Buundada Sabiid iyo Caanood oo ay qarxiyeen Al-shabaab oo dib loo dhisay.

0
Saturday December 06, 2025 - 12:28:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 188
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Buundada Sabiid iyo Caanood oo ay qarxiyeen Al-shabaab oo dib loo dhisay.

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.
Wasiirka Gaashaandhigga iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray furimaha hore ee dagaalka gobolka Shabeellaha hoose,wafdiga uu hoggaaminayo wasiirka ayaa waxa ka mid ah wasiirka Arrimaha Gudaha, Saraakiisha Ciidanka Xoogga, kuwa AUSSOM iyo Masuuliyiin ka socota Safaaradda Turkiga ee Muqdisho.

wasiirka iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa markii ay gaareen gobolka shabeellaha hoose waxay xariga ka jareen Buundada muhiimka ah ee Sabiib iyo Caanoole oo dib u dhis lagu sameeyey.

Dhismaha Buundadan ayaa ka mid ah dib u dhiska hortabinnada u lahaa dowladda Federaalka Soomaaliya taas oo muhiim u ah dedaallada Xasillinta iyo Banii’aadnimada isu socodka dadka, gaadiidka iyo sidoo kale dib u soo kabashada deegaanka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip