galeen kulanka, iyadoo ku bogaadisay shaqada muhiimka ah ee ay u hayaan qaranka Soomaaliyeed.

Dowladda Fedaraalka oo ku dha waaqday in Dekadda weyn ee Muq disho shaqeyn doonto 24 saacadood

Dowladda Fedaraalka Sooma aliya ayaa shaaca ka qaaday in Dekedda weyn ee maga alada Muqdisho si isku mid ah ah u shaqeyn doo nto habeen iyo maa lin.

      Wasiir ka Wasaaradda Deke daha Xukuu madda Fedaraalka Cabdulqa adir Maxamed Nuur Jaamac ayaa she egay in shaq ada Dekadda weyn ee Muqd isho lagu sameeyay isbadal, isla mark aana wixii hada ka damb eeya habeen iyo maalin si isku mid ah u shaqeyneyso.

Wuxuu tilmaamay Wasiirka Dek adaha iyo Gaadiidka Badda Sooma aliya in isbadalka dhin aca Amniga uu horseeday in Dekedda Muqdisho ay si isku mid ah u shaqeyn karto 24 saac adood ah oo habeen iyo maalin.

"Waxaa farxad noo ah in aan ku dhawaaqno in Dekedda Muq disho caawa wixii ka damb eeya si rasmi ah u bilaabi doonto sha qo xilliyada habeen kii, taasoo ka dhigan in dek eddu bix iso adeeg jog to ah oo aan hak ad lahayn. waxaana noo suurta gali yay amniga ka hirgalay caasim adda” ayuu yiri Wasiirka Wasaa radda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Xuk uumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Max amed Nuuur.

Wasiir Jaamac ayaa sidoo kale xusay in shaqada 24-ka saac ad ood ah ee Dekadda shaqeyn doonto iney meesha ka saari doonto culeysyada iyo ciriirigii dhanka shaqo ee ka jiray gud aha Dekadda weyn ee magaal ada Muqdisho.

Shaqeynta 24-ka saac ah wa xay keeni doontaa in ay yareyso ciriiriga iyo dib u dhac ku yimaa da adeegga mara akiibta, waxay sidoo kale kordhi neysaa tartan ka ay ku jirto Deka dda ee la xiri ira adeegga ay bix iso iyo kordh inta dhakhliga Dow lada, ganac satada Soomaa liye ed waxaan ugu bishareyna ynaa in adeegy ada dekeddu hadda noqdeen kuwo joogto ah oo fududeynaya howlaha ganacs iga” ayuu yiri Wasiirka Dekadaha iyo Gaadi idka Badda Cabdulqaadir Maxa med Nuur Jaamac.

Wasiirka ayaa xusay in go'aa nka an uu yahay mid ka yimid soo jeedinta madaxda sare ee dowladda sida mad axweynaha iyo Raysal Was aaraha Xukuu madda iyo Maaree yaha Deke dda Muqdisho, islamark aana qui meyn dheer kadib shaqada Dek edda laga dhigay mid shaqeyn eysa habe en iyo maalin.

"Arrintani waxay qeyb ka ta hay qorshaha Wasaaradda ee horumari nta Dekadda Muqdisho iyo guud aha an Dekadaha kale ee Dalka, ee ku salaysan arag tida Madaxweynaha Jamhu uriy adda Federaalka Soomaa liya Mudane Dr. Xasan Sheekh Max amuud iyo barnaa mijka Xuk uumad da Danqaran ee uu hogg aamiyo Ra’iisul Wasaare Mu dane Xamsa Cabdi Barre” ayuu yiri Wasiirka Dekad aha iyo Gaad iidka Badda Sooma aliya Cabdu lqaadir Maxamed Nuur Jaamac.

Maareeyaha Dekedda Muqd isho Maxamed Cali Nuur Ameer ika ayaa dhankiisa sheegay in talaabadani ay tahay fursad weyn oo lagu yarayn karo sax mada iyo cariiriga ka jira wado oyinka waa weyn ee Magaalada Muqdisho oo inta badan jaam noqda xiliyada gaadiidka waa weyn kasoo baxaan Dekedda Muqdisho

Ugu dambeyntii Dekeda weyn ee Muqdisho ayaa aheyd san adihii u dambeeyay mid si weyn u sameyn eysay horumar la taa ban karo, iyadoo dowlad duna ay kusoo kordhisay adee gyo casri ah.

Ku dhawaad 10 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Galgaduud

Ciidamada Daraawiishta maamulka Galmudug ayaa xalay howlgal qorsh eysana ka fuliyay deegaanka Ceel lahelay ee dhaca bariga gobolka Galg aduud, halkaas oo ay ku beegsadeen goobo ay ku sugnaayeen koox ka tirsan Al-shabaab.

Howlgalka ayaa waxaa si gaar ah loogu beegsaday fariisimo kooxdu ku laheyd tuulooyin hoostaga deegaanka Ceel lahelay, waxaana hoggaami nay ay saraakiil ka tirsan Ururka Galayr.

newsinsideSaraakiisha Ururka Galeyr ee howlgalka hoggaaminayay oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan todoba ka mid kooxda Al-shabaab lagu dilay howlg alka ka dhacay tuulooyinka hoostaga Ceel lahelay.

Waxaa sidoo kale Saraakiishu tilm aameen in howlagalada ay wali soc daan, islamarkaana ay ku raad jog aan firxadka xubnaha kale ee kooxda iyo tuulooyinka kale oo ay gabaadka ka dhiganayaan.

Howlgaladaan ayaa imaanaya, iyadoo ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ay howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka wadaan deegaanada ay kooxdu kaga sugan yihiin gobolka Galgaduud.

Wasiir ku xigeenka Maaliyada Soomaaliya oo ma anta hortagay Labada Aqal

Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya aya a yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa wadajirka ah ee afa raad, waxaana shir guddo omin ayey Guddoomiye kuxig eenka labaad ee Golaha Shac abka Mudane Cabdullaahi Cumar Abs hirow oo uu wehliyo Gud doom iye kuxigeenka labaad ee Gola ha Aqalka sare.

      Guntanka ama kooramka kulanka oo ku furmay 139-xildhibaan oo Golaha Shacabka ah iyo 28-Senator oo Aqalka sare ah, waxa uu Ajendi hiisu ahaa Akhrinta koowaad xeerka qoondada miisaaniyadda ee sanadka 2025, oo ay soo diyaar isay wasa aradda

maaliyadda.

     Wasiiru kuxigeenka wasa ara dda maaliyadda ee Xukuum ad da Federaalka Soomaaliya Mu dane Cab diqafaar Xasan Xaange ayaa mudan aya asha labada ee Baaelamaanka Dalka la wad aagay Akhrinta ko owa ad ee warbixinta miisaaniya dda Qar an ka 2026 iyo qeybaha ay ka koob antahay.

Guddoomiye kuxigeenka laba ad ee Golaha Shacabka Baarl amaanka Jamhuuriyadda Fede raalka Soom aaliya Mud ane Cabdullaahi Cumar Absh irow oo kulanka soo xiray ayaa amray guddiyadda maaliya dda ee labada Aqal in ay soo diya ariyaan Akhrinta labaad ee miisa aniyadda si ay uga doodaan mu danayaasha labada.

Wasaaradda Batroolka Soomaaliya oo digniin adag ka soo saartay macdan-qodista sharci-darrada ah

Wasaaradda Batroolka iyo Khay raadka Macdanta ee Dowladda Feder aalka Soomaaliya ayaa shalay mar kale adkeysay in ay si dhow ula socoto dhaqdhaqaaqyada macdan-qodista sharci-darrada ah ee ka socda qaybo kamid ah dalka, kuwaas oo ay sheegtay inay ku lug leeyihiin shakhsiyaad iyo shirkado Soomaali iyo ajnabi isugu jira.

     Wasaaraddu waxay sheegtay in qaanuunka caalamiga ah iyo Dastu urka Federaalka Soomaaliya ay si cad u dhigayaan in maamulka, sah minta iyo ka faa’iideysiga khayraadka dabii ciga ah uu yahay awood ay leedahay oo keli ah Dowladda Federaalka. Si daas awgeed, waxay sheegtay wasa araddu cid kasta oo ku hawlan mac dan-qodista aan sharciyeysneyn in aysan wax sharci ah u haysan howlah ooda.

Wasaaradda ayaa tilmaamtay in macdan-qodista sharci-darrada ah aysan kaliya ku xadgudbin madax-bannaanida iyo hantida shacabka So omaaliyeed, balse ay sidoo kale noq otay ilo dhaqaale oo lagu maalgeliyo falal argagixiso, kuwaas oo khatar ku ah amniga dalka iyo guud ahaan gobolka Geeska Afrika.

Wasaaradda ayaa ku boorisay dhammaan kooxaha, shaqsiyaadka iyo hay’adaha ku lugta leh hawlahaas in ay si degdeg ah u joojiyaan, isla markaana hakinayaan dhammaan qorshayaashooda aan sharciyeeysne yn. Waxa kale oo ay caddeysay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay qaadi doonto tallaabo sharci ah oo dhameystiran haddii aan digniintaan lagu dhaqmin.

Si kastaba ha ahaatee, wasaara ddu ma xusin cid gaar ah ama sha kshsiyaad oo ku howlan macdan qod ista sharci darrada ah. Arrintaan ayaa imaanaysa xilli Bariga gobolka Sana ag oo ay maamusha Puntland ay yih iin meelaha ugu badan ee isha lagu hayo qodista.

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa horey u sheegay in ay soo dhoweynayaan cid kaste oo maal gashi ku sameynaysa sidii looga faai daysan lahaa kheyraadka macdanta ku jirta degaanadeeda.

Wasiir Fiqi: Barnaamijka E-Visa Wuxuu Xannibay In Ajaanib Daacish Ah Diyaarad Ku Soo Galaan Buuraleyda Puntland

Wasiirka gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Mac allin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in barnaamijka E-Visa uu door muhiim ah ka qaatay xakameynta iyo ka hortagga dhaqdhaqaaqa xubnaha kooxda Daacish ee ku dhuumaaley sanaya buuraleyda Calmiskaad ee Puntland.

      Wasiir Fiqi ayaa sheegay in tan iyo markii la daah furay nidaamka E-Visa, uusan jirin hal qof oo katirsan Daacish oo isticmaala diyaarad si uu ugu soo gudbo buuraha Calmiskaad. Waxa uu xusay in sannadihii hore la qabtay ba saabooro badan oo ajaanib u badan Carab, kuwaas oo lagu tuhmayay inay ku biirayaan ama u socdaan kooxda Daacish, islamarkaana dhamaantood ay ku yimaadeen garoomada diyaar adaha ee Puntland iyo Somaliland.

Buuraha Puntland, baasabooro badan oo ajnabi carab ah u badan oo laga qabtay Daacish, kuligood waxay ku yimaadeen diyaaradaha ka dega Puntland iyo Somaliland, Hadda waa yaraatay, hal qof oo argagixiso ah oo diyaarad soo raacay ma jiro intii la hirgaliyay E-visa, Daacish waa u dh ammaatay,” ayuu yiri wasiir Fiqi.

Wasiirka gaashaandhigga ayaa sidoo kale sheegay in ujeedada E-Visa aysan ahayn in lagu adkeeyo soc daalka dadka ka soo degaya Puntland iyo Somaliland, balse ay tahay in si sax ah loo ogaado qof kasta oo soo galaya gudaha dalka, taas oo qeyb ka ah dadaallada amniga lagu xaqiijin ayo ee dowladda Federaalka Soomaa liya.

Hadalka Wasiir Fiqi ayaa kusoo beegmaya xilli ay si weyn ay u diidan yihiin Somaliland iyo Puntland nidaa mka ay dowladda hirgalisay ee E-visa kaas oo siyaabo kala duwan ay warba ahinta ugu sheegeen inaysan u hogaa nsami doonin nidaamkaasi.

K/Galbeed oo ku dhawa aqday iney qaad eyso dagaal cusub oo ka dhan ah Al-shabaab

Madaxweynaha maa mulka Koofur Galbeed Sooma aliya Cabdicasiis Xa san Maxa med Laftagareen ayaa shalay gud doomiyey shirka Golaha amniga ee Koonfur Galbeed oo diirad a lagu saaray adkeynta amaanka iyo dardar gelinta dagaalka ka dhanka ah Male shiyaadka Al-Shabaab.

      Shirka oo ka dhacay xarunta Mad axtooyada magaalada Bay dhabo ay aa waxaa ka qayb gal ay Wasiirra da amniga iyo arrima ha gudaha, Agaas imaha Madax tooyada, Taliyeyaasha ciidanka iyo saraakiil ka tirsan Howlg alka AUSSOM.

Shirkan ayaa si qoto dheer looga arinsaday xaa lada amn iga guud ee deeg aanada maamulka Koonfur Galb eed qorshayaasha horumarine ed iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaq eynta hay’adaha amniga Koo nfur Galbeed Soomaaliya.

      Madaxweyne Laftagareen ayaa shirka kaga dhawaaqay in Koofur Galbeed ay qaadayso dagaal cusub oo ka dhan ah Al-Shabaab, isagoona ku booriyey hay’adaha amniga iney la shaq eeyaan bulshada si loo xaqiijiyo xasiloonida deegaanada maa mulk aas.

    Madaxweynaha Koonfur Galb eed ayaa ku amaanay ciidam ada qa labka sida ee ka howlg alada deegaa nada maa mulkiisa iney laf dhabar u yihiin amniga guud ee Koonfur Galb ed, wax ana xusid mudan in deega ano badan oo ka tirsan Koonfur Gal beed iney ka socdaan how lga lada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ah Koonfur Galbe ed.

Xisbiga Kulmiye oo Sheegay in Somaliland ay Ku Guulaysatay in ay Gacanta Ku Dhigto Maamulka Hawadeeda

Xisbiga Kulmiye ee Som ali land ayaa soo dhaweey ay Uru rka Caala m iga ah ee Duu limaa dyada (IAT A) oo sheegay in ma rka aad ka daga yso garoo mada Hargeysa iyo Berb era lagaaga baahanya hay fiisaha ay Somalil and bix iso, inkasta oo uu sidoo kale xu say in guud ahaan Soo maaliya layskaga baahanya hay fiisaha danabaysan ee do wlada federa alka Soomaaliya.

      War-saxaafadeed uu soo saaray Xisbiga KULMIYE, ayuu ku sheegay in go’aanka IATA uu "...muujinayo in Somaliland ay u madaxbannaan taha y nidaamka socdaalka iyo dalku galkeeda, si buuxdana u maamulayso xud uuddeeda dhulka, badda iyo haw ada.”

Xisbiga ayaa sidoo kale ku tilma amay arrintan "guul taariikhi ah,” isa ga oo sheegay in kaalin wayn ay ka qaateen shacabka iyo qurbajoogta. War-saxaafad eedku waxa uu she egay in ded aallada bulshada ay qayb ka ahaayeen "ka hortagga qorshe uu sheegay in dowladda Sooma aliya ay ku doonaysay in ay ugu xadgudubto madaxbannaanida Somaliland.”

KULMIYE ayaa xukuumad da ku bogaadiyey tallaabooy inka ay qaa day, isaga oo xusay in qalab maam ulka hawada So maliland loo keenay oo la haw lgashay 10-kii Nove mber uu ahaa mid xisbigu hore u diyaa riy ey, lana hawl-galiyey mudd adii uu xi lka hayey,” kaas oo ay sheegeen inuu door ku la haa dhaqdhaqa aqyada ay Som aliland ka samaysay hawada.

War-saxaafadeedka ayaa sidoo kale xukuumadda iyo shac abka ku booriyay in ay sii wad aan dadaallada lagu difaac ayo madax-bannaanida Somali land. Waxa kale oo lagu sheeg ay in ay lagama maarmaan tahay "in la sameeyo nidaam E-Visa oo Somaliland u gaar ah.”

Ugu dambayn, KULMIYE ay aa sheegay in xisbigu "mar wal ba u taa gan yahay difaacidda mad ax-bannaa nida Soma ila nd,” isla markaana diy aar u yah ay inuu la shaqeeyo xukuu mad da.

Somaliland ayaa aad uga soo hor jeedsatay fiisaha fanaba ysan ee Soomaaliya, oo dowla da federaalku ay ku tilm aantay nidaam sugaya amniga dalka. Somaliland ayaa sheeg tay in diyaarad aan amar ka hay san anay hawadeeda isticmaali kar in, wa xayna she egtay in ay guul ka gaa dhay tallaabooyin ay qaaday inkasta oo aan si madax bannaan loo xajiiqin karin sheeg ashadeeda.

Sirdoonada Shisheeye oo Soomaa liya Ka Baxay Ka dib Markii La Sheegay in La Jabsaday Xogta E-Visa-ha

     Warbixin ay qortay Daily Exp ress, oo ah warbaahin laga lee yahay Mara ykanka, ayaa shee gaysa in in ka badan 60 khabiir oo sirdoon shishee ye ah ay 24-kii saacadood ee ugu da mbeeyay ka baxeen Muqdisho, ka dib markii Safaarada Maraykanka ee Muqdisho ay sheegtay in 11-kii Nove mber 2025 la jabsaday nidaamka E-visa ee Dowladda Federaalka Soom aaliya.

      Sirdoonka shisheeye ayaa dalka ka baxaya kadib markii la sheegay in kooxo aan la garan aynin ay gacanta ku dhigeen xogta in ka badan 35,000 qof oo isticmaalay nidaamka E- Visa oo ka kala yimid dalal ay ka mid yihiin Maraykanka.

    Xogta la jabsada y wax aa ku jiray: magacyada, sa wirra da, taariikhaha iyo goobaha dhalashada, cinwaanada, e-mail ada, xaaladda guurka, iyo cinwaanada gurya ha. Warbixinta ayaa shee gtay in safa aradaha shisheeye ee Muqdisho ay joojiyeen ist icmaalka nidaamka E-visa ee dowladda, iyaga oo ka cabsi qaba in xogtooda la faafiyo.

    Warbixinnada caalamiga ah ayaa sheegay in Imaaraadka Carabta ay Soomaaliya u adeeg sadeen marin ay hubka u mari yaan dagaalyahannada RSF ee Suudaan.

     Daily Express waxay sheeg tay in xogta la tuhunsanya hay in la jabsa day ay sidoo kale mu ujisay in calo oshooda u shaqa yst ayaal ka yimid Kolombiya ay soo mareen madaar rada Soom aaliya kahor inta ayna gudbin Suudaan.

Safaarada Marakanka ee Soom aaliya ayaa habeen hore sheegtay in la jabsaday nidaam ka lagu kaydiyo xogta dal-ku-galka danabaysan ee Sooma,     kadib markii baraha bul shada lagu faafiyay sawiro iyo baasbo oro aad u badan oo dadka baahiyay ay sheegeen in ay yihiin dad Soomaa liya usoo safray oo xogtoodii la dha cay Dowlada federaalka Sooma liya wali si rasmi ah ugama ha dal jiritaa nka warkaan, waxaana la filaya

in saacadaha soo socda ay ka hadli doonaan.

WHO: Tallaalka oo hoos u dhacay ayaa sababay korodhka kiisaska jadeecada adduunka

Ma cadda sida deeqaha la dhimay u saamaynayaan ruga ha caafimaa dka hooyada iyo dhallaanka oo carru urta Soom aaliya ku nool ka tallaala jade cada.

         Hay’adda Caafimaadka Addu unka (WHO) waxay sheeg tay in kiisaska jadeecadu ay kor dhay aan sababtoo ah carruur badan oo aan la tallaalin.

Kiisaska jadeecada ayaa hadda kordhay 8% ka badan sidii ay ahaaye en ka hor inta uu san billaaba nin cudurka safmar ka ah ee Covid-19. Qaar ka mid ah dalalka Bariga Dhexe, Afrika, Yurub iyo Aasiya ayuu cudurku aad ugu faafay.

Dalalka hodanka ah ayaa si doo kale lagu arkay in kiisaska jadeecadu kordheen sababtoo ah dad badan oo aan kalsooni ku qabin tallaalka jade cada.

Mareykanka iyo Kanada waxaa laga yaabaa in laga saaro dal alka ays an jadeecadu ka jirin kaddib markii la arkay carruur jadeeco la ildaran.

Hay’adda Caafimaadka Adduu nku waxay xustay in hoos u dhaca tallaa lka iyo lacag yarida haysata adeegy ada caafi maad ka ay ka dhigayaan xaal adda mid ka sii daraysa.

WHO waxay ku talinaysaa in loo baa han yahay in 95% carruurta laga talla allo jadeecada, si caafi maadka bul shada loo ilaaliyo

Golaha Ammaanka oo ka digay xiriirka cusub oo u dhexeeya Xuutiyiinta Yemen iyo Al-shabaab

       Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay digniin culus oo ku wajahan ammaanka Soomaaliya, ka dib markii warbixin rasmi ah oo ay soo gudbiyeen Khubarada Qara mada Midoobay ay muujisay in kooxda Xuut iyiinta Yemen ay si weyn u ballaarisay xiriirka iyo wada shaqaynta ay la yeeshay Al-Shabaab, taas oo khatar cusub oo istaraatiiji ah ku keentay Geeska Afrika.

     Xogtan ayaa timid xilli Go laha Ammaanka uu kordhiyay cunaq abateynta Yemen, balse waxa ugu murugsan ee ka muuqday warbixinta ayaa no qday in xiriirkan cusub uu ga aray darajo aan hore loo diiwa angelin.

Warbixinta Khubarada oo Golaha horgeeyay ayaa lagu sheegay in sanadkii la soo dhaafay ay soo kordheen kana allo qarsoodi ah oo isku xira Xuutiyiinta iyo shabakadaha argagixisada ah ee gobolka, ku waas oo ay Al-Shabaab ku jirto.

Waxaa lagu cadd eeyay in iskaashigan uu ka koobnaan karo isdhaafsiga hub ka, fars amooyinka qaraxy ada, iyo tag eero dhaq aale oo ka timaadda shabaka daha tahri ibka hubka ee mara maraakiibta u kala go osha Yemen iyo xee baha Soo maa liya. Khubaradu waxay tilmaam een in dhaqdh aqaaqya dan ay gaare en heer ay khatar ku yihiin amniga Bad da Cas, oo ah mar in-biyood mu hiim u ah gan ac siga caalamiga ah, iyo xasilloo nida guud ee Gee ska Afrika.

      Waxaa sidoo kale warbixinta lagu sheegay in dhamm aan xogaha la helay ay caddeynay aan in xiriirka u dhexeeya laba da koox uu yahay mid si tartiib ah u kobcay, laakiin sanadkii la soo dhaafay gaaray heer uu ku noqday isbeddel istaraatiiji ah. Golaha Ammaanka ayaa tan ku sifeeyay mid ka baxsan ganacsiyada sharci darrada ah ee caadiga u ahaa kooxaha ka hawlgala badaha gobolka, iyadoo lagu tilmaamay in ay u muuqato isku furnaan siyaasad iyo militari oo loo baahan yahay in si degdeg ah loo fahmo.

     Ammaanka badda, gaar aha an meelaha ay maraakiibta gan acsiga iyo kuwa shidaalka ka gudbaan, ayaa khatar dheeraad ah galay. Xeebaha Soomaaliya oo horey ula tacaalayay caqab ado ay ka mid yihiin burcad-badeednimo, kalluumeysi sharci darro ah iyo dhaqdhaqaaqyo maaliya deed oo aan la maamu lin, ayaa hadda wajahaya halis cusub oo la xiriirta in kooxaha xagjirka ah ay yeeshaan mar inno isku xidha meelo badan oo gobolka ah.

    Qaramada Midoobay waxay sheegtay in ay jirto cabsi ah in haddii xiriirkan sii ballaarto uu kordhin karo awoodda Al-Sha baab ee dhinaca hubka iyo far samooyinka dagaalka, taa soo ah arrin khatar ku noqon karta nabadda dalka iyo guud ahaan gobolka.

UN-ka ayaa usoo jeediyay Soomaaliya, dalal ka gobolka iyo beesha caalamka in ay u ba ahan yihiin inay yeeshaan isk aashi dhanka sirdoonka ah oo midaysan si loo ogaado, loona joojiyo mar inada cusub ee la sheegay in Xuutiyiintu u adee gsadaan kala gudbinta hubka.

Maamulka Waqooyi Bari oo xayiraad safar kusoo rogay dhalinyarada ka yar da'da 30 jirka



       Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay xayiraad cusub oo lagu adkeynayo safarka dadka da’doodu ka yar tahay 30 sano, taas oo qayb ka ah dadaallada lagu xakameynayo tahriibka iyo ka ganacsiga dadka ee gobolka kusii kordhaya.

Wasaaradda Howlaha guud iyo gaadiidka ee maamulka Waqooyi Bari ayaa sheegtay in go’aankan uu ka dhashay walaac sii xoogeysanaya oo ku saabsan socdaalka sharci darrada ah, iyadoo la helay caddeymo muujinaya in shabakadaha dadka dhoofiya ay adeegsanayaan farsamooyin casri ah oo lagu tahriibinayo dhalinyarada, gaar ahaan kuwa aan wali gaarin da’da masuuliyadda. Sida ay wasaaraddu sheegtay, arrintan waxay keentay in la xoojiyo kormeerka lagu sameeyo safarada ka baxa degaannada maamulka.

newsinsideWar-saxaafadeedka ayaa sidoo kale tilmaamay in qaar ka mid ah xafiisyada bixiya tigidhada diyaaraduhu laga yaabo inay ku lug yeeshaan fududeynta dhaqdhaqaa qyada shabakadaha tahriibka, taas oo sababtay in maa mulka uu adkeeyo mas’uuliyadda saran shirkadaha socd aalka.

Amarkan cusub wuxuu si gaar ah u abbaarayaa dham maan xafiisyada tigidhada diyaaradaha ee ka howl-gala gobolka, oo ay ku jirto shirkad lagu magacaabo Sagal Trav el Agency oo duulimaadyo u kala qaada Muqdisho iyo Laascaanood todobaadkiiba laba jeer. Wasaaraddu waxay ku wargelisay in qof kasta oo 30 sano ka yar uusan safri karin haddii aan waalid la socon, isla markaana aan la aqbali karin waraaqaha dammaanad qaadka ee aan si rasmi ah u soo marin hay’adaha dowladda iyo odayaasha deegaanka ee loo xilsaaray xaqiijinta.

Wasaaradda ayaa Sagal Travel Agency ku amartay inay dib u hubiso dhammaan tigidhada ay gacanta ku hayso, oo ay ku jiraan kuwa ay soo diraan shirkadaha kale ee la shaqeeya, si loo xaqiijiyo in dhammaan shuruucda cusub lagu dhaqmo. Maamulka ayaa uga digay dhammaan shirk adaha safarka in ku xadgudubka amarkan looga qaadi do ono tallaabo sharci ah, iyadoo lagu dari doono liiska hay ’adaha lala xiriirinayo ka ganacsiga dadka.

Tallaabadan ayaa ku soo beegmaysa xilli maamulka Waqooyi Bari uu sheegay inay sii kordhayaan kiisaska dhalinyaro lagu qaldo safarro sharci u muuqda oo u beddela tahriib khatar ah, halka waalidiinta iyo odayaasha dhaqanku ay ku baaqayaan in si dhab ah loola dagaallamo shabakadaha dadka dhoofiya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip