Hoggaamiyaha Jabhada la dagaalameysay kooxda Xamaas oo lagu dilay Qaza

0
Thursday December 04, 2025 - 21:41:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 41
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoggaamiyaha Jabhada la dagaalameysay kooxda Xamaas oo lagu dilay Qaza

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.
Warbaahinta Israel ee Channel 14 ayaa ku waramaysa in Gaza lagu dilay hoggaamiyihii jabhadda kasoo horjeeday ururka wax iska caabinta Falastiin (Xamas) ee Yaasir Abuushabab.

Koox uu ninkani hoggaaminayay ayaa mudadii dagaalka Gaza socday garab u ahaa ciidanka Israel, waxaana markii heshiiska dagaalka la gaaray loo diiday inuu ciidanka Israel u raaco dhulka ay haystaan.

Dilka oo dhacay mar dhawayd weli faahfaahin dheer ah lagama hayo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip