Wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo daahfurtay mashruuca horumarinta kalluumeysuga

0
Friday December 05, 2025 - 13:12:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 41
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo daahfurtay mashruuca horumarinta kalluumeysuga

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah ee XFS Cali Ifiye Cali ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daahfuray mashruuc loogu talagalay horumarinta kaabayaasha dhaqaale ee xagga kalluumeysiga.

Mashruucaan ayaa waxa iska kaashanaya Wasaaradda Kalluumeysiga, Dowladda Japan iyo Hey’adda FAO ee Qarama Midoobay,kaas oo loogu talagalay in uu sare u qaado adeegyada la xiriira ilaalinta kheyraadka badda iyo awoodsiinta bulshada xeebaha.

"Mashruuca maanta ee la daahfuray ayaa wuxuu muhiim u yahay kobac dhaqaale, abuurista fursado shaqo iyo la-dagaalanka kalluumeysiga sharci-darrada ah” sidaasi waxaa yiri Wasiir Cali Ifiye.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip