
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Kenya oo ka falceliyay beegsiga uu Trumo ku hayo Soomaalida.
..
Xildhibaan Maxamed Caddow oo ka tirsan baarlamaanka Kenya lagana soo doorto Koonfurta Wajeer ayaa beegsiga Trump ee Soomaalida Mareykanka ku tilmaamay „mid ka weyn arrimaha socdaalka” oo si gaar ah loogu ugaarsanayo bulshada Somali Mareykanka ah.
Wuxuu sheegay in marka hoggaamiyaashu wax qaban kari waayaan ay qaadaan tallaabooyin la mid ah „gubid ay shidaal uga dhigaan cabsi.”
Xildhibaan Caddow ayaa intaasi ku daray in waxa maanta Soomaalida Mareykanka lagu sameynayo ay berrina ku dhacayaan dad kale.
Hadalka Xildhibaanka ayaa imaanaya xilli Trump Soomaalid Mareykanka ku tilmaamay kuwo qashin ah oo ana shaqeysan isla markaana aan laga rabin in ay dalkaas sii joogaan.



0 


Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Kenya oo ka falceliyay beegsiga uu Trumo ku hayo Soomaalida.
..